DEGDEG: Siyaasi Garxajis ah oo $500M Haysta oo La Sixray ayaa Horyaal TV La Hadlay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ค. 2024
  • #Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
    Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
    ===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
    ▶️ Horyaal24 TV TH-cam Channel = bit.ly/3vdhg9s
    ▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx

ความคิดเห็น • 49

  • @Gobanimo-gy8gd
    @Gobanimo-gy8gd 19 วันที่ผ่านมา

    Maasha Allah

  • @Firestars757
    @Firestars757 23 วันที่ผ่านมา +2

    Garxajis nin lasoshirtagay sas kuhadlaya waya arag maha

  • @waleedmohamed3311
    @waleedmohamed3311 23 วันที่ผ่านมา +2

    5 billion baa jabuti lagu malgenaya waa been qofka dhaqalaha yaqan waa fahmaya.

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 20 วันที่ผ่านมา

    Kkk waxaan ahay nin garxajisa waa yeelkaa

  • @hamsaibro6454
    @hamsaibro6454 2 วันที่ผ่านมา

    Siyaasi garxajis ah . Qabyaalaf baa ina dishay halkaas na ina gaadhsiisay

  • @amdualeh5802
    @amdualeh5802 23 วันที่ผ่านมา +1

    Lacagtan nin shaqaystay uma eka ee lacagta xagguu ka dhacay,waa yaabe warkiisu waa xayeysiis been abuur ah.

  • @ZaraZara-ch8sy
    @ZaraZara-ch8sy 23 วันที่ผ่านมา

    Subxaanallaah

  • @MustafaAbdirahman-oo9eu
    @MustafaAbdirahman-oo9eu 14 วันที่ผ่านมา

    Ninkani haduu Jacob ruthchild xidhii la lahaa kacagtaasi waa macquul

  • @ayaanmaygaag1761
    @ayaanmaygaag1761 23 วันที่ผ่านมา

    Yaa tagay

  • @abdishakurmahamed7130
    @abdishakurmahamed7130 23 วันที่ผ่านมา

    caruur is waraysanaysa ayaan ku arkaa meeshe ,half billion siyaasada Africa uunba laga sameyn kara ee musuqa ah

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 20 วันที่ผ่านมา

    BLACK MAGIC ❤❤❤❤😂😂😂😂SIXIRKA MADOW WAA KAN UGU KHATARSAN

  • @hassanabdullahi7857
    @hassanabdullahi7857 23 วันที่ผ่านมา

    MaxA geeyey inaderken jabuuti

  • @AFRICANITV24
    @AFRICANITV24 23 วันที่ผ่านมา

    warkaagu si bu u dhanaan yahay. Yaa ku so diray marka

  • @IsmaaciilCabdi-oj9mu
    @IsmaaciilCabdi-oj9mu 23 วันที่ผ่านมา

    asc walaalo warkaasi ma lahubaa ?

  • @SaluuglaSiciid-qm3sy
    @SaluuglaSiciid-qm3sy 23 วันที่ผ่านมา

    Maya maaha reer Somaliland waa ingiriis to garxajis lkn maxaa sixray marunbaa

  • @saalaxy
    @saalaxy 23 วันที่ผ่านมา

    Warka ma la hubaa?

  • @naima854
    @naima854 23 วันที่ผ่านมา

    Maxaa geeyey jabuuti 😂😂😂😂

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 20 วันที่ผ่านมา

    Waxani caqligeenay caayayaan 500 million or half a billion Kani mid haysta maaha dad bilaa caqliga uu dhacuuc rabaa magacyo uun buu tirinayaa. Ninkaa yar ee aynu arkaynaa intaa oo bank, dawladood, shirkadood goormuu la soo wada shaqeeyay kkkkkkkk magacyada dadka Booreh, Qoyska Ismail cumar geele 😂 😂😂😂😂 maxaa hore loogu maqli waayay waa maxayse Garxajis baan ahaydani

