XABIIBO GABADHA POLICEKU U DAATAY🤔

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 285

  • @sahraGuled-x4j
    @sahraGuled-x4j 2 หลายเดือนก่อน +9

    Subxanalaah Allaah kabaq malin Ayaa jirta lagu xisabinaayo ee naftaada unax abaayo waa iga nasteexo xabibo waanaqanaa isu magaalana waan daganahay waxa aad aqrineysid waa been ee illahay kabaq qaali

  • @jihanjannah21
    @jihanjannah21 2 หลายเดือนก่อน +9

    Xabiibo gabar runtii diin leh waaye..uma eko beenaley. I believe her..laakiin runtii nolosheeda in ey qarsato ayey eheyd. Allaha maskiinta badbaadiyo

  • @Sheerinabdiwaha
    @Sheerinabdiwaha 2 หลายเดือนก่อน +8

    Caliya dad ku way yaqanan xabiibo kartida way leedahay masha alah in loo yidhaahdo weeye jamacada way dhigata ee qofka kagaso waramay waa beenale reerkani waa dad iskh filan oo noloshoda hi ka dhigay walalo

    • @halimoatteye1368
      @halimoatteye1368 หลายเดือนก่อน

      Qurbo hadad joogto o ciyaal leedahay baad fahmi laheyd been wey sheegtey 11 caruura lagama qaateen hadey cadh qaadan kuma ilaalinayaan hadaad waxooga ubadka ku korin

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 หลายเดือนก่อน +25

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw

    • @naimahussein3911
      @naimahussein3911 2 หลายเดือนก่อน

      Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @MsLajecel
    @MsLajecel 2 หลายเดือนก่อน +6

    Social media markuu qofku noloshiisa qaaska u aheyd uu soo dhigo, 100% wuu ka shalaayaa. Nimcada qarsada ayaa nalagu kari la’yahay. Faanka waa kaas caqabadiisa. Caruurteeda Allaha u soo celiyo, walaasheen Xabiibo. Inteena kale Allaha naga yeelo kuwo ku waana qaata.

  • @SamraaOmar
    @SamraaOmar 2 หลายเดือนก่อน +46

    Dhibka ku dhacay wa caynul xaasid nicmadeeda inay qarsato yay ahay waxba laysuma quuro ✌️

    • @han47722
      @han47722 2 หลายเดือนก่อน +7

      Isha allaha ka qabto una siyaadsho nimcada

    • @SaraUsama-o6n
      @SaraUsama-o6n 2 หลายเดือนก่อน +1

      Waa runtaa Dadka intooda badan Waa Xaasidiin Subhanallaah

    • @halimoatteye1368
      @halimoatteye1368 หลายเดือนก่อน

      Adiga gacan shisheeye ku nool secret life kaaga soo bandhig wa caqli daro

  • @munaabdi9626
    @munaabdi9626 2 หลายเดือนก่อน +40

    Dugsi quran wax ka sharafbadan majiro!

    • @SacdiyoMahamed-r6u
      @SacdiyoMahamed-r6u 2 หลายเดือนก่อน +5

      Allahu Agbar Quraaanka ya ka fiiicannn❤

  • @munaibrahim2054
    @munaibrahim2054 2 หลายเดือนก่อน +4

    Karti baa laisderyahay habibty nagaha somalida xasidnimo kunece SubhanaAllah hadii at adiga gaari weeso maaha ayada inee sidas tahay

  • @maryamisse6494
    @maryamisse6494 2 หลายเดือนก่อน +16

    Sidaad ujeceshahay inaa laguu camiro ama lagu amaano ayaay ayaduna rabtaa ee somalina war uuma hayside walaashaa somali kula ah muslina kula ah haa xaman ee tuf hilibkeeda dunido waa maalmee😱

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 2 หลายเดือนก่อน +1

    Absolutely dadkaaga lagama dhexbaxo agree caliya indr❤❤❤

  • @safiyoabdullahi4223
    @safiyoabdullahi4223 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahey kabaqa oo daya walihiina warmarka sameya waxan la owoodin majiraan qofkii waqtiga kafaiideysta

