MOGADISHU'S GOT TALENT FINAL PART 2 QEYBTII HEESAHA LIVE MUSIC BAND

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1.4K

  • @halabuurcaadilhanad5415
    @halabuurcaadilhanad5415 4 ปีที่แล้ว +293

    Hadeey baryo mugdi aheyd,
    Muqdisho wataa bidhaantay,
    Beegsatay dunidi kaloo,
    Nabada la isugu soo baxay,
    Wataa caweys la isla booday,
    Wataa fankeedi bishee,
    Alloow ka haay baasaha,
    Alloow balaayada ka dhowr,
    Alloow barakeey xamar,
    Hambalyo dhamaan fanaaniinta ku tartamay meesha wxa isoo jiitay gbdha guuleysatay hooyadeed maamo alle cimriga hku raajiyo wxn kale oo hambalyo leeyahay gudiga sida quruxda badan usoo agaasimay ugu danbeyn wxn hambalyo leeyhy saami cadde managerka balanbaalis studio oo la'aantiis la daawadeen tartamada quruxda badan ee muqdisho ka dhacaya
    Alloow barakeey xamar

    • @qalliguhaad4300
      @qalliguhaad4300 4 ปีที่แล้ว

      Hal abuur Caadil Hanad 💪💪👏👏👏🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @queennawaal2164
      @queennawaal2164 4 ปีที่แล้ว

      Aamin

    • @jamilaise1725
      @jamilaise1725 4 ปีที่แล้ว

      Aaamiin yarabi🤲🤲

    • @ahlamabdi7684
      @ahlamabdi7684 4 ปีที่แล้ว +2

      Wa madow muqdisho ma meshan yare askartuu ilalinysa KU faami alshabab iska Sara hort iyo amisoon oo hablihina kufsataa hadh iyo haben dadkana beenta kadaya muqdisho meel Dagan Maha wa argagi xisada wadanka e dadka lagu dhameyay

    • @deeqoali57
      @deeqoali57 4 ปีที่แล้ว

      Meesha dawlad dad yaqaana yimid

  • @drsadiaahmed8321
    @drsadiaahmed8321 4 ปีที่แล้ว +95

    Safiyo hooyaded aad rer magaal u tahy Masha Allah Guuleyso abaayo safiyo ❤️ adiga iyo family gaaga
    Love ladies ❣️

    • @samahirdaahirmaxamad7282
      @samahirdaahirmaxamad7282 4 ปีที่แล้ว +1

      Wafanabad yey kaa hoos bixin hesta nabada nas lanugo leh wa mamada qaaday

    • @raansaedhusseinsaedahmed7622
      @raansaedhusseinsaedahmed7622 4 ปีที่แล้ว

      Cadaalad uma dhicin tartanku waayo alada muusiga maxaa ka si ahaa oo loo damiyay hadii cadaaladi jirto

  • @sahrasy7102
    @sahrasy7102 4 ปีที่แล้ว +85

    Woow walhi sida u farxey waa ilmeyey inti sas ila darenetey lik saar 🥰👏👆 my safiyo walhi tageero buxda ku ahey laajan tahey boqorada codka 100% we Love you 🥰 from swedan 🇸🇪

    • @nimcocabdiadeen9898
      @nimcocabdiadeen9898 4 ปีที่แล้ว +2

      sara Sidik Yusuf masha allah mcnto anaa kula mid ah

    • @halgansidiiq4584
      @halgansidiiq4584 4 ปีที่แล้ว +1

      Sido kle ku la mid Ayn ahy Xataa Magaca Sahra Sidiq from hargeisa

    • @sahrasy7102
      @sahrasy7102 4 ปีที่แล้ว

      @@halgansidiiq4584 wow walalo ayaa nahey isku dookh na aha Mashallah 😍

    • @sahrasy7102
      @sahrasy7102 4 ปีที่แล้ว

      @@nimcocabdiadeen9898 Mashallah hbbti 😍

    • @halgansidiiq4584
      @halgansidiiq4584 4 ปีที่แล้ว +1

      Thanks qli Sahra ayaa la I yidhaah halgan wa a naanays

  • @sakariyeabdilahi8931
    @sakariyeabdilahi8931 4 ปีที่แล้ว +118

    Safiya maxamed waxaaz ayaa hibo cod la dhehaa
    Codka 100%
    Masraxa100%
    Daganida100%
    Waaaw ♥️♥️♥️

    • @nimcomahamed5573
      @nimcomahamed5573 4 ปีที่แล้ว +3

      Sakariye Abdilahi asturnaanta ayad ka ilowday

    • @najmoahmedcumar6963
      @najmoahmedcumar6963 4 ปีที่แล้ว

      dhamaana iyadaa gasheye kaalinta 1waada

    • @aragsan6552
      @aragsan6552 4 ปีที่แล้ว

      Quruxda iyo degenaantana ku dar

    • @haruunahmed6741
      @haruunahmed6741 4 ปีที่แล้ว

      Ishii aragtay ku idhanso

  • @sucdicadey3465
    @sucdicadey3465 4 ปีที่แล้ว +45

    Safiyo mohamed daahir wan ku wtaaa qof dagan meel kasta ka dhameestiran wye ❤❤💋

  • @dhudiadan2416
    @dhudiadan2416 4 ปีที่แล้ว +7

    War maanta yaa ila arkay qolyaha musica waxbaa ka qaldan codka qofka fasiix maahan musica ayaa ka awood badan iyo mikrofanka waxuu yhy garan maayee anyhow muqdisho got talent aad baan u xiiseeyaa safiyo baan ka watay weeyna guulesatay kani waa the best my favorite thank balanbalis studio ❣❣💯💯🙏