  • @maxamedadan9024
    @maxamedadan9024 23 วันที่ผ่านมา

    DIGNIIN DADKU HAYSKA ILAALIYAAN NINKAA LA WARAYSANAYO
    ISGA IYO WARIYUU WAXAY ISKU OGYIIN IN AY DAD KHALDAAN SI AY HADHOW U DHACAAN

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 23 วันที่ผ่านมา

    Ismaciil maggaffe ayaa qaniinay

  • @IsmaGaba.
    @IsmaGaba. 21 วันที่ผ่านมา

    War dee cali miyaydan lahayn dadkiinan wax sheega ma rabdan oo jeelka walida ka soobaxay oo aanu uk wada joogno ayad wax kafhigysan yan laydinlayabin

  • @ahmedabdi5593
    @ahmedabdi5593 23 วันที่ผ่านมา

    If you intellectuals and politician why you said I'm this tribe and that. Instead to said I'm somalilander.

  • @waleedmohamed3311
    @waleedmohamed3311 23 วันที่ผ่านมา

    Rothschild buu basas u yahay waa dadka isreal bilaa.

  • @Eng_moy
    @Eng_moy 23 วันที่ผ่านมา

    😂😂 waa sheeko kale 😅 somaliland maxkamadii adunka mise waa cilaaj, cabashada mesha ku habon la aad , hadanad waxkale wadin .

  • @abmoh9216
    @abmoh9216 22 วันที่ผ่านมา

    Wuxuu yidhi parliament uk baan shan sano ku jiray. Waa been . Caruurta school lada uk baa caruurta lagu yidhaahdaa parliament baa la idiin sameeyey. 500 millions waa been isagaaba sheegaya.
    Wasaaradahaan u ahaa lataliy. Wuxuu ahaa kuwa telephone nada qabte ee loo yaqaano advisors. Maaha wax wayn.
    Waalidii baa london timid

  • @mohassan5087
    @mohassan5087 23 วันที่ผ่านมา

    Aabaha beenta ka was garxajis xagee aduunka ka keenaya waligood taajir may yeelan cajiib

    • @user-ql1io9pt3t
      @user-ql1io9pt3t 20 วันที่ผ่านมา

      rag iska daayoo hablahayagaa tu kabadan leh maanaad maqal inanta warshadaha waawayn leh aamina mooge yugaandha

  • @munasagal2496
    @munasagal2496 23 วันที่ผ่านมา

    Kuwan comment ka qaylinayaan waxay ka xunyahiin garxajis habaryoonis.kkkkkkk heegooy dhinackaste wanu idinkaga Nimi ee xejista

    • @afrodir4828
      @afrodir4828 6 วันที่ผ่านมา +2

      😂 Ramadaan waa runtii oo waa nin HY oo garxajis ah oo dagan dalka UK Kuna dhashay dalka Djibouti. Intaasiba waa runtii, lacagta haddii ay dhab tahay iyo haddii kaleba cidii taqaana way taqaana Ramadaan cidii an aqoona maanta dadka haka bartaan😅

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 23 วันที่ผ่านมา

    Jabuti waa cadawga Somaliland ee qarsoon dadka Reer Somaliland Maxa maalgalintooda kagalay jubuuti

    • @user-ql1io9pt3t
      @user-ql1io9pt3t 20 วันที่ผ่านมา

      intaynu isqabanay maaaha ee waa 2019kll

  • @siciiddauud
    @siciiddauud 23 วันที่ผ่านมา

    heego waji badana jaabuuti sawta walalka ahayen ya heego😂

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 20 วันที่ผ่านมา

      Huubo qudhunlay sowdigii adigu caayay shalay goormaad caashaqdeen?????????? Goormaa ina cumar geele walaalkiin noqday
      Cadawga gudaha target-kiinu waa kolba ka cadawga SOMALILAND ah

