Batuulo Gabale" Cabsida aan ka qabno hanjabaadi Rw Xamse Qayb ka mid ah hooyooyinka qaranka ayaa ha

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 47

  • @foziaibrahimosman9842
    @foziaibrahimosman9842 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waxaaba ceebtii ugu waynayd ah in nin loo magacaabo oo aduunkoo dhan nalooga sheekaysto meelwalbana nalagu soo qoro miss Bashir goobe Batuulo waaligeed ayay ka shaqayn jirtay xamse xasan ayaa soo diray Ilaahay na waa ogyahay annagana waa ognahay

  • @shukrilibax
    @shukrilibax 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Masha allaha guuleyso walashen batuulo iyo asxabta kale guul iyo gobanimo hoyoyinka somaliyed ilaah haku xifdiyo walasheen batuulo waad nagu matasha hati aan nahay gabdhaha somaliyed iyo hoyoyinka somaliyed ilaah haka qabto moryanta kusoo duushay halka guri eey leeyahin gabdhaha somaliyed? War hooy gabdhoow iyo hooyoyino taageera maamada oo xaqiina ka dhiciya cidwalbo soo duulan tagto
    Guuleyso maamo batuulo geeiyad qaran ilaah hano kaa xifdiyo amiin yaa allaha 🤲🤲🤲❤️🫶❤️🫶❤️🫶❤️✅️✅️✅️💪💪💪💯🥰🥰🥰👏👏👏❤️🫶

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Gurigaas Hooyooyin Ayaa Wada Leh Gabadhaan Hadey Ku Shaqeyneyso Hal Qol Ayeey Ku Shaqeyn Kartaa Ma Ahan In Ay Ayada Keligeeda Guriga Leedahey Hooyooyinka Wey Joogi Karaan Weyna Ku Shaqeysa Karaan Ayagana Mama Batuulo ka Fura Far Shaxanka Gabdhaha Lagu Taba Baro Waayo Hooyooyinka Banaanka Ku Dayacan Waxey Ku Shaqeysa Karaan Ha La Zbara Kiciyey Masaakiinta Is Nooleeya Maano Batuulo U Naxariiso Haweynka Banaanka Jiifo Oon Loo Naxeynin 😭😭😭🙏🇸🇴

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 วันที่ผ่านมา +2

    Guriga hooyinka dowladdu ma laha taariikhda yaan la qaldin mooryaan Ayaa hogaamiya dowladdi yar ee soomaali soo yab yabataye ilaahaye kama cabsadan ilaahaye dartii umada ugama xishoodan dumarka soomaaliyeedo waligiigiin ragu waa ina yasijireen inaga dhalaye laakiin wax noola inoo ma ogola ma hadaada ogateen mana xishoodan raga soomaaliyeed Ee maataye jira soomaaliyada maataye inaga ayaaye inka dhiman weeydaye kaca ayeedan iska cesha Anigu waa horaan u daaye soomaaliya qofku aduunka meeshu ku dhashu ugu jecelayahye soomaali dulmi uga taagaye ilaahay ha idin xafido dumarka soomaaliyeedo wadankii hooyo ku Noolow batuulo gabale noolow❤

  • @mos1954
    @mos1954 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waa Rag Dumarkooda Ka Adag , Laakin Xabashida iyo Ajaanibta Xamar Degan Futada Udhiibta.

  • @osmanguled6591
    @osmanguled6591 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Gurigan illahay haw-naxariistee maxamed siyaad barre ayaa siiyey ururka haweenka somaliyeed

  • @khadroahmed7873
    @khadroahmed7873 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wareysi wax badan iftiimiyay

  • @TechSiyaad
    @TechSiyaad 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    War dadka Xamarow Batuulo taageera oo dawladdan hororka ah ee meel walba dhacaysa halaga celiyo, warka gurigaas waa cad yahay haweenka Soomaaliyeed baa iska leh cid ka qaadi kartana ma jirto.. Haka aamusina ee taageera hooyooyinka soomaaliyeed Xamse iyo Xasanna ka celiya hadii kale dulmiga idinku socda ayaa idinku sii badan!..Batuulo waa legend ee hala difaaco soomaaliyeey..

  • @AminaMohamed-ke4sk
    @AminaMohamed-ke4sk 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Fadumo Cumar Xaanshi waxaa ka horreysay Maryan Xaaji Cilmi oo ahayd guddomiyaha ururka haweenka.

