JIG JIGA GOTTALENT SULDAAN SEERAAAR WIILKAN SI FCN UMU......NUUR CARAALE IYO ASAD FAQDIID

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024
  • JIG JIGA GOTTALENT SULDAAN SEERAAAR WIILKAN SI FCN UMU......NUUR CARAALE IYO ASAD FAQDIID

ความคิดเห็น • 281

  • @Stocksom
    @Stocksom  3 ปีที่แล้ว +118

    SI TOOSA SUBSCRIBE U SAARA MAHAAN AA NAGALA SOCON DOONTAAN MALIN WALBA INSHA ALLAH

    • @kabtansaladdeck6270
      @kabtansaladdeck6270 3 ปีที่แล้ว

      Wlhi meel baad ugu soo baxadeen wiilkan Waxana filayaa in uu mar noqon doono fanaan aad usareeyo adigana waxd tihin dhalinta muraalkoodo insha allh waxn rajenaya in aad wax uqabatan markaan buu ubaahan yahy in lagarab qabto🇸🇴❤❤one love

    • @ibraahimalas9635
      @ibraahimalas9635 3 ปีที่แล้ว

      Horumarkiisa laga xuyahay

    • @gawshinebakari8047
      @gawshinebakari8047 3 ปีที่แล้ว

      Nuur carale tageero buxda kuu hayaa walal alla laba laba lisku raci huno wa barnamish fcn lkn sheekada ka daya aniga jag idinku ahy my brothers

    • @gawshinebakari8047
      @gawshinebakari8047 3 ปีที่แล้ว

      Dadkan naga qabta cadalad kuma wadan garsoore nimada lahadla got talent yada hore ka dhici jiray woo ka duwanaa xasid nimo ee ku waden they were this discouraging too much siiba islanta Fadumo gudinima kuma fcna very fake waye maya unbee ku heesaa

  • @saalimtyga1
    @saalimtyga1 3 ปีที่แล้ว +93

    Wlhi nuur caraale sida wiilka yar loola dhaqmay wajigiisu wuu isbadaly wuu ka xumqaday nin qalbi wngsn weye nuur caraale Allah sharfo 🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @FeysalAljaberti
    @FeysalAljaberti 3 ปีที่แล้ว +38

    Legend Alfanaan Caraale iyo Asad waa runtiin Wiilku aad buu u cod wanaagsan yahey, wuuna istaahila in gacan la siiyo

  • @axmedmustafa6062
    @axmedmustafa6062 3 ปีที่แล้ว +30

    Suldaan seerar qof walba oo heesihisa qaada si walba oo uu ucod macaan yahay ma jecla in uu siiyo haa
    Mida kale dhalinyarta wuxuu kadilaa niyada kama helin suldaan seerar siduu wax uwada

  • @zupeirhalane9286
    @zupeirhalane9286 3 ปีที่แล้ว +54

    Pro Codkiisa tone Gali musicga uu saaar Waa fanaan wiilka niyadiisa dhimaty dip ugu soo celi😥

  • @mohamedfuaad7072
    @mohamedfuaad7072 3 ปีที่แล้ว +25

    Suldaan kan heestiisa ayaa lalakeenay, bal kawaran hadii suuqa lalasoo galo! Fadhi uma yaalo ee yarka halagarab qabto.

    • @caaisha71
      @caaisha71 3 ปีที่แล้ว

      Wu kayabsaday sidasu udiidau

  • @raxmoshakaal589
    @raxmoshakaal589 3 ปีที่แล้ว +14

    M.a wiilazheenii Allha idin zharfo wad dhiri galizeen wiilka 💖♥️♥️

  • @abdaleMedia6830
    @abdaleMedia6830 3 ปีที่แล้ว +16

    Ninkaan niga ag hdlaya maxad SITOOS AH ugu soo fadhiisin waydeeen channelka
    😂👍👍👍

  • @richhome3678
    @richhome3678 3 ปีที่แล้ว +14

    Nuur caraale aad baan u tageeraa dhaantadiisii ala laba laba ala laysu raacye baan aad u jeclaan jiray🥰💪

