Calafka iyo dookha.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 65

  • @CafimatFican
    @CafimatFican 8 ปีที่แล้ว +12

    Maantay Waa heestay walaalkeey mashaallah mashaallah . Aboowe well explained mashaallah . I absolutely love, love your Chanel 💙💋💙💋💙💋💙 sax Waa in aan qofka dooran karno.

    • @abdiaziz4620
      @abdiaziz4620 7 ปีที่แล้ว

      calafkagu waa mid xun oo cadaan ayad guursatay waxaasi calaf mah ee waa lacagta iyo midabka ayaad jeceshahay

    • @eybanhussein19
      @eybanhussein19 7 ปีที่แล้ว

      Cafimat Fican manshallah xabibti Allah xakuziyadiyo yasmin cadey

  • @amaalkaafi5412
    @amaalkaafi5412 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah dr cadceed allaha ku dhawro

  • @ruuximahamed6725
    @ruuximahamed6725 8 ปีที่แล้ว +1

    calaf ka waxaa loola jeedaa uun qadar lkn way ka yara qaloocaty wax walbaana waa qadarta alle thanks walal

  • @mariastories8851
    @mariastories8851 7 ปีที่แล้ว

    Masha allah shukran shiikh naser jazaka allah khyr

  • @queenoflove9413
    @queenoflove9413 8 ปีที่แล้ว +1

    Jasaakalaahu qeer shiiq nasir cad ceed

  • @mohamedduale2303
    @mohamedduale2303 8 ปีที่แล้ว

    Masha Allah runtii wa mowduc ad u faido badan jasakumullah kheyran

  • @ayaanmaxamed6268
    @ayaanmaxamed6268 8 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabaarakallah wllkeen jazaakallahu khyr inshaa allaah Talaadada waa qaadaneynaa

  • @hananabdiaziiz8627
    @hananabdiaziiz8627 8 ปีที่แล้ว

    Masha Allah runta Rabi aya kugu jecel .runta aya daha kaqaday jazakalah

  • @ibrahimmohammedaligedi3786
    @ibrahimmohammedaligedi3786 8 ปีที่แล้ว

    Mashallah walal Nasir Cadceed.
    arimahan oo kale waa loo baahna.
    waan ka faa'idney.
    marka barnaamijyo kale oo noocan camal inaan noo soo gudbiso ayan ka codsanaya.
    aadna waad u mahadsan tahay.
    Allah haku barakeeyo

  • @mohamedabdilahi6449
    @mohamedabdilahi6449 7 ปีที่แล้ว +1

    ÀÀDBAY UWACANTAHAY XAMDI LAAKIIN DHALINYATONIMO AYAA QAADAY AROOSKA INSHA ALAAHU WAA TAASHKA MUSLIMIINTA ANAGUNA WAXAA KU SOO DUCAYNAYNAA DUCADII Ñ C S W AAMIIN BALANTEENU WAA AROOS QAYRQABA

  • @marianaladan6780
    @marianaladan6780 8 ปีที่แล้ว

    mashaallah
    wax jira kahdshey Allah hakubarakeyo 👑

  • @nasrocadeey756
    @nasrocadeey756 7 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alaah hada ayey xijaab xiraneysaa👌👑😍

  • @shukrimaclin4172
    @shukrimaclin4172 8 ปีที่แล้ว

    jazaakallah kheyr walal runta kahadashay no soo ducey insha Allah in allaah dooqa noo hagaajiyo

  • @queenoflove9413
    @queenoflove9413 8 ปีที่แล้ว

    Allaha ku xafido adun iyo a qiro shiiq salan sare

  • @zuhurxaji5961
    @zuhurxaji5961 8 ปีที่แล้ว

    wacalaykumu salam waraxmatullahi wabarakatuhu masha Allah shugran inbdn

  • @hodonjamac7048
    @hodonjamac7048 4 ปีที่แล้ว

    Nasir cadceed waxan ka codsanay duco bahal dadka qaniina laga akhirto

  • @sucdilucky9785
    @sucdilucky9785 8 ปีที่แล้ว

    jazakallah khayral jazaa

  • @زهراءيويف-ظ4ف
    @زهراءيويف-ظ4ف 8 ปีที่แล้ว

    wa ruunti wll jazkllah qeyr

  • @nadirayuusuf1094
    @nadirayuusuf1094 8 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkkkkkkkkk alle hakubarakeeyo wllo Naasir wlh ilahay dartii ayan kujecelahay if iyo akhiraba alle ha Ku xafidi. wllo

