Weydiimo Xalqada 4aad Tartan Aqooneed | Astaan Tv 2022

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 194

  • @Mohamett72
    @Mohamett72 2 ปีที่แล้ว +174

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤

  • @MA-oo4hj
    @MA-oo4hj 2 ปีที่แล้ว +11

    Qofkii ugu fiicnaa uguna kheyrka badna uguna aqoonta badna uguna naxariista badnaa,uguna Akhlaaqda badnaa,uguna udgoona rabi inta uu abuuray waa Nabi Muxammad SCW

  • @duvacandy5673
    @duvacandy5673 2 ปีที่แล้ว +15

    Dadihiye fican o dadka ixtiraamo Maashallah walal cabas guleyso waankuheysta

  • @woowe2
    @woowe2 2 ปีที่แล้ว +6

    Man Sha allah waa barnaamij aad u wanaagsan .
    Ilaahay ayaa mahadaas iska Leh marka labaadna dahabshiil.
    Hadii barnaamijyada noocaan oo kale looqabto dhalinta waxan filayaa waxyaalo badan iney isbadali lahaayeen sida tahriibka oo kale .
    Well done ridwaan❤️❤️❤️❤️👌

  • @maryammacalinnuur4033
    @maryammacalinnuur4033 2 ปีที่แล้ว +4

    Maymuunah waaa xaaska nabiga

  • @fahimamohammed3662
    @fahimamohammed3662 2 ปีที่แล้ว +24

    Sorry ridwaan ;( she’s so cute masha Allah 🥰💕

    • @rithwanalii
      @rithwanalii 2 ปีที่แล้ว +1

      ♥️♥️

    • @fawsiahassan357
      @fawsiahassan357 2 ปีที่แล้ว

      @@rithwanalii reer taleex maa ahaan jirteen qof aan aqaano ayad u ektahay

    • @rithwanalii
      @rithwanalii 2 ปีที่แล้ว +1

      @@fawsiahassan357 may walige ma tagin

    • @kingbozzpro6251
      @kingbozzpro6251 2 ปีที่แล้ว +1

      @@rithwanalii wku tGerra 😍😅

    • @jeeymaanbilow2587
      @jeeymaanbilow2587 2 ปีที่แล้ว +1

      @@rithwanalii mansha Allah waad dadaashay baayo

  • @muscapgold6
    @muscapgold6 2 ปีที่แล้ว +8

    Astaan tv Barnaamijkan waad ku mahadsan tihiin

  • @marwodumar
    @marwodumar 2 ปีที่แล้ว +36

    Walal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💟💕💞

  • @anhaaribrahim1945
    @anhaaribrahim1945 2 ปีที่แล้ว +6

    Intee kala soxariraa wll anaa rabee😥

  • @Abdialifar_88
    @Abdialifar_88 2 ปีที่แล้ว

    Nabiga hooyadii Waxaa la jiray Aamina

  • @abdisamedhassan9315
    @abdisamedhassan9315 2 ปีที่แล้ว +29

    Midka ugu horeeyo fataaal waaye suala iyo sharaxaad lodirsan oo gala 😁😁😁

  • @fardowsocarabeey5219
    @fardowsocarabeey5219 2 ปีที่แล้ว +5

    Bro Nabi saalax qur'aanka wxaa lgu xusay 7 jeer
    01 suuradda al-acraaf aayadda (73aad)
    02 suuradda al-acraaf aayadda (75ad)
    03 suuradda al-acraaf aayadda (77aad)
    04 suuradda huud aayadda (62aad)
    05 suuradda huud aayadda (89aad)
    06 suuradda ash-shucaraa aayadda 142aad
    07 suuradda an-namli aayadda (45aad)

