GUURKA PART TIME KA REER🇬🇧 QISO DHAB AH

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 196

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman หลายเดือนก่อน +11

    Caaliya I.m first now

  • @faisoahmed3104
    @faisoahmed3104 หลายเดือนก่อน +4

    Waad iga qoslisay walhy Ilahy mid khyr qabe ah haku sahlo😂 oo weliba sidada qurux badan lebiskana ado kale ah ❤

    • @iwarsame946
      @iwarsame946 29 วันที่ผ่านมา

      Don't forget mash Allah sis.

  • @user-rk8jn6eo6q
    @user-rk8jn6eo6q 29 วันที่ผ่านมา +5

    layaab badanaa ilahey imanka nagamaqado aniga hadan ushegaya kuwa habaryarahy ah iyo edoyinka waxan ushegaa inanan sodhaweysan donine haigu solugoina inshaallah

    • @meyranrooble3049
      @meyranrooble3049 27 วันที่ผ่านมา +2

      Ma shakidey qalbi 😂waa lakala shakiyey 😂

    • @user-nt5sz6dg2r
      @user-nt5sz6dg2r 25 วันที่ผ่านมา

      ​@@meyranrooble3049😂😂😂😂😂

  • @saynebsaleh9254
    @saynebsaleh9254 29 วันที่ผ่านมา +3

    Caaliyaay wllo waad iga qosli say maansha alaa qurux ley

  • @SumayaElmi10
    @SumayaElmi10 หลายเดือนก่อน +6

    Subhanallah waxaas ookale Guur la, aan baa dhaanto Walciyaadu Billah Iimaanka Allah hanagu sugo Aamiin yaa Rabbi

  • @_Khaalid
    @_Khaalid หลายเดือนก่อน +16

    What goes around comes around 😂😂😂

  • @fertunali1007
    @fertunali1007 28 วันที่ผ่านมา +4

    Caaliyo wan ku jeclnahaye foodan iska astur sidii iraaniyinta ad bananka so dhigtay 😊 gacmihii ayan qati katagneyn indhaha ad naga gelineyso hadana fooda is astur baaye war baa

  • @mohamedahmed4511
    @mohamedahmed4511 หลายเดือนก่อน +15

    Qudbasiro part time marriage ha yeelina hablaheyga dhib ma’ahane dheef kuma arkeysiin Otherwise you will regret later.

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 26 วันที่ผ่านมา +1

    Xasbunallaahu wanicmal wakiil. Oo qayaanada watba kusii talo gashay way qorshaysay inay ninkaas soo fuursato oo gabadheeda qalbiga ka dhaawacdo. Walciyaadu billaah. Dulmiga ayaduu meel u yaalaa.

  • @kanzaamsterdam2868
    @kanzaamsterdam2868 หลายเดือนก่อน +2

    Maanshallah u good girl i always .Somali women Good Allah Ye xafid ❤️♥️

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn หลายเดือนก่อน +5

    Rag xirta jakadaha xiliga summerka vitamin c ku yar ismana fahman 😂😂😂 cabsi cabsi waye

  • @user-wx4rd9sv4j
    @user-wx4rd9sv4j หลายเดือนก่อน +5

    I need that marriage,miss Aliyo.

    • @ahmdadn9165
      @ahmdadn9165 หลายเดือนก่อน

      labo iyo dhadig mid keed tahay

  • @xaliimoxaliimo1782
    @xaliimoxaliimo1782 หลายเดือนก่อน +7

    waa qudbo siradii oo english laga dhigay illhaw na astur amin

  • @meymunaali7850
    @meymunaali7850 29 วันที่ผ่านมา +1

    Caaliya we really appreciate.
    And we truly missed you

  • @dahirawke9268
    @dahirawke9268 หลายเดือนก่อน +4

    Application ma reer 🇬🇧 kaliyaa mise Africa iyo USA 🇺🇸 waa kujiraan caaliyaay

  • @Doubleclasheditz
    @Doubleclasheditz หลายเดือนก่อน +3

    Hadan single mom nahay way nagu socota no so badi insha Allah wan kusalamaya

  • @idilhussein4549
    @idilhussein4549 หลายเดือนก่อน +2

    Caliya MashaAllaah abayo illahay darting aan ku. Jeclahay Qarxiso says aan kugu jeclahay

