KOOXDA QEYLO DHAAN | DIBIGII SPAIN | OFFICAL VIDEO 2013
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 10 ก.พ. 2025
- SomaliSwiss Media Productions Somali Music, Culture, Entertainment, Fun, Language
SomaliSwiss.net #Somali #heeso #somaliculture #somalientertainment #somalimusic
#SOMALISWISS #HEESO #CUSUB bit.ly/SomaliSwiss
DADKAAN KUWA GABOOBEE DAMIIRKOODA GUURIYO WAXA DUUNYO NAGA MAQAN DIBADAHA U DHOOFSHEEN DURBAANADA QABIILKANA U DABAAL DAGAAYEE HADAAD DIIR NAXEYSAAN DADKA KUWA U HARAY IYO UDAMQADA DHALAANKIIN. WAR FAKARA DADKEENOW INTAAD DIRIR SANEYDEEN DIBIDII SPAIN IYO DUNIDII HESHIISEE. MASHA ALLAH ALLOW NABAD KUWAARI SOOMAALI...
Msha allah wiil qeybta ladabaad heesta barteeda ayuu dhigay ❤❤❤❤❤jooqle mcalin u ah maleynaaa inbdan waàaaaw ❤❤❤❤
Masha all ah wallhaynay qaaligaa nolada qsatan waxan wad u tageraa gas cade
Waa salaamayaa Abwaanka heesta sameeyey wuxuu taabtey qalbigeyga wuxuuna soomaali u sheegay murti mug weyn hadey wax maqlayaan ilaahay ajar haka siiyo fanaaniinta qaadeyna waxaan leeyahay afkiina malab iyo caano lagu qabey.
masha allaah waa hees aad u macaan iyo erayo murti leh somali dadkeeda hadee leyihiin aqli wax fahmo ama naxariis wee fahmi dontaa ?teda kale dadka iska so hadlaayo oo koxda qeylodhan wax ka shegaayo ama tugo waye dhahayaan adiga gar halka ee garte ama ee ka jogaan dadka somalida iyo sida ee u jecel yihiin wadani nimada ?
aaahhh waa hees dareenkena ka turjumeyso waliba aniga qaas ahaan waxa sixun idamqiye qeybta gabadha Ilwaad England iyo Abdi shire Joqle ey qaadayaan
,illah garabkiina hagalo dhamaantiina
wlh waa hees ku saabsan dhamaan umada somaliyed walaala yaalow aan is garano oo aan joojino dagaalada dhax deenaa hadaan nahay umad muslim ah ilaaheyow xaqa na fahamsii yaa rabi
Jira oo jooga abwaan iyo fanaanka Soomaaliyeed
xariifka 2aad heesta qeybta uu ka qaadayo ayaan ka helay waloow aanan miraha si buuxda u helin.
Abwaan jooqle iyo maxamed waan idiin wataaa
danleydiyo gumeysiga dab roob helay Allahayoow, aamin aamiin
Waan xasuustaa 2014 ayaan dhagaysan jira 8 sano kadib ilaa hada kama daalo dhagaysigeeda
Dibigii Spain abgaal lagama wado, Faroole iyo MJ lagama wado ee waa hees wadini ah, balse ali09ify Alla ha caafiyo asaga iyo inta caloosha ka bugta ee aaminsan qabiilka iyo qurunka dadkeena la haray
Masha alah wadani leskama dhige wa lodhasha insha allah nabad ayan heleyna
Woow waa hees wadani ah oo aad u qiiro badan xariifka 2 waa xariifka kabaxsaday
maasha alaah ilaahaw noodaa kooxda qaylo dhaan ilaahaw umadana noosoo haday
meesha dibigii heshiis yeelay Somali waa diiday
Maxamed cabdulaahi dhanged walhi siwangsan haloo jaleeco mida kle heestaan lee ayuu ku jiraa ayaaan umaleynaa
Mashallah 🤞✌️✌️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏👌👌👌👌👌💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
war kan anaa leh erayada dhahaa maxow haa aqligaas maba lihid in aad eriyadaan isku keento ee lodaad lisi jirtay aad jeey kaa lumin maxow ahaa nacasku
nice qeylo dhaan
kooxda qayldhaan waa tuugo heesta digii spain miraha anaa aney qaar iga xadeen walaahi ereyga waligama daadagin anaa leh abdirahaman osman isrux
Thanks
waa sax walalha somaliyeed adinka ah maanta kacaanki labaad somaliyeed
waa dibigii spain kuwaan somlinimada isku shegaayo
cabdiraxmaan gaas iyo abtiyaal wa shidntihin jir oo jooga my huunoyaal hees aad u qiiro badan waaye
Waa hees xaqiiqda ka hadleyso
mash alah nice song xusen shire
M.a qeylo dhan
waaa hees ka hadlaysa somalida cudurka qabta wooow
Masha allah thank you
Caadi ma ahan heestaan weey ku danqineeysaa wllh qofkii damiir leh lee fahmi kara soomaaliyeey qabiil naga daaya qaran nimo aad raadsano
