MAXAY MAASOONİYİİNTA KA FAA'İDAYAAN FANAAN AAN WAXBA HAYSAN? DAAHA GADAASHİİSA? QAYBTİİ SEDDEXAAD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • Channel-kani ANNAGA PRODUCTİON waa chanelka ugu wayn ee bahda Annaga Media, Waxaan kusoo gudbinaa Chanelkani mowduucyada kala ah;
    1-Science-ka
    2-Poltical Analysis and strategy (Si joogta ah)
    3-Diinta İyo Sayniska (Burburinta Shubhooyinka Sayniska).
    4-Psychology
    5-Tafsiirka Quraanka oo Afsomali keliya ah.
    Mowduucyadani iyaga oo xagalo kala duwan, Ayaad Chanelkani ku daawan doontaa. Si joogta ah ayaadna Chanelkani muuqaal ugala soo socon kartaaa, Haddii aad tahay qof daneeya mowduucyadani waxaa uu kanaalkani uu muuqdaa mid aad wax badan ka faa'idi doontid.
    Waxaad siddoo kale aad nagala soo xiriir kartaa; www.facebook.c...

ความคิดเห็น • 56

  • @Dr.hassan.007
    @Dr.hassan.007 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah waxaa natustey tusale sax ah mahadsanid

  • @omerabdisalam8447
    @omerabdisalam8447 หลายเดือนก่อน +4

    Shp music madka saartid video daada ku dhex jira fadlan legend

  • @mohamedhassen4070
    @mohamedhassen4070 หลายเดือนก่อน +1

    Guuleyso my bro xogta muhiimka ah ee aad marwalbo nala wadageysid ❤❤

  • @NaasirTaaxo
    @NaasirTaaxo หลายเดือนก่อน +6

    Ustad kasoo hadal dilki ismeil haniye

  • @YahyeJorn
    @YahyeJorn หลายเดือนก่อน

    Ustaad walahi meel aan kubaraarugsaneen ayaa 😢 nagu naraa rujisay Mahad snid ustaaad

  • @sultanlife5385
    @sultanlife5385 หลายเดือนก่อน +3

    Sheydanka dhagartisa allaha ayaa quranka noogu sheegey

  • @zakiyare1675
    @zakiyare1675 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad waan ku salamaay xalaay waxa shahidaay ismacil haniya allaha unaxaristo

  • @pianochannelofficial6557
    @pianochannelofficial6557 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad runtii wax yaabo badan aynaan ku baraarugsaneen baan Nala wadaagtaa runtii barnaamij yadaada aad baan ugu taxa ahay wlhi billahi tallahi keep going 🎉

  • @qasimyare7039
    @qasimyare7039 หลายเดือนก่อน +1

    ustat hore usoco

  • @MaxamedcabdilahiKhayre
    @MaxamedcabdilahiKhayre หลายเดือนก่อน

    Ustaad mahadsanid

  • @showtv8588
    @showtv8588 หลายเดือนก่อน

    ustaad soo badi

  • @nasiibmedia3547
    @nasiibmedia3547 หลายเดือนก่อน

    Waxaan kugu xirnaa waqtigii halxiraalaha🙏🙏 wax badan ayaan kaa faa'idey ustaad Abdirizaaq

  • @muusehassan5769
    @muusehassan5769 หลายเดือนก่อน +5

    Legend keep going✅️🫡💪

  • @MahadMy
    @MahadMy หลายเดือนก่อน

    Barafasor cabdi rashid runti wax badan yaan kaa faa.iiday xaqiq nolow walal Somalia

  • @muxiyo13m
    @muxiyo13m หลายเดือนก่อน +1

    Sxp horu soco waxaan raba barnamij inaad soosaameyso ninka lagu magacabo Dr abj kalam❤❤❤❤❤❤❤

  • @HusseinAbdiOsman-qc4md
    @HusseinAbdiOsman-qc4md หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad Ismail Haniyah

  • @ugbaadmohamad189
    @ugbaadmohamad189 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid macalin waxa tahy aqoonti oo qof eh

