Masha Allah bro drive safe first second aniga horta Zambia ma aqaan balse Mozambique wadooyinkiisa waa long road and less city’s and towns. Ee mida kale ugu weyn Maalmahan qalalaaso ayaa ka socda Civil unrest so if you can’t avoid is better ayaa dhihi laha for your own safety, because you can expect everything by the way stay safe bro salute
Aniga ayaa 94kii maray from Lusaka to Lilonguwe, from Lilonguwe to Chemoi Mozambique. Xadka Malawi iyo Chemoi waxaan ka xasuustaa magaadala Tete ee uu Webiga maro iyo mid ama labo tuulo waana 1000+km.. Lusaka iyo xadka Malawina hal magaalo oo yar waana masaafo. lamid ah. Sida aan horay kuu iri ku dadaal Shidaalka iyo "tools" ka lugaha lagu aaryeeyo! Good luck
Muùqaalada aad soo duubtid muuqaalkaan waa kan ugu quruxda badan waxa aan ku doortay waa dabiici quruxda waddanka qaarna waa gacan ku sameys iyo farshaxan thanks
Shidaalka inuu malawi ku yaraado wxa keenay wadanka Mozambique 🇲🇿 magalada Beira oo ay shidalka kasoo qaadan jireen baa qalaaso ka jiraa taas oo sababtay wadanka Mozambique 🇲🇿 qalalase siyaasaded oo doorashadii 3 bilood ka hor ka dhacday watas sbbta faysal See u Mozambique 🇲🇿
Allaha ku nabad yeelo wllkay halkaas ayaan kaaga soo ducaynayaaye insha allah wax ku DHIBA arki maysid guulayso lph insha allah 100k waaan gaadhey naa ilaa 1m ayaa inoo balana
Feysaloow ha ilaawin ducada safarka hadda waad wadaa maalinna ha ilaawin sxp anagana waan kuusoo duceyneynaa i.a nabad geliyo sxp Safarka Allah kuu fududeeyo
War nio maanta dhan ban iskadaawanayy video yadaada TH-cam ka kowdheh wlhi ijaara iyo masalaani anoo firsanayo video gas ayan kan arkay Sxp horay usoco nin Rayi cusub kusoo kordhiyy somalidii ba tahaye ❤❤
Sxp hore u soco iska ilaali khaldaadka ka dhanka ah diinta madaba aa tahay nin inta badan soconaya wadam cadawga gaaladu deganyahay Marnaba ha aaminini gaalada
Faysal walaal adiga iyo mootogada ba aad baad u mahadsantahay, waxaan arkay muuqaalo badan. Subxanallah, waxay ahayd mid cajiib ah miin Kenya ila malawi. Waad ku mahadsan tahay inaad nala wadaagto. Alle ha ku xafido, safarkaagana ha kuu fududeeyo. Waxaan rajaynayaa in aad wadoinka ka heli doontid Soomaali. Waxaan rajaynayaa in aanay waxba kugu dhicin inshallah
Masha allah waa muuqaal aad uxiiso badan runtii ilaa intii aanad safarkii Jabuuti ee baaskiilka tagin waan kugu xidhnaa, sidoo kale waxa aan daawaday dad kala duwan oo mooto ku safra runtii dadkaa waxa ku xidhan dad aad u badan millions subscribers ayay haystan, adna waad gaadhi doontaa hadii alle yidhaahdo, sidooo kale waxa aan jeclaa inaan kuu sheego ciwaanka aad muuqaalka ku qoraysaa waxa uu saamayn ku leeyahay views ka muuqaalka markaa markaste ciwaan fiican u samee oo soo jiidasho leh.
