HABEEN: War hayaay! Carabtii oo ugadigeysa caawa Siisi iyo Boqor c/lla inay utagaan Trump oocasuumay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.พ. 2025
  • HABEEN: War hayaay! Carabtii oo uga digeysa caawa Siisi iyo Boqor c/lla inay utagaan Trump oo casuumaad ufidiyay si aan loo bahdilin, warbixin yaab leh.

ความคิดเห็น • 249

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +17

    hada ha goosta kufaarka meel ha loogu soo jeesto kufaarkaas illaahow baabiy mareeykan yahuud yurub ingariis aamiin

  • @DucoAxmed
    @DucoAxmed 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +12

    Cuquubadii falastiin baa ku dhacday C/dale iyo sisi falaastiina Cadowga alle ha ka qabto

  • @sadambashir6974
    @sadambashir6974 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +16

    Waa 2 nin oo inkaar ku dhacday

  • @osmancadeyusuf951
    @osmancadeyusuf951 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Allah ayaa fashiliyay 2daas waa Gacanta midig ee yuhuuda & mareykanka

  • @caliusmanabdinuurafkaaa-xl5zw
    @caliusmanabdinuurafkaaa-xl5zw 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Allah Akbar falastiin allow u zadiiayeo Aamiin Allah ✌️ 🇵🇸 ✌️🇵🇸✌️🇵🇸✌️🇵🇸✌️🇵🇸✌️🇵🇸✌️🇵🇸✌️🇵🇸✌️✌️🇵🇸✌️🇵🇸✌️🇵🇸✌️🇵🇸✌️🇵🇸✌️🇵🇸✌️💪🇵🇸💪🇵🇸💪🇵🇸💪🇵🇸💪🇵🇸💪🇵🇸💪💪🇵🇸💪🇵🇸💪🇵🇸💪🇵🇸💪🇵🇸💪🇵🇸💪 xamaas al qasaam

  • @FanaxShow
    @FanaxShow 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Wcs Aabe Nadaara South Africa 🇿🇦 Ayaan kaa Soo Salaamaayaa ❤

    • @mohamedabdulkarim5764
      @mohamedabdulkarim5764 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ganimakanhamaasmareykankawayiskaceliyeen

  • @safiapepsicali1547
    @safiapepsicali1547 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Walalkey nagare rabbii ha ku xiiftiiyo aaamiiin

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Illaahow ugargaar walaaleheen palestine 🇵🇸 ♥️ ❤️ iyo intii muslim ah yaarabi yaarabi yaarabi 🇵🇸 ♥️

  • @hibosouldan4593
    @hibosouldan4593 16 นาทีที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤Reer Gaza wa gesiyal Allaha ween bay hasta Machaallah tabarakaallah

  • @ShucaybKhayre
    @ShucaybKhayre 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mudaharaadyo
    Bilaaxada.ayaa.ku.bilabmaya.horjoogayaashii.galbeedka❤❤❤❤

  • @AbdiCaliì-l8s
    @AbdiCaliì-l8s ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilaahow Guulee Walaalaheen Falastiin InshaAllah

  • @HalimoAli-m7z
    @HalimoAli-m7z ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Alxadulilaah qasa wa kadhitay sahaayina carab❤❤❤ qasa

  • @Fadxi-p5h
    @Fadxi-p5h 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Allah akbar guul hamaas free Palestine 🇵🇸 yuhuuda Allaha ha jibiyo iyo maraykanka iyo muniqiinta carabta nacdal Allaha ha ku rido yaa Allah ugargaar reer gasa❤❤❤❤❤❤ guul islaamka ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdiCaliì-l8s
    @AbdiCaliì-l8s ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilaahow Jebi Yahuuda InshaAllah

  • @Sabrina-v5v3t
    @Sabrina-v5v3t 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Faxshiir😂😂😅, brother i love how you bring humour to sad stories.

