HEESTII BERDIHII JACAYLKA BAYDHABO - NIMCAAN HILAAC LIVE SHOW 2017

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 70

  • @habiibaawale2097
    @habiibaawale2097 4 ปีที่แล้ว +14

    2020 yaa daawanaya heestaan wan jeclahay waligayna baydhaba matigin
    Kala bilan dhul aan baad lahayn iyo baraaroode bustaankii jacalkaay janaay baled qurxoonaanta ❤️😍👌

    • @yaasiincumar1574
      @yaasiincumar1574 4 ปีที่แล้ว

      Waa runtaa

    • @sombay1655
      @sombay1655 4 ปีที่แล้ว

      Ana kula daawanooYa dE 《《 wanba jooga cml 》》 wanba ka helaa heestan

    • @AlmaasXasan-hq9gg
      @AlmaasXasan-hq9gg 10 หลายเดือนก่อน

      xaqiiq waa balad raaxo baydhabo jinay ❤

    • @geesiweyn5873
      @geesiweyn5873 5 หลายเดือนก่อน

      2024 😢

  • @sayiid798
    @sayiid798 7 ปีที่แล้ว +38

    Reer baydhabo waa gob Salaan Dahaba Aya hawada uso marinaya Meelkaysto ay jogaan Alle ha idinku xafido

    • @hamdaruun4606
      @hamdaruun4606 7 ปีที่แล้ว

      Abdi Wali237 waa lagaa gudoomey wllo salaan la mid ah

    • @kiineykiin9566
      @kiineykiin9566 7 ปีที่แล้ว

      Abdi Wali237 waad mahad santahay salaan gumeed ayaan hawada guso marinena

    • @xasanmacalin6990
      @xasanmacalin6990 6 ปีที่แล้ว

      Abdi Wali237 mhdsnd

    • @AlmaasXasan-hq9gg
      @AlmaasXasan-hq9gg 10 หลายเดือนก่อน

      waan kaa qaaadnay wll❤😊

  • @geesiweyn5873
    @geesiweyn5873 5 หลายเดือนก่อน

    Nimcaaankii 2017 io nimcaanka 2024 ,reeer baydhabo hadaa nahay khaas baan ku wadana❤

  • @najmaali8443
    @najmaali8443 7 ปีที่แล้ว +10

    wooow nimcan nolow waa runtaa beydhabo mel ka qurux badan ma lahan thanks

  • @dayaxmee5862
    @dayaxmee5862 7 ปีที่แล้ว +14

    Fankii soomaliyeed wiilkii ilaahay u soo direy , kheyr alah ha kuu badiyo Nimcaanow walee aabahaa nin buu dhaley.

  • @AlmaasXasan-hq9gg
    @AlmaasXasan-hq9gg 10 หลายเดือนก่อน

    baydhabo jinay nimaan tagin wadanka ma baranin ❤😊

  • @youngmoha5759
    @youngmoha5759 7 ปีที่แล้ว +5

    reer Beydhaba waa dad wanaagsan oo u bisil nabad iyo xasilooni One Love 5ta Soomaali

    • @xaawomaxamed1424
      @xaawomaxamed1424 4 ปีที่แล้ว

      Reer baydhabo isin salami baydhabo waamagalo Ana jeela

    • @abdiqadir229
      @abdiqadir229 3 ปีที่แล้ว

      Rear baadiyaha ciise maxamuud markay
      Magaalada soo galaan
      Waxaa la baraa khaniisnimo ilayn waraaq Cad oo kale
      Hadba waa wixii lagu qoro

  • @dheymaluula4452
    @dheymaluula4452 7 ปีที่แล้ว +10

    Baydhabo jinaay 💖 reer aaadey jecliya lkn ma tagin wan tagi doona yaqay insh Allah

  • @xasanwadani3552
    @xasanwadani3552 ปีที่แล้ว

    Baydhabo kugu qoray buuga Noloshayda waa cajiib i lov my people from gare❤

  • @omaryare5909
    @omaryare5909 7 ปีที่แล้ว +10

    Salan qaliya rer baydhabo from putland

    • @bsp05simad3
      @bsp05simad3 6 ปีที่แล้ว

      Omar Yare laga gadomey

  • @samawade282
    @samawade282 6 ปีที่แล้ว +3

    In badan ban ku hamiyey in aan barto qof reer bayfhabo ah lkn nasiib wanaah hada waan bartay

