"Sanadkan Reer Hebel Ba Leh, Sanadkan Reer Qudhac Baa Leh Laakiin ..." Madaxweyne Biixi

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ก.ย. 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

ความคิดเห็น • 203

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 3 หลายเดือนก่อน +19

    Hassan dhiiqo wlh adiga ka somalisan muse biixi awoowe anigu nin majeeeten ah ban ahay xaqiida waa wada ognahay somaliiyey 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍✌️✌️👍👍👍👍👍👍👍👍👍

    • @axmedcabdimaxamud4214
      @axmedcabdimaxamud4214 3 หลายเดือนก่อน +5

      Majeerteen ma tihid beenta jooji madexweyne ka xun masoo marin somaliland muuse bixi

    • @superfun1819
      @superfun1819 3 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂 Somalia 🇸🇴 hanolaato kursi somalia dhafsiisan maybo😂😂
      Waxa thy baa Sool Sanaag 🇸🇴 Somalia.

    • @AxmedYaasiin-s9g
      @AxmedYaasiin-s9g 3 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid

    • @AxmedYaasiin-s9g
      @AxmedYaasiin-s9g 3 หลายเดือนก่อน

      Runtii qof bilaa cuqdada oo bila nacayb ah aya tahay guul boqortooyo

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 3 หลายเดือนก่อน

      ​​@@axmedcabdimaxamud4214
      Dhuloos dayoobay brahay adna meel aad gashaaba ma jirto

  • @G.M820
    @G.M820 3 หลายเดือนก่อน +3

    😂😂😂
    Kii qabyaallada iyo qudhun oo dhan aabaha u ahaa hadduu cid kalle ku cananto so cibaaro layaab leh maaha ? Inuu xaawalayda aad fadhigoodda u badsaday waxa aad ku garan sida uu isku lullo marka uu hadlaayo iyo tirsiga labadaasinna waa calaamadaha u gaarka ah xaawallayda. Ina Cabdi Dameerow lama joogo ardaagii laxooxda aad dumarka kulla dubi jirtay

    • @AlbarakaApartments
      @AlbarakaApartments 3 หลายเดือนก่อน

      Muse ka hor qof qof qabiilkisa yaaqanay muu jirin.
      Iimikana wxabad arkaysa reero ana waligood shaqyn jirin oo marku madaxda muse qaatay qasriiyo wada dagay.
      Iilhy kan iyo mid kasto xun hanaga qabto

  • @halimaaden275
    @halimaaden275 3 หลายเดือนก่อน +6

    My President thx you 🎉🎉🎉

  • @mowlidabdi9209
    @mowlidabdi9209 3 หลายเดือนก่อน +3

    Enough is enough....madaxweynaha intaa noogu jooji oo naso, waxaad qaban karaysay waad qabatay!

  • @ismailahmed8098
    @ismailahmed8098 3 หลายเดือนก่อน +1

    Madax Wayne sharaf le bad tahay masha aala xasan sheekh xabalaha muqdisho ayu wax ka radiya maytidi aya ka aman wayay

  • @queency7943
    @queency7943 3 หลายเดือนก่อน +4

    Guulayso madaxweyne muuse biixi adigana sababay inuu Kala sheekeeyo xabaalo quote guul iyo gobanimo Somaliland ❤❤❤❤❤

  • @abdullahiusmanjama4946
    @abdullahiusmanjama4946 3 หลายเดือนก่อน +2

    Aamuska iyo in aanu meeshaba iman baa u khayr badan . Marka kasta oo Muuse uu hadlo dhiiqo aanu weligiis ka baxin buu galaa.

  • @KullioLuu
    @KullioLuu 2 หลายเดือนก่อน +1

    Victory 🎉

  • @Dåhaboali-q9t
    @Dåhaboali-q9t 3 หลายเดือนก่อน

    Allow ku dhawr madaxweyne oo haku siyadiyo cimiriga iyo caafimadkaba 🎉🎉🎉❤❤

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waar Maxaa Hasan iyo Muqdisho inoo keenay muu ka hadlo Berbera iyo laascaanood?