  • @ayaanmaxamed8315
    @ayaanmaxamed8315 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Somaliyey halka hayda ayxaquq uleeyihiin kadhamaada iimanka alahidinsugo hooyo allexaq ayuusiiyey halka hay adkadhamaadaallekaxishooda❤

  • @OmarGerweyne
    @OmarGerweyne 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Gurigaas wuxuu ahaa school lkn afweynaa haweenka shuuciyadda ku faafinayey si ay ugu sacbiyaan caqli maahan haddan la hureyn wasaaradda waxbarashadaa leh. Gebedhaan ina sheekh ah maqaamkeeda yey ku ciyaarin shekh sharaf lehaa dhalaye

  • @IbrahimShill
    @IbrahimShill 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    USC WALAAL PM XAMES A BARE GABDHAHA SOMALI YEED GURIGOODA U DAA ILAAHAY KA BAQ PLEASE

  • @abdisharif1565
    @abdisharif1565 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mamda Ilahay ha caafiyo.

  • @Nasra-w2k
    @Nasra-w2k วันที่ผ่านมา +3

    Yaab badanaa nagtan doowladnimadaba ma aaminsanee seey guriga doowlada ku haysanaysaa bililiqadu macaan waye yaale guriga? Bstuulo maa leh 😂😂😂😂😂😂

    • @harun7450
      @harun7450 วันที่ผ่านมา

      Doqoneey naagta adeey kuu doodeeysaa gurigana doowlada malahan ee adoo dumar ah baa leh ee xasan sheikh guri ha u dhiso wasaarad guri eey leedahay

  • @faysalfarah910
    @faysalfarah910 วันที่ผ่านมา

    Xamse xasan usheega hooyooyinku
    Waa hooyadi ookale waan hooyo mcn
    Waana lamahuraan
    Usheega markuu waa asaga ooya
    Markuu hooyadi uusooxasuusto
    Hooyooyin kaana waalamid
    Fadlan hooyooyinka hala xurmeeyo

  • @abdirashidroble9922
    @abdirashidroble9922 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    CANADA soo aad

  • @cagtakahooscadaawahasoomaa5735
    @cagtakahooscadaawahasoomaa5735 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Weligay ma maqlin Guriga Hooyooyinka Dumar baa lacag ay iska ururiyeen ku dhisay Dawladii Kacaanku iyadaa dhaqaaleheeda wax ku dhisi jirtey. Shacabkuna ISKA WAX U QABSO ayay ku dhisi jireen xoogooda
    Ee Dumarow Guryihiina ku laabta Wasaaradana u baneeya

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hooyooyinku gurigaa iyaga ayaa iskaleh ee waa in lacaawiyo hooyooyinka somaliyeed oo laga celiyo mooryaanta bilaa damiir ah, guuul Guuul iyo gobonimo hooyooyinka somaliyeed

  • @mohamedabukar9561
    @mohamedabukar9561 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Oo dowlada hadii eeysan leheen sheikh axmad gabale miyaa ka dhaxashay mac sileey gaboowday ayaa tahay ee umada ka hor wareeg

  • @OmarGerweyne
    @OmarGerweyne 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Haweenka xaqooda waa sariirta iyo xaqa zowjkeeda ku leedahay cuno cabid lkn haddey caruurtii firdhiyaan caaqibo maleh waana sheydaanad ee diinta yaan laga tegin (الرجال قوامون.........)

  • @mos1954
    @mos1954 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somalia KASABAR .

  • @baaqshacab1440
    @baaqshacab1440 วันที่ผ่านมา +1

    Raiisal wasaaraha haa ceebaysaniina niinka tuuga ah waa hassen sheikh eee

  • @HUSSEIN10764
    @HUSSEIN10764 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hamza iyo xasan sheekh waa xag jir markuu dhagax dhigay xarunta culimada ee loo bixiyay daaru iftaa ayuu ku dhawaaqay hadalkii hooyooyinka xasana wuu la ogyahay waar wadanka waxaa qabsaday niman xag jira oo noo soo xirtay shaar iyo surwaal caadi ah hoostana ka ah shabaab gabadhan batuulo mar dhow shabaab baa la soo hadli doono oo oran doono ka bax guriga mana hadli kartid hadii kale adiga iyo family kaada ayaanu qalaynaa

  • @Geesiga1
    @Geesiga1 วันที่ผ่านมา +2

    Islaantaan af qabiil beey kuhadleysaa, midakale guriga aabayaasha ma maqalnee guriga hooyooyinka maxeey tahay

