BEENTA Ka buuxda Interview ga Hanoolaato ee XANAAN SHIDANE 🤔

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • #ArimahaBulshada

ความคิดเห็น • 369

  • @hyusuf2207
    @hyusuf2207 ปีที่แล้ว +8

    Qof reer la jooga qofkii soo maray baa yaqaan ee gabadha ka tartiibi

  • @gobdeeq4541
    @gobdeeq4541 ปีที่แล้ว +16

    I trust xanaan shidane❤❤ ❤❤

  • @singlelife5965
    @singlelife5965 ปีที่แล้ว +18

    Alla habo kuuseey balaaya tahay ilahay ka cabso qufneh tariikhdiisa kama ogid😱

  • @hindinoormuse5966
    @hindinoormuse5966 ปีที่แล้ว +10

    Waxyahey edabta daran gabar baad ceebteeda daba joogtaa naa edeb yeelo dad wax dhex marey aadan aqoon haku danbaabine wax quruntey baa tahaye.

  • @fnur8929
    @fnur8929 ปีที่แล้ว +6

    Hanan Shidane ku mashquul sidaa udaba dhigatay Hodan Online ,
    ilaahoow irsaaqada yeey naga galin dadka ceebohooda inaa faagno

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 ปีที่แล้ว +12

    Yaa iisoobaar kugu yiri in ilmo laga xaaqay ma adaa oga war utube yuu idin naar geeynin subxaana llah see qof walaashaa oo kale saas ugu gafi kartaa

  • @muzhdhool2353
    @muzhdhool2353 ปีที่แล้ว +2

    Lkn wllo ma fahmin waxa intaaso juhdiya ugalisay inad ka war donto qof waayihisa ka shekeyyy ama run haka shegto ama been ha sheegto iyada iyo rabigeed aya ka xisabtami dona

  • @Nuurahassan7
    @Nuurahassan7 ปีที่แล้ว +33

    Ilahey ka baq wll uk dad naxaris leh kuma arag Aniga marka imid si naxaris daro leyla dhaqmay 😢

    • @fatuushvlogs4305
      @fatuushvlogs4305 ปีที่แล้ว +3

      Haa xaqiiqda waa sax dadka uk joogo waa cadow

    • @Nuurahassan7
      @Nuurahassan7 ปีที่แล้ว +1

      @Shine Diamond waba family abyo wlh qof bananka aya roon waxa xanunka kugu rida wa dad an ka filanen

    • @hannahani192
      @hannahani192 ปีที่แล้ว +3

      Oo xagee ku aragtay qof wax xumeeyay oo kuleh waxbaan xumeeyay naa isku xishoo been hasheegto ame run hasheegto ayada iyo ilahay

    • @Nuurahassan7
      @Nuurahassan7 ปีที่แล้ว +1

      @@hannahani192 somaha qof ku dhaha waxba sameyay ma jiro kulaha neef ari la xaren jiry waba naag cadow ah uk ado Dadka wax ku darsana aya lagu dhibsana

    • @qunesfakhy9403
      @qunesfakhy9403 ปีที่แล้ว

      Sax walaahi naxariis maleh dadka uk aniga walaalkey iyo xaaskiisa oo i xumeeyey weliba lamaba nooleen

  • @nasrakulmiye2101
    @nasrakulmiye2101 ปีที่แล้ว +5

    Walaashy horta cid been sheegee iyo cid run sheegee.allaah ayaa og. Mida kale wiilka waraystay xanaan. Wuxuu yiri. Qofkii sheekadaan xog ogaal u eh inuu ka hadlo waan soo dhaweynaa. Dada hadda kuu soo waramay may soo fariistaan oo haddii la dulmiyey sheegan inlayn caalamka oo dhan maanta waa hal tuulo oo lays wada og yahee. Allaha halaga baqo.

