Hestan wa hees waxan dhagaysanya anoo joga addis ababa sacaduna tahy 8:36 wa haben kii ugu horeyay an ka dhoofayo africa ilhay hamigan leyhy ha irumeyo qoralkan xasuus bu inoqon doona inzha allah diyarada cawa waxan ku qornhy 2:00 sanadku waa 2024/9/30 cidi iga danbysa like ha isarto waqti wacn ban idin rajynyaa inzha allah ❤
Ilaa 2015 iyo hada oo ay 2022 tahay, maalin walba heestani mid cusub bay ila noqotaa. Nimcaan mar walba waa Nimcaan, Saamayn wayn bay noloshayda ku leedahay heestani oo mudo dhan ayaan dhagaysanayay maalin qudhana kama xiiso dhaco. Nimcaan cabdiraxmaan hasaan Hilaac.♥️
Alla heestan waxan ku xasusta waxay so baxday xili jacaylkayga kowbad galay Markas ayan gabadha gaad gaadi jiray ayado i ogayn oo xariir ila lahayn jecladay markas dhagaysan jiray jacayl xunbu ahaa 5\2014---9\7\2019 ALX extaydi still i love you🥰 cawadana ku xusaaye from Toronto Ontario 🇨🇦🍁
2014 up to now 2021 wan dHagaysanayaa 🎵 Heeztan xasuusta Ay igu LedaHy Laba Nin oo An zHpo naHy ayaan isLa dhagaysan jirnay iminka wanu kLa FognaHy AbdiLaHi mohamet AbdiLaHi Case & Abdibaasid EsmaiL 2014 unforgettable year 😢 ILaHy Nabad Ha igu kiin tuzo Mar Labaad zHpayaaL 🤍
22/03/2023 maalin arabaca aha walipa 1 dii duhurnimo o barina ay bilaabmayso bishi barakaysnayd ee Ramadan insh allah qofkastoo iga danbeeya wxn kacodsanaya inu isoduceyo wn xanuusanayaaye😭
Oh jacel wa xanun xiligan aya mel ani kale fikirayo hestan qalbiga ayay iga tabanaysa walahi wa waqti danbo oo ani kalegay ah sacado wa 2:30am::::/1/10/2021 inta is jacel ilahay ha isku sahlo amin amin amin yarabi
9sano Kahor Anigoo Galkacyo Joogo Ayaan Dhagaystay Hada oo Ay Tahay 21 May 2023 Anigoo Mogadishu Joogo Ayaan Dib Udhagaystay One of the best Somali Singers Nimcaan✌
Heestan qeybta danbe ducada ah wxa hada ka hor iso dirtay gabar aad i jecled xariir inaga dhaxeyey " jaceylkena wa midan dumin dulqad iyo yesha sharafow inagu an wada daryel " ugu wan kala irdhowday ayda baraariyo barwaqe ku ladan tahay aniga haarihi jaceyl iyo meel hadana ayan ku habsamay ifkan ku cildoway balse calaf lama dago lama diidi karo waa deeq Alle waan iska qaatay balse inta iga danbesay waxa idin ledahay " intu calaf jiro haku daalin caashaqa " Alla wacneda markad i lahyd jacelkena wa midan dumin hadase iga fogeda axya 😑😑 Hbeen khamis so gelayso 1:46 am. 7/ 10/ 2021 waqti kan ka wacan ayan dib u furi doona fariintan tan insha Allah😊😊😊😊😊😊😊