  • @mushtaqinacali1091
    @mushtaqinacali1091 8 ปีที่แล้ว

    jasaa akalah wllky alaha ku xifdiyo

  • @hafsaabdullahi1886
    @hafsaabdullahi1886 7 ปีที่แล้ว

    Weliga wacdigada madhagesan lakiin xuman aad samese darted baa ikabaray runti Illahi baa sheege dadka wexey ahayn dadkala kuwaniya......dhamestiro sheikh Illahi kabaq

  • @aaminadaacad8749
    @aaminadaacad8749 7 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid jazakalaah kheyral jazaa

  • @abdirisaqxaajiibrahim2655
    @abdirisaqxaajiibrahim2655 6 ปีที่แล้ว

    Shekh Nasir waxaad u egtahay qof inabadan lagu dhahay Aboow cakafkaa nakala geeyay noh saad udhaheesid lee qatar👌

  • @IbrahimAli-oc6ho
    @IbrahimAli-oc6ho 7 ปีที่แล้ว

    Hahahaha Masha Allah is fican baan ku fahmay

  • @falisosman3739
    @falisosman3739 8 ปีที่แล้ว

    mashallah jasakallah

  • @aadansaalax5789
    @aadansaalax5789 7 ปีที่แล้ว

    maxa daradada dhaman mawada dagsan karo way badan yahiin lkn waxn ku qasbanahay inan mar walba kudawado inshlh jazaka allahu kheyra

  • @fardowsahaashi4444
    @fardowsahaashi4444 8 ปีที่แล้ว

    masha allaah

  • @fadumomaxamed2300
    @fadumomaxamed2300 8 ปีที่แล้ว

    mashallah wll

  • @mudanhaween328
    @mudanhaween328 7 ปีที่แล้ว

    blz hayga oysiin ana niyada Ku dhista calafka ee qoree

  • @hademomar1413
    @hademomar1413 8 ปีที่แล้ว

    Thanks yaqey runta ka hadashe.

  • @dalla112
    @dalla112 7 ปีที่แล้ว +1

    naasir cadceed hada hamda ma calaf ayaa ku geeyay ileeen gabdhaha aad ka hadli jirtay beey ku jirtaaye ilaah afkeena iyo dhagheena ay ismaqlaan nin walba waxuu rabuu sheegaa lakin asga ma qabato

  • @dheemman-luulaluula2309
    @dheemman-luulaluula2309 7 ปีที่แล้ว +1

    Soomaaliyeey billaahi calaykum xishooda oo ilaahay ummaaddiisa u nabad geliya!!!!
    Uumiyihii ifka innala joogay dayaxay baloodhaysanayaan innaguna waynagaa ka dhammaanla' arrimaha shakhsiga ah ee dadka. Ninkan islaameed guurkiisa iyo xayaatadiisa khaaska ah wayga su'aale maxaa idiinka shanyo tobana?
    Hadalkiisa wixii idinka anfaca uun maa ka qaadataan!!!!

  • @qabiilkaygawaasomalia9984
    @qabiilkaygawaasomalia9984 8 ปีที่แล้ว +1

    masha allah
    wll wad mahad santahay
    lkn
    waqica aanku jirno baa wuxuu yahay
    walidiin teena qaar baa kasoo horjeedo waxa layiraado dookha oo u arka gabdhu in aysan leheyn doorasho
    nin aaku siiyay me ehee adan ka maqleynin qofkaas baaku sodontay
    ooku dhahaayo far duco iyo far habaar.
    wey ficnan leheed hadaad kahadli leheed (guurka qasabka ah)

  • @indhaurondhibatolagumawaro8294
    @indhaurondhibatolagumawaro8294 8 ปีที่แล้ว

    👌👍runta cidna ma dhibto

  • @safasayd9149
    @safasayd9149 7 ปีที่แล้ว

    Jasaakumulaahi qeyr

  • @aadansaalax5789
    @aadansaalax5789 7 ปีที่แล้ว

    cimrigaaga allah dheereyo

  • @iftiiniftiin646
    @iftiiniftiin646 8 ปีที่แล้ว

    Walal Nasir cadced Hadi aan dhoho kawaran Nasibkeygan Sugaya

  • @rahmadaud6726
    @rahmadaud6726 7 ปีที่แล้ว

    Msha allah

  • @saadosiman2523
    @saadosiman2523 8 ปีที่แล้ว

    thanks you wllo

  • @tayloralbertson2057
    @tayloralbertson2057 7 ปีที่แล้ว

    that's true Aboowe calaaf.