  • @KhalifKhalif-i7r
    @KhalifKhalif-i7r 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Labaduba ha is casilen

  • @IfrahAden-iw7xr
    @IfrahAden-iw7xr 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Subxaana allah yuhuud iyo maraykan is may waydiin reer qaza haday qaxayaan maanta shalay maxay u waayeen200 oo kun o qof 15 bilod oo madfac lala dhacyay waa dhul jacayl iyo geesinimo ❤❤❤❤❤❤❤

  • @scaiidfeysali3739
    @scaiidfeysali3739 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Aabe nadaara yaman ayaan kaa Soo salaamaaya nadaara marwalbo waan ku taagera

    • @Sabrina-v5v3t
      @Sabrina-v5v3t 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

  • @ashaare1795
    @ashaare1795 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    ASC, ND Mahadsanid wll ❤

  • @aminakhadar581
    @aminakhadar581 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Yaarabi badbaadi reer falastiin Yaarabi cadowgan jabi

  • @AbdirahmanMuhumad-rm6qh
    @AbdirahmanMuhumad-rm6qh 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    waan filayay markuu doqonka trump utagayay dhagar qabe yahuud natenyhu allaah ugargaaro falastiin aamiin aamiin

  • @abdiabass2518
    @abdiabass2518 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Very professional
    Shukran

  • @safiapepsicali1547
    @safiapepsicali1547 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aaaamiiin yaaa rabbii jabii yajuud iyo mareykan iyo yuurub aaamiiin

  • @MuseMucad
    @MuseMucad 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sahnuuniyada israiil iyo xulfadeeda marykanka masiibo deg deg ah allha lakulmiyo yaarabi

  • @farxaancabdi6170
    @farxaancabdi6170 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Kkkkkkk 😂😂😂 wax buu ogyahy lkn rabbiga quluubta maamula gad gadiya laga yaabaa inay isaga laftiisa buuri ku tufaaan ...

  • @MaryamAbdalla-w9h
    @MaryamAbdalla-w9h 53 นาทีที่ผ่านมา

    اللهم احفظهم بحفظك ياارحم الراحمين انت قارد على كل شيء❤❤

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ya rabi daliim weeye awood sheegteen .ee naga qabo

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 16 นาทีที่ผ่านมา

    Allah SWT ha badbaadiyo hana guuleeyo reer Falastiin. Cadawga sokeeye iyo cadawga shisheeye haka qabto.
    Rabi SWT gomadahoda ha sugo🇵🇸🤲🏼🇵🇸🥺🇵🇸☝️🤲🏼🇵🇸

  • @FoosCadey-b8r
    @FoosCadey-b8r 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa sheeko walaan ❤❤❤❤

  • @SuldanmahamedMahdi-e5h
    @SuldanmahamedMahdi-e5h 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Thank you bro

  • @fawziaalisalad64
    @fawziaalisalad64 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa wax laga xumaado dadka reer flst sida loo galay gumeystahii qeybiyay ayaa hadana sidii oo kale bey rabaan iney sameeyaan Ilaahey ha gargaaro,anaga waa la xanuunsanay Ilaahay u gargaar.Mahadsanid

  • @umuomar-n7u
    @umuomar-n7u ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mushahaarka waxa lo siiyaa in la dhibaateeyo reer falastiin

  • @AhmeddahirMaxamed
    @AhmeddahirMaxamed 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Alaahu akbar
    Taram afkiisuu kuhadlay
    Laakiin muslimiintii
    Markay gaalo isuduleeyeen waasharci kiristan in uudhaho waxaandonaansamayn
    Trm

  • @abdihaaji
    @abdihaaji 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asooboqor,ah, Maa amar liisna

  • @ShucaybKhayre
    @ShucaybKhayre 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    CarCargodka ayey biyo ugugaleen.iiraana kooxo cusub Hesh aywaayo.jihaaddoonkiimuslika.ayuu.jaanis.usoobaxay.jano.ayaa.ureysa.iyo.❤❤❤guul

