Sheekadaan mugdi weeyn aya ku jira midkalena waakuu sheegaayaa maamo khadro arrintaan inad dadka lawadagto waad ku dag dagte waxaa jira arrin xaqa oo aay waajib tahay in ladaboolo wayoo musiibada ka dhalaneso ayaa ka weeyn waxan kugu nastexeynayaa inad cajalkaan kasaarto boggaaga waliba waa iga codsi ogoow in cajalkan sababtiisa reero badan ku dumi karaan igana rali ahow
Bashka xaaji walalkay kuma deg degin sababtoo Ah arintan oo kale lama qariyo wa in dadka looga digaa walalkay. Taas khalad ha U arag Waxa tiri reeree ku dumaya waayo ay ugu dumayan. Arin kan wa mid inagu yar wax yaalo kale oo xunxun ayaa jira. Ma ku Fahmin arin la rabo in umada looga digo inanay mar kale ku Dhicin in la qariyo walalkay ma waxaa leedahay qurunka hala qariyo
Illaahey ha u dhib yareyo dhibtu waa diin la aan hadii sharecada islaamka lagu dhaqmayo nin islamed guriga kuma so xareysateen asaguna uma so faristen marka xalku waa in kitaabka quraanka iyo sunada nabigeena csw lagu dhaqmaa hadii kale kuwa badan oo is qaba la arki doona subxanallaah walaahi afki aya juuqda gabay yaa allaah illaahey hana asturo
Abaayo maxaa loo asturayaa waa in ay ogadaan umada islamka si aanay beri iyana ugu dhicin tan oo kale maaha in la qariyo. Walaashay ma waxaa rABTAA in ay isguurguursadaan walaluhu subxanalaah
Way iska dhaleen Ka waran gabdha walid Keed ma noola markaa wiilka abaihii ba nool isna soomalia ayuu jiraa iyana London bay isku guursadeen xitaa odaygu haduu arko gabdhu. Ma garanayo because waligii ma arag
Asc marwo waad ku mahadsan tahay soo gidbintaada qisadan murugada leh lkn marwo waxaan si sharaf leh kaga codsanaya caruurtu way arki kartaa video oo waa social media waligiina wuu ku jiraya halakn takale magacyadii dhibnayaashana waad sheegtay taasina waa arinkale taasina way sii fududaysay ee inta aan la sii share gryn video kasaar ama inta aad mgcyada sheegyso ka saar mahadsanid
Edo dinta Islamka ninki gabey baa ilmaha iskaley no matter what because she was marry even do she sleep with other man but it is very sad walahi rabi ahugargaro harurtas hayagu danbi malaho subhanalah
Subxaana laah waa qiso murugo iyo yaab leh alow na astur
Walaahi shekadan aadbey qalbigeyga utabatay waa arin ad uxanunbadan walal aad ban gaga mahad celinaya sida quruxda badan ee ad nolawadagtay
Subxanna aallah aallow nasug wlh waa qiso xanonbadan dhiwadada meesha kajirta walidindooda aya kadanbeeyay
Subxaana laah ninkaa ajnebi ah inaa guri soo gashato mabanaana
Manshalaah abayo inoso badi qisoyinka
Inshallah Qaali
Subxaana laaaah somalida waxaas ayey ku Nin yihin meshey ilmaha ku dhashtaaan sheega Walaahi waa murug jazaa kullah
Laa hoowla walaa quwata ilaa bilaah
Ma jeclid in allah ku kashifo
Dadka astur magacyadooda qari
Dadkana wax wanaagsan uga sheekee
Subxana allah
Adigu hada ma sax wanagsan baad sheegtay haduu caqligagu shaqaynayo waxano kale dadka waa looga digaa maaha wax la qariyo mise dadka Ka helaa tahay waxan oo kale. Magacyada dadkana dad aad ugu dhaw baa ii fasaxay inan sheego taa garatay maan garan wayin
Ta kale magacyadu inay sax yihiin iyo inkake ma I waydiisay
Subxanalh waa qiso xanuun kulul wlhy thnks maamo qli khadra
Subxanallah walahi waa yaab ah sheqadani
Subxaana LlLAAH. Laxowla walaa quwata.