  • @cabdirahmanahmed6232
    @cabdirahmanahmed6232 ปีที่แล้ว +3

    Aar kuwana yaab badana dumarow Hoyooyin baa tihiin mamo xata marka aynu ilaahay xasuusano oo aakhiro han u noqono waxba aduunyada ma yaalan maanta aduunyo haday mcn tahy nabi muhamet baa joogi zcw anih runti hadl waan idiin dhameyay idinka iyo caqligiin zln Sareh xanaan is the pest family ilaahay dartii cawa 2k igaarsiiya 🕌❤

  • @dhobleydhalinteda1233
    @dhobleydhalinteda1233 ปีที่แล้ว

    Ceebaha muslimiinta markad asturto ayuu Alle swt ceebahaaga asturii

  • @nasrajimale484
    @nasrajimale484 ปีที่แล้ว +2

    Xanaan waxa laga yaabaa inaysan isku fican, qof dhahayo ma jiro gabar yar baan ku dilay. Qisadeeda in bay ka hadashay bariiski baa kaa galaye bernta jooji mamo wayn baad tahaye

  • @gobdeeq4541
    @gobdeeq4541 ปีที่แล้ว +6

    Family way is difaacayaan. qofna beentaas masheeui karto anagu Canaan shidane ayaan aaminsanahay.

    • @ummda
      @ummda ปีที่แล้ว

      Hadyna is difaciicn miyey isku cadayn lahyeen way is difcayan

    • @khadijoaliadan4931
      @khadijoaliadan4931 ปีที่แล้ว

      CebtadA alama,asturo

  • @sulthanoamanii2140
    @sulthanoamanii2140 ปีที่แล้ว +5

    Habo mcn wan ku jecelay lkn iskadaa dadka waxoda yagay u tale wax kale nosoda alle khayr haku siiyee from hargaysa ❤

  • @anisoaxmed8609
    @anisoaxmed8609 ปีที่แล้ว +1

    Tiim xanjecel halkanbey wexey kusoqorayan masha.alaah ileen shaqadii ibliis bey hayane asaa gadal katagan oo kuleh kusoco caliyay xanta magaraneysa mise waxad tahay dadka dhaha kugu xaman mayee waan kugu xadirinayaa hadaba xantu waa inaad walalkaa kashegto wax usan rali ka aheyn xitaa hadey runtahay wadembi wayo cid kudirsatay majirto ilaheyna wacadil qofina madabadhigin tankale waxa adshegeyso qofka kushegay manabibuu ahaa ilaheysodiray markad amineyso ood naledahay runtiban wada soo runta iyo xaqiqada ilahbaa og rabi halaga baqo

  • @mohamedosman3087
    @mohamedosman3087 ปีที่แล้ว +6

    Kheyr uun baad ka hadashay, adigana kheyr baad heleysaa inshallah

  • @barwaqobahjacooking3263
    @barwaqobahjacooking3263 ปีที่แล้ว +3

    Nobody knows the truth. Allah knows and that’s a person,

  • @surayaahmed9902
    @surayaahmed9902 ปีที่แล้ว +8

    Allahu akbar qofna dhibka noloshisa ku dhacay wa been lama dhihi karo teeda kale communication inay la lahayd habaryarihi saa u galay waa caadi waayo horaa laga sheekey naaye dhib kuso dhacay maahe wax hada dhacay ma aha teeda kale qoftas ma'u malaynayo sabab ay been u sheegto inay jirto ee ilaah ka baqa

  • @dawal7837
    @dawal7837 ปีที่แล้ว +5

    Illaahey kabaq,layiri bad noo soo tabineysaa qof isaga direct isaga waramayo

  • @fartunhaji2577
    @fartunhaji2577 ปีที่แล้ว +5

    Sheekadaada Macquul maahan 😂😂😂😂Waa iska naceyb aad Xanaan u qabtid ee CAADI ISKA DHIG 😂😂😂😂

  • @abshirfaarax2420
    @abshirfaarax2420 ปีที่แล้ว

    waxaa layiri been fakatay runi magaarto waa beentii ugu waynayd ee 2023 lakiinse waxan layaabay haddii beentaas nin sheegilahaa lamayabeen ee waxan layaabay sida hooyo somaliyeed waxaas ugu bareertay hadana warka waxa kujira qaar ayada ceebku ah dida laga roonaa wax oga nadiifiyay iyo niman baa nin kayga kuyiri naagtu waa naag xun iyo qaar kaloobadan hoyadaas waxaa dhicikarta in ay maskixiyan aysan caadi ahayn
    ilaah ceebeheena iyo kuwa muslimiintaba ha asturo
    Aamiin Aamiin Aamiin