    • @siciiddauud
      @siciiddauud 19 วันที่ผ่านมา

      @@jamaadnuura10 Somaliland ana xoraystay adigu waxa tahay kuwi la xoreyay

  • @nasrinaliisse5317
    @nasrinaliisse5317 23 วันที่ผ่านมา

    Waxaaan faaar baa ku qodaaan war waxbaa Haa malgashan somaliland hadad aqonyahan iyi siyasithay beel mad shegetaan ta kalena xita wadama usa aah aya 1 billion malgalin aah samayn waxasi waaa fuck news

  • @mahamedhussein9118
    @mahamedhussein9118 23 วันที่ผ่านมา

    Hadii qofku yidhaa lacagbaan haystaa oo taajirbaan ahay waa beenaale waxbana ma haysto Tusaale dadka soomaaliyeed ee lacagta leh way badan yihiin waana la yaqaana nin faanaya maynu arag oo yidhaa taajirbaan ahay

    • @nasrinaliisse5317
      @nasrinaliisse5317 23 วันที่ผ่านมา

      Waar waa Ben wadama waa weyn ayan 15 billion ku khasarin dalalka afrika macdala wa ganacsato isku taagtay wadamada aay jogaan Bay mal gasheen lahyn lacagtaa inta leeg aya u qudhaya wadaan yaaar oo africa ku yaal USA aya xita Africa oo dhan 1 billion mal gashaan wax acqliga gala ku hadla adiyo kan is wareysanaya

  • @user-vp9sy3uk8h
    @user-vp9sy3uk8h 23 วันที่ผ่านมา

    Bal oromkan dawada maxa ka guseya ina borey iyo abdikarim aden

  • @weriscali9103
    @weriscali9103 22 วันที่ผ่านมา

    Adigu Ma tvga Qabyaalada ayaad tahay😂😂😂 Maad ku soo koobtid Nin Ganacsade ah oo Somaliya ayaa lasixrey.

  • @user-qj6qp6tr9v
    @user-qj6qp6tr9v 23 วันที่ผ่านมา

    garxachis lcagtaas haysta xaguu choogaa waaba yaabe!?
    war dalkoo xaday waa tuug dadkase.

    • @sahraj3885
      @sahraj3885 22 วันที่ผ่านมา +1

      Dadka waxaa Xada kuwa Somaliland ka taliya
      Illahey ha ka qabto Dadka iyo Dalkaba
      ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin

    • @user-ql1io9pt3t
      @user-ql1io9pt3t 20 วันที่ผ่านมา

      hablahayagaa kasii lacagbada aamina mooge

    • @sahraj3885
      @sahraj3885 20 วันที่ผ่านมา

      @@user-ql1io9pt3t maan ku fahmin
      Hablahee?

    • @user-qj6qp6tr9v
      @user-qj6qp6tr9v 19 วันที่ผ่านมา

      hablihinu burco boodh wayn bay futada wayn layrinayaan,lacagtana siday u egtahay ma yaqaanaan.
      tuugan soodaaniyadu ay soo xaartay lacagta meeshuu ka keenay ha sheego!

    • @user-ql1io9pt3t
      @user-ql1io9pt3t 19 วันที่ผ่านมา

      @@user-qj6qp6tr9v layrinayaantaasaan ku gartay lahjadaadoo horta reer somalia ayaatahay ee reer kastood tahay hablaha somaliya kuu caayimimaayo adna ku caayimaayo se waxaatahaan ku ogaaday laakiin xagaad latagi xasanaadkaaga aakhiro marka gashi dad kaa dhameeyaan ilayn hablahaa garxajis eebadan isaamaxa kawada gaadhimaysid oo qof maad caayine

  • @abdiali319
    @abdiali319 23 วันที่ผ่านมา +1

    Mutalcimma wuu isku sheegayaa, hadana wuxuu ku bilaabay hadalkiisa waxaan ahay Garxajis, Habaryiinis. Muu odhan Somaliland ayaan u dhashay. Useless. Waa tuug yar.
    Lacagta malaha ee wuxuu ahaa xidhiidhiy maalgashato iyo Banks. Isagu waa failure sida aan u maqlayo sheekadiisa.