Bisinkal bisinka subxanallah allahu akbar
Ax ax ax wlhy wlhy bilhy ad bam inta uqiroday wlhy wa qiso ad xanun badantahy
Walaahi Waa sheeko murugo iyo xanuun leh. Alaah laa yablina. Ilaahow ayagana caafi waridka iyo wiilkaba
Subxana allah. Allahuma najnaa bikuli shar.
Xasbunallah wanimcal wakiil yaarabi illhow adan kamagan galney waxas iyo wax lamida illhow indha xumo hana tusin ax wlhi wn ilmeyay 😭😭😭😭😭😭😭😭
Subhanallah subhanallah .
Subxana allah waa qiso xanuun leh
Subaxaanallaah, waa qiso aad u murugo badan Allow Caafimaad wada sii
Subscribe fadlan igo caawi walal 🤗
Walahi qisas cajib aah Allah akbar
Ninki reerka lahaa haduusan joogin inay soo giliso ma ahayn xita walaalkiisa haduu yahay waa bilaa aqlaaqad
Sheekadaan mugdi weeyn aya ku jira midkalena waakuu sheegaayaa maamo khadro arrintaan inad dadka lawadagto waad ku dag dagte waxaa jira arrin xaqa oo aay waajib tahay in ladaboolo wayoo musiibada ka dhalaneso ayaa ka weeyn waxan kugu nastexeynayaa inad cajalkaan kasaarto boggaaga waliba waa iga codsi ogoow in cajalkan sababtiisa reero badan ku dumi karaan igana rali ahow
Bashka xaaji walalkay kuma deg degin sababtoo Ah arintan oo kale lama qariyo wa in dadka looga digaa walalkay. Taas khalad ha U arag
Waxa tiri reeree ku dumaya waayo ay ugu dumayan. Arin kan wa mid inagu yar wax yaalo kale oo xunxun ayaa jira. Ma ku Fahmin arin la rabo in umada looga digo inanay mar kale ku Dhicin in la qariyo walalkay ma waxaa leedahay qurunka hala qariyo
Xasbunallah wale dad lama so dhaweysto waa qiso cajiib ah
❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️
Subaxa allle ilaaahayo nastura
Illaahey ha u dhib yareyo dhibtu waa diin la aan hadii sharecada islaamka lagu dhaqmayo nin islamed guriga kuma so xareysateen asaguna uma so faristen marka xalku waa in kitaabka quraanka iyo sunada nabigeena csw lagu dhaqmaa hadii kale kuwa badan oo is qaba la arki doona subxanallaah walaahi afki aya juuqda gabay yaa allaah illaahey hana asturo
Waa runtaa wlaashay
Wal ciyadu billahi
Subxanallha maad saturtiida sheekaada dadkaa Muslimkaa
Abaayo maxaa loo asturayaa waa in ay ogadaan umada islamka si aanay beri iyana ugu dhicin tan oo kale maaha in la qariyo. Walaashay ma waxaa rABTAA in ay isguurguursadaan walaluhu subxanalaah
Ta kale magacyadu masha Kuwoodii Dhabta Ah marks kuwo I dhahan ya ku fasaxay waxan ugu jawabayAy wa lay fasaxay marka xaqiiqadu wa sas
Abaayo qoraalka dadka waan wada fiiriye Mashallah adiga kaduwan mamada wan lahadlay waliba qoraal dheer aya uqoray arrintan dhibka iyo shakiga ka imaankaro kama aaysan fakarin
Subxanalah naxtin igashay ilahey masiiboyinka dhacaayo nadhinacmarsiii maba hurdikaro caawa alahuma najinaa
Walahay wax laga hurdo maaha subxanallah
سبحان الله لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم
لا حول ولا قوة إلا بالله
Walahi waa sheeko naxdin iyo murugo badan sheeko weeyi aan ka maroorodilacay
Wallaahi waa qiso xanuun badan
Subxanallh wal cibadu bilah allow na istur aĺlow na astur waa sheego layaab leh
Subxanalah nimanku wa bahalo badi ani sheeka la iiga sheekeeyey wa yaabay'
Subxana allaah aaminitaan wuu dhamadaadey laba qof oo kasta ha is baarto oo isguursaneyso.