[TARIIKHDU WAA 2016 /15/7/ GOOTU WAA MIYI ] MaaLin maalmaha kamida anoo loo beerta ku eegaya 10:30kii meelaha jawigu waa roob roob mayayaga ka loo yaqaano ayaa samada wada qariyay quruxda ma malayn kartid hadaad samada fiiriso cajiib weeyi ayaa waxa ii yimidqy wiil sxpkay ah oo heestan dhagasanaya ana waligay maan maqal waan ka dirsaday naalintii oodhan waan ku cel ceshanayay waxan ilaawi laahy barwaaqadii aan xoolaha ku raaaci jiray iyo dhulkii xariirta ahaa waan u xiisay runtii ma jirto meel ka nolol fiican miyiga ❤❤❤
Jamashadan ihaysee Jiidatee Naftee Ay Ka jeesan waydee Ma Adigaaa Hoy Hoy adiigaa Ma Anigaa Ma anigaa ujiilqaba Heestaan wxan Dhagaysanayaa 2022 KaMa daalo inaan Dhagaysto
Axad 14 may 2023 ayaan dhegsanaya hestan kama daalo wana jeclahay waxa nasib daro ah inan jogno wakhti ay hesayan catosh yare barbalarka iyo socdaal😢😢😢😢😢😢😢😢
hees aan aad u jeclhay jacaylkayga dartiis in badan waan u dhagaystay heestaan inasha allah hadii aan midowna boqoradaydaa waan wada dhagaysan doonaa 2024/6/19
Hestan wa hees waxan dhagaysanya anoo joga addis ababa sacaduna tahy 8:36 wa haben kii ugu horeyay an ka dhoofayo africa ilhay hamigan leyhy ha irumeyo qoralkan xasuus bu inoqon doona inzha allah diyarada cawa waxan ku qornhy 2:00 sanadku waa 2024/9/30 cidi iga danbysa like ha isarto waqti wacn ban idin rajynyaa inzha allah ❤
Waqti mursal faladagan iyo fartuun balbalarka ay soomali fanaanin u yihiin ayaa dawanayaa like isaar wll hadaa soo boqatay 2021!!you all full respect
Kkkkkkkkk
Sharma, iyo Didi ayaan ku haystaa
🤣🤣☝️
Kkkk
@@abdirahmanmohamed8206 maxaad soo doontey
Heestan wax badan dhagaysanayay waligay commentiga ma soo galin waxii iga danbeyow likta ha ila dhafin waa xasuuse😭
Sido kle wlh cwa is dhahay eeg commentiyada dadka
Asc
Waan Hubaa inaa heestan miraha mcn Dib uso boqatay hda iga danbyso Like iireeb 😢🙏 26 June 2023❤🇸🇴
Tarikhdu isma qariso 😢waku saray like inbadan bad igaso horbaxday cawa wa labdi hanenimo
@@ruqiyarubaabi6999ok byo
ok
Manta tariqda wa 4 mar 2022 hadad hestan aadka u macan aad dawaneso sanad kle ama bil kle a bishan aheen likta ha ila dhafin🥺🎼🎧🎵
17/9/2022
Nove23=2022
29 Nov 2022
4 December 2022🥰
20/12/2022 🥺🥺🥺
Waaaw heestan xasuus gaara ayey igu leedy waan iska jecelay
2021 malin jimce bilawga sanadka yaa iladawanaya
Ani kula dhageysanaya😂
thnkss
2023 goor subax ah sacaddu 10:40 tahay baaan dhageysanayaa fanaankeyga io macalinkeyga Nimcaan Abdirahmaan Xassan Hilaaac.
