MOGADISHU'S GOT TALENT FINAL INDHA SARCAAD DADKOO DHAN KA YAABSAADAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.ย. 2024
  • Lasoco Qeybta Xigta
    Balanbaalis Studio Mogadishu Somalia

ความคิดเห็น • 876

  • @ahmedsh1773
    @ahmedsh1773 4 ปีที่แล้ว +633

    inta xabiibkeena Mohamed scw jecel like ha saarto❤❤

    • @abdullaahiosman4917
      @abdullaahiosman4917 4 ปีที่แล้ว +1

      ❤❤❤

    • @gureyfanax5005
      @gureyfanax5005 4 ปีที่แล้ว +8

      Doqon rasuulka scw sharaftiisi like haka dhigin waa duli nimo in magaca suubanaha scw ku tuugsatid

    • @ahmedsh1773
      @ahmedsh1773 4 ปีที่แล้ว +4

      @@gureyfanax5005 maxa ka fiican oo lagu tuuksan laha

    • @gureyfanax5005
      @gureyfanax5005 4 ปีที่แล้ว +2

      ahmed sh dowomada ayaa rasuulka scw kutuugsi taga waxkale kutuugso

    • @abdihamiidshariif4234
      @abdihamiidshariif4234 4 ปีที่แล้ว

      Sifiican

  • @cxasanmaxamuudc1317
    @cxasanmaxamuudc1317 4 ปีที่แล้ว +176

    American go talent hadi la geyo isago calanka bluuga ah wata wlhi wacdaro ayu ka dhigi lahaa keep going lipax 👏👏👏👏👏👏

    • @m.a.h.a.m.e.d
      @m.a.h.a.m.e.d 4 ปีที่แล้ว +1

      Wllo wa lagag so horeeyey waxan
      Wax lala yaabo maahaa ee waxa weeye fsrsamooyin

    • @liibaanladane8088
      @liibaanladane8088 4 ปีที่แล้ว

      Sxp waa been waxani

    • @liibaanladane8088
      @liibaanladane8088 4 ปีที่แล้ว

      Zxp ninku xadhiga ma Kala goyn ee gees ayuu Ka gooyay

    • @fathimohammedmoalim6704
      @fathimohammedmoalim6704 4 ปีที่แล้ว

      Saxiix waaye

    • @maaganedhaba7953
      @maaganedhaba7953 4 ปีที่แล้ว

      American got talent faquushta maqaadato maryooley😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 sakiin runa maahan because gudidu maba fiirin oolama taaban

  • @mahamedhussienodawaa125
    @mahamedhussienodawaa125 4 ปีที่แล้ว +273

    Ninkan waa iga yabiyay 🤔🤔
    Inta ila midka like isara 👍🏿

  • @nasteehohenna9082
    @nasteehohenna9082 4 ปีที่แล้ว +153

    Ilmah booliska inta jcl like ha iga xasdin❤❤❤

  • @nuuradiinkhaliifqarni6778
    @nuuradiinkhaliifqarni6778 4 ปีที่แล้ว +122

    Tartankaa biloow ilaa dhamaad wan la.socdey waxana kala.socdey bartaan balanbalis studio ayana i surta gelisey boqol kiba boqol wan u mahad celinaa 👏👍

    • @MCX6244
      @MCX6244 4 ปีที่แล้ว +1

      @@Balanbaalis sxbow adoo raali ah inta dhiman inagasoo dadaji

    • @kingupdykani9598
      @kingupdykani9598 4 ปีที่แล้ว +1

      Chanalka marku dubayo indha sarcaadka waxa ka dhiman kaliya camirada in qofka marku wax dadka tusinayo zoom ka waliba mid 4k ah

    • @marwaaliballahkuxirnow
      @marwaaliballahkuxirnow 4 ปีที่แล้ว

      @@Balanbaalis thanks aweey qeybihii kale

    • @nastehoabdi555
      @nastehoabdi555 4 ปีที่แล้ว

      Waan sugena away gabdhihi

    • @xurriyo16
      @xurriyo16 4 ปีที่แล้ว

      Xaqiiq wlhi anaa kula midah wadnaha ef em 1aad iyo dhamaad dabeetana Mogadishu got talent balanbaalis studio, heer waxan gaaray inan youtube ku qoro oon search gareeyo inay wax iso dhicin notification ka oo iisoo dhacayn ayan umaleyaa😭😭 kolkasan raaraadiyaa balanbaalis 😍😍🤩🇩🇯🇸🇴

