siduu i barkaday hurdo kama bogtoo i bariizayyoo weygu baahaye adaan kuu bukaa mey bogsiin kartaa buur baa kugu gudbane miyaad soo bixi kartaa 2024 like to ❤😎
Go aankan waan qatay wanan raba inan ku dhaqaqo noloshayda inay is badasho oon boss nolosha aan anu ka yesho ayaan ku hami waynay alle haygu guuleyo inchallah 1:15 minutes habenimo burco somaliland ❤
❤❤ waa xili xasuus mudan Mogadishu date 14.10.2023. Maanta waa Maalintii Qaraxii Soobe oo ka soo wareegtay Mudo six year lix sano ❤❤.Alle Alxmdullah wale Mogadishu maanta waa Nabad wali aan LA hubin. Waqtiga oo soo caraya
Muqdisho ma qarx lee ku xasuusata alaha dhibka ka qaado anagu barisamadki iyo wayo waayo iyo waqtigi baba siyad alaha unaxariiste baan ku xasuusana aduuun
Waa xili aan ka sotagay gurigii hooyade aan jogay bananada aniga oo aan jecleen inan sexdo guriga hooyo mcn lakin nasibkii ayaa bananka ikenaya nasibku malayabayi waayo wuu wiji badanahy xilin waxan akjoga zxp qaliga ah waxan ku jirnaa qayilaad wana zxpka kali aan marwalbo iwaniyo wayo waa zxp sida wllkisa ila dhaqmo Zxpkey qaliga ahayo waxan ku leyahy meel ween ayaad iga tala zxp 1.13 30 Aug Friday ❤
Erayada Abwaan Cabdulaahi Shube laxankii Cigaal 🥺 xasuus iyo waayo hore bay dib iigu celisaa heestani
siduu i barkaday hurdo kama bogtoo i bariizayyoo weygu baahaye adaan kuu bukaa mey bogsiin kartaa buur baa kugu gudbane miyaad soo bixi kartaa 2024 like to ❤😎
Go aankan waan qatay wanan raba inan ku dhaqaqo noloshayda inay is badasho oon boss nolosha aan anu ka yesho ayaan ku hami waynay alle haygu guuleyo inchallah 1:15 minutes habenimo burco somaliland ❤
legend abti alle wayne hakugu asturo reer burco oo dhan ba abti ii ahe abtidaasna si kle ha u qaadan
❤❤ waa xili xasuus mudan Mogadishu date 14.10.2023. Maanta waa Maalintii Qaraxii Soobe oo ka soo wareegtay Mudo six year lix sano ❤❤.Alle Alxmdullah wale Mogadishu maanta waa Nabad wali aan LA hubin. Waqtiga oo soo caraya
Muqdisho ma qarx lee ku xasuusata alaha dhibka ka qaado anagu barisamadki iyo wayo waayo iyo waqtigi baba siyad alaha unaxariiste baan ku xasuusana aduuun
2024/1/16🎉
aad iyo aad baan uga helaa heesihi horee miizaanaa❤❤❤❤ wax laxan iyo qashin ah midna maleh. Kuwa yar yaree hada heeso waa naf iyo laxni.
Ninki cajalada heesa soo gaaray farta taag😢 2006 igu dambeysi
wali gurigaya waa yaalan inkastoo wax lagu dhageysto oolin, mar baan boqol cajaladood hayn jirey
😂😂😂😂
Wa yar tahay wlhi 2006dii
Me 2008😂😂😂😂😂
@@caweyskadalmarplease waa inadan qashin ka ku darin
Waqtigu wuu ordayaa malin dhow waxa laga yaba inuu xasuus naqdo
🎉
From america 🇺🇸
Raxmaanku haw naxariisto AHUN Cumar dhuule
Aamin
Axsan yaa cod ❤AHU Omar dhuule Ali and Maryan mursal❤
11-09-2023😊Monday❤19:32👏💯❤❤❤❤
Full respect br❤
Illhow ader cumar dhule unaxariiso habo maryana cimri dheer sii😢❤❤
Aamin
Axasan yaa hees ❤🎉
Waa hees cajiiba iyo wakhti gaara oo xasuustiisa,iyo waayihiisa wata.