  • @MuxiyadiinXaajimaxamed
    @MuxiyadiinXaajimaxamed 2 หลายเดือนก่อน +11

    Walaal waxaan kuleeyahay itaqilaa ilaahay kacabso waxaa layidhi halceeb hadaad asturto kun ceeb aad leedahay ayuu ilaahay asturaa ee aakharadaada hawaayin

    • @faisaakhyaar7775
      @faisaakhyaar7775 2 หลายเดือนก่อน +1

      Habraha nolasha ka dhacay xabiibo ma jeclo

  • @fawsiagaal6901
    @fawsiagaal6901 2 หลายเดือนก่อน +2

    Gabadha hadii karti alle siiyay Maasha allah dhaha ee hadal ku dhiigle nimda joojiya
    Adiga Ilaahay ka baq
    2 malag aa garbahaaga saaran suaal baa kaa danbaysa.

  • @zuzuqurux6828
    @zuzuqurux6828 2 หลายเดือนก่อน +3

    Maskiinta illahay ha caawiyo waa gabar walasheen ah waana hooyo karti badan

  • @SadiahasassanKasim
    @SadiahasassanKasim หลายเดือนก่อน

    Walaalayalow illaahey haloo baryo xabiibo il ayaa ku dhacday illaahey ha badbaadiyo iyada iyo caruurtedaba aamiin yaarabbi

  • @duniyosarmaney8631
    @duniyosarmaney8631 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha ugargaro maskinta wax walbo ku dhacay wa qadirka alla caruurna laguma qaban Caliya uqir gabadha dadalkeda iyo kartideda waxad tiray 7 sano ayey jogta wana aragna sidey luqada Jarmalka ugu hadleyso kawaran qofka joga 25 sano hadane lotolkeyo

  • @rodamahamoud
    @rodamahamoud 2 หลายเดือนก่อน +3

    Subhanallah

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 2 หลายเดือนก่อน +3

    Quraamka ayaa ugu wanaagsan wax la barto

  • @zamzamhassan9394
    @zamzamhassan9394 2 หลายเดือนก่อน +7

    Bisinka war anaga yaab aragnay qof kasto burso wayen qatay oo dhahay jamcadn adaa waa layska aqbala luqaday jamacd uga dhegtay hhhhh hoyo 7 years ago with 11 kids iyado dhaga xeran timi ma dhci karto
    Aqligu ha shaqeeyo luqada
    Jarmalka luqada way adagtahay si salhalan inaa ku bartu waxan aqana daad joga 10 sano oo si faacan u dadaalay hada uun bay dugsi sare galen ok marka
    Jamada igu so orod maah wax fahama somaliyey

    • @AmbiyoBuule
      @AmbiyoBuule 2 หลายเดือนก่อน +2

      Na Somalia ayayba kuso dhameysay jamacade waxadn aqon u lahyn ha Ku dambabin

  • @mustaqbalabdiweli
    @mustaqbalabdiweli 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ina adeer gabadhaan waa gabar karti badan.
    Waxayna rabtay ganacsi hirgaliso .Ganacsi bayna baratay. Waana gabar wax soo baratay ooo mogdisho waxay dhistay system ilmaha iyaga oo aan la dilin wax la barikaro . Waxay macalimad u aheen ilmu aad adigu Edo tahay. Habiby familygeeda waa family wax baratay.
    Ina adeer waxbaro. Gaaladuna kor bay usii qaadeen sawirka runtaa bay tustay .

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 2 หลายเดือนก่อน +4

    Xabiibo Jaamacad way dhigataa iyadaa suaalo ku saabsan qaliinka waydiinaysa Sheekh Uzili aan aragna nolosheeda in ay soo bandhigto u ma fiicna.