  • @rafiiqhadraawi4273
    @rafiiqhadraawi4273 4 ปีที่แล้ว +158

    The first person
    No views
    No like
    No comments Haley sharfo like ta Yan leeyla dhafin❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ashwaakahmed1434
    @ashwaakahmed1434 4 ปีที่แล้ว +160

    Xamar nabad allaha kadhigo ameen yarabi

  • @Mohamed-rk6wg
    @Mohamed-rk6wg 4 ปีที่แล้ว +17

    The only guy who has the talent in Mogadishu is mahir actually he’s the best in Africa He can represent the whole continent❤️❤️❤️❤️❤️ keep going ❤️❤️❤️

  • @zuhaybrealgoat6689
    @zuhaybrealgoat6689 4 ปีที่แล้ว +48

    Wlhi ninkan waan u qiray legend weeyaan keep going zxp
    From hargeisa somaliland

    • @caydaruusdaacad1132
      @caydaruusdaacad1132 4 ปีที่แล้ว

      Ana sxb from hargiesa somalia

    • @zuhaybrealgoat6689
      @zuhaybrealgoat6689 4 ปีที่แล้ว

      @@caydaruusdaacad1132 adeer hargeisa maaha somalia waa duriyadii somaliland awoowo ka xishoo

    • @axmedindho737
      @axmedindho737 4 ปีที่แล้ว +1

      caydaruus daacad 1 adigu reer Xamari bad tahay Hargaysa sheeganaaya adeer jikaarku ma fiicna

    • @zuhaybrealgoat6689
      @zuhaybrealgoat6689 4 ปีที่แล้ว

      @@axmedindho737 lipah nacabka inaga buufi

    • @caydaruusdaacad1132
      @caydaruusdaacad1132 4 ปีที่แล้ว

      @@axmedindho737 yaa kugu yidhi hargaysi xamar maaha waad hurudaa miyaa whats upkaaga car isoo sii hargaysaan joogaa

  • @mohamedabdihasan829
    @mohamedabdihasan829 4 ปีที่แล้ว +54

    Maahir inta taageersan like ta ha ila dhaafina

  • @mohamedahmedissa5114
    @mohamedahmedissa5114 4 ปีที่แล้ว +38

    Lanbar one liketa dhac iigu siiya ummada somaliyeed is muujiya🥀🙋🏽‍♂️

  • @cabdiqafaarahmed6720
    @cabdiqafaarahmed6720 4 ปีที่แล้ว +54

    inta ilaahay jecel like reply xataa isoo dhaha

  • @kornelqaddafi8111
    @kornelqaddafi8111 4 ปีที่แล้ว +18

    Maahir waanku wataa lph
    Indho sarcaad cimaadisa la tuuray
    Cip going

  • @user-vg9kt7up4s
    @user-vg9kt7up4s 4 ปีที่แล้ว +13

    Waxaan rajeeynayaa maahir inuu galo kaalinta koowaad, kaalinta labaad iyo mida sadexaad intaba inuu isku qaato maxaa yeelay waa wiil dhalinyaro ah oo hibo wanaagsan leh.maashaa allah 💯🌷👍🇸🇴😍 Maahir horey u soco

  • @shucayb939
    @shucayb939 4 ปีที่แล้ว +8

    Walahay waan ka helay siduu indho sarcaadka u samaynayo
    Talent ayuu leeyahay❤🇸🇴

    • @rahmamohamed5636
      @rahmamohamed5636 4 ปีที่แล้ว +1

      Zamiira filfilo channel waa sixir sixirkaaba ah indhaha dadkoo lasixro waana gaalnimo cad sixirku

  • @somalichannel3394
    @somalichannel3394 4 ปีที่แล้ว +15

    ASXEEEY INTA JACAYL INDHASARCAAD LAKE IISAAR PLZ

  • @khadramohamed5308
    @khadramohamed5308 4 ปีที่แล้ว +7

    Maahir gacan baan utaagay wuu iga yaabiyay wlhi salaamaad meeshaan kuyaabaan fadhiyaa

  • @saleemanmaxamed7674
    @saleemanmaxamed7674 4 ปีที่แล้ว +104

    Kan American got talent maa la geeyo soomaliya ha noo matalee 1 milyan oo dollar ayuu heli lahaay dalkeenana sharaf ayuu u soo hoyin la haay

    • @ifraah123faisal5
      @ifraah123faisal5 4 ปีที่แล้ว +3

      Wax aqali leh ba adaan ku arky somalida kle wxy la qaxayaan sixir iyo wxana lgraneen wxni waa tactic ko illaahy hibo usiisey taasan aminzanhy

