JACAYLKAAGI HORE WAC AX💔 SORRY…

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 พ.ค. 2023
  • JACAYLKAAGII HORE WAC,WAC EXTAADII HORE,DIRISLE ABDI,SOMALI TH-camRS,
    : For personal and business ads, please communicate with the following mail address : dirisle02@gmail.com
    SUBSCRIBE FOR MORE PLEASE
    KUSOO DHAWOOW TH-cam CHANNELKAYGA MAALIN WALBA VIDEO AYAAN SOO DHIGAA SI AAD ULA SOCOTO SUBSCRIBE SAAR THANKS:)
    HALKAN KU DHUFO SI AAD SUBSCRIBE U DHAHDO THANKS
    / @dirisleabdi
    TH-camKA LABAADNA HALKAN KU DHUFU SI AAD SUBSCRIBE USAARTO
    / @dirisleshaadhcade
    Snapchat ➡️ Abdirisak1
    Instagram ➡️Dirisle
    Facebook➡️Dirisle
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 285

  • @farxiyomohamud5166
    @farxiyomohamud5166 ปีที่แล้ว +40

    Hadii allah jeceshahay like iisaar

  • @xafsadahirladan
    @xafsadahirladan ปีที่แล้ว +166

    Hadii aad artiye magac Allah like sare ❤️❤️❤️❤️💕

  • @BaahiyeChannel1
    @BaahiyeChannel1 ปีที่แล้ว +84

    Allow Cimrigisa raaji Qofkii isoo booqda🤲🥰

  • @iqrish_peamacow9250
    @iqrish_peamacow9250 ปีที่แล้ว +54

    Ax sorry 😞 gabadha ugu horeysey 😢

  • @miina7904
    @miina7904 ปีที่แล้ว +59

    Dirisle samiha uxiisney wllhi soo qabo prank ku soo samee wata maqane❤😢

  • @nadirhaji1367
    @nadirhaji1367 ปีที่แล้ว +47

    Sorry hablaha waan necbahay in qalbiga lagajabiyo

  • @IndianMovies-sc4ld
    @IndianMovies-sc4ld ปีที่แล้ว +32

    Zaki soomaalia sumayo qurux ayuu wacay😢

  • @bossman6069
    @bossman6069 ปีที่แล้ว +36

    Sorry gabdhaha sidaa lomagaalo 😢

  • @birqaayeofficial5019
    @birqaayeofficial5019 ปีที่แล้ว +83

    Inta ex laheen ismuujiya😂

  • @aizahamza3433
    @aizahamza3433 ปีที่แล้ว +76

    It's really sad to play with someone's heart 😢😢
    I really felt for those ladies.

    • @abdirisakabdirahman9652
      @abdirisakabdirahman9652 ปีที่แล้ว

      waalaal keliga maha lakiin maxaad faalada aad ka dhiibaneeyso muqaalka aad ugu soo qortay luuqad qalaad muuqalka muusan ahay luuqad qalaad markeh maxaa keenay baahida in aad luuqad qalaad isticmaasho mise waxaad kafaaneysa luuqadada hooyo

    • @yusufabdisalam1146
      @yusufabdisalam1146 ปีที่แล้ว

      Yeap

    • @mahadhonest7272
      @mahadhonest7272 ปีที่แล้ว +3

      Waa xanuun wlhi

    • @aizahamza3433
      @aizahamza3433 ปีที่แล้ว

      @@abdirisakabdirahman9652 muxiimada waa fahanka, as long as you understood what I wrote up there, Qalas.
      You can force me to do what you want me to do.

    • @hamdiwarsame9894
      @hamdiwarsame9894 ปีที่แล้ว +2

      Waa been wax ay wada og yahiin it’s a fake not real

  • @maxamedxussein1138
    @maxamedxussein1138 ปีที่แล้ว +10

    Hadaa aqris usoo gashay Like ta Saar hee❤❤❤

  • @ozgetorer6062
    @ozgetorer6062 ปีที่แล้ว +28

    Ex an Block la sarayniin Ex ma ahan yahuuu gabdhooow Exyada Block-ta ugu dadaala suu idin so wicin mr kle👏😅

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel ปีที่แล้ว +29

    Legend always idirisle cabdi another's levels ♥️💯👍💪😊

  • @fadxamohamed3548
    @fadxamohamed3548 ปีที่แล้ว +3

    Gabadhada yartaa oo xijaabka madowga xiran aad ayee u qurux badan tahay Masha Allah ❤❤❤

