NAAGTA UU ILA QABO BUU SUPRISE IGU KEENAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 107

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 11 หลายเดือนก่อน +45

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤☝️😮

    • @FarhiaFarah-wg5qe
      @FarhiaFarah-wg5qe 11 หลายเดือนก่อน

      As, Familyyyyyy yartaanaa tanaa qiimobadan dumaroo cadayyareey lagufarxeeeey tii lagaa sooooo dhawaystayoo dooqoo jeclaadayoo waleeneeey princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey iyoiyo tilmaamahayga iyoiyo

    • @sumingeye2996
      @sumingeye2996 8 หลายเดือนก่อน

      Scw

  • @mohamedolat3903
    @mohamedolat3903 11 หลายเดือนก่อน +31

    Gabadha fanaxda leh usheeg in fanaxda qurux tahay. "Waa gabadh fanax leh fiiriyoy" aaba arosyadha looga heesi jiray moho. Be proud dear

    • @Yaiena1111
      @Yaiena1111 11 หลายเดือนก่อน +1

      Qurux ma ahan beenta jooji

    • @umumayga1406
      @umumayga1406 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@Yaiena1111😂😂

    • @Hayaamooz
      @Hayaamooz 11 หลายเดือนก่อน +2

      @@Yaiena1111hahahah sxbky fanax uu leeyahay sidee biro xero u dhahaa kiisa fanax waa dhaaftay other tooth xita spaces ayuu leeyahay😂

    • @Aixasm
      @Aixasm 11 หลายเดือนก่อน +1

      @@HayaamoozHmmmm si wanagsan ugu sheeg

  • @SuadAbdirhman
    @SuadAbdirhman 11 หลายเดือนก่อน +18

    You are doing so well the last day, so it would be great if you could start this new challenge 😭❤️😂

  • @HSH20233
    @HSH20233 11 หลายเดือนก่อน +7

    Walahi disrespect waaye in dad qalato laguu balamiyo 😂😂😂😂. Waxaan u maleynaa dad qalatada iney ninka ka caqli badantahy ay ugu talagashay iney gabadho hore ka xanaajiso.

  • @AishaKaifgacal
    @AishaKaifgacal 11 หลายเดือนก่อน +11

    Markaa argay saa ufarxay hadaa ogaan lahyd maaalinkasto ayaad soo dhigi lahayd abaayo😢❤

  • @HibaAMohamed
    @HibaAMohamed 11 หลายเดือนก่อน +4

    Fanaxda in la xiro danbi ma ahn lkn in fanax sameysato ayaa danbi ah

  • @Naruura4
    @Naruura4 11 หลายเดือนก่อน +14

    Caawa taloyinka waa wada positive fartuney hooyo maku dhahaday reraha islamed haysku dirin😂

    • @quruxsan287
      @quruxsan287 11 หลายเดือนก่อน +2

      😂😂😂😂😂 waa fahantay

    • @Naruura4
      @Naruura4 11 หลายเดือนก่อน

      @@quruxsan287 seexo nayaa😂😂

  • @sahraisaaq5854
    @sahraisaaq5854 11 หลายเดือนก่อน +7

    Wuuba fiicnaa haduu kuu sheegay inaad dhar qurxoon so xidhato 😂

  • @fiifii8276
    @fiifii8276 11 หลายเดือนก่อน +24

    Manta niyada ka xamanaye 😂😂 I was like kwran wexe na dhahday update a ahana for a week straight wena maqantahe 😊

  • @aminapharah3906
    @aminapharah3906 11 หลายเดือนก่อน +4

    I love you sooooo much,,GOSH constantly motivate me to better,, for that,,may ALLAH REWARD YOU #WALALGANG

  • @heybecaano3274
    @heybecaano3274 11 หลายเดือนก่อน +6

    Dad qalato😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @NastehoMohamed-e2r
    @NastehoMohamed-e2r 11 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks abaayo

  • @naleeyAbdi
    @naleeyAbdi 11 หลายเดือนก่อน +3

    Intee naga aday waaku weynay😢❤
    Nosoo badi videoyada

  • @Tasnim-j8b
    @Tasnim-j8b 11 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaa laga yaabaa hooyadaa iney kheyr u arkeysay saaxiibteed iyo gabadheeda laakiin Allah ayaa og waxa kheyrku ku jiro

