ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

SIDA RAFAADKA LOOGU BEDELO RAAXO! l NOLOL QURUX BADAN #34

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 มี.ค. 2019
  • U BEDEL DHIBAATO KASTA FAA'IIDO AAD U WAYN!
    NALA SAAXIIB:
    / @ayubyusufsakiin
    FACEBOOK:
    / ayubsakiin

ความคิดเห็น • 301

  • @AyubYusufSakiin
    @AyubYusufSakiin  5 ปีที่แล้ว +122

    Salamu Alaykum Xidigaha Channelka..sidee tihiin? waxaan rajaynayaa in aad wacantihiin. Hubaal Noloshu marna kama dhamaato wax dhibaato ah balse waxay ku macaantahay wax walba way isbedelayaan mana jiraan wax joogto ah. Maanta hadii aad Murugsantahay ogoow beri waad FARXI doontaa..U bedel Rafaadka Raaxo! Dhig Raadkaaga: LIKE/SHARE/SUBSCRIBE.MAHADSANIDIIN

    • @najaxqaali8238
      @najaxqaali8238 5 ปีที่แล้ว +1

      Ayub Yusuf Sakiin wll wad mahdsan thy hubaal ma aqan aniga gaar ahaan waxan kugu abaal gudo Ilhy waxan kaga baryaya danbi dhaaf cimri dher iyo cibaado suban wll runti nolosheyda wax badan ayaa ka badashy sida vidoega adkaga hadleysid xnaaqa wxa aha qof xnaq badan blse Ilhy ayaa mhd lh oo igu beegay in an dawato fidiyowga runtii hda iyo marki kore waxa ahy lbo qof dadki iyaqanyna waxay dhahan najax maxaa kugu dhacay sida ehed ma tihid blse ma oga in an maqlay wanada wllkey yuusuf oo ah qof an jclhy in an ku deydo u dhaqmo u fikiro u hadlo sidiisa hubaal wa mahdsan thy boqol jeer iguna soo duce in Ilhy ii rumeyo hadafka iyo riyda an le yhy insha allah wa mhdsn thy wllkeyga muslinkaayow

    • @shugrimuhumad6333
      @shugrimuhumad6333 5 ปีที่แล้ว

      Wcs fcn macalinka nolasha.mahadsanid

    • @alquranisthewayoflife8664
      @alquranisthewayoflife8664 5 ปีที่แล้ว

      wsc wr wb macalin

    • @naoomashiine3175
      @naoomashiine3175 5 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid ustaadii

    • @user-uv2rn8po7t
      @user-uv2rn8po7t 5 ปีที่แล้ว

      Wcs Tababarha nolosha waxa tahay qof qalbi wangsn jecel na dadka hor mar kooda anaga ne waa ku jecel nahay wlh eray walbo aan ka faaiday ma iloowo doono wadadii aan hormarka ku gaari laha ne wan ku socdaa malinta gaaro lkn wan kula soo xiriri doona Waliba waxan ku siin doona hadiyad qaali ah insha allah

  • @khalidmidigle514
    @khalidmidigle514 5 ปีที่แล้ว +15

    My favorite youtuber mr. Ayuub yusuf sakiin allah bless you and reward you we love you forever one day saw your videos talking about how you can learning english languega after that day wllhi i trying to read and writing english alhamdu lilaah today i can speak and even i can write but i never give up thank you ayuub thank you so much

  • @inaugaaswarfaa3751
    @inaugaaswarfaa3751 5 ปีที่แล้ว +4

    Qofkaste oo naxariis leh oo Somaliyed waxan ka codsanaya in ay iso duceeyan qof lagu jiro Allah og haigala baqeylin Ducada in Allah amuurahayga ii fududeeyo.

