Sheekh soomaali ah oo la Doodaya Baadari kiristan ah | Sheikh Ibrahim vs jesse Digges

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ก.ย. 2024
  • Dood udhaxaysa sh ibraahim iyo baadari jesse
    oo ciwaankeedu yahay ILAAHNIMADA CIISE
    taasoo lagu qabtay Nairobi, Kenya 2016
    My G-mail: khadarjowhar@gmail.com

ความคิดเห็น • 421

  • @jamhadkaatletico3404
    @jamhadkaatletico3404 4 ปีที่แล้ว +78

    "Hallelujah/alleluia" waa
    (Alhamdulillah الحمد لله) ama
    (praise and thanks to God)
    Waa eray Hebrew ah maxaana is ticmaala yahuuda iyo Cristianka.
    Lkn ka muslim ahaan nooma fiicna in aan adeegsano eraygaas waayo waxyaabo kale oo ey qarinayaan ayaa kuhoos duugan.
    Mida kale isku illaah ma aaminsanin anaga iyo gaalada. Waxaa uu nabigeena SCW na-baryay alxamdulilaah iyo allaahu akbar

    • @halalpolice7544
      @halalpolice7544 4 ปีที่แล้ว +2

      Maasha Allah absolutely that is right. Nabigu scw xataa wuxuu dhahay qofkii umad ku dayda iyaguuu ka mid yahay marka kudaayashada Galadu xataa waa Halis.

    • @amranmohamed377
      @amranmohamed377 4 ปีที่แล้ว +5

      Don’t judge a book by its cover. Qaranka heesha oo meeshan ka wacdinaya🤣🤣🤣🤣

    • @jamhadkaatletico3404
      @jamhadkaatletico3404 4 ปีที่แล้ว

      @@amranmohamed377 😀😀😁😁😁 waa iga qoslisay wlhi

    • @abdibadeed8474
      @abdibadeed8474 4 ปีที่แล้ว +1

      THE

    • @malyuundhoore2013
      @malyuundhoore2013 3 ปีที่แล้ว

      @@amranmohamed377 p

  • @aqoon-kaabechannel8625
    @aqoon-kaabechannel8625 4 ปีที่แล้ว +140

    waxaan filayaa inaan helnay hadaan soomaali nahay Dr Zakir-kii labaad ee islaamka, waxa loo baahan yahay in kor loo qaado doodaha sheekha si uu u gaadho caalamka.. insha-allaah guul Sh Ibraahim

    • @duranshire5927
      @duranshire5927 4 ปีที่แล้ว +7

      Masha'allah ila meereyso somalida caqliga leh oo jecel dadkooda iney aduunka ka. muqdaan aa tihiin big fan

    • @halalpolice7544
      @halalpolice7544 4 ปีที่แล้ว +1

      Yes absolutely Allahu Akbar 💪🏾 Alhamdulilah

    • @keysecabdilaahi665
      @keysecabdilaahi665 4 ปีที่แล้ว +4

      Alle Ha barakeyo sheekha

    • @fahmoabdullahi1691
      @fahmoabdullahi1691 3 ปีที่แล้ว +1

      Haa wllh hadana Somali maxamed

    • @nuurmohamudguure7799
      @nuurmohamudguure7799 3 ปีที่แล้ว +1

      Mashaa allaah tabarakallaah jizaakallaahu khera shekh ibrahin

  • @mba6164
    @mba6164 4 ปีที่แล้ว +35

    “La’ilaaha ilalaah Muhammadu rasoolulaah” ☪️☝️

  • @shukrihaashi5278
    @shukrihaashi5278 4 ปีที่แล้ว +35

    Maashaa Allah runtii aaad ayaan ufarxaa anoo qushuucay ramada iyo aqoonta uu Allah siiyeye culimada islaamka ee diintii quraankii beybalkii carabigii iyo luuqada English waan ilmeeyaa farxad darteed qaa satan ruuxsoomaali ah oo islaamka kashicinaya kufaarta weerarka nagu haya maashaa Allah ilaahoow barakee

