Golihii Wakiilada oo Afduuban iyo Wixii Maanta ka Dhacay oo Cadayn u ah.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 115

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 หลายเดือนก่อน +19

    Shacabka Somaliland iyo Gaar ahaan kuwa Caasimada Hargeisa ku nool ayaa Gabay in ay soo dareeriyaan Dibjiriinta.

  • @MohsmedFaatah
    @MohsmedFaatah หลายเดือนก่อน +10

    waa in laga tashadaa, oo la kala diraa, waayoismaba dhagaysanayaan,golahu, waa Afduubanyahay.

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi หลายเดือนก่อน +3

    Ubaxle Media 24 Birmingham UK Weldon wisdom attain keep up the good work togetherness guul qarannimo kudos WA Bilahi Tawfiiq.

  • @ridwaan-z1u
    @ridwaan-z1u หลายเดือนก่อน +7

    shicibkiibaa daawanaya waxa dhacaya dhagna uma dhigayaane haku xiiqin
    waana nasiib daro

    • @user-kx4us5cb4k
      @user-kx4us5cb4k หลายเดือนก่อน

      Ku khasaari mayno. Waynu kalabaranayna wadaniga dhabta ah iyo wadaniga beenta ah

  • @SadoAhmed-mf4xt
    @SadoAhmed-mf4xt หลายเดือนก่อน +7

    Wa dadkii lasu durday balse nasiib xumo Alle ha a naga qabato cadawka

  • @abdihoori4524
    @abdihoori4524 หลายเดือนก่อน +8

    Golahan si dhaqso ah in laga dareriyo shacabka 5000 oo qof ha saxexan si loga xidho golaha

  • @user-gc3fs6kh3x
    @user-gc3fs6kh3x หลายเดือนก่อน +6

    Inader ragba duminaya lacag soo qataye shacabku ha jajabiyan golaha sidii barlamanka kenya

  • @jmo4410
    @jmo4410 หลายเดือนก่อน +11

    Waa nasiib daro iney dadkii la soo doortey ay udhaqmaa sidii dibjiriinta. This parliament has to be resolved ASAP. THAT IS THE ONLY SOLUTION TO SAVE SOMALILAND FROM OUR ENEMIES.

  • @omarjama7627
    @omarjama7627 หลายเดือนก่อน +2

    Waa in la kala diraaa Kuwan ! Waa cadow kalkaal dhamaamtood Albaada ha loo xidho!

  • @user-ud6fs8ut7z
    @user-ud6fs8ut7z หลายเดือนก่อน

    Xayawaan qabyaaliiste doqon ah, war xume tashiil subxaanallaah!!! Ilaahay adiga iyo inta kula midka ah hanaga qabto ee had iyo goor isku dirka ku hawlan yaaaahuuuuu!!!!

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 หลายเดือนก่อน +3

    WAA DEEBJERYN LAA SOO UURSADYE WAA IINA SHACABKU KAA SOO DARERSHYN OO ALBABADA LOO XIIDHO QUUDHUNKE😮😮😮

  • @user-uf1ih4uf5z
    @user-uf1ih4uf5z หลายเดือนก่อน

    Waa nasiib daro wayn ilaahay badbaadiyo wadankeena somaliland xildhiban abiibna reer awdal dartood haloodayo waa iga talo cadawga aya ku soo daba dhuumanaya ❤❤❤

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 หลายเดือนก่อน +2

    Gole khasaare dad weynahii bacadka u taagnaa cidla ayay dhigeen cadow looma dooran alle ayaanu idinku xawilay

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 หลายเดือนก่อน +3

    Waa run waa la haystaa.

  • @user-vo4tj3zi6h
    @user-vo4tj3zi6h หลายเดือนก่อน +3

    Golaha halaa xidho halla kala diro

  • @AnwarAnwar-un9fg
    @AnwarAnwar-un9fg หลายเดือนก่อน

    INAADEER. CABDIRAXMAAN. BARLAMAANKAN. WAA. IN. LAXIDHAA UU. LA KA. LADIRAA. ❤❤❤❤❤❤

  • @Gobsame
    @Gobsame หลายเดือนก่อน +6

    Golahan aan u shaqay nayn dalkii laga soo doortay hala xidho intay ka oganayan inay dalkan Somaliland mushahar ka ka qaataan