Allahu manajaynaa
Illaahow caafi abaayo adigana magacada waa labadallaa illaahow caafimaad labadaa qof sii iyo wiilka kuwa kalana caafimaad u saa idi wiilka weena oo wax og allow maskaxdiisa u xafid allow namaantood u xafid waan ka naxey waana lla ooyey illaahow adigaa weyn .
subxaana laah odoygu muxuu ku ogaaday in uu asagu dhalay inanta habeen kaana ay calool gashay ilayn ninkeedii ayaaba joogee
Walhi waan Ka naxay hadalka
Ilaahayo ha cafiyo wiilka yara
See laba waa lala ilmo is kaga dhalikaran
Way iska dhaleen Ka waran gabdha walid Keed ma noola markaa wiilka abaihii ba nool isna soomalia ayuu jiraa iyana London bay isku guursadeen xitaa odaygu haduu arko gabdhu. Ma garanayo because waligii ma arag
Duulmiiga ay galyaan daadku waxaa uqubada maraya qof aan dambi an laahaiin Allaahu akbaar walhi waan ka muruugoday arinkan😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Abaayo Qadro Qabli
Subxanalah
ALLAHU AKBAR waa subhanallah afkiba juukda gabeye
hbo labada reer haday asxaab ahaayen soo ismay garten salaamad ilaahy naguma keeno ubad walalo ah oo an isaqoon
Isma garten because waa la waxay gabadha hooyadeed iyo aabaheed waa dhinteen Odaygii wiilka dhalaa noolaa oo isna hawhar iskaga gaboobay. Marka saasay labda. Reerood saasay ukala Lumeen
@@amiiradkhadra3602
Fiilinka xujo gabadha madasha adi miya khadra dagan
Xasbiyallah wa nicmal wakiil
Maasha allaah inabti sheekidan ba ugu socota
Haa walaahi waa necbahay qudbasiro... intaa aad qudbasiro samesaan lehed iska joog caruurtada korso... lacala hadi aad gursaneysiid iska soo baar
Saxiiix walaashay
Wallaah waa cajiib
Qadar qaali wan ku salamaya
Khadra Maxamuud Cabdiraxmaan waan ku Salaamayaa, walaashaa Sahruuni
Subxaanllaaha
Mamo waxan kushwgi laha inaad is asturto qasatan sawirantada adan asturnen inaad iska bi iso ama gashato mel kuqaas ah wayo waxa tahay hoyo sharaf leeh ah waxanatahay hoyo an jeclahay horey usoco hoyo macan
Haye Maamo macan wa talo fiican
Wllhi wa arin yaab leeh ilahayow hana tusin waxan okalee
Subxanalaah WA qiso xanuun BADAN wlh wn ilmeeye amirat qadra Allow toosi raga inti qaldan amiim amiin
Aamiin amiin my sister
Subaxanallah 🙈🙈🙈
Abaayo qisooyinkii nosoo tabi
حسبي الله ونعم الوكيل
waa qiso i qalbi Jabisay walhi
nimanka saxibadood guriga xaas kiisa uso gelinayaa waa dayuud
Waa runtaa
Khadroy waa arin murugo leh illaahay walidka miyirkooda hawsoo celiyo.
Abaayo khadroy soo mafiicnayn in magacyada aad qariso walidka ayagaba dhibti ku dhacde kawaran walidkii iska dhalay sida abbaha iyo hooyadi gabadha oo ayagana la aqoonsado.dhibtu waa sii badane maca walalihi ba dhibta ayagana dareemaya marka sharafey name qari.