Gurieel gurigeygii baan idinka soo salaamaya.😢❤
Guricel Janno my home
Waxan is baranay gawar qurux badan oo aan isku dawecad iyo isku dhaqan aan aheen sas tahay waan isku sabri jirnay waxan u dhabar adeegno xiriir keena waxa uu noqday mid aad uqurux badnaday❤ xiriiir 1sano wadnaa labadeno lawo safar nasoo galeen saas tahayna in lakala tago marabno meken midka kale wuuu jecel yahay waxan rabaa comantigan malin un inaan hadiyad ugu dhigo tas ah inaan wax aad ayada aan Ka dorsanayo in usan jirin isha allah waxan rajenaa 2 inta nolosha Ka dhiman inaan is ilaaashano 😢❤
wlll maad is guuursateen imika 7 biloood qoraalkga kasoo wreegtee
Nagada daba gee wlo xgd ku danbayseen adi inantii 😂
Ilaahay haidin ziyaadsho wll
1 saNo ka dip arky qoralkn hda xged ku dnbysin wll 😢
Ani waan jeclahay dadka xirirka leh eee isjecel illahay haa isku kindayo wllkay ❤❤😢
who is still listining 2024😂
😂
Legendery 😂😂
😢
😢@@mohetfarah129
Hhh
Xidigaha Geeska,
Magaca sidaan u jeclaa iyo xidigaha codka macaan xitaa waqtigaasi waxan aas aasay koox kubada xagta ah oo magacaasi ku dheesho nasiib wanaag lix koob ayaan u qaaday teamkaasi waxey aheyd waqti qurux badan oo aysan iga qasneen
Axya wakhti
Xarif yaku wediye tarikh noledkas kkkk
❤❤❤❤❤❤
2021 yaa ila dhagaysanaya still watching nimcaan c raxman hilaac😍😍😍
🙏🏻
Kula dhageysta
Anaa dhagasanaya wali
Me
Ani wll
Noloshu Dhadhan Ma Yeelato Jacayl La'aan.! Jacaylkuna Macaan Ma Yeesho Kalsooni La'aan.! Kalsiinidu Ma'aha Mid Dhalata Farxad La'aan.! Farxaduna Ma'aha Mid Timaada Naxariis La'aan.! Nariistuna Wa Adiga 😰💔💝🖤💌🥀
Oraahdan wan kahelay runti mr ahmed wan qadan cawa tan aadbey icajabisaye
🙏🙏🙏🙏
Xaqiiiiq
TaNi xaqiiq weyaN dhap aHanti wxana fahmi kraaH qof iNtasba izku hysata😊
Gurigaygi oo 20 sano soo dhisna ugu danbeyn wuxu uu Bunbury jacayl la,aan iyo kalsooni darro
Waxay I ahyd wkhti qrux badn 🥺😨dugzi sare dhiganayay aadbay ii jeclayd xamdi😭 hdda lapa ciyala ii leedahy alx
Heestanpy iso diri jirty iyado warqad igu soo qori jirty🖤
Illaa hdda 2022 waanu wda dhagyzanaynaa .
Xuzuuztu wacanaa😭😨
Masha allah
Manshalah ❤ 🥰 ❤
M.a
m.a💖
Mashalah 🥰 zxp adiga duma horey u socda Gurigiina Allah Idinku dhowro Anoona idin aqoon baan waarid idinku Duceeyay walalayaal 🥰🙏
Runtii waxaan ku jiraa dhibaato jacyl oo inan aan is jeclayN ayaa i dhawaacadeyy runtii wallahi qalbigayga holac iyo murugu ayaa ka dhex baxaysa "jiradiyo dhibkan qabo tolow ruux la jaari miyuu dunida joogaa" 😢💔😭
ilaahow faraJ khayr qaba ayaan ku waydiisteyy yaa rabbiii 💔😭🤲
Alle qalpiga hakuu qapoojiyo Zxp
It is a precious and beloved song..who is watching me in 2021
Heeskan 80% macaankeedu waa musiga, full respect axmad weli furinle
Somaalida fanka ku jirta waa fanaanka ugu cod macaan m.a nimcaan
2014 waqti aan soo laabaneyn xasuusihiisana qaba 😢❤ Nimcaan hilaac calankiisu ma dhaco 🥰❤️
November 7/ 2023 and, I’m still listening so beautiful ❤️
Ilaa 2015 iyo hada oo ay 2022 tahay, maalin walba heestani mid cusub bay ila noqotaa.
Nimcaan mar walba waa Nimcaan, Saamayn wayn bay noloshayda ku leedahay heestani oo mudo dhan ayaan dhagaysanayay maalin qudhana kama xiiso dhaco.
Nimcaan cabdiraxmaan hasaan Hilaac.♥️
Nocas mathy. Ramadaan Xita😁
@@axmedzaki6881 Wakhti walba waan dhagaystaa.
