Subxaanalaah Soomaali dantooda maogo dadka kale tooday ku mashquulaan hadii Alle isku calfay illaah kheyr iyo barako aan dhamaan Allah dhex dhigo Aamiin Yaarabi
Labadaan Allah isku kheyro Allah na haysku barakeeyo maashaa Allah family quruxbadan bayna ka soo jeedaan siiba maama calwiya qofkeey sodoh unoqoto ayaana nasiib leh maashaa Allah farxad ku waara Aamiin Yaarabi Gabdhaha gaalada ajnabiga ah Alle hanooga badbaadsho Aamiin Yaarabi
Danbigeyga iga badan mid kale tabar uma hayo lkn waxan la yaabay ninka saxaaf sababtu dadka u weydiyo qof aan ku rabin sixir maku so jeedin lahed Walciyadu billah. Macnaha su.asha nucas garan wayey qof Muslim iiman leh su.al la weydiyo maha
Subxanalah Subxanalah Subxanalah abaayo maxaa ka qaldan ma cafimadw qabta adiga ya ku shagay waxaa waa ceeb this woman she’s sitting on the wheelchair and she’s just talking something. She doesn’t even know for sure. Is she ok 🤮🤮
Asc wrb wall naciima qaali Allah ha ku xifdiyo waxaad tahay qofka kaliya ee si lilaahi ah falcenta ubixiya ManshaAllah. Gabadha Zweden lagu dilay qaraabo ayaan nahay Allah ha u naxriisto. Mahdsanid ❤❤
Walaalayaal dhoocilahan sowta ka dhigteen USA iyo Russia oo dagaal dhax maray. War wax laa idinka fa'aido noo keena soomaaliyeey. Nin iyo naag aa is raba iyo is dagaalay waxba nooma so kordhinayso.
th-cam.com/video/oOXo7dhBYuU/w-d-xo.html
ASC ASXAABTEEYDA KAFAAIDEESTA CHANNELKA AAN CAAFIMAADKA UGA HADLO, SUBSCRIBE KANA IISAARA SHARE IYO LIKE-TANA HAIGA HILMAAMINA MAHADSANID!
اللهم.صل.وسلم على سيدنا ونبينا محمد صلى الله عليه وسلم
Salalahu caleeyhi wasalam ❤
Subxaanalaah Soomaali dantooda maogo dadka kale tooday ku mashquulaan hadii Alle isku calfay illaah kheyr iyo barako aan dhamaan Allah dhex dhigo Aamiin Yaarabi
💯💯♥️🫡
Labadaan Allah isku kheyro Allah na haysku barakeeyo maashaa Allah family quruxbadan bayna ka soo jeedaan siiba maama calwiya qofkeey sodoh unoqoto ayaana nasiib leh maashaa Allah farxad ku waara Aamiin Yaarabi
Gabdhaha gaalada ajnabiga ah Alle hanooga badbaadsho Aamiin Yaarabi
Aamiin yaa Rabbi!
Vive from Amira Queen 👸 ♥️♥️♥️♥️♥️♥️😍😍😍😍😍😍🔥🔥
Masha Allah ❤❤❤❤
Amiiiiiiiiiiin 🤲🤲Quruxey ❤
Amiin amiin amiin yaa ra bii subaxanllah qofatana illaahye kama baqado walhii
Danbigeyga iga badan mid kale tabar uma hayo lkn waxan la yaabay ninka saxaaf sababtu dadka u weydiyo qof aan ku rabin sixir maku so jeedin lahed Walciyadu billah. Macnaha su.asha nucas garan wayey qof Muslim iiman leh su.al la weydiyo maha
Haa waa suaal qaldan, horaan uga soo hadlay!
Asc Naima
You are right waa su,aal meesha ku jurta
Ninla rabin sidee loo sixtaa waa dad wareer san . Sax I agree ilma yar ma ahan
Taasaa sax eh maxaa sixir keenay hadiiba lla rabin yaa rabi
Soy Soy habartaan la baxday Kanada ku Nooshahay ma Joogto UK , Caladoow ayey La Shaqeysataa Allaha soo hadeeyo.
Subaxanallah qofatana illaahye kama baqado walahi
Maanta arkey videokas waan yaabey bal kwrn gabar walasheed ayey nabtey oo wax aysan ogoon ka sheegtey walee cadaab in ay danbeyso ma ogo miyaa subxanallah
Subhanallah may Allah guide her..Subhanallah
subxanalhi walhi waa layaba subxanalhi allha yahdika
Queen soy soy daahir calasaw baa kawaalay isagayna ushaqaysaa subxaanalah ilaahay halaga baqo
Istaqfurulla qof ilahay imtixamay waaye kuwa dhagaysanayo iga daran danbigeda subxanallah
Subxanlah subxanlah allahu Akbar
MashaAllah xabibti warunta❤
Waliba wey u dharaneysa akhiro wa la hilmamey.