  • @ismailhagisaeedabdi
    @ismailhagisaeedabdi หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid mudane ubaxle waxa fiican in la qufilo gabigeedaba waa meel fawdo ah badideedu waxan dad xun weeyaan oo wada camiilo ah😮😮😮😮😮

  • @ridwaan-z1u
    @ridwaan-z1u หลายเดือนก่อน +2

    iyagaa wax ku qabee ha duntee haku daalin way sixranyihiine😢

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 หลายเดือนก่อน +1

    Qaranku mee horta qaran jiraaba ma muuqdo hala yaabin waraabayaashan intay hantidii ummada cuneen hadana uugaamaya

  • @user-sz7sn2rv9r
    @user-sz7sn2rv9r หลายเดือนก่อน +1

    Xisbigii wadani shirer bay ayaa mahan yurub ku lahaayeen magaalo kasra iyo wadan kasta lacag bay ku soo qoreen qof kasda Lacag badan baa lagu soo qoray laba qaadhaan mid xisbiga ah iyo mid garxajisa

  • @nathra7351
    @nathra7351 หลายเดือนก่อน

    Shacabku waa inaay cududooda muujiyaan ishalah

  • @FoosiyaMaxamuud-xy2wy
    @FoosiyaMaxamuud-xy2wy หลายเดือนก่อน +1

    Sharcigaa Sareeya, walahi Allaha kawkan iska leh ayay u Taalaaa, Arimahana Allanu u deyney, Miskiin Muse waa la Taagnay, lakiin Samirkiisu Qabaaa!!??☀️🧠✍️⚖️🕋🕌🫅S/la,aand

  • @user-xj9jx5cg8o
    @user-xj9jx5cg8o หลายเดือนก่อน +1

    WAXAN GOLE MAAHA EE WAA CIYAAL XAARKII XAAFADAHA SHIIDI JIREY

  • @liinaali4231
    @liinaali4231 หลายเดือนก่อน +2

    Shicibkan hurdaa ha iska qabtan ama kolba mid munafaqa durmanka ha u tumaan haba la kala diro kuwan gole la aan ba dhaanta xildh isku sheegooyinkan rer walba kii ugu liitey keeney

  • @feryalmomdferyalmomd471
    @feryalmomdferyalmomd471 หลายเดือนก่อน +3

    والله وجع قلب نسمع كل وكيل برلمان باع بلاده حق دول اعداء صوماليلاند لكن المفروض الشعب ينتفض ويرفض عملاء جيبوتي والصومال العار والخزي ع وكلاء البرلمان

  • @mustafeibrahim867
    @mustafeibrahim867 หลายเดือนก่อน

    Anagaa hargeisa joogna. Balaayo majirto. Waddanka waa nabad iyo barwaaqo. Maamul xumo keliya ayaa haysa. Haddii maamul wanaagsan yimaado sida kii siilaanyo oo kale wuu hagaagaya

  • @mahamedhusein594
    @mahamedhusein594 หลายเดือนก่อน +2

    Asc.Goluhu wuxuu badankiisu isku raacay in aan sharcigu socon oo waxay noqdeen looyaro u doodaye sharci jabin .Somaliland iyo iyaga iyagaa fudud waxaan ku talinlahaa ha la bedelo oo ha la kala diro kuwo cusub ha la doorto...

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o หลายเดือนก่อน

    M.weynuhu isku shaandhayn deg dega haku sameeyo baalmaanka

  • @MubYus
    @MubYus หลายเดือนก่อน +1

    Xusuustayda markii golaha wakiiladu sidan oo kale u qudhamay in kastoo xaaladu tan ka duwanayd, Mdaxweyne Riyaale , wuu xidhay Albaabada ayuu isgu dhuftay.

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 หลายเดือนก่อน +2

    Cirro iyo ina Xashi ayey ayu uu xidhan yahay goluhu marka laba niin iyo waxay sabada ku watan wa in jeelka la dhigo….. canasirtana dib ayey uu fadhisa

  • @BoqoreHirsi
    @BoqoreHirsi หลายเดือนก่อน

    Waa war iyo hadal aad u qiimo badan ee bulshadan qabyaalada laga dhaadhiciyey iyaga ayey wax ka dumayaanee soo maaha in xukuumadooda ku garab siiyaan naga qabta yidhaahdaan

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu หลายเดือนก่อน +4

    Sharciga aanay waafaqsanaynini waa ka Djibouti iyo ka Villa wardhiigley miyaa ? Kuwan meel kale ayaa looga yeedhanayaa wallee kkkkkkkkkk

