Kaftanka Mugabe | Qaybtii 3aad oo qosol iyo xaqiiqooyin badan Xanbaarsan.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024
  • Asc, Maraykanka, Australia, Turkiga iyo Yurub asxaabta ku dhaqan, halkan ka dalbada buugaagta ay ka midka yihiin:
    www.iqrabooks....
    Hayaankaygii Rumaynta.
    55 Dhibaabo Jacayl ah.
    Mashruucii La-Dagaallanka nuurka.
    qawaaniinta suuqa sarrifka lacagaha Qalaad.
    Aabbe hodan ah- aabbe sabool ah.
    Salaad baa i dhaaftay!
    Cilmi-boodhari iyo caashaqiisii.
    Garaadso inta aadan Guursan.
    Dabadeed qofna ma hadhin.
    Wabar
    Faca Koraya.
    Maanshaxan.
    Yaa qaatay Burcadkaygii?
    Loollan
    Xasuusihii Guwaantanaamo.
    Iyokuwoo kale oo badan.

ความคิดเห็น • 226

  • @sahanka97
    @sahanka97  2 ปีที่แล้ว +134

    Asc, Maraykanka, Australia, Turkiga iyo Yurub asxaabta ku dhaqan, halkan ka dalbada buugaagta ay ka midka yihiin:
    www.iqrabooks.net/
    Hayaankaygii Rumaynta.
    55 Dhibaabo Jacayl ah.
    Mashruucii La-Dagaallanka nuurka.
    qawaaniinta suuqa sarrifka lacagaha Qalaad.
    Aabbe hodan ah- aabbe sabool ah.
    Salaad baa i dhaaftay!
    Cilmi-boodhari iyo caashaqiisii.
    Garaadso inta aadan Guursan.
    Dabadeed qofna ma hadhin.
    Wabar
    Faca Koraya.
    Maanshaxan.
    Yaa qaatay Burcadkaygii?
    Loollan
    Xasuusihii Guwaantanaamo.
    Iyo kuwoo kale oo badan.

    • @nadiim-rx8367
      @nadiim-rx8367 2 ปีที่แล้ว +2

      55 dhibaaato jacaylka pdf ahaan urabaa aadan

    • @kariwan2482
      @kariwan2482 2 ปีที่แล้ว

      Wanrabee bro

    • @ashaalimohammed1549
      @ashaalimohammed1549 2 ปีที่แล้ว +1

      Sahanka plz inoo soo badi waa codsi

    • @islaantoniosport8722
      @islaantoniosport8722 2 ปีที่แล้ว +1

      Wan ku xiisne sxb e ino so dhaqso o muqalada ino so badi

    • @abdifatahabdiazizbarkhad6945
      @abdifatahabdiazizbarkhad6945 2 ปีที่แล้ว +1

      Walaal buugaagta yurub usoo gudbi turkigunbay yaalaane
      Xataa dadka qaar waxaa dhibaato ku qaabkay lacagta u bixinayaan

  • @HOBFILMS
    @HOBFILMS 2 ปีที่แล้ว +67

    KEEP GOING ADEN SAHAN. 💥

  • @Abdullahihcghvf
    @Abdullahihcghvf 2 ปีที่แล้ว +26

    #قال الله في قرءانه (يؤتي الحكمة من يشاء ومن يؤت الحكمة فقد أوتي خيرا كثيرا)

  • @aftahkaramah5368
    @aftahkaramah5368 2 ปีที่แล้ว +22

    Thanks Broh....Part 4👏🙏

  • @cabdullahiibnumoha8056
    @cabdullahiibnumoha8056 2 ปีที่แล้ว +7

    Sababtaad U tahy faqiirka waa inad markuu Roobku Da Aayo ka Firirto Galmo intad wax beeran Leheyd✅

  • @asadjr8680
    @asadjr8680 2 ปีที่แล้ว +12

    Xisaab waa maada Aan ugu jeclahay waxbarashada

    • @THECHEIF-f4c
      @THECHEIF-f4c 5 หลายเดือนก่อน

      Hdaa yeelo dhagax

  • @Qisadaallaylkii
    @Qisadaallaylkii 2 ปีที่แล้ว +34

    Waan nacay dhiirigalinta markaan arkay nin leh waxaan saldhigayga ku bilaabay sadex tuug🤣

  • @Kadiri191
    @Kadiri191 2 ปีที่แล้ว +10

    Keep going bro aden.... Am your fan number one from Gaarisa kenya... Horey usoco saaxib.... Keep marching

  • @maxamedaliulaawa72
    @maxamedaliulaawa72 2 ปีที่แล้ว +10

    Wcs Ustaad Aadan Sahan 🖐

  • @khadarphaizal5255
    @khadarphaizal5255 2 ปีที่แล้ว +4

    ManTa dawanyey parT 2 i can't wait parT 4

  • @khalidabdi9408
    @khalidabdi9408 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid aadan wllky hawl fiucan baad noo haysaaye Allah kaa abaal mariyo