    • @layloc.casiis846
      @layloc.casiis846 4 ปีที่แล้ว

      Aaway intii kale

    • @Arizgirl27
      @Arizgirl27 4 ปีที่แล้ว +2

      Haa wllhi inaa la geeyo fiicaanlaheed

    • @saleemanmaxamed7674
      @saleemanmaxamed7674 4 ปีที่แล้ว +1

      HODANIISHA pEa aad iyo aad

    • @nimcoabdirahmanyusuf1363
      @nimcoabdirahmanyusuf1363 4 ปีที่แล้ว +1

      Haaa sax lkn waxa kawangsan asiga oo wadankisa jogo ayaa uga wanagsan oo dadkisa ka farxiyo alle cadowga kaqabto

  • @MMTV-nh1jz
    @MMTV-nh1jz 4 ปีที่แล้ว +7

    Ninkan vissa ayan u jareyna si uu America Got talent Somalida u shababho 1M ayuu kaso qadan laha wllhi

  • @ayaniitadr316
    @ayaniitadr316 4 ปีที่แล้ว +1

    Indha sarcaad ta xeriga waan fahmy intuu isku yara duubay aya dhinac laga jray inta la jaray ayuu jebada gashty wuxu caqli bdanaa mnsha allh guul wll ayn ku keyhy

  • @ahmeddahir4775
    @ahmeddahir4775 4 ปีที่แล้ว +5

    Automatically I gave him the First winner.
    Congratulations Mr.Mahir

  • @hanadbashiir4706
    @hanadbashiir4706 4 ปีที่แล้ว +14

    Walhi Mahir Waaa Besta indho Sarcad Wuu Dhafye

  • @abdimahadhassan9776
    @abdimahadhassan9776 4 ปีที่แล้ว +4

    Woow walhi inaba caadi mahan waa waxa lalayabo ayuu sameyay mahiir waan khelay baramishada oow samenayo tartanka dunida ayuu ugu qeeb galikara mujisokinkaan walhi waan kacabsaday baramishyda oow sameynayo 😂😂😂😂😂🇸🇴 horay usoco mahiir pro

  • @zakariyeahmed1387
    @zakariyeahmed1387 4 ปีที่แล้ว +1

    iNta xabiibkeeNa muHameD scw jecel like hala dhaafina

  • @yasminali74
    @yasminali74 4 ปีที่แล้ว +39

    Maahir hibo ayu ilaah siyay Keep going bro❤

    • @rahmamohamed5636
      @rahmamohamed5636 4 ปีที่แล้ว

      Yasmin Ali Waligay baan maqli jirey rer konfurku waxay yaqanin sixirka
      Maxaa hibo ah sxby ma waxan

    • @amiinpunjabi5484
      @amiinpunjabi5484 4 ปีที่แล้ว +3

      @@rahmamohamed5636 adeer waxadan cilmi ulahayn ha iska oran sixir qofkana lama xaqiro ee mashqulka kadaa

    • @fartuunmaxamedalmaz4413
      @fartuunmaxamedalmaz4413 4 ปีที่แล้ว

      Reer koofor lee sixir yaqaaaan miyaaaa😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @amiinpunjabi5484
      @amiinpunjabi5484 4 ปีที่แล้ว

      @@fartuunmaxamedalmaz4413 kuwaan sixir un ayay yaqaanan waxkalaba shaqadood maahan marka indhosarcadka ayay sixir moodaan

    • @ifraah123faisal5
      @ifraah123faisal5 4 ปีที่แล้ว

      @@amiinpunjabi5484 yes wxan tactic wye ay somalidu sixirka kula qaxayso wadmda caalmka Maysan arag miyaa indho saracdka ka jira but wixi way fahnznyihin lkn xazidnimo ayey ka thy iny dhhaan zixir Somali nomadic aabahed waye

  • @suleeqo0163
    @suleeqo0163 4 ปีที่แล้ว +27

    Maahir waa in lagu caawiyaa inuu ka qeyb qaato American got tallent si soomaalidana magac uu ugu soo jiido aduunkana aan ka mid noqo bro keep going

    • @caydaruscayga2170
      @caydaruscayga2170 4 ปีที่แล้ว

      Wada aduunka inaga reebay ba waa "keep going"

    • @caydaruscayga2170
      @caydaruscayga2170 4 ปีที่แล้ว +1

      Baayo comedian ayuu Nabiga swc nacladay
      Indha sarcaad maxaad umaleynesaa marka?

