NINKEYGA INAA GABAR U SIDO DARTEED BUU IGAGA TAGAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 126

  • @abdimoalim3449
    @abdimoalim3449 ปีที่แล้ว +20

    wilka xanunsan o xaskisa ka qariye ayan rabaa inaa talo siyo abowe quran is sar sadaqo neh baxso hada ilmo agon ah ad kafalo qadi karta kafalo qad insh allh wad cafimade haduuu ale idmo

  • @maanmohamed-tu3kx
    @maanmohamed-tu3kx ปีที่แล้ว +23

    Fartun see na yelosah 😫 ilhaay sheikh Quranka noka saray janada gee 😍

  • @suleqa2149
    @suleqa2149 ปีที่แล้ว +16

    Gawadha nninkeeda Uurka Gawdha uga Carey, Gabdhaha iyo Wiilasha Rabi ba bixiya, Teeda kale Ninka ayaa Gabar iyo Wiilba ka imadaa oo wuxu heeystaa X And Y.. Ayadana Always X✌️✌️✌️

  • @naliyah9415
    @naliyah9415 ปีที่แล้ว +17

    Waaw Allahayow saaxiib sidaada oo kale ha nawada siiyo😭. Qof saas kuu jecel oo ku caawiyo adoodan ogain waa dhif.

  • @zuhouredriz4913
    @zuhouredriz4913 ปีที่แล้ว +7

    SubhanaAllah please tell ur partner they deserve to know everything about you walhi😢

  • @fahemaomer6008
    @fahemaomer6008 ปีที่แล้ว +7

    wan ka helay sad wax usoo jediso io wliba sida quruxda badan ee qofka prifet kisa u ilaliso mashallah hanbalyo wn kugu dhiri galinaya xalka kasii wad ayn ku leyay so kale jadwalka aad samaysay ayaan ka hely inaad saas nogu wadana wan jeclaan laha

  • @SudoPirate
    @SudoPirate ปีที่แล้ว +24

    inankaas xanuusanaya xaaskiisa hala fadhiisto runta na ha u sheego, xanuuka ilaahayba keena lakin hadii aan la is garab galayn aduunka ma aakhira aboorka la iska celinayaa, nothing is wrong hadii adoo daryeel u baahan lagu garab istaago. xaaskaagu kalasoonida ay kugu qabta ha jabin. plus if this is deadly sickness she needs to know otherwise she would feel betrayed and untrusteorthy. that is my opinion.
    and may allah heal you from your sickness.

    • @nijaj9157
      @nijaj9157 ปีที่แล้ว

      Exactly ka wrn hadii uu usoo dhaco xanuunka ee gadaal ka ogaato in uu ku kalsooneyn.
      Tankle Fartuun Waa smart guurku ma aha ilma la isku dhalo kaliya ee qof kuu dhimriya oo aad dareemada la wadaagtid ama wada wadaagtan baa ka ka mida guurka

  • @dekanadifhassan6196
    @dekanadifhassan6196 ปีที่แล้ว +1

    The one seeking validation 😔 instead of putting that much effort of seeking validation my dear sister why don't you try to build your confidence and self-esteem 😢 showing people your weakness is not a clever thing to do 😔 because they might hold you for ransom for it and start blackmailing you with it as much as possible keep what you are to yourself and remember people don't respect cry baby always show your strong side 💪 because we all have both strength and weaknesses

  • @SuntaFaaraxmajopasto58
    @SuntaFaaraxmajopasto58 ปีที่แล้ว +11

    ilaahey caafimaadka hano siyaadiyo inta xanuusana Allah caafiyo lkn dumarow Ragaad Guursaneysan iska baara caafimaaskooda qaarba xanuuno dumarka u qariya ilaah shar hanaga haayo

  • @fadumoahmed967
    @fadumoahmed967 ปีที่แล้ว +11

    Fartuney Masha Allah wan ka helay mesha cusub aad video kuso duubtay, Allahuma barek 🤲

