CAFI WALALKA WEXE KA DHACDAY 20KUN DOLLAR O AROOSKA LOGU TALA GALAY WEXENA KA DHAXASHAY CUQUBO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ต.ค. 2024
  • #FADLAN HADAA KU CUSUBTAHAY CHANNELKA XAQIIYIYE MEDIA KUSO BIIR OO #SUBSCRIBE SAAR VIDEOGAANA #LIKE , SHARE & COMMENT HAKA HILMAAMIN MAHADSANID
    FOLLOW

ความคิดเห็น • 184

  • @abdulahinuraaya6709
    @abdulahinuraaya6709 10 หลายเดือนก่อน +2

    Waa nin fiican mashaalaah ilaaheey adigana haku cafiyo saad u cafisey @

  • @ridwaanibraahimmohamed
    @ridwaanibraahimmohamed ปีที่แล้ว +12

    Man shallah allah ku sharfo wlle saad dadka sidaad ugu furtay

  • @AdanAlio-xu8st
    @AdanAlio-xu8st 6 วันที่ผ่านมา

    والله هذا الرجل الحقيقي ❤❤❤❤

  • @habibasuber581
    @habibasuber581 ปีที่แล้ว +1

    Mashaaa alaah wax ka qayr badan alaha ku siiyo aamiin

  • @aslinur3228
    @aslinur3228 ปีที่แล้ว +3

    Waa filin waxaan qof loo yeeray oo la aqoon oo indha laga xiray la waydiinayo cafis

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 ปีที่แล้ว +1

    Balo foolxun badan kulah meel Kuma ogii waan ku shaqayeen war ha cafiyiin najasta foosha xun

  • @sacdiyo9280
    @sacdiyo9280 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa alaah habo ilaahay wax kakheyr haku gu bedelo amiin aamiin 😭😭😭🤲🤲

  • @abwaancmc_official6862
    @abwaancmc_official6862 ปีที่แล้ว +3

    Nio Malaha waxan waa Riwaayd aad nagu maaweelinaysaan

  • @dhabjiyedhabjiye
    @dhabjiyedhabjiye ปีที่แล้ว +1

    Cabduqaadir nin aad ufiicacan

  • @seynabnuur3020
    @seynabnuur3020 ปีที่แล้ว +5

    Walaaloow nin 20 kun dhiibaayo miyuu dhul gadanayaa? Waxaa la sheegaa wax sax u eg.

  • @MohamedFarah-my7kx
    @MohamedFarah-my7kx หลายเดือนก่อน +1

    Whliiiiiiiii waaa legends geesi somaliyeeed inolow geeesi

  • @aadilahmedabdirahman2392
    @aadilahmedabdirahman2392 ปีที่แล้ว +10

    Shaki ayaa weli iiga jira inuu Run yahay Barnaamij yadaan

    • @Hiis3299
      @Hiis3299 ปีที่แล้ว

      Wallhi sidoo kale qof ganacsiyo furtay oo imikana 2000$ bixinaya ma arko weji intaa bixin lahaana ma arkayo hhhhhh illhyow na astur

  • @engabdirisaaq4416
    @engabdirisaaq4416 ปีที่แล้ว

    Maansha Allah c.qadir

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o ปีที่แล้ว +2

    Gabadhu labis xumaa 20 kun iyo southafrica kkk

  • @MOHAMADJanan-ss4sy
    @MOHAMADJanan-ss4sy ปีที่แล้ว +1

    CABDI KHAADIR JAZA KALLAA WA JAZAAKHAYREN AMEEN 🤲

  • @SSS78781
    @SSS78781 ปีที่แล้ว

    WA JACEYLKA CIYAAL (C) CIYAAL MACNO MALEH..