  • @khaalidyare4252
    @khaalidyare4252 ปีที่แล้ว +18

    Zaki naagta uu wacay naag cana waye oo muqdisho joogto oo tiktok isticmaasha
    Inta codka gabadhaa garanayso iso raaca 😂😂😂😂😂 wax la isla ogyahay baan ka daalnay Somali yaaaa cimaamadina wan turay dadkaygiiii

  • @mohaned7
    @mohaned7 ปีที่แล้ว +20

    Nio wadna xanuunkan nagala tag❤😂

  • @amina190
    @amina190 ปีที่แล้ว +9

    Miss you madam samixa soqabtaa

  • @mohamedibrahim-io1pi
    @mohamedibrahim-io1pi ปีที่แล้ว +3

    Darisle wan ku salamay sxb qali from jigjiga gangs 😊 markan dawadey video gan waxan xasuustey in ex teydii hore soceyey last night 🌙

  • @qadrocabdi2901
    @qadrocabdi2901 ปีที่แล้ว +7

    Keep going

  • @MohamedMuuse-ms8dr
    @MohamedMuuse-ms8dr ปีที่แล้ว +13

    Anigu kaliya waxaan aad iyo aad uga xumay ninkaa meesha madhan soo dhaweeyey sorry pro😢

  • @safiaabdi2672
    @safiaabdi2672 ปีที่แล้ว +16

    Zaki soomali is not easy😂😂😂😂❤❤❤

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW ปีที่แล้ว +22

    Best Barnaamij dirisle keep going ❤🎉

  • @ahmeddychannel9885
    @ahmeddychannel9885 ปีที่แล้ว +13

    Big fun real broski ❤

  • @helborone5756
    @helborone5756 ปีที่แล้ว +17

    toujours l'ambiance sur ta chaine TH-cam mon frère continu ainsi à nous rigole😂😂😂

  • @raxmiita8r384
    @raxmiita8r384 ปีที่แล้ว +31

    Zaki is not easy 😂😂😂

  • @bushaaromaxamed2611
    @bushaaromaxamed2611 ปีที่แล้ว +18

    Ex kayga hadaan waco waban isku oynaa wlhi 11sano ayaanu kala maqanahay 😢❤

    • @ikraanmaxamuud980
      @ikraanmaxamuud980 ปีที่แล้ว

      Kula mid 7sano kala maqan 🥺

    • @fahmaali5923
      @fahmaali5923 ปีที่แล้ว

      Abayo kaas hakaa maqnaado 11sano qof ku xasusan waayey hada miyuu ku xasusan wacaneey 🤔💔

  • @moustacheone5436
    @moustacheone5436 ปีที่แล้ว +2

    Dirisle abdi horey usoco aboowe🎉🎉🎉

  • @ShaaFi23
    @ShaaFi23 ปีที่แล้ว +21

    Anu ex maba qabi adeer hal qof Lee ila hada kutaaganhy yaa ila mid ah 😅🥰

    • @Najmayy
      @Najmayy ปีที่แล้ว

      Anii😂😂

    • @ayaan850
      @ayaan850 ปีที่แล้ว +3

      Aniga 5 year ayaan xidhidh leeyahay wiilkii nolosha iigu horaysay weeyi ex dhan malihi insha allahna dhawan waan rajaynayna inan isguursano

  • @markaboaden894
    @markaboaden894 ปีที่แล้ว +2

    Dirisle big legend keep going

  • @macaanemuqdisho
    @macaanemuqdisho ปีที่แล้ว +16

    Dirisle call prank uxiisay 🖐

  • @bardaaleabdi285
    @bardaaleabdi285 ปีที่แล้ว

    Viva Dirisel EX awyu Bro😂😂😂😅woow mashaallah super vidéo fourn Djibouti 🇩🇯

  • @samataribrahimali3957
    @samataribrahimali3957 ปีที่แล้ว +2

    Vive Dirisle Abdi en avant brother

  • @mrdhifoaha3014
    @mrdhifoaha3014 ปีที่แล้ว +3

    Soo badi wlhi waan jeclaaney

  • @hr9jt
    @hr9jt ปีที่แล้ว +2

    Asxabta program kaaan quali Ayan kwada halabadalo pls...emotional damage badan qabta...dadka yalamoral jabiiin pls no hard fellling anyway ✌️