  • @mohasiad6639
    @mohasiad6639 4 ปีที่แล้ว +52

    Masha allah tartankaan si cadaalad ah ayuu ku dhacay wlhi aad ayaan ugu faraxsanahy ineey safiyo guuleysato inta ogeed iney safiyo kaalinta koowaad galeyso liketa dhac igu siiya team safiyo

    • @nimcocabdiadeen9898
      @nimcocabdiadeen9898 4 ปีที่แล้ว +1

      Moha Siad anba wlahi waan farxay dhabti safiyo qurux markay goobka qaada

    • @mohasiad6639
      @mohasiad6639 4 ปีที่แล้ว

      Sidokale wlshey Nimco Cabdi Adeen

    • @safiyoomar6863
      @safiyoomar6863 4 ปีที่แล้ว

      Maanaha allah safiya maxamed daahir wa fanaanad dagan

    • @ifkaainaxaji8251
      @ifkaainaxaji8251 4 ปีที่แล้ว

      Fanan labo mahin viva safiyo

  • @shucaybmohamed4117
    @shucaybmohamed4117 4 ปีที่แล้ว +27

    Inta wanaga jecel like ha ii saran waliagy 100 like ma arkin😭😭😭

  • @apdirizakissekoda5906
    @apdirizakissekoda5906 4 ปีที่แล้ว +459

    Haday hooyada kuu noozhahay liketa igu bac sii💋

  • @qaalimohamoud6250
    @qaalimohamoud6250 4 ปีที่แล้ว +16

    Congrates safiya 👏
    Mabruuk balaanbaalis studio iyo saami cade 👏👏👏
    Shukran wadna fm 👏👏

  • @axmedc.raxman7778
    @axmedc.raxman7778 4 ปีที่แล้ว +12

    Hambalyo safiya maxamed daahir xaq baad u lahayd kaalintaad gashay kusoo dhowoow fanka iyo fanaaniinta soomaaliyeed khadra daahirta cusub runtii ilaa iyo wareegaagii kowaad adiga ayaan ku taageer Sanaa anigoo kamida ardayda soomaaliyeed we boorama wx ka barata wdnaha fm iyo shaqaaleheesa maamulkeeeda iyo gudiga tartanka iyo balanbalis studio oo suurto galiyey tartanka inaan lasocona anagoo boorama ku sugana dhamaantiin oo isku duuban wxn idin leeyahay aad bd u mahadsan tihiin

  • @selmanuura9602
    @selmanuura9602 4 ปีที่แล้ว +15

    Woow safiya congrat hbbti wn sugyeye mlintnoo klee bilkhyrey adna sidooo and dhmn guuleystyashiii klba

  • @maxaacusup583
    @maxaacusup583 4 ปีที่แล้ว +3

    Kaalinta koobaad iyo kaalinta labaad wan sii garanayay walhi sidii an filayay na wey u dhacdey
    Mashallah
    From Saylac awdal
    💪🏻💪🏻💪🏻💪

  • @Jaqaaq21
    @Jaqaaq21 4 ปีที่แล้ว +150

    Balanbaalis studio Waxan ka codsan lahaa inay naga so dhisan hada kadib finalka waayo finalkan si fiican editing looguma sameenin runtii dhan walbo kama wanagsana dhanka codka xogaa waxbaa ka qaldan kolee dawadayaashana way ila qawan fikradeyda San filaayo Balan Baalis Studio Aad Baad U Mahadsan Tihiin Dhamaan Camera Manka Isku Daba Ridka Barnamijkan Wan Idiin Salamayaa dhamantiina
    🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

    • @Gaanimedia273
      @Gaanimedia273 4 ปีที่แล้ว +1

      Waa kugu raacay bro siiba dhanka codka, codka dadkaba music gaa ka maqaldheeraa

    • @UmuAisha642
      @UmuAisha642 4 ปีที่แล้ว +1

      Abdullahi Darmian sax walalkey waan kuku raacay hada anoo qori rabaa argay commentigada

    • @safiamireisse9849
      @safiamireisse9849 4 ปีที่แล้ว +1

      Waan kula arkay musikada aad ulidata

    • @astanchannel1324
      @astanchannel1324 4 ปีที่แล้ว +1

      Live editing uma bahno

    • @adjomoha5786
      @adjomoha5786 4 ปีที่แล้ว +1

      Waan kugu raacay bro wlhi I was waiting Umulkheyr but codkeda waxba kama maqlin the music is louder than the voice

  • @zhavicifarah724
    @zhavicifarah724 4 ปีที่แล้ว +42

    Safiyo maamo khadra dahir hoyadii jacaylka zomaliyed ayay i xazuuzisey❣safiyo ilahey ha ku daayo codkaagah macaan🎤🎧♥️

