ChatGPT | Wuxuu Meesha Ka Saaraayaa Wax Badan | Caqliga Gacan Ku Samayska ah |

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

ความคิดเห็น • 527

  • @DirisleAbdi720
    @DirisleAbdi720 ปีที่แล้ว +135

    😞🇸🇴:Nasiib uma aana yeelan in aan Nabi muhamett scw ku arko aduunka korkiisa ilhy wxan ka paryaya in janada Nagu wada kulmiyo 🥺❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @nuurahassan9470
    @nuurahassan9470 ปีที่แล้ว +67

    Waan arkaayey usbuucuadaan si fiican umafahan Sanayn
    Mahad sanid Ustaad Cumar 👍🏻
    Ogaansho waa kanaalkeena hadaan nahay dhalinyarada Soomaaliyeed 🇸🇴

    • @ADAN-XSN
      @ADAN-XSN ปีที่แล้ว

      2 wanjevlahy lkn waxan kasi jeclhy Anaga products
      Hortiis ayu si fcn oga so hadlay chat GBT

  • @realog2022
    @realog2022 ปีที่แล้ว +153

    Allow dadka magaca nabiga iyo magacaada like Ku raadsaayo soo hanuuni amaain 🤲🤲🥺

    • @mohamedsalat3420
      @mohamedsalat3420 ปีที่แล้ว +4

      Magaca Nabiga hakuqarabanine ee maqalkan fikirkaaga mise arigtadaada kadhiibo

    • @dayurwarfa9762
      @dayurwarfa9762 ปีที่แล้ว

      Aad iyo aad,
      Aamiin

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 9 หลายเดือนก่อน +1

      Sallalaahu caleyhi wasalam

  • @khalidaxmed3541
    @khalidaxmed3541 ปีที่แล้ว +16

    Barnaamijyo macno leh baad keentaa mar walba wallo cumar inshar thanks you 🙏🙏🙏🙏🔥🔥

  • @Qeybdiid25
    @Qeybdiid25 ปีที่แล้ว +22

    Al sanadkan ayaan bilaabey barashadiisa. insha Allah somalia waanka hir-gelin doonaa

  • @zaek_adde1276
    @zaek_adde1276 ปีที่แล้ว +27

    Ardeyda assignment markiilosodiro is maba dhibayan 😃😭
    Team jaamacad 🤚🤍

  • @DirisleAbdi720
    @DirisleAbdi720 ปีที่แล้ว +127

    Legend keep going ❤️💯

    • @mustaphehache1393
      @mustaphehache1393 ปีที่แล้ว

      Mobile ma ku isticmaali karaa

    • @Samimusic.1
      @Samimusic.1 ปีที่แล้ว

      @@mustaphehache1393 haa lkn lacag ayaa lagu shubtaa

    • @Wanaaghaye
      @Wanaaghaye ปีที่แล้ว

      @@Samimusic.1 dad beenta ka daa😅 si free u isticmaali kartaa

    • @luqmaanhassan3153
      @luqmaanhassan3153 ปีที่แล้ว

      Tuug

    • @hanadmustafe
      @hanadmustafe ปีที่แล้ว

      Dirisle abdi legend

  • @alexenderfoot3997
    @alexenderfoot3997 ปีที่แล้ว +13

    ogaansho wall waxaan kaa baahanahay in aad ka hadashid musuqmaasuqa ragaadiyey somalia iyo asbaabaheeda si dhiiro galin inoogu nqoto mustaqbalka jiilasha soo socota 🥰🥰🥰

    • @2daysago_
      @2daysago_ ปีที่แล้ว

      Bro musuqmaasuq somaalia kuma koobno waa aduunka dhan. Waa wax dabiici ah in bani aadamka sidiisaba uu jecelyahay in si fudud wax kusoo galaan asagoon dhib marin. Xalku waxaa waaye in dadka diinta la baro siiba caruurta in diinta lagu tarbiyeeyo si hadow jiil diinta taqaano oo xoolaha dadweynaha ilaahi oga cabsanaayo dalka hogaanka uqabtaan. Hadeysan alle ka cabsi jirin bani adamka waxwalbo oo si dhib yar ku helaayo wuu sameenaa

    • @juwajoy4163
      @juwajoy4163 ปีที่แล้ว +3

      Kahadal wax matarayo wax qabad aya lonahanayay somalia

  • @abdiazizmohammed1753
    @abdiazizmohammed1753 ปีที่แล้ว +9

    الإسلام نعمة من نعم الله سبحانه و تعالى

  • @qaran3751
    @qaran3751 ปีที่แล้ว +39

    2017 barte channelkan ilaa hada video idhaafay majiro kuli wan fiirsade 😊

    • @queennaima1645
      @queennaima1645 ปีที่แล้ว

      Same really wx bdn wan kafaaidne

    • @habooncabdiahmed3859
      @habooncabdiahmed3859 9 หลายเดือนก่อน

      Wlhi hili fican baratay maxa igu soo sheegi weyday😂 hadaan bartay ani😢

  • @cabdisalaammaxamedsulubabd2891
    @cabdisalaammaxamedsulubabd2891 ปีที่แล้ว +56