  • @Khadar_Hassan
    @Khadar_Hassan ปีที่แล้ว +7

    Zaki iyo yarta kle ee Hijab blue-ga ah is gaad gaad baa ka socda 😂
    Dhagaha wax la iskugu shagaa
    Inay is shuminayaan moday waba naxay

  • @ahmeddychannel9885
    @ahmeddychannel9885 ปีที่แล้ว +8

    𝗜𝗤𝗥𝗔 mxaa usoo qaban weysay ❤❤

  • @user-zt2sv6pd5h
    @user-zt2sv6pd5h ปีที่แล้ว +18

    Qofta derisle midigta ka jirto wey fikirsan tahay runti sory😢

  • @MssSadia252
    @MssSadia252 ปีที่แล้ว +6

    Ladies first Hayeey Zaki 😂

  • @AbdinasirIbnuwarsame
    @AbdinasirIbnuwarsame ปีที่แล้ว +2

    saki somali waa darood isnot easy❤❤❤

  • @Naamir03
    @Naamir03 ปีที่แล้ว +1

    My Legends, Hore u socod aya inoo raganima, Wax Ex ladhaho Ma Jirto🦁

  • @mohamedcabdi7921
    @mohamedcabdi7921 ปีที่แล้ว +4

    Saki somali inu sida sameeyo maha wayo Gabdh wye qalbi ayay ledahay Wxay kala hadalyso maha inu dadka la wadago please Dumarka qalbiyadooda ilaliya 🙏

  • @caishaoglecaishaogle39
    @caishaoglecaishaogle39 ปีที่แล้ว +13

    Zaki wallshiis inuu wacay asaa sheegay wa kugu fahanay🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Geo598
    @Geo598 ปีที่แล้ว +8

    Zapapta gabdhaha loogu diiday izkuzo noqzhda wa inana mar labaad la amini karin lkn wiilku u yhy mid la amini karo big difference 😢

  • @Nin_weyn.
    @Nin_weyn. ปีที่แล้ว +1

    Gabdha tellka laga qaban waaye ayan jecladay for really wlhi instagramkeda qofkii garanayo ha isoo sheego plz

  • @NastehoMuktar-wf4op
    @NastehoMuktar-wf4op ปีที่แล้ว +3

    The lady with white xijaab next to dirisle 😢she felt broken wllhi

    • @SaabirOmar
      @SaabirOmar ปีที่แล้ว

      Haa wlhi ilaa hada way fikiraysaa 😢

  • @dalkaab1436
    @dalkaab1436 ปีที่แล้ว +1

    Zaki Somalia 🇸🇴 legend waraa qofta qalbigeeda ilaali please 🙏

  • @CadnaanJaamac-sb4ul
    @CadnaanJaamac-sb4ul ปีที่แล้ว +42

    Viva exdeydii😂

    • @nasriinmire8991
      @nasriinmire8991 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂ex yada amaan haka siyo😂

  • @moustapharobleh8065
    @moustapharobleh8065 ปีที่แล้ว +1

    Good challenge 🎉🎉🎉

  • @SomaliWomen
    @SomaliWomen ปีที่แล้ว +3

    ❤❤❤

  • @quenlucky9221
    @quenlucky9221 ปีที่แล้ว +10

    Exkeyga inan waco iska dhaafe asagaba maxd ii nacdey ilahyba xaly😂😂

  • @happyxurmoofficial11
    @happyxurmoofficial11 ปีที่แล้ว +21

    ANI EX ❤WAA LEEYAHY xiligaan ba wada hadleyney wlhi 😢
    WAA JECLAHY ASNA WAA IJECEL YAHY LKN MAD MADOW AYAA NA DHEX YAAL IIGU SODUCEEYA IN ILAAHEY MAD MADOWGA DHEXDEENA YAAL BAA Bi.iyo oo aan midowno 🤲🤲🤲🤲

    • @abdirahmansaalah5689
      @abdirahmansaalah5689 ปีที่แล้ว +2

      I.a sister Ina nolol cusub oo wngsn idin rjyna 😊aniga ex wey igu baten Mido aan soceliya la,ahy😂