  • @nimcoqaali3446
    @nimcoqaali3446 11 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah xbbti allah ha ku xafido ❤❤

  • @habooncabdilahi9929
    @habooncabdilahi9929 11 หลายเดือนก่อน +3

    Wuuba fiicanyey hadu dhahey so labiso una iyado bahdilan anu barin😊

    • @Msomale
      @Msomale 11 หลายเดือนก่อน +5

      Bahdilad kle ma udhiman😮

  • @najaxupdy9594
    @najaxupdy9594 11 หลายเดือนก่อน +2

    Routine nosoo geli qalbii mar mar jawiga noo badal😢❤❤🎉l love you

  • @ozanomohamud3895
    @ozanomohamud3895 11 หลายเดือนก่อน +2

    Fanax and dimple
    Elhamdulilah❤️❤️

  • @maryamhusseinhilowle2296
    @maryamhusseinhilowle2296 11 หลายเดือนก่อน +2

    I like your intro ❤🎉

  • @hananhaji353
    @hananhaji353 11 หลายเดือนก่อน +2

    Waxa dambi eh in aad fanax adoo lahen sameysatid
    Lkn ina xiratid dambi ma ahan

  • @decocogirl
    @decocogirl 11 หลายเดือนก่อน +1

    Our duvettt girlll ✨🤍

  • @quruxsan287
    @quruxsan287 11 หลายเดือนก่อน +2

    One week challenge maxaa u dhameystiri weysay quruxey

  • @ladanhappyy3969
    @ladanhappyy3969 11 หลายเดือนก่อน +6

    Naa markaa argty maxaa sameey.
    Walle 2dooda maqaayadda ku dhax dili lahaay dadka dhan ku ceebeyn lahaa qumayga.😅😢

    • @manalhussein9814
      @manalhussein9814 11 หลายเดือนก่อน +2

      hadi inti laga xog badhiya lagu dila kwrn😂

  • @isramaxamed4963
    @isramaxamed4963 11 หลายเดือนก่อน +3

    mashallah soodhaw 🎉🎉🎉❤❤salangobeed

  • @nasteexoabdi1607
    @nasteexoabdi1607 11 หลายเดือนก่อน +1

    Fartun adiga nagta in ay dad qalato tahay yakushegay wllhy fan bad tahy😅😅😅😅

  • @Edebsansidihooyoded
    @Edebsansidihooyoded 11 หลายเดือนก่อน +3

    Asc wll waxan ahay wllganag ila 2018
    taalo aya ka raba ❤️
    Waxan ahay gabadh 28 jir ah waxa lay qaba 4sano wali ilaahy waxba imu siin alxm. Wll wilka iqaba aya malmalahn danbe is fahmi lanahay wax kle maha ee naago aya ku arka mobelkisa ma ogi inu hore sidan aha because mobelkisa Ma qadi jirin lkn malmahan wan ka shikiyey marka eegay tiraba labo ila sadex nagood aya ku arkay oo kala duqan
    malin dhawayd ano la fadhiya ayu mid cod uu dubay marka waydyey wuxu i idhi saxibkay ayey la dhalatay , waxan uu shegay ina aan Rabin balan ayu iga qaday hadana malin dhawady aya mid kle ku arkay marka wadiyey uu gubtaay xita sawiradisa ayu uu diray iyo lambarka hooyadis. Marka wll anu wan ka amin baxay oo wan iska dayey ina rumaysto warkisa lkn wll wan shikisanahay wan ogahy inay xuntahay lkn waxan samayo Ma ogi ila taali wll thnx

    • @Xati-ve3tg
      @Xati-ve3tg 11 หลายเดือนก่อน +1

      Xbbti Illahay qalbiga haku dajiyo inshallah.