  • @amira1438
    @amira1438 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Trump baac waxba kama qadayo reer gaza ilahey ayaa lajiro insha alh reer falastin rag iyo rabi aye leyihin yahud wala trump baac waxba kama qadi karan
    Wasual aan aniga isweydiye Away maxamud Cabas iyo kuwo waday sambaca calosha weyn wilashi lugaha qabtay iyo kuwo cidanka kadhigtay mey isdabo qabtan wali waqtiye hestan carabtan iyaga isbahdilen trump baac wuxu uheysta ilmo asiga dhalay cml ayu u edbina qeer malahan mey damir isku yelan halmara ladhimana ee sharaf mey ku dhintan yahu ciil ayeba igu dilayan ani carabtani

  • @MohamudHaji-u2d
    @MohamudHaji-u2d 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    The one who can't produce his basket bread can not take his decision, but it's better to follow Arab Social Media Suggestions Abdalla and Siisi

  • @CashaIbraahim-f1e
    @CashaIbraahim-f1e 22 นาทีที่ผ่านมา

    Ilaahow madaxwaynaha maraykanka musibo dag dag ah kuurid taaraam ilaahow qabo xanun kuurid insha alaaah

  • @shucaybAli-x9u
    @shucaybAli-x9u ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wcs.adeer❤❤❤

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara wacan oowanaagsan

  • @CashaIbraahim-f1e
    @CashaIbraahim-f1e 11 นาทีที่ผ่านมา

    Madaxwaynaha maraykan aqli xuma qasa mujaahidin sharafle aya kunol way udhinten dhulkoga faalaastin meelna kamatagayan dhulkoga faalaastin waa jaahad dhulka faalaastin ilaahayba xorayn qasa guusha keenay masha alaah

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Machaallah

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wcs walaalkey shiiq nadaara TV qeer sheeg isriil iyo ameericaan dhuka alaha lagooyo xamaas guuuuuuul alle ayaa lajiro

  • @sadambashir6974
    @sadambashir6974 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waaa nagu daaheeen kuwan khayr'laa'wa'yaasha

  • @Abo_bilal511
    @Abo_bilal511 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤ good luck

  • @faadumaibrahim3335
    @faadumaibrahim3335 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Subanallah subanallah 😅😅

  • @SiimSaam-l3m
    @SiimSaam-l3m 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Walalahii waa sheego caajb

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allaha u gargaaro falastiin .

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 29 นาทีที่ผ่านมา

    Asc nadaara tv habeen wanaagsan

  • @axmedAbdulkadirmohamed
    @axmedAbdulkadirmohamed 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wcs wrxm nadaara tv

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    MD. SIISI IYO BOQOR CABDALLA, HADDEY MAREYKAN TAGAAN, WAXA KU CADAANEYSA IN AYSAN DAMIIR LAHEYN.

  • @gudbaaye-x1j
    @gudbaaye-x1j 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Alxamdulilaah

  • @FatumoAlimohamed
    @FatumoAlimohamed 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maraykanka kolba aday asaasaqay ka dhigtan madaxwayne

  • @husseinabdulkadir4570
    @husseinabdulkadir4570 26 นาทีที่ผ่านมา

    Allah swt is exposing them

  • @LuulKhalif-c9g
    @LuulKhalif-c9g 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ha joogaan rabi ayaa irsaaqaya was haday yeel cages rabi ayay ka ciqaabanyihiin

  • @Nia2tt1
    @Nia2tt1 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Kuwan madax maxe ee islamka ayey ceybeyeen Ax 😊😢

  • @SafiyaMacalin-rz7mf
    @SafiyaMacalin-rz7mf 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allah ha sugo reer falastiin

  • @hegesaleh6394
    @hegesaleh6394 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Uwaashay..duqu

  • @hawamohamed2377
    @hawamohamed2377 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Madaxda muslimiinta allaha dulleeyo sidey u dulleeyeen diinta iyo dadka muslimiinta

  • @AhmedXsan-kv7bu
    @AhmedXsan-kv7bu 56 นาทีที่ผ่านมา

    Walaa taxzanuu walaa ta a danuu WA antumul acloowna inkuntum mu miniin Allah Aya dhahy reer qasa ayaga Aya guuleysanaya sida reer Afghan cml