    • @fatoumaabdikadirali2433
      @fatoumaabdikadirali2433 5 ปีที่แล้ว

      Allah ku saqiro wixii kheer kugu jiro wllo🤲

    • @mariaseid9247
      @mariaseid9247 5 ปีที่แล้ว

      Alle haku fududeeyo

    • @inaugaaswarfaa3751
      @inaugaaswarfaa3751 5 ปีที่แล้ว

      Aamin Ya Allah fatuma iyo maria walayaal wad mahadsantihin sida ad iguso duceysen

  • @caydaruuscabdi3797
    @caydaruuscabdi3797 5 ปีที่แล้ว +6

    ‏ما شاء الله أستاذ أيوب يوسف سكين الله يحفظك ورعاك في الدنيا والاخره

  • @cabdishakuurbinahmedcba5055
    @cabdishakuurbinahmedcba5055 5 ปีที่แล้ว

    Ustaad yuusuf sakiin mahadsanid

  • @shukriahmed527
    @shukriahmed527 5 ปีที่แล้ว +2

    masha allah wllkey shukran dhaamaan Alle waxan ka baryaa kuwii janaada ku kulamo Alle ha naga dhigo 😍😍👍👍👍 wllkey aad bad umahasan tahay

  • @caakifsomali278
    @caakifsomali278 5 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah ustaad horey usoso mahadsanid

  • @ifrahmohamedabdillahi6473
    @ifrahmohamedabdillahi6473 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Ustaad

  • @asmaahmed7570
    @asmaahmed7570 5 ปีที่แล้ว

    masha Allah Macalin Ayuub waa mahasanthy sidaa noola wadaagto marwaliba fikradahaaga fcn thanks

  • @fardowsakiin.
    @fardowsakiin. 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah waa videoga kaliya oo aan ku xaqiijiye sida aan nolosha ka aaminsanahay mar walba walhi waa xaqiiq wax walba dhamaad ayey leyihin wax leskaga jiraayo malaha shukran ustaat ayuub jazakumullah akhuya 🙏

  • @adoontiallah6704
    @adoontiallah6704 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah la taliyaha nolosha dhiiri galiye ayuub yuusuf sakiin mahadsani macalin guulayso waligaa✊✊

  • @asmaguhad1155
    @asmaguhad1155 5 ปีที่แล้ว +11

    1st Mansha allah my fav TH-camr advisor 💞 khayr Alle ha ku siiyo 🙏

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 5 ปีที่แล้ว +1

      Asma Guhad walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo

  • @amranchannel4881
    @amranchannel4881 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha allaha shugrn hno qali alle khyr haku siiyo jisakallaha khyra waxa badan waanka faadidey alle haku daayo ❤

  • @allafra8829
    @allafra8829 5 ปีที่แล้ว +2

    واحد من اكثر الأشخاص الفعاليين في الصومال.
    I am proud with people like you
    Thanks.

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 5 ปีที่แล้ว

      motivational girl walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo

    • @calicali1288
      @calicali1288 5 ปีที่แล้ว

      macalin aad utalo macan batahay allaha haka ajir siyo

  • @jamiilamohamed3296
    @jamiilamohamed3296 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ayub Allah ka abaal mariyo dadaalkaga

  • @safiomohamed1457
    @safiomohamed1457 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah mahadsanid ustaad

  • @rayuufbintusaid6920
    @rayuufbintusaid6920 5 ปีที่แล้ว

    Wcs ustaad shuran Barkallaahu fiikun guuleyso walihaaa ustaad

  • @secretdiamond1745
    @secretdiamond1745 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah mahadsanid wllkay ayub

  • @aminaabdallah5763
    @aminaabdallah5763 5 ปีที่แล้ว

    Masha,alah walal mahadsanid

  • @dalamaryare7289
    @dalamaryare7289 5 ปีที่แล้ว

    mashallah AYUB YUSUF SAKIN waa an ku FAAIDAA inta bdn WAANADAADA!!....