  • @huckaherci
    @huckaherci 4 ปีที่แล้ว +14

    Sheekhan Kampala Uganda 2011 dood sidan oo kale oo Christian vs Muslim an kala qeyb galay dad an ku qiyasay 30-50 aa diida Islam so gashay Macha Allah

  • @safiyaxasan5426
    @safiyaxasan5426 3 ปีที่แล้ว +6

    maa shaa alllaah waxay iitahay farxad inaan arko sheekh sooaali ah oo sidaa ubartay diinta islamka iyo baybalka sheekh sidan uxirfad badan maa shaa alllaah horay usoco illahayna ha ku garabgalo

  • @abdaleahmed9718
    @abdaleahmed9718 3 ปีที่แล้ว +12

    Subxaanalh iloohow laguma dhalin waxna maadan dhalin xumaan oo dhanna adigaa kanasahan adiga mooyee ilaah kalena majiro 😭😭😭😭

  • @alihussein7335
    @alihussein7335 4 ปีที่แล้ว +9

    Masha Allaah sheikh Ibrahim wlhi aad ayuu u garanayaa beebalkooda kiristanka
    xitaa rag daaci yaal ah oo Islaam ah ayuu ka fasaaxad badan Waana ku faaneenaa whyoo Waa Qof 🇸🇴 somalia ah Ilaaah hakaa jaseeyo adiga iyo sheikh

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 4 ปีที่แล้ว +37

    Wll shiikhu ma somalibaa ilahaay ha xafidee isaga iyo dhamaan muslimiintaba

    • @abdallaabukar467
      @abdallaabukar467 4 ปีที่แล้ว

      Haa

    • @mariahonest2642
      @mariahonest2642 4 ปีที่แล้ว

      Haa sheekh Ibrahim Abdullahi waa Somali kenyan

    • @mariahonest2642
      @mariahonest2642 4 ปีที่แล้ว

      Africa ilaa Asia ilaa yurub wuu adaa doodihiisa TH-cam ayaad kahelikartaa

    • @ANNA-vh3pi
      @ANNA-vh3pi 4 ปีที่แล้ว +1

      @@mariahonest2642 somali kenya maxay ahayd

    • @aishaomar2695
      @aishaomar2695 4 ปีที่แล้ว

      @@ANNA-vh3pi Waxan u malaynaya inay u jeedaan Soomaalida Kenya degan oo ku koray.

  • @abdihafiidahmed8950
    @abdihafiidahmed8950 4 ปีที่แล้ว +4

    sheikh Ibrahim waxaan ku arkay kenya 2011. waa daaci uu Alle usoodiray ummadisa.
    masha Allah sheikh Ibrahim

  • @mba6164
    @mba6164 4 ปีที่แล้ว +4

    Walaal aad ayaad u mahad San tahay. Soo badi culimada somaliyeed ee daaciga ah iyo culimada umada muslimka ah daaciga ah😊💯☪️😍

  • @shukrihaashi5278
    @shukrihaashi5278 4 ปีที่แล้ว +10

    Adiga noo soo turjamayna waan kuu mahad naqayaa jasaa kallahu qeyr

  • @simsimadan7621
    @simsimadan7621 3 ปีที่แล้ว +7

    لا إله إلا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير اللهم صل على محمد وعلى آله وصحبه أجمعين احبك يا رسول الله

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 4 ปีที่แล้ว +11

    Anoon wada dhegaysan baan comment qoray shiikh ibrahim ilaahay ha garab galo ahmed diidaat ilaahay haw naxariistee dhibcuu dhaafay

  • @najiibmaxamed1290
    @najiibmaxamed1290 4 ปีที่แล้ว +9

    Sheekh ibraahin rijaal wlhi nin adag igadhe waa ku cabay bisadihii yaryaraa ee mawda guraayay❤❤❤❤🙏🌹