O'Day beri hore joogi jiray East Africa waxaan ka maqlay Malawi dadkay cunaan xitaa waa in qabuuraha Laga waardiyeeyaa ilaa seddex cisho inta maydku qudhmaayo malaa waa beryihii hore ama waqtigii hore ee is ilaali yaanay Ku cunin ama Ku qalan khaas ahaan tuulooyinka ha aaminin
@Faisal Sheikh Masha Allah you Deserve One Million Subscribe insha Allah Somaali baaad ka dhalatey 1 Million Soon Coming Imsha Allah Ducada Safarka Laazim Idn Alle Mida kale Hal talo Iga qaado Safarkaada wuu badanyahay Kalluunka Isticmaal Waayo Waa protein
Wawwww mashallah safar wanagsan brother from jabuuti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
Saaxib maadama aad safaro badan tahay diintana sii faafi intaas dan aakhiro ayay kuu tahay
All somalis let us our bro show him some love
Get him reach 100K subscribers
Walal mahadsenid... Muqaal cajiib ah waaye emergency kit qaado iyo power bank badan..
DhaLinyaro ninkaan saa nigu hagar baxa aan dhiiri gilino love io shire wax waLbe utaaabta asxaabey ❤🔥😊
Haa walahi 1m u qal maa😢
Waa iska jeclahay daawashadaada wlhy sxp go ahead ❤
Malawi waa wadanka ugu faqrisan wadamada Southren Africa. Faysal Mozambique iyo Zambia kii aad aadaba waxaa ku sugaya waddo dheer oo aay Magaalooyinka ku yaryihiin. Waxaa iga talo ah in aad aad oga taxadirto arrinta Shidaalka. Kallunka wuxuu daawo u yahay Kaneecada! Good luck
Haye taliye. Thanks
Faysal she saixib hambalyo socodaga wan ku la social sahib waa qof re djabouti
Faisal waxaan rajeena inaad soo boo Qatar wadanka zamba inshllh dhoorjeerna qoraal waan kusoo diray aniga waxaan ku suaganhy wadanka zambia halkaan ayaana ugu somali badan inshllha allaha ku fududeya safarkaada jawaabna waan kaa sugeynan
Masha Allah bro drive safe first second aniga horta Zambia ma aqaan balse Mozambique wadooyinkiisa waa long road and less city’s and towns.
Ee mida kale ugu weyn Maalmahan qalalaaso ayaa ka socda Civil unrest so if you can’t avoid is better ayaa dhihi laha for your own safety, because you can expect everything by the way stay safe bro salute
Aniga ayaa 94kii maray from Lusaka to Lilonguwe, from Lilonguwe to Chemoi Mozambique. Xadka Malawi iyo Chemoi waxaan ka xasuustaa magaadala Tete ee uu Webiga maro iyo mid ama labo tuulo waana 1000+km.. Lusaka iyo xadka Malawina hal magaalo oo yar waana masaafo. lamid ah. Sida aan horay kuu iri ku dadaal Shidaalka iyo "tools" ka lugaha lagu aaryeeyo! Good luck
Somalia hadey nawad ahaan laheed dalka oodhan ayaan mooto Kumari lahaa ilaahow dalka noo hagaaji
❤
Hadaba waa nabad walaal. Bilow adiga kadib ayeey nabad galyada sii xoogeysa neysaaye
@FaysalShaik1 wll feysal aniga gobolka banaadir ayaan Ku noolahay shabeelada hoose iyo shabeelada dhexe iyo hiiraan iyo gobolkeyka banaadir intaba xaladooda mawanaagsana dagaal ayaa kasocda dhinac argagixiso baa dagaal nagu wada dhinacna dadbaa khabyaalad isku leynaya walhi wll feysal markaan video.gaga daawado Africanta wadankooda nabada Ka jirto markaan arko waan maseeraa somalida Allah hanuuniyo 😭
@@FaysalShaik1sxb hada meel kasta waa halis in somalia
@@Eng-Ispuraash aad iyo aad maxaa Ka wanaagsan dalkaaga si xuriyad ah ugu dalxiis adigoo cid Ka baqeynin Allah mahine
@@faadumashariif1706 haa wilkaan motada ku dalxiiso waan ka helaa walaahi motada waa aqaanaa wadisteeda lkn somali meel walbo qabiil leysku leynayaa oo dhiig ayaa socda moyee waa jeclaan lahaa inaan gabalada ku safro.
