Qorshihii Imaaraadku Ku Burburiyey Ciidamadii Awooda badnaa ee Soomaali Dhisatay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 มิ.ย. 2024
  • Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada
    Subscribe Please | Share | Comments | Like
    Please follow us :
    Facebook : horufadhimedia

ความคิดเห็น • 61

  • @hawamohamed2377
    @hawamohamed2377 6 วันที่ผ่านมา +2

    Xasan sh muxumad MEEL XUN JOOG waa caadadiisa

  • @mahadawilhossein9220
    @mahadawilhossein9220 5 วันที่ผ่านมา +1

    Hashi legend sharafag libaax wax badan og Somaliyana🎉 Allaha u Naxariisto Nacas kufay ma kaco Somalida Waa Dad Caqli Yar maskax qeebshay wada maqan ayay leeyihiin

  • @user-vm3os2rv9f
    @user-vm3os2rv9f 6 วันที่ผ่านมา +2

    Xaqiiq weeye❤❤❤ in abduwelli u qiray abdiraxmaan faroole dawladnimadii uu kala wareegey,gob baa wax qirta xaashi taas waa ogtahay❤❤❤❤

  • @user-cx6qw3tm4w
    @user-cx6qw3tm4w 5 วันที่ผ่านมา

    Waa cadayn cad xogtaas uu siidaayey
    Wariye pr.Hashi waxaana taageeray
    15.9 milyan oo Qof oo soomaali ah
    Very good my pr hashi

  • @gorodaxmed7762
    @gorodaxmed7762 6 วันที่ผ่านมา

    😂 kaan uyeedhayeen😂
    Kaalayeey lahaaaah
    Kajoog adigamaaheee
    HM TV 🌳🤝🤝🤝🌳

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 3 วันที่ผ่านมา

    Waa Sax Taas Dhexdhexaad Ayaan Ka Noqoney 🙏🇸🇴

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 3 วันที่ผ่านมา

    Soomaaliyeey Dhibkaan iyo Baabinta Nagu Socota Waa Imaaraatka Dalkeena. Ku Dhex Meereysanaayo 😭🙏🇸🇴 Halaga Bixiyo Imaaraadka Dalkeena

  • @huseinguudle5328
    @huseinguudle5328 6 วันที่ผ่านมา +2

    Hassan Sheik kaliya in aad daba joogtid waa laga fiican yahay xooga is daba qabo in madaxweynahaaga sharaf tiisa dhulka lagasho ma haboona

  • @Subeyriga
    @Subeyriga 6 วันที่ผ่านมา

    ALLAAHU AKBAR HORFADHI MA WALAN YAHAY CIIDANKA AWOODA BADAN EE LA BAABIYEY XAGEY JOOGEN IMIKA AYEY BA CIIDANKA SOMALIYA UGU AWOOD BADAN YIHIIN TUUG TUUG DHALEY OO SHISHEYE RABA AYAA TAHAY

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 5 วันที่ผ่านมา

    PROFESSOR AMARRE AYAA SHEEGAY INUUSAN XASAN DHIIQO MADAXWEYNENIMO UQALMIN

  • @hersonmalaque3865
    @hersonmalaque3865 6 วันที่ผ่านมา

  • @abdulqadirwarsama1828
    @abdulqadirwarsama1828 6 วันที่ผ่านมา +2

    Imaraadka ha ku wareerin 1971 ayeey xorriyadda qaateen waa ay hanweyn yihiin halka Soomaalida ay lumiyeen wakhtiga!!!

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 6 วันที่ผ่านมา

    Waa nasiib darad somaliya heesat nin aanan Mw uqalmin i
    In kuwo asaga ka ROONEN doorta

  • @yusufabdille3448
    @yusufabdille3448 6 วันที่ผ่านมา

    Asc.walaal hashi allaha burburiyo ciidanka imaarat siduu u burburiyo iyo intii soomaaliyeed ee u fududaysay oo uu ka mid yahay titok oo shaydaanka ugu weyn ee ka qayb qaatay burburka ciudankii soomaaliyeed iyo ibliiskii mahad salaad ahaa marka walaal allaa kariim meel qatar ah ayey soomaaliyi maraysaa