  • @umoahmed4221
    @umoahmed4221 2 หลายเดือนก่อน +3

    Hada ka hor anoo wax iskakaa daawada lkn intaa badan aan like saarin bay gabadh yaroon dhalay iyadoo ila daawanaysa bay tidhi dee like usaar ilaa dadka intaasayrabaane😂 maalintaa kadibna lama dhaafo dhac

  • @SahraHassan-r2c
    @SahraHassan-r2c 2 หลายเดือนก่อน

    Adiga waxaan kugu jeclahay qabyalaad kama hadashiid intaan ku arkaay laguma moodo darood wallahay nadiif baad tahay masha allaah

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 2 หลายเดือนก่อน +17

    Jaamacad waay dhigata anaa muuqaaladeeda daawan jiray 2023 billowga youtubekeeda 2023
    Waliba iyado aadeysa jaamcadda anaa daawaday

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  2 หลายเดือนก่อน +2

      Markey ilmaha schoolka geyneyso baad aragtay🤣

    • @samiyaahmed3410
      @samiyaahmed3410 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@Caaliyasharifhhhhh waalaga yaabaa

    • @Aymo72
      @Aymo72 2 หลายเดือนก่อน +5

      ​@@Mumino-s9l yes is true iney kaxunyihiin saanaa kuudaliil ah xaasid ayagoo dhan dad waxba umaquuraan uff

    • @Ilhansweet
      @Ilhansweet 2 หลายเดือนก่อน +4

      Jaamacada xataa online bay ku dhigan kartaa xaasid ka ilaahay haka qabto

    • @saynf
      @saynf 2 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@samiyaahmed3410waan yaabanahey, aliyah waxa kudhacey?😢

  • @SafiyoSalaad-n1n
    @SafiyoSalaad-n1n 2 หลายเดือนก่อน +2

    Sidee walshaa oo dhiban u sii ataageysaa maamo weyn aan naxariis laheyn baatahay midakale maseyr baa kuhaayo xabiibo waa hooyo karti badan

  • @MoDhaqane
    @MoDhaqane 2 หลายเดือนก่อน +10

    Walaaleey Allaah kabaq shariif oo yarbaad tahay maxaaaa kaa galay naaa xishoo yaahuuu

  • @Rahmanali-l8s
    @Rahmanali-l8s 2 หลายเดือนก่อน +9

    Subxanalah quranka mawax lagu qosla

  • @XallinCaafimaad
    @XallinCaafimaad 2 หลายเดือนก่อน +8

    Anigu gabadhaa wax dhaliila uma hayo inay gabdh karti leh tahay baan u arkaa saddex titock habo wlhi waa karti adiga qudhaadu gabadha haw gafin haday yadu khald samaysay xataa maaha in laga dabo sameeyo kaliya u nasteexeeya

    • @FaadumoMohamud-eq3de
      @FaadumoMohamud-eq3de 2 หลายเดือนก่อน +2

      Khaladba laguma haysto xbbo kaliya waxaa lagu haystaa see qof karti leh ay utahay waaye maseer ayaa haya dadkaan

  • @deeqaali4536
    @deeqaali4536 2 หลายเดือนก่อน +2

    Naa umada nabad gali gabadh kasta oo karti badan waad ku dhagantahay karti iyo aqoon midna kuma gaadhid gabadhan magaadhid waligana magaadheysi waxytiri daqiiq bay xashta maaday ku xashi laheyd Caruurteeda ayeey ayeey udhididaysa wana hooyo fiican shaleybey ahayd markaad hodan oo aad hooyadeed leegtey o ad dhalikarto aad haysatey ayado ah hooyo caruur korsaneysa atad tiri cabayado ayeey dhex fadhida naa xishood oo dadkaagu haku ceshtan

  • @Aasiyayr277
    @Aasiyayr277 2 หลายเดือนก่อน +2

    miskiintas hada ciyaalka maa laga qaatay Allooow usoo celi miskiinta iyda social mediaha ha iska dayso ubadkeeda hakoriso Anu waan kanaxay inantaas miskiintaas so sorry Aynu u duccayno uun dad xaasidiiin ah ayaa jira

  • @munaibrahim2054
    @munaibrahim2054 2 หลายเดือนก่อน +2

    Daadkada hanicin kuteh ma daadkan xasidiinta oo wanag iyo hormar kuu ogaleen SubhanaAllah daadkam xumaan raadiska habraha maseerka ladimanoyo oo inee gabar somali ah hormarto udiidan iil iyo hadal xuun laordaayo aduunka waxan unecbehe qof gabar somali xaasdo naa hadii ee 8 kilo xaashto 3 tictok furate jamacatna digato ayadoo 7 years joogto kaarti iyo dadaal bee kudeertahay qumayoyin baa tihin ee gabdaha islameet afka kadaaya sadax luuqat bee kuhadashaa adiga luqadee kuhadashaa?