    • @suleeqo0163
      @suleeqo0163 4 ปีที่แล้ว +1

      @SHD Professional dulufow soo fiirso american got tellent sidiisa oo kale mid sakiinta iyo dunta liqaya kadibna ayadoo isku xeran soo saarayo xoolo tuur lahaa tahaye

    • @fathimohammedmoalim6704
      @fathimohammedmoalim6704 4 ปีที่แล้ว

      Saxiix

    • @lolboychannel8028
      @lolboychannel8028 4 ปีที่แล้ว

      😂😂 Ar waxn kulli waa fashil anaaba iska fahmey

  • @zahruujakay9637
    @zahruujakay9637 4 ปีที่แล้ว +7

    Woow! Maahir what a talented boy😍👀

  • @ishwaaqali8305
    @ishwaaqali8305 4 ปีที่แล้ว +3

    Wow how my magic is my motherland👑👑👑😻😂😂😂😂😂😂😂 this guy is awesome

  • @ibrahimabdirahmanadan3554
    @ibrahimabdirahmanadan3554 4 ปีที่แล้ว +8

    Inta barnamijkan kuhaysato like dhac iigu sii
    👇👇👇

  • @abootacommunitychannel9085
    @abootacommunitychannel9085 4 ปีที่แล้ว +43

    Waaaa aaaaàaaaaw 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 maahir meshaan joogo ayaan ka cabsanooyaa wlahi dadkii kuu dhaw wadnahaa kasoo dhacay ar ninkaas amuu dharka dadka ka dhigaa😂😂😂

    • @sasqarimdiis8482
      @sasqarimdiis8482 4 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhhhhhhhhh waxba uma dhino

    • @caydaruusdaacad1132
      @caydaruusdaacad1132 4 ปีที่แล้ว +1

      Waa cilmi labarto

    • @fatimayusuf3640
      @fatimayusuf3640 4 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhhhh waxna lama aha in u dadka dharka ka dhigo

    • @hamdaabdule71
      @hamdaabdule71 4 ปีที่แล้ว

      Aboota Community channel 😂😂😂😂 wlhi sasan ka baqoya gydiga ayu wadnaha kariyay

    • @mr.hassan6699
      @mr.hassan6699 4 ปีที่แล้ว

      😂😂

  • @mphatsocheusi6233
    @mphatsocheusi6233 4 ปีที่แล้ว +10

    I think I'm a first person today

  • @hasanmahamud6222
    @hasanmahamud6222 4 ปีที่แล้ว +4

    waa cajiib indhosarcaadka uu soo bandhigay, sakiinta waan awooodi waayey in aan fiirsato.

  • @ubahwarsame7693
    @ubahwarsame7693 4 ปีที่แล้ว +5

    WIILKAAN HAS TALENT,MAASHA,ALLAH

  • @dhool_waabari_130
    @dhool_waabari_130 4 ปีที่แล้ว +12

    Acuudubilaah minashaydani rajiim

  • @Saabirofficialchannel
    @Saabirofficialchannel 4 ปีที่แล้ว +5

    Maahir waxaaan ku lee yahy kp going

  • @djciiltireofficiallchannel7133
    @djciiltireofficiallchannel7133 4 ปีที่แล้ว +29

    Intii jecel indhosarcadkaas like❤👍 dhac kusii

  • @mahamedabdillahi9283
    @mahamedabdillahi9283 4 ปีที่แล้ว +3

    Sixir ma rabno
    Meeday gabadhaan jeclaa
    Safiya ❤
    Ilaa xalay baan sugayey
    From laascaano

  • @abdifatahmohamed4409
    @abdifatahmohamed4409 4 ปีที่แล้ว +27

    😲😲😲
    Indhihiibaa soo laaban waaye
    Indha sarcaad ka badan sakiin la liqey oo dun lagu soo xeray🤭
    Inta taageera u ah wiilkaan
    Aan dadka iska baranee pal like ta dhac ku siiya
    👇👍

  • @Abaasshakeeti3421
    @Abaasshakeeti3421 4 ปีที่แล้ว +2

    Inta maaahir ila fahnsan wax yaaabaha u soo bandhigaaayo in ay fhmeeeeen like dhc dhc 🙏