Waa runtaa. Walashay lakiin qofkii ila wadaagay ayaa I yiri sheeg waana talo fiican waa qaatay walashay
Takale soomaalida ayaa Iska degdegaysee magacyadu masha kuwo jira Anba uguma talo inan sheego
Subscribe fadlan isaar wll qali
@@amiiradkhadrapodcast2785 abaayo mafahmin
لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم
Sheekadaan filim pakistani baan ku arkay oo london lagu dhigay
Bakistaan Maaha abayo waa soomali la yaqan weliba hindia Iyo bakistan iyagoo is yaqan bay gabdhahoda iyo walaalahood. Ay isticmalaan
Waxan idinka codsanayaa in aad isoboqataan asxaabta amiira
Masha allaah mama qadra allaha ku xifdiyo waxa tahay qof àan aad iyo aad u jeclahay allaha ku xifdiyo
Love u 2 my queen sister
Subxanalha
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Subscribe isaar walaal
😭😭😭😭😭😭😭😭😭☝️☝️☝️☝️
🥲🥲🥲😪😪😪😢😢😭😭 aaax
Kow kow
Subxaanalah 😭💔
Xssbunalah
Walahay waan naxay subxaan
Hada nabeken muxamed scw scw jeceshahay kusaliy rasuulken muxamed scw jeceshahay dartiis supscarp dhacgusiiy igusiiy 100ka qof ayaraba illahey dartiis supscarp dhacgusiiy igusiiy
Subscribe fadlan isaar wll 🤗☺
😳😳😳😳
Asc marwo waad ku mahadsan tahay soo gidbintaada qisadan murugada leh lkn marwo waxaan si sharaf leh kaga codsanaya caruurtu way arki kartaa video oo waa social media waligiina wuu ku jiraya halakn takale magacyadii dhibnayaashana waad sheegtay taasina waa arinkale taasina way sii fududaysay ee inta aan la sii share gryn video kasaar ama inta aad mgcyada sheegyso ka saar mahadsanid
WAlaashay dad aad ugu dhaw ayaa ii fasaxay inan sheego magacyada sheekadana dadka intooda Badan waa og yihiin
Waxan kaloo Kii sheegaa magacyadu kuwo Saxa masha
Subxanaaaaah Ilahow musiboyinkaga naga ilaali Amin 🤲
Maquul maaha sidee ku ogaaday in ay isaga dhalay halhabeen
Mashaa allaah mamo shekadada aadbaa ula murugoday no so badi is loogu cibri qaato
Very sad 😔😢😢😢
Allah hu garagaaro walidka dhaya
subaxan Allah
Subscribe fadlan igo caawi walal 🙂🤗
Mash aallah
Waa Shrekadi aduunka iigu yaab ka badneeyd ee aan maqlo laakiinse wax kasta filo aduunkan
Asc walaalaha soo booqda Wacyigeliye channel wax badan oo idin anfaca ayaad ka heli doontaan
inaad saas magac yadooda usheegto ma ayagaa kuu fasaxay walal soo ilmaha iyo qoyska dhib uma keenayso
haa walaashay gabdha ilmaha haysaa ii fasaxday
@@amiiradkhadrapodcast2785 mahad sanid walal allaha lajiro ilmahaas iyo walidkood midna danbi malahayne
Waxan ku iri waa lay fasaxay lakiin magacyadu maaha kuwo jiro walashay wan qariyY
It's very sad story
Oday xun oo qooqay, baa sababay. Naagtaa marwada ah na wuu kufsaday waxna may yeeline. Ee way hadli kari weyday
Miskiinadu.
Aslaamu caleykum
💗💓💞💕💟
Soo carara duruus Cusub Lifadiilati Sh Cukaashe
💗💓💞💕💟
Tafsiir Bilaaw Suuratu Albaqarah iyo Naxwa iyo Sarfi.
💗💓💞💞
Gurigaaga adigoo joogo cilmiga sharciga ku barta.
💗💓💞💕💕💟
Dumaroow soo carara cilmiga barta waliba Kan diinta naarta dumarkaa u badan si aan alle uga baqno.
💗💓💞💗💓💞💕
Walaashiin Hani Maxamed Khayrka idinla jecel.
Tafsiir Biloow Suuratu Albaqarah.
👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
chat.whatsapp.com/JFb7eAg7LRn2d2kqN2VHZA
Walaalahiin la share gareeya
subxanalah 😭😭😭😭😭
😭😱
Edo dinta Islamka ninki gabey baa ilmaha iskaley no matter what because she was marry even do she sleep with other man but it is very sad walahi rabi ahugargaro harurtas hayagu danbi malaho subhanalah
Walal diiniyan waxaa iska leh Ka qabo. Lakiin DNA waxaa dhalay Ka kale oo ilmahaa leh
Amiirad Khadra yes wa runta abayo rabiweney aa hugargaro all of them Insha Allah
Subscribe fadlan igo caawi walal 🤗🙂
Asc Abaayo.mcnto
Wcs queen
Subxaana laah ninkaa ajnebi ah inaa guri soo gashato mabanaana
Subxanallah
Masha alaah
Subscribe fadlan isaar wll 🤗☺