  • @AliYusuf-q4j
    @AliYusuf-q4j 3 หลายเดือนก่อน +1

    Adaa qaladan wadnkiina waad ceebaysay

  • @shakirasmart7030
    @shakirasmart7030 3 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allaah exquisite speech 🎤 president of Somaliland muuse bixi ✅

  • @Halgame334
    @Halgame334 3 หลายเดือนก่อน +1

    KHUTBO HADAY KHIIMO IYO KHAAYO LEEDAHAYY XAJI MUUSA MEESHEDA DHIGAYY

  • @salimabdi1145
    @salimabdi1145 3 หลายเดือนก่อน +2

    Adiigu Maad taqnaa qudhacyo

  • @guleit89
    @guleit89 2 หลายเดือนก่อน

    Hade adugana midkale ya tahay Maxa isiga saraysaa sxb cayaarta turubka wada… we love shacabka somaliland … from garowe

  • @VivaWNP143
    @VivaWNP143 3 หลายเดือนก่อน +2

    xasan sheekh walahi wuu kaa sharaf badan yahay xitaa waliga magacaaga masoo hadal qaadin waaoyo qiimahaad leedahay ayuu si fiican u garanayaa inaad qof liita ooo qabyaaladiiste iyo waliba dad gacantiisa ku laayay

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 3 หลายเดือนก่อน +1

    REER QUDHAC BAA LEH GABADHA IYO WIILKA ADHIGA KU RAACAY GEELA KU RAACAY AWR IYO DAMEERBA KU DHAANSHAY AYAA LEH QUDHACAN MARKA AMA XAQIISA IYO DHALASHDIISA SII OO NABADA BOQORKII ABUURAY SIIYEY HAKA DAADIN OO HAKA GUBIN AMA UGA BAX OO KU JOOG HALKA AAN ISLA NAQAAN SEESAR😮

  • @AbdiasisOsman-f3p
    @AbdiasisOsman-f3p 3 หลายเดือนก่อน +1

    Dhaaan dhaaan

  • @bilcanmedia1548
    @bilcanmedia1548 3 หลายเดือนก่อน

    Subaxana laaah alle ha soo hadeeyo inta waxaas ku hadlaysa

  • @Xasmas
    @Xasmas 3 หลายเดือนก่อน +5

    Geesi ❤Qaran ❤ Muj.Bixi❤

    • @NuraQallib
      @NuraQallib 3 หลายเดือนก่อน

      In hubkii iyo ciidankiiba uu kasoocararay miyaa geesinimo ah?

    • @Xasmas
      @Xasmas 3 หลายเดือนก่อน

      @@NuraQallib Gudi Garxajis iyo Xisbi offwareen. Huwan kalkal waa lala xisabtamy

    • @AbokorAli-io9qs
      @AbokorAli-io9qs 3 หลายเดือนก่อน

      😂😂Ciidanka Idinkaa Jabiyey Buurtana Koray Hooy waa kucod laadihiin wlhi​@@NuraQallib

  • @AhmedAbdallah-nm7fm
    @AhmedAbdallah-nm7fm 3 หลายเดือนก่อน

    الله يعطيك العافيه يا سيدي صاحب السمو رئيس الدولة موسى بيحي ❤🎉🎉❤❤

  • @hassanmkconnect1779
    @hassanmkconnect1779 3 หลายเดือนก่อน

    Muse adigu maxaad ku timi waa suaale adeer nalooma hanjabo ee wanaag diidaye waan kula qaadanay xumaantaad doonaysid ee bal aynu eegno keena cabaada

  • @IidAbdiqaadir
    @IidAbdiqaadir 3 หลายเดือนก่อน

    Msha allah

  • @Abdinur-s2n
    @Abdinur-s2n 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ina biixi ma falastiin oo kale miyuu rabaa in uu issaaq ka dhigo

  • @yazenismael3368
    @yazenismael3368 3 หลายเดือนก่อน +4

    Mansha allah
    Madaxwayne qaran
    Alle cimiriga iyo cafimadkaba haku barakeeyo❤
    (Hurdaayow toos)hhhhhhhh

