Ciidan badan israil Gaari lagu dhax gubay| AbuCubeyda Fariintiisa| QowmuLuudki O Godkooda Biyo ugu g

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 มิ.ย. 2024
  • Ciidan badan israil Gaari lagu dhax gubay| AbuCubeyda Fariintiisa| QowmuLuudki O Godkooda Biyo ugu galay
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    #ShMaxamedDulmiDiid
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212.com/invite/12i...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
    DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 171

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  10 วันที่ผ่านมา +51

    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤

    • @hassanhassanismael8470
      @hassanhassanismael8470 10 วันที่ผ่านมา +2

      Sheikhwo dulmi diid Eid Mubarak 🐑🐐 all family

    • @khaaliddayib3354
      @khaaliddayib3354 10 วันที่ผ่านมา +2

      Sheekh dulmi diid dar ilaahay baan kuu jeclahay from somaliland 🥰😍

    • @sahra-gl7wd
      @sahra-gl7wd 9 วันที่ผ่านมา

      Ppp to​@@khaaliddayib3354

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah 10 วันที่ผ่านมา +10

    ILAAHAY GURIGIINNA BI'I GAALO CAQLI MA LEH HADII AY WAX UUN CAQLI AH LEEYIHIIN WAY ISLAAMI LAHAAYEEN❤

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 10 วันที่ผ่านมา +2

    ALLAH Ha guuleeyo wallaalahay falastiin AMIN AMIN AMIN ☝️🤍💐

  • @dekzanduale5792
    @dekzanduale5792 10 วันที่ผ่านมา +6

    Ilahow Guulee Falastiin Aamiin yarabi

    • @FardussYussuf
      @FardussYussuf 10 วันที่ผ่านมา

      Amiin INSHAALLAHA walaal

  • @user-ul4fq8fy4x
    @user-ul4fq8fy4x 10 วันที่ผ่านมา +7

    Yahuuda mid dhinta iyo mid waaaho alle haka dhigo

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 10 วันที่ผ่านมา +8

    Xasbunallah wanicmal wakiil qawmu luud illahay ha qaribo

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 10 วันที่ผ่านมา +4

    Scw scw scw scw scw scw Abu oubeiyda gull gobonimo Eid Mubarak 🐑🐑🐐 all Muslim falastiin free falastiin 🇵🇸🇵🇸🇵🇸❣️

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 10 วันที่ผ่านมา +1

    ☝️ NACDALI 🤍 korkiisa 💐 Ha ☝️ AHAATO 🤍 natanyahu 💐 IYO ☝️ WAXII 🤍 TAGEERSANBA 💐 AMIN ☝️ AMIN 🤍 AMIN ☝️🤍💐

  • @ikranmahamud1159
    @ikranmahamud1159 10 วันที่ผ่านมา +3

    Allaah Subxaanallah ayaa inoo sheegay in ay xayawaanka ka daran yihiin ❤❤❤❤❤

  • @fatimayusuf471
    @fatimayusuf471 10 วันที่ผ่านมา +1

    Allaahu Akbar walillahi xamdi ❤

  • @user-nm9oh6ej3q
    @user-nm9oh6ej3q 9 วันที่ผ่านมา

    Dhaaf haladhalaaliyee mujaahidiinta guuleysta ❤ ilaahow cadawga gumeystaha Awoodaada wiiq Alaahuma Amiiin

  • @Abdi-uy2jj
    @Abdi-uy2jj 10 วันที่ผ่านมา +5

    ciid wanagsan macalin iyo somali weyn

  • @nuurismail3003
    @nuurismail3003 10 วันที่ผ่านมา +7

    Dimuqradiyadii reer galbeedka heer waxay gaartay in ragii xiiniyaha is gooyan qoom dabar go aya bili adanka hadayna Allah kuxirnayn xoolaha way kaliitan alxmd cala Nimcatulah islaam

