Qeylodhaan/ Qaylodhaan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.พ. 2025
  • Waa hees cusub oo magaceeda la yiraahdo qeylodhaan. Waa heees loogu baroor diiqayo dadkii sida waaxuushnimada ah qaraxa lagula beegsaday hotel shaamow. Mu'alafika heestan, Cabdi Shire Jaamac (ciyaarjecel), Wuxuu ka cudurn daaranayaa in uussan heestan ku wada xusin dhamaan magacyada dadkii ku geeriyooday qaraxaas, xag farsamo darteed. waxey heestu ugu baaqeysaa bulshada soomaaliyeed in ay dib u toosaan oo iska qabtaan cid kasta oo qaranimadooda halis ku ah nooc kasta oo ay yihin. SIdas iyo dhageysi wacan. Wixii talo ah noogo soo dir emailka: shire74@hotmail.com. Fanaaninta (singers) waa: Nimco Yaasiin, Jooqle Shire, Xuseen Shire, Abdihakim Faaryare, Abdirahman Sheikh, Amina Abdullahi Omar (Dhool).
    MIRAHA HEESTU WAA:
    QALQAL NAGU BEER
    QARAXII LALA BEEGSADAY
    ARDAYDII QALIN JABINEYSAY
    QASAARAHA NA GAARAY
    WAA MIDAAN QIILNA LOO HEYNE
    CUMAR HAASHI QAARAJIYE
    WAAYEEL QAARAJIYE
    DAAUUD DIRIR QAARAJIYE
    IYO QAAR KALOO BADANE
    QURAAN RUUGII INA CADOW
    WAA KAA QOORTA LAGA GOOYAY
    DATOORADII WAX QALI JIRAY
    IYO QAMARNA MAY DHAAFIN
    QUMBULAD KOLAAD LA DHACDO
    RABOW WAX KA QABO
    QOOMKII SIDAAN YEELAY
    QAYLO DHAAN WAAWAREY
    QAYLO DHAAN WAAWAREY
    QAAIMUL WADDAN DALAALAA
    HADBA SOO QASAAYOO
    QEYBI OO XUKUN
    BAA QORSHUHU YAHAYE
    QAYLO DHAAN WAAWAREY
    QAYLO DHAAN WAAWAREY
    QIIL DAMBIYO MA HARIN
    DIIN LAGU QARAABTAAYE
    QURAC JABAY SIDIISI
    QARANKU MA U LIICAY
    QABRIGOON GALNAA DHAANTA
    QAABKA AAN NAHAYE
    QUMAATI U TOOS SOOMAALIYEY
    WAAD QALIBANTEENE

ความคิดเห็น • 30

  • @maxamudcabdinur
    @maxamudcabdinur 8 หลายเดือนก่อน +2

    Marksta waa Qalbigeyga Ayaa Xanuuna waxan ku Wayay Walalkey Cabdulaahi Cabdinuur iga weynay Alle ha u Naxariisto

  • @Gantaalahamedia
    @Gantaalahamedia 2 ปีที่แล้ว +3

    Musigan wa inu noqdaa astaanta SNTV ama Radio mogadisho wlhi xili adag bu dadka tusiyay in shababka yihin sheydan
    Allah caafiyo al fanaan jooqle oo heeska codka iyo laxankaba ku kaalmeey

  • @soomaaliweyn4life
    @soomaaliweyn4life 15 ปีที่แล้ว +5

    ilaahay janadii hageeyo ardaydaan sidaan aga naxay walahi wali ma ilaawin midaan ilaawayana maaha hadii 400sano aan sii noolaado waxaase ilaaweeyn oo kadaran dhibaatda iyo naxdinta ku dhacday hooyooyinkii dhalay ilaahoow samir kasii walahi calooshaa i xanuunta waligay ma ilaawayo ardaydaas maanta hadii ay noolaan lahaayeen wax badan ayay wadanka ka badali lahaayeen ilaahse qadaray janadii ilaah ha ugu badalo

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 5 ปีที่แล้ว +7

    2019 Yaaa iLa dawanayo 😢

  • @abdirahmanhumow4859
    @abdirahmanhumow4859 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa hees taariqi eh wexy ubaxantaxay marwalbo inluxuso waa ardey garabkeyna axayen Allah xa.unaxristo aamin