  • @eidahmed5090
    @eidahmed5090 3 หลายเดือนก่อน

    somaliland iyo somalia waxaan filayaa cid u talisa la heli maayo ilaaa madaxa laga garaaco mooyane, tusaale qof somaliland mucaaridka ahi muuse wuxu u yaqana nin walaan , qolada muxaafadkuna mucaaridka waxay u yaqanan dad walaan taaa bedelkeeda somalia hadii hawiye maamulayo dhamaaan qolada daarood ma arki karaaan, sido klena hawiye ma arki karaaan darood maamula

  • @munayasin3451
    @munayasin3451 3 หลายเดือนก่อน

    mudane madaxa weyne muse biixi cabdi guul geesiqaran allow guulow is daba jooga nasii

  • @MrAdamaa52
    @MrAdamaa52 3 หลายเดือนก่อน +1

    😂 waa nin waalan

  • @AxmedYaasiin-s9g
    @AxmedYaasiin-s9g 3 หลายเดือนก่อน

    Insha allah marwalba guushu wadankeena somaliland bayraaci cadawga kaxun horumarka iyo jiritanka somaliland ilaahay ha jabiyo gude iyo dabadba jnsha allah

  • @AnwarHassan-o8j
    @AnwarHassan-o8j 3 หลายเดือนก่อน

    Gooja cade iyo maxaabistii iyo ciidankii sidii loo jabiyey ka sheeke qiiqa haysku qarin xasan sheekh haku waalan

  • @awalederia9601
    @awalederia9601 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waalidii oo sudh'lo so xidhay bal aynu Eegno 5 bill kadiib muuse iyo Qudhmiye halkay la gadho wlhi zero ayaa lagga so bilabaya haduu cirro madaxweyne noqonwayo diid amaa yeel heego naas dheer

  • @SiciidAhmed-wi3ux
    @SiciidAhmed-wi3ux 3 หลายเดือนก่อน

    Soomaalida. Webiyada

  • @cabdifataax4556
    @cabdifataax4556 3 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤🤍🤍💚💚

  • @Maxdheg
    @Maxdheg 3 หลายเดือนก่อน

    Maxaad meeraysatay walle tani waa tii lagu kala baxayey bal in yar qalooci in badan baad dhibta dadka ka shaqaynaysay

  • @abdimajid2893
    @abdimajid2893 3 หลายเดือนก่อน +2

    WLAHAY SIDA CIYAALA SUUQA AYUU U HADLAYAA MUUSE AFTAAG WAAR ADEER ADIGU MAXAAD TAQAAN MA WAXAAD NA ODHANDOONTAA SIYAASI AYAAN AHAY ADEER DUCO QAADO OO MEESHA DHAAF DALKAIYO DADKUBA WAY KU NACEEN WLAHAY

  • @abokaraadan2506
    @abokaraadan2506 3 หลายเดือนก่อน +1

    Cayayaan buufiye muuse biixi cabdi madaxweynaha somaliland

    • @NuraQallib
      @NuraQallib 3 หลายเดือนก่อน

      Muuse biixi qaran qaawiye kasoocararay hubkii iyo ciidankiiba

    • @NuraQallib
      @NuraQallib 3 หลายเดือนก่อน

      Muuse biixi qaran qaawiye ka soocararay hubkii iyo ciidankiiba

    • @MABDI-nj4pz
      @MABDI-nj4pz 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@NuraQallib
      Wax baa baalaha iga yaacay

  • @Resaop
    @Resaop 2 หลายเดือนก่อน

    Kaasan ucodeyey ka shakaynaya Kosovo & hassan sheekh waxasa magaci qaranka babiyey dadka waxa modaya ayaa kaliita ina madisi barbar cararaya inkarba kudhacaday wadankan nasiib darop

  • @MABDI-nj4pz
    @MABDI-nj4pz 3 หลายเดือนก่อน

    Dalka midnimadiisa iyo Laascaanood, maxaabiistii, guuldaradii maxaa uu uga hadli waayay iyo waxa laga yeelaayo ee uga meel yaala qaranka.
    Dhibaato ka weyni ma dhicine.
    Miyaa laga aamusayaa?
    Walee waan lagaa hadhin adiga iyo wadhac wadhac(ina Kaahin) waxii aa samayseen..