  • @nafisamohamed7876
    @nafisamohamed7876 4 ปีที่แล้ว +118

    Safiyo Mohamed Dahir is insigne, incredible no words can describe her voice amazing 😉. I was a big fan for her, and I will be forever

    • @sasqarimdiis8482
      @sasqarimdiis8482 4 ปีที่แล้ว +4

      Spectacular! She is wonderful.
      I am hard-die fan of her too. Welcome

    • @mxasan8343
      @mxasan8343 4 ปีที่แล้ว +3

      Mashan Allah👌👍💕safiyo abayo horee usoco👏

    • @togdheer-boy4111
      @togdheer-boy4111 4 ปีที่แล้ว

      Islaanta safiya canaananeysa maxay ahayd kkkkkkkk waaba gabadha kaliya ee aan fans u ahay kkkkkkkk islaanta naga qabta waaba safiya-degan

    • @farduusali2951
      @farduusali2951 4 ปีที่แล้ว +1

      Dhamaan Waa heer Sare ma kala dhacaan kuligood Gudiga sharafta leh Idaacada Wadnaha FM Guuleed Samriye iyo Balanbaalis Iyo hawlwadeenada ka qayb qaadatay dhamaantiin Waad Mahadsan tihiin

    • @somalibare9027
      @somalibare9027 3 ปีที่แล้ว

      @nafisa wankugu racsanahay heso macan oo dagan ayi xulatay wayna u qalanta ayada iyo jabir

  • @baxsaniitabaxsanta5796
    @baxsaniitabaxsanta5796 4 ปีที่แล้ว +73

    War heedhe hadaan farxay mar hadeey safiyo guuleeysatay. Ma.anigaanan garan ineey dhal hibooyin tahay hooyadeed wexeey qaaday heestii ahayd NABADAA NAAS LANUUGOLEH mashaAllah maama safiyo.

  • @fogaanarag7077
    @fogaanarag7077 4 ปีที่แล้ว +10

    Congratulations safiya taagera buuxda u ahaa melintii uhoreysey codkeda arkay. Yaan soqoray iyada ku guulaysayn gudida iyo balnbalis hore uscda

  • @khadramohamed5308
    @khadramohamed5308 4 ปีที่แล้ว +6

    Jaabirkayga caashaqa bilow ilaa dhamaad adigaan ku watay guulaysta balanbaalis studio mahadsanidin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @abdishakurmohamed1711
    @abdishakurmohamed1711 4 ปีที่แล้ว +6

    Safiyo masha allah cod qurux dagaanan edeb ayeey isku darsatay hambalyo walashay Meeshana cadaalad baa kadhacday thnks balan balis

  • @abdiazizabdille2711
    @abdiazizabdille2711 4 ปีที่แล้ว +36

    Safiya mohamed Dahir fanka hibo ayey ulahayd
    Wayna guulaystay maasha allah
    Hamblyo team safiyo
    Kunjeer kabadan ayey uqalantay number1💕

    • @abdifatahomarofficial5692
      @abdifatahomarofficial5692 4 ปีที่แล้ว +1

      Abdiaziz Haadka Official sxb wadnaha fm ayaa kubahan waxan hubaa inaad hibada safiya okale ledahay nio

    • @abdiazizabdille2711
      @abdiazizabdille2711 4 ปีที่แล้ว

      @@abdifatahomarofficial5692 hahahaha sxb sare waa runtaa balse meeshii majoogo insha allah waxaan rabaa inaan soo saaro mardhow hibadaas insha Allah

    • @GalshoTV
      @GalshoTV 4 ปีที่แล้ว +1

      Safiyo ma hooyadeed baa fanaanad ahaan jirtay

  • @abdiakzimb1141
    @abdiakzimb1141 4 ปีที่แล้ว +56

    Safiya has khadra Dahir's Voice which is a unique. Wishing you No.1.

  • @mohamire8002
    @mohamire8002 4 ปีที่แล้ว +17

    Safiyo mahamed Daahir Fanaanad Codkeyda ku meel martay Guul WaCan 🤩
    HuBaal Fanaaninta HaDa jiraan kuma GaRaan 💪💪💪

  • @ILASOCOTV
    @ILASOCOTV 4 ปีที่แล้ว +1

    Safiyo hooyo waa iga ohisay Walahi waa runa rer muqdisho colada u dhera ilahow naga sara o nabad warta nasi hooyo farxada waa kula qaba gulesta 🥰🙏❤️

  • @iimaanjaamac4931
    @iimaanjaamac4931 4 ปีที่แล้ว +14

    semi finalkaa is the best always come on guys do something on the final the music part is not clear always balanbalis studio do something on the next program plz

  • @queensimraanabdalla4557
    @queensimraanabdalla4557 4 ปีที่แล้ว +5

    Wlhi waan filaayay inee safiyo eey galee kaalinta kowaad guul iyo fan hormar wcn kuu rijeynaa huno

  • @shamaadam594
    @shamaadam594 4 ปีที่แล้ว +24

    Yeeeeeeeeeas team safiyo maxamed daaahir 💪💪💪💪💪💪wakugu heesta xaqiiiq

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 3 ปีที่แล้ว +2

    Bil kheyr inaba cadi maha waxa modaa fananad hore iney aheyd cod iyo sida musiga ula haysato woow