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc Nadaara reer Falastiin Caruur tuudu waxeey leeyihiin Dalkeeyga Dumi ama Dabeeyshu ha idisho Dal Shisheeye Dawar samaa Dunidu Dilkeega ha Daawato Daa, im aan Dugsahaa Allaha Jabiyo Cadawga Yuhuda, Macalinka weeyn iyo Xulufadiisa Aamiin Aamiin Allaha Guuleeyo Shacabka Reer Falastiin iyo Xaaji Xuuti Badeed Amiin Aamiin iinshaa Allah Qeeyr

  • @MuseMucad
    @MuseMucad 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allha guleeyo qasa dhamaan oo xor ah

  • @GobshoGòsho-w3p
    @GobshoGòsho-w3p 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤wcs ❤

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allaah waxaan ka baryaa inaan -
    Cimrigiisa Lagu Simin ! Cudur la-
    Garan waayey Allaah haku rido !

  • @barlinabdi9579
    @barlinabdi9579 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc nadaara soomaali waxey tiraa nin baahan gob maaha

  • @Cabdi231-y7m
    @Cabdi231-y7m ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qas ❤wadanhag dhimo

  • @IstarGaaciye-w6x
    @IstarGaaciye-w6x 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ceeb miya qabato madaxda carabta wakuwi sanad iyo bilo lagu korgumaday reer gasa waxne kadhihin waxna kaqaban reer gasana Allah ayaa umaqan

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe3334 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    HADAL D TRUMP WAN KU FARXAY WAAYO WAA WAXA KELIYA OO MUSLIM MIDAYN ISAGANA WAALIDISA BANAANKA KEENTAY REER QASANA GUUL KU GARAYSO
    MUSLIM IYO GAALBA KA HADLISAY
    REER QASANA HA U BIQINA U DUCEEYA
    XIKMAD ALLAH U WATO AYA KU JIRTA❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @fadumoali7402
      @fadumoali7402 7 นาทีที่ผ่านมา

      Xamaas rag bir lab ah oo bir xadiid ah weey guuulaysta🇵🇸🤲🏼

  • @samacaddey2530
    @samacaddey2530 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Murug idishay falastin ilahy joga

  • @MaqdisBaggase-y3t
    @MaqdisBaggase-y3t 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa xaqiiq ''maahmaah'' oraneeysa ,,dharigii fara bataa wuu fuudh qaraareeyaa,,
    CAKU MADAX LAMOOD MACNAHOODU LIITO
    ........ BGS DAYR

  • @boqoleaxmed1689
    @boqoleaxmed1689 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Inteey ilaahi is kuxidhaan ha kagoosto lacagta oo carbta habixiso ee ka kac ha dhahaan

  • @bossabdo605
    @bossabdo605 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    hadaad ragtid tahay taramboow kaalay soomaaliya qaado hadaad xaniin leedahay cajuuz naareedyoow hilbihiina oo ceyriin ah aan cuneynaa wlhi masaakiinta aad handadeysid joohi eeyow

  • @MohamedSherbi
    @MohamedSherbi ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Tarm WUXUU OGAADAY
    KUWAWADAMADA CARABTA
    XUKUMA DAMIIR LA AANTOODA
    INTOODA BADAN
    REERFALASTIIN ALLAAUMAQN
    XM ISDHIIBI MAAYAAN

  • @AbdullahiAli-wj7dl
    @AbdullahiAli-wj7dl 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aniga waxaan jeclaanlaah in uu soo biiqo
    Sisi iyo boqor xuseen

  • @safiapepsicali1547
    @safiapepsicali1547 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdimajidibrahim9217
    @cabdimajidibrahim9217 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masar iyo urdun waalamodeyaaye mamadx banaana umana dagaalamayaan xornimadoda bedelkana falastiin ayaaba udagaalameysa gobanima donka dalkeda horaana loyidhi ninbaahani gobaaha masar iyo urduna baahi baagumeysay guul ayaan urajeynayaa walaalaha reer falastiin insha alaah