  • @filsanabdimagan3325
    @filsanabdimagan3325 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂😂warjeclidaa markaa intaas oo waqtiya qof dantiisa kubixinee Ilaaheey hakusoohanuuniyo🤲🤲

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  ปีที่แล้ว

      😅😅😅 Amiin, thank you

    • @sudesaid8059
      @sudesaid8059 7 หลายเดือนก่อน

      Walsalo gabadhadaan waxay samaysay khalad mahan

  • @hodanahmed5725
    @hodanahmed5725 ปีที่แล้ว +14

    Intee ka soo baartay xafiiskee kugue fududeeyay shekay ku nacay hawiyo naceeb ay kaa tahay sxb ku barisee maskinad yahay

  • @sahramohamed9643
    @sahramohamed9643 ปีที่แล้ว +13

    Dadkey ka sheeganeyso ayaad soo xigatey, waa dad is difacayo 😂😂😂😂 dhinac 3aad loo qaatey ayey ahaan laheyd.

  • @shamsaahmed7314
    @shamsaahmed7314 ปีที่แล้ว +5

    Whole story inaad so wada shegtid ahayd not only habaryaro qabiil dhan ijafaysay habaryarahad jaso qadatay waalaga fiican yhy waxaz camal teda kale yaa og inay is difacayan habaryarhah haku danbabin

  • @omadada100
    @omadada100 ปีที่แล้ว +27

    Walaalay allaah ka cabso naftada kamatal hadi lagu dhoho noloshada anaga ka og bal kawaran ee banalay batahay.

    • @shahad2629
      @shahad2629 ปีที่แล้ว

      😅😅😅

    • @shahad2629
      @shahad2629 ปีที่แล้ว

      waa iga khoslasiisay walaahi

  • @fartun555
    @fartun555 ปีที่แล้ว +2

    Qof dhan qisadiisa aay letahay waa been subhanallah

  • @naftaomar2455
    @naftaomar2455 ปีที่แล้ว +3

    Abahed wey shegtay inu dardaray babur lkn kasa loo dardar siye dhahday

  • @bulbulos
    @bulbulos ปีที่แล้ว +6

    adiga lakin inad run shegayso anaga manaqan somalida hadaqofka runta shega benwa ay dhahan wayoayagawada benlow ah qof bini adanowalidked wax kasameyn wa iga sameyay dhaha adunka majiroarinta ninka wad bidhihikarta ninka run shega gabadha ben shegayso ninka benshega gabadha run shegayso lakin qofku wu qaldikara baswaxa lagu raco aniga hada magaladadeganahay xita maxasusto wax lagu racayay labo sano kahor marka somaliyey dadbadana iska amusandulman si lodhihin wa ben oo logu mashqulin markahabaryarehed an waraystay afku noqon mayso wayo wakuwi ay gabadhu katabanaysay marka adiguna hais kadhigin owliyo run no shegayso oo xaqiqdajirta tagna wariyad edaysay wariye qofki dhibshegta kacodsada hadu qof fican yahay wausameyn run iyo ben wariyahashaqdisa maha idacada uk ad degantahay intas benbay sotabisa adun ka wariyena go ankamaha inu dhaho waxan waben iyo run qof hadu uyimado waraysi wukaqadaya runtis iyo bentisba marka walaley anigu waxan sobaro aa xaqiqa mana ledahay max no xaqijina inad run shegayso ma codbad nohaysama videowbad nohaysaan maqlayno an arkayno marka kalkacso youtube kaga wacadi

  • @sheekocaruureed7547
    @sheekocaruureed7547 ปีที่แล้ว +7

    Caaliya wllo waxaa wanaag sanayd inaad asturto inanta xataa haday been sheegaysay in uu adigana ilaahay gabdhaha kuu asturo. In uu ilaahay kaa yeelo Kuwa uu asturo maalinta qiyaame.