  • @SuweidaCQaadir-gg3qj
    @SuweidaCQaadir-gg3qj ปีที่แล้ว +7

    One day two videos waana waaloosa sis😂😂❤

  • @hodanahmed9167
    @hodanahmed9167 ปีที่แล้ว +3

    Fartuun you got update keep going from there 👏🏻miss your confessions and dilemma

  • @Alizia396
    @Alizia396 ปีที่แล้ว +6

    Fartuneyy intad na barto malinkii 2 video hadhow hanaga jarin 😂but thank you and keep going love you❤️😫

  • @ikraangureey6218
    @ikraangureey6218 ปีที่แล้ว +6

    Keep going sister 💪 ❤🥰

  • @user-yj2ik5wd1c
    @user-yj2ik5wd1c ปีที่แล้ว +9

    Trust me wllo if you think lying about your family will get anybody closer to you you have got it wrong somali waxay dhahan bahi badan iyo bilaney badan wa laysku naca they will be sick of you nagging about your family in fact they will spread it around you could end up loosing your family

  • @Sacdiyomuuse-p2s
    @Sacdiyomuuse-p2s ปีที่แล้ว +4

    War asxapey fartun wana waleye like badiya videoga😂❤❤

  • @UmuAlia
    @UmuAlia ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah tabarallaah xppti waad dadaalaysa alle Ha kugu wado wllsha from hargaysa taageero number one❤

  • @f.a.909
    @f.a.909 ปีที่แล้ว +3

    The egg 🥚 that kost to have a girl is from him sister that is a fact so tell her❤

  • @nasroxuseenmaxamuud6421
    @nasroxuseenmaxamuud6421 ปีที่แล้ว +5

    Fartun waana waloosaa 😂
    Masha allh san lee noo ahoow❤

  • @husseinofficialpro8
    @husseinofficialpro8 ปีที่แล้ว

    Hablaha waa dheeman Runtii ❤masha Allah ilaahi ha inoo xifdiyo dhamaantood Hablaha ❤🫶🙏❤️❣️❤️👈

  • @hodancali958
    @hodancali958 ปีที่แล้ว

    Welcome back ❤

  • @inamohamett1693
    @inamohamett1693 ปีที่แล้ว

    Masha allah ❤❤ fartuuun i kive you so muchhh❤❤ wa ku faraxsanahay one day two vedios 😊❤❤

  • @purple77253
    @purple77253 ปีที่แล้ว +2

    Fartun dhexday iska so xidhay inaguna like dhexda iska xidhno❤❤

  • @Afnaan-ni1zb
    @Afnaan-ni1zb ปีที่แล้ว

    cajiib gabadh bu diiday wiil iyo gabadh mid ku anfici allah og dadna way raadinayaan caruur isna doorashu ku jiraa allah xaqa ha tuso

  • @isramaxamed4963
    @isramaxamed4963 ปีที่แล้ว +3

    istaqfurulah alow duriyad salix ah❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @safaamohamet3066
    @safaamohamet3066 ปีที่แล้ว +7

    Waad shidan tahay shalay iyo manta 😂😂 good job ❤

  • @nagaddoualeh6610
    @nagaddoualeh6610 ปีที่แล้ว

    I like your advice, good Sister

  • @Amallllll-j8q
    @Amallllll-j8q ปีที่แล้ว +2

    Kan gbdha loo sido 😂😂😂😂 waaaa dulli uuun baan orankarnaaaa

  • @alibinali2141
    @alibinali2141 ปีที่แล้ว +4

    Fartuun my dear sister salamaan abaaayo❤
    London imaanaa next summer , maku arki doonnaaa baaayo
    I am walaaal gang❤

  • @amalomar380
    @amalomar380 ปีที่แล้ว

    Well done we can’t Waite

  • @cibaadonoor1508
    @cibaadonoor1508 ปีที่แล้ว

    Fartunay ilahay aqliga ha kuu. Barakeeyo abooyo waa ku taageeraaa❤❤❤❤❤💋💋💋💋

  • @Mariamm34
    @Mariamm34 ปีที่แล้ว +2

    Challengan hada samayso fasax xttaa anaga kusiinayna 😂love you baayo

  • @Naruura4
    @Naruura4 ปีที่แล้ว

    4 video halmar firsaday wlhi I love this girl waa no shiday allh ku shido xbbty❤

  • @ShukriH23
    @ShukriH23 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂Fartun where are you finding these stories ? Whew! Chile