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 หลายเดือนก่อน

    Asc waxa inoo fadhiya barlamank waa dibjiriin waa in shacabka rer Hargesa ka soo darariyan waxan ma aagan karno guul Somaliland

  • @AxmedMaxamud-zc4ei
    @AxmedMaxamud-zc4ei หลายเดือนก่อน +1

    Tuugtan spirtoolayasha ah shacbigu maxey action ugu sameynqaayeen

  • @MubYus
    @MubYus หลายเดือนก่อน +1

    Marba hadii aanay Dan umadeed iyo mid Qaran aanay ka shaqaynayn sabab ay u fadhiyaan oo ay umada Mushahaar uga qaataan anigu garan maayo.

  • @user-il6lr4oo4v
    @user-il6lr4oo4v หลายเดือนก่อน +1

    Wa in dofaradaa nijaasta ah laga daahiriya oo lahan darabaa hoolka

  • @mohamoudegeh5056
    @mohamoudegeh5056 หลายเดือนก่อน +1

    Talo wanaagsan baad keentay. Waa runtaa oo haday meeshu noqoto tuug iyo tuug kalkaal qarankani sii jirimaayo e waa in dadku baraarugaan

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 หลายเดือนก่อน +2

    MUSHAHARKOODA MAA LAGA JOOJIN KARI WAAYEY?????.

  • @abdillahiaden1622
    @abdillahiaden1622 หลายเดือนก่อน +1

    Meeshu waa goob mushaharo fiican oo meel Africa laga qaata aanay jirin laga qaato,waxaase nasiib darro aad u weyn ah in ay lacagtaasi ka timaado dad muruq maal ah oo xalaal quudato ah cashuurtoodi loo baahna in wax loogu qabto,caafimaad,waxbarasho etc.

  • @dulmar9139
    @dulmar9139 หลายเดือนก่อน +2

    Xildhibaanada meesha inoo joogaa badankoodu iyagaaba cadawku ah qaranimada somaliland 😲

  • @FREESOMALILAND-m1g
    @FREESOMALILAND-m1g หลายเดือนก่อน +2

    Oo nimankii waawayna ciyala suuqayn bay keenen shacabku haka garnaqo arinkaas wixii laga yelayo.

  • @nimcoyusuf9903
    @nimcoyusuf9903 หลายเดือนก่อน +1

    waxaan odhan lahaa sidaa ha ku jirane hala daayo inta xildhibaano daacad ahoo laga soo baarandago oo reer waliba soo doorto qaar u qalma xildhibanimo oo qaranka udaacada
    kuwani cadawga ayay inoo soo raaceen ooy hawlo u fulinayad una joogaan meesha

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 หลายเดือนก่อน

    WAA IN SHACAKA LA SOO ABAABULA

  • @mxamdcbdimxamudrobleroble5670
    @mxamdcbdimxamudrobleroble5670 หลายเดือนก่อน +2

    Shacaboow Halloo dyaar groobo muddaharaad ay Inagu dhaafan dabaajiirtan ku dhashay kufsigii iyo dagaalladii lagu burburiyey dalkan.

  • @XY-kx6cy
    @XY-kx6cy หลายเดือนก่อน

    Waa in golaha xildhibaanada la kala diro

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 หลายเดือนก่อน

    SHACABKU HA ISU SOO BAXAAN SI DEGAN OO SALMIYA OO AY CODSADAAN IN LA KALA DIRO

  • @sakariyeCabdi-yu6bo
    @sakariyeCabdi-yu6bo หลายเดือนก่อน +2

    ASC xaqiiqdi wa run wu afduban yahay ee wa in shacabku kA hadlo way Ina babi inayaan halaga qufulo wa halis qaranka laGu duminayo barlaamaka wa saqiidine iSkU timid ha la kala diro koxdan

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 หลายเดือนก่อน +1

    Nasiib darooyinka inagu habsaday waxaa u horeeya hogaan la'aan maba aha jileec ee waanayba jirin maxaa helay muuse iyo kaahin maxaa helay shacabkii

  • @MubYus
    @MubYus หลายเดือนก่อน +1

    Golehu hadii shaqadii loo igmaday uu qaban waayay, Jaajuusiin u shaqeeya cadowgu ay dhex fadhiyaan waa in la kala diro. ma aha in cashuurta dadka masaakiinta ah laga soo qaado lagu masruufo oo ay mushahar u qaataan.