  • @ShaaficiMaxamed-ub1wx
    @ShaaficiMaxamed-ub1wx หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid aqoonyahan sare

  • @user-gc2rk1wx7j
    @user-gc2rk1wx7j หลายเดือนก่อน +1

    Su aal aniga oo aan aad wax ubaran lakiin quraanka ayaan aqaanaa iyo waaya aragnimo oo aan leeyahay madaxweyne ma isku sharaxi karaa iiga jawaaba

  • @zalmaluul3965
    @zalmaluul3965 หลายเดือนก่อน

    Dad wax fahansan ayaa channelkan ku xiran

  • @abdulahimaalim
    @abdulahimaalim หลายเดือนก่อน +1

    Aad baan ula dhacay qaabka aad muqaalada u soo gudbiso mahadsanid❤❤❤

  • @ibrahimmahamed5004
    @ibrahimmahamed5004 หลายเดือนก่อน

    Good point ustada

  • @XanjoowYare
    @XanjoowYare หลายเดือนก่อน

    Wll mowduucyadan camal noosoobadi

  • @abdikamil6306
    @abdikamil6306 หลายเดือนก่อน

    Keep goin bro shaqa fican ayad u heysa shacabka

  • @ibrakadarba532
    @ibrakadarba532 หลายเดือนก่อน +1

    Keep going sxp

  • @maxamedaxmedjamac2168
    @maxamedaxmedjamac2168 หลายเดือนก่อน

    Ustaan ismaciil haniya kaso hadal

  • @user-ms9wc1u0
    @user-ms9wc1u0 หลายเดือนก่อน

    Ustaad ismaciil haniye kaso hadal

  • @Muusemaracade
    @Muusemaracade หลายเดือนก่อน

    Asc bro hore usoco masha allh 👍

  • @LacagSite
    @LacagSite หลายเดือนก่อน

    Thanks💯

  • @hamzabrown0426
    @hamzabrown0426 หลายเดือนก่อน +1

    Hi

  • @HassanIsmalure562
    @HassanIsmalure562 หลายเดือนก่อน

    Asc Ustaad waxaa shahiiday, ra'iisul Wasaarahii hore oo na ahaa hugaamiyaha xamaas, ismaaciil Haniya, kaso haddal

  • @user-lx9gu4rd4h
    @user-lx9gu4rd4h หลายเดือนก่อน

    Cajiib

  • @abdullahmusaabdiali4222
    @abdullahmusaabdiali4222 หลายเดือนก่อน

    Ma dajaaalkii lasheegaayay cml waaaye kuwaaan Allaha naga qabto

  • @YazinCadde
    @YazinCadde หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @moohanyare2109
    @moohanyare2109 หลายเดือนก่อน

    Ustaad kasoo hadal hogaamiyaha ruuxiga ismaacil haniya please

  • @user-ul4fq8fy4x
    @user-ul4fq8fy4x หลายเดือนก่อน

    Diinteena waxay nodiiday markii dhibka laso taabto lee la ogaada war sheydaan ka fogaada heesaha ka fogada maxu nala dhahay

  • @Abdimalikhassan-sm2wn
    @Abdimalikhassan-sm2wn หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤🎉

  • @norabdulahi1939
    @norabdulahi1939 หลายเดือนก่อน

    Dilka hogaamiyaha xamaas ee ka dhacay irahan ka so hadal walal

  • @user-eg5po7xp1j
    @user-eg5po7xp1j หลายเดือนก่อน

    Thanks pro sida aad ubaraarugsan tahay hadii ay dhalinyarada muslimiinta ubaraarugsanaan lahaayeen maanta awood badan ayan yeelan lahayn. Sorry

  • @zainapdimcm775
    @zainapdimcm775 หลายเดือนก่อน

    🙏🙏Libah arinta omar barbar ka so hadal pleas🙏🙏🙏🙏

    • @hassanabdiwalielmi2459
      @hassanabdiwalielmi2459 หลายเดือนก่อน +1

      Labada video ugu danbeeyay daawo arinta oomaar waad fahmeesaa.