  • @nimcohadliye1054
    @nimcohadliye1054 5 ปีที่แล้ว +2

    Somali ayaan daro ayaa Ku dhacday wlahi alle hakasaaro dhibta

  • @zakariaabuukarislow6918
    @zakariaabuukarislow6918 8 ปีที่แล้ว +3

    Alow noo går gaar umadaadi ayaaanahayeee koxda qeylo dhaaana hanoolato

  • @aliibar5763
    @aliibar5763 7 ปีที่แล้ว +2

    wlhi Mid aan hilmaami karo allow naga qabo bahaladaan

  • @YasmiinSultanaa
    @YasmiinSultanaa ปีที่แล้ว

    2023 isoraca❤😂

    • @HuruuseMukay-x5k
      @HuruuseMukay-x5k หลายเดือนก่อน

      Haye wan kusoracay hadad fariintada aragto ila soxariir

  • @rowdahassan9455
    @rowdahassan9455 5 ปีที่แล้ว +1

    2019 manta waxa geriyooday adeer mahad elmi Ali o ahaaa gudoomiyaha degmada waa beri waxa kaloo dhintay gdegmada cabdicasis sabah asad godomiyaha degmada shangaani sahra iyo gudoomiyaha gobolka banaadir oo garaaba gdegmada wartanabada waa dhawac agaasimyaal qaraxaaas cidii geysatay qabriga allow ku cadaaab

    • @Inaaomar
      @Inaaomar 4 ปีที่แล้ว

      😭🙏 Illah hau naxariisto Awowe Mahad Elmi Aragisa mailobin 😭😭

  • @yabarowcartan5727
    @yabarowcartan5727 6 ปีที่แล้ว

    Alla illahow. Rabiyow. Ardaydi. Sharaftallahayen ahllujana kadhik.

  • @maslahmohamedaddow3497
    @maslahmohamedaddow3497 5 ปีที่แล้ว +1

    Alaha unaxaristo

  • @SmellmaPitts1
    @SmellmaPitts1 15 ปีที่แล้ว +3

    does anyone know were i can download this song

  • @MohamedAweisJoodhaayare
    @MohamedAweisJoodhaayare 5 หลายเดือนก่อน

    August 15th 2024 😢😢😢

  • @abdimohamedabdi6286
    @abdimohamedabdi6286 29 วันที่ผ่านมา

    Ciil badana

  • @MrThelyrics
    @MrThelyrics 15 ปีที่แล้ว +2

    qofkii sameeyey heestaan inuu wadani yahay waeey muuqataa ee alow dalkeenii iyo dadkeenii nabad aad ogtahay

  • @maxamedibraahim7287
    @maxamedibraahim7287 9 ปีที่แล้ว +1

    ilaah aajogo aniga waxkalo ooshigo ma aqan lkn alshabaab wax ayaa ilaah tosaayo

  • @hodanomar3772
    @hodanomar3772 2 ปีที่แล้ว

    3 October 2022 baldweyn

  • @hackerboy4498
    @hackerboy4498 7 ปีที่แล้ว +2

    2017

  • @mustafecalimiyir8738
    @mustafecalimiyir8738 7 ปีที่แล้ว

    gartay calacalke bal kan isagu ku bilabaya magaci allah ee bisinka sidi cuntada hesta u qabanaya kada diinta ama quranka ciyaarta walal wa danbiye ama share allahana haynaga qabto shaydamada kale ee magaci allah yaguna ku dilay umad islama ama dhigodi xalaalaystey lkn wa mid u taala akhiro oo ka cadab badan tan adunyo walciyadu billah

  • @Gangstar612
    @Gangstar612 15 ปีที่แล้ว +3

    Why target poor students especially(medical students) didn't terrorist know we have shortage on doctors this is pure tragety, I'm praying for my country and my people thats all I can do at this time. God bless Somalia and it's people, solidarity with my brothers and sister who lost their loved ones in hotel Shaamow. R.I.P

  • @suadabdi5642
    @suadabdi5642 6 ปีที่แล้ว +1

    😢😢😭😭😭😢😢😢😢😭😭😭

  • @maxamedmuuse5026
    @maxamedmuuse5026 5 ปีที่แล้ว

    😢😢😢😢😢😢

  • @CrumpitssGeneral
    @CrumpitssGeneral 15 ปีที่แล้ว +1

    somali ahlla hou badal mat tacogeran

  • @AK_boy-
    @AK_boy- 7 ปีที่แล้ว

    y

  • @rashiid187
    @rashiid187 ปีที่แล้ว

    1 of the worst days in somali history