  • @qalliguhaad4300
    @qalliguhaad4300 4 ปีที่แล้ว +23

    ax ax wn qiirooday dalkeeygii dagmadeeydii ala anoo joogeey iigu fiicneed illaahoow farxad noo siyaadi oo farxad bacdigeeda farxad lagu tashto iyo nabad aan naga guurin baan kaa baryeenaa👏👏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪

  • @abdulkadermohammed2756
    @abdulkadermohammed2756 4 ปีที่แล้ว +2

    Safiya hoyadeed Waa fanaaanad heestii may mayka eheed nabada naas la nugo leh fanaaniitii qadayn ayee ka mid tahay qafkii so xaqiijiya like ha igu so qabto markas arkaya inta qaf maamada safiya radisay

  • @ahmedxajimuse392
    @ahmedxajimuse392 4 ปีที่แล้ว +5

    Safiya women of the match
    Bilowgi tartankaba wan arkayay inanay joogin meesha cid ka cod macani. Hambalyo safiya waad u qalanta guushas....

  • @Khalid-ux2ev
    @Khalid-ux2ev 4 ปีที่แล้ว +1

    Muqdisho Cadey Nuurkeeda Paxaya Nabadba ka dhalatey alle ha idinku wado Reer muqdishooy Nabada u istaaga qof Kasta oo Reer muqdisha ahi ha ogaado in Magaladiisa Ay Masuuliyad ka saarantahay Nabada idinka isku Haya ee dawladi iidinma Hayso waxaydun ku dadashaan sidii Dhalinyartiina quruxda badani nabad ugu Noolan Lahayd ubixi dalka Tihiine
    Love From Hargaisa😍😍😍😍

  • @ahmedhillaac8017
    @ahmedhillaac8017 4 ปีที่แล้ว +40

    *Keep Going Reer Muqdisho* iyo Balanbaalis studio❤ waan ku faraxsanahy in la madadaaliyo dhallinyadan
    *Like* ii quura dee 🇸🇴❤❤🍀☝️

  • @hamdahayaat4640
    @hamdahayaat4640 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah Way u qalanta kaalinta 1aad
    Waxay ahayd qof dagaan oo cod qurux xishoodleh iyo So jidaasho astuurnaan mansha Allah safia guulayso 🙏🙏🙏🙏👏👏👏👏

  • @mahamedhussienodawaa125
    @mahamedhussienodawaa125 4 ปีที่แล้ว +48

    Qofki ugu horeyay aa noqday inta iga dambeso Like igu dhooba
    Thanks balanbalis studio 🙏🙏🙏

  • @mohamedabdi5005
    @mohamedabdi5005 4 ปีที่แล้ว +1

    Jaabir iyo zakariye in la isla geliyo wa cadaalad jabir wuxu so bandhigay cod powerkiisa leh halka saki uu yahay laacibkale jabir horay usoco iyo safio iyo bilkheyr dhaman hampalyo🙏

  • @KakaKaka-tk7dv
    @KakaKaka-tk7dv 4 ปีที่แล้ว +11

    waaaw
    fananin
    Somali
    Oo diyaarsan
    Keep going🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴Thanks balanbaalis❤❤❤🌷🌷🌷⚘⚘⚘⚘⚘⚘🌷🌷🌷

  • @fahadalm7881
    @fahadalm7881 4 ปีที่แล้ว +97

    Ma heli karaa 10 qof Oo nabiga scw ku sali so?

  • @nasteexanasteexa7528
    @nasteexanasteexa7528 4 ปีที่แล้ว +61

    Safiyo Mohammed Dahir😚😚😚❤❤❤❤❤❤👈

    • @Himiilo-
      @Himiilo- 4 ปีที่แล้ว

      Gabadhan wan iska jecla walashey hawada ayan kula farxayay inkaston an heesaha anan dhageysanin lakin bilowgi ila dhadki safiya wan ka helayay dagananta asturnanta iyo suraha wajigeda kkkkkkk guleyso abayo haka tagin xijabka timaha iyo garbahaga qurux waa uu dhalasho safiya

  • @iskaashichannel143
    @iskaashichannel143 4 ปีที่แล้ว +1

    hambalyo safiyo m n guuleestahay koowaad hore usoco baan kuleeyahay wllo balanbaalis studio isoobooqo bro hormarwacan

  • @mohhamedosmanabu-hureyra8367
    @mohhamedosmanabu-hureyra8367 4 ปีที่แล้ว +4

    Tartanka bilaaw ilaa dhamaad hal maalin ima dhaafin waxaana ka mid ahaaa dadkii Safiyo in la siiyo kow u ololeynayey Alx guul taariikhi ah ayey noo noqotay dhamaan waxaana ii muuqato in gudigu cadaalad tii ugu sareysay sameeyey .
    Hambalyadeyda safiyo hala gaarsiiyo balanbaalis studio iyo wadnaha FM.

