😢😢😢 xanuun badanaa ama kuwa lagu tuhmay ha sameeyaan ama kuwa kalee rabiyow u gar qaad maaskiintaas. Subxaanallaah illaahow xafid awlaadeena dhamaantood. Wallahi waa wax aad looga naxo
Wcs Aamiin jizakallaah qeer, waan idin salaaney Allah ha na xafido aduun iyo aakhiro Aamiin, subxanallah musiiboyinka socoda Allah ha naga xafido Allah ha na asturo Aamiin, waalidiin - teena Allah ha u naxariisto janada Allah ha ugu bishaareeyo Aamiin, waan isku soo duceynenaa xusunul khaatum Allah ha nugu dilo Aamiin mahadsanid !
Anigu waan yaabay cawa live bay soo gashay habartii farxiyo cabsiiyey waxay tiri gaal la,aantii lama noolaan karo bal erayga ufiirso subxaanalah maalinba waxaa layaabtid baa arkaysaa
Ayadaan quranka o kuso gashid nunadeyda 2jirta wey xifdisey we kaa dawa aqrisa marka aqrinasid alhamdulillah masha Allah alla ku xafido hooyo Naciima 🥰🥰🥰
Naimaay hal suaal baan ku weydiina dad xalal ku dhashay oo xalaal cunay ilmahoodana quudiyay xalaal Ma kufsan karaan ilmee waalid u yihiin ama xariir ma dhax mari karaa dad muxrum isku ah ? Taas ka soo jawaab Aniga ahan waa may Allahii na uumay muxram ma noo gå dhigeen hadee waxaas dhacayan oo nala dheheen dumarka yeesan safrin bilaa muxram adigana Hadaa igu fikir tahay video nooga soo sameey si dadkaan xaraan qudashada runta ugu sheegtid jazakallah khair
Walaaleey musiibada laga hadlaayo iyo wax aad ka hadleyso bal miisaan isla saar who cares sland iyo somalia caafimaad taama Allaha ku siiyo for real qalbi naxo kuguma yaalo miyaa subxaanallaah subxaanallaah subxaanallaah
Haa inay qariso may ahayn. Marka aan sheekada maqlay oo ay tidhi aabbahay baan qariyay ayaan idhi inkaartu xaggaas bay ka socotaa. Qof aan isku dhownahay ayaan maqlay gabadh buu faraxumeeyay cid walba waan u sheegay siday carruurtooda uga ilaashadaan lakiin dadku way qariyaan ninkaas maxaa iga galay anigu kuwayga waan ka ilaashanayaa isku meelna ma joogno alxamdulilaah!
Illhay danbi hanaga cafiyo lkn gabadhan yar way xanuunsantahay baa la yiri madaama aan warkeeda lagu kalsoonaan karin aniga waxan tuhmay ninkii ay xaafadu sheegeen ay dhaheen hebal hebal baa uyeelay uurka amuu isagu gabdha yar ku yiri awoowe iyo abti weeye dheh amuu nac nacyo iyo waxyaabo ay jeceshahay siiyay oo uu yiri hadii lagu waydiiyo awoow iyo abti baa sameeyay dheh taas macquul ma noqonkartaa maadaama dariskii uurka soo sheegay ay isaga sheegeen inay isaga ku arkeen inuu wad wado sow lama filan karo si kastaba waxaa si rasmi loogu ogaan karaa ilmaha marka uu dhasho in DNA test laga qaado saddexda nin ee mid darisku sheegay iyo labada waalid illhow ceeb astur war ilmihiina tisaaqad xalala ah ku korsada hadii akle fool xumooyinkaan oo kalaa dhacaya qof ibnu xalaal ah o xalaal lagu koriyay falalkaan o akle kama shici karaan subxanlaah
Arrinta ilaahey ayaa xaqiiqda og lakiin annigu ilaa hadda waxaa iga dhaadhici la’ sidee awoowgeeyd iyo abtigeeyd u yeeli karaan gabadha Yar sidaas. Ma laga yaabaa inay yihiin dad mukhaadaraad cunay ama xanuusanaya dee wax kalo oo aan dhaho garan maayo. Awoowe iyo abti caafimaad qaba ama aan daroog cunin waxaan kama suurtoobi karaan.
th-cam.com/video/gcGfp2GXZ2k/w-d-xo.html
Walaalayaal channelka caafimaadka aan uga hadli iigu imaada kafaaideesta subscribe-kana iisaara share iyo like-tana haiga hilmaamina mahadsanid!
