Xanuunka macaanka waxad uga guuleysan kartaa oo kaliya in aad la saaxiibto.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • ISKA JIR XAQUUQDA VIDEO-GAN WAXAY U DHOWRAN TAHAY SHABELLE TV. HA ISKU QAADAN
    Si aad mar walba noola socoto fadlan subscribe, share, like and comment.
    / @shabelletv5037

ความคิดเห็น • 4

  • @MrSheikh778
    @MrSheikh778 2 ปีที่แล้ว +5

    Aniga xitaa wuu igu dhacay macaanka nooca 2aad, waxaana ku noolahay Sweden, markii layga helay laba nuuc oo kaniini ah ayaa lay qoray, anigana waxaan badalay qaab nololeedkii hore wax sokor leh oodhan waan joojiyey jiimka waan galay mudo lixbilood ayaan waxaan iska dhimay 18 kiilo ku dhawaad misaankayga dawadana si joogta ah ayaan u qaadanayey illahay mahdii lixbilood kahor markii layga helay socorta, socortayda waxaa ahayd 76 , isbuuc kahor markii baaritaan maray waxay noqotay 39 dakhtarkii wuu yaabay, marka hadii Alle la tala saarto oo la dadaalo waa laga caafimaadi karaa Allah idamkiis, jiim iyo maalin kasta aad socod dheer samayso ilaa iyo lixkiilo matir

    • @jamalismail867
      @jamalismail867 ปีที่แล้ว +1

      Asc

    • @fatimaabdiahmed5806
      @fatimaabdiahmed5806 หลายเดือนก่อน

      Abayo aniga marki aan shah cabo madaxa laygaqaban iyo marki an cuno macan❤🎉

    • @MrSheikh778
      @MrSheikh778 หลายเดือนก่อน

      @@fatimaabdiahmed5806 abaayo ha dhihinee aboowe dheh, sawirkayga uma jeedid miyaa, iska baar kaadidaada ma badan tahay habeenkii markii aad seexato, sokorta malahan madax xanuun lkn daal oon badan kaadi badan, nooca 2baad sokorta qofkasta waa uu ku dhici karaa, marka iska baar hadii aad calaamadahaas isku aragtay