  • @muuseabdullahi8400
    @muuseabdullahi8400 หลายเดือนก่อน +3

    golahan in lakala diro intay ka oganayan inya inya dalkan somaliland uu dharteen

  • @mahmoudxasan7041
    @mahmoudxasan7041 หลายเดือนก่อน

    Anigu waxaa ii muuqda jilayc dawladeed waana xaalad sosa waa iga dhan tahay

  • @IdilCabdi107
    @IdilCabdi107 หลายเดือนก่อน +3

    Kuwan waa in la kala dareeriyo ma garanayaan waxa shaqadoodu tahay hadii loo sheegi lahaana teena ma dhegaysanayaan
    Waxay u shaqaynayaan cadowga dalka. Ma aha in ay sii joogaan

  • @mali9027
    @mali9027 หลายเดือนก่อน +1

    WAA IN XUKUUMADA IYO SHACABKA OO ISKAASHANAYA AAY MEESHAA ALBAABADA ISGU LAABAAN XUKUUMADUNA ARINKAA SHACABKA KUHOR GASHO SHACAKA LALA HADLO OO LOO SHEEGO IN ARINKU MEEL KHATAR MARAYO HADII KALE OO WAX WALBA XUKUUMADU KA AAMUSTO IYADAA WADANKU IN UU DUMO RAALI KA AH

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 หลายเดือนก่อน

    SHACABOW MA SHACABKA KEENYA AYAAD KA LIIDATAAN SOO DAREERIYA CIYAALKAN HUWANTA U SHAQEEYO

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 หลายเดือนก่อน

    Ciyaala weeradani waxay ka Faa'deysteen Shacab Aan dantooda aqoon iyo Madax weyne yeeshey Dulqaad dhalay Doqoniimo Lakin weli daba qabashaynu leenahay e Fibjirkan hala kala dareeriyo oo weliba Shacabka Hargeisa ha ku kacaan..

  • @aminafarah7494
    @aminafarah7494 หลายเดือนก่อน

    Ubaxlow barigi Dahir Riyaale macarid qaran dumis ihi mu jirin maanta se macarid qaran dumis ah ba jira oo waxan ba dabada ka wada ilaahay ha inaga qabte

  • @MaxamuudCabdi-mc6vr
    @MaxamuudCabdi-mc6vr หลายเดือนก่อน +1

    Waaxy samanayaan maha waxlaga aamusikaro halakaladiro dibjirta

  • @user-kx4us5cb4k
    @user-kx4us5cb4k หลายเดือนก่อน +1

    Waxba inaga qaadimaayaan
    Caalamka meelo badan sidan si ka xun ayaa ka dhacda

  • @user-su8zh7zy5u
    @user-su8zh7zy5u หลายเดือนก่อน

    Anigu waxan ku talen laha in madaxweynuhu talabo deg deg ah qaado Oo qofol ki jabiyo

  • @yusufdalalabdi4694
    @yusufdalalabdi4694 หลายเดือนก่อน +1

    Anigu diyaar baan u ahay in la kala diro

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 หลายเดือนก่อน

    Ka shacab ahaan waxaanu codasanaynaa in la kala diro dhamaantood

  • @AxmedCabdirahman-v1l
    @AxmedCabdirahman-v1l หลายเดือนก่อน

    Muuse u shedg muusaa burburiyee

  • @ahmededle4594
    @ahmededle4594 หลายเดือนก่อน

    Abdirahman ubaxley waxan ka codsanayaa inaad barnaamij. Biloowdo sidii aad Shacabka u dhiirin galin lahayd in la Soo uruuriyo 5000 oo ah dadkii u codeeyay ciyaal suuqa meesha iskugu yimid

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 หลายเดือนก่อน +1

    Meesha gole na majirto ee waa munaafiqiin wanaaga iyo xasiloonida Somaliland ka doortay wax yar oo shilimaad ah waana dad imaanku ka tagay oo lahaystayaal ah. Badankoodu waa dad an cilmi lahayn oo meesha iska fadhiya. This is totally un acceptable and un democratic, so the ppl of Somaliland must get rid of these wild worth nothing's. Period!!!