    • @maankashire5590
      @maankashire5590 ปีที่แล้ว

      Ex maba lihiye maxaan soo celiyaa

    • @KaltumaDahirMohamed-mp9ri
      @KaltumaDahirMohamed-mp9ri ปีที่แล้ว +1

      Insha Allah abayo Allah haidinka dhigo kuwi dib umidowo🤲

  • @user-bm2ch4rf3t
    @user-bm2ch4rf3t ปีที่แล้ว +2

    Soo badi idirisow😂 wn ka hely barnamijke😂😂😂

  • @NastexcameyHussein-ye6qo
    @NastexcameyHussein-ye6qo ปีที่แล้ว

    Legend zaki somali😂🥰👑🫶

  • @xamdakhaliif72
    @xamdakhaliif72 ปีที่แล้ว +3

    Gabdha inay kabaxan modayay lkn walagatava 😢😢😢😢

  • @user-fj8ij6lo2m
    @user-fj8ij6lo2m ปีที่แล้ว +5

    Zaki is not easy 😂😂🎉👏

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    Familyyyyyy familiessss systems yaawaaye tii lagaa sooooo dhawaystayoo dooqoo jeclaadayoo iyoiyo

  • @ckatahaxagxmed-hq1uq
    @ckatahaxagxmed-hq1uq ปีที่แล้ว +1

    DIRISLE PLZ ANIGA IKEEN HALKAAS😮😮

  • @abdiqaniahmet6755
    @abdiqaniahmet6755 ปีที่แล้ว

    QalbiYada dadka in laGu CiYaaro ma Fiicno dirisle .

  • @anshaxmohamed-pu6pd
    @anshaxmohamed-pu6pd ปีที่แล้ว +1

    Dirisle wll iska ilaali waqtiga salaada lagu jiro inaad video duubto

  • @hipaqhipaaq4060
    @hipaqhipaaq4060 ปีที่แล้ว +5

    ani may isoo wacan wllhi kuma soo labten💔😂

  • @aamiinceelabe3537
    @aamiinceelabe3537 ปีที่แล้ว

    Another level

  • @fum9560
    @fum9560 ปีที่แล้ว

    Drisile where is Samiha🤔?? What happen to the love ❤️

  • @gacansare2553
    @gacansare2553 ปีที่แล้ว +2

    Dirisle cod ke mxa ku dhacy waxba lamaga maqlayo

  • @faadumaalinoor-hw6yt
    @faadumaalinoor-hw6yt ปีที่แล้ว +2

    Hadaad tahay no ex. no proplem.ismuujiya

  • @kawsarcllaahimedmed9
    @kawsarcllaahimedmed9 ปีที่แล้ว +3

    lam sorry inanta mrda cad 😢😢

  • @nastexonalka2722
    @nastexonalka2722 ปีที่แล้ว +6

    Zaki Somali ifrax maviyo waca hadan Xamar ine si jogto shega fashil😅😅😅

  • @muminajabir
    @muminajabir ปีที่แล้ว +5

    zaki somali is not easy wlahi anoku raabo aa iga tagtay

  • @farduusahmedmooge9283
    @farduusahmedmooge9283 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @kamiilahkulmiye1755
    @kamiilahkulmiye1755 ปีที่แล้ว +1

    Nagahan masakiintee hye da wada hya mxy yihin na Ex wuka dhinty wan so noqdy mxa la dhaha

  • @user-ed8ft4rg6h
    @user-ed8ft4rg6h ปีที่แล้ว

    Wax kale

  • @RABIC.Channel
    @RABIC.Channel ปีที่แล้ว

    Nagusoobira asaxaabey❤😊❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @isninoabdullahi9245
    @isninoabdullahi9245 ปีที่แล้ว

    Subxanallah 😏 😏 😏 😏 alla kuwaan saan ayey aqli modhanyaaan

  • @mascud3079
    @mascud3079 ปีที่แล้ว +5

    Dirislow gabdha Geeska ka xigta Qalbada jabtay qac 😢

  • @adnannineninemrsmart7262
    @adnannineninemrsmart7262 ปีที่แล้ว +1

    dadkan ma oga miyaa inay qalbiyo xanujinayan mr labaad🥺

  • @fum9560
    @fum9560 ปีที่แล้ว

    That’s not good...gabdhaha haku ciyaarina...hadhow gabdhahas qalbiga jabaya.