  • @mohhamettelawil9563
    @mohhamettelawil9563 3 ปีที่แล้ว +37

    Wllhi ragga waxbadan fahmi kara baad tihiin

  • @adnamaxamed3818
    @adnamaxamed3818 3 ปีที่แล้ว +109

    Meesha cadaalad kamay dhiciin wiilka way dulmiyeen 😭

    • @nellpubgmobile7209
      @nellpubgmobile7209 3 ปีที่แล้ว

      ALA ANIGA WAXA CIIL IGU DILE NAAGTA UURKA MADAXA KALEH ALA INAN MESHA JOOGO FCNAN LEHYD WAXAN DHIHI LAHA HAA HADI LADIDO WAXBA QASI LAHAA🤕🤕

    • @positiveandfunny4332
      @positiveandfunny4332 3 ปีที่แล้ว

      Waba Alxmdulliah Hadiiba Ilahi Sharta Qorin In Eey Kusii Garab Galaan ❣️

    • @najmadiamond2452
      @najmadiamond2452 3 ปีที่แล้ว

      @@nellpubgmobile7209 😅😂😂😂

    • @nellpubgmobile7209
      @nellpubgmobile7209 3 ปีที่แล้ว

      @@najmadiamond2452 🤥🤣

  • @sahalomaromario514
    @sahalomaromario514 3 ปีที่แล้ว +10

    Waan idiinsalamay from djibouti 🇩🇯

  • @abdideeq1843
    @abdideeq1843 3 ปีที่แล้ว +6

    Legends asad & nuur I love u brothers and sisters make nice this talents in jigjiga

  • @sahalomaromario514
    @sahalomaromario514 3 ปีที่แล้ว +2

    Suldan seeraar waa xasid waan ku naacnay hadaan reer djibouti nahay sidad ugalaysid dhaliinyarada codka macaan way kaa cod macayihin xasid suldan seeraar guhad

  • @mohamedcatoosh1267
    @mohamedcatoosh1267 3 ปีที่แล้ว +9

    Aba baba Raganimadu waa suda nuur carale cml xataa suldan wuu kabasitaa hesta lkn anaa iri maa lagu haraa dadaalaa wuu garaa kuwan ku reebay wlh ayagaa bari kuu sacbindoona never give up waxan cml waa kaxanakhaaani Hg ahee

  • @ikraambashiir5105
    @ikraambashiir5105 3 ปีที่แล้ว +6

    Nuur caraale fanaan aan aad u taageero xaqiiq fanaan lagu daydo ayad thy 🙏❤

  • @libanleo1376
    @libanleo1376 3 ปีที่แล้ว +6

    Halmid aan ku darsade hadalka nuur caraale heesta uu qadayana music masaarna 🥵

  • @talasameasadali88
    @talasameasadali88 3 ปีที่แล้ว +18

    Nuur caraale legend gulayso

  • @farsamoofficial4614
    @farsamoofficial4614 3 ปีที่แล้ว +13

    Walhi suldan serar aad buu uqaldamy sbbto ah wiilku aad buu ucod macanaa

  • @Ururka_yufo
    @Ururka_yufo 3 ปีที่แล้ว +31

    Ninka ragaa lama ciilo walaahay codkiisa waa 100%

    • @humeyraahmed2187
      @humeyraahmed2187 3 ปีที่แล้ว

      Naagahaa laciila miya?😒

    • @Ururka_yufo
      @Ururka_yufo 3 ปีที่แล้ว

      @@humeyraahmed2187 maya maya wall yaa hablaha ciili kara walaahay bay iga tahay wall saas ugmaan jeedin ee hadaad sidaa u qaatay wan kaaraali galinayaa soori 🙆‍♂️