    • @AishaLuul47
      @AishaLuul47 2 ปีที่แล้ว

      Somaahan wanyabanahay Bismillah 9 times kulahaa

    • @NafarQalbi-Wayn_
      @NafarQalbi-Wayn_ 2 ปีที่แล้ว

      (7:73)
      وَإِلَىٰ ثَمُودَ أَخَاهُمْ صَالِحًا قَالَ يَا قَوْمِ اعْبُدُوا اللَّهَ
      And to the Thamud [We sent] their brother salih. He said, “O my people, worship Allah ; you have no deity other than Him. There has come to you clear evidence from your Lord. This is the she-camel of Allah [sent] to you as a sign. So leave her to eat within Allah ‘s land and do not touch her with harm, lest there seize you a painful punishment.
      (7:75)
      أَتَعْلَمُونَ أَنَّ صَالِحًا مُرْسَلٌ مِنْ رَبِّهِ
      Said the eminent ones who were arrogant among his people to those who were oppressed - to those who believed among them, “Do you [actually] know that salih is sent from his Lord?” They said, “Indeed we, in that with which he was sent, are believers.
      (7:77)
      وَقَالُوا يَا صَالِحُ ائْتِنَا بِمَا تَعِدُنَا إِنْ كُنْتَ مِنَ الْمُرْسَلِينَ
      So they hamstrung the she-camel and were insolent toward the command of their Lord and said, “O salih, bring us what you promise us, if you should be of the messengers
      (11:61)
      وَإِلَىٰ ثَمُودَ أَخَاهُمْ صَالِحًا قَالَ يَا قَوْمِ اعْبُدُوا اللَّهَ
      And to Thamud [We sent] their brother salih. He said, “O my people, worship Allah ; you have no deity other than Him. He has produced you from the earth and settled you in it, so ask forgiveness of Him and then repent to Him. Indeed, my Lord is near and responsive.
      (11:62)
      قَالُوا يَا صَالِحُ قَدْ كُنْتَ فِينَا مَرْجُوًّا قَبْلَ هَٰذَا
      They said, “O salih, you were among us a man of promise before this. Do you forbid us to worship what our fathers worshipped? And indeed we are, about that to which you invite us, in disquieting doubt
      (11:66)
      فَلَمَّا جَاءَ أَمْرُنَا نَجَّيْنَا صَالِحًا وَالَّذِينَ آمَنُوا مَعَهُ
      So when Our command came, We saved salih and those who believed with him, by mercy from Us, and [saved them] from the disgrace of that day. Indeed, it is your Lord who is the Powerful, the Exalted in Might.
      (11:89)
      أَنْ يُصِيبَكُمْ مِثْلُ مَا أَصَابَ قَوْمَ نُوحٍ أَوْ قَوْمَ هُودٍ أَوْ قَوْمَ صَالِحٍ
      And O my people, let not [your] dissension from me cause you to be struck by that similar to what struck the people of Noah or the people of Hud or the people of salih. And the people of Lot are not from you far away.
      (26:142)
      إِذْ قَالَ لَهُمْ أَخُوهُمْ صَالِحٌ أَلَا تَتَّقُونَ
      When their brother salih said to them, “Will you not fear Allah ?
      (27:45)
      وَلَقَدْ أَرْسَلْنَا إِلَىٰ ثَمُودَ أَخَاهُمْ صَالِحًا أَنِ اعْبُدُوا اللَّهَ
      And We had certainly sent to Thamud their brother salih, [saying], “Worship Allah ,” and at once they were two parties conflicting

  • @aweysgacalofficial3738
    @aweysgacalofficial3738 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansh Allah waad dadaashay abaayo ridwaan hampalyo hampalyo sanadka xiga insh Allah guul Wey ayaa kuu rajenayaa 🤝🤝🤝🤲

  • @razmirafiiq
    @razmirafiiq 2 ปีที่แล้ว +1

    Aniga inte Ka hela baramijka sualaha iyo tariikhda aada ugu ficanhy si dadka ugu faideeyo ana guulayso

  • @makkadagan876
    @makkadagan876 2 ปีที่แล้ว

    Mashaallh aniga dadiyaha Barnamijka ayan jacelahy Sanadihi horey laso dhafayna saan lee ku jacela waayo waxa Tahay wiil Ixtiraamo dadka Qasatan gabdhaha si gaar aya il Naxaris ugu mujisa oo wad dhiirigalisa illahay haka xafido ilxun kuma aragto walal Abaas ☘️🌹