2022 still I'm listening 💔💥
Alla heestan waxan ku xasusta waxay so baxday xili jacaylkayga kowbad galay
Markas ayan gabadha gaad gaadi jiray ayado i ogayn oo xariir ila lahayn jecladay markas dhagaysan jiray jacayl xunbu ahaa 5\2014---9\7\2019 ALX extaydi still i love you🥰 cawadana ku xusaaye from Toronto Ontario 🇨🇦🍁
after 10 years 2024 still listening❤
2014 up to now 2021 wan dHagaysanayaa 🎵
Heeztan xasuusta Ay igu LedaHy Laba Nin oo An zHpo naHy ayaan isLa dhagaysan jirnay iminka wanu kLa FognaHy AbdiLaHi mohamet AbdiLaHi Case & Abdibaasid EsmaiL 2014 unforgettable year 😢 ILaHy Nabad Ha igu kiin tuzo Mar Labaad zHpayaaL 🤍
Mad kala fog tihiin alle dib ha idin mideeyo asxaabta
5/1/2025 𝐲𝐚𝐚 𝐢𝐠𝐚 𝐝𝐚𝐦𝐛𝐞𝐲𝐚 😢❤
I've been watching this song since 2014.
2021 still iam listening to this song♥️💯😎 Nimcan Abdirahman Hassan
1 bil ka hora qoral ka so qortay welina waxba ka dhiman 2021 😂🤣
Mantu sanadku 2 laba yahay alx ilaahay ba nagu simay
😊😊😊
aniga 2021 dhagaysnaya
Sidookle 😘
22/03/2023 maalin arabaca aha walipa 1 dii duhurnimo o barina ay bilaabmayso bishi barakaysnayd ee Ramadan insh allah qofkastoo iga danbeeya wxn kacodsanaya inu isoduceyo wn xanuusanayaaye😭
Alle ha ku cafiyo wlshy
Alle haku caafiyo walshey
Alle ha ku caafiyo wll
Oh jacel wa xanun xiligan aya mel ani kale fikirayo hestan qalbiga ayay iga tabanaysa walahi wa waqti danbo oo ani kalegay ah sacado wa 2:30am::::/1/10/2021 inta is jacel ilahay ha isku sahlo amin amin amin yarabi
Amiin yarapi🥺🤲
Aaamin sxb Ani baa ka mid oo jaceylku igu dhacay mar 2baad tan iyo 2016 bishii September.
Xiliga Aan dawanayo waa habeen fiidnimo ah.
23/march/2022.
Malin Wednesday ah.
Jacayl baa dareen dhab ah runtii.
😭😭😭😭💔sorry walaal😢😢
Amiin
Anigu i haya mar labad isma laheyn qof danbe jeclan donta kaygi hore 2-3-2015 hadna 5-4-2019 ila hada 2024 qof daba socda 😢
2013 still I'm listening to this song 🎵😩
❤😢
@@iklazelmi5438 cvxdf
I can't tired of listening this songs from 2011 upto date bcoz am a fan of nimcaan hilaac keep rocking my lovely brada
2014 bey heestu soo baxday waaxay 2011 aad leedahy
Wuxuu Ka Hdlaya Xiliyadii U So Galay Fanka Nimcaan Waa Taagere Dhab Ah ❤️❤️
That makes the two of us
Me too
Was a big fan of Nimcaan since 2013
Rqt16m1suqjymew @@mohamedbashirabdullahi69381raq121au Qq251q3