02/12/2023 12:37am,in Boorame Somalia.
🎻❤️
Nabsi igu battaa buul iga dhistoo
Siduu yahay bir danab bahdi iga jaree
Intan lay buddhigin may bogsiin kartaa😓
Yaan badin warkee maxaaa I noo balan ah?
2011 anigoo yar oo waalidkay la socda kuna soconay biyo kulule meel magaceeda layidhaa oo berbera bari ka xigta kana tagnay Burco ayaa darawalkii gaadhiga noo waday dhegaysanayay runtii aad ayaan ula dhacsanaa 13 november 2024 ayaan soo raadiyayy. darawalkii berigaas ALLE haw naxariisto beri dhoweyd ayuu geeriyooday.
Aamin
cumar dhuule heesaayaa waqooyiga somalia
Somaliland dhe
axyaa hees ❤✌
Hestan xusus garay igu ledahy 2019 ila 2020 sigara
31/10/2024 ksamiiis 😢
It is.........
Buur Baa Kugu Gudbanee
💯💯💯❤️🥰❤️
Remember
Waa xili aan ka sotagay gurigii hooyade aan jogay bananada aniga oo aan jecleen inan sexdo guriga hooyo mcn lakin nasibkii ayaa bananka ikenaya nasibku malayabayi waayo wuu wiji badanahy xilin waxan akjoga zxp qaliga ah waxan ku jirnaa qayilaad wana zxpka kali aan marwalbo iwaniyo wayo waa zxp sida wllkisa ila dhaqmo Zxpkey qaliga ahayo waxan ku leyahy meel ween ayaad iga tala zxp 1.13 30 Aug Friday ❤
Yaan kugu badin warkee maxaa inoo Ballana!!?😁
20/8/2024 14 : 47 duhurnimo maalin talaada kampala uganda iyo iskaabulinimo waliba anigoo jiko ku jira oo qado karsanaya cimmentgaas waxaa rabaa hadaa nolaado markaa noloshaan nolol ka wanaagsan ilahay isiiyo aan dib ugu soo laabto oo xasuus ii noqdo
ah ma ibaxnaanineysaa
Waa eraydii cabdilahi cabdi shube
😊
Adaan kuu bukaa, may bogsiin kartaa!!?
Waqooyiga Somalia aa sameyay fikrad heesta berisamaadkii
𝖣𝗁𝗎𝗅𝗄𝖺 𝗂𝗀𝗎 𝖻𝖺𝗅𝖺𝖽𝗁𝖾 𝖻𝖺𝗋𝗒𝗈 𝗄𝖺𝖺𝗆𝖺 𝗋𝖺𝗀𝗂𝗇ღ
5:20 ❤❤❤❤❤ 4:46
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Maryan mursal ma reer laascaanood aheed
Maya Waxaan umalayn Galkacayo
Waa waa reer Galkacyo
AUHN Cumar dhuule Lkn Codkani Maaha Codki Maryan MursaL
Aamin
Waa maryan mursal adeer
Ax yaa ax
❤❤❤❤❤
Allh unaxisto😢
Aamin
Wiow
Bohola xargaga xagebe kuyalan ? Ya dhul yaqana😢
Dee laascaano ku yaalan
laascanood miyanad ku maqlin sheekadii dhagdheer
laascaanood wll soomaliland
S.s.c weye
Somalia@@MahadIimaan-zq4dr
Codkan mahan maryan mursal ciise bootan
Sideed ku ogaatay.
Waa iyada awoowe wakhti hore waye yaraantedi
😂😂😂😂😂😂😂😂
Yy
Wiow