  • @suhuusahur6782
    @suhuusahur6782 ปีที่แล้ว +5

    Adigu naaju caraale wac🤣🤣

  • @nafiisanalka4319
    @nafiisanalka4319 ปีที่แล้ว +1

    Anu inkastoh ex yoh badan lahyn onan xidhidhada badan jcyln lkn hda qof aan dhab ujclaa oon kle dhamaanay maxa ex kuqortiisa igu watah wan date garaynaa lnbrkisa😮

  • @cabdibilecali2518
    @cabdibilecali2518 ปีที่แล้ว +1

    Exteydiii

  • @abaasmubarik7872
    @abaasmubarik7872 ปีที่แล้ว +11

    Ninka raga Mar hadii aad niyad jabiso dib kuguma soo laabto never 😢🥺

  • @CashoMacadahay
    @CashoMacadahay ปีที่แล้ว

    Armu danyeer u aha zaki gabarta

  • @nimcoibrahim4910
    @nimcoibrahim4910 ปีที่แล้ว +3

    Baw waxan waad isla.ogtihin nio qofka marka lala hadlayo layska qoslayo wuu iska fahmaya inlagu ciyaarayo😂😂

  • @mba6164
    @mba6164 ปีที่แล้ว

    gabarta dirisle midigta kaxigta Ninku muuna uteelo dhigan
    Ciil hore ayuu uqabay malaha 😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-rb2vr9dm2x
    @user-rb2vr9dm2x ปีที่แล้ว +1

    Samiixa Soo qawo

  • @abdiaziiz3209
    @abdiaziiz3209 ปีที่แล้ว +1

    Qof walba qof ka waji gii uu ogatagay buu ila hadli

  • @rahmaabdilahi9395
    @rahmaabdilahi9395 ปีที่แล้ว

    Now daka ciyaarta kadaaya😢

  • @Yussuf-ju6jb
    @Yussuf-ju6jb ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @danaheedkufilan4855
    @danaheedkufilan4855 ปีที่แล้ว

    Ax 😢😢😢😢

  • @FaysaZiciid-ep8me
    @FaysaZiciid-ep8me ปีที่แล้ว +3

    Hhh😂 laakin wall Samiixa khaliil wax lasoo duub

  • @khadijahassangaras3508
    @khadijahassangaras3508 ปีที่แล้ว

    Part 2 sosameyaa nh

  • @nasriinmire8991
    @nasriinmire8991 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi gabdhaha kala dabecad nhy nin mar iga tage hadan jeclahay xitaaa never inan sku soo noqono shakay asagaa tage mantane soo noqosho majirto lacagaa mar tiriye ii ninaa mar kala harne dip ugu ma noqdo😂

  • @axmedceebe4961
    @axmedceebe4961 ปีที่แล้ว +2

    Waxa uu usheegay kawaran noloshii horaan uxiisay maahee waxkale ooy dhahan garanmayan miyaa

  • @nuuraabdalla5927
    @nuuraabdalla5927 ปีที่แล้ว +3

    Doqniimada iskadaa oo ninkan aad naagta kolba kusheegaysid kadaa uf wax lagu kaftamo maahee mise wixii womuluudka ayaa wax kaasoo gaadheen

  • @shahwah9491
    @shahwah9491 ปีที่แล้ว

    Zaki hotspot ka caadi u furoysaaye..😂🤣

  • @comfortable949
    @comfortable949 ปีที่แล้ว +4

    Wllhi barnamijkaan barnamij maanta aan daaawado oo iiga qosol badnaa ma leh😅🤣🤣🤣🤣

  • @saciidasaciidacusmaan5041
    @saciidasaciidacusmaan5041 ปีที่แล้ว +3

    😮😢❤❤❤❤🎉❤😢😢

  • @Amiirka77
    @Amiirka77 ปีที่แล้ว

    Barnaamijkaan totally waa qalad qofka qalbigiisa ilaaliya fadlan.

  • @farahabdillahi
    @farahabdillahi ปีที่แล้ว

    Saki gabadha uu wacay waa falastiin

  • @msssuuro-my2ft
    @msssuuro-my2ft ปีที่แล้ว

    M.a

  • @mriq2239
    @mriq2239 ปีที่แล้ว

    Exka zaki codkeda horey umaqlay plse qoftey thy magaranayo 😅

  • @munabarud9614
    @munabarud9614 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂😂😂 I love it