  • @zamzamaxmad4432
    @zamzamaxmad4432 ปีที่แล้ว +3

    Walaahi adaa been sheegaaya hadaa lee dahay muxidiin xasan guri giisa aa lagu qayili jiray walaashiis na wadanka maba joog to ee waxaa kubee nineedo xanaan ilaahay ilaahay hakula kulan siiyo si adiga oo runa noogu soo sheegto

  • @zeinabahmed3784
    @zeinabahmed3784 ปีที่แล้ว +10

    Gawada nabadgale wadqaldantahay walalo 😂

  • @lakidagan3671
    @lakidagan3671 ปีที่แล้ว +2

    Ani somali in aan ka dhasho waan dafirayaa waayo mar walpa waxay jecel yihin dhibka hablaha in ay ceebeeyaan adi yeyna meel xun kaa galin canimadu marba bilis ku dhag balbalaarka😅😅😅😅

  • @ayanabdirashid9679
    @ayanabdirashid9679 ปีที่แล้ว +1

    Habar yarey inad xanan aamini wayso oo gabadha habaryarta ah aaminto maxa usawab ah illahay kaqab kahar xanan shidane illahay kabaq mamo wayn tahay

  • @HRU20209
    @HRU20209 ปีที่แล้ว +1

    ADIGA MAXAA KU DABA DHIGAY XANAAN SHIDANE...
    NAFTAADA KA HADAL ABAAYO INTAAD CID KALE KU MASHQUULAYSO...

  • @user-jy5hr1mv9u
    @user-jy5hr1mv9u ปีที่แล้ว +1

    London aniga labo jeer imid anoo passport USA iyo lacag wato waan anfariiray naxariis matalo cousin iyo qarabafa ugu daran 5week iyo 3week soo jogay ayaa book kaqori kara

  • @haldoortvchannel9320
    @haldoortvchannel9320 ปีที่แล้ว +1

    Sawir leesla galo macno masameynayo cidkasta og ehelka qaar marki aad mudato iney ku dhibateynayan ,qurbaha magaloyinka dalka, mida kale xanaan dhibke dareente sheegtay sida wada ognahay bilo kahor London waxaa dhib logu geestay gabar ayado oo dhibateyeen ilma adeered marka caliyo xanaan dhibkeda hadafirin adoon xog ogaal uaheen plz

  • @milyarawes6425
    @milyarawes6425 ปีที่แล้ว +5

    ASC Allah halga cabisado dumer hadani nehayi Anaga debigen baa naga beden ee anijojiin

  • @faizaabdi4916
    @faizaabdi4916 ปีที่แล้ว +6

    ilaahay KA cabso shalay hodan online aya KU dhagneyd OO meel AY KA gasho ayay waysay, hadana Xanan aya KU dhegantahay. ilaahay KA cabso gabdhaha iska dhaaf

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 ปีที่แล้ว

    Maxaad uga hadli gabadh muslimada oo walaashaaya yaa shaqo kaaga dhigay Allah ka cabso midda kale si fiican u soo xijaabo oo dhudhumadan naga asturo

  • @kungabdhoodkaroon8000
    @kungabdhoodkaroon8000 ปีที่แล้ว +3

    Been iyo run waxay rabto ha sheegto Allah ba kala xisabtamaya adiga dadka ceebohoda maxa ku daba dhigay ood u faqidaa walaaley umadu haka amaan hesho

  • @had9.sanisa
    @had9.sanisa ปีที่แล้ว +9

    Adiga maa ku haay mash qulka waa laga ficanyahay😂😂😂😂😂😂

    • @somalistar8261
      @somalistar8261 ปีที่แล้ว +1

      Runta in laga hadlo waaye

    • @nuraqallib9103
      @nuraqallib9103 ปีที่แล้ว +1

      ​@@somalistar8261runta kumakhasbana dadkana laguma mashquulo ceebta dadkana lamaraadiyo qofwalbana isagaa ugu og noloshiisa

    • @KaltunCilmi
      @KaltunCilmi ปีที่แล้ว

      Soo tay ceebaysatay habaryaraheed ayadu maxay u qarin waysay ceebta iyadoo hooyadeed ku xushmeynayso

  • @halimahersi7924
    @halimahersi7924 ปีที่แล้ว +2

    Warkaada qiimo maleh.