  • @mohamedissack9050
    @mohamedissack9050 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Baxdil miya udiman,ummada Allah dafiyo,munafiqinta

  • @CabdilaahiZaahid-vq4ce
    @CabdilaahiZaahid-vq4ce 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa habeen khamiis ah arbaci ay baxday

  • @sanbaloolshehussein9256
    @sanbaloolshehussein9256 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    W❤W❤W❤

  • @LayloXasan-h8q
    @LayloXasan-h8q 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc ustad jinolaha taram tii alle baka weyn waxba qadima i.a

  • @CaliSalaad-n7l
    @CaliSalaad-n7l 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadii lacasuumay waa tegayaan waaa kuqasban yohiin lkn aduunka ayaa meelkale usocda saan dareemayo

  • @cabdicali8730
    @cabdicali8730 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hore ayuu u dilay

  • @MaxamadAhmed-d6k
    @MaxamadAhmed-d6k 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Carab muslin maahin miya falastin. Meey. U hiiliyaan.

  • @Ilhansweet
    @Ilhansweet 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilaahow dowladaha Islam ka midee oo quwa dooda tus odagaan waalan meel halooga soo jeesto

  • @SH.MARJAANKHaLiiL
    @SH.MARJAANKHaLiiL 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Labadani awalba ajnabi bay ahaayeen midna ingiriis waaye midna waa yahuudi

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    رأي اليوم aad baan ula dhacaa warbixinadeeda aljazeera miyay hoostimaadaaa pls iiga soo jawaab ustaad nadaara

  • @cabdomohd7282
    @cabdomohd7282 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wallaahi. Carabta. Sida. Loogu soo. Badheedhayo. Waxaan. Ka. Baqayaa. Inuu. Hinduuskuna. Ka soo. Qaybgalo. Inuu. Yidhaa. Carabta. Dhulka waan la yeelanayaa. Dadkaygaa. Ugu badan waxa carabta joogee waa inaan. Halkaa. Xukunka badh yeeshaa

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ah

  • @sadambashir6974
    @sadambashir6974 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Anaga'waa noo li'baaxeeyaaan
    Banaankana waaa cawl &duli

  • @Thegar-u8i
    @Thegar-u8i 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxan

  • @AweysAadan-kj4fx
    @AweysAadan-kj4fx 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Dollar Lee maydaneynaayan

  • @AbdulQaadir-o8p
    @AbdulQaadir-o8p ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa qof waalan warked

  • @ahmedcade6804
    @ahmedcade6804 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allaha qabto yahuud iyo inti racsan damaca eykaleyihin Gasa kuwiku jaba allaha kadhigo

  • @MohamedAli-jl5ns
    @MohamedAli-jl5ns 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    war odayaashii inkaar ayaa ku dhacday

  • @MustafeMuuse-u4b
    @MustafeMuuse-u4b 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allaahuakbarallaahuakbarkufaartahakayeelinawaankudhimanaynaawayiskahadleenallaawaynallaawayn

  • @Gacanlibax
    @Gacanlibax 33 นาทีที่ผ่านมา

    Odaygu ma fayooba ama yuhuudii laga guulaystay ee xm ku jeestaysay ayuu mashquulin uga dhigayaa

  • @abdikadirsalat6841
    @abdikadirsalat6841 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    HADA RER GAZA WUXULEYAHAY PUNTLAND IYO (SOMALILAND OO AQONSI AYAN KAGA BADALAN)

  • @shakiibkhaliif2295
    @shakiibkhaliif2295 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Trump madaxda carabta fartuu ugu yeedhaa abi ahmedka itobia isaguna madaxda somalida ayuu fanta ugu yeedhaa allow qaadir
    Allow islaamka xoree

  • @faysaljibriil5778
    @faysaljibriil5778 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Isarial iyo maraycan wa isku mid une AL Haqabto

  • @nuucmanabdifatah7394
    @nuucmanabdifatah7394 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Araab mesha ma jirto trump wuu iska arkeey in e dhaba dhilif e yihiin