  • @abdulahimohamed434
    @abdulahimohamed434 6 วันที่ผ่านมา

    Hassan Mahan hogaamiye fiican
    ADINA WAXAAGU WAA UN MUCARADNIMO

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 6 วันที่ผ่านมา

    Anaga.oo.dhan.ayuu.bahadilay

  • @sabaahsiyad1809
    @sabaahsiyad1809 5 วันที่ผ่านมา

    alla maxad ruun kasheegtaye melwalba an laga wacan buu tagayahsyd bisinka

  • @user-mt9nk2rk4e
    @user-mt9nk2rk4e 6 วันที่ผ่านมา

    Xasan sideediisa malyan waa qaadanlahaa hhhhh80000

  • @XamseXashi-ht6wh
    @XamseXashi-ht6wh 4 วันที่ผ่านมา

    War kani waa darood war soo badheedh

  • @ElcapitanoLibanKassim
    @ElcapitanoLibanKassim 6 วันที่ผ่านมา

    Wadankeena meelaha ugu badan ee dadka dhibaatadu ka soo gaartay waa cadaalad darada waxa madax loodortay dadka kuwa ugu liita

  • @AsiyaFarax
    @AsiyaFarax 6 วันที่ผ่านมา

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada ❤soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Subeyriga
    @Subeyriga 6 วันที่ผ่านมา

    HANOOLADO XASAN SHEEKH XASHI INUU XAARAAN KU DHASHAY WAA LW OGYAHAY DHAWAAN WAA LAGA NASAN DOONA

  • @Subeyriga
    @Subeyriga 6 วันที่ผ่านมา

    NINKAN IMIKA QALBIGA AYUU KA XANUNSANAYA XASAN SHEEKH HA NOOLAADO

  • @shamsoadan474
    @shamsoadan474 6 วันที่ผ่านมา

    Unukaa naloo isticmaalaa ciidanka ayuu dhihi jirey yaab amaa la sixrey oo hafariisan iyo burburi qaranka lagu aqriyey

  • @cabdinaasir4466
    @cabdinaasir4466 6 วันที่ผ่านมา

    Cadhifada iyo Kala saar saxafadda

  • @Subeyriga
    @Subeyriga 6 วันที่ผ่านมา

    Kkkkk QABIILKAGA OO KALIYA NIYAD JAB CUQDAD IYO RAJO BEEL KU SEEXI

  • @safahussen8381
    @safahussen8381 6 วันที่ผ่านมา

    Runta iyo xaqiida dadbadam beydhibesa

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 6 วันที่ผ่านมา

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤

  • @aliyassin5274
    @aliyassin5274 6 วันที่ผ่านมา +1

    Waxaagii oo dhan qabiil miyey dhaafi waayeen 😂

    • @Amir-Muse
      @Amir-Muse 5 วันที่ผ่านมา +1

      Marka runta laga hadlo qabiil so hadal qada ilen need jaahilin ah ba tahey ana tihin😂😂

  • @maryamabdalah3814
    @maryamabdalah3814 6 วันที่ผ่านมา

    Idacadan shareftedii Kan ayaa ku ciyaray cadifad aan dhamaan ayaa qabaa

  • @MahamedYoussoufabdi
    @MahamedYoussoufabdi 6 วันที่ผ่านมา

    Xasan wa qof liito oo an u khalmin in uu namatalo

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 6 วันที่ผ่านมา

    imaratka waxay laa daran xunguri gurgurte

  • @aliyassin5274
    @aliyassin5274 6 วันที่ผ่านมา +1

    Sxbow wax kale noosheeg nacnacda naga daa

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 4 วันที่ผ่านมา

    Mudane Xasan Dalxiis isaga u sheeg kolba inu diyaarad fuulo oo aduunyada wareego, waxna ay ka soo bixin faa'iido u leh qaranka Soomaaliya.
    Midda kale ceebtiisa madaxdii ka horreysay ayuu ka masayraa.

  • @abdullahijumcale1657
    @abdullahijumcale1657 6 วันที่ผ่านมา

    Waxaa ka xumahay adigo wariye ah in aad cadifaad ku hadashiid.

