Xasuuqa Kaxandhaale ee Habargidir lagula kacay iyo aamusnaanta waxgaradka beesha

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 มี.ค. 2016
  • Daawo Dahir Alasow oo faahfaahiyay xasuuqii Ciidanka Liyuu Booliska Itoobiya kula kaceen xoola dhaqatadii Habargidir ee Kaxandhaale ,iyo dadkii u dhashay beesha Saleebaan ee Dacdheer oo seddex maalmood loo qabtay iney uga guuraan.metelayaasha beesha ee Dowladda Federalka iyo kuwa Galmudug weli kama hadlin.

ความคิดเห็น • 31

  • @abdimalikm7754
    @abdimalikm7754 6 ปีที่แล้ว +1

    Liyu Police geesiyaal. Habargidir. Xamar uun haka.qayl.qayliyaan.xaganaga ha isku so.aadina

  • @sugaaljunior
    @sugaaljunior 8 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi ninkan waan ka yaabay ma daalloba
    Lkn waxaan u arkaa anigu nin muqdisho iyo qabiilkooda u dooda

  • @kingqeys3940
    @kingqeys3940 8 ปีที่แล้ว +1

    geesi geesi dhalay Mr dahir alasow

    • @waryaaheedheh6110
      @waryaaheedheh6110 8 ปีที่แล้ว

      +Wilka Faraxsan
      *War ninkaan yaa ku dhaha qabyalada jooji oo isku xishood; haduu xaq ka hadlayo maxaa qabiil soo gashay meesha uff. Fucking dugagnimo dadkeena ka baxi la. War xaq iyo qabiil maxaa isku xeray, yaa waydiya?*

  • @cadeeyboolo9030
    @cadeeyboolo9030 8 ปีที่แล้ว +2

    Nolow dahir Alasow

  • @sugaaljunior
    @sugaaljunior 8 ปีที่แล้ว

    -cheerboss- sxb adigu fariid noqo

  • @sugaaljunior
    @sugaaljunior 8 ปีที่แล้ว

    Mida kale waxa islaynayaa maaha somali
    waa daarood
    ana waan ku faraxsanay in ay is xasuuqaan waliba is dhameeyaan

    • @abdiaden9209
      @abdiaden9209 8 ปีที่แล้ว

      doqon ayaa tahay

    • @cheerbozz
      @cheerbozz 8 ปีที่แล้ว

      +maxa said nacaas

  • @ahmedm7221
    @ahmedm7221 8 ปีที่แล้ว

    Sxb dahiroo waxaa kugu darsan lahaa in aad ku dadaasho somali oo 1 meel ka soo jeesdaan in Ay isku tanaazulaan waan u jeednaa musabadan Aan dhamaaneyn ..
    Thank You.....

  • @gafdiidgafdiid6733
    @gafdiidgafdiid6733 8 ปีที่แล้ว

    WAXAA RUN AH HADALKAAS ITOBIYA IN AY TAHAY CADAWGA KALI AH EE AY SOMALI LEEDAHAY NASIIB DARO UMADA SOMALIYEED WAX GARAN LADAHAY MIDAA DHIBKA JIRAA WAXAA UU YAHAY IN AY ITOOBIYO ADEEGSATO DAD LEH MUUQAALSOMALI BALSE AANAN DHIHI KARIN WAA SOMALI XAQIIQADA JIRTAA WAXAY TAHAY DHAMAN GAYGA AY SOMALI LEEDAHAY IN AY KU JIRAAN GUMEYSI GUMEEYSIGAAS OO AH MID TOOS AH IYO MID DADBAN HADALKEYGA UJEEDADIISUNA WAXAA WEYE DHAMAN MAAMIUL ISKU SHEEGA SOMALI KA JIRO MA JIRO QOF KA HADLI KARO WAXAAN LEYAHAY ILHAY SOMALI HA GARAN SIIYO CADAWGOODA

  • @kingqeys3940
    @kingqeys3940 8 ปีที่แล้ว +1

    waryaa heedheeh
    bro ninkan waa nin jira hala noolada dahir alasow

    • @nafisahassan3677
      @nafisahassan3677 6 ปีที่แล้ว

      Wilka Faraxsan waageesiye imaada ddsi maalinii aaad calanka surateen eee inta calanki laga tuury calnkinina laguby dadkiinin qaarna lalayay qaarna laguby maxaad hg Somalia kusheegto u ahaan wayday car kaaya hoyadin cunee hadad dadtihin afartan wiloo liyuu police oo deegnka udhashaa idinka qaylisiyay