  • @sahrayusuf9539
    @sahrayusuf9539 4 ปีที่แล้ว +2

    mahadsanid sida wanaagsan ee aad noogu soo gudbisay xaq iyo baadil meel ma wada galaan maasha alaah SH ibrahim si wanaagsan buu wax ugu sheegey hadey wax fahmayan badarigan fikirkisu waa is difaac

  • @dawanprint650
    @dawanprint650 4 ปีที่แล้ว +5

    Allah (sw) ha barakeeyo Sh.Ibrahim , Dr.Zakir ayuu la mid noqday. Adigana Allah haka aabliyo dadaalka aad gelisays soo gudbintaasi. Mulxidiinta Somalida ku soo badanaysa ayuu cidhibtirayaa Sh.Ibraahim insha Alla

  • @shumalproduction536
    @shumalproduction536 4 ปีที่แล้ว +5

    Mashaalah sh ibrahim wa libax daacwada
    Lion of daawah
    Gofki tarikhdi sh ibrahim rabo ha dawado wareysiki uu siiyey telivishenka STN somali

    • @saynabiitobintawil1092
      @saynabiitobintawil1092 3 ปีที่แล้ว

      Wll linkiga hadaad noosoo share garayso waan kuu ducayn layn

  • @raansaedhusseinsaedahmed7622
    @raansaedhusseinsaedahmed7622 4 ปีที่แล้ว +5

    Alaylehe libaax waa yahay waayo waa aqoon yahan toodana la garanaaya teenan waa islaamke ku xeeldheer ilay ha xafido sh Ibrahim

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 3 ปีที่แล้ว +2

    Maaansha allh waanku faraxsanahy
    Inuu soomaali yahay sheekha sidaa u cilmiga badan alow dhawr

  • @RelaxForever553
    @RelaxForever553 4 ปีที่แล้ว +5

    Cajiib! mahadsnaid walaal qaabka quruxda badan ee aad nooguso turjuntay. Shiikh ibraahimna wa mufti aad looga yaqaan afrika wayna ka argagaxaan gaalada oodhan❤❤👑.

  • @khadiirweli7797
    @khadiirweli7797 3 ปีที่แล้ว +1

    sheekh ibraahim libaaxa dacwadaha islaamka ee aduunka ayuuba uqalmaa runtii

  • @bintumohamed8886
    @bintumohamed8886 2 ปีที่แล้ว +3

    Csw csw csw we proud you sheikh Ibrahim ❤️ god bless ❤️
    Subxana Allah ilaheyow ada mahadsan oo Muslim naga dhigay 🙏❤️

  • @subeerchannel3008
    @subeerchannel3008 4 ปีที่แล้ว +5

    Walaahi Sheikh Ibrahim is the lion of da'awa

  • @faadumoladan6031
    @faadumoladan6031 4 ปีที่แล้ว +7

    Walaal adigane waad mahadsan thy sababtaada ayeey nago soo gaadhay allaah ajar aan lasoo koobi karin hakaa siiyo sidan inoogu wad anagane waxan alle kaga baryeena inuu kuu jazeeyo inshallah

  • @faadumoladan6031
    @faadumoladan6031 4 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah wlhi waa dood cajiib ah kani waa dr zakir keenna allaah ha xafido waa guul anaga ino so hoyaty ka somali ahan hadane sheekha waa mid ficiladiisa cajiib ah mshllh gaalki wuub carooday wlhi

  • @taniwaanolosheyda4574
    @taniwaanolosheyda4574 4 ปีที่แล้ว +5

    yaaasalaaam maashaa allah sheikh ibraahim caadi ma ahan allahu akbar xaqa alah guu leeyo

  • @sheykalhudson9975
    @sheykalhudson9975 2 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂 maashaa Allah tabaaraka Allah maantaa iigu horeysey Shiikh Ibraa3 oo aan maanta ka dib ugu yeedhi Somali Deedat ...

  • @adenamiiroali303
    @adenamiiroali303 ปีที่แล้ว

    Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah .
    Sh.Ibraahim caadi ma ahan ,waana u qirnay sh-khii ahaa libaaxii Africa.