  • @cagtakahooscadaawahasoomaa5735
    @cagtakahooscadaawahasoomaa5735 28 วันที่ผ่านมา +3

    Waa kaa shakiyey, caawa ma adigaa is wada

  • @Sultan-ee3ej
    @Sultan-ee3ej 29 วันที่ผ่านมา +2

    Walaley watigaada ka faaiideyso qurux waa leysaga daba imaanaa.ha ha ha

  • @FaadumoCumar-g7d
    @FaadumoCumar-g7d หลายเดือนก่อน +2

    Mansha allaha tabaarakallaaha caaliya qurux wan ku salaamaya😊

  • @AhmedIbrahim-2110
    @AhmedIbrahim-2110 หลายเดือนก่อน +4

    Caliya ❤ waxaan maqlijiray hees lion Richy part-time lover 😂😂😂😂😂

  • @somaligirl8743
    @somaligirl8743 หลายเดือนก่อน +2

    Caqliga masiib tahay noowad sheekaynayso xbbti so funny ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-js1of9cz3o
    @user-js1of9cz3o 29 วันที่ผ่านมา +2

    Caaliya waan ku salaamay waa saas singal mother naf bey leeyihiin midba mid haka xado ninkeeda mida kale laakiin ogaada waxaa kaagii kaga soo tagtay baakana ku qaadan

  • @sucdihussein7533
    @sucdihussein7533 หลายเดือนก่อน +2

    Hayaay Caliya shariif haleyska ilaliyo wey cadeysey xalaal barqo ama dharaar aya la khasha😂😂😂❤️💕🌹

  • @samirr546
    @samirr546 หลายเดือนก่อน +6

    Inantan Ina shariif marka aan sii jiifsanayo xitaa hadii aan arko sheekadeeda waan sii dhegaystaa!!

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  หลายเดือนก่อน +1

      Mahadsanid walaal Samiir💐💐

    • @samirr546
      @samirr546 หลายเดือนก่อน +1

      @@Caaliyasharif bal aan is muujiyo marka aad fadhiga ka kacdid oo nin rag ah aad keento xeedhadii la yaqaanay aan la soo shirtago.

  • @norajabril7955
    @norajabril7955 หลายเดือนก่อน +2

    Cuirass jug leh waan ku salaamay qaali 🩷🩷

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  หลายเดือนก่อน +1

      Waannkaa qaaday Nora xbbti❤️

  • @banadirsalah1756
    @banadirsalah1756 หลายเดือนก่อน +2

    Maanshaalaa qurxdaada dhalaalkaaga ayaan daawafaa

  • @khadraali8373
    @khadraali8373 หลายเดือนก่อน +5

    Miskiin allahkuqaad qiyaanaley
    Way kusugeysa waxad meeldhigato Qof na nabsi hakagelin weliga aqas illahow nin naagleh hanagusaladin

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 หลายเดือนก่อน +5

    Asc caaliyo qurxubadan waxaa cawo iyoayaan lahaa ninkii adoo yare oo gawar ah ku guursaday waaw waaw❤❤❤❤❤❤❤❤ hore usuco guuleesta reer qardho❤❤❤❤❤

    • @abdijama1984
      @abdijama1984 หลายเดือนก่อน +1

      Maashaa allaah maasha allaah❤❤❤❤

  • @FatimaAli-wq4ix
    @FatimaAli-wq4ix 29 วันที่ผ่านมา +2

    Sidookale love you ❤

  • @33750
    @33750 หลายเดือนก่อน +2

    Wan ku xiisne ❤️

  • @user-vg4mb9vn3r
    @user-vg4mb9vn3r หลายเดือนก่อน +2

    Mashallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Qabyaaladdiiday
    @Qabyaaladdiiday หลายเดือนก่อน +2