9sano Kahor Anigoo Galkacyo Joogo Ayaan Dhagaystay Hada oo Ay Tahay 21 May 2023 Anigoo Mogadishu Joogo Ayaan Dib Udhagaystay One of the best Somali Singers Nimcaan✌
Maanta taariikhdu waa 10/2/2024
Hadaad hestaan aadka umcn aad daawaneyso sanade kle ama bil kle aan bishaaan eheyn liketa ha ila dhaafin 🎶❤
Nimcaan ku jeliya wwww 2020 yaa dhagaysanaya
13 December hapeen sabti so galayso saacadu thy 9:35 hapenimo ayaan dhegaysan heestan qalbi jab ayaan dareemaya runtii 😢 wiilka jcylka isla wadny 2hapeen kala amusanahy dabeecadahayaga isku kaaya diiiday wlhi wn jeclhy ilhow kheyr iga dhiga yaa rabi 😢 😭 ❤❤
Heestan bilaa calayk waanba iska dhegeystaa 2014 kii iyo Ilaa hadan 2021 iska muujiya like ta cida iLa dhagaysata
Gabadh ayaan is baranay 2016 runtii waan jeclahay ilaa hada iyaduna way ijeclyd balse qaldaadkayga dhalin yaranimo ayaa iga fogaayey runtii waxaan maraya gabadhii 30naad aan barto ilaa hada gabadh kasta iyadaan ka dhex raadinaya hada waan joojiyey xidhiidhba sababto qofba qof la mida lama helaayo iyaduna waxay ahyd qof aanan mardambe midoobayn
😢😢
Sorry bro
Wad heli hadii aad calaf ku leedahay hadii kale mid kale oo fican heli ilaahay idinkii
Niyada khayr u sheeg
Waxaan dhagesanaya hestan 24/01/2023 2da habeenimo 😢 manta waxee ku aadan tahay kala tageni ani iyo jaceylkeygi hore oo aan wali jeclhy Lkn dabeecadaheni Isku kaaya diiday 💔. Sanad baa laga joga Walina ma ilaawin oh 😩 guur nama dhex marin kaliya jaceyl 3sano wadnay ayu ahaa😢 sidee dareeman❤tolow dadka nolosha wadaagay oo kala tagay xanuun baan dareemayaa 😢
Xanun jaceyl wa xanun un abyo waxba isma dhaman allaha kuqabojiyo qalbiga
Alle ku cafiyo xanunka kula dareema qof ad keliga jeceshahay dhib badana
Mxan Aad u Jeclaa Yurub Mohamet Apdi ❤️ 💯 Inanyaro Qrux Bdan Ayy Ahyd Berigaa Xasuus🙏🏾
Heestan qeybta danbe ducada ah wxa hada ka hor iso dirtay gabar aad i jecled xariir inaga dhaxeyey " jaceylkena wa midan dumin dulqad iyo yesha sharafow inagu an wada daryel " ugu wan kala irdhowday ayda baraariyo barwaqe ku ladan tahay aniga haarihi jaceyl iyo meel hadana ayan ku habsamay ifkan ku cildoway balse calaf lama dago lama diidi karo waa deeq Alle waan iska qaatay balse inta iga danbesay waxa idin ledahay " intu calaf jiro haku daalin caashaqa " Alla wacneda markad i lahyd jacelkena wa midan dumin hadase iga fogeda axya 😑😑
Hbeen khamis so gelayso 1:46 am.