  • @hersimusse3360
    @hersimusse3360 3 วันที่ผ่านมา

    War xasan waa kii ee maad inaga daysan

  • @user-kp9sg8zi7g
    @user-kp9sg8zi7g 5 วันที่ผ่านมา

    gamlame aan wax tarin iyo jinibaad gacanta haysaane wax garoorka loo shubahayaa kii wax gow racaye somali geesigii ku dhimay gaarka hayn jirey maalin walba markaan dowlad ahaan iyo dad ahaan ba soo noqono baan waxaan doranaa kii na bur burin lahaa

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z 6 วันที่ผ่านมา +4

    Xassan duufle gurgurte WA qof bahdilan tuuga ah dowlad nimadii WA loo Nacay doqonka bila damiirka ah

  • @Subeyriga
    @Subeyriga 6 วันที่ผ่านมา

    WAAR XISHOO FARMAAJO KUMA ABUURIN HADII QOF WALBA OO MADAXWEYNE KA NOQDA SOMALIYA HADII LAGU QANCI WAAYO MAR DAMBE LA OGOLAAN MAAYO DADKA SIDAN ISIR NACAYBKU UGA MUUQDO INEY MADAX SARE SOMALIA KA NOQDAN

  • @islamchannel7385
    @islamchannel7385 6 วันที่ผ่านมา

    Dameer abgaala weeye ,ceeb waxba kamatarto

  • @abdullahiyarowmohammed2264
    @abdullahiyarowmohammed2264 6 วันที่ผ่านมา

    A.s.c.foosiyo.olol.lhiidoora.shoorshooyinka.xasanbaay.uolol.leeysey.waa.wx.aybeerita.baaylakulante.baaladhihikaraafoosiya.xaajiaadan

  • @aliyassin5274
    @aliyassin5274 6 วันที่ผ่านมา +2

    War ninyahow ama wariye noqo ama nin qof ataagaya noqo anagaa kaaliidana oo war kaasugayna wax saas u hadlaya

    • @hussenaden6602
      @hussenaden6602 6 วันที่ผ่านมา +1

      Buuqa yare meshaan qabyaalad looma baahnee

    • @gaadhhaye1524
      @gaadhhaye1524 6 วันที่ผ่านมา +1

      Adiga aya dhageysanaya hadana adiga aya sheegaya inad ka liidato

  • @XasanXasan-xv5cz
    @XasanXasan-xv5cz 6 วันที่ผ่านมา

    Ilaah kaxishoo xaashi maalikasta 10 goor/ama tobanjeer ayaad xamataa wax kasheegtaa mw xasan xishoo xaashi oo xishoo farmaajaad uwaalatay

  • @user-vm3os2rv9f
    @user-vm3os2rv9f 6 วันที่ผ่านมา

    Xasan dhiiqo,weeydaan fahmine taariikh dadkale leeyihiin buu dagaal kula jiraa,ninkastaana waa fahamsan yahaye,waanu tilmaami karayn,wax yar baana dareensan sida xaashi iwm,waa fara ku tiris dadka xogta ogi.

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 6 วันที่ผ่านมา

    Dhiqo lugaha yaan laguu gelinin kan waa bacaac waa lax gurguurte caaqibo ma leh wuxuu cabudaa lacag kobo ayuu u sujuuday tii ugu dambeysay diinta ayuu u gafay wax walboo dhawaca xagga dalka iyo umadaba wuu geysay tii waxaasoo dhan isku fuuqsatay qabuurihii baa loga taag la yahay aduun nin noolow maxaa aragti kuu laaban nin ururo ku shaqeynayey teer iyo burburkii somaliya oo aan siyaasad waxba ka aqoon oo juhaladii wadanka burburisuu ka mid ahaa

  • @mohammedabdul5923
    @mohammedabdul5923 6 วันที่ผ่านมา

    Gurguurt cadigiisa Akhli xumo garguurte 70jir oo tuug Ah

  • @alirobleh1226
    @alirobleh1226 5 วันที่ผ่านมา

    Xasan dhurwaa...................😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @meykalmadaxey2264
    @meykalmadaxey2264 5 วันที่ผ่านมา