  • @allowthechat359
    @allowthechat359 2 หลายเดือนก่อน

    Aliyo xasin nimadaad iyo xiqdigaaga waad is qarin weysay xabiibo waa nag karti iyo dad nimo leh la dhimo xasidnimadad iyo cuqdadada

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  2 หลายเดือนก่อน

      Walaal maba aqaane maxaan ka xasdayaa?? Qofkii Social media Yimaada warkiisa waa la keenayaa waxna waa laga dhahayaa anigu ma keening iyadaa is keentay xbbti

  • @KosLondon-c4k
    @KosLondon-c4k 2 หลายเดือนก่อน +2

    Adigu walaaley maxaad ugu digan ilaahey ka.baq oo iska inaad ku faraxdid qof dhibaato ku dhacdey
    Ilaahey ha laga baqo,.qof waliba ceeb waa leeyahey

  • @rodamahamoud
    @rodamahamoud 2 หลายเดือนก่อน +2

    Allahu Akbar

  • @bima9383
    @bima9383 2 หลายเดือนก่อน

    Caliya sharif sakin maha kan yiri dugsiga waa sh Adan madobe

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  2 หลายเดือนก่อน

      Walee ma Shiikh Adan Madoobe buu ahaa kii yiri dugsi keliyaan soo dhigtay🤣

  • @khube732
    @khube732 2 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanalah allow nacafi dhib qof kudhacay oo lagu farxayo qof aan ilahay kabaqaynin ayaa lagu arkaa

  • @AbdallaHajio
    @AbdallaHajio 2 หลายเดือนก่อน +1

    Qof weyn baan tahay ceebaha dadka dayni weydeye Insha alllaah ceebtadan sugeyna Mar dhow

  • @Ilhansweet
    @Ilhansweet 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xabiiba ilaahay cadowga iyo xaasidka haka qabto waa qof dadnimo ilaahay siiyay jaamacada way dhigan kartaa iyadoo caruur korsanaysa online bay ku qaadan kartaa dadku wax isuma quuran

  • @_Khaalid
    @_Khaalid 2 หลายเดือนก่อน +2

    Inaad noo mahadcelisay baad adiguna u mahadsantahay.❤❤

  • @amira1438
    @amira1438 2 หลายเดือนก่อน +1

    bisinka ilen somali wax iskuma qurto siba dumarka somaliyed allow alle

  • @_Khaalid
    @_Khaalid 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤

  • @xaawojannaay1068
    @xaawojannaay1068 2 หลายเดือนก่อน

    Waa run maansha allaah Maansha allaah

  • @fowzia-hy6fc
    @fowzia-hy6fc 2 หลายเดือนก่อน +6

    Caaliya dhib badanaa qof jaamacad dhigta 8 kiilo oo bur ah ma xashi karaa 😂😂😂

    • @nasro7666
      @nasro7666 2 หลายเดือนก่อน +1

      Kkkk

    • @AmalAbdiyusuf
      @AmalAbdiyusuf 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂 san u qosleye wn daleye 😂😂

  • @kadraahmed2563
    @kadraahmed2563 2 หลายเดือนก่อน +6

    Caaliya let her down u are so jalous

  • @rifalalsharif2884
    @rifalalsharif2884 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wll ilahay ka cabso way dhiganjirty jamcda wayna dadashy dadbaa malaa sikhaldn wax kugusoo gudbiyee xasidaye wadadashay gabadhu wllhi kuwiilayimi wadanka mar wax ay yaqanan malaha

  • @MaidaAhmed-uh4rw
    @MaidaAhmed-uh4rw 2 หลายเดือนก่อน +14

    What goes around comes around

  • @hsaksa8264
    @hsaksa8264 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maser WA sidan