7/ 10/ 2021 waqti kan ka wacan ayan dib u furi doona fariintan tan insha Allah😊😊😊😊😊😊😊
2 yr ago ka soo waregaty waxn filaa inaad bogsaty 😊
[TARIIKHDU WAA 2016 /15/7/ GOOTU WAA MIYI ]
MaaLin maalmaha kamida anoo loo beerta ku eegaya 10:30kii meelaha jawigu waa roob roob mayayaga ka loo yaqaano ayaa samada wada qariyay quruxda ma malayn kartid hadaad samada fiiriso cajiib weeyi ayaa waxa ii yimidqy wiil sxpkay ah oo heestan dhagasanaya ana waligay maan maqal waan ka dirsaday naalintii oodhan waan ku cel ceshanayay waxan ilaawi laahy barwaaqadii aan xoolaha ku raaaci jiray iyo dhulkii xariirta ahaa waan u xiisay runtii ma jirto meel ka nolol fiican miyiga ❤❤❤
Siniyadda ayan udhagaysanaya wlhy heestaan cawah yaayiri somalidu jacayl mataqano insha Allah inaynu dib ukulano ayaan alle ka baryaya
2021 🥰Wllshy fadumo barre kusoo Xasuusana heestan ilhy ha idhafe 2015 igu danbesy ayda iO heestaba aan dhagesto Germany ayy ku nooshy ayda anigana mqdsho ilhy nwd ha inoo kulan siyo i.a
Waxaa lajoga 2022 inta ilaa hada dhagaysata ee ka xiso dhicin farta taag💖💖💖💖💖💖💖❤❤❤❤❤❤
Asxabul Qalbi To Qalbi 2021 Love Ku Dhoobo 👍❤
Jidiinki kago,ayo
Indhiihi jiciirmo🎉🎉
1week to 2021 Nimcan heesihi hore soo booqdey
2022 still iam listening song 🥰nimcan abdirahmaan Hassan
❤❤
Jiradiyo dhibkaan qabo tlow ruux la jaar ihi miyuu dunida joogaa nimcaan inta dawanysa 10 December 2021🙌
12-1-2021 Who Still Watching
Jamashadan ihaysee
Jiidatee Naftee
Ay Ka jeesan waydee
Ma Adigaaa Hoy Hoy adiigaa
Ma Anigaa Ma anigaa ujiilqaba
Heestaan wxan Dhagaysanayaa 2022 KaMa daalo inaan Dhagaysto
I love nimcan's songs ,am Still watching March 2021🥰🥰
Love u too❤️
@@MMaamimay
Still I'm listening 🎶 his songs sister
@@hananshalle4051 aniga hadaa dhageesanooya 7maalin iga hooreesaa 😂👍
Hasan
2022✔️✔️✔️✋✋still iam listings this song🖤🖤❤️
2020 yaa ila dawanya like saar
2021 yaa ila dawanaya🖐
still listening 2022 isoo raaca inta dhagaysaynaysaa☝️
2024 still listening❤😢
Last day of 2020 yaa dhageysanya 😍 hadad jiriso saadaal jeer uunbaad la kulantaaa😎
2022 still watching nicman hilaac😍
2021 still I am listening to this song ❤
Why you are listening to all my favourite songs? We met before another comment in somewhere else. Lol
Are we soulmate? Who knows! Lol
@@Ramboooooooo oh i don't know but it looks like we have the same choice I greet you beautiful have a good weekend😊
@@Inna_mohamet , 'Same choice', yes maybe.
Sidoo kale maalmo wacan walaalo Bedria.👍
2022 yaa ila dhagesanayo🥰😍
Heestan wakhtibay kujirtay heesaha posaaso loogu jeclayhy, oo aroosyada iyo badhiyada laga daari jirey, xasuus 2014
I LOVE THIS 😊SONG
After 8 yrs waxaan leeyhy abwaanka heestas soo saaray still aniga ahaan jirada waan kula qabaa
Dadka ilaq 2022 dhageysanaya isoraca❤️
Yurub and Hilaac best freinds 🥰🥰 look how happ yurub is 🥰❤
01/02/2024 still listening❤
Axad 14 may 2023 ayaan dhegsanaya hestan kama daalo wana jeclahay waxa nasib daro ah inan jogno wakhti ay hesayan catosh yare barbalarka iyo socdaal😢😢😢😢😢😢😢😢
28/10/2024😢💔
Me ✋️ talow maxaa halkan na keenay💔😥
ياسسسلام أبداع واحساس جميل فنان وصوت جميل تحياتي
Jiradiyo dhibkaaan qabo tolow ruux la jaari miyuu dunida jooga miyuu dunida joogaaa💔😭😭ilahow calaf igu dar suldankeyga🤲🏾😭😭
30_1_2023❤️🩹🥺💐😭 heestaan waan iska jecLahayyyyyy😩 My Fv singer nimcaan abdirahman hassan hiLLaaaac🤴🏼🥰
Still listening 😢
Sidad hesta u jeceshshy Ana mad ii jeclatid wllp😢😊
Hadaad jiriso sadaal mar unbaad lakulanta intaad dunuda joogtee❤❤❤
Hees intii ladhagasto waa hestaan ugu jeclahay ,hilac magacaa hajiro bro
FaallOoYiN KaN Waxan UGa Jeedaa RiYooYiN RuMoobaY iYo lamaaanaYaal WalhTiGu Kala DiRaY😢😢💔🎶
Alla RiYooYiNka HayNoo Wada RuMeeYo😢😢🤲🤲🤲
Is still listening 2024🌋🌋🌋🌋🌋
hees aan aad u jeclhay jacaylkayga dartiis in badan waan u dhagaystay heestaan inasha allah hadii aan midowna boqoradaydaa waan wada dhagaysan doonaa
2024/6/19
Back to old memories ❤
Erayadii: Sadiiq Maxamuud Gahayr
Laxamkii: Cabdi Hani Xaashi Abdillahi
Music: Furinle
" Jiradiyo dhibkaan qabo
Talow ruux la jaar ahi
Miyow dunida joogaa?"