    • @JasonsNah
      @JasonsNah 11 หลายเดือนก่อน +1

      Walaal ilaahay haku adkeeyo qalbiga lakin hadan isku dayo inan ku sheego wixi ila gudboon shakigagu wax run ku saleysan weeyi oo maaha qalad ee isaga la hadal oo isku day inad is fahantan inadan ka raali ahayn wuxu wadana usheeg. Ilaahay ubad baariya inu ku siiyan kaga baryaya insha Allah❤️❤️ be strong u got this my dear sister 💕

    • @raimamaxamed5651
      @raimamaxamed5651 11 หลายเดือนก่อน +2

      Abaayo IGA daa nag ha ila shukansan haba dhihin Io qeylidas dhanba iska daa because qofkan wuu ogyahe inad dhibsaneyso inu nago shukansado lkn weli wuu kugu sii wada marka abaayo haba darensin idhaha ka xiro naftada jeclo marka asaba ka deynaya i.a

  • @shamsahasan86
    @shamsahasan86 11 หลายเดือนก่อน +1

    Dad qalato mesha halaggu Keno manoli 😂😂😂

  • @xamdiqali6250
    @xamdiqali6250 11 หลายเดือนก่อน

    First comment so laabo video yadi waa so dahisay malmahan 😊

  • @Tasnim-j8b
    @Tasnim-j8b 11 หลายเดือนก่อน

    Jawaabahaaga mashaAllah waa dhici kartaa arintaas wanna dhici kartaa fanaxdu wey sii weynaataa inay weynaatay oo is leeyahay hadda u xir intaad awoodo lacagteeda

  • @IbrahimAboubaker-e5o
    @IbrahimAboubaker-e5o 11 หลายเดือนก่อน +1

    Wan kuu tagera wll allah kuu xifdiyo😂

  • @pricess1772
    @pricess1772 11 หลายเดือนก่อน +1

    Wlhi fartuun wn ku jclhy kulah❤❤😂😂😊

  • @asmaalhassan5129
    @asmaalhassan5129 11 หลายเดือนก่อน +2

    You re doing well sistah

  • @YaathayYaathay
    @YaathayYaathay 2 หลายเดือนก่อน

    Intee looga waydiyaa😂

  • @anfacdadkaagaofficial6479
    @anfacdadkaagaofficial6479 11 หลายเดือนก่อน +1

    Don’t worry wl wad ka qaban tasbixda badi sune tuko inshallah

  • @khayrhesho4463
    @khayrhesho4463 11 หลายเดือนก่อน

    Wallahi waan ku taageeraa video aad soo dhigtay imadhaafo ❤

  • @AnisoMohamed-y9c
    @AnisoMohamed-y9c 11 หลายเดือนก่อน +1

    Fartuuneey xgee sheekooyinka lagula soo wadaagaa abayo😰❤️

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  11 หลายเดือนก่อน

      Emailka waa fartunoibrahim@gmail.com

  • @yumnahhssn5513
    @yumnahhssn5513 11 หลายเดือนก่อน

    Anon video gada daban maba jifto wallahi adna iska maqn tahy ino so dhaqso wacaneyy😭💗🫶🏼

  • @kurashabdi7321
    @kurashabdi7321 11 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkkkkk wallaahi fartuun waad iga qoslisey

  • @yumnahhssn5513
    @yumnahhssn5513 11 หลายเดือนก่อน +9

    Fartuney in lagu canaanta is taahisha😂 waxbad ino balan qadeysa wana dhumane na wallo hana cidleyn take care neh🫶🏼🤍🥺

    • @cute_girl6813
      @cute_girl6813 11 หลายเดือนก่อน +1

      Ha walhi San usugayay le malinkasta 😢😅

  • @nyg1162
    @nyg1162 11 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah Sis, thanks❤️

  • @mihiimsalwa2971
    @mihiimsalwa2971 11 หลายเดือนก่อน

    Faruney waxa soo tubta falook wadanka joogtid wan ku tageera TH-cam ka nashqad cusub ku soo biiri yaa wllo qli😊😊

  • @sucaadcabdisucaadcabdi7079
    @sucaadcabdisucaadcabdi7079 11 หลายเดือนก่อน +1

    Somliya bes ma ahan xata kenya wa sas dadka ilkaha uwada xiran😅😅😅

  • @timadhere3554
    @timadhere3554 11 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs 1k waxyara igadhiman igaarsiya 🙏