  • @sidra857
    @sidra857 5 ปีที่แล้ว +1

    Good motivation Ayub yusuf sakin Thank very much

  • @rayuufbintusaid6920
    @rayuufbintusaid6920 5 ปีที่แล้ว

    Shurkran ustaad guuleyso waligaa insha Allaah kheyr

  • @alfaanchefmmj8684
    @alfaanchefmmj8684 5 ปีที่แล้ว

    Asc walal qali yussuf wankusalame macalin sxbkena manshaAllah walal qali Ramadan kareem walahi aniga wax badan aya kafidaay Shukran macan JazakaAllah

  • @azmajaamac2064
    @azmajaamac2064 5 ปีที่แล้ว

    Mashalah teacher ayuub wll qaliya rabi hakusharrfo waxatahy shakhsi iguqaliya ana kafaidaysto markastana

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo 5 ปีที่แล้ว

    Shukran muuqaalkan quruxbadan leh

  • @ubaxmahamed485
    @ubaxmahamed485 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah guuleso

  • @cabdallacazaam7078
    @cabdallacazaam7078 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a Alle haku xafido

  • @shaymaabdalla6948
    @shaymaabdalla6948 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa mahadsan tahay 100% yuusuf aadbaan ugu xiranahay youtube waxaana ka helanaa dhiira galin badan waa kuu mahad celinaa walal

  • @zeinabyussuf1991
    @zeinabyussuf1991 5 ปีที่แล้ว

    Maashaa allah barakallaah Ayuub yuusuf you are my best teacher casharkii STOP nololxun siduu ahaa baan u qaatey mirihii faaiidadiisana waan helley really you are my coach thank you

  • @ajamac7776
    @ajamac7776 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah akhii Allah Ku xafido macalinkayga tababarah nolosha

  • @habibahassan9289
    @habibahassan9289 5 ปีที่แล้ว

    Thanks walal

  • @yaasirtikle.
    @yaasirtikle. 5 ปีที่แล้ว +9

    Pro ayub intad maqned wad so cayishay😂🤣🤣

  • @aslamnabadgaliyobalaran7513
    @aslamnabadgaliyobalaran7513 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wlkey mcn

  • @Qanciye.14316
    @Qanciye.14316 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wll ayuub
    (Go ahead)

  • @abdulkadirabukar4533
    @abdulkadirabukar4533 5 ปีที่แล้ว

    Mashallah ustaad aad iyo aad ayaad umahadsantahay illaahayna hakaa abaal maariyo faa iidada weeyn ee aad u haysid umada somaliyeed

  • @fartuunxasan4935
    @fartuunxasan4935 5 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah my best teacher ayuub mdsand

  • @abdinasir7820
    @abdinasir7820 5 ปีที่แล้ว

    Wad mahadsantahay waxad kamid tahay dhira galiyasha umada HORAY USOCO ustad👍

  • @najahahmed9412
    @najahahmed9412 5 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah

  • @khadarboodo
    @khadarboodo 5 ปีที่แล้ว +8

    Mashaa allaah zxbky
    Wllky
    Macalinkayga
    Kalkaa kasiiwad
    Dadaalka

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 5 ปีที่แล้ว

      Khadar xalliye1 walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo

    •  5 ปีที่แล้ว +1

      @@user-pg4wt2xz9o asc wal isaar subscribe 🙋🙋🙋

  • @NumberonefarmNof
    @NumberonefarmNof 5 ปีที่แล้ว

    Ustaad yusuf sakiin mahadsanid 👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @sagal6726
    @sagal6726 5 ปีที่แล้ว +2

    4ta talaabo ee video ga,
    1: Ogoow matihid adiga kaligaaga(aamin dhibatada hada kuhaysata ama ta mustaqbalka waxa jira boqolaal kale oo kudhacdey).
    2: wax ka baro ( dhibaata kasta cashar ka qaado,si awoodada usii siyaado).
    3: kafiiri dhinaca wanagsan (mushkilad kasta aad kusugantahay waxay ledahay dhinacyo badan wngsan o noloshada wax kabadali kara).
    4: rafaadka raaxo aya kadanbesa (ogoow waxkasta oo kusugantahay wad kabixi donta majirto wax joogto ah).