  • @lamaanka12
    @lamaanka12 ปีที่แล้ว +1

    War ileen meesha dulmi ayaa ka taagan subxanalah allaw dulmi naga badbaadi

  • @MrHuska10
    @MrHuska10 ปีที่แล้ว +3

    Been baa ka jirta meesha, 20 kun cunugtaan tabcaankaa yaa ku aaminaya, cunugaanse 20 kun aroos uma awoodo.

    • @ismailalihasan9519
      @ismailalihasan9519 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkk miskiin taan rush rushka 20.000 ma u soo diri laheyd adigoon qabin sheekadan waa Gubataa

  • @ridwanabdulahi2221
    @ridwanabdulahi2221 ปีที่แล้ว +5

    Wa bentiiii war ilahay ka cabso wax run😂ah dadka uso gudbiya

  • @adenhussein2427
    @adenhussein2427 ปีที่แล้ว +15

    😂😂😂 waxa qayaali badanaa waxan ayeey Naga dhaadhicinaayaan waa run zxp tan fishil ayeey kaa noqotay

  • @AbdullahiMohamedhirsi-ok5tc
    @AbdullahiMohamedhirsi-ok5tc ปีที่แล้ว +2

    Dadka runta usheeg
    Ex xataa labis ka laga dareemaa

  • @cumarimohamed7766
    @cumarimohamed7766 ปีที่แล้ว +4

    Sheekadi waxay isku badashay filin

  • @sakariyecllaahiyare6519
    @sakariyecllaahiyare6519 ปีที่แล้ว +3

    macquul maha

  • @zaksharhaye3613
    @zaksharhaye3613 ปีที่แล้ว +1

    WAXAAN NIN JALBAAB XIRAN MIYAA MISE WAA GABAR

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o ปีที่แล้ว +6

    20 kun nin iskadhiibaayo naaguusan qabi majiro haduuba haayo midakale walaal wax maquula nookeen tan gadmimeysee

  • @zahradahir2811
    @zahradahir2811 2 หลายเดือนก่อน

    Mashallah

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 ปีที่แล้ว +4

    weriye mar hadeey sheekadii dhamaatay oo uu cafiyay, ilama fiicneyn inaad dhahdo weli lama guursan ee haye ma isku dayaysaa, isagana uu dhaho may may may Waayo shaqsiyada qofka waala dhowraa karaamo ayuu illaaheey huwiyay, dembina waa lakala galaa, Cafiska uu cafiyayna waa wax fiican.... Gabadha qalbiga haloo dejiyo

    • @MarwoA-pz5xm
      @MarwoA-pz5xm ปีที่แล้ว +1

      Run maaha 😂😂😂😂😂 waxani

    • @AdanYonis
      @AdanYonis ปีที่แล้ว

      Wll hadhihin malagayaabà a inaad cafiso waxan kala codsanaa walashaa inaad cafiso ama walalkaa

  • @farhaanqurbo7869
    @farhaanqurbo7869 ปีที่แล้ว

    Nin raged nin rageed dhalay alle if iyo akhiraba havku asturo sidad gabadha walashena u asturtay❤❤❤

  • @salakudigle5506
    @salakudigle5506 ปีที่แล้ว +4

    You are doing wonderful job my bro 😊

    • @naimoyusuf6245
      @naimoyusuf6245 ปีที่แล้ว

      But it looks like feet. I think this is Acting.

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 ปีที่แล้ว +2

    Walalo microfoonada iska hagaaji codadk clip yadada waa hoos mida kale aaryo baa ku furan microvon kaaga

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 ปีที่แล้ว

    Xasbuna Allah wa nicama wakiil. Qayaanoole ma liibaano.