  • @suldaansiciid2001
    @suldaansiciid2001 2 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid macalin

  • @zubairandulus6999
    @zubairandulus6999 2 ปีที่แล้ว +1

    Cajii mugaabi
    Eebbe murtida cidduu doono buusiyaa
    Muslin, iyo gaalba
    Aadan waan ku salaamay sxb
    Aniga adis ababa ethiopia ciiddii amxaarada

  • @rashiidisack2844
    @rashiidisack2844 2 ปีที่แล้ว +2

    Macalin nooso badi kaftanadii iyo xigmadihii an kaga baranay

  • @husseinmursal7830
    @husseinmursal7830 2 ปีที่แล้ว +1

    wcs mahadsanid wll allah ku cizeeyo

  • @cabdaalagala6885
    @cabdaalagala6885 2 ปีที่แล้ว +4

    Thanks bro 🥰🥰

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane 2 ปีที่แล้ว +15

    3:03 Hadaan nhy forex traders halkas wan ku Cambaraynaynaa🥺😂😂😂😂😂

  • @abdisalanyasin
    @abdisalanyasin 2 ปีที่แล้ว +5

    Wcs ustaad bugaagih ismalure
    Bal vedio kaso sameh koobis ah
    Sidii faca korayah ad ugu so sameysay ookleH

  • @shakrabowy1432
    @shakrabowy1432 2 ปีที่แล้ว +2

    شكراً

  • @xigmadole8941
    @xigmadole8941 2 ปีที่แล้ว +21

    Ana neceb xisabta🙆‍♂️🤣🤣🤣

  • @tiktoksomali4754
    @tiktoksomali4754 2 ปีที่แล้ว +8

    Sxp mxa ka leedahy arinta tiktok qabiilada 🤔
    Sxp sre 1 vedio noga so sameey

  • @abdirashiidkhadar3145
    @abdirashiidkhadar3145 2 ปีที่แล้ว +4

    Xisaabta aad ayaan u neceb yahay keep going pro

  • @mohajecalow4533
    @mohajecalow4533 2 ปีที่แล้ว +10

    Allah igaa xafido sxp sare ❤❤

  • @bishaarxasan2503
    @bishaarxasan2503 2 ปีที่แล้ว +3

    One the only legend aadan

  • @mohamedapdy1423
    @mohamedapdy1423 2 ปีที่แล้ว +1

    Soo badi ustaad

  • @khadarcilmi4377
    @khadarcilmi4377 2 ปีที่แล้ว +6

    Salamulahi Calaykum Brother Aadan Sagan🥰❤

  • @falaqeyntadinta3449
    @falaqeyntadinta3449 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah walal adan wan kusalamy

  • @xigmadole8941
    @xigmadole8941 2 ปีที่แล้ว +5

    Lakiin xikimadihiisii lama wadagine ado raliya nala wadag🙏😊

  • @travelandnaturechannel5875
    @travelandnaturechannel5875 2 ปีที่แล้ว +8

    Absolutely great fun

  • @ajkhaled
    @ajkhaled 2 ปีที่แล้ว +7

    I can't wait part 4 Wlhi 😂

  • @munaahmed8365
    @munaahmed8365 2 ปีที่แล้ว +10

    Wcs TecHa book ama bages Halkee ka HeLaa Ee Robert mugabe 🙏🏻

  • @shakoofficial2054
    @shakoofficial2054 2 ปีที่แล้ว +2

    Khatar buu ahaa

  • @masjiduallah3324
    @masjiduallah3324 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid saxiib

  • @AhmedHassan-je5ei
    @AhmedHassan-je5ei 2 ปีที่แล้ว

    Walaal xikmado noo soo diyaari adoo mhdsan

  • @nadiirsheikh7745
    @nadiirsheikh7745 2 ปีที่แล้ว +3

    Markuu roobku da’o waxan dhahnaa Caawa waa lug hay ama laan hay. Waxba ma beerano inaan faqri kabaxnana wn rabnaa.

  • @juubecali1648
    @juubecali1648 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah alle haku barakeyo wll

  • @Annaatti
    @Annaatti 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi Aadanow arinta sh Maclin Xisaab ma xanuunsado ani waa hore igu dhalaty, wali na waan weydanahy qof igu dhaha aniga ayaa arkay Maclin Xisaab xanuunsaday, hada hee waa wali.