  • @UbahAhmad-gw2zi
    @UbahAhmad-gw2zi 10 วันที่ผ่านมา +1

    MASha ALLAAH ALOW badbaadi QASA

  • @barwaaqoosmwn2986
    @barwaaqoosmwn2986 10 วันที่ผ่านมา +2

    اللهم انصر إخواننا في فلسطين اللهم ثبت اقدامهم اللهم قوي إيمانهم يا رب العالمين

  • @canabmohamed6213
    @canabmohamed6213 10 วันที่ผ่านมา +2

    Alle ha ugargaaro reer falastiin inshallah

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 10 วันที่ผ่านมา +1

    اللهم صلى وسلم على نبينا محمد 🤍

  • @shaxshaxlowgaxafada5813
    @shaxshaxlowgaxafada5813 10 วันที่ผ่านมา +3

    اللهم انصراخواننا في غزة يارب

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 10 วันที่ผ่านมา

      Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sahra951
    @sahra951 10 วันที่ผ่านมา +1

    Subxaana Allah Subxaana Allah sheikh waxaas hanagu soo qaadan qoowmu luudka

  • @Formevlogs.
    @Formevlogs. 10 วันที่ผ่านมา

    Ilahyow nasri siii 🇵🇸🙏

  • @hafsamoha4652
    @hafsamoha4652 10 วันที่ผ่านมา +1

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 10 วันที่ผ่านมา

    insha allaah waa guulaysanayaan mardhow shacanka galastiin

  • @user-vr2dn4hm5r
    @user-vr2dn4hm5r 10 วันที่ผ่านมา +1

    Alxamdullah allah waxbo lamaaha yahuda ❤Allah

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa 10 วันที่ผ่านมา +1

    ❤wcs ❤gobsho ❤ ciid mubark❤qiyanada mareykanka ❤alahu akbar ❤

  • @AxmedIsmacil-zn2rv
    @AxmedIsmacil-zn2rv 10 วันที่ผ่านมา +2

    ASC SHEKHENA DLM DiiD

  • @AwilMohamud-rd8kv
    @AwilMohamud-rd8kv 10 วันที่ผ่านมา +1

    Thanks shiekh for further information

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 10 วันที่ผ่านมา

    Eid murak wllk muslin reer falastiin maqawinda Alqsaam xamaas Allah caawi 🤲🤲🤲🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸🕋🕋🕋🇵🇸🇵🇸🕌🕌🕌🕌☝️💪

  • @shaxshaxlowgaxafada5813
    @shaxshaxlowgaxafada5813 10 วันที่ผ่านมา +2

    اللهم انصراهل فلسطین یارب

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z 10 วันที่ผ่านมา +1

    Guuuuuuuuuuull mujahidinta xamaz Naclatullah calal yahuuud

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 10 วันที่ผ่านมา

    Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hodanitanajmanita6664
    @hodanitanajmanita6664 10 วันที่ผ่านมา

    💝🌴 الله أكبر 🌸 الله أكبر 🌸 الله أكبر🌴💝
    🌴 اللهم أنصر و أعز إخواننا المجاهدين
    الأبطال ف♥️🇵🇸🇵🇸🇵🇸 فلسطين 🇵🇸🇵🇸🇵🇸♥️
    ربي يقويهم و يكون معهم 🌸 اللهم نستودعك إخواننا
    في غزة العزة ... يا رب يا كريم يا حي يا قيوم ندعوك
    باسمك العظيم _الأعظم أن تحفظ شعبها و أرضها
    و جواها و بحرها، لله الأمر من قبل،و من بعد لطفك بعبادك
    ❤🌴 يا ذا الجلال و الإكرام 🌴❤
    و المسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات
    في أنحاء العالم جميعاً
    💝🌴 اللهم لك الحمد 🌸 و إليك المشتكى 🌸 🌸 وأنت المستعان🌴💝
    💝🌴 اللهم أمين أمين أمين يارب العالمين
    عاجلاً غير آجل 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
    💝🌴 اللهم صل على محمد و آله كلما ذكر الذاكرون 🌸
    🌸 و صل على محمد و آله كلما غفل عن ذكره الغافلون
    💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا و نبينا
    و حبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب
    و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه
    و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝

  • @aishawayrax9003
    @aishawayrax9003 10 วันที่ผ่านมา +1

    Allahu Akber

  • @user-xi5hv7ih3h
    @user-xi5hv7ih3h 10 วันที่ผ่านมา

    Maashaa Allaah si fiican baad u sharaxday

  • @halimomohamedkaali6172
    @halimomohamedkaali6172 9 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah ha gubato kuli israil isha Allah