  • @shophiaahmed8875
    @shophiaahmed8875 4 ปีที่แล้ว +3

    Maahir talent ayu rabi ku deeqay masha alah guul insha alah

  • @zakicade6698
    @zakicade6698 4 ปีที่แล้ว +2

    Turubka oo labaxsanaayo waxoo ka arkooyaa telkiisa inta ila arkatay like iisaara

    • @abdiaabdullahi2295
      @abdiaabdullahi2295 4 ปีที่แล้ว

      Zaki Cade siduu ayuu oga arkaaa telka ayuuba kaso sarayaaa 😂😂😂

  • @shukriinaheyle7533
    @shukriinaheyle7533 4 ปีที่แล้ว +8

    Wllhi wan yaway✌️🙆‍♀️🙆‍♀️

  • @mohal1015
    @mohal1015 4 ปีที่แล้ว +7

    Finally we have our own GOT TALENT💯
    Happy for my people🇸🇴

  • @ahmedzky7333
    @ahmedzky7333 4 ปีที่แล้ว

    Wlkei alle hipo ku siiyey keep goij prda mahir inta la dhacdey like isara wldey

  • @muniraomar6414
    @muniraomar6414 4 ปีที่แล้ว +8

    ooo yes yes yes wllhi waan farxey alx

  • @hodanmohamed7279
    @hodanmohamed7279 4 ปีที่แล้ว +10

    Caqli hadaan leenahay wiilkan yarkaa aan taageero. Waxanu waa farsamo markasta ayaan daawanaa got talent waxan aragnaa wax yaable lkn dadkeenu waa sixir iyo badhadhac baynu wadnaa. Guul Maahir yare 😎😎

  • @cabdifataaxsomali7206
    @cabdifataaxsomali7206 4 ปีที่แล้ว +13

    Caasimadda Umadda Soomaaliyeed 🇸🇴❤️ Muqdisho

    • @zerpwron8696
      @zerpwron8696 4 ปีที่แล้ว +1

      Kugumaan dhaaciin😊
      Arinkaas aadkagaa dhawaajisay Caasimada umada somaliyeed

    • @mawelyarechannel7576
      @mawelyarechannel7576 4 ปีที่แล้ว

      @@zerpwron8696 zxp subscribe igu sharaf

  • @saleemanmaxamed7674
    @saleemanmaxamed7674 4 ปีที่แล้ว +76

    Soomali cadaalad kama jirto
    Maahir waa kan kaliya soomali ka yaabsaday lkn caruurta ayaa la siinaa anaga oo iska dhigeeno dadka caruurta jecel
    Shim lim gabar yar ayuu ka badiyay booska shim lim caalamka ka joogo ayuu maahir anagana noo joogaa

    • @ifraah123faisal5
      @ifraah123faisal5 4 ปีที่แล้ว +2

      Yes wllky wn kugu raacsanhy because wiilkni wadamda caalmka ayuu nga dhiciyey azgaa xaq uleh

    • @saleemanmaxamed7674
      @saleemanmaxamed7674 4 ปีที่แล้ว

      Ifraah 123 Faisal Haa sax abaaayo caruurta waa ay dadaaleen lkn meri jan ayee wadaan lkn mahir waa wil kaligiisa da daalay

    • @kowtharal8052
      @kowtharal8052 4 ปีที่แล้ว +1

      Somali xaq mataqano

    • @diamondakiila7332
      @diamondakiila7332 4 ปีที่แล้ว +1

      Walahi waa runta wan kuku racay mahir mogadisho ma,ahan aduunka oo ladar dami kara

    • @skid-rs2eo
      @skid-rs2eo 4 ปีที่แล้ว +1

      Waa run walii caruurta wax inaga yaabiya ba inamay tusin semi finalkii baa yaabay

  • @abdimaalikproduction5357
    @abdimaalikproduction5357 4 ปีที่แล้ว

    inta nabigeen muxamedjecel like ii saara

  • @dhoolhaaji2534
    @dhoolhaaji2534 4 ปีที่แล้ว +1

    got talentiga wiilkan wllhi caadi maaha adduun waynaha hala geeyo isagoo calanka buluugga ah xiran🔥❤

  • @wadaagteamofficial3827
    @wadaagteamofficial3827 4 ปีที่แล้ว +3

    Inta NABIGEENA EE SUUBAN LIKE HASARTO

  • @zakariyeyare4734
    @zakariyeyare4734 4 ปีที่แล้ว +1

    Sifiican haloo fiiriyo sakiinta dhulka ayee ku dhacday

  • @zahraabdi7669
    @zahraabdi7669 4 ปีที่แล้ว +17

    Horta maclimiinta maxeey reer badi uyahiin aduunka insho sarcaad ka kadaran lagu soo bandhigaa wax saan udhaqamana ma arkin waligeey iyagaba hadee saan ula dhaqmayaan wiilka bari markuu bananka ado shacabka maxoo kala kulmi karaaa