  • @amaljamal8501
    @amaljamal8501 ปีที่แล้ว +2

    Allah xasuuso hodan waad ka daashay miyaa

  • @dheemandhuubo
    @dheemandhuubo ปีที่แล้ว +1

    Walaalet dadka maad iska daysid oo iska cibaadaysatid inaa beenta xanaan shidane noo raadinaysid adna dan aduun iyo mid aakhiro midna kuuguma jirto anaguna sidoo kale

  • @awoshire9908
    @awoshire9908 ปีที่แล้ว

    That doesn’t mean inaanay xumayn habaryaraheed let’s stand for women , my be she has mental healthy oo aanayba caafimaad ahayn .
    Rasuulkuna wuxuu yidhi scw من ستر مسلم سترة الله في دنيا والاخره

    • @runtasheeg3347
      @runtasheeg3347 ปีที่แล้ว

      Ain't the habaryar a fellow women, why should we believe anyone without them providing any evidence

  • @dawal7837
    @dawal7837 ปีที่แล้ว +2

    Weyna sheegtey in abaheed gaari jiirey laakin asaga looqasdin

  • @abdiazizibrahim9402
    @abdiazizibrahim9402 ปีที่แล้ว +2

    Waxay tiri aabahay waala dilay oo gaari ayaana lagu dhuftay ama la jiirsiiyay

  • @foozia426
    @foozia426 ปีที่แล้ว

    Somalidu waxay jecelyahiin qofka beenta iyo xumaanta kahadla inaan runta loosheegin ilahayow hana cadaabin

  • @leyloabdulle308
    @leyloabdulle308 ปีที่แล้ว +1

    Asc adigoo raali iga ah hadalkaga ma soo tafatirin, sabaabta ay tahay ha dhex kalin familika ka dhex bax waxaa laga yaaba in ay is difaacayaan qoyska xannaan.

  • @DARWIISHAD
    @DARWIISHAD ปีที่แล้ว

    Hal ceeb qofkii asturaa ilaahay 10buu u asturi waa xaqiiq
    Gabadha la wadwado inla wadwado may ahayn aadbaan uuga xumahay ilaahay waala iloobay, kalmada beenteed weeye miisaan culus buu leeyahay ilaahay wuxuu jecelyahay basharka afkiisa iyo adimihiisa laga magan helo, waad gaftay raali gelin bixi gabadheey

  • @halimahersi7924
    @halimahersi7924 ปีที่แล้ว +2

    Yaa kuu dirsadey ruufiyaan yahay

  • @dekosharaf6823
    @dekosharaf6823 ปีที่แล้ว

    Somalidan waxan kula yabay iyaga waxa ka qaldan iygoon firin ayey qofkale uso factirinayan bal firi nagtan iyada sas habar u ah ayey garan weysay iney isasturto markasey qofkle waxeysan hubin ku dacayadenysa yab waye ilaaheey hanaso hanuniyo somaliyey ilaaheey unaqda.

  • @najahmuhiddin751
    @najahmuhiddin751 ปีที่แล้ว

    Subxaana laah Waa dhab ha dhihin adiga ma ogid ilaaheey ka cabso

  • @mama2210_
    @mama2210_ ปีที่แล้ว +2

    Free FPI ❤❤❤❤❤

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 ปีที่แล้ว +5

    Mahadsanid caaliya shariif xogta aad nala wadaagtay dadka shariifada leh xanaan haku xad gubin xanaan iyadaa nafteeda ku xad gudubtay haday cidi ku xad gudubtay waxaa ku xad gudbay nacaskii waraysanaayay

  • @nafisaahmed8560
    @nafisaahmed8560 ปีที่แล้ว

    Subxaanalaah yaa cadiim ilaaheey baqtintiisa waa laga tagay ilaaheey umada beenta sheega caddabul qabriga ayaa looga gooya beenta ma fiicno

  • @kinzihussein4720
    @kinzihussein4720 ปีที่แล้ว

    Dadkii ay cabanaysay ee hore u xumeeyey run sheegi mayaan. Adigu yaa ku dirtay ee aad baadhista u doontay. arsaaqad xalaala doono. Ilaahay ka cabso

