War somalida waa wareereen jaceeylka sow markii leys guursado sow ilaahey awlaad kama bero anaga xagee ilaahey askunkena ka keenay abaheen ADAM iyo hoyadeen XAWA CS jaceelka waa dooq iyo qofkii alle kuu qadaray ilahey kuu geliyo dareen adiga kugu beeran ay ka muuqaneyso wax walba qadarta alle kama gudbi karaan adigoo jirin waaladkaags oo jirin ayaa allahey qadaray war waa leys guursadaan waana leys furaa labadaba allaa jideeyay walidkeenaba wey kala tegeen taasna qiil loogama dhigo karo somalida waa juhalo waxba ma fahmayaan iyadoo jaceel dhabka aadnsheegeyso xitaa haduu jiro haduusan alle isu tela gelin in ay isla sii noolaadaan cid isku hayn karta ma jirto alle hawshuu ugu tala galay ayey marayaan weligii daldalma ama iska daaya
Asc wlley arintaan qof run ka sheegi karo ma jirto ilaa gabadhii lasoo wareysto ninkaas hooyadis ayaa dhinaca wiilkeda u hadleyso wiilkana wuxuu sheegay inuu gabadha Hal dalqo ku furay sharif wuu qaldan yahay wiilka hooyadis muu ka xog ogaalsan yahay hooyada ilmo ma sheegin
walhi beenta mahan naciimo waxa arkeesa labo is qabo hadan nagti ukudhaheso na waa ifur kar waa in waxa mela ka dhiigan karta abyo naciimo qof ku fikirayo waa lagu furaya marka is amiinada majiro abayo
Abayo ifo ayu joga wa run abahod iyo hooyado way kaa tagen ayago yaryar wayana dayac men ana aqana walabo wiil oo walaalo ah dayac iyo duruuf aya sidan u gashaye gabar majecllene wa been
th-cam.com/video/eiVYaQVYCrA/w-d-xo.html
ASXAABTEEYDA WAXAAN IDINKA CODSANAYAA INAAD CHANNELKA SUBSCRIBE IISAARTAAN MUUQAALADANA II SHARE GAREEYA LIKE-TANA HAIGA HILAAMIN MAHADSANID!
Asc waaku sallaamay wallaashey waasax wiilkaan callool xumo aa iga heyso wallaahi wiilal iyo gabdhaba allaah noo asturo meelfiican farta allaah noogu fiiqo ballaayada dhaceeyso dhinac allaah naga koriyo aniin yaa rabi
Ameen🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
Well said walal Naima! Ilaahay ha caafiyo.
Asc waaku salaamay naciimooy wlashay qaaliya aamiin yaarabi ilaahay hacaafiyo wlalkeen. Dhib badan baa jira dadka daacadaa badanaa qofka kuhaboon mahelaan ama dadka nolosha isla dhamaysta mabadna somalida dhex deeda.
Ilaahow u gargaar
Alluma Amiin Abaayo Naima❤
Ameen ya Allah mcnto ❤❤❤
Illaahay ha caafiyo
aamiin yaa rabi 🤲🤲🤲
AALLAHU AAMIIN WLLSHE
MASHA AALLAH WLLSHE
Thank you sister mashallah amazing ❤❤❤❤
Aaaamiin yaarabi abaayo
Aamiin naciima walaashey waan ku salaamey Adiga iyo reerkaaga
Mahadsanid walaal!
Asc apaaayo naciimo wxaaa thy qof ilhy dartiiiii u jclhy🎉❤wxana rabaa inaaa si qaas kuu barto eee xagee kala soo xariiraa apyo
+358 40 366 5082
Wiilka hooyadiis ayaa live loo wareystay oo ka hadashay
War somalida waa wareereen jaceeylka sow markii leys guursado sow ilaahey awlaad kama bero anaga xagee ilaahey askunkena ka keenay abaheen ADAM iyo hoyadeen XAWA CS jaceelka waa dooq iyo qofkii alle kuu qadaray ilahey kuu geliyo dareen adiga kugu beeran ay ka muuqaneyso wax walba qadarta alle kama gudbi karaan adigoo jirin waaladkaags oo jirin ayaa allahey qadaray war waa leys guursadaan waana leys furaa labadaba allaa jideeyay walidkeenaba wey kala tegeen taasna qiil loogama dhigo karo somalida waa juhalo waxba ma fahmayaan iyadoo jaceel dhabka aadnsheegeyso xitaa haduu jiro haduusan alle isu tela gelin in ay isla sii noolaadaan cid isku hayn karta ma jirto alle hawshuu ugu tala galay ayey marayaan weligii daldalma ama iska daaya
Wcs wrb