  • @warsandehir605
    @warsandehir605 4 ปีที่แล้ว

    Thnks balanbaalis gudigu si cadaaladay u qaybiyeen safiyo ama sakariye baan filaayey kowaad inaay galaan lakiin caawa kuli eber Bay noqdeen ciladana waa macrafonka codkoodu aadbuu u liitay safiyo loogu qaatey oo codkii Qatar tahaa lagu yiqinay xataa cawa wuu hoseeyay maamada safiyo masha Allah waa dhalinyaro reer magaal shidan oo asturan ayada iyo gabadheeda xijaban hambalyo hambalyo safiyo 👍👍🙋‍♀️🙋‍♀️😍😍

    • @nimcocabdiadeen9898
      @nimcocabdiadeen9898 4 ปีที่แล้ว

      Warsan Dehir wax garad ayaa tahay wll waa gabar iyo hooyadee oo xishood badan

    • @warsandehir605
      @warsandehir605 4 ปีที่แล้ว

      @@nimcocabdiadeen9898 aad iyo aad abaayo waa gabar dhankasta aayka muqaato daganansho aqlaaq asturnaan kalsooni rer magaal waaye asturan mamadana caadi mahan iyana👍👍👍

  • @aawowjinaay3264
    @aawowjinaay3264 4 ปีที่แล้ว +10

    Masha allah safiyo iyo hooyadeed eeda in mahadsintiin waani siinki faraxsigni.💗💗💗💗💗

  • @simaanlajecley1870
    @simaanlajecley1870 3 ปีที่แล้ว +1

    Muqdishooy muq wanagey cadowgaga wabadanahaye allow kahay balayo allow kahijab janadi dunida tahaye allow kudowr 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤🌺

  • @adammohamed9117
    @adammohamed9117 4 ปีที่แล้ว +15

    Xaawo luul waa Saynab Cige oo yar MashaAllah, daganaan, qurux iyo cod

  • @dhoobleyare245
    @dhoobleyare245 4 ปีที่แล้ว +6

    Safiyo hamblyoh waxan filayaa inaad guulaysatay weli ma dhamaysan vedioga

  • @dhoobleyare245
    @dhoobleyare245 4 ปีที่แล้ว +20

    Iminka dhamysty hamblyoh marlabaad safiyo maxamed daahir guusha aad gadhay codkaaga kuu suuarageliyey hmblyo froum burco somliland

  • @mustafetafo6403
    @mustafetafo6403 4 ปีที่แล้ว +1

    Hambalyo safiya walal waad u qalan tay kalinta u sareeysee anigu hadaan gudigaa ka mid noqon lahaa waxba kamaan badelen hada siday u kala sateen top waaye hore u socda dhamantiin

  • @axlaamali7560
    @axlaamali7560 4 ปีที่แล้ว +7

    yesing
    safia
    d safi's mum r another level
    bilkhayr labadaan watay💕
    well done gudiga
    love women success 😍😍😍

  • @istel3283
    @istel3283 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaha. I knew that she will be the winner Safiya mohamed Dahir. Iyo hooyadeed ayaa ka helay oo ka sii daran. Guul iyo gobonimo. Congratulations again sis Safiya. All the way fro. USA 🎓🎓🎓❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴✍✍✍

  • @jallam
    @jallam 4 ปีที่แล้ว +32

    Safiyo dagananta edebta kalsoonida iyo codkoo lagu daray runti waa haybadii gabarnimo sharaf waatas

    • @nimcocabdiadeen9898
      @nimcocabdiadeen9898 4 ปีที่แล้ว

      Jama Hayir dhabtii way uqalantaa kaalitay heshay safiyo

    • @nimcocabdiadeen9898
      @nimcocabdiadeen9898 4 ปีที่แล้ว

      Jama Hayir dhabtii hobigeedii isqawin kuma jirin safiyo ee hadafkeedu wa fanka in ay sharaf uga soo muuqato

    • @jallam
      @jallam 4 ปีที่แล้ว

      @@nimcocabdiadeen9898 aad iyo xaqiiqatan kaalinteedi way heshay wayna u qalantay haybad gabarnimo

  • @nimcomahmed4552
    @nimcomahmed4552 4 ปีที่แล้ว +18

    Safiyo maxmed dahiir horey usoco abayo qalii ❤️

  • @mohamudhajjihassan4749
    @mohamudhajjihassan4749 4 ปีที่แล้ว +6

    Safiyo waa hore ayaan u codeeyey.Hawo luul heestan "Jaahil muxu ka ogyahay" iney heestan inoo qaado mar kale ayaan jeclaan lahaa walibo jawi Dagan.Bilkheyr,zakaria dhammaantood way fiicanyihiin

  • @dhuuxali9846
    @dhuuxali9846 4 ปีที่แล้ว +1

    Hambalyo Safiyo .... waan dareensanaa inaad Guri Faneed ku barbaartay.
    Kulligiin dhalinyarada Fanaaniin ayaa tihiin waadna wada guuleysateen.
    Dadaalkiina halkaa kasii wada.

  • @abdiwahabaliboramawi5415
    @abdiwahabaliboramawi5415 4 ปีที่แล้ว +34

    Edited wxa ka badal
    Dhmaan ma wngsano finalkan
    Kiiii horaaaaa ka wngsan
    Edited sax kolow dawayaaash way ila qbaaaan .....