    • @deeqapertty4016
      @deeqapertty4016 4 ปีที่แล้ว +1

      Wll ma aragtay kkk waxaaba la moodaa in nafta laga qaadaayo 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @asmiitaabdik9869
      @asmiitaabdik9869 4 ปีที่แล้ว

      Indho sarcaadku waa qayb sixirka kamida saasay uga baqayaan wllo

    • @zahraabdi7669
      @zahraabdi7669 4 ปีที่แล้ว

      @@deeqapertty4016 waaba yaabay wlhi

    • @zahraabdi7669
      @zahraabdi7669 4 ปีที่แล้ว

      @@asmiitaabdik9869 indho saracdka waa wax la barto sixirkana waa goni waa labo sheey an isku dhaween

    • @galladtech1289
      @galladtech1289 4 ปีที่แล้ว

      Indha sarcaadka dadka kala taga nio waxan waa indha sarcaade

  • @idilcabdullahi2202
    @idilcabdullahi2202 4 ปีที่แล้ว +4

    Waa joogaY xalaY m.a xamar waa amni anoo kucusubaa imid

    • @gureyfanax5005
      @gureyfanax5005 4 ปีที่แล้ว

      idil cabdullahi shukulaatadii qurbaha xamar malaga helaa lolz

  • @sacidomohamed3851
    @sacidomohamed3851 4 ปีที่แล้ว +5

    Intii ila yabtay like

  • @Somaliboy516
    @Somaliboy516 4 ปีที่แล้ว +1

    Somali got talent is making good progress, Don't say Mogadishu got talent, you say Somali got talent there is people could come from many different places.

  • @superlula2674
    @superlula2674 4 ปีที่แล้ว

    intaas iyo in ka badan ayan ka suga dhalinta muqdisho mahir horay u soco

  • @shiineabdirashiid3717
    @shiineabdirashiid3717 4 ปีที่แล้ว +8

    Wiilkan maahir
    Mucjiso waaye
    Iike

  • @ahmedtiger3809
    @ahmedtiger3809 4 ปีที่แล้ว +22

    Gudiga si ixtiraam leh inee u hadlaan maxaa u diiday 😤

    • @adnaofficial7367
      @adnaofficial7367 4 ปีที่แล้ว +2

      MIDNIMO TUBE Haa Walahay waa runtaa walalkay

    • @caydaruusdaacad1132
      @caydaruusdaacad1132 4 ปีที่แล้ว +2

      Waa runtaa sxb waxaan ka codsanaynaa in ay si ixtiraam leh ula hadlaan maahir iyo cida kaleba ee ka soo qayb galeysaba

    • @waarechannel3173
      @waarechannel3173 4 ปีที่แล้ว +1

      Exactly sxp gudiga sitakoorid ah ayeey ula hadlaaan

  • @caanobooro1446
    @caanobooro1446 4 ปีที่แล้ว +2

    Wiil kaan aduunka lacag ayuu ku helayaa wax yaalaha uu soo bandhigaayo

  • @abdullahjw
    @abdullahjw 4 ปีที่แล้ว +36

    Cajiib

  • @maxamedgelemaxamed9317
    @maxamedgelemaxamed9317 4 ปีที่แล้ว

    Kan waa icajabiyay inta ila midka ah like hasaaraan

  • @roodarazmi
    @roodarazmi 4 ปีที่แล้ว +2

    Wllky Sami cade gacanta alle haku barakeyo❤️💯

  • @mohamuudahmed4898
    @mohamuudahmed4898 4 ปีที่แล้ว +1

    Mr: Maahir Khaalid Hala Siiyo Ku guuleystaha Mogadisho Got Talent

  • @ficaneyhajji2691
    @ficaneyhajji2691 4 ปีที่แล้ว

    Inta mahir bilaw io hada layaban like isra

  • @nasranalkacabdiraxmaan9364
    @nasranalkacabdiraxmaan9364 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha a allh barnaamijkaan inbadan baaan sugayay maahir inaba caadi maha indhasarcaad lagayaabay buu soobandhigay

  • @AbdirashidDCaabi
    @AbdirashidDCaabi 4 ปีที่แล้ว +14

    Siman Inantaa Yaree Marinta Barbaarinta policeka InTeee Kaalinta koobaad la Sugaysa