  • @mariahonest2642
    @mariahonest2642 4 ปีที่แล้ว +8

    Sheekh Ibrahim live ayaan u arkay oonka qaybgalay foodihiisa mashaa Allah il xaasid Allaha kaqabto insha Allah

    • @zhukrijama7989
      @zhukrijama7989 4 ปีที่แล้ว

      Aamin yaa rabi alaha xafido

    • @hanifyare9664
      @hanifyare9664 4 ปีที่แล้ว +1

      Garissa ayuu marar bathan imaathey wathaadkan

  • @cabdiraxmaanrashkaofficil1664
    @cabdiraxmaanrashkaofficil1664 4 ปีที่แล้ว +5

    ما شاء الله شيخ ابراهم جزاك الله خير

  • @captainaser8085
    @captainaser8085 4 ปีที่แล้ว +45

    m.a sh Ibrahim
    Waxu garanaya lukha daha logahadlo wdanka kenya qabil kaste waxu ku fahan siya luqadoda dadbadan ayu sabab u noqday iney so islaman

  • @jeylanisidi2542
    @jeylanisidi2542 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll gaalo kiristanka io mushrikiinta wax adila ah ma heystan iska dawareek moye shekha allah ha xifdiyp

  • @idmahalbi2256
    @idmahalbi2256 4 ปีที่แล้ว +18

    Shikh ibrahiin wa shikh ad u fican o diinta si fican u yaqan wa shkh an jeclahay sida qirada leh o dinta nogu so godbiyo allah barakeyo an walno iyaga kulahashiqa io waxan ku qoslay o yiri hdi ilahay sexdo de markow hordo ayan janada galeyna shikha wlh wa fnny

  • @aminismail6362
    @aminismail6362 4 ปีที่แล้ว +3

    mashaAllah tabarakallah Allahu Akbar, shukran sheikh Ibrahim we are very proud of you greetings from Germany, may Allah bless you and your family Amiin ya Allah

  • @cabaasejaamac8756
    @cabaasejaamac8756 4 ปีที่แล้ว +2

    sh ibraahim waa cajiib waa ragii dacwada waxan odhan lahaa dhalinyarada qadaadka xiirta ee suwaalka dabada karida gaalo waataa halawsan ee diinta aan barano oo kudhaqano waad mahadsantihiin wllkeen dood sooturjumay fartows alle hakaa waraabiyo

  • @munaabdinaasir7588
    @munaabdinaasir7588 4 ปีที่แล้ว +6

    Maansha alaah sh Ibrahim wlh waan rabay wax iifasira jzkq wiilashaha walaalaheen ee 👍chanelka ma ognahay👋👍

    • @ANNA-vh3pi
      @ANNA-vh3pi 4 ปีที่แล้ว

      Kitaabadooda wais qilafsanyihin kirishtanka

  • @hashimbashiir9417
    @hashimbashiir9417 4 ปีที่แล้ว +19

    waxaad soo turjumtaa sheikh Ibrahim vs pastor waxaan filaa codsigayga inaad iga aqbashid

  • @abdukadirali9411
    @abdukadirali9411 4 ปีที่แล้ว +7

    Wllhi sheekha waa libaax wuuna iga qosliyay

  • @mohamedjamaomar3597
    @mohamedjamaomar3597 4 ปีที่แล้ว +22

    Marka aad diinta barato
    Luuqadahana aad barato waad ladoodi kartaa gaalada lkn adiga oo aanan diinta si wanaagsan u baran amaba luuqada aad ku doodeeyso aanan si wacan u baran madoodi kartid waayo qalad ayaad ku dheceeysaa

    • @najiibalfa6173
      @najiibalfa6173 4 ปีที่แล้ว +3

      Ankugu dare wll diinta mrkad barto od luqda barato waxa muhiim ah dadka ladodeyso wa inad barata waxey rumeysn yihiin o ah beible yo bugagta kle ey rumeysm yihiin

  • @ibrahimcali3777
    @ibrahimcali3777 4 ปีที่แล้ว +6

    Masha allahu sheekh Ibrahim

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 ปีที่แล้ว

    Masha Allah waa loo baahan yahay in culumada soomaaliyed bananka ulasoo baxaan dacwada iyo diinta ay masajida kula jiraan.