    Hawar yarteey illaahoow Hawaar Ha.ku ridin 😢😅

  • @nooranoor7774
    @nooranoor7774 หลายเดือนก่อน +2

    Caaliyaa sooda sheekooyinka u are so funny walahi 🤣😅

  • @ZaraHuss
    @ZaraHuss หลายเดือนก่อน +3

    ❤❤❤❤ caaliya gabar daran baad ahaan jortay😂😂😂😂😂😂

  • @abdullahiosman6840
    @abdullahiosman6840 24 วันที่ผ่านมา

    Maasha Allah ❤️

  • @dhamaystiran8342
    @dhamaystiran8342 หลายเดือนก่อน +4

    Mid single father ah oo isoo kaxaysta hadhowne aaa ugu boodo isooraadiya plz😂😂

  • @maryannnnn942
    @maryannnnn942 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤ kkkkk caaliya😂caadi ma tihid ❤❤❤❤

  • @rukiamohamed6699
    @rukiamohamed6699 หลายเดือนก่อน +2

    Reer magaal ❤❤❤🎉🎉

  • @miskinah2036
    @miskinah2036 29 วันที่ผ่านมา +2

    Waa iga soo fakatay 😂😂😂

  • @sakinahss3237
    @sakinahss3237 หลายเดือนก่อน +2

    Caaliyah you’re funny ❤❤❤

  • @user-up5ze8ex2b
    @user-up5ze8ex2b หลายเดือนก่อน +3

    Asc caaliyo is astur wll

  • @farahcasowe6346
    @farahcasowe6346 28 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤ kkkkkkkkk magaceedii ❤

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 28 วันที่ผ่านมา +3

    Laabta iyo timaha noo qari walaal kheyr Allaha ku siiyee.

  • @rahmahassan1150
    @rahmahassan1150 29 วันที่ผ่านมา +1

    Nayadahen shekadi ankaso dhageysanay Hamdi home Dekor iyo caliya waxba😂 ka jiira

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah you look good always indr nagadagee 😂

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 28 วันที่ผ่านมา +1

    Walee anigu nindiid ayaan ahay ninba haymaqashiin

  • @kaidosultan9882
    @kaidosultan9882 หลายเดือนก่อน +1

    Offff caaliya qurux wan kuso dhunkanaya walashay

  • @_Khaalid
    @_Khaalid หลายเดือนก่อน +2

    Iiiiii wad sheekada ❤❤❤❤
    Jecliyaa guurkaaas 😂😂😂😂

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman หลายเดือนก่อน +5

    Waa qudbo siraha uun miyaa dee gabdhuhu iyaga ku qanacsan in la qariyo

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  หลายเดือนก่อน +1

      Maya Qudbo siro ma aha walaal. Waa guur gabadha weligeedu bixinayp laakiin Xaaskiisa kale ayuu ka qarinayaa inuusan naag kale qabin. Part time⏲️ baan u bixinay😁

    • @umusahra2521
      @umusahra2521 28 วันที่ผ่านมา +1

      @@Caaliyasharifilmo ma dhalayaaan miyaa xataaa ilmaha miyaa la qarinayaaaa🤭

    • @shushuyousif2184
      @shushuyousif2184 27 วันที่ผ่านมา

      @@Caaliyasharifهههههههه

    • @nimosuleiman
      @nimosuleiman 27 วันที่ผ่านมา

      @@Caaliyasharif Haa sax mahadsenid wll

  • @SAJamar
    @SAJamar 25 วันที่ผ่านมา

    Please codadka hagaaji because its only on the lefy side when I'm wearing earphones.

  • @hamdi16ali87
    @hamdi16ali87 หลายเดือนก่อน +2

    Masha A'llah sis ❤

  • @ayaanaxuseen1408
    @ayaanaxuseen1408 หลายเดือนก่อน +1

    Timaha yar hagaajiyo sheekada Quruxeey ❤❤❤

  • @wandaba90
    @wandaba90 หลายเดือนก่อน +3

    Habo your so funny 😂😂😂😂

  • @nasrayasin4472
    @nasrayasin4472 25 วันที่ผ่านมา

    Caaliya wallahi is funny !