    اللهم طهر قلوبنا من النفاق
    ويسر لنا أمورنا 🤲🤲🤲

  • @Gaadh_haye_Info
    @Gaadh_haye_Info 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid, Ustaad Cumar Inshaar

  • @issebagahey7816
    @issebagahey7816 ปีที่แล้ว +24

    Hada kahor flim aan daawaday Oo Amer Khan Uu Wado Oo Layiraah 3 Ediot ayaa Lagu Weydiiyay Su'aal Ah What is Machine?
    Wuxuu Ku Jawaabay Machine is something that reduces human efforts walle Waa Xaqiiq Hadaan arkaa

    • @fanproj338
      @fanproj338 ปีที่แล้ว

      Waa technology ga oo dhan

  • @qdgamer7183
    @qdgamer7183 ปีที่แล้ว +11

    Straight legend. Great topics and info as always 🎉

  • @yaqiinsichannel6935
    @yaqiinsichannel6935 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad khyr alle ha ku siye noso samee sida la isaga diwan galinayO ado jooga Somalia

  • @abduldaad2387
    @abduldaad2387 ปีที่แล้ว +2

    Waa horumar aan caadi ahyn oo ilaahay sodaayay Alhamdulillah

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 ปีที่แล้ว +3

    OGAANSHO 🎤 3:45
    WALL OMAR INSHAAR 🎤 HOYO MCN ALLAHA U NAXARISTO
    Aamiin Aamiin 🤲 yarabi 🤲

  • @AminTeamMedia
    @AminTeamMedia ปีที่แล้ว +2

    AI GPT is MASSIVE GAME CHANGER, it has never been this easy to be a freelance journalist, a columnist , a podcaster , a youtuber, all thanks for A1, it would do all the job for you!!

  • @xeydarooow8764
    @xeydarooow8764 ปีที่แล้ว +2

    Ku sali nabigeena muxamed صلي الله عليه وسلم

  • @Maria-elv5
    @Maria-elv5 ปีที่แล้ว +1

    Wax walba oo wax nagu soo kordhinaya ama aan kula soconayno hurumarka iyo tiknolojiyada ayaad noo soo gudbinaysaa mahadsanid youtuberka ugu fican baad thy waanu ku tagerna waxtar wayn ayad u thy bulshada somaliyeed keeep going ❤❤❤

  • @Xamudi-1
    @Xamudi-1 ปีที่แล้ว +12

    Golden voice ❤️

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 ปีที่แล้ว +9

    .﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱..

    • @nasriali6733
      @nasriali6733 ปีที่แล้ว +1

      ❤❤❤صلي الله عليه وسلم ❤❤❤

    • @nasriali6733
      @nasriali6733 ปีที่แล้ว +1

      ❤❤❤الله اكبر ❤❤❤

    • @nasriali6733
      @nasriali6733 ปีที่แล้ว +1

      ❤❤❤صلي الله عليه وسلم ❤❤❤

  • @mohamedwali8468
    @mohamedwali8468 ปีที่แล้ว +2

    Barre Cumar waxaad tahay barre aan wax badan ka faa'iday ALLAHA Ku barakeeyo wll, codkaada dahabiga ALLAHA Kuu Xafido wll horey usii wad dadaal ka aad bulshadaada uheysid 👍🙏🙏🙏

  • @Mujapdirahmaan40
    @Mujapdirahmaan40 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad waad Ku mahadsantahay sida quruxda badan eed noogu diyarisey 🙏waxaan rajaynaya inaad coursada noo faaiidayn doonto hadan dhalinyaro nahay

  • @farhiyashilaabo6012
    @farhiyashilaabo6012 ปีที่แล้ว +5

    Appkan eega iguhoreyso marka muqalka dhameystan sodagsaday wa sax saad shegtay qebta introductionka wuxu kugu shegaya waxyabaha uqabto sida inad weydso waxwaliba Una kaga jawabayo lkn markan start idhi wuiga Gali wayay cabar kadib ayuna isoqoray poor connection macqul inu rabo internet high ah madama aan isticmalayo datana aay igu adkaneyso isticmalkisa thank you wll cumar waxyabaha aan kafaiday wax halkan lagu sokobi Karo ma aha mahadsanid kunjer lkn muqalada maxa habenki usogalisa ani hooya lasexda eyerphone na maheyste kaftan😁♥️🙌