  • @sakariyinho
    @sakariyinho 2 ปีที่แล้ว +12

    The best program astaan shaqo wacan haysaan hore usocda

  • @aminaabdalla3771
    @aminaabdalla3771 2 ปีที่แล้ว +17

    Marka lagu leeyahay waxa lagu waydiiyo lee ka jawaab waa iska sidaan
    Fatima way ugu yarayd maha curuda

  • @jawharaxasan5120
    @jawharaxasan5120 7 หลายเดือนก่อน

    Scw aamina binti waxab

  • @hamdinur9382
    @hamdinur9382 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh waa wiil sharaxaad fiican

  • @Hussein_Mohmd..
    @Hussein_Mohmd.. 2 ปีที่แล้ว +7

    Barnaamij cajiiba waaye runtii halkaas kasii wada

  • @abdikafisaid4007
    @abdikafisaid4007 2 ปีที่แล้ว +11

    Wakaxumahay waliga isamin believe in yourself☹️

  • @beautyofislam8253
    @beautyofislam8253 2 ปีที่แล้ว

    Fatima waa yaraanka nabiga Salalaahu alayhi wasalim

  • @nasteexomaxamed8278
    @nasteexomaxamed8278 2 ปีที่แล้ว +5

    Soryy suaasha koofiL 1913 mr mr ayay ku khaldan dadku

  • @SomalidocumentryTV
    @SomalidocumentryTV 2 ปีที่แล้ว +1

    من سيربح المليونmarkii uu noqdo 100000 isoo sheega

  • @ilhaamfuad3056
    @ilhaamfuad3056 2 ปีที่แล้ว +8

    M.a sxb guul ku rajenaa

  • @elyahyelaaskawi1814
    @elyahyelaaskawi1814 2 ปีที่แล้ว +16

    Qofta Callka Ku Jirta Ee Ugu danbeysaa iga qoslisey kulahaa 7Lugod, maya 8Lugod , maya 6 dhe kk🤣

  • @ABBI_10M7S
    @ABBI_10M7S 2 ปีที่แล้ว

    Anaa diyaar ah

  • @sharifbinshariif2306
    @sharifbinshariif2306 2 ปีที่แล้ว +6

    Keep going on Astaan

  • @Eng_ahmed_Dj
    @Eng_ahmed_Dj 2 ปีที่แล้ว +9

    Aniga ayaa Diyaar u ah in aan Barnaamijkaan ka Qayb qaato Ee xageen kala soo xariiraaa

  • @Said-gn2ec
    @Said-gn2ec 2 ปีที่แล้ว

    Ninkan wax walba fahfahiin ka dhibay hal sual lee la weydiyay muu ka jawabo amina waye nebbiga scw hooyadiis

  • @darishore814
    @darishore814 2 ปีที่แล้ว +17

    Warka ninka Hore boolo xoofto iyo booto badana waa farmaajoo inta taagan

  • @abdullahimasuulside411
    @abdullahimasuulside411 2 ปีที่แล้ว +9

    Barnaamij siiso leh oo aad u wanagsan waaye wllhi waan sugi la.ahay m.a

  • @Xamda763
    @Xamda763 2 ปีที่แล้ว +8

    Wllyal ilaahy janada ha geeyo denbiga waalidkiina ale ha dhaaafo qofkii isoo caawiya waxaa lagu leeyhay lacag 250$ah wllsha baan ahee waxad ii awooodo igusoo caaawi please murugo ihaysta lacagta laygu leeyahay baa werwer igu dishay wlhi somaliya jooga sida hadii lanbarkayga laysoo waydiiyo comintiga sida loogu qorona ma aqaaan wuu is masaxaya hadaaan kusoo qoro qofki igu dhamow isoo sheeg hadad garanayso

  • @najaxabdi8578
    @najaxabdi8578 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Astan guleysta insha Allah

  • @kamaloffacial1436
    @kamaloffacial1436 2 ปีที่แล้ว

    baramishka igu sdara

  • @jawharaxasan5120
    @jawharaxasan5120 7 หลายเดือนก่อน

    London anaa bariiskasugee

  • @aliabdulle1099
    @aliabdulle1099 2 ปีที่แล้ว

    Ramadan Kareem 🌙

  • @hdhdhhhdhhfjgkd6193
    @hdhdhhhdhhfjgkd6193 2 ปีที่แล้ว +3

    Aamina

  • @fartun9503
    @fartun9503 2 ปีที่แล้ว +5

    keep going insha allah brother 👍👍👍

  • @noreaxmed884
    @noreaxmed884 2 ปีที่แล้ว

    Wr meeshan yaa igeeya aqoon baa la fadhiyaa wllhi

  • @nuxurshow4748
    @nuxurshow4748 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa sugay aa i.a