    • @humeyraahmed2187
      @humeyraahmed2187 3 ปีที่แล้ว

      Xuman maleh abowe

  • @kafiyahussein2593
    @kafiyahussein2593 3 ปีที่แล้ว +12

    Wiilka waa lagu qaldamay lkn anagoo dhanbaa ku tagaarnay 👌

  • @umaahpea637
    @umaahpea637 3 ปีที่แล้ว +9

    nuur carale kaliga love U😍

  • @cawoo820
    @cawoo820 3 ปีที่แล้ว +6

    Wlh inankani aad bu ucod wacanyey qaar aan udhawayn ayey Haa siiyen ee inankan yar si toosah ayey ugu gafeen codbaaad leeday wlh hore usoco hadad qoraalkaygan aragto wan ku salaamay walal from hargeisa 🙋‍♀️🤍

  • @samiirabdiqani7167
    @samiirabdiqani7167 3 ปีที่แล้ว +2

    Asadow faaqdid and nuur caraale keepgoing my brothers

  • @jagnejannajaqe2601
    @jagnejannajaqe2601 3 ปีที่แล้ว +11

    Codkiisu si toos ah ayuu u macaan yahay way ku fududaadeen legend-kan yar👊😂

  • @abdisalantahir8749
    @abdisalantahir8749 3 ปีที่แล้ว +6

    Aad baan uga xumaday siday ula dhaqmeen wiilkan yar sidoo kale nuur caraale waa legend waa nin wax fahmi kara aniga wilka 100kiiba boqol ayaan sinlahaa

  • @humeyraahmed2187
    @humeyraahmed2187 3 ปีที่แล้ว +3

    Kheyr ayaa ugujirtaa inu haro waayo Allah ayaa faasiq kabad baathiye

  • @rumancadaani4442
    @rumancadaani4442 3 ปีที่แล้ว +2

    Marka horaba suldaan kuma habonayen in uu fanka garsoor kanoqdo wayo
    1. Maleh khibrad kufilan
    2.waayo aragnimo xaga fanka ah
    3.wuxuu lid kuyahay fanka dhalinta kusoboiraysa
    😭waxaa tusaale kufilan wiilkan hees tiisa qaaday siduu ugugafay sorry
    Anu waxaan leyahay xiitaa isaga wuu kacod macaan yahay

  • @kauwsannuhguled5434
    @kauwsannuhguled5434 3 ปีที่แล้ว +8

    Jigjiga got talent iyo muqdisho got talent labadaba waan dawada ano burco joga muqdisho aad bay u horeyaan gar sorayashedu lkn se jigjiga ma bisla waa in gar soorayqql loga dhigo fananin tii hore iyo kuwa danbe hal qof hadi laga maar mi wayo waayo qofka tartamaya waxba lagu qiimeya nadaamyo iyo sharciyo ayuu leeyahay lagu garto qofka heesi kara qof qaab mashri xiyed kiisa iyo khaamihisa hadu codkisu ika wanag san yahay baa logu kaba qofna yuu mash rixiyadba lahaane cod buu leeyahay sojidasho leh o lagu qiimeya iyo waxyabo kale o badan lkn wiilkan waa fanaan aad u cod macaan codkiisu soojidasho iyo dareen ba wuu leeyahay tiiroyinka sida uu uga mqxayo iyo erayadaba sida uu u saxay waa 100% xitaa qofka tartamaya hadu erayada aanu sixin se laxanka iyo toomka midna aanu ka bixin waa sax laguma qaban karo erayada ayaad khaladay waxan dhihi laha garsorayasha suldaan halaga badalo

  • @abdimaalikayshka2432
    @abdimaalikayshka2432 3 ปีที่แล้ว +24

    Asad legend Hore usoco brother si tooosah SUBSCRIBE usaara

  • @cabdinaasiribraahim9648
    @cabdinaasiribraahim9648 3 ปีที่แล้ว +4

    Nuur caraale wlh waa nin aragti leh

  • @hossainechaji6158
    @hossainechaji6158 3 ปีที่แล้ว +18

    Cadaalad darro weyn ayaa kudhacday wllhi wiilka yar weliba gbadha iyo suldaan way iskudaydaan majority markaa nothing more

  • @ibrahimderowsheikh2213
    @ibrahimderowsheikh2213 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah walhi cod mcn oo dhareen Leh hore usoco walalo