  • @UmsumeyaHanuudi-kh7vs
    @UmsumeyaHanuudi-kh7vs ปีที่แล้ว +1

    Bisinka qof weyn ayatahe xishood Malaik Aya garbahaga Saarane Adu ilahay ka baq shaqadan wlhy. Yey naar ku geyn

  • @queenqueen1995
    @queenqueen1995 ปีที่แล้ว +1

    Habo wan ku aaminsana ma adan kamid aheyn dadka beenta sheega iyo habraha waalan, waxas aheys qf hadalkisa miisamanyahay lkn hada waad kaso dartay anymore shekoyinkga dhageysi maleh war haduuba qfka kowad dhaafo run iyo been midko yhay qfna ma sheegi karo. Ilaahey ka cabso wax hadi ay been kula noqdan inaad ka aamustid aa ku qiimo badan

  • @rodahussien1993
    @rodahussien1993 ปีที่แล้ว +1

    QA walaal gabadha nafteeda kahadashay adigu macadayaynkartid was kugu khad inaad dabadhigato

  • @nim7534
    @nim7534 ปีที่แล้ว

    Baarliin hadii la dhaho maxaa ka rabtaa yaa dadka u sheeg ku dhahay maa dadka iska dhaaftid

  • @jannahibrahim5578
    @jannahibrahim5578 ปีที่แล้ว +1

    Adiga beentaada maxaa dhahnaaa allah ka cabso

  • @fadxiyahassan3406
    @fadxiyahassan3406 ปีที่แล้ว +1

    Waxaas haduu been yahay qaftaas aakhiradeda loo yabaa subxaanallah beenta ilahay bay ka fogaysaa

  • @maryanmohamed3558
    @maryanmohamed3558 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahay ka baq

  • @kadanali-oc6qp
    @kadanali-oc6qp ปีที่แล้ว

    Quruxeeyxwaan ku salaamay.
    Qaali haku daalin Mo Fatah 2 ayay wadee anuu waxaan fahmay markay tiri waxan ku xifhnaa xadhig ma cilaajbay jiiftay May qayliso meeshu waaba soo maaliya oo waa iska oben.
    Allaah yacisak xabibti isha qumayga iyo xaasiidkuba Kuma asiibaan.

  • @aimaweheliye1745
    @aimaweheliye1745 ปีที่แล้ว +1

    Naa shaqo yeelo saas cunto looms raadiyo habar yahay neef tuureyso allaha ka cabso

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 ปีที่แล้ว

    Qofka aadanaha ah haduu naftiisa ka sheekeeyo waa ugaar laguma beeninkaro nimanka qaar gabadha waa dhibaateeyaan

  • @gobdeeq4541
    @gobdeeq4541 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahay ka cabso Caaliya Somali family way dhibdanyihib

  • @maankachannel6003
    @maankachannel6003 ปีที่แล้ว +3

    Wareeysiga ayaadan si wacan u dhageysan ee waxeey tiri 6 pound ayuu abti isiiyay qaar ayaana iga soo haray ee alle ka baq umada nabad geli Ayeeyo mid kale habaryarteed iyo ayada arimaheeda inaa dhex gasho waa ku qaldan tahay

  • @allowikaalmeyofficialchane4488
    @allowikaalmeyofficialchane4488 ปีที่แล้ว +4

    Asc. ALLAAHU ACLAM aniga gabadhaa mar hore ayaan ruwaayadaha ku daa wan jirey gaber xun oo fudud i lama aheyn,laakiin qof ilmo laga soo xaaqey ma sheegayo sababtoo ah waaba waxey ka carareyso. Hadey been tahay iyo hadey run tahayba Malaa’ik ayaa saaran garbaheeda,ee maxaa nooga gadheesh ah?

  • @sakinahss3237
    @sakinahss3237 ปีที่แล้ว +2

    Asc
    Abaayo Caaliya amey is difacayan habaryaraha. Adigo haku dambabin wuxu qof ku sheegay

  • @sainapducaysan340
    @sainapducaysan340 ปีที่แล้ว

    Habar yarba maysheegine abti yaal bay sheegtee

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  ปีที่แล้ว

      Waa been kale taasina🙄 guriga 2 gabdhood oo habaryar u ah ayaa deganaa iyo labadooda Nin

  • @foozia426
    @foozia426 ปีที่แล้ว

    Qofka runta sheega ilahay baa jecel

  • @yasminhussein4769
    @yasminhussein4769 ปีที่แล้ว

    Allah ka baq walal.
    La nooma dirsan inay run sheegtay iyo inkale.
    Walal ha hilmaamin in hadal kasta oo niraa in raqiibun catiid baa qoraya.