  • @Sacdiyomuuse-p2s
    @Sacdiyomuuse-p2s ปีที่แล้ว

    Thank you saa nogu dadaleysid❤❤

  • @yoonisjeele952
    @yoonisjeele952 ปีที่แล้ว +1

    Fartun abti waan kula soconaa

  • @Samira-ou2ru
    @Samira-ou2ru ปีที่แล้ว

    Keep going sis ❤

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 ปีที่แล้ว +2

    4:48 walalo lkn waa khayaano diintu ma ogola in qof cudur loo qariyo ama cid uu qofku lee yahay inuu qofka kale ku khayaamo😢wax wanagsan ma aha wiilkaas arintaas haka fiirsado fadlan

    • @ruun14
      @ruun14 ปีที่แล้ว

      So lagama yaabo inuu cancer qabo uusan u gudbin karo😢

    • @Inasuldan1235
      @Inasuldan1235 ปีที่แล้ว

      @@ruun14 lkn walal ilahay wuu xarimay in qof walalka ah ama ibnu aadam ah aad wax u qariso laga yaba cudur uu u gudbin karoH baa laga yabaa

  • @XigaalDeeq
    @XigaalDeeq ปีที่แล้ว +1

    Dadaalkaaga halkaas kasii wad walaal ,alle hakula Garab galo🎉

  • @adiljb5943
    @adiljb5943 ปีที่แล้ว +12

    TH-cam kle ma dawado waxa uu rabo Haka hadlo lkn queen duvet 2019 ilaa 2023 Hal video Uma dhafin
    Waxa rajena Malin uun in an Ku arko thank you si an kuu dhaho ❤❤❤❤

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  ปีที่แล้ว +4

      Aww Sido kale ❤️❤️❤️❤️

    • @halimasheikh8308
      @halimasheikh8308 ปีที่แล้ว +2

      ​@@FartunDuvetGirlabaayo ninka ghabada loo wado waxan u malayn in u xaas kale qabo o ay ghabdo u dhashay oo wiil radinaaye hahahaha nimanka qaar aya marka ghabda badan lo dhalo is dhahan naag kale gurso si ad wiil u dhasho

    • @nalkanaftauroon4037
      @nalkanaftauroon4037 ปีที่แล้ว

      @@halimasheikh8308yahu dedna gabar aya ina dhalan raban ilhay aya bixiye will iyo gbar

  • @kaldeqaabdi1108
    @kaldeqaabdi1108 ปีที่แล้ว +1

    Background kaaga never seen weye 😂❤

  • @caishocllahi7027
    @caishocllahi7027 ปีที่แล้ว +1

    Yah fartuuni yaqey waan kugu faanaa 😊😊

  • @Hamdushhassan
    @Hamdushhassan ปีที่แล้ว

    Yeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeez Fartuun waa is kala kiciday wixii 5 years ago taloyoonki ahaa ayaan daawan jiree

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 ปีที่แล้ว

    Way saxantahay ❤❤❤

  • @mimi-ahmed55
    @mimi-ahmed55 ปีที่แล้ว

    Wa ka henaaaa ❤❤

  • @Emanjamac-7kev8
    @Emanjamac-7kev8 ปีที่แล้ว +1

    Gawadha familyga beenta kasheegto naftada jeclaaw bcz dadka aduunka kuugu dhaw ayaa meel xun kaaga soo bixi karo naftada focus saar dad haba isku shideen ine kujecladan iyo inkale

  • @RiyaqIssa
    @RiyaqIssa ปีที่แล้ว +1

    Wiilka xanuunsan wxan dhihi laha talo Alle aya leh lkn xaaskaga sabab ba jirta aad dadka uguso dooratay dhibkana mrki dadka lala qeybsado wu yaraada cafimadka Alle aya haya lkn adigana intaad qarineysid caadi ma dareemeysid oo guilty baad dareemeysa hdad ku kalsontahay u sheeg wey ku garab istaageysaa tankale sadaqo wad furatay baa la yiri hdad awoodeysid cimrada tag sadaqo badan baxso cibaadada badi Alle haku caafiyo