  • @MJ-gg4je
    @MJ-gg4je ปีที่แล้ว +3

    MashaAllah

  • @Koyama548
    @Koyama548 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi wa legend Abduqadir

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab ปีที่แล้ว

    Wlhi wilkaan barnamijkan halagu tagero cafi walalka halgu tageero

  • @FaadumoFaadumo-gi8kr
    @FaadumoFaadumo-gi8kr ปีที่แล้ว +6

    Xasbunallaah wanicmal wakiil😢😢😢😢

  • @AbdimalikAbdimalik-k7f
    @AbdimalikAbdimalik-k7f ปีที่แล้ว +1

    Asxabta

  • @dhabjiyedhabjiye
    @dhabjiyedhabjiye ปีที่แล้ว +1

    Naagtiisa armeetiraa maxaa ucafisay waadrabtaa maseertaa yaab

  • @najiibmhersi512
    @najiibmhersi512 ปีที่แล้ว +2

    Abduqadir walaalkeey allaha ku dhowro waxaa tahay halyeey dhab ah ducadeedana kula jirta

  • @mukhtaartembo8953
    @mukhtaartembo8953 ปีที่แล้ว +3

    Hala kala xishoodo Soomaaliyey waxa walba ayna lasku sheekynin

  • @khadarogity4588
    @khadarogity4588 ปีที่แล้ว +1

    Qayàli dhameyeen

  • @FjdghrGhrh
    @FjdghrGhrh ปีที่แล้ว +1

    👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻

  • @salakudigle5506
    @salakudigle5506 ปีที่แล้ว

    Continue a head

  • @Ahmed-oj6mk
    @Ahmed-oj6mk ปีที่แล้ว

    Mash al

  • @ayanissack9742
    @ayanissack9742 ปีที่แล้ว +3

    Wanku bogadinaya barnamijka wll

  • @YusufAli-wi6lt
    @YusufAli-wi6lt ปีที่แล้ว +2

    Gawadhan cabsi cabsi waye

    • @ismailalihasan9519
      @ismailalihasan9519 ปีที่แล้ว

      Taliso Niini ayaa laguugu daraa ee 20 kun iska keen, dahab kana kuu dheer yahay kkkkkkkkkk

  • @umumahir8942
    @umumahir8942 ปีที่แล้ว +1

    Manshaa alaaah wa arin lagu farxo hadey runtahay

  • @hawasaid7325
    @hawasaid7325 ปีที่แล้ว +7

    Been waynaa war allah ka cabso

  • @ilahancumar8146
    @ilahancumar8146 ปีที่แล้ว +2

    Wixii yuunaani Wuu kafiicanyihiin umeleyaa

  • @diinamuminahmed3067
    @diinamuminahmed3067 2 หลายเดือนก่อน

    rag rag dhaley mashaa allaah

  • @aadamafrax2838
    @aadamafrax2838 ปีที่แล้ว +2

    Shaqadaad hayso waa fiican tahay, laakiin qaabkaad uxiiratay nama qancin, isku day inaad badasho.

  • @FjdghrGhrh
    @FjdghrGhrh ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CabdiDeeroow-mx4wl
    @CabdiDeeroow-mx4wl ปีที่แล้ว +6

    War shekadaas ciyaalka iyo waxmagaratada ugu sheekey ninyow ninka nagow aqaanin $20,000siinaayo mawaalanyahay mida kale South Africa 🇿🇦 inaad 20,000 kashaqeyso wxey kugu qaadaneysaa ugu yaraan 10sano marka saaxib beentaan dadkaad kagadi kartid lee kagad war umadda been badanaa war ilaheey kacabso ninyow umadda beenta kadaa ninyow

    • @ilahancumar8146
      @ilahancumar8146 ปีที่แล้ว

      Huno wxey ehed 2016 2017

    • @user-mk1gp2cw7o
      @user-mk1gp2cw7o ปีที่แล้ว +1

      Dadkaan sidii wax walbo loogu dayaayey ay iska zqbalaan

    • @akramlastking7101
      @akramlastking7101 ปีที่แล้ว

      Aflaantii hindiga ayaa maxkaxda yadda qabsadee ma tanaad noogu darteen intaasi nagu filan e bes naga daaya cayaarta