  • @fadumonuurali6095
    @fadumonuurali6095 8 ปีที่แล้ว

    wcs

  • @abdiaziz4620
    @abdiaziz4620 7 ปีที่แล้ว +10

    kkkkkkkkkk waar cadceed sawtihii lahayd naagah qaawan ha is asturaan adiguna sawtaad guursatay xamda oktober kkkkkkkkk taasi miyey qaawaneyn waa yaab waxaad naftad la jeceshay wllkaa la jecelo waxaan arkey inbadan adigoo ka hadalay dadka aroosayad ku tagayo qaawan ..........kkkkkk taadunan saw ma qaawan sheekh waa intaxaan

    • @Shushire
      @Shushire 7 ปีที่แล้ว

      Abdi Aziz sheekh ba balayo dhala madan maqli jirin hada sheekh baa balayo guursaday weeye kkk

    • @cadaykutub7833
      @cadaykutub7833 7 ปีที่แล้ว

      hhhhhhhh

    • @cadaykutub7833
      @cadaykutub7833 7 ปีที่แล้ว

      waruntaa walal

    • @dalla112
      @dalla112 7 ปีที่แล้ว

      hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh wala heshay sxb

    • @dalla112
      @dalla112 7 ปีที่แล้ว

      wll xamda wa gabar somaliyeed lakiin waxa lala yaapay ninkaan cadceed ee munaafqnimda meesha laso fariisan jiray daawo videoyaashisa fbgisa halaha ayuu u gafi jiray asgana gabar wariyad ah ayuu guursday haduu marki hore saas u hadli lahayn dee wa ok lakiin habalaha xamada oo aklle u gafi jiray

  • @abdirazaagmohamedali8315
    @abdirazaagmohamedali8315 7 ปีที่แล้ว

    Ahey warka daye mabruuk nag qawan bad kursatay marka xisho oo culimada ha cebeynin shiq matahid😕

  • @maysasuleyman2307
    @maysasuleyman2307 7 ปีที่แล้ว

    that's true

  • @maysasuleyman2307
    @maysasuleyman2307 7 ปีที่แล้ว

    brother

  • @muntascrisaaqchannal6348
    @muntascrisaaqchannal6348 8 ปีที่แล้ว +1

    nin iyo gabar waligod qan is arag isna baran cidodane is aqon laba wadan ne kala joga haday is gursadan maxaa isku kenay isheg

  • @nimcosharafabdi7378
    @nimcosharafabdi7378 8 ปีที่แล้ว

    aniga waxaa reerkeeyga kadhaqa L.A..ahay gabaraa sxb ahaa jirnay gabadhaas aniga daacadaa iskaaga ahaa jiray iyadana wexee kufakirtaa sidee gurigeeyga udumi leheed merkaa ogaaday inee xaasidkeeyga ahay ayaa iska reebay wali wee idaba joogtaa hada maxaa sameeyaa

    • @mohmedaden6016
      @mohmedaden6016 7 ปีที่แล้ว

      Nimco Sharaf Abdi Adi iyo ninkada hadad isku kalsoontihin Adinkana Aad ogtihin inay rabto inay idin kala dirto mxy idinka qadi karta Adna Aad ninkada ogaysiiso waxay damacsantahay

    • @dalla112
      @dalla112 7 ปีที่แล้ว

      Hh police 🚨 ku dacweeey

  • @hodannuur9270
    @hodannuur9270 7 ปีที่แล้ว

    kkkkk.hadey kudido did kuyen

  • @ebyanabdi4981
    @ebyanabdi4981 7 ปีที่แล้ว +1

    Awalan hanbalyo

  • @AmaalmuuminAmaal
    @AmaalmuuminAmaal 7 ปีที่แล้ว +2

    shiika adi waa ogtahay ayadaha quraanka ayad ka mid ah anuu alle ku dhahay dadka maxaad u fareysaan waxaad idinku sameynin marka adi ma inaa tvyada lagaag soo hambalyeeyo oo heesa lagag soo deeyo naagtada qawan fcbooka la soo dhigo ma waxaas ayaad adi raali ka tahay dadkane aad leedahay xumaanta iska dhaafo horta wacdiga naftaad ka soo biloow

  • @qaliosman4314
    @qaliosman4314 7 ปีที่แล้ว

    Wad iga qoslisay

  • @sadiya1239
    @sadiya1239 6 ปีที่แล้ว

    Makadoondonayo

  • @wariyesharmaake2282
    @wariyesharmaake2282 7 ปีที่แล้ว

    codsi asxaapta subscribe igu qabta