  • @ummuaziiza3608
    @ummuaziiza3608 4 ปีที่แล้ว +4

    Asc mashaa allah allaha barekeeyo sheekh ibrahiim islaamka allaha ciseeyo adna oo nooxirirshey allahakuxifdiyo

  • @cabdirashiidsheikhahmed323
    @cabdirashiidsheikhahmed323 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allhu sheekeena soomaaliga aftahanka ah allaha ku barakeeyo

  • @riimhas2432
    @riimhas2432 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah waan la dhacay suu Allah xaqa no hanuniyey 🥀sheekhana walee waa libaax 🥀🥀

  • @farhiyahasan7259
    @farhiyahasan7259 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah waa wax aad loogu farxo culimada Somaliyed inay sidaan ula doodaan dadka aan muslimka ahayn diintana gaarsiiyaan sheikha Allaha xafido

  • @aishaigge6459
    @aishaigge6459 3 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allah wan ubogay dodan waliba sheekh somaliya oo dhulka kujiday galki alle kukufiriyey wad mahad setahy wllky noso badi dodaha waxay nokordhin iimankena alle nasiyey wllo alle haku xafido aamin

  • @manaomar212
    @manaomar212 4 ปีที่แล้ว +1

    Walaalayal Sh Ibrahim waxuu u baahan yahay in dhaqaale lagu taakuleyo aan garab istaagno please dadkeeygoo qof walba waxuu awoodo ha u diro

  • @munaabdilaahi7764
    @munaabdilaahi7764 ปีที่แล้ว

    Manshallah tabarakallah wall Allah hakubarakeyo sida ad nogu turjuntay shekhana Allah habarkeyo

  • @xayaakallaah1968
    @xayaakallaah1968 4 ปีที่แล้ว +4

    wax ay u arkaan in aanu nahay dad cawaan ah subxaana llaah illaah lama dhalin waxna ma dhalin subxaana llaah illaahoow waad ogtahay qaladka ay ku jiraano allaah waa kali wahelab uma baahno dadkaan waa baahan yahiin allaahane isagaa iskaleh aduunkaan iyo dhulka iyo cirka wax ay og yahiin majirto ciise sow kama horeeyn nabiydii uu soo diray aaway 25uu quraanka lagu shegay beentaan naga daa nin yahoow waalan subxaana llaah

  • @munaahmed1164
    @munaahmed1164 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah illahay ha xafido sheekha ciriikisa iyocafimaadkisana allla ha u barakeeyo

  • @cabdihakiimofficialchanel5168
    @cabdihakiimofficialchanel5168 4 ปีที่แล้ว +5

    Sh.ibrahim allaha ku xifdiyo

  • @abdulmejidmohamed472
    @abdulmejidmohamed472 4 ปีที่แล้ว +3

    masha allah sheikh ibrahim si wanagsan buu uhadlay

  • @shamsoudinsamafaleh1956
    @shamsoudinsamafaleh1956 4 ปีที่แล้ว +8

    M.allah 🥰🥰🥰🥰🇩🇯🇩🇯

  • @madaromar9660
    @madaromar9660 4 ปีที่แล้ว +3

    Kulaha Kan kiristankii waxan aminsanahay Hal ilaah oo ruux iyo kalmad iyo jasad hadana waa sadex qof oo sadx ilahaah ah Bal hadaba waanake Dhan u qaad dad wareersan 🤗

  • @mohamedomerabdilahi2510
    @mohamedomerabdilahi2510 3 ปีที่แล้ว +3

    Maɲsha allah ilaahayow cimriga' codka. Cibaadada. Caruyrta. Xaasaska. Arsaaqda. cilmiga iyo dacwadaba u barakee