  • @aswanahmed5652
    @aswanahmed5652 ปีที่แล้ว +1

    حسبنا الله ونعم الوكيل
    لاحول ولا قوة إلا بالله war xanta waa xaran

  • @faisamusse8522
    @faisamusse8522 ปีที่แล้ว +4

    Thanks 🙏🙏🙏 please give us more information for UK

  • @imanisse4329
    @imanisse4329 ปีที่แล้ว +1

    Subxaan allah

  • @mjama7664
    @mjama7664 ปีที่แล้ว

    60 pound waxa ay shegtey wabgo and back e maha one way meaning 30 pound bey ka wadey one wayga

  • @kalidog5835
    @kalidog5835 ปีที่แล้ว

    Adi abaayo fbI baatahaymaxaadsa ka heleysaa

  • @Ayani25
    @Ayani25 ปีที่แล้ว +1

    Xaqaa hadii afka laga qabto feeruhuu ka dilaacaa ceebey tacaal

  • @yasmin-ix2qp
    @yasmin-ix2qp ปีที่แล้ว

    Xaqiiq daa ilahay baa oog hakuu danbaabiin iyagaa iskaa kaxiigaa

  • @maamobiibi758
    @maamobiibi758 ปีที่แล้ว

    Adiga xataa si fiican warka uma adan dhegeysanin oo gabadha wey sheegtay in abaheed gaari la jiirsiiyay si ula kac ah ayaa loo dul marsiiyay bay tiri niman daarood ah oo cidamadii maxamed siyaad ah baa dilay ayeey tiri nimanku abaheed waa dileen lkiin see u dileen si ula kac ah beey gaariga u dul marsiyeen si fiican u dhegeyso warka hubsiimo hal baa la siistaa meel cila ah dadka haka edeynin

  • @tocakitty1726
    @tocakitty1726 ปีที่แล้ว +1

    Abyo qof ka waxii oo soo Maray wuu ka hadlikaraa Waa xor yurub Waa ku noolashahay maxaa kugu dhacay

  • @qalbifuran8586
    @qalbifuran8586 ปีที่แล้ว

    Anigu ma daawan in wax loola jeedo oo qabyaalad iyo ujeedo laga danlahaa ayaan fahmey dawladana ayka denbeyso iney shacabka kolba meelkale u mashquuliso

  • @fartunfarah6447
    @fartunfarah6447 ปีที่แล้ว

    Saxiibay anaa ayeeyday wacey waa run aabaheed in uu nin askariya oo ay dagaaleen uu gaari dowladeed mariyay waagii burburku bilaabanahayay.

  • @-m9198
    @-m9198 ปีที่แล้ว

    Wow this is crazy

  • @deeqafarah3667
    @deeqafarah3667 ปีที่แล้ว

    Wax ladhagaysan karo la imow eedo wax hagaagsan lamaad imaane walaahi waligay ma arag xanaan waxba isuma ninhin laakiin dad isdifaacaya warkoodaad wadaa e wax hagaagsan keen waagaas ister card xitaa maba jirine

  • @amarehadaweh9683
    @amarehadaweh9683 ปีที่แล้ว

    Adigu maad u kala garqaadaysaa mise avocato ayaa u tahay reerka.

  • @fatuushvlogs4305
    @fatuushvlogs4305 ปีที่แล้ว

    Mid waan hubaa qof uk hooyadiis joogin ama wll la dhashay joogin inuusan caawin helayn waan hubaa taas waliba anigo aqaaan dadka uk 🇬🇧 joogo

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  ปีที่แล้ว

      UK Dowlad maxaa Digsigii aad wax ku karsaneysay kuula diyaar ah baa joogta walaal cidna looma baahna aan Alle SW aheyn

    • @fatuushvlogs4305
      @fatuushvlogs4305 ปีที่แล้ว

      @@Caaliyasharif intuu qofka wadanka fahmayo ama meesha waxas laga dalbado baranayo qofku cawinaad waa u baahan karaa