  • @kariwan2482
    @kariwan2482 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallaha sobadi

  • @abdirahimahmethashi924
    @abdirahimahmethashi924 2 ปีที่แล้ว +3

    Welcome zhp malmahn walaguwayy nio

  • @aarkaxsn2144
    @aarkaxsn2144 2 ปีที่แล้ว +5

    M.a wllo 😁 aadan lagumahayo ayamahan sikastaba xafidullah 😍😁

  • @miskiinabdiqaadirciise1664
    @miskiinabdiqaadirciise1664 2 ปีที่แล้ว

    Wooo joog sxb xiisoo gaarah

  • @duska8784
    @duska8784 2 ปีที่แล้ว +2

    Qeybta 4aad iyo 5aad Ayan Sugayna❤💟🤍

  • @mohajecalow4533
    @mohajecalow4533 2 ปีที่แล้ว +6

    Keep going 🥰🥰

  • @yaxyeym3766
    @yaxyeym3766 2 ปีที่แล้ว +3

    Ninkani waa wiilwaalka afrika

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 2 ปีที่แล้ว +2

    Aadan sahan

  • @haaruunalpeyti6354
    @haaruunalpeyti6354 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a walal kuuleyso Relx ku daraamaa Daawashada muuqaaladaada Alx

  • @Marwanahmedosman92
    @Marwanahmedosman92 2 ปีที่แล้ว +3

    Ustad Aadanow Single-Nimada Dhib weyn aan la Ogeyn by Kugu haysaa😃
    Qodobkii Udanbeeyay "Alle Noo maqan" Qalbiga Bd Ka Hadashay😁

  • @xasanmaxamud1383
    @xasanmaxamud1383 2 ปีที่แล้ว +1

    Keep going zxp qali

  • @libonmohed8148
    @libonmohed8148 2 ปีที่แล้ว +3

    Ragga muslimiinyta ah ee dhinta ma helaan ubax ee waxay helaan wax ka qiimo badan oo ah Duco. Sida o kale Dumarka iyo qofkasta oo ay u timaato xaqiisu.

  • @sahankacaalamka2727
    @sahankacaalamka2727 ปีที่แล้ว

    Taasaa xaqiiqo ah

  • @nuuribraahim417
    @nuuribraahim417 2 ปีที่แล้ว +3

    19 minutes 37 coment
    salan

  • @abubakarnimcan4501
    @abubakarnimcan4501 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcs wll Aadan

  • @kariwan2482
    @kariwan2482 2 ปีที่แล้ว +1

    Sobadi bro

  • @MaxAmed-g8i
    @MaxAmed-g8i ปีที่แล้ว

    Wllahi waxyabo badan kafaide pro👌😐

  • @Abdifataaxcumarabdilaahi
    @Abdifataaxcumarabdilaahi หลายเดือนก่อน

    Geesibuu ahaaa

  • @abaadirabdi8462
    @abaadirabdi8462 2 ปีที่แล้ว +1

    Barakow ❤👍

  • @shakrabowy1432
    @shakrabowy1432 2 ปีที่แล้ว +2

    ما شاء الله

  • @topone8381
    @topone8381 2 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @mohamudzilingemiig2757
    @mohamudzilingemiig2757 2 ปีที่แล้ว

    Wll aadan

  • @sukhra3585
    @sukhra3585 2 ปีที่แล้ว +3

    Marka laysku soo duubo qli wxd tahay libraryga noloshayda😁😂😂😝odeygu maskax bdanaa siduu isugu habeeyay

  • @mankaboy3955
    @mankaboy3955 2 ปีที่แล้ว

    Soo badi

  • @mahadamadaxyar2165
    @mahadamadaxyar2165 ปีที่แล้ว

    Aadan Walal Somali Aad baan kuu dhagesta Taagero Buuxda ayan kuu ahy

  • @apdirizakaden2711
    @apdirizakaden2711 2 ปีที่แล้ว

    Part four zoo Zamee

  • @nadiir548
    @nadiir548 2 ปีที่แล้ว +1

    Mrs Aden Sahan♥️
    Ildheer garadka keliya ee ay somali haysato waa adiga
    Wllkeyoow♥️