nin mudan wlhi in hiil iyo hooba lala garab istaago
faysal sheekh,Alle haku nabad galiyo wl,waanan ku garab taaganay
Muùqaalada aad soo duubtid muuqaalkaan waa kan ugu quruxda badan waxa aan ku doortay waa dabiici quruxda waddanka qaarna waa gacan ku sameys iyo farshaxan thanks
Faysal sxb
Ha ilaabin kelmada
ان شاء الله
Keep going sxb qofka labaad aaya ahy
✌️
Shidaalka inuu malawi ku yaraado wxa keenay wadanka Mozambique 🇲🇿 magalada Beira oo ay shidalka kasoo qaadan jireen baa qalaaso ka jiraa taas oo sababtay wadanka Mozambique 🇲🇿 qalalase siyaasaded oo doorashadii 3 bilood ka hor ka dhacday watas sbbta faysal See u Mozambique 🇲🇿
Feysal sxb malawi 🇲🇼 kaliya ma ahan shidaal la aanta mozambique 🇲🇿 xitaa wa ka jirta 👋
Allaha ku nabad yeelo wllkay halkaas ayaan kaaga soo ducaynayaaye insha allah wax ku DHIBA arki maysid guulayso lph insha allah 100k waaan gaadhey naa ilaa 1m ayaa inoo balana
Faysal nin qalpi wanaagsan sxb waa kuhaystaa safarkaaga saananba safarada kuula soconaaa
Dhul aad uqurux badan baad ku safartay mansha allah.
Soomaali dhul, dad, diin, dal wax ubad qabo malahan!!
Brother muqaladada dhamad ila bilow waa dhameysta hal muqal aa so dhigto ima dhafo sxb guul aa ku rajeyna
Lagama sheken karo
Feysal 1m buu uqalmaa dad aan uqalminba waad sisane maxaad uugu dhagan tihiin legendkan
Waa runtaa walal aan uwada kacno walalken faysal sidaan ku gaarsiin lahayn 1million inshaa, Allah.
@abdirahmanmohamedibrahim1912 wu.gara inshallah abowe
Walahi waa sax 😢3m u qal maa xitaa
Chp guul wacan illahay khayr hakugu soo dhameeyo safarka❤
Cod job 🙌 azxp ilaa iyo waxan kula socday markee aad utageysay qomoya Rindeela
Wiilkan cabsi ha u darina alah ha amaansado asna duca ku baxa waa aragteen keep goin bro
Mahadsanid zhp anigoo. Sariirtayadii iska jiifta ayaad waddamo badan nabartee
Iish calaa faysal waan kula dalxiisay waayo hadba hakaad marayso ayaan kula socdaa anoo reer boorama ah malintaad timidna in aan kula kulmo nasiib uma yeelan sxb khayrbaan kuu rajaynayaa
Horuu soco axb guusha waad gari insha allah
All somalis we have to support Faysal Shaikh. ❤❤❤❤❤❤
Caruurteyda I. A waxaan mustaqalka UGA sheekeyn doonaa inaan dal mareen Feisal la yiraahdo inaan Wadano badan ka bartay. legend keep driving 💪
Ma qabuuraa kulahaa. Kkkk wlhi aad ban uqosla😂😂
Masha allah libaax alaha ku nabad geeyo❤
Feysaloow ha ilaawin ducada safarka hadda waad wadaa maalinna ha ilaawin sxp anagana waan kuusoo duceyneynaa i.a nabad geliyo sxp
Safarka Allah kuu fududeeyo
Wllhy fuel ⛽ waa caqabada Malawi 🇲🇼 ka jirta zxb ee Hore uu soco
Waan kula dalxiisnaa thanks
War legend malawi 🇲🇼 Ana jooga xage la joogta an is aragnee
War nio maanta dhan ban iskadaawanayy video yadaada TH-cam ka kowdheh wlhi ijaara iyo masalaani anoo firsanayo video gas ayan kan arkay Sxp horay usoco nin Rayi cusub kusoo kordhiyy somalidii ba tahaye ❤❤
Faisal hore u soco 😎
Shaqa kabanan malawi kalin shidal ama kafur taa
Horary badan ban ku rajynya chp new subscriber❤
Add this dua below when you’ re Departing as your protection
بِسْمِ اللَّهِ تَوَكَّلْتُ عَلَى اللَّهِ، لَا حَوْلَ وَلَا قُوَّةَ إِلَّا بِاللَّهِ