Qof damer leh o diin leh calosha aya xanun hoyo ayan nahay ilahayow na badbadi nacimo ilahay khyr badan ha ku siyo amiin
Aad ban kuu daawada wall horey u soco
😢😢😢 xanuun badanaa ama kuwa lagu tuhmay ha sameeyaan ama kuwa kalee rabiyow u gar qaad maaskiintaas. Subxaanallaah illaahow xafid awlaadeena dhamaantood. Wallahi waa wax aad looga naxo
Asc naciima wallaashey xanuunkii aanka qaaday wallaahi waayabeey masiibo tanka xun manasoo mareeyso rabiyoow usha dhaxda noo ga qabo aduun dhamaaday ayaan daraf ooga dhagan nahay yaa rabi waxaan rajeynaa in eey abtiga iyo abkowga rabiyoow haka dhigin yaa rabi meelkalle allaah ka dhigo rabiyoow mucjisadaas naga magan galli yaa rabi yaa raxmaan rabiyoow been ka dhig yaa casiis xalloosha aa i olloshay aah aah aah rabiyoow noo danbi dhaaf rabiyoow gafkeena iyo geerideyna ha kullminin yaa rabi qaatumo qeer lleh alloow noogu qatim
Waa Chanel ka kaliya aan jaclahay masha allaah Maalin uun ilaahay haika tusiyo Si aan wax bdn kaga faaideysto ☺️Finland Ayaan kula joogaa
Allow ugargaar ilmaha yaree xanunsan ee musiiba da kudhacday allow ugargaar o ay foosha sugeyso😢😢😢
Subxanllahi subxanllahi Subxanllahi so sad 😭😭😭😭😭💯💯
Subxanallaah.
Illaah aya kamagan galnay
Ilmaha yar ale ha uu dhib dhaamo.
Waa xanuunsan yihiin kuwaa waxa kuwaa susameyay.aad ayow uso battay. Aamana ale.
Subxana Allah ilahoow noo gargaar mucjisooyinka na gees mari
Wcs Aamiin jizakallaah qeer, waan idin salaaney Allah ha na xafido aduun iyo aakhiro Aamiin, subxanallah musiiboyinka socoda Allah ha naga xafido Allah ha na asturo Aamiin, waalidiin - teena Allah ha u naxariisto janada Allah ha ugu bishaareeyo Aamiin, waan isku soo duceynenaa xusunul khaatum Allah ha nugu dilo Aamiin mahadsanid !
Aamiin walaal Aamina!
Naciimo abaayo Allah naxafido aduun iyo akhiro ,lkn arinta Jirta waxay tahay hoyada waxay sheegtay in abaheed hada kahor Gabar kufsaday waliba Gabar girigooda joogtay o cawinaysay ,iyada ay qarisay hoyadeednau waxba aysan u sheegin iyado tiri ceebtan diidayay iyo in hoyo iyo abo isku dhacaan halka fadeexo Ka dhacdo, hada nabsigu waa cajaib sowtan iyada abaheed iyo walaakeed Ka sheganaysa,haday waxaan dhan run yihiin waxa qaqiiqa haday maalinti hadli laheed gabadha u hilin laheed maanta iyada halkan kama oyseen
Allah Aya xaqiiqda garanayo
Aamiin ayaa rabi.
اللهم امين
Subxaanalah arintaa run miyaa?
Yaa Alaaah Anaga dhan gabdho waan dhalnay ilaahey Naguma keeno yaarabi ubadka Noo xafid, gabadhan yarna Alaha Ugargaaro ilaaheyna ha u fududeyo musiibada heysata😢
Anigu waan yaabay cawa live bay soo gashay habartii farxiyo cabsiiyey waxay tiri gaal la,aantii lama noolaan karo bal erayga ufiirso subxaanalah maalinba waxaa layaabtid baa arkaysaa
Subxana allah wll kuma dagdagyno arintan madamay ilmuna xald lanooshay lkn allah xaqeeda hasoo iftimiyo 😢😢😢lkn halka ugu fudud waa DNA inlaga qaado uun allah muruga badanaa
Illahow 😢😢😢😢ugargaar yaarab 😢😢😢😢
Naciimo abayo mucjiso aya na heysato somali hada nahay yaa rabi towba😢😢😢😢
Allaha na asturo!
Subaxalaahay
Ayadaan quranka o kuso gashid nunadeyda 2jirta wey xifdisey we kaa dawa aqrisa marka aqrinasid alhamdulillah masha Allah alla ku xafido hooyo Naciima 🥰🥰🥰
Mahadsanid qaali!
Subxaanallaah waa wax laga naxo waaban yabanahay waxaan sheego maba aqaano
Subxalalah Allah Akbar
Subxanllah laa xowla wala quwata ilaa billah subxanllah 😢😢
Waalahi waxaka xumaday in gabdha laa qaawiyo subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh
Dhacdadaan run iyo been midkay tahay waa fadeexad iyo meel ka dhac guud ahaan waalidiinta Somaliyed. Somalida Xagay u socotaa.