  • @SiciidAhmed-wi3ux
    @SiciidAhmed-wi3ux 3 หลายเดือนก่อน

    Webisom

  • @SiciidAhmed-wi3ux
    @SiciidAhmed-wi3ux 3 หลายเดือนก่อน

    Hogaamiyaha webisom. What. Xasan. Sh.maxamuud

  • @ahmedomar2274
    @ahmedomar2274 3 หลายเดือนก่อน

    Hadaad ummada qofka qaldan aa iska qabanwrydaan oo runta u sheegi weydaan qaladkiisa madaxweyne muuse waa in qofkastoo wadanka ka naxayaa muuse yidhaa shaqada.komishanka ayaa leh oo musharaxiinta ayaad ka mid tahay ee faraa uga qaad.

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 3 หลายเดือนก่อน

    Mawaxaad u jeedaa Arab ma gayo xilka?

  • @hashihersi
    @hashihersi 3 หลายเดือนก่อน +1

    Somaliand dead 💀 😂😂 😂

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 3 หลายเดือนก่อน

    Kan waa waalan yahay Diin garan maayo oo ehel garan maayo oo aqoon ma leh 🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮

  • @fatimamohamoud2287
    @fatimamohamoud2287 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah geesi geesi dhaale

    • @MABDI-nj4pz
      @MABDI-nj4pz 3 หลายเดือนก่อน

      Adeer ma ka ciidankii iyo hubkiiba ka soo cararay baa geesi ah.
      Oo markaa fulayguna waa kee?.

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@MABDI-nj4pz
      Markuu ku xasuuqi waayay baad uqaadan wayday waley kas tahay in dadka laguu arko

  • @HamsaAhmed-hv3ph
    @HamsaAhmed-hv3ph 3 หลายเดือนก่อน

    Why do we criticize somalia on the 26th and not the other regular non ceremonial days in our calendar.. Ma wax ay isla ogyihiin baa ?

  • @mehdiahmed3639
    @mehdiahmed3639 2 หลายเดือนก่อน

    Bixiyo iskaga caraar meesha wa fashilantee,wa hada wali inyar jeceshahay sland

  • @AxmedcaliJaamac-z7n
    @AxmedcaliJaamac-z7n 3 หลายเดือนก่อน

    Cor muuse iyo ini kaahin 1960ilaa iminka lama ansixin barlamanka ma dhamaystirin dastuurki mar shuciyad la sheegay Mar dimquradiyad Mar fadaral soomali iyo slan midna dowlad maha sharciga Kuma dhaqmaan waa la hayste iyo hayste muusow adi iyo xasan oo haystayal ah oo la haystuhu sidee idin dhagaystan idinku sabciyan deeqdi caalamka magaca soomali jeebka ku shubate Bada sun ku shubte oo lacag ka qadeten marakib jiriif warqada siise oo lacag ka qaateen dhulki iyo guryahii adeega bulshada gadate aniga waxaan layabanahay la hayste iyo hayste hayste muuse iyo xasan ah bad baan ixtaraf ku dooni dowlad sheganaya mama taqanin waxa shuruud dowladeed lagu aqonsaro Mana taqanid sharci waAn ka arsan laascano hala burburiyo xududii baan tagiy oo xududa ma abahaa baa leh mise adaa Dega mise gumaystahii ingariska baad tahay hayste cidna lama haysan karo hadii la haystahu duli raali ka yahay inaad hayste haysto muuse iyo xasanow

  • @mowliidhassan5862
    @mowliidhassan5862 3 หลายเดือนก่อน

    Wixii uu diidanaa ayuu raga ku haystaa labada jeer keebuu sax yahay

  • @mahamedsaadaq480
    @mahamedsaadaq480 3 หลายเดือนก่อน

    Hhhhh muuse qaran buu sheeganaya magaladii darawiishtana way ka go,day iyo waliba inta darawishta dagto insha Allah boorama waxay raacaysaa somaliya