  • @simansimanooz5748
    @simansimanooz5748 5 ปีที่แล้ว

    Mashllah WAX WEEN BA KA FAAIIDAY AYUUB JAZAKA Allah walal

  • @tafaaulkheer8602
    @tafaaulkheer8602 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah, waa Allah mahadii, xalay aan isweydinayey Ayuub xagoo kadhacay

  • @farxiyomalin3179
    @farxiyomalin3179 5 ปีที่แล้ว

    Jizaakallahu khayran ustaadkeena nolosha quruxda badan

  • @rayuufbintusaid6920
    @rayuufbintusaid6920 5 ปีที่แล้ว

    Guul dardaada ka dhig shidaalka guulahaaga waa run hadalkaa ustaad barkallaahu fiikum

  • @TiyeeglowTV
    @TiyeeglowTV 5 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ayuub

  • @kinsidhagjar3746
    @kinsidhagjar3746 5 ปีที่แล้ว

    Mansha allah alle caqliga cilmiga caafimaadka iyo cimrigaba hakuu barakeeyo

  • @zahraaragsan2815
    @zahraaragsan2815 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid rajo ayuu igelyey hadalkagu

  • @dhoowrsansidahooyadeed289
    @dhoowrsansidahooyadeed289 5 ปีที่แล้ว +2

    Teacher an adunka ujeclahy wan jeclahy daloyinkaga aad bad umahdsan tahy wlhi alle haku barakeeyo keep going Brother 😘😘

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 5 ปีที่แล้ว

      dhoowrsan sida hooyadeed walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo

  • @nooralmatube7577
    @nooralmatube7577 5 ปีที่แล้ว +1

    Thanks sakiin well done

  • @sadickmahamoud3917
    @sadickmahamoud3917 5 ปีที่แล้ว

    Masha alah ustaad alaha Ku xafido

  • @amalianasrani894
    @amalianasrani894 5 ปีที่แล้ว

    Walaal waxbaridaada wa heersare talooyinkagana waa laga faaidaa ilaahay ha kaa Abaal Mariyo .
    Lakin hal talo adi aan ku siiyo haday kula wanaagsanaato heesta furitaanka somaali noogu Badal waayo afkeenu hodan ayuu ka yahay suugaanta 🙏🏻.
    Guulayso

  • @mohatigerofficiall4862
    @mohatigerofficiall4862 4 ปีที่แล้ว +1

    Waan kahelay figradaada ayub

  • @fatimaabdirahman7514
    @fatimaabdirahman7514 5 ปีที่แล้ว

    ASC macalin ayub aad baad ugu mahasantahay muuqaalada dhiiri galinta ah taaso u sababtay kadib markaan daawaday inaan is badelo. Horay usoco thanks.

  • @shabcaanckariim1128
    @shabcaanckariim1128 5 ปีที่แล้ว

    Mnzha Allah

  • @abdullahiabdichannel3227
    @abdullahiabdichannel3227 5 ปีที่แล้ว +2

    Waad mahadsantahy macalin Ayub Yussuf Sakiin,
    Aad ayaan kugu xiisnay inta naga maqnaayd, waana ka helay muqaalkan.
    ❤️❤️❤️

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 5 ปีที่แล้ว

      Abdullahi Abdi walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka plz

  • @ayaancismaanmohamed2716
    @ayaancismaanmohamed2716 5 ปีที่แล้ว

    Qayr allaha kusiiyo teacher

  • @aslamnabadgaliyobalaran7513
    @aslamnabadgaliyobalaran7513 5 ปีที่แล้ว

    Ajir Allaah ka siyo

  • @DIIWAAN25
    @DIIWAAN25 5 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi anoo ku sugaayo ayad soo galisay thanks Macalin Ayub

  • @umalkhayrmohamed3631
    @umalkhayrmohamed3631 5 ปีที่แล้ว

    Manshaala macalin

  • @shidanecmc6337
    @shidanecmc6337 5 ปีที่แล้ว +4

    Alx wxan noqdy qofki ugu horeyay ee dawady like igu kasbee impow and impay💪

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 5 ปีที่แล้ว

      abdi aziiz shidane mataan walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo

  • @maankaabchannel6364
    @maankaabchannel6364 5 ปีที่แล้ว

    Professor ayub thank you

  • @mohamedahmedmohamed5222
    @mohamedahmedmohamed5222 5 ปีที่แล้ว

    Maasha allah rajaada igalisay waad ku mahadsantahay

  • @fawsiyoomar7661
    @fawsiyoomar7661 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah brother