  • @faizaaliabdallah5731
    @faizaaliabdallah5731 ปีที่แล้ว +2

    Waxa igu qosol badna 5 jir nin la moodey oo la xabadeyey because nin ayaa madaxmadow, markii loo soo dhawadeyna wali lama fahmin in ay gabdh 5 jira tahey oo ay u sii haystan wiil kurey ah, canbuur iyo gabasarna waa wadata, askartas dadka meesha dhibka ugu geysatey kuwo indho la’a ayeyba ahayeen

  • @maryanhaji3960
    @maryanhaji3960 ปีที่แล้ว

    Buska one way ga haduu yahay £ 1.75 , ninka wariyaha sheeganaya asagoo wax soo baarin oo wax badan xeerin ayuu wareysigaas soo gudbiyay , hadalo badan baa is burinaya walahu aclam

  • @luuluu.69
    @luuluu.69 ปีที่แล้ว +1

    Habaryarahed waxba kama shegin qarabo kore an aheyn bey dhahday familkas

  • @aminohasssan3244
    @aminohasssan3244 ปีที่แล้ว +2

    Qofka caqliga leh wuu garan kara mesha wax ka qaldan yihiin iyo mesha saxan lkn Adiga haku dambawin qofka eedeesanaha ah marqaati ma galo ileen qofka laga cawanayay waa asaga qofkas na xaqbu u leeyahay in u is difaaco marka qof difaac ku jira hadalkisa ma rumesan karno anaga lama joogin wixi dhexdooda maray tan kale wax hore ayee ka hadlosa laga yaaba in ee dib ka hishiiyeen oo arooska ka qeeb gashay waxan kula talin laha in adan ku mashquulin waa layiri wax malagu xukmiyo marka Adiga haku dambaawin run iyo been ayada iyo aaqiradeeda intan ku daa ayadana cafis weydiso inta aad nooshihin maxa yeelay Adiga qalad mee kaa galin wadna dulmisay ilahey dulmiga wuu xarimay
    Talo walaaltino qofka hadusan wax diin ta qilaafsan aadan ku heysanin iska daa wax yalaha kale haku mashqulin

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 ปีที่แล้ว +1

      Waa sax waxay lasoo oroday dadkii laga cabanayay warkooda marka naagtaan yaa udirsaday waxaan ay daldalay so anigu qalad ayaan u arkaa in qof aan adiga kugu xadgudbin ladaba dhigto

    • @Maria-wb7lj
      @Maria-wb7lj ปีที่แล้ว

      Oo adigu marumeysan nin reerkenu igudaray oo leygu ogaa ayaa uur igu inkiray kkkk

  • @habdhaqankiisalafualsaalix7075
    @habdhaqankiisalafualsaalix7075 ปีที่แล้ว +1

    60€ waa go and back ey tiri

  • @runtasheeg3347
    @runtasheeg3347 ปีที่แล้ว

    I have seen enough qabxado or qaraabo who turned on their relatives who helped them , so xanan iguma socoto.

  • @amun5155
    @amun5155 ปีที่แล้ว

    Waxa ku kalifay?
    in ay Been sheegto?

  • @AbuTasniim
    @AbuTasniim ปีที่แล้ว +3

    Run iyo been waxey sheegtey allahu waclan aniga ma oge lakin ayada qof warayse laga qaday oo hadal ka seday rabtey u dhigatey ayay iila eked lakin Challenge ba wadda seda wax uso Gudbi haysed maqurno adigoo inta aad sheege ku hadla ayaa ixtiraam ku dare karta taase Waa fikir kayga .

    • @Deeqa-Mahbuub
      @Deeqa-Mahbuub ปีที่แล้ว +1

      Maba aamineeno qof saan u hadlaayo qoftaan wee qqldantahay Toos u dagalamooysaa yaa rumeysanaayo😂

  • @xafso5316
    @xafso5316 ปีที่แล้ว +1

    yaakuu dirsaday adigu

  • @seawater5434
    @seawater5434 ปีที่แล้ว

    Thanks ... second sheekadaadii ayaan kaa sugaa