  • @cawilsudaysi
    @cawilsudaysi 2 ปีที่แล้ว +3

    Walaal Aadan 🌺🌸

  • @jamaalcabdi6476
    @jamaalcabdi6476 2 ปีที่แล้ว +1

    Soobadi wllks

  • @shakrabowy1432
    @shakrabowy1432 2 ปีที่แล้ว +1

    أخى_الكريم

  • @waliyow__fantastic8487
    @waliyow__fantastic8487 2 ปีที่แล้ว

    M,a wlka hadaa ku soo biiray

  • @ibraahimqudde5883
    @ibraahimqudde5883 2 ปีที่แล้ว +3

    10:34 nio wa run😂😂😂😂

  • @mohahassan3204
    @mohahassan3204 2 ปีที่แล้ว

    Wllhi ninkan hada ladiisa qatar waaye

  • @brguleidzaki7942
    @brguleidzaki7942 2 ปีที่แล้ว

    Nooo soooo badi prother

  • @maxamedbakeyle4329
    @maxamedbakeyle4329 2 ปีที่แล้ว

    Wlh waan yaabay ninkan sidu ufaleeyay raga iyo naaga cajiib ayu aha

  • @diinsoortv8291
    @diinsoortv8291 2 ปีที่แล้ว

    Anigaa kamid ahaa dadka xisaabta necebaa

  • @Yakub1-q
    @Yakub1-q 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi sxbo Macalinka Xisaabta i dhigi jiray 11 sano oo wax i baraayi 1 maalin ma Xanuunsan . Ardayda Asxaapta aan aheeyn Heer waxaan kaarnay aan Macalinka ku Tilmaamno waxa aan habooneyn Oo diinta islaam ka wax u dhibeyso Allah hayoo i nacafi oo inoo Danbi dhaaf Macalinkeyna u danbi dhaaf

  • @asmamahamedhassan8407
    @asmamahamedhassan8407 2 ปีที่แล้ว

    Xisaabta waan bartaya oo jamacad accounting waan jecyalahy

  • @saadaqcabdigalbeyte5972
    @saadaqcabdigalbeyte5972 ปีที่แล้ว

    Ado wayn

  • @FaracadeYT
    @FaracadeYT 2 ปีที่แล้ว

    Qeyb 4aad ksoo sameey legendow

  • @kingzayn2277
    @kingzayn2277 2 ปีที่แล้ว

    aanaa neceb xisaabta

  • @HajMohamed-nc1fi
    @HajMohamed-nc1fi 7 หลายเดือนก่อน

    ☝️ ad ban u necbahay xisabta 😂

  • @sacidfarxan
    @sacidfarxan ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤

  • @ZUHAIPZUWEYZ.
    @ZUHAIPZUWEYZ. 2 ปีที่แล้ว

    Ereyadi Hore qaar ku jiraan nOh LpH

  • @Zaki___Med
    @Zaki___Med 2 ปีที่แล้ว

    Ni0 music back ground ga away

  • @shabcocksolja7794
    @shabcocksolja7794 2 ปีที่แล้ว

    Keep going pro

  • @bashirhassan1742
    @bashirhassan1742 2 ปีที่แล้ว

    Kkk jamac iyo Isniinta

  • @KhalId-le2hk
    @KhalId-le2hk 2 ปีที่แล้ว

    Sanad kadib iyo qaybtii 3aad

  • @الحزن-م2ج
    @الحزن-م2ج 2 ปีที่แล้ว +1

    Frist person.
    Anniga 😂😂😂😂👆👆👆

  • @Somali122
    @Somali122 2 ปีที่แล้ว +2

    Hadaad ninkan wax ka faa iido isoo booqo ✌

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 ปีที่แล้ว

    No.1 Ha isoo xasuusinin xisaab😂😂

  • @izmaeljosepbile5893
    @izmaeljosepbile5893 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi aad io aad ayan usagaye

  • @عبدالرحمنمحمدابنار
    @عبدالرحمنمحمدابنار 2 ปีที่แล้ว

    AADAN SAHAN HORE USOCO LEGEND

  • @inner_circle_trader
    @inner_circle_trader 2 ปีที่แล้ว +4

    lacagta isniinta la dhigayo banke waa lacagtii jimcihi laga soo qaaday banke dadkii un baa kal duwaan yacani nimaanka nagaha yaaay lacagta soo siiyaan oo kula tuuntaan

  • @xikmadzameh4794
    @xikmadzameh4794 2 ปีที่แล้ว +1

    wlhi ig qosliyaya

  • @aadancaddaaani2718
    @aadancaddaaani2718 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah GuuLeySoH

  • @kowsarjama2575
    @kowsarjama2575 2 ปีที่แล้ว +4

    Daaha Marka lagu tirtiranaayo hooyo wey igu qelin jirty😆ileen Africanka waa Nala mid

  • @abdirahmancano3734
    @abdirahmancano3734 2 ปีที่แล้ว +3

    Kenya kuma jirtee intee ka dalban karaaa aniga Kenya ayan jogaye

  • @cnaaficfaarax2591
    @cnaaficfaarax2591 2 ปีที่แล้ว

    Waa saxiixay

  • @MUSIC-ks9hq
    @MUSIC-ks9hq 2 ปีที่แล้ว +2

    Robert Mugabe manangagwa

  • @Rama____1
    @Rama____1 2 ปีที่แล้ว +1

    Nin weyn mugbe🥰😂

  • @googaaofficial8756
    @googaaofficial8756 2 ปีที่แล้ว

    Walaal Buuga WABAR Halkeebaa Laga helayaa Hargeisa.

  • @juubecali1648
    @juubecali1648 2 ปีที่แล้ว

    Asc wll