  • @najaaxnuura9363
    @najaaxnuura9363 4 ปีที่แล้ว +1

    Baydhbo jecliya ku qorey buuga noloshyda magaaladydi baydhbo janaay❤❤❤❤

  • @warsameadan717
    @warsameadan717 3 ปีที่แล้ว

    Baydhabo ayaan so jedaa lkn wiligey matagii i.a I will go soon

  • @abdifatahali988
    @abdifatahali988 6 ปีที่แล้ว

    Reer baydhabo salan gali iyo laab. Aa hawada idiin so marinayaa mel kasto aa dunida ka jogtaan insha allah wa taga baydhabo next year

  • @naciimanaciima1716
    @naciimanaciima1716 7 ปีที่แล้ว +4

    yes kala bilan dhul an bad laheen ❤❤❤ love you beydhabo janaay

  • @mocalaale4263
    @mocalaale4263 7 ปีที่แล้ว +4

    #Hilaaac_the_king ❤️❤️❤️❤️❤️💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽☝️💪🏽 the only man I listened

  • @abdiqadir229
    @abdiqadir229 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahaw Hooyaday u
    naxariiso waxaan joogaa
    Magaalada gaalkacyo oo
    ay ka soo jeedo Anigoon
    Farxad iyo caafimaad ku
    Haysan hadana boqortooyo
    Weeye ilayn meel barkhadi taale reer abtigay gob gob dhashay waxaan dhibanaa in ka 20 sano waxaan ku
    Noolaa magaaladii dhibta aan Qabo ay iga soo gaartay hadana 30/october /2021
    Habeen jimce ah waxaan joogaa gaalkacyo oo aan ahayn magaaladii dhibtu iga soo gaartay waxay ahayd dhib sixir Iyo Ehel la.aan ilaahay
    Baan ka sugayaa waxaan rabo inuu isiiyo oo wanaag ah xumaana iga ilaaliyo
    Duruufaha aduun iyo dhibaatadiisa baa iga tiro batay

  • @ikhlaaxasan4315
    @ikhlaaxasan4315 7 ปีที่แล้ว +2

    waa magaalo aaad u qurxoon baydhabo jinaay waa magaalo dhankasta kafiican allah nabdyeelo reer baydhabo jinaay aamaan baydhabo jinaay

  • @garon8608
    @garon8608 7 ปีที่แล้ว +1

    Baidoa hooyga is dhexgalka iyo hurumarka aad wadan waa in la adinku bogaadiyaaa

  • @greensportshd1308
    @greensportshd1308 6 ปีที่แล้ว +2

    from galmudug
    farxadiino waa farxadeena

  • @shucaybmohamed7731
    @shucaybmohamed7731 7 ปีที่แล้ว +1

    Gabay qurux badan baad music u saadheen.

  • @amirhaji1567
    @amirhaji1567 6 ปีที่แล้ว +1

    Baydabo janaay janadii dunida alla goorme tagi doona
    Waligey maba tagin hdana xiso aya u qabaa

  • @dayaxmee5862
    @dayaxmee5862 7 ปีที่แล้ว +2

    Boqortooyo reer baydhabo ma fydaan.

  • @mohamedsharif343
    @mohamedsharif343 5 ปีที่แล้ว +1

    Baydhaba waa magaaladii somalida laga beeray wlhi waa ruuntiis jinaay Qof kii tago jirkaa kunasanaaya🤓