  • @nuurmaxamed9030
    @nuurmaxamed9030 หลายเดือนก่อน

    Ustaad jemis web warbixin inagasii mahad sanid

  • @AbdirahmanHassan-s4f
    @AbdirahmanHassan-s4f หลายเดือนก่อน

    Asc ustaad mrki hore cinwaanka aniga oo ku dhex jira dhanka siyaasada,
    Dadka caanka ee hada somalia joogo tusaale ahaan Happy,Jabra,Sumayo qurux iyo kuwo kle oo badan mashruuca ee kujoogaan putland ma is dhihi karnaa waa ifafaalo ah in siyaasada putland ee doorashada ururka dani inee u ololeeyaan oo aay kusoo celiyaaan doorashada dani sidi black ubama u saaciday doorashadiisa atooraha mareekanka oo kale🤔🤔
    Mahadsanid💯

    • @hassanabdiwalielmi2459
      @hassanabdiwalielmi2459 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂 sida ilatahay arimahaan wee kugu cusub yihiin!...

    • @AbdirahmanHassan-s4f
      @AbdirahmanHassan-s4f หลายเดือนก่อน

      @@hassanabdiwalielmi2459 iguma cusbo lkn fikir ahaan sidaas iila muuqatay
      Hadani oomaar oo keenay in cinwaanadaan laga hadlo ayagana hadaladiisa waxaa kamid ahaay in uu dani robot yahay aniga oo aann dhaheen waa robot

  • @AlinoorSheikhAli
    @AlinoorSheikhAli หลายเดือนก่อน

    Runti ma aha Somali hada gaalowday lakin adigu mar hoore ka shikkiyey

  • @Mawlid842
    @Mawlid842 หลายเดือนก่อน

    Somaliyeey wan is ka shakiesa nahay team.ilmunati 😢

  • @mfarah9231
    @mfarah9231 หลายเดือนก่อน

    Ninyahow aniga sharma boy baaba ka shakisanahy😂

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 หลายเดือนก่อน

    Lagaend🎉

  • @Samalehbarkhad
    @Samalehbarkhad หลายเดือนก่อน

    2024 dadka aminsan masoniyad iyo illuminati iyo waxaas malayacniga kuwaasi doqomo

  • @goojacade4325
    @goojacade4325 หลายเดือนก่อน

    Horta hadaad wareysato dadka sixiroolayaasha ah waxay kuu sheegayaan .
    In marka aad rabto inaad saaxir noqoto lagaaga baahan yahay inaad gaaloowdo maansooniyadu waa shaydaankii oo dad kuu soo adeegsadey ama dad iska soo horeysiiyo hadaad keligaa rabta inaad shuruudahan gasho iyadoo bilaa illimunatiya ood keligaa tahay ayaad geli kartaa 😅

  • @heersare6628
    @heersare6628 หลายเดือนก่อน

    Mhdsnd

  • @user-qg6uw5du1p
    @user-qg6uw5du1p หลายเดือนก่อน

    Waadmahasantahy@CABDIRASHIID

  • @Cabdiraxmaansaleebaan-fe4gl
    @Cabdiraxmaansaleebaan-fe4gl หลายเดือนก่อน

    𝑾𝒂𝒍𝒂𝒂𝒍𝒆 𝑰𝒔𝒎𝒂𝒄𝒊𝒊𝒍 𝒉𝒂𝒏𝒊𝒚𝒂 𝒌𝒂𝒔𝒐𝒐 𝒉𝒂𝒅𝒂𝒍 𝒊𝒚𝒐 𝒔𝒂𝒂𝒅𝒂𝒂𝒔𝒉𝒂 𝒙𝒂𝒂𝒍𝒌𝒂 𝒃𝒂𝒓𝒊𝒈𝒂 𝒅𝒉𝒆𝒙𝒆

  • @MaxamedcabdilahiKhayre
    @MaxamedcabdilahiKhayre หลายเดือนก่อน

    Ustaad mahadsanid