  • @halimamohamed8090
    @halimamohamed8090 หลายเดือนก่อน +2

    Anaa ka mida kuwa soo jeeda habo

  • @aminaqadroali5830
    @aminaqadroali5830 หลายเดือนก่อน +2

    Caliya waa qosol

  • @lilyatajaldin666
    @lilyatajaldin666 หลายเดือนก่อน +1

    Nosobadi sheekoyinka Single Mothers ka 😂😂😂😂❤

  • @rukiamohamed6699
    @rukiamohamed6699 หลายเดือนก่อน +1

    Mashalha he lost good wife

  • @fatumaahmed4566
    @fatumaahmed4566 หลายเดือนก่อน +1

    Asc inderty wn ku salamy

  • @qali0mar645
    @qali0mar645 หลายเดือนก่อน +1

    Abyo so baadiy sheekoyka🎉❤❤❤

  • @deqasheikh5396
    @deqasheikh5396 หลายเดือนก่อน +5

    She's very funny

  • @fatimaabdirizak2117
    @fatimaabdirizak2117 26 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂 caaliya waa funny wlhi adigii baa isku dhaqaaqay

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  26 วันที่ผ่านมา

      hhhh Marmar waa loobaahan yahay inaad Adxbtaada qaar ka mid ah noloshaada ama dabeecadahaaga u sheegtid😁

  • @dahaboahmed1440
    @dahaboahmed1440 หลายเดือนก่อน +2

    Kkkkkkkk caliyo waxan ku jecelahay xanta fresh kah kkkkkk

  • @gineysaid4801
    @gineysaid4801 หลายเดือนก่อน +1

    Keep going Habo

  • @norajabril7955
    @norajabril7955 หลายเดือนก่อน +1

    Aliyaay kugu xiintay you are funny 😄 😊😅😮

  • @norajabril7955
    @norajabril7955 หลายเดือนก่อน +1

    Noo soo badi sheekooyinkan waan ku haystaa kkkkk

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 หลายเดือนก่อน +2

    😂😂 nin diido that's me 😇😇

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  หลายเดือนก่อน

      🤣🤣🤣 Waleee

  • @kadrahassan2567
    @kadrahassan2567 หลายเดือนก่อน +3

    Habaryarey afcuncun baad qabtaa war mahaynkaro markaad tiri qosol 😂😂😂

  • @fatumamohamed3262
    @fatumamohamed3262 หลายเดือนก่อน +1

    Funny lady

  • @meymunaali7850
    @meymunaali7850 29 วันที่ผ่านมา

    May Allah bless you always

  • @qali0mar645
    @qali0mar645 หลายเดือนก่อน +1

    Mashalh

  • @Aasiyayr277
    @Aasiyayr277 หลายเดือนก่อน +1

    kkkkk Alla waan qoslay😂😂😂

  • @guleedciise4497
    @guleedciise4497 28 วันที่ผ่านมา

    @Caaliya Ani mid Safriso ah iisoo raadi

  • @abdullahinur2178
    @abdullahinur2178 19 วันที่ผ่านมา

    Assalama Caleikum Ww, Caaliyo,

  • @MamaUma-h9o
    @MamaUma-h9o 23 วันที่ผ่านมา

    Caaliya bal single soo qabo

  • @yonishashi491
    @yonishashi491 หลายเดือนก่อน +1

    Qisadii gabadha Norway

    • @rahmahassan1150
      @rahmahassan1150 29 วันที่ผ่านมา

      Haa wlhi abayoy armay nagtan tahay qisadi Xamdi home Dekor anigu wan shakiyay

  • @rukiamohamed6699
    @rukiamohamed6699 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂l like your actions 😅😅😅

  • @meyranrooble3049
    @meyranrooble3049 27 วันที่ผ่านมา

    Caliya shariif aniga habenka farax santahay oo fardi baxeysid aada u jeclahay waayo hawlo badana nooga dhacda hal sheeko ma ahane dhawar sheeko isku dhex jirta waaye 🌟seedigen ha na tusin ee lkn farxada ha naga qarsan aadana u shidan tahay waxa nasiible seediga ku hela 🌟mida kale qalbi janalka waa ku huruda ee kala kaci oo sheekoyinka soo fasax oo jaanis na sii saxibada qalbiga nahay 🌹🌹🌹