Hees waa dhaftay ❤
Still watching April 2024 and I still love it ❤️❤️❤️
2021 dhageysanya n.hilac
Tagero buxda
☝️
2022 heesan dhagesanayaa 26 Augusta waxan hesan ku xasuusta daruufo badan nolosheyda ku hareersan 🖤😭🤲
2024 cidii so gaaarty oo soo raadisay heestaan like igu xasuusiya😢
Bilowga sanadka 2023 ...1...3..yaa ila dhageysanya Wan jecyl ax🥺
waaaw waa codkii macaana ee fanaanka da dayarle ee nimcaan hilaac iyo yurub geenyo
Ahmed Boorama 6years ago comment hhh
Legend waqtigeeda hayay
Heestan Wa Heesta Aan Marksta Naftyda Dhagysiin Jiry😞
2016-2022. Sheekadyda Ayaa Sidan Ah
waanu IsjecLayn Walipa Sidhaba mudada Intaa Leeegna Dhib Iyo Dheefba Waanu Soo Qaybsany Lkn Ma Awoodin In Aan Sheekadn Soo Afharno Oo Aanu Guur Iyo Nolol Ficn Ku Dhamyno Balse Wakhtigaas Ardyna Waan Ahaa Wx Aduuna Qacnta Kuma Hyn Walidkyna Iima Hayn 😓 Allahyow Nin Aan Aduunyo Hayn Iyo Jacyl Mxaa Kla Dhex Yaal,
wxaanu Xaalads Kaso Gudubnapa Qoftaydii Hooyaded Ayaa Maalin Kasta Ku Odhan Jirty Hooyo wiil Ayaan Kuusoo Hely Xigtadeena Ah Oo Kuu dhisaaya iyadna Wxy Ahyd Qof wakhtigaas ijeclayd Balse Wayka diiday Mudooyin Badan Ana Waxbarasgadydii Ayaan Halkii Kasii Waty Lkn Mudo markaanu Maryny 5sano Jacylkiii Waa Igu Kaliyooby oo Qoftydii Wxn Kala Kulmay Muran Badn 😣in Lay Idhaa Wx Farxda Makaa Helo😓in Maalintii Oo dhan Inta Layga Mqanaado Mark Isoo Wacdna Hadalo Jeesjeesa Iska Kay Tidhaa Sida wx Laso Waco Ma tihid,😭Iyado Marky Ijeclayd Idhihi Jirtay Waaku Jeclhy Hal Hapeena Yaanan Aragaaga Waayin Ana Maya Madhihi Jirn iLeen Waa Jeclhy Lkn Hada anaa Ka Codsada Inaa Arageeda uxiizy hppi maku caawa Aragaaga Ubaaahnhy Ma kula Kulmi Kara Wxy iigu Jwbi Jirty Mya maku Haleelaayo 😭❤️✋🏻ok Naf Wx Jeclaa Ahaaye wxba Ma urkayn Lkn mudo Kadib Wxy igu Balamisay Guri Iyadoo Rabtana In Ay Wx Iisheegto Aana Wxan Uhasty Wax Farxda Waaaan soo Qadimy waliba Hore u imaady 9.30 Habeenimo ayaan Hor Taagna aqalkii Laygu Balamiyey wxa lay imaaday 12.30 habenimo Intaaso Dhan Dhaxnta Dhacysay Iyo Qabawga Jiraba Ma Dareen Sanyn 🥺Lkn markaan Dhahy intaaso Dhanbaan Horta