  • @zaharcumar7544
    @zaharcumar7544 5 ปีที่แล้ว

    jazaakalhh khayr
    barnamisyadada
    aad baan uga helaa

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 5 ปีที่แล้ว

      Zahar Cumar walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo

  • @user-lg1gt4mk4s
    @user-lg1gt4mk4s 5 ปีที่แล้ว

    jazaakallahu kheyran my Ustaad

  • @hoodoali7272
    @hoodoali7272 5 ปีที่แล้ว +2

    ماشاء الله تبارك الله شكرن يا آ جي أيوب يوسف سكين الله يحفظك من كل شر🤗🤗

  • @caishaahmed8293
    @caishaahmed8293 5 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah walaalkeey qaaliya aad ayad umahadsantahay runtii waa muhiim in aadan marnaba isdhiibin mahadsanid markale

  • @sihaamsulemanmaxamed5267
    @sihaamsulemanmaxamed5267 5 ปีที่แล้ว

    Asc maasha allah ilaaheey hakaa awaalmariyo walaalkeey igaweyn nooloow guul iyo hormar ayaan kuurajeynaa

  • @aliaqayarchannel5592
    @aliaqayarchannel5592 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah ustaad thanks in badan

  • @nasteexamaxamed5327
    @nasteexamaxamed5327 5 ปีที่แล้ว +3

    Macalin sare guul wcn 👉👌👊🏆🌹
    Wax badan ka faaiday mahadsnid wll mcn

    • @beerlulaabdullah3827
      @beerlulaabdullah3827 5 ปีที่แล้ว +1

      Salaam,sis No hate no attack but plz stop kalamada macn, sisters, because waa xaaraan spacial raga in lagu dhaho nin agnabi kaa ah,

    • @nasteexamaxamed5327
      @nasteexamaxamed5327 5 ปีที่แล้ว +1

      @@beerlulaabdullah3827 hhhh maitri

    • @nasteexamaxamed5327
      @nasteexamaxamed5327 5 ปีที่แล้ว +1

      @@beerlulaabdullah3827 ok wadna ku mahad santahy wll qli

  • @hindaadam1501
    @hindaadam1501 5 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi maanta waa u bahnaa shukran

  • @fahiimaaadan7510
    @fahiimaaadan7510 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah walal kena marna lataliyahena adban kujeclnhy alle kheyr ha kusiyo Insha allah runti aadba nocawisahe

  • @siciid0464
    @siciid0464 5 ปีที่แล้ว +2

    m.a ayuub sakiin wlllo mhdsnd
    full respect wllo

  • @faizaabdullahi2310
    @faizaabdullahi2310 5 ปีที่แล้ว

    Marka guuleyso walaal

  • @alquranisthewayoflife8664
    @alquranisthewayoflife8664 5 ปีที่แล้ว

    maasha Allah macalin Ayuub mahadsanid and welcome back❤😀 hore usoco macalin

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 5 ปีที่แล้ว

      Khawla Mohamed Omer walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo

  • @ahmedadam9214
    @ahmedadam9214 5 ปีที่แล้ว

    Thanks teacher

  • @bintuseytun9608
    @bintuseytun9608 5 ปีที่แล้ว

    thanks

  • @khalidmidigle514
    @khalidmidigle514 5 ปีที่แล้ว

    Thank you ustaad

  • @akaanfanxley9675
    @akaanfanxley9675 5 ปีที่แล้ว

    mhdsanid Ustaad Sakiin

  • @asaldhalad2466
    @asaldhalad2466 5 ปีที่แล้ว

    mansh alaah macalin

  • @secretdiamond1745
    @secretdiamond1745 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah mahadsanid ayub jaza kallah khayr wll 🤗

  • @nadanoura4380
    @nadanoura4380 5 ปีที่แล้ว +1

    mzha allah wll ad ayad umahadzan thy nolol raxo leh ayn ku rajeynaya😍

  • @agronomistmukhtarosman4200
    @agronomistmukhtarosman4200 5 ปีที่แล้ว

    Aadbaan kuu salamayaa sxb ayuub yusuf sakiiin alle haku daayo aqoonyahan baatahay