Wallaahi waa layaaban yahay!!!!!
Subhanallah 😢
Wallhay aadban uga xumahay arinkan wawaxanan waligay mamaqal wa aduun dhamaday😢
Asc abaayo 😢😢😢😢😢😢😢😢
AALLAHU AAMIIN WLLSHE
Subxanallah😢
Subhanallah
Walahi Yaab waye meshan kuyabey fadhiyaa ilahey Ayaa wax kasto og abaayo Yaab waye
Carabta markanoo kale waxay dhahan الله لايبلانا😢
Asc my sister, the Somali moms are neglecting their children. Thank you for all you do. How can the mother leave a mentally sick child.
Subxaanallaah
Gabadha markey dhasho cunuga yar dhiig Halaga qaado abtigana diig Hagagatan qaado iyo awooga
😢😢😢😢😮😮😢😢😢
Wcs wrb
Mucjico waaye tano ilahow ada wey oo waaxida subxanallah somali muslim waaye waalid hadana
😢😢😢😢😢😢😢😢🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🥺🤔
Wcs walshey naima allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh yaab subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh umadan allh haso hanuniyo subxanllh yaa allhhh amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin yaa raabi yaa raxman yaa raaxim Amin amiin amiin
Naimaay
hal suaal baan ku weydiina dad xalal ku dhashay oo xalaal cunay ilmahoodana quudiyay xalaal
Ma kufsan karaan ilmee waalid u yihiin ama xariir ma dhax mari karaa dad muxrum isku ah ? Taas ka soo jawaab
Aniga ahan waa may Allahii na uumay muxram ma noo gå dhigeen hadee waxaas dhacayan oo nala dheheen dumarka yeesan safrin bilaa muxram adigana Hadaa igu fikir tahay video nooga soo sameey si dadkaan xaraan qudashada runta ugu sheegtid jazakallah khair
Gabadhan yarta ah ee xanuunsan dayaca badan ayaa loo gaysatay hooyadeed in ayaa gabadheda madama ayaa xanunsan tahay in ayaa mar walba haysato oo meeshay joto wadato ayaay aheda subaxwanagsan ilahay ayaan ka magan galnay fidnada socoto
Bucro maha somali
Waa somaliland ok
Walaaleey musiibada laga hadlaayo iyo wax aad ka hadleyso bal miisaan isla saar who cares sland iyo somalia caafimaad taama Allaha ku siiyo for real qalbi naxo kuguma yaalo miyaa subxaanallaah subxaanallaah subxaanallaah
Nacimoy dulmi ay qarisay aya kuso labtay mamadan waxay tiri abahay aya kufsaday gabadhyar wan qariyay hoyaday xita wanka qariyay ayay tiri ma is dhihi karna dulmihi u abahed gestay ayu iyada ilahay kuso celiyay 😮😮😮
Haa inay qariso may ahayn. Marka aan sheekada maqlay oo ay tidhi aabbahay baan qariyay ayaan idhi inkaartu xaggaas bay ka socotaa.
Qof aan isku dhownahay ayaan maqlay gabadh buu faraxumeeyay cid walba waan u sheegay siday carruurtooda uga ilaashadaan lakiin dadku way qariyaan ninkaas maxaa iga galay anigu kuwayga waan ka ilaashanayaa isku meelna ma joogno alxamdulilaah!
DNA inlaqaado waa fiican tahay laakiin kutasho qofmiskiin ah oon ehel lahayn inlagu nabaa dhici karta maraka waxaa fiican inladhoofiyo oo wadankale lageeyo
Naciimo lama-goodle yaab ayuu leeyahay
Illhay danbi hanaga cafiyo lkn gabadhan yar way xanuunsantahay baa la yiri madaama aan warkeeda lagu kalsoonaan karin aniga waxan tuhmay ninkii ay xaafadu sheegeen ay dhaheen hebal hebal baa uyeelay uurka amuu isagu gabdha yar ku yiri awoowe iyo abti weeye dheh amuu nac nacyo iyo waxyaabo ay jeceshahay siiyay oo uu yiri hadii lagu waydiiyo awoow iyo abti baa sameeyay dheh taas macquul ma noqonkartaa maadaama dariskii uurka soo sheegay ay isaga sheegeen inay isaga ku arkeen inuu wad wado sow lama filan karo si kastaba waxaa si rasmi loogu ogaan karaa ilmaha marka uu dhasho in DNA test laga qaado saddexda nin ee mid darisku sheegay iyo labada waalid illhow ceeb astur war ilmihiina tisaaqad xalala ah ku korsada hadii akle fool xumooyinkaan oo kalaa dhacaya qof ibnu xalaal ah o xalaal lagu koriyay falalkaan o akle kama shici karaan subxanlaah
💔😭👎👎🤭🤭🤭🤭🤭