  • @قناةمصطفىالحنبليالهاشمي
    @قناةمصطفىالحنبليالهاشمي 3 หลายเดือนก่อน

    Salaanta islaamka qofkasta oo islaam ah waakuwaajib siyaasada kadaaya

  • @wizhargeisa3338
    @wizhargeisa3338 3 หลายเดือนก่อน

    12 jir inu shekaynaya mooda

  • @AnwarHassan-o8j
    @AnwarHassan-o8j 3 หลายเดือนก่อน

    Gacmaha dumarka Lula markay hadlayan ee iska daa gacan lululka

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 3 หลายเดือนก่อน

    FARTA AFKA KA SAAR HADDII AAD KALSOONI QABTO BADA AAD KU FAANTO MAAL

  • @AbokorAli-io9qs
    @AbokorAli-io9qs 3 หลายเดือนก่อน

    😂😂Muuse Inta Sii Fahnsan Another 7 Years He Coming

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz 3 หลายเดือนก่อน +2

    Muuse jaahil aqoontiisu waatee cidaka jaahilsani xagay joogtaa .
    Muran indhocadayn iyo lameerayso mooyee waxkale mahayside maxad kutartamaysa.
    muuse 7sano waxadkudhamaysatay cadawbaa jira cadawga cirka cadawga gudaha cadawga soomaaliya cadawga citirafka.
    Wax aad qabatay 7sano mahaysaa waa maya.
    Codkuna waa maya.

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 3 หลายเดือนก่อน

    MAANTA HADABA WAA MARKAYAGII ANAGOO AH
    KOOXDA YAR EE AAD UDIIDEEN INAY DADKOODA MUGDIGA KASARAN OO NUURKA USAARAN
    INTA NECEB REER HEBEL
    JECEL YAA HALKAA KU WANAAGSAN
    MAANTA WAXA LAGAADHAY XILIGAYAGII EE SOCON MAYSO DOORASHADAN AAD WADAAN

  • @bashirwadani1
    @bashirwadani1 3 หลายเดือนก่อน

    INA BIIXI MEEL BU SAARAY GARXEJIS KU DIIQ DIIQSO LAANDHEERE

  • @Khaalidgamiil
    @Khaalidgamiil 3 หลายเดือนก่อน

    MBC GUUL laandheere

  • @SiciidAhmed-wi3ux
    @SiciidAhmed-wi3ux 3 หลายเดือนก่อน

    Markaahogaamiyaha

  • @shariifcumaribraahim7380
    @shariifcumaribraahim7380 3 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂 guuuleyso muuse

  • @qorane122cabdirisaaq3
    @qorane122cabdirisaaq3 3 หลายเดือนก่อน

    adigaba dad badan ayaa aaminsan in aanad m.weynenida u qalmayn

  • @sawdasiciid85
    @sawdasiciid85 3 หลายเดือนก่อน

    Muusoow. 5. Sanee soosoca. Waa adigeee ogsoonow

  • @SiciidAhmed-wi3ux
    @SiciidAhmed-wi3ux 3 หลายเดือนก่อน

    Sidaahalooguyeedho

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 2 หลายเดือนก่อน

    Muuse ayaa weli qaar hor fadhiyaan ! Oo dhegeysanayaan .
    Amxaaraan ahay ayaa nafi kaa yeedhsiisey, kkkkkkkk
    Adigu xaggee xukuntaa muuse saamiriyow. Kkkkkkk
    Adigu mskhaaniid ayaa dewersataa,kkkkkkk

  • @Garaad216
    @Garaad216 3 หลายเดือนก่อน

    Hadalki xataa kalumay

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk 3 หลายเดือนก่อน

    MA WAALIDII AYAA KU KACDEY

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 3 หลายเดือนก่อน

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa madaxweyne waxaad sheegtey inaad dalka ethiopia tegeyso muddo 2 cisho ah.
    2.0. Waxan dhahayaa haddana waxaad sheegtey inaad tegeyso UAE/DP World adiga iyo atto abbii ahmed ali.
    3.0. Haddaba waxan dhahayaa hadduu heshiisku ka dhici waayo hargageysa uuna iman waayo atto abbii ahmed ali.
    4.0. Waxan dhahayaa ciddina waxba kaa dhegeysan mayso ciddina kuma rumaysanayso.
    5.0. Waxan dhahayaa marnaba ma dhacayso inay ethiopia so degto berriga iyo badda lughaya iyo saylac.
    6.0. Arrintaasi waxan kuu sheegayaa marnaba cidina waxba kaa dhegeysan mayso.