  • @sahalamunamuna4625
    @sahalamunamuna4625 2 หลายเดือนก่อน

    AAMIIN AAMIIN AAMIIN DHAMANTEEN BAA❤❤

  • @fadxiyahassan3406
    @fadxiyahassan3406 2 หลายเดือนก่อน +2

    Alla gabdhaas qayladedada dhibsaday markay hadlayso ilahayow iga cafi eraygaas

  • @استغفراللهالعظيمواتوبإليه-ك8ل
    @استغفراللهالعظيمواتوبإليه-ك8ل หลายเดือนก่อน

    Mashalla abayo maxad marsata gacmahaga qurux cadan bal nala wadaag please dadka kugu xidhan ban nahay noofaaide

  • @fathaomar3446
    @fathaomar3446 2 หลายเดือนก่อน

    Amin ya Allah

  • @ummaasia1343
    @ummaasia1343 2 หลายเดือนก่อน

    Hooyo ❤karta badan Xabiibo cuntskarintu waa cilmi Aliyo kkkk

  • @samirr546
    @samirr546 2 หลายเดือนก่อน +1

    Subxaan Allah ,shariifsakiin!!!

  • @Nimcoali-yv5qm
    @Nimcoali-yv5qm 2 หลายเดือนก่อน +1

    Anakaa kusareey need qortaadaa astuur wll iyo foodaa ayaa kubanaanee ❤

  • @saynf
    @saynf 2 หลายเดือนก่อน +3

    I am very disappointed in you and I really thought you were neutral. It just shows your own personality, illahey ka baq oo toobad keen. Digashada inta leeg waa wax laga subxanalaysto.😢 "waxa layidhi" ma shaqaynaso, why can't she go university? Kartida illahey aya siiyey, at least say mashallah but you can't say say she is lying!

    • @TheGoldengal
      @TheGoldengal 2 หลายเดือนก่อน +1

      I really never followed this lady much, but since she posted this video. I’m just disgusted with her she’s very ignorant and spiteful

  • @cashaali6350
    @cashaali6350 2 หลายเดือนก่อน +1

    Horta gabadha soo baro

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 2 หลายเดือนก่อน

    Baga in la dhaho ma fiicna waa gabadh soomaaliyeed laakiin nolosheeda inay qarsato bay ahayd wey ka badbadisay

  • @sacdiyaahmed239
    @sacdiyaahmed239 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc abaayo caaliyah timahada xoogaa garbasaarta ku soo jiido abaayo qarso timaha fooda❤

  • @MohamudSaid-ff1vk
    @MohamudSaid-ff1vk 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wlhi waa run cadaankan ayagaa ciilhaayo Somalida wexey moodan inlajecelyahay

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 หลายเดือนก่อน +2

    Amin amiin amiin yaa raabi ❤❤❤❤❤

  • @aragsanuj
    @aragsanuj 2 หลายเดือนก่อน +2

    Caaliya shariif ilmaha ninka uu wata hooyadood noo soo sheeg meejuu geeyay

  • @XamdiCumar-n7w
    @XamdiCumar-n7w หลายเดือนก่อน

    Gawadhaan,waxvey,iga,yaawisaycaaliyo,xasinimadeda,wiilkii,hooyadii,dillay,ayadoo,quslleyso,ayeysoogashy

  • @amaljamal8501
    @amaljamal8501 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maxaad horumar ah oo aad gaartay hadaad long time joogto uk tuugsi

  • @maimunamohammed222
    @maimunamohammed222 2 หลายเดือนก่อน

    7 Sano afka kubarate mashaa Allah ani 12 years 🇬🇧 UK joga walli English ma barani

  • @hibaali4311
    @hibaali4311 2 หลายเดือนก่อน +2

    Caaliya abaayo fiiquloobina ❤❤❤

  • @suadabdi5
    @suadabdi5 หลายเดือนก่อน

    She can’t study university if she doesn’t have high school qualification

  • @hindisac7758
    @hindisac7758 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mash Allah abaayo keep going ❤❤