Hore usoco zxb dhibaato madhamaatee👏👏👏
Sxp mashlh Kuma aqaano lkn waxaa ogahay inaa tahay qof wanaagsan sxp please vedioyada inoo soo Badi sxp mcn malinkasta hadaa awoodid inoo soo gali wlhi sxp heer waxaan garay cunada Markasta cunayo mid aan dawaday ku ceshto mashlh sxp hormar wacan baan kuu rajaynayaa ilahayna haku amaansado sxp
Muuqaal qurux badan hore u soco brother😍👏🏽
Taliye Dsaleka Soo mar. Taliye
Good luck 🤞❤
Midalabad yugandha ayey kutaal Azana layiraah sxb Albert lake midaan waa midasadexaad lacked Malawi sida ey itahay 🎉❤
Dalxiis wacan legend ayaa tahay bashaal
Mozambique 🇲🇿 nagu imaw waan ku martii soorinynaaa❤
Seee weeeye nio somalia ma dhamaaaaa lpx❤
. Haaa sxp
War faysalow Allah ha ku Nabad yeelo Moqaaladaada waa Noo Taxane Ama Xalqado
Masha Allah 🥰
Meel fog gaasiiya legend kaa❤❤
ManshaAllah tabarakaAllah Allah ha ku badbaadsho khataro badan baad maraysaa
Zxp hore usoco meeshaad rabto inaad gaarto maalin uuunbaa gaarinee in Sha Allah youtuberada lamid miihid
Somaliyeey Wiiilkan Aad Halooo Tageero Aynu Gaadhsiino 1M Waayo Adigoo Sariirtaada Saaran Ayaad Africa Dhan Ku Wareegaysaa
Faysal dalmar halis waad ubadhedhay,waya aragbad tahay 🎉
Masha allah wllo ku dayasho mudan ❤
Asc brother alle haku xafiido. Wax ku dhiba illahay kuma tuuso wll faysal waa wiil somaliya ah waxaan jooga garowe
Sxp hore u soco iska ilaali khaldaadka ka dhanka ah diinta madaba aa tahay nin inta badan soconaya wadam cadawga gaaladu deganyahay
Marnaba ha aaminini gaalada
Wllky mcn horey u soco ❤❤❤ilahay haku amansado❤❤❤❤❤❤❤
Wow beautiful views from Lake Malawi and I hope you have wonderful time in Malawi 🇲🇼
Madaxda hagratee dalku waa barwaaqo green ah
Sxp horay usoco waad gaadhi meeshad rabtee ❤
Faysal walaal adiga iyo mootogada ba aad baad u mahadsantahay, waxaan arkay muuqaalo badan. Subxanallah, waxay ahayd mid cajiib ah miin Kenya ila malawi. Waad ku mahadsan tahay inaad nala wadaagto. Alle ha ku xafido, safarkaagana ha kuu fududeeyo. Waxaan rajaynayaa in aad wadoinka ka heli doontid Soomaali. Waxaan rajaynayaa in aanay waxba kugu dhicin inshallah
ماشاء الله الله يحفظك ياخي
Faysalow safar wanaagsan saaxiib
Muuqaalo qurux badan baad noo soo gudbisaa anaguna waan kula socona bro
Hope you 100k Subscribes dhowaan 👍
Muuqalkan adbuu uquruxbadan yahay guuleeso
Masha Allah abowe❤ keep going insha Allah
Video mcn buu ahaa an si fcn sarirteyda kor keda an ogu dalxisay
😊
Hadan dhaqaalo haysan lahaa runtii goob shidaal ayan ka furan lahaa
Alle haku nabad geliyo sxp
Wll fayasal illaahay ha ku amanasado allahumaa amiiin
Masha allah waa muuqaal aad uxiiso badan runtii ilaa intii aanad safarkii Jabuuti ee baaskiilka tagin waan kugu xidhnaa, sidoo kale waxa aan daawaday dad kala duwan oo mooto ku safra runtii dadkaa waxa ku xidhan dad aad u badan millions subscribers ayay haystan, adna waad gaadhi doontaa hadii alle yidhaahdo, sidooo kale waxa aan jeclaa inaan kuu sheego ciwaanka aad muuqaalka ku qoraysaa waxa uu saamayn ku leeyahay views ka muuqaalka markaa markaste ciwaan fiican u samee oo soo jiidasho leh.