    • @mohamedabdulla6674
      @mohamedabdulla6674 4 ปีที่แล้ว

      aad iyo aad maqalka dhan wa hooseyaaa

    • @abubakarsadiiq6131
      @abubakarsadiiq6131 4 ปีที่แล้ว

      wax weyn ayaa qaldan wlh

    • @abubakarsadiiq6131
      @abubakarsadiiq6131 4 ปีที่แล้ว

      codka iyo music balance maahan music ayaa saa'id uga dheer iney hadlayaan iyo iney heesayaan lama kala yaqaan

    • @kingupdykani9598
      @kingupdykani9598 4 ปีที่แล้ว +1

      Ha sxb wa iska so dhigeyn wax kamira dhax cararaayo ma aragty nidaamka dhana qaldan

  • @munaabdinaasir7588
    @munaabdinaasir7588 4 ปีที่แล้ว +1

    Kuligood heesihii hore ay usoo wada qaadeen ayay khatar ku ahaayeen finally maba Nuuraayan heesaha ay soo bandhigeen yaa ila qaba mise aniga Kaliyah ayaa qaba👋👍

  • @bellafarah2573
    @bellafarah2573 4 ปีที่แล้ว +8

    Bilqeyr ahmed ali hambalyo si qaas ah abyo ❤❤🙏 waad u qalanta inta iyo ka badan

  • @ayaanqasimayaanqasim9
    @ayaanqasimayaanqasim9 4 ปีที่แล้ว +2

    Hambalyo safiyo maxamed daahir aniga wan ku qanacsanahay tartankan siduu u dhacay qaybta suugaanta m.a wn rabay safiyo galinta kowaad safiya habo mcn hambalyo hambalyo

  • @fatimacabdi1888
    @fatimacabdi1888 4 ปีที่แล้ว +47

    Safiya maxmed dahir inta tartanka darteed udaawata❤❤❤❤❤❤❤🤘

    • @nimcocabdiadeen9898
      @nimcocabdiadeen9898 4 ปีที่แล้ว +1

      anaa katirsanaa

    • @mohamedomar238
      @mohamedomar238 4 ปีที่แล้ว +1

      Aleeylehe anaa udaawada war ha ilasoo hadasho safiyo hadyad baan uhayaaaye aadna waan usalaamayaa intaas gaarsiiya

  • @ahmedozil1847
    @ahmedozil1847 4 ปีที่แล้ว

    Muqdisho fan maleh bartay udulqaado wax dhacay cabdi weli ibrahin iyo Safiya mohamed dahir
    Waa hor dhaca bes dhaliyaradin filo kuwa ka daran sooon viva muqdisho
    Balbaliis iyo muqdisho got talent musician and guduada good jop keep going

  • @mohamedabdikadirabdulahi1750
    @mohamedabdikadirabdulahi1750 4 ปีที่แล้ว +3

    Safiyo in aad kaalinta koobaad galeyso habeenki ugu horeeyey ayaan sheegay

  • @caliaadam3507
    @caliaadam3507 4 ปีที่แล้ว

    Walee waa ay u dhamaatey Faladagan yaasha iyo Balbalaaryaasha, fanaaniintii 70 tamayeeyadii ayey soo laabteen maasha Allah.

  • @cabdirisaaqcaaqil109
    @cabdirisaaqcaaqil109 4 ปีที่แล้ว +10

    Hadaaa Muslim thy wllly ama wlshey like isaar

  • @khadardayax7933
    @khadardayax7933 4 ปีที่แล้ว +2

    Safiyo maxamed dahir markii ugu horeysey ee aan dawadey ayaan gartey iney dhal faneed tahey dhiigeeda ayuu fanka raacey

  • @abdiaziz8036
    @abdiaziz8036 4 ปีที่แล้ว +12

    Safiya ❤️❤️❤️🇸🇴iyo hooyadee waan salamayaa Asc

  • @daruurahatv5587
    @daruurahatv5587 4 ปีที่แล้ว +14

    Sakariye xasan bare inta ka xun inuu kaalinka sadexaad gako like ta😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @inaamhashi1907
      @inaamhashi1907 4 ปีที่แล้ว

      Qof welba wuxu qalmu heli waxu waa tartan

  • @mustafealimuse8955
    @mustafealimuse8955 4 ปีที่แล้ว +17

    First VieW
    Balanbaalis Studio Shaqo Wanaagsan Bad Haysaan
    Horey Usocda 👉💝

  • @ugbaadosmaan752
    @ugbaadosmaan752 4 ปีที่แล้ว

    wooow safiyo hambaliyo quruxsan dhamaantiin hormar wcn inkasto jaabir kaalinta labaad la rabay ma dhicin lkn wllky yare 2aad iyo sadexaad isku mid waaye hore usoco 👏👏👏👏👌👌👌👍👍

  • @safiyashide3925
    @safiyashide3925 4 ปีที่แล้ว +6

    Walee wa filayay in tan dhacayso barnamij cadalad lo shaqeyey waye😱😱
    Safiya
    Bilkhyr
    Iyo jaabir, sakaria 😘😘😘
    Dhalin u qalanta booska ay galeen waye
    Keep going dhamntin😘😘😘
    Gudiga wa mahadsanyihin
    Cadaaladu wa lama huraan❤❤❤