  • @fatmabuffallo4095
    @fatmabuffallo4095 2 หลายเดือนก่อน +1

    9:30 Qasab miyaa inay dadka dhex gasho qof kasto waa xur adoo kale yaa saxiib kaa dhigan karo oo saan u hadlaayo uf

  • @kafiaahmedaden3722
    @kafiaahmedaden3722 2 หลายเดือนก่อน

    Ur comments kills me everytime 😂😂😂😂😂😂😂 jaamacadeeda waa burkaa ay xashiso 😂😂😂😂😂

  • @BarodiirMadaxeey
    @BarodiirMadaxeey 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaah ha badbaadiyo anigu waxan arkay iyadoo leh xarunta agoonta baan ku koray oo ka sheekaynasaa dhibkii naagihii xarunta ka shaqaynayay in ay dili jireen

  • @AbdallaHajio
    @AbdallaHajio 2 หลายเดือนก่อน +2

    Alow xasidka naga qabo

  • @munabihe4463
    @munabihe4463 2 หลายเดือนก่อน +2

    Aax caruurti ma la qaatay yaa allah ilahayow uu so celi

    • @nasro7666
      @nasro7666 2 หลายเดือนก่อน

      Wan ku wararey wall nagtan thanks

  • @foozia426
    @foozia426 2 หลายเดือนก่อน +1

    Amiin xabiibti ❤

  • @shwomp3368
    @shwomp3368 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waxa layabaa dadka rabo waxa kadacow baa inee ka hadlaa yaahuu

  • @munamohamed2972
    @munamohamed2972 2 หลายเดือนก่อน +1

    Been ba lagaga soo sheekeyay gabadhan ilmaha Germany ba usoo qaaday iyada u dacwootay oo keensatay ilmaheda iyo odaygeda germany aniga ku nool oo ilmo qof kale dhalay soma qaado heyhatey ka tahay taasi waa been an raad lahayn! laga yaabe labo nin iney usoo kala dhashay ilmaha lkn ilmo aysan dhalin oo dhiig u marin germany uma keenin taasa xaqiiqda ilmo hadu germany soo qaadayo anaga kuwii walalhena dhalen soo qaadi lahayn ! Midey ku qaldantahay ku dhaliilayo waa iney nolosheda public keentay waxa dacweeyana waxa u badan cunsuriyal neceb ajanibta ka xun nololsha iyo farxadey haaysato ceyrtana laga soo jaro kuwa ba dacweyay!

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 2 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks sister ❤

  • @IiroonHaji
    @IiroonHaji 2 หลายเดือนก่อน

    No no maama gabadhas xamaf aye kaso taktay 2018 ilaa 2020ki 5nagta lala qabay ba u dhashay ninka 6na iyad dhashay ninkeeda dhaqtar ma ahan hormuud ayu u shaqeyn jire meel xanaana ah ayaa u furnan jirtay xerada agoonta ayee kaso baxde dugsig sare marke dhmesatayna jamcda cumrhani aye 3 sana dhamesaty sanadka kalan jmcda plasma ine taha fila kole wa hooya dadal badan oo nolol adag so martay mid ayeysa ku qaldantaha ilmaha ninka dhalay hooyadood wek xarimtay illahey haso hadeyo

  • @munaibrahim2054
    @munaibrahim2054 2 หลายเดือนก่อน +1

    Adiga maamo maxaa gabar kaasto oo somali ogudagantehe qofna farxat iyo hormar omaogalid shale baa hodan online kudaganeet naa gabdaha iskadaa qof ween baa tehe xaasid majecli wallahi

  • @hirsidaud9504
    @hirsidaud9504 หลายเดือนก่อน

    Ruuntii ilahay ayaa quran ka ku sheegey qofka inuu nimcadisa qarsado maxaa yelay waxaa yelaneeysa xasiid iyo cadoow mida kale qofka ineey nolashiisa uu qarsanato maslaxadisa ayaa kuu jirto