  • @fatimahassan6872
    @fatimahassan6872 3 ปีที่แล้ว +8

    Qaab masrixiyad qof cusub maba keeni karo sababto ah wuu cab sanaya codka uun ayaa muhiim ah wiilkan weey dulmiyeen

  • @laylaabdi5069
    @laylaabdi5069 3 ปีที่แล้ว +5

    Wlhi runta ayad ka hadashay aniga xageyga markan ka hadlo wlhi suldan ka cod macan yhy sido kle wiil kle oo ay sidas oo kle ugaleen ayan hyaa vedigiisa

  • @safiyoabdi6400
    @safiyoabdi6400 3 ปีที่แล้ว +19

    Uf sudan serer wan jeclay lkn wabanacay waxo unuga yar niyada ugajabinaya ufdheh tan cadalad maha 👎

    • @caaisha71
      @caaisha71 3 ปีที่แล้ว

      Wll magaladu ka saaraya

  • @ashirosman
    @ashirosman 3 ปีที่แล้ว +6

    Wiilka waa cunuc cod fiican suldan iyo Fadumo way qaldamen

  • @Somali24.
    @Somali24. 3 ปีที่แล้ว +5

    Asad faqdiid iyo nuur araale waad mahadsan tihiin lkn xariirka wiilkan waa in aad muqaal nooga soo sameesaa

  • @maxamedzakimcmofficial1799
    @maxamedzakimcmofficial1799 3 ปีที่แล้ว +1

    wwwww wwwwwww maaaaashaaaaa laaaaaah dabcan iniga camal ayaaaaa meeeshaaaas looooga baaaaahnaaaa waaayo fanku waaaaayo aragnimo ayuuuu ubaaahan yhy dabcan #legend nuur caraaale
    legend asad fadqiiiq
    nooolaaaaada wxad tihiiin dhiiri galiyeyaaaaaal dhalinyarada

  • @mahamedsa4307
    @mahamedsa4307 3 ปีที่แล้ว +13

    Zhp qofwalba oo ladulmiyo uhiiliya
    Idinkana ilahy baa idinka farxinaaaya

  • @daakirchannel4112
    @daakirchannel4112 3 ปีที่แล้ว

    Asad faqdiid iyo nuur carale raganimada wax ka yaqanan waxan idin leyahaya madamo u helisen wll wilkaa xaqiiq la asay wan idinku racsanahaya hore u socda

  • @ZultanJubooss26
    @ZultanJubooss26 3 ปีที่แล้ว +1

    Nuur Caraale Libaax Raga Libintiisa Uqirra Oo Qalbi Wanagsan Gulayso Sxb.

  • @MohamedAli-bl7xe
    @MohamedAli-bl7xe 3 ปีที่แล้ว

    Asad iyo nurow wiilkiin suldanka wuu uquri wayay codkiisa wayoo maslaxa ayuuu shidi marka waaa in uu iskareewo maxasuusataa maslaxyada sidii loogu diidijiray Sharma boy

  • @nimcojamac2553
    @nimcojamac2553 3 ปีที่แล้ว +2

    Walhi suldaan xasid inanka yar niyad jabiyeen wlhi codkii m.a

  • @cabdiqanihassan5
    @cabdiqanihassan5 3 ปีที่แล้ว +1

    Asadaw anaa fanana jogana burco sxp marka side kula so xidhiidha
    Waayo cod qabasho wacn kugu arkay iyo music tayo leh side kulaxidhidha

  • @maslahbarkhadle9843
    @maslahbarkhadle9843 3 ปีที่แล้ว

    wiilkaas top ayuu ahaa waana ku qaldanyhy seerar ficil baa meesha iika muuqdo

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 3 ปีที่แล้ว +1

    Wcs 2 ninoo waaweyn salaam sharf la an ah marapno lalabo wraa asad😁🤴❤🥰🔥🦁

  • @somaliwaahal5157
    @somaliwaahal5157 3 ปีที่แล้ว +2

    Wiilka way xaqirene suldanba uu ka cod macana😔🙏

    • @caaisha71
      @caaisha71 3 ปีที่แล้ว

      Wa sbbta u ureebay

  • @burhanhassanmohamed8793
    @burhanhassanmohamed8793 3 ปีที่แล้ว +1

    Nuur Caraalle in uu macawiis wato inta ila aragtay like ii dheh

  • @halimasacdia6038
    @halimasacdia6038 3 ปีที่แล้ว

    Suldaan seeraar waa doqon heesihiisa ayuu dadka udiidaa waan arkay wiilal cod macaan ayaan arkay may may uu siiyey