  • @XuseenMuxumedOdowaa
    @XuseenMuxumedOdowaa 2 หลายเดือนก่อน

    Barmaamujyadani waa qaar qiima badan

  • @maxamedismacil5770
    @maxamedismacil5770 ปีที่แล้ว +1

    Riwaayad miyaa waxaan saaxiib

  • @SahraDahir-v6j
    @SahraDahir-v6j 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waxbaa ka dhacay😂😂😂 mahadsenid 😂

  • @caashomaxamed5331
    @caashomaxamed5331 ปีที่แล้ว +7

    Waxan weey iskaa cadahy ineey been tahy 😂😂😂😂😂😂

  • @halimaadow4852
    @halimaadow4852 ปีที่แล้ว +5

    Been cad inay tahay baa ii muuqata

  • @xaragozamu6594
    @xaragozamu6594 ปีที่แล้ว +4

    Kkkkkk😂 istaqfurulaah beenti ogu weeyneed oo Aaan dawaado waye bajkaan kkkk $20kun oo dolar Ah kawar Aan daadkeeda Aad aqaaniin sidee ku siin kartaa kkkk wlhi somalideenaa waa iskaa haye raac kkkk bajkaan been lee loo soo furtaay wlhi daadkaan waa soo sheegeesteen ka diib been lee nala so hor istakeen

  • @Sir-ahmeth
    @Sir-ahmeth ปีที่แล้ว +6

    Anoo og inay been cad tahay ayaan dhamaystay 😂😂😂😂
    Taliso Niini Uma eka qof xataa 200 dollar cuntay hhhh

  • @شكرحسن-ج1ص
    @شكرحسن-ج1ص ปีที่แล้ว

    😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @gobeyluul1122
    @gobeyluul1122 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah waa barjaamisha aad ayaan usoo dhaweynayaa

    • @halimo7069
      @halimo7069 ปีที่แล้ว +1

      ASALAMA CALEYKUM WIILKA WADA CAFI WALAALK QOfkU CAWIYA RASO ISKA JIR DADKA XANAQSAN WA ARIN WANAGSAN SHAQADA AADWADO ALLAAH HA KU XIFTIYO

  • @alxamdaankaahproduction5191
    @alxamdaankaahproduction5191 ปีที่แล้ว +2

    Sxb shaqo wngsan ayad heysaa lkn waxa fcn in labalaariyo oo dad badan ay kasooqeyb galaan

  • @NaturesBestOne
    @NaturesBestOne ปีที่แล้ว

    WA LACAG BADAN 20 LAMA CAFIN KARO IMPOSIPPLE

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o ปีที่แล้ว +1

    Almusaamaxa kariim programme kii ninkii lubnaaniga ahaa maa kawadaa laakiin saxbaa qaldan

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 ปีที่แล้ว +1

    Subxana

  • @khaalidturkey9620
    @khaalidturkey9620 ปีที่แล้ว +2

    Cafi wllkaa xagee xafiis ku leedihiin

  • @nasramoalim820
    @nasramoalim820 ปีที่แล้ว

    20kun mayaree halsano kaliya qofaa islasocoteen see kusiisay jaceyl kasto

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o ปีที่แล้ว +1

    Tahriib mey usocotaa warnaga daayo kuwaan beenbadanaa

  • @khadarogity4588
    @khadarogity4588 ปีที่แล้ว +2

    Benalayaal naag cafis maba taqaanba qayaaliga nagadaay waxan waa la isla ogyahay
    Mopilkii intaa muuna save u ahaadeen

  • @fahima6666
    @fahima6666 ปีที่แล้ว +1

    Walaahi yaab waaye

  • @anzalabdullahi8382
    @anzalabdullahi8382 ปีที่แล้ว

    Anikoo og in ay been tahy hadan daa waday wllhi like xatee saaray
    Because beentu ba wa challenge 😂😂😂😂😂😂😂

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 ปีที่แล้ว

    NAAG WALIGAA HA U DIRIN. Ma adaa wax aroosaayo ama adaa lagu aroosaayaa. Adna maad imaadid oo aroostid ama qof aad u wakiilato. Maxaa ka qaldan WIILASHA AMA NIMANKA QAAR?