Guuleyso sxb from GALDOGOB CITY
O'Day beri hore joogi jiray East Africa waxaan ka maqlay Malawi dadkay cunaan xitaa waa in qabuuraha Laga waardiyeeyaa ilaa seddex cisho inta maydku qudhmaayo malaa waa beryihii hore ama waqtigii hore ee is ilaali yaanay Ku cunin ama Ku qalan khaas ahaan tuulooyinka ha aaminin
Ka hortegis. Fadlan qaado tayuub nooca shidaalka lagu qaato, si hadii meel cidlo ah shidaalku kaaga dhamaado.
safarka allaha kuu fududeeyo zxp
Masha allaah marwalba waan kula socdaa Waan jeclahay waxaad soo gudbiso
Keep going 💪 ✨ we will support everywhere you are ❤❤❤ soon 100k🎉 I.a
Waad ku mahadsan tahay sxb. Mahadsanid.
Good job my brother keep go insha alle hore u soco wllo iam makanig moto
Waan kula soconaa taliye
Enginere wax badan ayan ka faidey lake malawi dhagaha uun ba kamaqli jiray
Mhdsanid enginere guuleyso.
Salaan sare masha allah muqaal qurux badan mahadsanid
Legend hore u soco sxp
Wnku salamey zxp faysal
@Faisal Sheikh Masha Allah you Deserve One Million Subscribe insha Allah Somaali baaad ka dhalatey 1 Million Soon Coming Imsha Allah Ducada Safarka Laazim Idn Alle
Mida kale Hal talo Iga qaado Safarkaada wuu badanyahay Kalluunka Isticmaal Waayo Waa protein
faysaloow wallo markaad soo dhameeyso africa soomaalia imoow sida puntuland dhul dalxiis ayay leedahy
We are seeing that you're hard worker❤
Always go forward not to backward❤
Adbaan ugu helay veido safar salma
Alle haku amaansado wll africa oo qatarreeda badantahaa ku safroossa hee
100/100 wan kugu kalsoni qaba inad iso jawaweysit sxp iga farxi alaha haku sharfo
Feisal, Legend from Garissa, NFD.
Keep going, sxb. Wish you all the very best.
M.a sxp safarka allah ku fududeeya
23K views zxb m.a hore h soco hamigaga waa gare i.a
Anoo xaafada kabixin baa kula dalxiisay aad io aad baa umahadsan hurey usoco wll
Alah haku nabad yeelo
Asc walaal shidaal la'aanta miyaa keentey wadada ineysan wax baabur ah leheen oo aad keligaa iska mushaaxeyso mise daka ayaa faqiir ah oo aan gawaariba heysan.
Anyway nice to see Malaawi wich is quit unknown country for Somals.
Saaxiib hori u soco
Watching you from Nairobi to Malawi bro be safe i.a
Waw..it has very standard roads....❤
Allah ha ku nabadyeele
Zxp marwalbo video soodub❤
Allah xaku amansado sxb ❤❤❤
Sxb horay u soco keep going