  • @user-xj9jx5cg8o
    @user-xj9jx5cg8o หลายเดือนก่อน

    Ubaxle xayaakallaah geesiga difaaca qaranka waa talo dhaxalgal ah

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 หลายเดือนก่อน

    Waxa sameynayan maha waxa la egana Karo waxa fican ine la xidho Masha waxa isgu yime kuwa cadowga uadega Allah ha ina dhafiyo Reer Somaliland fadhiga ha Ka kacan oo ha iska qabtan cadowga mesha isgu yime Allah si deg dega ha ino dhafiyo kuwane cadowga uadega albabada hallo labo walahi nasiba daro aya Somaliland Ku dhacedeya subxanlah Allahu akabar waxa wa ceeba

  • @Husseincartan
    @Husseincartan หลายเดือนก่อน

    Kuwii ciidanka qaranka jebiyay ka soo hadal😮😊

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 หลายเดือนก่อน

    Ilahow sharkoga nagabadbabdi baarlamaana mahe geelkiisgan

  • @abdimoge5666
    @abdimoge5666 หลายเดือนก่อน

    Waa Nasiib daro, waxa waxan oo dhan dhalay waa Shacabka tolaay ku codeeyay oo Reer walba koodi ugu liitay Golaha keenay, markaa maxaa la isku eedaynayaa mar hadii inagu Tiin beeranay?

  • @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr
    @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr หลายเดือนก่อน +1

    Waan kaqabanaynaa maxan yewlnaa.》¡¿☆¿♧◇♡♤°•○●□

  • @user-yx1ig4md4i
    @user-yx1ig4md4i หลายเดือนก่อน +2

    Walahi hadaan wax laga qaban Somaliland way ku daysay marka waxaan ku Talilaha in shacabka Somaliland gaar ahaa hargaysa dibada u soo baxaa oo mudaharaad ku qaadan golaha maqaxida noqday war fadhiga halaga kaco

  • @maxamuudjaamac5109
    @maxamuudjaamac5109 หลายเดือนก่อน +2

    Waar dawladu maxay ka eeganaysa may albaabada isugu dhufato

  • @AxmedCabdirahman-v1l
    @AxmedCabdirahman-v1l หลายเดือนก่อน

    Adieu qurba joog baad thee, ma isaaqnimaad u hadlaysaa

  • @ashafardosa7135
    @ashafardosa7135 หลายเดือนก่อน

    Casuurta ay qaataan shacabka masaakiint masaakiinta ayey ku diboodhinayaan, xildhibaan ooyaaye iyo kuwa taageera waa in lacata laga joojiyaa

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 หลายเดือนก่อน

    Waa in la kala diraa matkaa

  • @AsiaGele
    @AsiaGele หลายเดือนก่อน

    Dibjirtan ha kala diro

  • @ahmedyusuf692
    @ahmedyusuf692 หลายเดือนก่อน

    Ina Abiib arintiisu waa meel sokke. Qadiyaddii ictiraafka ayaa maalin dhow la horgayn doonaa waanay ka horimanayaan oo hubaal ah. Addunkana way inagu ceebeyneyaan. Markaa waa in si dhakhso ah looga shaqeeyaa sidii loo kala diri lahaa dhamaantood. Haddii kale ictiraafna jiri maayo, cadawgana weynu u gacan gelaynaa, addunkana weynu ku ceeboobeynaa

  • @alaalealmahdi5566
    @alaalealmahdi5566 หลายเดือนก่อน

    ADNA GARASHADAADII II GARAABI WEYDEY DHAXANTA IYO GUURAHA.IFKA DHIBI IGAADHAYE. WAA LOO GARAABAA RUUXII GABINAYEE GACALNIMADA EEGOO.

  • @edrisgabo915
    @edrisgabo915 หลายเดือนก่อน

    Goluluhu Wu Af Dubanyahay.
    Way ku Faanyaan wax Soconya Ma Jiraan
    Dharciigii DLja ayu afdubanyahay kooxo Cadowga Somaliland u adeegsanyio .
    Hantii & Dhaqaale Shiishiye lagu Burburinya Qaranka JSL.
    GaCan Biita ha lagu Qabto .
    Riyaale wu Qufulay Golaha .