  • @zamzamabdulaahi2857
    @zamzamabdulaahi2857 2 ปีที่แล้ว +5

    Ar wiilkan sharaaxdan dheer yaa udirsady jwbta ayaaba ika dhumeeso beee inta aan sharxayo

  • @kaafiyare3287
    @kaafiyare3287 2 ปีที่แล้ว

    Astaan maka qeeyb qaadan karaa waxan ubahanahay in aan ka qeeyb qaato

  • @cazuuinacali499
    @cazuuinacali499 2 ปีที่แล้ว +1

    Anigaa u eh wallo 👋👋

  • @dhereye3202
    @dhereye3202 2 ปีที่แล้ว +4

    Astaan films keeps goings go forward winners 😆😆

  • @aaminoali8045
    @aaminoali8045 2 ปีที่แล้ว

    Asc astan tv waxn raba inaka qaybgalo baramijka waydinaha

  • @jawharaxasan5120
    @jawharaxasan5120 7 หลายเดือนก่อน

    Waa maxay sowtii uu uekaa aqonyahan

  • @deqaabdikadir4486
    @deqaabdikadir4486 2 ปีที่แล้ว

    Ridwan mashaa allaah

  • @mustaph257
    @mustaph257 2 ปีที่แล้ว +3

    Ridwaan🙏

  • @salmaanofficial5005
    @salmaanofficial5005 2 ปีที่แล้ว

    Kibirka io isqadqadka wa lagu kufaa wllhi yarki ugu horeeyay waxa ku dhacay layaabay🤭

  • @mohamedcadaani6873
    @mohamedcadaani6873 2 ปีที่แล้ว +8

    Nio Adiga istag tagagan ujeedahe mel magaresid weliga Lesma qaad qaado

  • @maryamadhuhulowgaal2134
    @maryamadhuhulowgaal2134 2 ปีที่แล้ว +4

    guuleeso sharfy

  • @drs____deeqsan___abdi8719
    @drs____deeqsan___abdi8719 2 ปีที่แล้ว +2

    Intee lagala xiriira barnamijkan wn u bahanahe

  • @Warsanhupo
    @Warsanhupo 2 ปีที่แล้ว +1

    oo ma qudisho kaliyaaa

  • @Manica34
    @Manica34 2 ปีที่แล้ว

    M. A ridawaan 🥰 ciyaal calikamiin

  • @nasramohamed8107
    @nasramohamed8107 2 ปีที่แล้ว

    Cabas wa wariye aad udagan masha Allah

  • @shukriwaadasoodaahdaaneeso1729
    @shukriwaadasoodaahdaaneeso1729 2 ปีที่แล้ว +2

    Dadka dhan telephone ka way ka cabanayan wll why second’s kana aad bay u yar yihin so wax ka bedela please thanks

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcs masha allha tabarikllha astan Ramadan karam hor usocoda ❤❤👍

  • @zakiyussuf3478
    @zakiyussuf3478 2 ปีที่แล้ว

    ماشاءالله

  • @xamdiawes7253
    @xamdiawes7253 2 ปีที่แล้ว +3

    Who wants to be 2000nar 😂 keep going MashAllah interesting

  • @faadumocabdi8644
    @faadumocabdi8644 2 ปีที่แล้ว

    Wa rabaa intee kala soo xariiraa

  • @salmaanofficial5005
    @salmaanofficial5005 2 ปีที่แล้ว

    Nabi saalax quraan waxa lag sheegay wa 7 jeer se cml astaan🤔

  • @AishaLuul47
    @AishaLuul47 2 ปีที่แล้ว

    Astaan 7 times lagushege Nabi Salaax Quranka not 9

  • @fardousqalidumar4875
    @fardousqalidumar4875 2 ปีที่แล้ว +14

    Huunayaal waan yaabee dadkaan ree Muqdisho oo ma saan uunbay uwada daganyihiin waaba dad caafimaad qaba anagu indhaan farah iska galinaaye👏🤔