Wcs walshey naima allxmduliilh allxmduliilh jimco Mubarak ❤ Amin amiin amiin amiin yaa raabi ❤
Asc naciima waaku sallaamay wallaashey cayda iyo amiira towfiiqda allaah waafajiyo safari hortiis is xallaaleesta qabiil wax mataro yaa rabi qaatumo qeer allaah nasiiyo dadkaan warkooda aqirio war aashiro
Walaasheey Kheerto waan kaa qaaday mahadsanid!
Naagtaan soysoy la dhahaayo waa munaafaqad, reeraha isqabo isku dirtaa kuwaan banaanka eeba kala joogaane 👍
Abooyo Naciima waa xaasid ellahay xaasidkan kamagan galey
SubxaanaAllaah!
Maanta inaa koow noqday yaa lasheegin 😂😂😂😂😂😂😂😂
Subxanalah Subxanalah Subxanalah abaayo maxaa ka qaldan ma cafimadw qabta adiga ya ku shagay waxaa waa ceeb this woman she’s sitting on the wheelchair and she’s just talking something. She doesn’t even know for sure. Is she ok 🤮🤮
Asc wrb wall naciima qaali Allah ha ku xifdiyo waxaad tahay qofka kaliya ee si lilaahi ah falcenta ubixiya ManshaAllah. Gabadha Zweden lagu dilay qaraabo ayaan nahay Allah ha u naxriisto. Mahdsanid
❤❤
Inaallillaahi wa inaa illeyhi rajacuun kitaab keeda midigta allaah kasiiyo waa ka naxay wallaalayaal allaah naxafido
Mariam walaal waan kaaga tacsiyeeynayaa Allaha u naxariisto, sabar Allaha adinka siiyo aadaan uga xumahay dhibta loogeestay!
Habrahàn tiktok joogo waa habro nolosha kadhacay waba bilaa camal
Muslimku wa qofka afkiisa iyo adinkiisa laga nabad galo sidu noo sheegey Rasulkeena Mohamed S.A.W...aduun Akhiru zamaan ayaan jogna beenta iyo xumaanta loo sacab tumayo. Allah Karim
😂😂😂😂ceyda hooyadiis saas ma dhihin amiirana wey ixtiraamtaa
aamiin
Ilahey hana cafiyo walahi yaab waye subxana laah
Aamiin aamiin
Alle baa cadaab usameeyay qof umadiisa dulmiya
🎉🎉🎉🎉
Canada ee joogtaa
Astaqfirullaah giila wa qaala ma fiico subxaanallaah😢😔
Aamniin yaaaa rabbi
😂😂😂 walahi waa wax lala yabo xan ta idiin dha meye ku qoslay
Asc waaku salaamay naciimooy wlashay qaaliya cisiyo sharaf kunoolaw.
Mahadsanid walaal qaali Allaha ku xifdiyo!
Xaasid mabulaalo
Astaqfirullah 😢
Iimaanka beel naagtu dulmi iyo dambinbadnaa balaayo ku sixirtay rer dhisan iyo dhalin yaro midna dhaafi mayso qabriga la galin doonaan layaabanahay
Waa sax ❤❤
Salan ka dib abayo danbiga adshegesid adiga aa kadambi badan maxaa dhacay wax oo ujedid oo clear eh inuu fake yahay oo sawiradoda lesku dhajiyay xata bag groundtigoda arag ee waxaa kula talinaa inaad ilahey unoqotit ee 2 rakac duko ee tobo ku dheh .aniga iyaga madafcoyoyi aqona mauleyihi waan iska dawda.
Sumxanalah dadkan camal kale male miyaa
Rer jilib iyo jamama onta gobol oo ay sheegtay denbigoda allaha saaro
She lived in america She is to live yurab
Waa naago shaydamaaa
Ninkan madaxaan qurux mu umaleye Allah sohadeyo
Walaalayaal dhoocilahan sowta ka dhigteen USA iyo Russia oo dagaal dhax maray. War wax laa idinka fa'aido noo keena soomaaliyeey. Nin iyo naag aa is raba iyo is dagaalay waxba nooma so kordhinayso.
Wa nago walan