  • @leylaahmed8967
    @leylaahmed8967 2 หลายเดือนก่อน +3

    Caaliyo werar u diyar garow somali af waxey ka barten xaasid iyo il ba jirto markasey runti ka indho layihiin. Tan kale waxa shegtay hadu war sugan yahay oo jamacadi iyo wixi faraha badna waxbo ka jirin wa yaab kale

  • @Nima.Mahmoud
    @Nima.Mahmoud หลายเดือนก่อน

    آآميييييين💞 في قلوبنا انتي 😂💞💞

  • @nasteehshariif250
    @nasteehshariif250 2 หลายเดือนก่อน +1

    aduga xaasid ayaatahay

  • @IdmanBeerdoon-c1o
    @IdmanBeerdoon-c1o 2 หลายเดือนก่อน +3

    Omg she is amazing!

  • @najmoapdalle470
    @najmoapdalle470 2 หลายเดือนก่อน +8

    Qof wlalaka ah dhibkisa lama doono miskin na nabsi ba haya wlhi tan

  • @Alxamdulillaahi
    @Alxamdulillaahi 2 หลายเดือนก่อน +1

    🤣🤣🤣 istaqfurullah abayo dadka yey kudanbajinin waa xaasidiin

  • @raxmomohamud3590
    @raxmomohamud3590 2 หลายเดือนก่อน

    Saxiix

  • @aswanqani6306
    @aswanqani6306 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xaasidad ayaad tahay nayaa waad gaadhi wayday qaraarbaa kuhaaya waa qayrkaa oo wax barata awlaadna korinasa cuqdadlay kaalay indhaha wax kaga qaad

  • @norajabril7955
    @norajabril7955 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ciirtaa jug leh Warka keen 😂😂😂 waan ku salaamay

  • @mohamoudabdi6778
    @mohamoudabdi6778 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wa ka xuntahay wa macquul

  • @shafaarmoha9479
    @shafaarmoha9479 2 หลายเดือนก่อน

    Good advance baad siisay hadey qaadaneyso noloshada markad tusto somalida hadey ugu badato wey ku ileysanayaan lkn cadaan ku wa ku dilayaan naftey ku dhaafinayaan 😢

  • @mohamedstf5shafad108
    @mohamedstf5shafad108 2 หลายเดือนก่อน +1

    Walaley adna kuma aqaan iyadana ma aqaan lakin waxaa imuqata labatansano kabadan waxaad kuqabsanwayday ayaay todobosano kuqabsatay qafka markuu dhibkudhacana laguma jesjeso takale waxaan arkaa videos kaga adoo dhaha waxaan so ogaday dadka noloshoda khaska ah qofka dadka cebohoda kumashqula illahay ayaa cebtisa bananka kena

  • @saredogalab8012
    @saredogalab8012 2 หลายเดือนก่อน

    Tu répète 11 enfants à chake fois dis machaallah

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 2 หลายเดือนก่อน +2

    XasbunaLa.Wanicma..WakiiLan

  • @OlfadBaashi
    @OlfadBaashi 2 หลายเดือนก่อน

    Caaliyo i love you 😍 ❤❤❤❤❤ilahay dartiis ayaan kuu jeclahay caafimaad kuwaar abaayo❤❤❤

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  หลายเดือนก่อน

      ❤️❤️❤️❤️

  • @maryamisse6494
    @maryamisse6494 2 หลายเดือนก่อน +2

    Malmaxaa ku ogeeysiiyay gabadhaan iyo nolosheeda

  • @RoumanAhmed-d3q
    @RoumanAhmed-d3q หลายเดือนก่อน

    Xasidad

  • @khadraali8373
    @khadraali8373 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa waxad uducaynaysaa sidii wadaadadi Masajida kaqaraabanjiray

  • @ubaxismail6285
    @ubaxismail6285 2 หลายเดือนก่อน +2

    Abaaye tuugsi ma ahan mana aad tuugsatid ee waxa aad sheegto ayaa laga helaa taas ayaa keentay in like laguu saaro sharafeey.

  • @somaligirl8743
    @somaligirl8743 2 หลายเดือนก่อน

    Caliya Qurux ❤️❤️❤️❤️