Taagna Gurigiina Mcn Wxa Laygu Jawby Adaa Soo Qadamy 🥺 ok lkn wxa Ka Danbeeya 😭in Lay dhahy Caawa Wxn Kuu sheeegi Raby Wll Aniga Wxn Raba In aan Danyso Oo Aan Magaalkaa Galo Adna Wxba Naftada Ha Dhib Ee Hore usii Wado Oo Danyso Sidayda 😢wlhi iLinta iga Timidy waligy Ma ilaawi doono Ereygaa Habenka Lay Dhahy Lkn Ana Wxn Raby inaa Usheego wx Aan Islahaa Usheeg ina Sheqo Hely Oo Aan isLeeyhy Mudo Kadib Ubadkaaga Hooyadood Ha Noqoto Lkn Wxy isiisy Jwb Anan Waligy Masxdyda Ka Baxyn Oo Ah wll Waan Daynsanayaa Ee Adna Dantaada Raaco😭🥺❤️👋 Naf Wx Jecli Nugula
Sorry wllky mcn 🙄
Alla haku booga dhayo naf wax jeceli way nugushaha jacaylkuna waa geed xun oo duliya qofku helana karkaarta kawaydariya
@@indhodeeqhajji5078 haye abyo
Sorry huno
ILA.hadda wan dhageysanaya hestaan 2018_2024
Wlllhi erayo macno leh ayy ledahay 😢😭 Allow hddu calfkeyga yahay isoo dhaweey hddu ificneen Allow iwanaagi😥🤲
Still listening 🎧❣
Hees xasuus leh waxay i ahayd waqti qurux badan anoo arday dugsi sare ah dhagaha gashan jiray jeclaa
Same walhi
Saaqid😂😂 class bad hees ku dhegaysanaysaa
@@abdiazizmursalahmed152 haa waxaas waa caadi marku jcyl kuhaayo wali caqli badan qabin
@@faaizomohamed4303 ciyaalnimi ka ahyd sowmaha 😁😁
@@yousfkhadar2880 yess
Heestan waxn dhagysty wakhtigii noloshyda ugu adka 28th September 2023 8:13pm ismana lihi taso kle ayaa kuso Mari donta qalbigyga dab cadiya ayaa iga baxay lkn waan ku samryaa I.n malinta ugu farda badn noloshyda ayaan arki dona😭😪🤧
Hillaaca Fanka ❤❤❤❤❤❤❤❤
2022 stiil wan dhageysn runti wa cajib😢😢💔
16/9/2024 😢
Jamasho❤😂
16/10/2024 Ma aniga Jiil qaba
My all times lovely song !,, bravo.
Heestan aadka umacaan waxandhagaysanayaa manto aytahay bishu 8/1/2023 💔💯
Jamshadan ii hayse jidatay naftyde 🥺
09/07/2022 maalinta Eid Adha 🌙 ayaan daawanaya nasiib ayaan leeyahay alxm❤
This song is heart touching after 10 years i'm listen like it was new ❤
Still listening 2022 my favourite song nimcaan A.nimcaan hilaac🎧🎤✌😎
Still hben Eida 9/jun/2022👩❤️👨❤️🥺
30 9 2024 1:50 ita iiga danbaysay kusaliya nabiga n.n.k scw scw scw ❤