  • @abubakarmaxamed3081
    @abubakarmaxamed3081 10 วันที่ผ่านมา +1

    Allhu akbar❤❤❤❤

  • @ahlumuxamad8691
    @ahlumuxamad8691 10 วันที่ผ่านมา +1

    Alxamdulilaha ilahii islaaamka inaga dhigay

  • @sulemandahir9208
    @sulemandahir9208 10 วันที่ผ่านมา +1

    maashaallah alx Guul alx guul

  • @rahmaahmed2307
    @rahmaahmed2307 10 วันที่ผ่านมา

    Allahu Akbeer ☝️ , Alhamdulillah yaa Allah ❤❤❤❤🇵🇸💪

  • @calasowcalas6583
    @calasowcalas6583 10 วันที่ผ่านมา

    قال الله تبارك وتعالي: فاخرجو ال لوط من قريتكم اناس يتطهرون.
    فاخرجو ال المسلمين باراضكم(مش باراضهم) انهم اناس يتطهرون.....!!!

  • @user-vr2dn4hm5r
    @user-vr2dn4hm5r 10 วันที่ผ่านมา +1

    Allahumanajinaa

  • @user-vr2dn4hm5r
    @user-vr2dn4hm5r 10 วันที่ผ่านมา +1

    Allahu akbaar

  • @khadralulmohamed5254
    @khadralulmohamed5254 10 วันที่ผ่านมา +1

    الحمد لله رب العالميين

  • @SaqiirDile
    @SaqiirDile 10 วันที่ผ่านมา

    Allaha guuleyo falasatina

  • @user-xm4vk5rk5i
    @user-xm4vk5rk5i 10 วันที่ผ่านมา +1

    Allkhamdulilaaa

  • @abanuuromar4172
    @abanuuromar4172 10 วันที่ผ่านมา

    Mar haddii barlamaannadooda lagu ansixiyay Qowmu luudka , lacanadii Allah ayaaba ku dhacday , haddey gabdha musqalaha la wadaagaan wax dhib leh ma aha waayo ayagaaba gabdhihii ka xun oo gadaal ayaaba ĺagu naageeystaa .
    الحمد لله علي نعمة الإسلام .

  • @habibahassan7290
    @habibahassan7290 10 วันที่ผ่านมา +2

    Marka ay hadlaana codkii waa nin haddii aad fiirisana waa naag yaa Allaah

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 10 วันที่ผ่านมา

    Allaahu agbar walillaahil xamdu

  • @Zakaria_maxamed
    @Zakaria_maxamed 10 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay baan kamagan galnay sharta reer galbeed ilahayna haduleeyo qawmu luudka

  • @MciB-gl5mk
    @MciB-gl5mk 10 วันที่ผ่านมา

    ALLAAHU AKBAR. ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR❤❤❤ 1:04

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 10 วันที่ผ่านมา +1

    Reer galbeedka ilaahay aduunyo wuu u sakhiray hadana qanaaco iimaani ah ma haystaan taas ayaa keeneysa inay bal nolol ka raadiyaan sida xawaanka bisadaha eeyaha subxanallah😅Alxamdulillah calaa nicmatil islaam

  • @ashakenadid8002
    @ashakenadid8002 10 วันที่ผ่านมา

    Shukran jasakalahukheyr

  • @romanisti992
    @romanisti992 10 วันที่ผ่านมา +2

    ❤❤❤❤❤❤ THANKS SHEIKHANAA

  • @z-1il
    @z-1il 10 วันที่ผ่านมา +1

    Subhanallah 😢

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 10 วันที่ผ่านมา

    Wcs wrx wariye shiekh dulmi diid,ilaahey masiibo deg deg ah haku rido Israel iyo marekan ciidamadooda iyo madaxdooda uduro aan dhamaad laheen Ilaahey ha ku rido

  • @mohamedjibril-gk4vr
    @mohamedjibril-gk4vr 10 วันที่ผ่านมา +2

    Shiikh kuwa bisad baan ahay dhahaan layaabay😂

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 10 วันที่ผ่านมา

    اللهم صل و سلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @abdiaziiz6097
    @abdiaziiz6097 10 วันที่ผ่านมา +1