  • @dayibselaban6086
    @dayibselaban6086 7 ปีที่แล้ว +2

    wooooooooooooooow....nimcaan...caaaaaaaaaaadi.... maaaaaaaaaaaahan

  • @Daahir037
    @Daahir037 7 ปีที่แล้ว +2

    mansha alaaah nimcaan hilaaac

  • @abdirahmanmahamud1770
    @abdirahmanmahamud1770 7 ปีที่แล้ว +2

    Nimcaan waa boqorka codka qarni gan

  • @abdiraxmaanbarrecismaan1211
    @abdiraxmaanbarrecismaan1211 4 ปีที่แล้ว

    Baydhab janay 💯🇸🇴🌺💯🇸🇴🌺💯🇸🇴🌺💯🇸🇴🌺👏👏👏👏👏

  • @HassanAhmed-jw3hf
    @HassanAhmed-jw3hf 7 ปีที่แล้ว +1

    wlhi wa nin culus nimcaAn nolow in badan tageero waad leedahay wale

  • @mohamedsharif343
    @mohamedsharif343 5 ปีที่แล้ว

    Nimcaankii hirgalay legend 🤓

  • @khalidthomasromanceguy4774
    @khalidthomasromanceguy4774 7 ปีที่แล้ว

    gayiga somalida adiga ka wata codkaga ayaa izoo jiitay plhi inta bugta ku jar hadalka bum awdal my home

    • @starlinmahamed3965
      @starlinmahamed3965 7 ปีที่แล้ว

      Waaaaaaaaaw nimcnow codka ale kama goyo wan kasugayay in ada hiskale noso qado in adar wa ka baxstay wle fananin badan wada danta beydabo ale hadesto insh alah adigane u nolow cadowgag inbadane wan kusalamay rer beydabo salamantin ilahey sindor nimcan heeskalena ku sogan wan haniqada done hanug no farxiyey mash alah sidi aano amantay Ayan Ku amaneyn adigan thaaaaaaaaaaaaaaaaaaanks a lot

  • @abdiazizbakaal8391
    @abdiazizbakaal8391 11 วันที่ผ่านมา

    2025 wali kama xiisa dhicin

  • @cabdirashidgagabo4284
    @cabdirashidgagabo4284 7 ปีที่แล้ว +1

    Axyaa heees boqorka codka waakan walle

  • @Name-dj9ck
    @Name-dj9ck 7 ปีที่แล้ว +1

    goormuu tagy baydhabo?

  • @mustafamiiris3940
    @mustafamiiris3940 7 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid nimcaan c/daraxmaan hilaac

  • @shucaybaare7835
    @shucaybaare7835 7 ปีที่แล้ว +2

    nimcaan horuusaco sxb

  • @ubahnur9624
    @ubahnur9624 7 ปีที่แล้ว

    Alaa muqdishaan. Uu xissay ala ano nabad qaba iigeey

  • @samawade282
    @samawade282 6 ปีที่แล้ว +1

    Baydhaba janaay magaalo aan aad u xiiseeyo ilahow ha idilin anon tegin

  • @mohamedadanalimohanedeq1623
    @mohamedadanalimohanedeq1623 7 ปีที่แล้ว +2

    cadhi mahan

  • @aminaahmed2609
    @aminaahmed2609 7 ปีที่แล้ว +1

    heestan hada miyaa mise

  • @hanidagan1232
    @hanidagan1232 7 ปีที่แล้ว

    mansh Allah nimcan

  • @Daahir037
    @Daahir037 7 ปีที่แล้ว +2

    horay usoco

  • @mocalaale4263
    @mocalaale4263 7 ปีที่แล้ว

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @naftauroon7371
    @naftauroon7371 4 ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @amiinshyusuf
    @amiinshyusuf 7 ปีที่แล้ว +1

    muwadin dhab ah

  • @hooyoluul976
    @hooyoluul976 7 ปีที่แล้ว

    waaaaw nado cali

  • @shaaficigs5444
    @shaaficigs5444 6 ปีที่แล้ว

    Woow

  • @sidafaraskalofogadda1744
    @sidafaraskalofogadda1744 7 ปีที่แล้ว +2

    Nin Nolow maxa aragti ku laaban
    waa Aduunyo way dhacdaaa (Meel uu danbas dhamac ka noqdey)

  • @hanidagan1232
    @hanidagan1232 7 ปีที่แล้ว +1

    wwwwwwww

  • @amiinshyusuf
    @amiinshyusuf 7 ปีที่แล้ว +1

    waryaa faqash

    • @waranle961
      @waranle961 7 ปีที่แล้ว

      amiin sh.yusuf siilka hooyda

  • @hanidagan1232
    @hanidagan1232 7 ปีที่แล้ว

    happy