  • @haithammohamed2482
    @haithammohamed2482 ปีที่แล้ว

    Fortune you're Diamond 💎🤍✨

  • @SofiabintDiana
    @SofiabintDiana ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤❤

  • @ugbaadjirde3807
    @ugbaadjirde3807 ปีที่แล้ว

    Wooooow mnshlh sidasa ka rabna qalpi ❤

  • @hafsamuse6754
    @hafsamuse6754 ปีที่แล้ว

    Keep going ❤🎉

  • @hanideeqofficial8613
    @hanideeqofficial8613 ปีที่แล้ว +1

    naa fartuney markan maraad ka roon tahay ma jirtee sas nogu wad shugaran❤

  • @carsali7892
    @carsali7892 ปีที่แล้ว +2

    😘🫶🏼🫶🏼🫶🏼

  • @halimasacdiya63
    @halimasacdiya63 ปีที่แล้ว

    Mansh allah abayo

  • @maankaali4239
    @maankaali4239 ปีที่แล้ว

    Fartun ❤

  • @adoreNura
    @adoreNura ปีที่แล้ว +1

    Your camera is so far away from you I wish we can see your face closer so we can see your reaction. But other than that keep going I watch all of you videos sis. ❤️❤️

  • @luulahmed7589
    @luulahmed7589 ปีที่แล้ว

    Wlshy mcn mahadsanid yaqey dib uso labashadada wan daremena I.a dad cusub ine nagu so Birana rajena

  • @pricess1772
    @pricess1772 ปีที่แล้ว

    Fartuun welcome back wan ku farax Sandhya sonoqo shadad❤❤❤

  • @cibaadonoor1508
    @cibaadonoor1508 ปีที่แล้ว

    Halkee kalasoo xidhiigaa abaayo

  • @umumayga1406
    @umumayga1406 ปีที่แล้ว

    Horay u soco quruxey sidaas ku wad

  • @nasturanastura4015
    @nasturanastura4015 ปีที่แล้ว

    wallahay Gabar iyo wel mid unbasohoreya

  • @SuadAbdirhman
    @SuadAbdirhman ปีที่แล้ว

    Aaay fartun I can’t believe wallhi sidas ku wad plz 😭❤️😂

  • @abdimoalim3449
    @abdimoalim3449 ปีที่แล้ว +3

    fartun qurux abayo wan ku salame abayo run ahanti marka ku dawado wan farxa abayo wana qosla. wan ku jclhy abayo guleso

  • @أميرةالقلب-ك2ب
    @أميرةالقلب-ك2ب ปีที่แล้ว

    Asc abaayo xagee lagu soo gudbisan karaaa

  • @ZumayaMohamed5
    @ZumayaMohamed5 ปีที่แล้ว +2

    Never see Never had nio halkaa kawad ilove you wllshie❤

  • @Kweensunami
    @Kweensunami ปีที่แล้ว

    Forever saas nogu wad 2 video malin walba rabnaa 😭

  • @nimcocraxmaanyuusuf2630
    @nimcocraxmaanyuusuf2630 ปีที่แล้ว

    Fartuun sidaa nogu wad wll❤️🫶

  • @ayanomer9456
    @ayanomer9456 ปีที่แล้ว

    Ana gabadhu ilahay kabarya xahigay😂😂

  • @user-j2i9d
    @user-j2i9d ปีที่แล้ว

    Gabdhaha hanoladano 👑👑👑

  • @SalmaSiman-lz9wc
    @SalmaSiman-lz9wc ปีที่แล้ว

    First ❤

  • @habooncabdilahi9929
    @habooncabdilahi9929 ปีที่แล้ว

    Xaqiiq wlhi qofna lama amini karo😢

  • @nimcomuxumed5530
    @nimcomuxumed5530 ปีที่แล้ว

    Fartuun I love you sister ❤️

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 ปีที่แล้ว +1

    Wcs wa dhawhy gabdhaz wxay badbdizy sxipteda dhihi kraa warkz ha shegin marka ushegto wxa lga ybaa iney ku lpato ninki marka iska amusa ku dhihi lhaa ninkna wxa dhihi lhaa usheg xaskga qof wlpna dhimasha sugeso fartuny dhiga isku yeshay shqo wcan sxipy illhy hku fdudeyo 😂🙌🏻