waaa maxay qabiil qabiil waa wiil iyo gabar is jecladay oo ka yimiid aabo iyo hoyo sii farxad lesku siiyay intii guri loodhisaay si fiixaan wiil iyo caano gabaar iyo caano loogu duceeyaay waan abtiir leesku aqoonsado ee shashax hooyo ka soobaxaay oo xidiid iyo xigaal leh waan walaalo wada dhashaay shaydaan ayaa isku diiraay nabiililiqeeystay oo na kala qaaybiyaay ee aan midoowno somaaliyeey qofkasto ha ka taanasuulo qabiil abtiirkeenu waa [somaal caanaaha ] siin walaalkaa baahaan
wawo hastan cadima ahan xusan sira nolawo sxb wadani batahay sxb
Waar fekera dadkeeygoow intaad dirirsanaydee dibigii spain iyo dunidii heshiisee
kooxda qaylo dhaan waxaad tihiin kuwa dadka baaraarojiaya noolada wlagiin xuseen and jooqle
somaliya gaajo ilaa gajo heshiis ku laha
Cadi mahan dhamaan fananinta laxanka fanankii waynaa cabdi shire jooqle
2019 14 October hadad wadani tahay subcribe
caadi maaaha qeylo dhan masha allah
wadaniyaal aad ayaa u mahadsantihiin haka daalina dhiiri galinta maalin ayeey guushu imandoontaa intii dadaashay tariikhda ayaa xusi doonta
👍👍🇸🇴🇸🇴
😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
masha allah qeylo dhan
dastuur dowladnimadiyo hadaan helay dabiibkii daacad maamulkeenaa ma qof diidan baa jira hadaad dollar qaatiyo dira diraale aragtan dalka iyo dadka inaan la kala gooyn
Faadil Abdala sxp haa
dambarkeda mandeq andudura nomala dambedada kamaalno shisheyaha kamaalnoo duca aanku laraya kadob hel alahayow kadobhel kayeeel
fila somaalia ayey isku dilayan in ay all madaxweyne noqdan
waxey tahayba heestan awal magaceeda waa layaabana lakiin hada aad baan u la dhacay caadina maahan
Waa hees qiira leh
waaaaaw dibigii spain caad maaha jooqle nooloow
Maaansha alaaah nolada
walle Ethopia aya kow ka ah waxa dhibkeena ku farxaya ee Ilaahow quluubteena isu fur dhib ka in heystana badal ka wngsn inoogu deeq adigaa Qaadiree.
the new
Amiin Amiin yaa alllahh
masha allah noolaada
War soomaali hishiya
Qoraalkan aad soo qortay xataa anaad iga xaday.
Dalkeenoo
Burbura,iyo
Dowlad bosta
Lagu wado
Horan ugudalnee
Danta aadka leedin
Ani igama daadagin
Kuligeen Nagama daadagin
masha allah wadaniyall
#Nabad_io_nolol
dibigii spain wax loola jeedo fahmi wayay🤔
Dibigii Spain abgaal ba laga wadaa waa sarbeeb sidii Dibigii Spain bey u odd ayaan
GUUUL DALKEYGA DADKEEYGANA IS RAAC KALA JAR JARJAROOW JAHANABA KU URUR
Ma shallah
caadi mahan wadani
mash allah
wadaniyaal mnshlh
Difanta socotiyo gobalayahow isdiidane
Somalia Hasan shiek for sale?
ninka ku doodaya waxaa layga xaday miraha heesta sida (weli igama daadegin) ma wuxuu leeyahay afka soomaaliga mise hees uu sameyey oo ay ku jirto weli igama daadegin ayuu sheegayaa oo dadka u sharixi doonaa?
dalkeenoo burbura iiyo dowlad boosta laguwado
deeqsimaha dhulkeeni deganada barwaqada dhiga kudadnayaa udulqadan maynee yaa udooda nabado qiimeeya dariskoo barwaqada kudiirsada daainkeen hanaga dhigoo
Waaw
Dakanada dhexdeenaa wuu ku diirsan cadowguye
calaankeenii dagaal aan dhamaaniin ciideenii meel aan lagu nolaan dadkeeniin cuduur aan dawoobiin waa qabiil aniiga laan dheer aniigaa laan gaab dadanaa anaagoo qoxooti daalkeenii ka soo qaxaanay naadhaaeen walaalaan ayaa naahay dhalasho ayaad leedaahiin naagu shaaqeeystaay cashuurtii aay naaga jaartaan masaakiintoodii siiyo taajiir ku yaahiin aanaagaan biyo iyo baad ayaan leenaahay dhuulkeenaan waa ciidlo waar joojiiya daagaalka soo dhaweeya daadkiina iyi daadka shiisheeya oo siiya deegaan
Aaaaaaaamin
HUAHUASHUSAUHSAUHSAUHSAUHSAUHSAUHHUSA
Waa hees aad u qiiro
caadi mahan wadani