  • @ismailmohamed8353
    @ismailmohamed8353 5 ปีที่แล้ว

    Hadal Majiro Aan Dagaal Aheen

  • @cfitaaxosmaan2196
    @cfitaaxosmaan2196 6 ปีที่แล้ว

    Saaas waaye
    Hala laayo yaahida

  • @yartagobalkasool622
    @yartagobalkasool622 5 ปีที่แล้ว +1

    Wagardhac cidii idinsodonata liqa idintagersanahay

  • @ismailmohamed8353
    @ismailmohamed8353 5 ปีที่แล้ว

    Dacdheeeer Waa Magaalo Wagardhac Galinsoor Dhuuusomareeb Miyadan Ogeeen

  • @durbanlehsamatar7952
    @durbanlehsamatar7952 8 ปีที่แล้ว +3

    adeer baroortu orgiga ka weyn hashu geela iyadaa cunta hada cabaada kow horta barakaca ugu weyn iyo dhulboob ayadaa wadan kow beesha wagardhac waxaad kasoo barakiciseen galinsoor iyo gudaha somaliya hadana waxaad uga daba timaaden gudaha ethiopia
    adinkoo hubka iyo baaburti dowlada somaliya loogu deeqay uu xasan culusow idin siiyey oo hadba meel aad ku duulaysan
    dhowr beri ka hor afar qof oo shacab ah oo wagardhac ah baad duleedka galadi ku disheen ma ahayn inay iska kin celi waayen laakin dowlada ayaa dadka hubkadhigis ku samaysay oo u diiday in hub lagu dhex qaato gudaha ethiopia sidaas marka intaad dad masiikin ah fara marnaan ku gaaden baa hadana qalinaysaan oo somaliyey weli ku marmarsiinyoonaysan.

    • @qadarqadar2387
      @qadarqadar2387 2 ปีที่แล้ว

      Durbaanle sama taroow walaal hada beesha wagardhac dhul makamaqanyahay

  • @AhmedMohamed-st2jg
    @AhmedMohamed-st2jg 8 ปีที่แล้ว

    U.S.E AND THEIR SUPPORTERS!

  • @ruwaydodear5993
    @ruwaydodear5993 8 ปีที่แล้ว

    allaa ninkaaan
    walanaa
    war edeb yeelo
    gaxandhale iyo Dacdheer habargidi ma lahee
    dadbaa dagane
    melna ha Ku gabane
    mareexan caadi ULA hadal
    qabyaalad baa Ku dishee uuf

  • @jsamatar8547
    @jsamatar8547 7 ปีที่แล้ว

    maxaa ku geeyey gaxadhaale marka afgooye kkkkkkkkkkkkkkk waad dhiman

  • @abdullahiabdurrahmanhirsio2369
    @abdullahiabdurrahmanhirsio2369 8 ปีที่แล้ว

    Arrintaas haddeey jirto suu mudane daahir u sheegay waa arrin aan marnaba la aqbali karin si kastaba - dhamaan umaddu arrintan waa in loo istaagaa oo la soo xaqiijiyaa jiritaankeeda - xaqa waa in loo gurmadaa xaq darradana waa in laga dhiidhiyaa

  • @ismailhassandhudi6268
    @ismailhassandhudi6268 8 ปีที่แล้ว

    maxad said doqon

  • @noorabdi180
    @noorabdi180 8 ปีที่แล้ว

    cabdile barire

  • @nafisahassan3677
    @nafisahassan3677 6 ปีที่แล้ว

    Daahir qurunle adiyo habargidirdaba ma cayaa hawiye garahan habargidir inatay wax kale sodhaafeen inay saaka galadi sheegteen wlee inaad holcaysan inta liyuu police joogan cagtaan idin saaraynaa meshaa hawiye magacooda xataa catuurtaa lagu bajiyaa uf waryaa car imow galadi ama koonfurta galdi hawiye gaar ahaan hg wanu idin naryana liyuu police dhafee amxaatkan kuu adegsnyna hg ddsi Dad kama aha biya haan kudhaansanaa yuudhiyahan saaranaa uf suu heestanada isugu gado waanoo dagaal aniyo habrgidirka doollo sogaly ee saaka galaadi sheegnay galdii nimnki cadaado ku gaarsiyay oo kudhaafshy Ayaa waqooyi kajira koonfurna nimnkaad kajiifi wayday tuug af biijo

  • @mohamedburhan7788
    @mohamedburhan7788 8 ปีที่แล้ว

    eey eey dhaly ooqabyaaladaystaa

    • @alish2852
      @alish2852 8 ปีที่แล้ว

      ceeb wax isula hadh👎

  • @alish2852
    @alish2852 8 ปีที่แล้ว

    RUN SHEEGE AAN WAABAN. TAARIIKHDA SOOMALIA BAAL DAHAB AH AYAAD KAGA JIRTAA👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍✋👍👍👍👍👍