  • @naoomashiine3175
    @naoomashiine3175 5 ปีที่แล้ว

    Soo dhawoow my ustaadiii kuu xiiisay runtii😍😍😍😍

  • @qalbiaanwehelkedaheysan5677
    @qalbiaanwehelkedaheysan5677 5 ปีที่แล้ว +1

    Shukran zajkalah qeer videos woo ii anfacay ani

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 5 ปีที่แล้ว

      binta Ahmed carab injirey walalka subscribe iisaara plz ganbaleelka taaabo

  • @adeeghayemarket
    @adeeghayemarket 5 ปีที่แล้ว

    Mnsha alah tababaraheena nololeed allah haku xifdiyo aakharo iyo aduunba waxaan kaa faaiidnay wax badan runtii

  • @rayuufbintusaid6920
    @rayuufbintusaid6920 5 ปีที่แล้ว

    Wllhi waxaad moodaa in aniga leygu talagay casharkaa ustaad waleee wan ka bartay inaad guul daro ku dhacdi waxba mahan balse waxaa daran inaad cashar ka qaadan weydo guulseyo ustaad waa iga farxisey barkallaahu fiikum lnsha Allaah kheyr

  • @kamalabdullahi61
    @kamalabdullahi61 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid macalin 🙏

  • @NAL_IFTIINSHE
    @NAL_IFTIINSHE 5 ปีที่แล้ว

    Aad ayad ugu mahadsan tahay sidaad noo dhisayso wanaaga alle ayaad abaal marin kagaga helaysa

  • @deeqaluuladeeqaluula2512
    @deeqaluuladeeqaluula2512 5 ปีที่แล้ว

    Ku farax noloshaada si walbo oo ay u adagtahay hadii ay ku siiso kun sababood oo aad ku ooyso u muuji caalamka inaaad tahay qofka walbo u adkeysan karo mushkilad kastana ka gudbi karo awoodana inuu wax walbo sameyn karo waxasoo idil waxa kuu sahli karo sabar dulqaad adkeysi iyo inaad isku xirto alle subaxanahu watacaalaa

  • @Ramluush
    @Ramluush 5 ปีที่แล้ว

    Thnk You teacher ayub

  • @mrcabdiwaliyasinjabra2659
    @mrcabdiwaliyasinjabra2659 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ustaad aad ayaad umahadsantahay runtii waa nawduuc aad ufiican inad waxka barato qaladaadka aad samayso

  • @amiinyare375
    @amiinyare375 5 ปีที่แล้ว

    mnsha Allah
    ayuub
    caqliga Alle hakuu barakeeyo

  • @arahmanayded7048
    @arahmanayded7048 5 ปีที่แล้ว +1

    Ayuub madax sare

  • @nimcodegan8853
    @nimcodegan8853 5 ปีที่แล้ว

    Waan ku fahanay Ayuub lkn dadku isku si wax uma fahman
    Jazakallahu khayr

    • @nimcodegan8853
      @nimcodegan8853 5 ปีที่แล้ว

      Shaygii wax laga faidayo wan jeclahay wllo thanks

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 5 ปีที่แล้ว

      nimco degan walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo

  • @moohafittness5429
    @moohafittness5429 5 ปีที่แล้ว

    Mnsha allaah

  • @barwaaqoahmed2053
    @barwaaqoahmed2053 5 ปีที่แล้ว

    Mshallah jazakallah

  • @Flame22144
    @Flame22144 5 ปีที่แล้ว +2

    Jasakalah macalin ayuub yusuf sakiin

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 5 ปีที่แล้ว

      Unique Girl walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo

    • @Flame22144
      @Flame22144 5 ปีที่แล้ว

      Wan ku sameyay wallal

  • @ayaancawil7241
    @ayaancawil7241 5 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah taloyinkaga fican ee aad bulshada u soo gudbisid shugran alle haku xafido