  • @zamiircim3858
    @zamiircim3858 3 ปีที่แล้ว +1

    Exactly pro maaha in qofna la dulmoyo aniga xataa codkiisa waan ka helay

  • @najmoomar2573
    @najmoomar2573 3 ปีที่แล้ว

    Inkastoo aan fanan ku dhiragalin laheen oo ay dabi tahay ahaan teda haa ayaan dhihi lahaa waayo waa cod macaan yahay way dheered heesta woona xifdiyay bro wan ku wataa🤴❤🌹

  • @oksubar1939
    @oksubar1939 3 ปีที่แล้ว

    Wakumada san tihiin sida qofka ladulminaayo ugu hilisaan masha allaah hure usocda wilkana waxan leeyahay hure usoco ragwaakii jab somaree anana garabkagan nahay wllo qli

  • @wiilkahamigafogleh4318
    @wiilkahamigafogleh4318 3 ปีที่แล้ว +8

    Suldaan waa xoolo wiilkani isagaa ka cod macaan suldaanka laftiisa wiilkan waa lagu khaldamay

  • @nastexocabdikariin1944
    @nastexocabdikariin1944 ปีที่แล้ว

    Haa Haa 🤩

  • @hazoosaasofficial914
    @hazoosaasofficial914 3 ปีที่แล้ว

    Wiilkaan waa haaa

  • @deeqoowyare
    @deeqoowyare ปีที่แล้ว

    Wiilkan codkiisa anigu axaan waxaan oran lahaa keep going

  • @nasteho1293
    @nasteho1293 3 ปีที่แล้ว +4

    Legends😍😍

  • @user-jk5oh2ry8y
    @user-jk5oh2ry8y 3 ปีที่แล้ว +12

    reer jigjiga is mujiya de

    • @sumeyasumeya5125
      @sumeyasumeya5125 3 ปีที่แล้ว +1

      🥰🥰🥰❤💚💙🇬🇲🤴💉

  • @shukarimohamed7763
    @shukarimohamed7763 3 ปีที่แล้ว +1

    Wooow mansha Allh

  • @mohameddeeq5241
    @mohameddeeq5241 3 ปีที่แล้ว

    Masha alaah aad baad umahadsantahay nuur Caraale brother Dhiirigalintaada

  • @maaxigeneral1529
    @maaxigeneral1529 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxaa lagayaaabaaa inay kheyr u ahayd uu Allah jecelyahay lagayaabaa

  • @momoabbas8560
    @momoabbas8560 3 ปีที่แล้ว +4

    Wanka xumahay wlhi 4.5 🏳️🏳️🏳️

  • @cabaaseciiltire1682
    @cabaaseciiltire1682 3 ปีที่แล้ว

    Nuur Araale And Asad Faqdiid. Libaaxyo Qaran Waa Qiirooten

  • @samiirabdiqani7167
    @samiirabdiqani7167 3 ปีที่แล้ว

    Wlahi wn idin la qaba warkaas maalinkaas waan daawanaaye suldaan seraar waxay ila tahay ninkaan inuu yahay kii cod kureebi lahay inuu yahay
    Cunugaas yar waxn leeyahay keep going
    Waxan sugaba Waa heesahaaga

  • @sundusnuuni4290
    @sundusnuuni4290 3 ปีที่แล้ว +3

    Nuur caraale bro Cummintiya so qaado wiilkaas si niyada uku dhismo hamigiisana ow gaaro karsooraha 3 io suacabkaba aadbey uladhaceen io anakabo