  • @AhmettNani
    @AhmettNani 3 ปีที่แล้ว

    Man sha Allah next Dr zakir niak sheikh Ibrahim

  • @xamsemaxamedcali
    @xamsemaxamedcali 4 ปีที่แล้ว +14

    Mahadsanid walaal khadar
    Hawl qiima badan ayaad haysaa Alla ha ku barakeeyee waxan talo ku darsan lahaa in laba arimood aad innoo samayso adoo kaashanayaa cidda aqoon iyo haleel lu tuhmaso
    1- asaasiyaadka islaamka yadoo Quraanka iyo Xadiithla awoodda la saarayo, logic-na lagu darayo meelaha u baahan.
    2- Cristian-ka isna cid aqoon u leh in laga duubo xalqado yadoo qofka akhrinayaa labadaba is barbar dhig ku samaynaya.
    Sh ibraahimna haddaad si gaara ula xidhiidho wax badan ayuu kaa caawin lahaa, email haddaad ka heshana ila wadaag
    Mahadsanid

  • @nurabdikarin3343
    @nurabdikarin3343 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha alh sheikha hata funny wye masha alh ❤️❤️❤️😂

  • @saadmuse5458
    @saadmuse5458 4 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa Allah
    Sheekhu mar aynu Hargeysa yimid

  • @mukhlisazan5017
    @mukhlisazan5017 4 ปีที่แล้ว +1

    Halaluya maaha sawaxili ee waa erey ey isticmaalaan kirishtanku sheikh ibraahimna wuxuu u isticmaalayo sey ila tahay iyaga ayuu dareeenkooda ku kicinayaa

  • @ifraaxbintuosman5849
    @ifraaxbintuosman5849 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah sh ibraahim

  • @abdiwelihajimohamud9251
    @abdiwelihajimohamud9251 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alaah ilaah ha barakeeyo sh. Ibrahim waa daaci qiimo badan doodiisana cilmi ku dhisan tahay
    Wlaal adna mahadsanid

  • @hindaofficialchanel8893
    @hindaofficialchanel8893 4 ปีที่แล้ว +5

    Subxaan allaah illaahay hasoo hadeeyo waya llunsan yihiin🤔

  • @abdallekaynaan7554
    @abdallekaynaan7554 2 ปีที่แล้ว

    Asc waa Masha Allah Masha Allah Masha waa KU faraxsanahay sheeg ibhaarin oo ah nin soomaali ah oo ah nin Islam ah guul ay ku rajeenaya aduun iyo aqiiro Isha Allah Isha Allah

  • @hibakhashi417
    @hibakhashi417 2 ปีที่แล้ว

    manshaALLAH seekh ALLAH haku xifdiyo

  • @luulwarsame87
    @luulwarsame87 3 ปีที่แล้ว +1

    MashaAlaah jisaakalaah qayr walal wa dood ad ufican ilahay haxifdiyo Shiq ibraahin wa shiq Cilmi leh MashaAlaah

  • @tomfu1713
    @tomfu1713 4 ปีที่แล้ว +6

    Ciise waa ilah hadanawuxuu kayimid xaga illaah waxaasi waabeenweeyn waxaa orankarnaa mushrikiita waalabacarablayaal illaah ayaan kamagangalney

  • @Ubahdahir1229
    @Ubahdahir1229 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah sh Ibrahim ilaahow ishooda iyo shartooda ka haay

  • @mohamedibrahim.6938
    @mohamedibrahim.6938 4 ปีที่แล้ว +2

    mashaallah waa zakir naika somalida ama africa waana libaax runtii sifiican ayuu ukarbaashay americanka ilahay cumrigiisa habarakeeyo

  • @yusufguled1221
    @yusufguled1221 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allaah liibaxa dacwada afrika iyo adigaba allaah haka ajarsiiyo intii uu hanuun uqoreyna ha ku hanuunsho.....