    • @Kamas.abdull
      @Kamas.abdull 2 ปีที่แล้ว +3

      Kkk hay xaa dadka indhaha faraha loga galina

    • @amalmohamed7853
      @amalmohamed7853 2 ปีที่แล้ว +4

      😂😂😂abayo anaga dad iska dagana nahay alxm rero dhibato maanihin

    • @carabxuseen1865
      @carabxuseen1865 2 ปีที่แล้ว +1

      4

    • @boqranabdi3537
      @boqranabdi3537 2 ปีที่แล้ว

      Rer muqdisho hda Qeylo lagashid Hrta haygu qeylin tartiib wax Usheg aa Laagu dhaha😂😂😂 Faro taag lagashidna Waba walanthy kudhahayan

    • @sihaamhassan4469
      @sihaamhassan4469 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa dad aqlaaq badan xushmad bdn m.a Allh noo dhowro

  • @MohamedAli-ew4xb
    @MohamedAli-ew4xb 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc waxaan idin leeyahay gabdaha ridwaan su,aashii aad ku rideen jawaabta ee idin siisay sax ayay aheed kaneecada 8 lugood ayay leedahahay way ay sheegtay 8 halka aad kadhahdeen 6

    • @deeqodagan1635
      @deeqodagan1635 2 ปีที่แล้ว

      Kaneeco 6 lug ledahay iyo labo antenna ah

    • @cali__cadde5364
      @cali__cadde5364 2 ปีที่แล้ว

      Astaan way saxan yihiin wll 6 waye google ka weydii

  • @afrisom1067
    @afrisom1067 2 ปีที่แล้ว +4

    Wa raage ugaas

  • @mahamudali9078
    @mahamudali9078 2 ปีที่แล้ว

    linkiga isdiiwaan galinta xagee laga helaa

  • @nazriinaawil6463
    @nazriinaawil6463 2 ปีที่แล้ว +8

    Ritwan 🥰🥰

  • @haanaabdulahi3825
    @haanaabdulahi3825 2 ปีที่แล้ว

    In aan ka qaybgalaan rabaa plz

  • @hodansaleban5895
    @hodansaleban5895 2 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @abshirobashir7001
    @abshirobashir7001 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @ilyasvikiesharma6040
    @ilyasvikiesharma6040 2 ปีที่แล้ว

    Meesha mxaa wax ka dhacay lugo kaneeco maa dad loo wacaa

  • @tg9079
    @tg9079 2 ปีที่แล้ว +6

    How to be a millionaire o biyo la marin

  • @amiinalfa134
    @amiinalfa134 2 ปีที่แล้ว +4

    Nio barnaamijka inaan kaqeyqaato aan rabay 😱

  • @darishore814
    @darishore814 2 ปีที่แล้ว +14

    Wuxu yiri London waye guriyaheedana qadiimi u badan yihin oo waxaas yaa ku weydiiyay istus tusnimada waa cudur wlhi adoo is ogeen ee ku cuneysaa 😂😂

    • @umulkhayrali7487
      @umulkhayrali7487 2 ปีที่แล้ว +2

      Sorry walahi wiilkan baalaha inanka rifno uushaqestay lkn makufoganeyno wankagabsaneyna insha Allah

    • @darishore814
      @darishore814 2 ปีที่แล้ว +1

      @@umulkhayrali7487 hhhhh caadi waye cashar ayee u noqonee

  • @IslamAndSerenity
    @IslamAndSerenity 2 ปีที่แล้ว +1

    Sualahan saan ufudud sideen ooga qeyb gali karaa😔

  • @nasriinainadalmar5911
    @nasriinainadalmar5911 2 ปีที่แล้ว

    Xagee ka applay gareeyaa inaan ka qayb galo rabaaye

  • @nafiisoyussufabdi4177
    @nafiisoyussufabdi4177 2 ปีที่แล้ว +1

    Aniga waxan Rabaa inan kaso qeyb galo ee maka so qeyb gali kara

  • @maxamadshaamboow2403
    @maxamadshaamboow2403 ปีที่แล้ว

    Ridwaan magac nimed waaye😅

  • @hodansaleban5895
    @hodansaleban5895 2 ปีที่แล้ว

    Xagan kasogalaaa

  • @asadamiinullahofficiall3391
    @asadamiinullahofficiall3391 2 ปีที่แล้ว

    Wll sideen ugu qeyb gali karaa barnaamijka wan unhnaa mel la idinkala soo xiriiro