  • @MABDI-nj4pz
    @MABDI-nj4pz 3 หลายเดือนก่อน +1

    Adiguba waa markaygii baad ku timid, shalay bay ahayd markaad lahayd gacantiinii qaadate ee taayadii baa hadhay jeegaaneey.
    Markaa lahaydeen abaal baanu isu gudaynaa anaga iyo Habarjeclo.
    Munaafaq
    From Saylac.

    • @keyen19
      @keyen19 3 หลายเดือนก่อน

      Kursgi Qabiil lagu dooniyo Kulmiye biloowday

  • @dacar2345
    @dacar2345 3 หลายเดือนก่อน

    Ha dhagaysan dadka xaaraanta lagu soo koriyay ee aabayaashood haamada la gooyay waa dadkii xukuumadahii hore boobi jiray oo imika waxay cunaan waayay iyo kuway dhaleen waxa kaa daba qaylinayaa ha ciyaane ha dhagaysan xaaraan cunayaasha

  • @SiciidAhmed-wi3ux
    @SiciidAhmed-wi3ux 3 หลายเดือนก่อน

    Waxaloosoogaabiyaa

  • @NuraQallib
    @NuraQallib 3 หลายเดือนก่อน

    Hadal saxa qaranimada difaaceeda marba ninka xilkahayaale markaa soowmaaha ciidankii iyo hubkiiba waad kasoocarartay cidkale dusha hakasaarin oo aan xil loodhiiban

  • @UbaxMaxamed-h9b
    @UbaxMaxamed-h9b 3 หลายเดือนก่อน

    Waa lays haya doorkan muusow😂😂😂😂

  • @SiciidAhmed-wi3ux
    @SiciidAhmed-wi3ux 3 หลายเดือนก่อน

    Eehalooguyeedho

  • @mahamed6329
    @mahamed6329 3 หลายเดือนก่อน

    Waa hal qabiil

  • @Asmaabokor-q4r
    @Asmaabokor-q4r 3 หลายเดือนก่อน

    Dhilaaa ku dhashay muuse saamiri

  • @mukhtaarclaahixasan3493
    @mukhtaarclaahixasan3493 3 หลายเดือนก่อน

    wadax.wayne
    jira.madax.waye
    simay
    laandheere
    iyo.laangaab
    kkkkk

  • @osmankhalif7094
    @osmankhalif7094 3 หลายเดือนก่อน

    Ninkan maxa lagasiiya somali naceevka

  • @shakuudabdi7453
    @shakuudabdi7453 3 หลายเดือนก่อน

    Adi halke xakuntaa😂😂😂

  • @bukhari_abdisalan-65
    @bukhari_abdisalan-65 3 หลายเดือนก่อน

    War xikmad ku hadal qof haku mashquulin waad ceebooday

  • @jeimoha3286
    @jeimoha3286 3 หลายเดือนก่อน

    War umada ka fadhiiso

  • @nazdalaan
    @nazdalaan 3 หลายเดือนก่อน

    ISAGAA QABYAALAD IYO HEEGO KU IMAADAY. YAA KAA LIITA OON MADAXWEYNE AHAAN KARIN. NINKA SOMAALI UGU LIITA WEEYE

  • @abdilahiyusufyusuf3395
    @abdilahiyusufyusuf3395 3 หลายเดือนก่อน

    Waxasi waa wixi aad bilowday ee xejiso

  • @sumahwaagullweyn196
    @sumahwaagullweyn196 3 หลายเดือนก่อน +1

    Muse faashilaw waar umadda Ka hor dhaqaaq óo is qari fashilyaw
    Waxa kuu Wacan inaad SI Yar u dhaaf umada waad fashilintay😂😅😅

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz 3 หลายเดือนก่อน +1

    Muusow dalku fardambe ma eedayo ee sidii daahir yeel.