  • @mohamedmusse1153
    @mohamedmusse1153 11 หลายเดือนก่อน +1

    Adiga waxaad tahay gabar cod kar ah illaahay haku xifdiyo lakiin mar waliba gabdhaha lee u maleesa in ayaga DHIib iyo probleem in uu heesto lakiin og soo noow dhib in gabdho iyo wiilaba in uu dhibku heesto ee. Talalo dhx dhaxaad a haaw

    • @muunamohamoud4656
      @muunamohamoud4656 11 หลายเดือนก่อน

      Wllo Iyadu gabdhaha dhibta masaarto lkn dadka soowada dalbada dumarbaaa ubadan

  • @haiweydiinin9050
    @haiweydiinin9050 11 หลายเดือนก่อน +2

    No it is permissible to close gaps in teeth. What’s not allowed is making a gap in your teeth 🫶🏽

  • @NalkaNuuraBeauty
    @NalkaNuuraBeauty 11 หลายเดือนก่อน

    Girl you look beautiful Mashallah ❤❤❤

  • @ruwaydiinainasugule73
    @ruwaydiinainasugule73 11 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂ninka calyda ah mxaaka qaldan

  • @cibaadonoor1508
    @cibaadonoor1508 11 หลายเดือนก่อน

    Fartuun halkee kala soo xiriiraa

  • @zumayainahmohamedzumayalak2269
    @zumayainahmohamedzumayalak2269 11 หลายเดือนก่อน

    We love you sisterey❤

  • @marianor4588
    @marianor4588 11 หลายเดือนก่อน +1

    Balayo tarikh ku xareesan waba dhadhan caadi ah ani miiskaba madaxa u galin lahaa doqonka😂

  • @mohamedmusse1153
    @mohamedmusse1153 11 หลายเดือนก่อน

    Waan jec leen laahaa in Aad ii soo sheektiiti sabbtata

  • @maahirkee3656
    @maahirkee3656 11 หลายเดือนก่อน +1

    Gabar ilaa ay nin aroosto horteed loogama tago xiriirbay iga diiday ee waa loo samraa hadiyada ayaa loo badiyaa

  • @fosiaibrahim-mb6zp
    @fosiaibrahim-mb6zp 11 หลายเดือนก่อน +1

    🎉🎉🎉🎉

  • @indhouronindhouron7992
    @indhouronindhouron7992 11 หลายเดือนก่อน

    In laxiro dambi ma ahan ithink in lasamesto dambi ah

  • @foozia426
    @foozia426 11 หลายเดือนก่อน

    Waan taabtay ❤

  • @faizaahmed1993
    @faizaahmed1993 11 หลายเดือนก่อน

    Fartuun so labsho wacan walal🎉

  • @magoolmohamad4412
    @magoolmohamad4412 11 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkk dad qalato😂

  • @nesraabdi7113
    @nesraabdi7113 11 หลายเดือนก่อน +1

    Asc abayo in an kula soxiriro ayan rabey inte kala soxirira

  • @FatmaAdaam
    @FatmaAdaam 11 หลายเดือนก่อน +1

    10 minute 203 views 🎉❤

  • @deeqaciise5804
    @deeqaciise5804 11 หลายเดือนก่อน +3

    Fartuney ballan kii wadka ka baxday why saas noogu sameysay inte ku maqned abayo 1 walba fidiyow gaa naga balan qaday soo daa de

  • @ashaabdullahi8061
    @ashaabdullahi8061 11 หลายเดือนก่อน

    Not Dad qalato 😂😆🤣😭💔

  • @dagancaynan
    @dagancaynan 11 หลายเดือนก่อน +2

    😂😂😂 fartuun jawabaheeda wan ka helaa

  • @naliyah9415
    @naliyah9415 11 หลายเดือนก่อน +1

    Labiso sidii 🤡 dhinacaagana fadhiiso we eating together?!! Naah… the audacity😂

  • @mustafeahmed3020
    @mustafeahmed3020 11 หลายเดือนก่อน +2

    Kkkkkķkkkkk
    Ninkaasi naagihiisi
    Isbaraayay
    Noodhaf hays'ilaan
    Kadibna hasoo furreee
    Wakafaa'idynaa