  • @sumayoabdi3493
    @sumayoabdi3493 2 ปีที่แล้ว +16

    markii oo ugu horeesay ee qaldeen waaye dadka mesha fadhiyo waxaan is dhahay kuwaan aqoonyahano waaye lkn mar danbe yaa idin aminaa😂😂 hada wa kanaa ninkaas 200$ ayaa ka dhumiseen

  • @mohamedhassansaney2575
    @mohamedhassansaney2575 2 ปีที่แล้ว

    wllh gabdha heena dacad waye aniga hadi Aan ahaan laha kuma raaci laheyn

  • @sabnaamayoow5924
    @sabnaamayoow5924 2 ปีที่แล้ว

    Ridwaan wiil ayaa ladhah gabar ridwaan la dhaho waligeey ma maqlin

  • @salmaanofficial5005
    @salmaanofficial5005 2 ปีที่แล้ว

    1979 kacdonka dalka iran waxa hogaaminaye aayatullahi khumaine waa qalad gabadha waxa ay sheegatay ay astaan u saxdey see cml astaan🤔

  • @hawaosman2457
    @hawaosman2457 2 ปีที่แล้ว +1

    7 jeer ayaa lagu xusay

  • @carafaad.mahamed3421
    @carafaad.mahamed3421 2 ปีที่แล้ว

    Alley dumay rage ugaas

  • @1Ilyasin.
    @1Ilyasin. 2 ปีที่แล้ว +2

    Gabar magaca Ridwaan la baxday aniga lee maa layaaban mase waa leeyla qabaaa yaabkaasi dadow 😅🤦‍♂️

    • @Fun-official24
      @Fun-official24 2 ปีที่แล้ว

      Ridwaan waa magac dhedig👌

  • @ahmedabdi9368
    @ahmedabdi9368 2 ปีที่แล้ว

    Waa lix lugood kaneecafu

  • @Mohamedismael50
    @Mohamedismael50 2 ปีที่แล้ว

    Gabadh ridwaan La dhoho kkk

  • @queeen_aisha____________1996
    @queeen_aisha____________1996 2 ปีที่แล้ว

    🥰✨🥺

  • @ilatijaabiwaxwaliba3224
    @ilatijaabiwaxwaliba3224 2 ปีที่แล้ว

    Tamaamtaan iga cun sxb

  • @abdinasirhassan303
    @abdinasirhassan303 2 ปีที่แล้ว +1

    London

  • @obayd4617
    @obayd4617 2 ปีที่แล้ว +7

    Waxan su'aalaba maaahe waa daleel ka qaado lacagta

  • @mahamedahmed257
    @mahamedahmed257 2 ปีที่แล้ว

    Ardeyda lama baro taariikhda waayo isagoo ka soo baxey jaamicad garanna waayey 1974 ku biiradda j.carabta

  • @yaaskaismail
    @yaaskaismail 2 ปีที่แล้ว +2

    Kan wariye ma'ahan sidii uhadlaayo

  • @MohamedAli-ew4xb
    @MohamedAli-ew4xb 2 ปีที่แล้ว

    I m so sorry afstaan tv jawaabta spider ayaan ku qaldee

  • @abdullahi2646
    @abdullahi2646 2 ปีที่แล้ว +2

    Barnaamijkani mid la isu sheegsheegu u eegyhy mise waa ani kaliya hahaah

  • @maryanmaxamuudxayoow4631
    @maryanmaxamuudxayoow4631 2 ปีที่แล้ว

    Seeuga qeyb kali garaa tartankan aniga

  • @YusufAli-tf7zs
    @YusufAli-tf7zs 2 ปีที่แล้ว

    1974 February ayey ku biirtey