  • @usaameabdiqaadir4749
    @usaameabdiqaadir4749 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah wa dod fican

  • @somalihaa
    @somalihaa 3 ปีที่แล้ว +1

    Allah sh Ibrahim ha u barakeeyo cilmigiisa, cimri dheer caafimaad iyo nasri allaah hasiiyo.

  • @madoorankareealownoodooral770
    @madoorankareealownoodooral770 4 ปีที่แล้ว +1

    Maaha aayaddu taa sheekh
    وغتده ام الكتاب
    Waa tan ayadu shukran hore usoco

  • @MN-rh1vy
    @MN-rh1vy 4 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allah sheeq aad iyo aad ii cajiib galiyey

  • @qumanosmaan4001
    @qumanosmaan4001 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah Sheekh walahi qosol miiran waaaye Ilaaaaaah qeeer ha siiiyo.

  • @fadumohasan3897
    @fadumohasan3897 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashallaah illahay ha dhooro Khoikhoi ibraahim

  • @umusaaraismail6400
    @umusaaraismail6400 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Allahuma baarik

  • @ramlodhalhow6088
    @ramlodhalhow6088 ปีที่แล้ว

    Masha allaah Jizakallaahu walal qaali

  • @istguuleed2847
    @istguuleed2847 3 ปีที่แล้ว +2

    : قَالُوا اتَّخَذَ اللَّهُ وَلَدًا ۗ سُبْحَانَهُ ۖ هُوَ الْغَنِيُّ ۖ لَهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الْأَرْضِ ۚ إِنْ عِندَكُم مِّن سُلْطَانٍ بِهَٰذَا ۚ أَتَقُولُونَ عَلَى اللَّهِ مَا لَا تَعْلَمُونَ

  • @inayusufkhalid7065
    @inayusufkhalid7065 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah

  • @siyaasideeqcabdilaahi6206
    @siyaasideeqcabdilaahi6206 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ilahy ha ku barakeeyo wlalky shiikh ibraahim

  • @ahmedhusein2727
    @ahmedhusein2727 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah ilahay hakuu barakeeyo cilmiga ee noosoo badi

  • @fahimacadey3546
    @fahimacadey3546 4 ปีที่แล้ว +1

    Maansha alah mansha alah ilaahay ha xifdiyo sheekha mansha alah tabaarakalaah. ❤️❤️❤️❤️👍

  • @lazerlightgaming5334
    @lazerlightgaming5334 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah keep going bro.

  • @shumalproduction536
    @shumalproduction536 4 ปีที่แล้ว +9

    Qebti swahilika aa ad uu macanet
    Walasha Waxey wejinisa sh ibrahim "Allah iyo Isse ya laawurey?"
    sh ibrahim iyo QOFTI Christianti Wuxu kujababey si hisale wuxudaxay
    SH IBRAHIM maska intu dalo muxu dala
    QOFTI:mas ayu dalaa
    SH IBRAHIM:Damer intu dalo muxu dalaa
    QOFTI:Damer
    SH IBRAHIM:Digag intay dasho maxay dasha
    QOFTA: Digag
    SH IBRAHIM: Binaadanka intu daaloo muxu daalaya
    QOFTI:Binaadan
    SH IBRAHIM: maryama binaadam may ahed mase??
    QOFTI:binaadam ay ahed.
    SH IBRAHIM::Maryama maxay dashay
    QOFTI:: waxay dashay isa masihi
    SH IBRAHIM:haye waxan dahnay binaadam intu dalo wuxu dala binadam.maryama waxay dashay ise oo binaadam ah.
    Haye Binaadam iyo Illah ya wax uuma??
    QOFT illahay
    SH IBRAHIM :: Jawabta saxdaaha ma xeshey
    QOFTI Haa
    SH IBRAHIM ::diyar umataxay inad islamto
    QOFTI :Haa
    (Saas bay ku islamte lailaha ilalahu waana muhumada rasululahi)))
    ....................................
    If I do any mistake I seek forgiveness bcs a man is to an error