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  27 วันที่ผ่านมา

      Mahadsanid xbbti😍 waan ku faraxsanahay inaad Fardi baxa jeceshihiin😅😅

    • @meyranrooble3049
      @meyranrooble3049 27 วันที่ผ่านมา

      @@Caaliyasharif aad oo ween allaha idin xifdiyo adiyo awladada🌟

  • @user-tg2bg1wu3b
    @user-tg2bg1wu3b 26 วันที่ผ่านมา

    Qosol iguma harin😂😂😂😂 qooq aa kkkkkkk

  • @believeyourselfmhdabdi2818
    @believeyourselfmhdabdi2818 หลายเดือนก่อน +3

    You're so funny 😁 dear sister caliya

  • @MamaUma-h9o
    @MamaUma-h9o 23 วันที่ผ่านมา

    Mid habaysan uk.london joogta

  • @qaafmaxamed5372
    @qaafmaxamed5372 29 วันที่ผ่านมา

    Miyaa lagu furey adna

  • @fartuunsharif2443
    @fartuunsharif2443 23 วันที่ผ่านมา

    Kkkk walaahi waad iga qoslisay

  • @ahmedmursal9893
    @ahmedmursal9893 29 วันที่ผ่านมา

    Asc ina shariif waad iga qoslisay kkkkkkkkkkk isoo qabo

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud9617 29 วันที่ผ่านมา

    Caaliya jecliyoo 😂😂😂 waa iga qoslisay

  • @ahmdadn9165
    @ahmdadn9165 หลายเดือนก่อน +1

    gabadh maraykan ka joogta oo shuraako guur diyaar u ah inta u dhaxaysa 30 to 40 ,dm ka igu so reply garee

  • @aminacabdi3913
    @aminacabdi3913 19 วันที่ผ่านมา

    Ascwb

  • @sumadqaran
    @sumadqaran 23 วันที่ผ่านมา

    Waa naago qalbadu jabtay

  • @LimoonHaji
    @LimoonHaji หลายเดือนก่อน

    Love you ❤caaliya wax dhaca weeyaan

  • @idilhussein4549
    @idilhussein4549 หลายเดือนก่อน +1

    Asc all

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  หลายเดือนก่อน

      Wms waraxnatullaah walaal💐

  • @abdinurmahamed3147
    @abdinurmahamed3147 29 วันที่ผ่านมา

    #Xaaska kale inaay ogaata sharci ma,aha Maxaa laga ogeeysiin oo sabab ah

  • @Arafodore
    @Arafodore หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂 lovely story that ended with a great karma.

  • @user-uv9gt5wr4f
    @user-uv9gt5wr4f หลายเดือนก่อน

    Alla caaliya waba dharsan thye wa iga qoslisay walhi

  • @Abyanlady
    @Abyanlady 18 วันที่ผ่านมา

    Quruxeey waa kaahelay nh😂😂😂

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  16 วันที่ผ่านมา

      🤣🤣🤣🤣🤣

  • @aragsanismael4912
    @aragsanismael4912 24 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @anfacdadkaagaofficial6479
    @anfacdadkaagaofficial6479 29 วันที่ผ่านมา

    Ala Aliya jecliya 😂😂😂😂

  • @sunari8818
    @sunari8818 29 วันที่ผ่านมา

    Caliya waxaan jaclahay sida aad uga shegeysid single modherka iyo mar mar odagaagi hore, marka waxey ila tahay inaad weli ninkaagi hore aad qalbiga ku heysid waa kaftan intaas

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 หลายเดือนก่อน +2

    Waxa aad kala qaad qaadeysaan iska baara

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  หลายเดือนก่อน

      Baadiye lama joogo walla qof walba GP buu leeyahay qof xanuunsan maqooq🤣

  • @user-rp3dw6xh9q
    @user-rp3dw6xh9q หลายเดือนก่อน

    Naag raqiis ayadaa iska dhigaysa maxaa laguu qaranaa ilaaheyba kuma qarine wuu ku karaameryaye aqas caleeg dumar wa isbahdileen😱😱