  • @guledhazan6433
    @guledhazan6433 3 ปีที่แล้ว

    Zuldaan pal dip u eega markii uu fanka zoo galay

  • @ibrahimderowsheikh2213
    @ibrahimderowsheikh2213 3 ปีที่แล้ว +2

    Suldan seraar boska in lagu caaririyo ayu kabaqoya ee inanka waloo tashtaay😁😁😁😁😁😁

  • @khuluudajannaat2513
    @khuluudajannaat2513 3 ปีที่แล้ว +2

    Aniga ahaan ku xumayn waxan dhihi lahaa hees usoo qaad oo jwb ah dadka kaarebay tartanka waayo waa ciil ragana lama ciilo xitaa hadii uu dhacayna ma ahan in niyada laga jabiyo

  • @saidcali6569
    @saidcali6569 3 ปีที่แล้ว +1

    Wiilkan suldan asaga ayaa ka codmacan

  • @dhagajuunxilwa258
    @dhagajuunxilwa258 3 ปีที่แล้ว +17

    Two legend

  • @neamaabdullahi6441
    @neamaabdullahi6441 3 ปีที่แล้ว +7

    Cadaaldi meesha kama dhicine 😭

  • @jablibaax
    @jablibaax 3 ปีที่แล้ว

    Anuu hadaan ninkaa la reebay ahay ogaan baan fanka u gali lahaa gabadhaa iyo fanaanka i reebay kuxumayn tooda darteed 👊💪

  • @farsamoofficial4614
    @farsamoofficial4614 3 ปีที่แล้ว

    Walhi nuur iyo asad waad iga farxiseen sbbto ah wiilka si fican bad niyada ugu dhisteen

  • @mariaclaraofficial8118
    @mariaclaraofficial8118 3 ปีที่แล้ว

    Wllhi saa wax reaction ka so bixiyey radinayey o u dooda wiilka
    Wiilka suladnku si xun bu ula dhaqmay tonkiisa ha wase ma isaga cod lehbisagaba fananinta ugu necbhy

  • @maryanomer2558
    @maryanomer2558 3 ปีที่แล้ว +2

    Xarash bey u hayaan😂😂

  • @_afardhaan8250
    @_afardhaan8250 3 ปีที่แล้ว +8

    Wiilka way xaqireen😓 waxan mezha iska fadhiyan way isku dayanayan

  • @chamofuny4714
    @chamofuny4714 3 ปีที่แล้ว

    Aar hooyadii la wasa suldaanka la shegayo

  • @user-rx7qq7le9c
    @user-rx7qq7le9c 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi suldaan seeraar wiilkaan ayaa ka cod macaan ma eheen inuu niyada kajabiyo faadumana jaas ayeey wiilka ku reebtay ar kuwaan anaga may nagu badalaan nuur caraale asad faqdiid iyo ani markaad inuu cod macaanyahay ayaan uqiri lahayn

  • @iqroahmedcartan8705
    @iqroahmedcartan8705 3 ปีที่แล้ว

    Wiilka ma aqano magacisa lakin ga niysd jawin horey usoco wallkey

  • @NasirAli-wi9cr
    @NasirAli-wi9cr 3 ปีที่แล้ว

    Asc marka hore waxaan salaamayaa labada ustaad nuur caraale iyo asad faqdiid wllyaal barnaamijkan waan ku faraxsahay inaad dabagal samaysaan anigu waxaan ahaa ahaa wiilki hal abuurka ku tartamayay ee soo baxay nasir ali sulub waxaad na waydiiseen su aal ah dadka soo baxay maxaa loo samaynayaa ilaa haatan wax arinkaa ku sahabsan ma hayno xitaa madax taabadna alaha ka dhigee waloow ay garsoorayaashu na balamiyeen inaan gali doono tartan final ah balse sida aan anigu filayo cid barnaamijka usocoto final kiisa ama qabanayso uma jeedo sidaas ula socda

  • @Maantapess
    @Maantapess 3 ปีที่แล้ว +1

    Hore baa waxaa loo yiri canoolay ma is Jeclo
    Suldanseraar wuxu maya uu siyay
    Booska in lugu cariiriyo ka cararaya