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 ปีที่แล้ว

    MASHA ALLAH WAA BARNAAMIJ WANAAGSAN

  • @mohamedseid8460
    @mohamedseid8460 ปีที่แล้ว +9

    Ma 20kun ayaa bank Lagu furtaa waxaad noogu sheegaynaysan bal ka wrn

  • @saynababdulle7541
    @saynababdulle7541 6 วันที่ผ่านมา

    😢indha. Adeeg. Maxay koofida u wadataa? Abdulqaadir. Sabab tii loo dhacay. Haday. Ka. Muqataa. Why. U ogo laaday. In. Indhaha. Lagxiro. Oo. La. Waresto asagoo. Indha xiran. Waa. Miskiin. 😢

  • @SucdiMohamed-co6zr
    @SucdiMohamed-co6zr ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah walal wax fcn Ayad samesay

  • @DahaboAdan-tw1ht
    @DahaboAdan-tw1ht 10 วันที่ผ่านมา

    😢😢😢😢😢

  • @budbudofficialfilms16
    @budbudofficialfilms16 ปีที่แล้ว +1

    Si walba ow yahay barmaamishkaan waanku ku heeystaa lkn xooga waxad moodaa in daadihinto liidato

    • @adarashkir7294
      @adarashkir7294 ปีที่แล้ว +1

      Asc barnamijku wuxu u egyahay
      Riwaayad ee haday
      Run tahay ninyow
      Qurxi shekada
      Ku dar wacdi waano
      Qisooyin si dadku ay
      Uqabooban iska
      Dhaaf soo qabo oo qoolka gali dadk
      Hirigta aad madax
      Isugu dhifanayso
      Wc wr wr

  • @abdirizakabdullahi592
    @abdirizakabdullahi592 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan fiirinayey nin gacanta kago,an iyo gabar da,ahaan 20 illaa 23 udhaxaysa ood leedihiin 15 sano kahor ayey ganacsi lahayd waxaasina wax dhicikara maaha ee dadka wax runa usheega ama iska joojiya intaadnaan kuceeboobin

  • @Adanmahamedshale12
    @Adanmahamedshale12 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkk filimanta ayey badsaden kuwan

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 ปีที่แล้ว +4

    Somalida waa copyright ma yaqanaan inay waxa cusub keensadaan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @ikranshane6476
      @ikranshane6476 ปีที่แล้ว

      It’s okay, everyone can do anything they want it’s call freedom

  • @CabdulCabdul92
    @CabdulCabdul92 ปีที่แล้ว

    Wax ka jiro malen sheekada waa barnki ashidanti

  • @abdihamiidhussein5214
    @abdihamiidhussein5214 ปีที่แล้ว

    Mshllh wlh wiilka waa wiil Qalbi wngsn😊

  • @sadam1318
    @sadam1318 ปีที่แล้ว

    cuqubo waa ay ku dhacday

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o ปีที่แล้ว +5

    Tan 20 kun midcuntay uma ekee walba yareeya lacagta

  • @AbdimalikAbdimalik-k7f
    @AbdimalikAbdimalik-k7f ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @BashkaJj-v8g
    @BashkaJj-v8g 3 หลายเดือนก่อน