  • @queenofburco5285
    @queenofburco5285 ปีที่แล้ว

    🙌👸

  • @khadraahmed8599
    @khadraahmed8599 ปีที่แล้ว

    😍😍😍😍😍

  • @xamdishowr2288
    @xamdishowr2288 ปีที่แล้ว

    alx hada noso noqotay tiktog ban mod inu nagka kaxaty

  • @munaabukar6796
    @munaabukar6796 ปีที่แล้ว

    😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘

  • @YussufAbdulrahman7
    @YussufAbdulrahman7 ปีที่แล้ว

    Fartuun waa igawaaloosaaaa maanta😂😂😂😂

  • @shamsahasan86
    @shamsahasan86 ปีที่แล้ว

    Video sedexd waka hena😅

  • @raaxoruuxi3296
    @raaxoruuxi3296 ปีที่แล้ว

    Wcs xpppti❤❤❤❤❤❤

  • @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
    @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge ปีที่แล้ว +2

    Subaxnalah horta dadka qarakod mx kakhaladna siiba nimak kallay maiyad heeso gabr iyo wiil ilahey aya wx kasta hayo

    • @svlwvvally4258
      @svlwvvally4258 ปีที่แล้ว +2

      Ilahey kadib ninka aya haya marka haduu gabar aa dhasha kabadiyo walagataga ilee asaga be gabdhaha kaimadan

    • @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
      @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge ปีที่แล้ว

      Subaxnalah wara ilahey doqonyowo adigu xgee kahesa ilee nacs aya tahy iyadb soomah this dhlesay makligab dhaly wary jahil tahy ilahey unoqo

    • @svlwvvally4258
      @svlwvvally4258 ปีที่แล้ว

      @@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge abaayo qalad ha ifahmin naag aya ehe lakin waxa kawada ninka biyahisa aa lagahela gabar iyo wiilba sida cilmi barista shegte lakin nagaha ilmaha jinsigooda wax kuma lahan

  • @kowsaridiris6261
    @kowsaridiris6261 ปีที่แล้ว

    wewe ❤tuney wana daweysay

  • @GAANI.
    @GAANI. ปีที่แล้ว

  • @xamdiboss3071
    @xamdiboss3071 ปีที่แล้ว

    Sidaa nooguwad fartiuney keep going xbbt

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 ปีที่แล้ว

    Gabadha ninku katagay ha u joojin wallale qof fiican baad helaysaa

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 ปีที่แล้ว

    UR IYO QURMUUN XAAR

  • @ilyaasjawaase9720
    @ilyaasjawaase9720 ปีที่แล้ว

    Halkee laguugusoo diraa sheekooyinka

  • @Aragsan214
    @Aragsan214 ปีที่แล้ว +2

    I love you fatii ❤

  • @najahhasan3134
    @najahhasan3134 ปีที่แล้ว +1

    waad is dhacdy doorkan thanks inder 😂❤

  • @faizaahmed1993
    @faizaahmed1993 ปีที่แล้ว

    Fartuun wana walosaa hahah

  • @naliyah9415
    @naliyah9415 ปีที่แล้ว +1

    Doqonsanaa ninku haduu sidaas u fikiro. Ninka ayaa wada gabar iyo wiil😂
    Lakiin waxaa dhicikarto in uu naxsanyaha uu ka walwalsanyahay masuuliyada ey koriimada kabadha u baahantahay. Si toos u weydii, sxb what’sup?