  • @Hoodo_diamond
    @Hoodo_diamond 4 ปีที่แล้ว +16

    Ninkaan American got talent baa qaadan doonta runtii haday arkaan bal ha isku dayo inuu la xiriiro👍

    • @aminosahra3945
      @aminosahra3945 4 ปีที่แล้ว

      Kan sixirow waye

    • @qaaliluula8013
      @qaaliluula8013 4 ปีที่แล้ว +2

      @@aminosahra3945 saas hadhahin wll wa labarta صدام العزي Channel kan fiirso wax badan ayad ka ogane

    • @jiheeyehb6621
      @jiheeyehb6621 4 ปีที่แล้ว +1

      @@aminosahra3945 reer baadiyo

    • @imanabdirahman4306
      @imanabdirahman4306 4 ปีที่แล้ว

      @@aminosahra3945 ada saaxier ah magic maba tagand hda saaxr dhaheysid

    • @yaziinhaashi7344
      @yaziinhaashi7344 4 ปีที่แล้ว

      Aniga bartay lkn burco ayaan joogta sorry

  • @dheymononline176
    @dheymononline176 4 ปีที่แล้ว +3

    Like isara inta ka hesahay

  • @ramaasabdikadir4298
    @ramaasabdikadir4298 4 ปีที่แล้ว +15

    25:00 xey baro wllhi wuu naxay😂😂😂

    • @user-xo5td7lt4l
      @user-xo5td7lt4l 4 ปีที่แล้ว

      Mandiil waaye waxa uu tuuray xarig beel

  • @hothanmoha9298
    @hothanmoha9298 4 ปีที่แล้ว

    Wll sakiin talent inaad ku keento kuma vcna cafimad ahaaan xitaaa

  • @deqalul9734
    @deqalul9734 4 ปีที่แล้ว +4

    Wuiga yaabsaday ninka yasir allah

  • @Quran.allkarem
    @Quran.allkarem 4 ปีที่แล้ว +9

    Skillska xadhiga ayan fahmay inyar ó sida Aya lá Jara intiba dhexda lgaga xidhay isla xadhiga oo an lá jarinba ka dib isga ó gacantisa ku duubaya ayu ka siibay ka dibna isga oo inagu lehe softigiban só saaraya jebka igu jiray ayu jeebka geliyay inti yarayd ee xadhiga ahayd ee gonayd 😂😂😂 xirfad weeye tani sixir maaha

    • @issemaanka6018
      @issemaanka6018 3 ปีที่แล้ว

      Wlhi qofka kaliya ee sfcn ila arky tahy wa sidaas markii aad videoga sifcn ufiriso ayad fahmesa xoga yar xereg aya la goyey oo an dheren meshu ayu ku sirqay tii buu tartip usibaaa hahaha wle wad argty sxb

  • @zuhaanabbeofficial2595
    @zuhaanabbeofficial2595 4 ปีที่แล้ว +3

    Wow m.a maahir keep going

  • @abdilatifajaa5579
    @abdilatifajaa5579 4 ปีที่แล้ว +3

    No one is appreciating his efforts even the Judges. This guy can easily be a millionaire. He is a Legend.

  • @umokhayrahmed6796
    @umokhayrahmed6796 4 ปีที่แล้ว +3

    Qofki ugu horeeysy ahay please liii saara

  • @baxsaniitabaxsanta5796
    @baxsaniitabaxsanta5796 4 ปีที่แล้ว

    Shaqadii ugu horeeysay ee uu qabanaayay maahir 1.milyan ayuu qaadan lahaa haduu American got Talent kaqeeyb gali lahaa shaqadaan ugu dambeeysana bilyaneer magac weeyn usoo hooya somalida ayuu ahaan lahaa xataa aduunka kamadhicin wuxuu sameeynaayo hore usoco Maahir

  • @Abdirizakmrashid
    @Abdirizakmrashid 4 ปีที่แล้ว +4

    Siyaasi waaye wiilka
    sakiinta la shegayo waa warqad mida kale markii iska dhigayo inu biyo ku cabayo ayuu koobka ku tufaya.

    • @caqliaateye6718
      @caqliaateye6718 4 ปีที่แล้ว

      Ok haduu koobka ku riday muxuu afka uga soo saray makinada

  • @hanadraas9233
    @hanadraas9233 4 ปีที่แล้ว +4

    Inta jecel in Barnaamish kaan uu mudo dheer sii socda Like

  • @zamzamshire500
    @zamzamshire500 4 ปีที่แล้ว +9

    Shamaali masraxa wuu ka cabsan kkkk naf jecel kkk

  • @mohamedabdullahinuurarab160
    @mohamedabdullahinuurarab160 4 ปีที่แล้ว +2

    Sakiin Kale ii keen ka dhacday kkkkk that is what I can call talante 👍🤙😀.