    • @faysalfarah910
      @faysalfarah910 วันที่ผ่านมา

      xamse xasan markuu hooyadi uusoo hadalqaado waa asagii ooyijiraye
      Usheega kuwaa waa hooyadi ookale
      fadlan hooyooyinka hala xurmeeyo
      Qof walba waa ogyahay macaanka
      Hooyo leedahay

  • @abdiahmed9590
    @abdiahmed9590 วันที่ผ่านมา

    Dowladii kacaanka waxaa jiray ururka hooyooyinka majirin wasaarad, ururka hoyooyinka waa inuu noqdo wasaarada gudoomiyaha wasiirka kuna shaqeeyo guriga hooyooyinka

  • @farhanhunnaf
    @farhanhunnaf 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yaah waawarey iga qabtoy aa se cml maamo beenta naga daa yaaqe🤣🤣

  • @fabulous-dy7kq
    @fabulous-dy7kq วันที่ผ่านมา

    Somaliland guuuuuuuul

    • @adamjumale4871
      @adamjumale4871 วันที่ผ่านมา

      Garxajis guul 🎉👍🎉

  • @SheepSaalim
    @SheepSaalim 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    DOWLDAAN BEENTA EH MAXAA DABA DHIGAY HOOYOOYINKA SHABAAB MEEY DABAR JARAAN MARKA HORE SHABAABKA MAXAA LOO NAAS NUUJIHAA MARKA 3DA GUBAL OOGOBALKA BANAADIR UGU HOREEYO SEEF KA DHIGA KADIB 2DA SHABEELE HADII RUN EEY SHEEGEEYSO DOWLADAAN

  • @abdirisaqnur6118
    @abdirisaqnur6118 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xamza dumarka in uu meel saaro ayuu rabaa wuu is ceebeeyay

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xamse ma dumarkuu timaha jiidayaa war dumarka ka tag

  • @MaryanMohamued
    @MaryanMohamued วันที่ผ่านมา

    Guriga soo guri dowladeed ma aja

  • @ibrahimismail7608
    @ibrahimismail7608 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Marxuum iyo qabri qote down

  • @abdulqadirmohamed4429
    @abdulqadirmohamed4429 วันที่ผ่านมา

    Waa tuugo xamse iyo guruubkiisu

  • @AbdifataaxSaleeban-l5n
    @AbdifataaxSaleeban-l5n 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Balaayo idinkudhacday gurigan waxaa iskaleh hooyoyinka soomaaliyed waxakasoogaray muraayad garaad

  • @halimaahmed2179
    @halimaahmed2179 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Haweenka wasaarad baa loo sameeyey maxaadiidaaya diidaaya in wasaarada ay xaruntaa ku shaqeyso
    islaantaan kacaankii ayey weli ku nooshahay marwalba waxey leedahay iskaa wax uqabso meeshan keliya laguma dhisin

  • @AbdirishiidYasiin-sz7br
    @AbdirishiidYasiin-sz7br วันที่ผ่านมา

    War wuxuba waaa tuug islaamahana guriga xoog ayey ku haystaan kuwa kale ee xasan io xamsena waa tuug xoolo doona wax is isdhaama maaha

  • @abdinur6152
    @abdinur6152 วันที่ผ่านมา

    Hadii kacaan kii tagay xitaa weli hooyoyin ku qaraabanayan. orientation kii ay umada ay lugoy jiren waa dhamaatay ee maxay ku sameeyan guriga?

  • @FoosiJaamac-e9e
    @FoosiJaamac-e9e 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Batuula waxey ka mid aheyd haweenkii shuuciyiinta ahaa ee hantiwadaaga la soo barey XHKS
    Xisbigii hantiwadaagu 1991 aa burburey, somaliyada maantu maaha shuuci iyo hantiwadaag
    Gurigu waa guri dawladeed war
    keedu waxba batuula waa fake

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War xamsow guriga hooyooyinka faraha kala bax. Gurguurte bohol buu kugu ridayaa ee ka hahar waa nin ceeb iyo sharaf darrada ka kela

  • @AfraTech-vg9zg
    @AfraTech-vg9zg 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Raysalwasarah ayaad ka Aqoon badan

  • @abdallahassan4127
    @abdallahassan4127 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    bal habartaan waxa waalay maxay yihiin habartan yaa dortay ma adigaa dagal galay xaawo taako warkeeda waa laisku haystaa sababtoo ah falaar ayaa kudhacday faraar ma talyaaniga ayaa falaar watay