    Calol xanuun qabil baa kuhaya ee ladhimo

  • @user-gc9pg4dh4w
    @user-gc9pg4dh4w 6 วันที่ผ่านมา

    Xasan Dhagarqabe hore ayuu u sheegay inuusan rabin somaliya inay ka hirgasho dawlad xoog leh,ee waxa aan rabaa in mammal goboleedka oo qabaail ku dhisan,taasoo ay ujeedadiisu ahayd in aan loo dabagelin wax dembi ah maadaama uu dalka iyo dadka ka galay dunuub aad u waaweyn oo guud ahaan dalkii halis lugaha uu u geliyey isagoo adeegsaday nidaamka qabyaalada iyo sheegashada inuu leeyahay muqdusho oo ay u marag tahay habkii qabyaaladaysnaa ee ku kicinaayey shacabka reer muqdisho oo si fiican isu garab taagey xilligii farmajo oo xataa xabad ka ridey magaalada iyo Erayadiisi uu ugu yeerayey sarakiishii ciidanka oo uu lahaa wiilkaygiiyow ka soo bax ciidamada waxaad tihiin reer,somaliya waa qabaail ee muqdisho ayaa lagu dhacayaa hantidooda ee dalkiina iyo dadkiina u hiiliya waa been waxa laydinka dhaadhicinayo.
    Markii la doortay ayaamo ka dib waxa xasan dhagarqabe iyo kooxdiisu shirqool ay ku dileen General farxan qarobe,runtii ahaa sarkaal dualinyaro ah,oo muwaadin ah aamisan dawladnimada,qabyaaladi ay maskaxdiisa iyo dhiigiisa iyo aragtidisa iyo dareenkiisa iyo sharaftiisa ay ka sifowdey,waxa uu ahaa sarkaal dhalinyaro ah oo marka la dhabta laga eego ahaa sarkaalkii ugu wanaagsana oo lagu tilmaamay mar la arag oo umada ay dhamaanteed ay ilaa iyo hada ay ka samri waayeen.somalida qarkeed gaar ahaan dadka indheer garadka ah waxa ay ku tilmaameen sarkaalka keliya ee dhabta ah,xataa waxa ay talo ku bixiyeen in laga dhigo taliyaha guud ee ciidanka somaliya xataa uu isagu magcaabo taliyashaasha xilalka saraakisha kala duwan ee jagoyinka ciidanka.
    Xasan waa embigii ugu horeeyey ee uu ka galay dalka iyo dadka iyo ciidanka somaliya,waana halka laga soo bilaabayo dunuubta uu xasan dambile galay,waxa ka horeeyey lacagtii emaraadka laga qabtay oo isagoo aan xilkii la wareegin u fasaxay,lacagtaas oo emaraadka markii ugu dambaysey dafiray Lahaansheeda markii uu ilaa 2 jeer uu maxkamadii ay ka cararareen,.
    waxa ku xigey alshababki oo uu ku amray inay Ethiopia weeraraan xilligaas uu ku sugnaa masar iyadoo ay masar ay kalaooni ka raadineysa la wadaagtay inuu talaabadaas qaado iyo inuu ku dhuwaaqo inuu biyaha webiga uu la difaacayo masar taasoo dawlada Ethiopia ay markiiba ka war bixisay sida alshabab ay dawlada somaliya u soo abaabushey iyo dagaalka ay soo qaadeen mudo 3 beri ah iyo Ethiopia oo cadaysay xasan inuu ka mid yahay alshabab iyo mahad salaad iyo ilaa 11 wasiir iyo 51 oo ka mid ah baarlamanka iyo shaqsiyaad kale

  • @MohamedAbshirSodal
    @MohamedAbshirSodal 6 วันที่ผ่านมา

    Nin liita ayaad tahay oo aad Qabiil iyo Qurun ku shaqeeya?

  • @cabdirashiidnuur7807
    @cabdirashiidnuur7807 6 วันที่ผ่านมา

    Ha is jeexin xasan waad ku qasbantahay cid ka qaadeeysa ma jirto xilka

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 5 วันที่ผ่านมา

    PROFESSOR AMARRE AYAA SHEEGAY INUUSAN XASAN DHIIQO MADAXWEYNENIMO UQALMIN

  • @abdullahiyarowmohammed2264
    @abdullahiyarowmohammed2264 6 วันที่ผ่านมา

    A.s.c.foosiyo.olol.lhiidoora.shoorshooyinka.xasanbaay.uolol.leeysey.waa.wx.aybeerita.baaylakulante.baaladhihikaraafoosiya.xaajiaadan

  • @XasanXasan-xv5cz
    @XasanXasan-xv5cz 6 วันที่ผ่านมา

    Ilaah kaxishoo xaashi maalikasta 10 goor/ama tobanjeer ayaad xamataa wax kasheegtaa mw xasan xishoo xaashi oo xishoo farmaajaad uwaalatay

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333 5 วันที่ผ่านมา

    Somaliya wa wadan fashiLmay manjiro wadan sideda ufashiLmay sida somaliya o kale😂 magaci ayunba siijira wayo somaliya dal ahan dad ahan aya ufashilantay😂😂