  • @pestalented8485
    @pestalented8485 4 ปีที่แล้ว +1

    War hooy iiga leexda safiya ana groupkiii kalasoobaxee💪💪💪

  • @caziizacadey7357
    @caziizacadey7357 4 ปีที่แล้ว +30

    24:14 siday musika ula keentay Bilkhayr Masha alh gbar so jidasho leh 😍😘

    • @aragsan6552
      @aragsan6552 4 ปีที่แล้ว

      Waa dhameys ta yari

  • @munaahmed1164
    @munaahmed1164 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah Safiya cod macaan iyo deganaasho ayey isku darsatay waxaan kuku boorinayaa in aad xijaabka anad dhikin insha allah

    • @rahmamohamed5636
      @rahmamohamed5636 4 ปีที่แล้ว

      Muna Ahmed mar hadday fan gashay waa diyaar qawanaansho mudo kasto oo ay is adkayso fanku waa xoolo sheydaan

  • @mohaabdigeelle6951
    @mohaabdigeelle6951 4 ปีที่แล้ว +14

    Safiya mohamed daahir guuuul. Ilaahay darti bn ku jeclahay

  • @sadioabdirahman6006
    @sadioabdirahman6006 4 ปีที่แล้ว

    mashlh si cadalad ee wax udhaceen maashlh safiyo guulwacan xabiibti laakiin fanaan hanoqonin abyo aduun iyo aakhiro kalabadan thnks

  • @musehassangurre4921
    @musehassangurre4921 4 ปีที่แล้ว +2

    safiyo m daahir, waa u qalantaa guusha aad gaartay horay u soco sis

  • @ahmednour1737
    @ahmednour1737 4 ปีที่แล้ว +2

    Safiya mahamed dahir way uqalantaa wllahi wanan ku hambalyeeynayaa guusha ay gaadhay

  • @abdifatahabdullahi5588
    @abdifatahabdullahi5588 4 ปีที่แล้ว +3

    war tol hadii layahay tan ugu horeesa magalada halaga qabto
    Ax ax ax kulahaa

  • @fawsiahassan357
    @fawsiahassan357 4 ปีที่แล้ว +2

    Congratulations Safiyo I’m so happy for you. I’m your fans since, day one ❤️❤️❤️

  • @abdifatahmohamed4409
    @abdifatahmohamed4409 4 ปีที่แล้ว +13

    MAHAD CELIN GUUD👏
    (1) waxaan u mahad Celinayaa Balanbaalis studio🎶🎹🎻
    oo dhamaad illaa biloow si'qurux badan inoogu soo gudbiyey barnaamijka mogadishu is got talent🎻🎤
    (2) dhamaan dadkii sida quruxda badneyd barnaamijkan u qabtey waline usii diyaar ah barnaamijya kale oo xiisa leh👏👏👏
    (3) tartamaayaashii soo bandhigey Hibooyinkoodii
    Intii guuleysaty io Intii aanan guulaysanba🔥👌
    (4)taageerayaasha soomaaliyeed ee dunida dacaladeeda oo dhan Kala socdey xiisaha io xamaasadda u yeelay barnaamijkan😳👂👨‍👨‍👧👩‍👩‍👦‍👦
    (5)inta taageerada gaarka ah u aheyd
    Safia qurux❣️🌹
    io
    Maahir indha sarcaad ♣️♦️🎰🃏
    io
    Caruur booliska soomaaliyeed👨‍👨‍👦
    Siman yariisey 👮‍♀️
    Daahir yare👮‍♂️
    (6)Waxaan sugnaaba Waa barnaamij kale oo noo sii xiisa badan✍️😳
    25/january 2020
    MUQDISHO
    Yaaqshiid 🙋‍♂️
    Haddii aad taageero u aheyd
    Safia 🎻🎤
    Maahir🎰😲
    Carurta boliska soomaaliyeed👮‍♂️👮‍♀️
    Like ta dhac ku sii
    👇👍

  • @cabdirisaaqisaaq9976
    @cabdirisaaqisaaq9976 4 ปีที่แล้ว +3

    safiyo hooyo khadara Allah idin xifdiyo
    marwalbo waxaan kugu ogahy
    luuqadaada in and Ku hadashid wllhi wad Ku qurux badan tahy luuqadaada m.a xormar wcn ayaan kuurajaynayaa xor usco wlshy

  • @Gaanimedia273
    @Gaanimedia273 4 ปีที่แล้ว +3

    Hanbalyo wllshen safiyo iyo dhamaan tartamayaasha kale safiyo waxan rajaynayaa inad dhalinyaro badan oo soomaliyed maaweelindoontid oo aad ahaan doontid qofkaa sharafta leh aad tahay oo aad u badali doontid fananin badan oo jidhkooda oo kaliya dadka ka iibiya oo fananin ku ah

  • @a.a.g4161
    @a.a.g4161 4 ปีที่แล้ว +2

    Safiya Mohamed Dahir waa gabadha kaliyaha ee inta tartankaan socdo hesaheda aana ka dhargin waxaa urajeeynayaa guul🙏🙏❤️❤️❤️