  • @Istahillahmed
    @Istahillahmed 11 หลายเดือนก่อน

  • @AishaCuud-p2w
    @AishaCuud-p2w 11 หลายเดือนก่อน

    Naya xabibi wan ku xisanay

  • @cute_girl6813
    @cute_girl6813 11 หลายเดือนก่อน

    Fartuny baryahn xage aday 😢

  • @mariamaosman9915
    @mariamaosman9915 11 หลายเดือนก่อน

    😅 I like you 😍 wlhi fartun 😅

  • @quruxay
    @quruxay 11 หลายเดือนก่อน

    The question is the second wife
    Did she know he was going to do that

  • @mohamedmusse1153
    @mohamedmusse1153 11 หลายเดือนก่อน

    Abaayo aniga

  • @Ayaann3
    @Ayaann3 11 หลายเดือนก่อน

    Gabadhedi❤😅

  • @mohamedmusse1153
    @mohamedmusse1153 11 หลายเดือนก่อน

    Maxaa gabdhaha l

  • @kadanali-oc6qp
    @kadanali-oc6qp 11 หลายเดือนก่อน +1

    Asc maasha allaah habo talo wanaagsan bad siisay wiilka akowad.
    Anna waxan ku dari lahaa.
    Wiilku ha iska daayo shalaayga waligaana qofku iska daa in uu ku diidee hadaadba dareento in qofku gaabinayo nabadeeydaa loogu dadaalaa lagumana laalaabto.
    Adna markay ku tiri nabadeey in aad aamintaabay ahayd khayr iimay lahayn.
    Hadana noloshaada hayskagaa dayicin shalaay ee hore u soco cadi iska dhig in aanay jirinba ka soo qaad.

  • @dariinyaara403
    @dariinyaara403 11 หลายเดือนก่อน

    Nio adunkan wa la yabe ilkaha so xidho ma ku dhahy lacgta ka qad dedna cun u sheg lacgti wan isticmaly ka dhe tu kle ka qad ila u ka qusnyo

  • @AsmaYusuf-c2z
    @AsmaYusuf-c2z 11 หลายเดือนก่อน

    Dad qalato😂😂

  • @Ridwa.
    @Ridwa. 11 หลายเดือนก่อน

    Romeo and Juliet 😂

  • @ayaanabdallahassan3062
    @ayaanabdallahassan3062 11 หลายเดือนก่อน

    sis haram ma ahan in gap teeth la xirto mida kale ilkaha in la xirto haramna ma ahan

  • @sathoibrahim9690
    @sathoibrahim9690 11 หลายเดือนก่อน

    Braces and fashion 😂😂😂😂

  • @elenamiya7047
    @elenamiya7047 11 หลายเดือนก่อน

    Dad qalato 😂😂😂

  • @nimaabdullah3528
    @nimaabdullah3528 11 หลายเดือนก่อน

    Waxan rabaa inan ogado gabadha ninkeda nagtisa barayay marke maqayada tageen ma ayado lafadhistay mise adiga

  • @lakifarah4545
    @lakifarah4545 11 หลายเดือนก่อน +1

    Dadqalato 😂😂😂😂😂

  • @shadiafuad
    @shadiafuad 11 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂

  • @manalhussein9814
    @manalhussein9814 11 หลายเดือนก่อน +1

    qosol iga kentay fartun , nag surprise laiskiga digayo maxa waye

  • @ashahassan7791
    @ashahassan7791 11 หลายเดือนก่อน

    First comment 😊

  • @mohamedmusse1153
    @mohamedmusse1153 11 หลายเดือนก่อน

    Waan ku jeclahay abaaydiis lkiin gabadha lee xooga saartaa si ee ayaga lee dhibin yihiin sabtu maxeetahay

  • @hanad6666
    @hanad6666 11 หลายเดือนก่อน

    @fartun duvet girl
    Apayoh wan ku tagera wxana kugu xiranahy ilaa 2018 kii mshlh wxathy qof ad uqalbi wanagsan
    Apayoh wxan rapa inan kula wadago qiso ilatali ah fadlan xge kalaso xiriira mahadsanid apayoh wanu ku jecelnahy👏

  • @cibaadonoor1508
    @cibaadonoor1508 11 หลายเดือนก่อน

    Fartuun halkee kala soo xiriiraa

  • @GAANI.
    @GAANI. 11 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @samiiraabdi1327
    @samiiraabdi1327 11 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