  • @maxmedyere9952
    @maxmedyere9952 4 ปีที่แล้ว +6

    Maahir waa wiilka kaliya ee soomali ah aan indha sarcaadkisa layaabey

  • @axmedmaxamed158
    @axmedmaxamed158 4 ปีที่แล้ว

    runtii anigu tartankaan xiisaha badan waanba uxiisnay maalin waliba halkaan balanbaalis ayaan karadin jiray walaalkey saami cade iyo balanbaalis wehel ayaad notihiin markasto keep going sxb

  • @mohaofficial1047
    @mohaofficial1047 4 ปีที่แล้ว +3

    Cajaib

  • @ruqyah4199
    @ruqyah4199 4 ปีที่แล้ว

    thanks balan baalis

  • @mukaramcilmimukaramcilmi9644
    @mukaramcilmimukaramcilmi9644 4 ปีที่แล้ว

    maahir soomali inuu noqdo ma ahayn sobobto ah cadaalad malaha inan ta yar abehed ayaa sargala mahir lacag mahayo lakin somali wuu ka yaabsaday thank you mahir by hargaysa

  • @ILASOCOTV
    @ILASOCOTV 4 ปีที่แล้ว

    Cadi mahan

  • @hafsaxilkas2126
    @hafsaxilkas2126 4 ปีที่แล้ว

    Xmr alle nbd haka dhigo aamin ya rbi

  • @Ahmedmohamed-wo2fv
    @Ahmedmohamed-wo2fv 4 ปีที่แล้ว +6

    Sixiroole way weeye walaahi umada ha laga qabto

  • @mohamedcali3467
    @mohamedcali3467 4 ปีที่แล้ว +3

    Sixirka iyo indho sarcaadku waa xaaran ilaahy ka baqa wlalyaal

  • @MohamedAli-iy9ww
    @MohamedAli-iy9ww 4 ปีที่แล้ว

    Inkasto ninkaan daal bdn muujiyaya hambalyo ayan leyahy..lkn aniga tan xariga way iga dhadhcdy cml..hory usoco sxb.

  • @zakariyemireali5565
    @zakariyemireali5565 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi willkaan waa uu nooga qeyb gali karaa indho sarcaadka world magic

  • @raaxomaxamed7655
    @raaxomaxamed7655 4 ปีที่แล้ว

    ayaan dhool barasho wngsan waan ku bartay wllh qurux leey tahay

  • @UMBUSHRAA
    @UMBUSHRAA 4 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah

  • @waayahadunidalyrics5283
    @waayahadunidalyrics5283 4 ปีที่แล้ว +2

    Anyway mahad sanidiin balanbaalis studio anagoo dalkii Ka maqan baad wax walpo inoo la socodsiineesaan sidi inaan dalkii Ku suganahy oo kale

  • @roodosalaad192
    @roodosalaad192 4 ปีที่แล้ว +2

    Keee waaye kaaas maahir Waa ku Aaminsanahy Ani

  • @aminaaden5046
    @aminaaden5046 4 ปีที่แล้ว +7

    Subxanallah I'm scared

  • @fatimacabdi1888
    @fatimacabdi1888 4 ปีที่แล้ว +2

    Zubxaan allah indho zarcsdkani ma maxigmadbaa mize jin baa la shaqeynya !
    Yaab weeye walaahy

  • @qadiijoqaali1416
    @qadiijoqaali1416 2 ปีที่แล้ว +1

    Abowe walhi waxan ka baqah ine ilo ku racan wll iska dah nidah sarcadkadah qarsho haso ban digin

  • @twosavenfive1489
    @twosavenfive1489 4 ปีที่แล้ว +4

    Waligay ban waalidkay Kama'qli jjirey rer koonfureedka sixirkay Ku dheereeyaan 😅😅😅😅😅😅from galkio

    • @Somali_cartoon
      @Somali_cartoon 4 ปีที่แล้ว

      Waxan sixir ma ahan ee waa tricks labarto ama qorshooyin waaye ee ma ahan sixir ok

    • @mohedothman8094
      @mohedothman8094 4 ปีที่แล้ว

      America's got talent ama british got talent hdaa daawan laheyd adiga wx bdn arki lahaa