  • @duuliyexaruuri3316
    @duuliyexaruuri3316 หลายเดือนก่อน

    Ubaxle media adiga iyo inaguma waan garanaynaa kuwan inay cadawga ugu weyn somaliland yihiine away kuwii dawlada een masuuliyada hayay ma inta xamar lagu darayo ayay umada u hoosasiinayan

  • @runahmed9988
    @runahmed9988 หลายเดือนก่อน

    Somaliland Cidii Duminaysa waain Layska Qabta Ciaalkana Xafiiska wain Laga Xidho.
    Qarankeena Cidi kahortimada Halaynaga Qabto.

  • @najaxahmed867
    @najaxahmed867 หลายเดือนก่อน

    horta golahani inay saaqideen waa la arkaa laakiin suaal baa ugu wareegaysa dadkii jabiyey qaranka ama ciidankii goojacade waxaa iyaga dambi luugu qaadiwaayay ileen sharci haduu shaqaynayo kuwaa ayuu kuqaadi lahaa markaa kuwana lama yaabanii hadii muusa biixi iyo ina kaahin uu qabanwayay maxamed abiibna in layskadhaafo ayaaan door bidi lahaa

  • @abdiali319
    @abdiali319 หลายเดือนก่อน +2

    Madaxwaynuhu hakala diro ciyaala suuqan.

  • @user-ng9sb8hz1n
    @user-ng9sb8hz1n หลายเดือนก่อน

    Quba joogta somaliland waa inay wadanka u soo gurmadaan sidagdag oo shir guud iskugu yimadaan oo baq dheer ka soo saaran

  • @RodaAli-mg1en
    @RodaAli-mg1en หลายเดือนก่อน

    Gole wakiilo looguma yeedhi karo,
    Waa xero doofaar, xero duli

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 หลายเดือนก่อน

    Way imaamlayiine ntayqataan baba kufilan 20 saneesoosocda

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi หลายเดือนก่อน +1

    There must be a follow up responses by the executive branch and the upper guurti senatorial chamber.

  • @wacan5799
    @wacan5799 หลายเดือนก่อน +1

    Asc walal idinka ayuu codkiinu meel dheer gaadhayaa ee madax waynaha iyo Maxamed kaahin waa in aad lahadashaan

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 หลายเดือนก่อน

    Sow inagumaynu dooran dad admoodo inay ardaakaso watosen on idhamin

  • @noob1107-t5o
    @noob1107-t5o หลายเดือนก่อน

    Waxan maa laga qufulo dhismahaba

  • @user-xe7zm3ix9m
    @user-xe7zm3ix9m หลายเดือนก่อน +2

    Miyaanay u banaanyeen madaxaweynuhu in ogo sharciga uu u leeyahay oo u albaabad isu dhuufdo

  • @user-xj9jx5cg8o
    @user-xj9jx5cg8o หลายเดือนก่อน

    Hala kala diro ama halaga qufulo

  • @brbynulolilumu
    @brbynulolilumu หลายเดือนก่อน

    RABOOW Anaga qabo KUWA AAN DANTA KA SHAQEEYN

  • @zahraibrahim6236
    @zahraibrahim6236 หลายเดือนก่อน

    Nasibdaro aya ku dhacday dawladi dalka ayada jamasul ah may albabada iskuku dhufato

  • @user-zu5qx7ff9n
    @user-zu5qx7ff9n หลายเดือนก่อน

    Halakala diro huwanta maxaay dalka uqabtaan shacabku wuu hurdaa ee hatooso oo nimanka dhagax meesha hakaga dareeriyeen

  • @user-qu8ud6kz2j
    @user-qu8ud6kz2j หลายเดือนก่อน

    Ma fiicna in la yidhaahdo hala buburiyo dhismaha, waayo waa hanti qaran.
    Laakin golahani waa cadaan in ay u shaqeeyaan oo fuliyaan dano wadamo kale leeyihiin.
    Waa in waxan la kala diro.
    💚💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️.
    Kuwan yaa ku aamini kara qorshayaasha waawayn ee qaranku leeyah? Cajiib.

  • @Sirad47
    @Sirad47 หลายเดือนก่อน +1

    Adeer nimankani waa la ogyahay in aanu ahayn gole u shaqaynaya dalka iyo dadka.
    Golahan waa in la xidhaa ragganna la kala diraa. Cadow ayaa noo fadhiya meesha Huwan baa meesha noo fadhiya.

  • @Caweys-pt3qs
    @Caweys-pt3qs หลายเดือนก่อน

    War REER SOMALILANDOW WADANKAN MEEL FOG AYAA LAGU WADAA EE RAALI BAAD KA TAHEY??