    Kuwan 20 kun waligeed mayna arag

  • @nimcomohamed3073
    @nimcomohamed3073 ปีที่แล้ว +1

    Xoolo dadbay cuntaye halkee quruxi joogtaa

  • @saamisomalilovepartnerexpe1857
    @saamisomalilovepartnerexpe1857 ปีที่แล้ว

    Yaanay kaa kicin ilaa ay ehelkeedii kula xidhiidhinayso

  • @maslah345
    @maslah345 ปีที่แล้ว +2

    Lawaa qaf qaf dulmiyey oo qoslo hooga aduunka yaal ayaa isugu soo urura

  • @jamal.kbinhassan6933
    @jamal.kbinhassan6933 ปีที่แล้ว

    Waraqtan maxawaye😮

  • @faizaFunny780
    @faizaFunny780 ปีที่แล้ว +1

    Barnaamijkan South Africa miyaa laga maal galiyey 😂😂😂😂 Wll been cad in tahay waan aragnaa hadana waa ku fiirsanaa❤

  • @AbdullahiMohamedhirsi-ok5tc
    @AbdullahiMohamedhirsi-ok5tc ปีที่แล้ว +1

    Waxaa messha Ku heesaan waa been iyo kala kicisaa inaa Ku sameesaan youtube ka ee dadka waa groupe wada been abuuraayo ee dad ka runta sheegaa ma wajigooda mid ka beenta sheegaa waa kala duwanyihiin

  • @ibraiska5018
    @ibraiska5018 ปีที่แล้ว

    Sxb tan wey kaa shilantey ee wax run ah noosoo duub naag markaad guursaneysid dadkaaga iyo dadkeeda ayaa wada kulma

  • @Nusaymamoha
    @Nusaymamoha ปีที่แล้ว +4

    😂😂 waxn camal wx soconaya maaha eh 20 kun nin nag usan qabni amba haqabo bee ku aamina majiro eh wx caadiya noosheega😅

    • @اللهيرحمكياابويويجعلكمناهلالجن
      @اللهيرحمكياابويويجعلكمناهلالجن ปีที่แล้ว +1

      Ani wxn u fhmy in e tahay cafi wllk ine matalaad tahay

    • @umuhudeifaumuhudeifa5929
      @umuhudeifaumuhudeifa5929 ปีที่แล้ว

      ​@@اللهيرحمكياابويويجعلكمناهلالجنwalaalow waxan waa been aniga ayaa hubo walahi markii hore run ayaan umaleyn jiray waan fallow gareeyey lkn markii lasso bandhigay wiilkii gacanta ka go'naa ee lagu magacaabi jiray maxamed xuseen kujilaayey ayaan aqaanaa boqolkiiba boqol waxaana ladhahaa xuseen cumar shipway wanna deriskeena.maalintii gacanta ay ka goeysey waxay ahayd xabad wiifto ah ayaa kudhacday anagaa cisbitaal geynay waxayna ahayd xabad wiifto asagana wuxuu kusoo jilay inay gabar masabit kusameysay oo dahab ayuu iga xaday dhahday kadibna sidaa gacanta looga jaray kadib ayey heshay dahabkeeda.waxaaba iigasiidaran ayadii oo marqaati been beenta ah fureyso yac yac yac wlhi waan kala laabtay sabiscrabkii ugu dig inta aad taqaanid

    • @Siciidbashaash
      @Siciidbashaash ปีที่แล้ว

      Weligaa😂 Ma arag miyaa

  • @muxsin1753
    @muxsin1753 ปีที่แล้ว +1

    Waa Been

  • @nadiir2023
    @nadiir2023 ปีที่แล้ว

    This is impossible 20 kun naag aad Facebook ka baratay sidee ugu aamini 20kun waa sheeko la soo dhoob dhoobay , mida kale 20kun guri miyaa ku dhisani wax run sheek ninyahoow

  • @QamarcaliQamarcali-ew8lf
    @QamarcaliQamarcali-ew8lf ปีที่แล้ว

    ALAAH ISKU DAAYO

  • @faadumohenna6004
    @faadumohenna6004 ปีที่แล้ว +1

    😢😢😢😢

  • @faizaFunny780
    @faizaFunny780 ปีที่แล้ว

    Taliso surwaalkaa miyey ku bixisay lacagtay dhacday 😂😂😂