    Allow ducada musliminta uaqbal gargaar dagdagana iyo hiil sii wlladen

  • @sulemandahir9208
    @sulemandahir9208 10 วันที่ผ่านมา

    Good maashaallah alx good day

  • @marianancy7037
    @marianancy7037 9 วันที่ผ่านมา

    Asc sh maxamed koorsadi xaaladeeda Inte mareysa jazakallah

  • @bukhatir1454
    @bukhatir1454 10 วันที่ผ่านมา +5

    Nolol waa diinta islaamka gaaladii noloshii ayaa ciriiri kunoqotay😂😂😂😂😂

  • @ahmedadan5393
    @ahmedadan5393 10 วันที่ผ่านมา

    Alhamdullilah.

  • @faruqawalehibrahim
    @faruqawalehibrahim 10 วันที่ผ่านมา +2

    الحمد لله على نعمة الإسلام💚

  • @user-er1vg8rx2o
    @user-er1vg8rx2o 10 วันที่ผ่านมา +1

    ASC sheikh

  • @user-cp5ih6lk7n
    @user-cp5ih6lk7n 10 วันที่ผ่านมา +1

    Subxana allah

  • @nabaadm.hassen777
    @nabaadm.hassen777 9 วันที่ผ่านมา

    ااخي الله يحفظك

  • @chadali4043
    @chadali4043 10 วันที่ผ่านมา +1

    Thank you sheeq

  • @Gaaldile-fs6ee
    @Gaaldile-fs6ee 10 วันที่ผ่านมา +1

    Ciid mubarak every body

  • @sakiyaabdi1842
    @sakiyaabdi1842 10 วันที่ผ่านมา

    Allahu Akbar

  • @samirr546
    @samirr546 10 วันที่ผ่านมา

    Somalidu waa muslimiin
    Qur'aanka aad bay u bartaan
    Macalmiintu waa badanyihiin
    Dumarkii waa xijaabanyihiin
    Meelkasta oo weliba dalkii hooyo ah waxa ka socda in la soo bandhigo barashada diinta waa khayr wayn oo barakaysan laakiin somaliyeey taqwadii iyo dar Allah isu jeclaantii meeday goorma ayaanu gaadhaynaa in walaalo Allah dartii ahi gobol kasta ka soo baxaan oo dulmiga qabyaalada qur'aanku masaxo!!!!

  • @shukrisharaf7074
    @shukrisharaf7074 10 วันที่ผ่านมา +1

    Sheekadaa qoomalidka waan kukadeedannhy illaa shaqooyin ka musqulahay nala galaan mana fadhiistaan markay kaadinayaan istaagey ka kaadiyaan mana dacaweyn karno

    • @samiamohamoud7572
      @samiamohamoud7572 10 วันที่ผ่านมา

      Ganacsi Africa ka furo iskaga kaalay

  • @ruqiyocabdullahi3932
    @ruqiyocabdullahi3932 10 วันที่ผ่านมา

    حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 10 วันที่ผ่านมา

    الحمدلله على نعمة الإسلام

  • @seidalimahamud5823
    @seidalimahamud5823 10 วันที่ผ่านมา

    Alx sheQ ducadii islamka ayaa. So baxday hadiba Qomu ludke Godkoda biyo ugu so galay

  • @alwafaasbvchannel
    @alwafaasbvchannel 10 วันที่ผ่านมา +2

    😂😂🤣 farahay kabaxdhey ya sheik

  • @aaminoibrahim5170
    @aaminoibrahim5170 10 วันที่ผ่านมา

    Allahu Akbar ilaahow korkayeel xamaas oo reer Falastiin Xureeeeeeeeeee YAARABI

  • @MacalinCabdinaasir
    @MacalinCabdinaasir 5 วันที่ผ่านมา

    Yahuud iyo Biden masqaxda biya Allah ugu fura aaaaaaamiiiin

  • @islamvibe2
    @islamvibe2 10 วันที่ผ่านมา +1

    eid mubarak 🎉🎉

  • @adancabaas8584
    @adancabaas8584 10 วันที่ผ่านมา +1

    Waligay ma maqlin kursi idheh

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 10 วันที่ผ่านมา

    عيد مباركة

  • @seidalimahamud5823
    @seidalimahamud5823 10 วันที่ผ่านมา

    3 Malin ayaan sonaa ilaah dartii waxan ilah swc ugu baryayaa فلسطين dhibka hesto ilaah ka DulQaado ho غز orod kaga baxdo yahuda in shlh dadki islaamka ahaa indhaha ayey ka xirteen لا حول ولا قوة الا بالله🥲🥲