    • @najiibalfa6173
      @najiibalfa6173 4 ปีที่แล้ว +2

      Horta wnka helay shekada balse maxa waye qabka u qortay somaliga 🤣🤣🤣 waba na waashay 1 sac aqrinayay

    • @shumalproduction536
      @shumalproduction536 4 ปีที่แล้ว +1

      @@najiibalfa6173 اطلبكم المسامح منكم

    • @najiibalpha9409
      @najiibalpha9409 4 ปีที่แล้ว

      @@najiibalfa6173 hhhhhhh funny

    • @Shamuuri_official393
      @Shamuuri_official393 4 ปีที่แล้ว

      Af Somaligaan ma fahmin

  • @mukhlisazan5017
    @mukhlisazan5017 4 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkkk "aan waalo horta iyaga" hadalkaasan ku qoslay Masha Allah Allah yaxfiduka

  • @ciisemaxamed461
    @ciisemaxamed461 4 ปีที่แล้ว +2

    Ar dr zaki waaba heesanaaye hadaa soomali nahay 😁 sheekh ibraahim allah ku xafido ❤

  • @munaabdinaasir7588
    @munaabdinaasir7588 4 ปีที่แล้ว +2

    Plz walaalayaal sh Ibrahim doodihiisa noosoo badiya🤲insha alaah

  • @nasroahmed8730
    @nasroahmed8730 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha ♥️♥️♥️♥️ Allah xaqa Allah ma qarsomo guuul islamka

  • @fartunhussein7902
    @fartunhussein7902 4 ปีที่แล้ว +2

    Insha Allah wll qali jazaakumu allaahu kheyr hore u soco aankaa faaidno Wax badan mahadsanid wll ❣️

  • @maxamedcabdi3574
    @maxamedcabdi3574 3 ปีที่แล้ว +1

    Walaahay waa shiikh wcn oo aynu kufaani karno hadaynu Somali nahay

  • @madaromar9660
    @madaromar9660 4 ปีที่แล้ว +5

    Doodahan Qiimaha leh Ka qayb qaata share Garaynteda iyo inaad Like saartan si bulsho badan oo somaliya u gaadho Anana Kaw Ka ah🤗

  • @dulmaraxmed94
    @dulmaraxmed94 2 หลายเดือนก่อน

    maansha allaah shiikh ibraahin si cad buu uga guuleystey baaderiga ciddii wax garaneysaana wey ku muslim wuxuuna ku qanciyey beybalkii ay wateen oo farta ugu saar saaray waxay ugu u ekaayeen dad kitaabkey siteen laga badinayo oo iska sita maansha allah

  • @sagalahmed9585
    @sagalahmed9585 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah waye shiiqa allaha barakeeyo aqontisana ha u siyadiyo .waxa ka codsan laheen doodihiisa kale ee christanka uu lagalo nooso turjunto

  • @maxamedbulshaaeiy5116
    @maxamedbulshaaeiy5116 4 ปีที่แล้ว +1

    libaax libaax dhaly dheeh mashaa alaah ilahooow noo xafid dacikanada

  • @searchrightthings.947
    @searchrightthings.947 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah go forward bro

  • @rashkaarow45
    @rashkaarow45 4 ปีที่แล้ว +2

    Maash'allaah . Sooturjimaha wuu mahadsanyahay . TH-cam'leyda loobaahanyahay ayaad koow ka tahay , hore uoco . Allaha kubarakeeyo . Hawl fiican baad haysaa .

  • @abdirashiid6826
    @abdirashiid6826 4 ปีที่แล้ว +1

    8 years ayaan baranayey Bible Haddii ad ifka ka masaxdaan kora ka qori karaa 13 luqadoodne waan ku hadlaa Asago leh ayaan marqaati ka ahaa

  • @DeeqocaliCabdiraxmaan-qv7xs
    @DeeqocaliCabdiraxmaan-qv7xs 26 วันที่ผ่านมา

    Masha allah wlhi axmed deedat wuu udhigmaa doodiisa iyo xirfadiisa.