  • @fuadlazio9805
    @fuadlazio9805 3 ปีที่แล้ว

    Ina baqdiidaw sitoosa ayaan idiin salaamayaa adiyo inanka dhaanteya

  • @yusraali1222
    @yusraali1222 3 ปีที่แล้ว

    Suldaan waa is tus

  • @AbsamoFilmsVlogs
    @AbsamoFilmsVlogs 3 ปีที่แล้ว +1

    Legend nour carale ugaas sii toos ah

  • @nihamcilmi5301
    @nihamcilmi5301 3 ปีที่แล้ว

    Wllhi wiilkani waa wiil codku dhenyey

  • @arahmananzari9089
    @arahmananzari9089 3 ปีที่แล้ว

    Nuur caraale garsoore buuuxa

  • @raysiyobarwaaqo3804
    @raysiyobarwaaqo3804 3 ปีที่แล้ว

    Asc suldan seerah calfkaagaad cuneysaaye wiilka yar ka daa cadaadiska don’t be jealous suldaan Naagta miss Haa iyo may waxba odhan maayo

  • @hanicilmi3973
    @hanicilmi3973 3 ปีที่แล้ว

    Mash Allah sax waya

  • @shaaficicabdi9050
    @shaaficicabdi9050 3 ปีที่แล้ว

    suldaan waa cunsuri cag dheer

  • @amalosman4596
    @amalosman4596 3 ปีที่แล้ว

    Maya nuurow wlll abaalmarino ayay leeyihiiiiin

  • @Darwiishsakariyehareer1381
    @Darwiishsakariyehareer1381 3 ปีที่แล้ว

    Azc mazuuul.sare nuurcaraale garaad waxan raabaa inan fanan noqodu mayga caawin kartaa

  • @ahmetjohar3539
    @ahmetjohar3539 3 ปีที่แล้ว +1

    Suldaan xitaa ka macaan

  • @kadramahamud4088
    @kadramahamud4088 3 ปีที่แล้ว

    Horta suldaan iyo iyaga soo intixaamay

  • @khadijasamater7211
    @khadijasamater7211 3 ปีที่แล้ว

    Inkasto waxaa mesha ka socda marka horeba wax kheyr ah an aheyn ee heesa yihin blse hadana hadan bani adaam nimada iyo cadalaad xageda hadan ka eego wiilkan yar runti uu cod macanyahay ee cadalad daro ayu ku haray🙋
    Blse hadu nin kaarti leh yahay dadkan maanta san ola dhaqmaay isaga wax tusi kara
    Waxaan leyahay don't give up👍
    It's not end of the world you can be what you what! you have nice voice that can tell us clearly you can reach you future goal💃👍👏
    Teda kale kuwan gaar sorayasha lagu shego ayagaba uu bahan in la baro sida dadka lola dhaqmo wayo dhowr mar ayaan arkay iyago sii qaab daran ola dhaqmayo dadka eey garsorka uu yihin waxaasna ma wanagsano ee kuwan ayagaba bahan in lala taliyo oolaa baro sida dadka lola dhaqmo haba ogu darnado Suldan seraar 👎👎👎

  • @youtubechannel8007
    @youtubechannel8007 3 ปีที่แล้ว +5

    Weydalishay Mel bilashay ah

  • @alitoshiba4599
    @alitoshiba4599 2 ปีที่แล้ว

    Nuur caraale runtii waa qof aad u niyad wngsn dulmiga wiilka lgu sameeyayna ka xnaaqay runtii ma jecli comments ga inan qoro lkin mnta waxa igu kalifay ficilka xun ee uu sameeyay kas wax qiimaynaya iyo sida wngsn ee lbadan nin ay ugu hiiliyeen wiilka

  • @Najiib-mk3qb
    @Najiib-mk3qb 2 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @cawilkoyla
    @cawilkoyla 3 ปีที่แล้ว +2

    cuniga wuu fcn yhy m.a lkn toooonka ama iskaaalka ayuu ka dagaa intaasna wala xalin karay lkn wey dhacday intaas yrta ah ayaa lgu qaaday ama lgu diiday

  • @aashaahmed2208
    @aashaahmed2208 3 ปีที่แล้ว

    Woff