  • @SowdaKeire
    @SowdaKeire 10 วันที่ผ่านมา +1

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته

  • @adarhassan2389
    @adarhassan2389 10 วันที่ผ่านมา

    Way way

  • @mahadawilhossein9220
    @mahadawilhossein9220 9 วันที่ผ่านมา

    Najax online Waa faaiido Soo korortay oo fudud

  • @ahmedsheikhamud5809
    @ahmedsheikhamud5809 10 วันที่ผ่านมา

    SHEKHOW MAY RAG KALE YIRAAHDAAN WAA KU GUURSANEYNA OO GAALADOIDA AH.
    IYAGA KA HARI LAHAAYE.

  • @JamalYasin-kk4pk
    @JamalYasin-kk4pk 10 วันที่ผ่านมา

    Cajiib

  • @user-of2oh3ev3c
    @user-of2oh3ev3c 10 วันที่ผ่านมา

    Ciid mubarak wll

  • @jaranecabdi5892
    @jaranecabdi5892 10 วันที่ผ่านมา

    Waa xog muhiim ah arintaasi dadka badajidhkooda kusaabsan

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 10 วันที่ผ่านมา

    Alxmduliah

  • @mohamednoor4008
    @mohamednoor4008 9 วันที่ผ่านมา

    Guuleysta reer falastin

  • @meaktooni
    @meaktooni 10 วันที่ผ่านมา +1

    Salahu calyhi waselam

  • @farxaanmuuse2993
    @farxaanmuuse2993 9 วันที่ผ่านมา

    Acuudu bilaah

  • @moalpha2209
    @moalpha2209 10 วันที่ผ่านมา

    Nin Maraykan ah ku hungoobay lagdanka ayaa dhanka dumarka uwareegsaday. Koobki lagdanka markuu qaatay Dumarka soo baraarugeen.

  • @Maamule411
    @Maamule411 10 วันที่ผ่านมา +1

    Sheikhow adooo raali ah away waxa inoo shegesay oo ahaa online nimcaa taaal waa laku shaqestaa dhahesay qaabka looga shaqeesan karo inoo sheek an shaqeesanee sheqow

  • @guure6739
    @guure6739 10 วันที่ผ่านมา

    Sheikh koorsadi meedey

  • @user-ef3ve9ry3g
    @user-ef3ve9ry3g 10 วันที่ผ่านมา

    Gabar Muslim ey ku wereen tictok mid ilmaha. La hadli jirey. Waxaa ey noqotay arin ween Aljazeera waa ka hadashey

  • @farxaanmuuse2993
    @farxaanmuuse2993 9 วันที่ผ่านมา

    Wcs wll❤

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 10 วันที่ผ่านมา

    Kuwa Abuurista Alle Farda fardeeyaan Wax kasta inta lasoo dhaafay hadii abuuristii Alle dagaal lagalaan waxaay soo dadajinaysaa cimri dag dagooda.

  • @ShamsaMuktar
    @ShamsaMuktar 10 วันที่ผ่านมา

    Ree galbeedka waxay is modeen inay iyaga ilaah yihiin lkn qomludka ayaà Rabi kucerebtiri doona hadii ayaga ayxogeestan marka ciqaab (((wamaa yaclamu junuudu rabika ilaa Huwa)))

  • @KhadijaAbdi-wj1yg
    @KhadijaAbdi-wj1yg 10 วันที่ผ่านมา

    Halaag baa u sugan qofka wuxusan illahey u sameyn iska dhiga

  • @mustafaismail6212
    @mustafaismail6212 10 วันที่ผ่านมา +2

    Sheekh maaanad ogayn maalin dhawyd gabadh soomaaliyeed oo uu khaniis gabadh iskaga dhigay ka dibna uu garaacay ooo ay ku oynayso naaag baan moodaayay waa i garaacay kkkkkk