  • @shamisali4599
    @shamisali4599 3 หลายเดือนก่อน

    Muusow adiga xagaa xukunta 😂soka adiga kala diray owdal gaar tahay qatumo laga soo eryay 😂

  • @abobasement346
    @abobasement346 3 หลายเดือนก่อน

    odaygan wuxuu cimrigisih wuxu ku dhamaystay waxban dilah

  • @TripleA0825
    @TripleA0825 3 หลายเดือนก่อน +1

    Majnuun maskixiyan xattaa uma caafimaad qabo wlhy

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz 3 หลายเดือนก่อน +1

    Muuse waaa ninka dalkii iskumidka ahaa kala qaybqaybiyey ee yidhi kani waa cadawga gudaha kani waa cadawga kulmiye kani wuu cayey tani heesbayqaaday .
    Ma waxas baad cadaalad kasugaysaan.
    Muuse markii hore waxad kusobaxday mujahidkii maantase waxad kuraadinaysaa waddani baa guuldaradii leh taasina waa kuguceeb ee iscasil oo sharaftakudhimo.

  • @abdinasirmohamud1125
    @abdinasirmohamud1125 3 หลายเดือนก่อน

    Qabiil dawlad noqon waa 😂😂😂33 dream 😂

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waar Ciidamadii laascaanood lagu qabtay intuu ku dhimatay intuu ku dhaawacantay ee aad adigu Saba teers lahayd Maxaad uga hadli wayday? HASAN SHEEKH KUWAS ADIGA IYO AWOWGAABA

  • @ibrahimabshir1466
    @ibrahimabshir1466 3 หลายเดือนก่อน

    Muse Jaahil iyo Xasan baahane muuse baa la dhagaysan karaa ninkaan hadalkisu isma khilaafo badanaa

  • @fotbollfaafaale3774
    @fotbollfaafaale3774 3 หลายเดือนก่อน

    Kkkk

  • @shamisali4599
    @shamisali4599 3 หลายเดือนก่อน +1

    Bahdil badana amxarado sugaya inee kalay tiraa hade diidan muxuu shegi rabaa bahdil jeclaa😂😂

  • @AbdiqaniYusuf-ue6oi
    @AbdiqaniYusuf-ue6oi 3 หลายเดือนก่อน +1

    Madaxweyne cadagude inaga soo xidh waa kii adiga iyo reerkaba allah ha cadaabo yidhi 😂

  • @axmedcabdi8649
    @axmedcabdi8649 3 หลายเดือนก่อน

    Kuwii ku cuquba ku dgacdey

  • @maxamedxuseen4049
    @maxamedxuseen4049 3 หลายเดือนก่อน +1

    Weli gudidii doorashooyinku wax uyeedhinayaa. Muusow ma ilbaxdid soo dhaaf aqalka.

  • @MohamedBile-l6t
    @MohamedBile-l6t 3 หลายเดือนก่อน +1

    S/land wa laba garab Bari SSC iyo Galbed SNM

  • @nazdalaan
    @nazdalaan 3 หลายเดือนก่อน +1

    CALAACAL, DADKA RUNTA U SHEEG HASSAN XABAALA-FUR AYAA SOOMAALIYA OO DHAN XUKUMA.

  • @Onceuponatime-f7h
    @Onceuponatime-f7h 3 หลายเดือนก่อน

    1. His excellency president Abdulaziz Haji Mohammed Hassan Lafta Gareen iyo beeshisuba wa Warsangali Harti
    2. His excellency president Ali Abdullahi Hussein Guudlaawe iyo beeshisuba wa Warsangali Harti
    3. His excellency president Saeed Abdullahi Denni waa MJ Harti ah
    4. His excellency president Ahmed Islan waa Ogaadeen Kablalax
    5. His excellency president Mustafa Cagjar nin Ogaadeen ah
    5. His excellency president Firdhiye waa Dhulbahante Harti