    • @mariyaibrahim8546
      @mariyaibrahim8546 ปีที่แล้ว +2

      May walal naxsani majirtee wiil ama gabadh marka horee yaa Haya alle somah marka daad ayaa hayninba natbigenu scw waxu dhahay niinka 6hablod koriya oo waliba tarbiyad wanagsan siyaa Akhiro guriba janada loga dhisa marka waxa laga yaaba ninka inaanta ka cararay haday sida wax ujiraan alle waa arka hadii uu ubaad dhalo kale inaay noqdaan hablo hadii kale u Alle Subxaana watacalaa u sinwaayo Oo inaanta nabsigedu heloo

    • @naliyah9415
      @naliyah9415 ปีที่แล้ว

      @@mariyaibrahim8546 waa runtaa walaal. Lakiin xaga dhactarnimada ayaaba laga sheegay. Wiil iyo gabar hooyo maba kuxirna. Biyaha ninka ayaa wata wiil iyo gabar, Allah midki uu u xoojiyay in uu ku qancaa bey aheyd.
      Nahdina wey dhacdaa wiil iyo gabarba markii la guursado ey imo imaadaan uu xaalka uusan aheyn cun iyo cab qaar baa naxaa oonan garaney sidii ey masuulkaas uga soibixilahaayeen.
      Wax xun ma ahan in uu qofka fakir iyo walwal galo maadaama ey nosha isbadaleyso. Doqooniimo waxaa ah in aad qof aadan u sheegin waxa aad dareemeysid.
      Ayada waa in ey asaka si toos u weydiisaa war ma kaatashtaa mase waad soolaaban. Ma ogaankarto in uu kibir ama waxkale tabanaayo illaa asaga la weydiiyo.
      5gabdhoot ninkii farxad iyo diin kukoriyaa albaabka janada waa loo balaqaa aan maqlijiray aniga. Nimcadaas bey nimanku qaar kacararaan so yaab ma ahan😂

  • @ayaansaid3401
    @ayaansaid3401 ปีที่แล้ว

    Waààw

  • @nazriinhusein4969
    @nazriinhusein4969 ปีที่แล้ว +1

    Hada Ogaan Leheed Barnamijkaga Saan U Jeclahy Maalinti 5 vidoe So Dhigi Leheed 🥺

  • @haithammohamed2482
    @haithammohamed2482 ปีที่แล้ว

    The pregnant girl, she's not her fault. He's the fault Cos of the girls always their chromosome is XY, while the men are XX. So the father he's the one can make girl or boy 😃

    • @Najma901
      @Najma901 ปีที่แล้ว

      Men are XY n women are XX 😊

    • @Najma901
      @Najma901 ปีที่แล้ว

      a man can make nothing,,, it's Allah imagine not even having any child 😢

    • @Xilkas7
      @Xilkas7 ปีที่แล้ว +2

      for purpose of correction:Father is XY while mother XX

    • @nalkanaftauroon4037
      @nalkanaftauroon4037 ปีที่แล้ว

      @@Xilkas7thanks you tell the truth

    • @nalkanaftauroon4037
      @nalkanaftauroon4037 ปีที่แล้ว

      The men has xy while the women xx

  • @HanaAbdi-k6v
    @HanaAbdi-k6v ปีที่แล้ว +2

    Sister hal tala ku siina
    In gabar la dhalo asaga aya sababta leh gabadhu wiilna ma dhasho gabarna ma dhasho ee walugu shubtaa
    Suu ku dhihi kara gabadh ma rabo
    Intad la hadashid dheh wiil ugu shubo 😮

    • @Naruura4
      @Naruura4 ปีที่แล้ว

      Waba yaabey😂

  • @Asmaaa-i2j
    @Asmaaa-i2j ปีที่แล้ว

    ninkan ilahay ha cafiyo horta lakiin cudurka hadu xaska u geysanayo dhib wa very dangerous

  • @farhiyabulsho6581
    @farhiyabulsho6581 ปีที่แล้ว

    Sax

  • @abdiqaadir7729
    @abdiqaadir7729 ปีที่แล้ว +1

    𝘏𝘢𝘥𝘦𝘳 𝘸𝘢𝘯 𝘬𝘢 𝘲𝘢𝘯𝘢𝘤 𝘯𝘦𝘺𝘧𝘢𝘳𝘵𝘶𝘶𝘯😂😂😂

  • @NemoOmarrr
    @NemoOmarrr ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤

  • @safaqrux5840
    @safaqrux5840 ปีที่แล้ว