  • @dhool_waabari_130
    @dhool_waabari_130 4 ปีที่แล้ว +23

    Safiya guul inshalaah wali madhamaysan se wagabar degan oo cod degana leh inay gusha gartana waan jeclhy

  • @engjaamcxusen6801
    @engjaamcxusen6801 4 ปีที่แล้ว

    hambalyo safiya degen.waa fanaanad buuxda.maalintii uhoraysay ayaan gartay inaanay cidi kuhaysan waxaanan taageero u ahaa iyada iyo sakeriye from hargeisa

  • @osmansadiq5603
    @osmansadiq5603 4 ปีที่แล้ว +21

    Akhlaaq, qurux, cod iyo deganaasho mansha Allah Mrs safia khadra daahirta qarnigan

    • @nimcocabdiadeen9898
      @nimcocabdiadeen9898 4 ปีที่แล้ว

      Osman Sadiq dhabtii waa runtaa safiyo waa khadrada maanta

    • @khadraali5890
      @khadraali5890 4 ปีที่แล้ว

      fafiya masha allah dhankastaba weyka dhisantahay edabta xijabka codka quruxda waxan leyahay masha allah tabarakallah

    • @osmansadiq5603
      @osmansadiq5603 4 ปีที่แล้ว +1

      Mahdasanidin nimca iyo khdara

    • @khadraali5890
      @khadraali5890 4 ปีที่แล้ว

      @@osmansadiq5603 adaamudan walala

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401 4 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah hambalyo safiya mahamed dahir maamadana waxad mahadsantahay qiirada aad naxasuusisay iyo nabada qiimaheeda hambalyo hambalyo waan sugaayay in aad kaalinta koowaad aad galaysid laakiin maanta codkaadii waxaa ka tanwaynaa codka maslaxa oo aad u guuxaayay siaday ahaataba maashaa allaah walaal safiya horay usoco

  • @asaldhalad7614
    @asaldhalad7614 4 ปีที่แล้ว +16

    Balanbaalis aada umahadsanthin sda inola socodsiin 💯👍

  • @nastehoabdi555
    @nastehoabdi555 4 ปีที่แล้ว +2

    Safiya hooyadeed caadi maha heesta nabada naas la nuuga leh iney no qaado aheyd i love your maamo 😍😍😍🥰🥰🥰🙏🏽❤️🇸🇴

  • @shaaaruuyare8545
    @shaaaruuyare8545 4 ปีที่แล้ว +13

    Hadaan dhameeystay video-ga
    Hambalyo safiya iyo hooyadeed Mansha Allah aad baan u taageersanaa gabadhaa Hambalyo mar 2aad inkastoo sifican loo soo habeeyn final

  • @hanuush449
    @hanuush449 4 ปีที่แล้ว +1

    Mamruuk safia wlh wan filaye ina kalinta kowad kalesid masha allah mar kale congratulations cadey💞💞

  • @blossom8569
    @blossom8569 4 ปีที่แล้ว +9

    Safiyo iyo abdiwali labada qofee aan ka qaaty brnamijyadan.💗💫

  • @khadraomar1
    @khadraomar1 4 ปีที่แล้ว

    Si cadaaladi ku dheehan tahay bay gudidu u kala saareen runtii dhalinta hambalyo bn leeyahay
    Safiya mabrook hno😍😍😍😘😘

  • @xamdaiftin1454
    @xamdaiftin1454 4 ปีที่แล้ว +8

    Haqab tiraha bulshada balanbaalis studio 🎙 mahadsanid wll 💖

  • @Dhamays-dumar
    @Dhamays-dumar 4 ปีที่แล้ว +4

    Xamar cadeey nuurkeeda baxaayo masha allah allow nuurka u siyaadi 😍😍😍😍😍

  • @abdibarrenooh7563
    @abdibarrenooh7563 4 ปีที่แล้ว +4

    Maamada Safiyo Hooyadeed waa fannaaanad Heesta Nabadaa naas la nuugo leh.. clipkeeda bay ka dhex muuqanaysaa qofkii daawaday

  • @sirajihassanabdi6158
    @sirajihassanabdi6158 4 ปีที่แล้ว +2

    Safiya mohamed daahir guuleyso ayaan ku leeyahay farxad iyo hormar ayaan kuu rajeynayaa

  • @ahmedhillaac8017
    @ahmedhillaac8017 4 ปีที่แล้ว +23

    *Guddigu sifiicn bay u garsooreen runtii halkeedii bay dhigeen* 🍀❤

  • @moamd7188
    @moamd7188 4 ปีที่แล้ว +4

    Hambalyo Safiya Mohamed Dahir waad mutaysatay guusha.
    Salaan from Denmark
    Waxaan ka helay siday ay Safiya hooyadeed uga giijinayso daqiiqada 34:04

  • @osmanabdi5172
    @osmanabdi5172 4 ปีที่แล้ว +14

    Tiimkan safiyo ayaa ugu sidata yaa igu racsan manta

  • @mulkiartan7005
    @mulkiartan7005 4 ปีที่แล้ว +2

    Safiya waan filanaayi ineee kalinkoowaad galeyso keep going safiya cadeey