  • @ayanahmed7310
    @ayanahmed7310 ปีที่แล้ว +2

    Hanbalyo 1M udhawdahay masha allah

  • @ElonMusk-nc2pz
    @ElonMusk-nc2pz หลายเดือนก่อน

    Hooyo AllaH U Naxariisto 🥺❤

  • @nolashawaafarxad
    @nolashawaafarxad 3 หลายเดือนก่อน

    WAA AALAD LABA AF LEH DHAN XUN IYO DHAN WNAAGSAN WAY LEEDAHAY. ANIGA WAX BADAN AYAAN KA FAAIDAY RUNTII .MOWDOOC AAN RABO INAAN SOO DIYAARSHO OO WAQTI BADAN IGU QAADAN JIRTAY HADA ASIGA AYAA II SAHLAY. MARKA DHAN KA AAD U ISTICMAASHO AYAY KU XIRANTAHAY USTAAD.

  • @sacdiyohassan3472
    @sacdiyohassan3472 ปีที่แล้ว +1

    Asc Ustaad Cumar Inshaar

  • @binali5845
    @binali5845 ปีที่แล้ว

    Okay thanks

  • @mcmuniir568
    @mcmuniir568 ปีที่แล้ว +2

    Keep going golden voice

  • @khalidabdi1001
    @khalidabdi1001 ปีที่แล้ว

    Cumaroow wll sida loo isicmaalaYo noo soo Diyaaari

  • @phatiamahamodnor8727
    @phatiamahamodnor8727 ปีที่แล้ว +2

    Wow maanta macalinka noo Soo sheegay wlh👍

  • @abdiabdirahman8845
    @abdiabdirahman8845 ปีที่แล้ว +1

    Cumarow
    شيخ عبدالله بانعمه
    qisadiisa soo diyaari mahadsanid

  • @siyaadaadan1423
    @siyaadaadan1423 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah

  • @cabdinaasir4651
    @cabdinaasir4651 ปีที่แล้ว +4

    But Omar Ishar aniga waxan joga somalia waxa ihaayo hal caqabad tas oo ah buufis Europa ama america umaleyn maayo in qalbigeyga aan kasari karo jaceylka aan uqabo america 🇺🇸 in aan tago lkn un wax dardaaran ah hadii aad isiin karto plc 🙏

    • @abdisalanmuktar7456
      @abdisalanmuktar7456 ปีที่แล้ว

      Wakhtiga aad taagan tahay iyo meesha ad joogtaa waa muhiim, noolow wakhti xaadir kan.

    • @Ezy15311
      @Ezy15311 ปีที่แล้ว

      Caafimadka kudhibaayo umaleynaa.

  • @mohaan29
    @mohaan29 ปีที่แล้ว +3

    Fadlan like iisaar🤣🤣adna wll

  • @husseinali9326
    @husseinali9326 ปีที่แล้ว

    Habeenka maalinba
    Ku gudban
    haweenkana ragba
    Ku gudban
    Beentana runbaa
    Ku gudban
    Doqonkana fariidba
    Ku gudban
    Adna cumarow
    Fariidkaas ayaa tahay✍️🤝🤳

  • @husseinali9326
    @husseinali9326 ปีที่แล้ว

    Alle haku xafido cumar inshar
    Aftahan xikamad iyo aqoon

  • @fahadmaxamud9070
    @fahadmaxamud9070 ปีที่แล้ว

    earth core has stopped ka soohadal
    Wll cumar ishaar السلام عليكم

  • @saidosman500
    @saidosman500 ปีที่แล้ว +10

    Keep going omar ❤

  • @saidahmed2544
    @saidahmed2544 ปีที่แล้ว

    thanks sir

  • @maan-deeq
    @maan-deeq ปีที่แล้ว +11

    Abaayo/aboowe ka mid noqo adigoo mahadsan saaxiibada qaaliga ah ee maan-deeq 🙏

  • @xamaadigerming9007
    @xamaadigerming9007 ปีที่แล้ว

    Hooyo alle ha naxariisto

  • @balqiisahmed3001
    @balqiisahmed3001 ปีที่แล้ว +1

    Asalamu calekum cumar abowe Somalia uma furno inay istic masho legu dhahay maxaa ka jira🤔

  • @abdirahmaan1233
    @abdirahmaan1233 ปีที่แล้ว +7

    Asc cumar.
    adigoo mahadsan,
    Waxaan kaa codsan lahayn in aad video inooga soo diyaariso qaabka soomaliya loogu isticmaali karo.
    Mahadsanid.

    • @mohamedbishar9401
      @mohamedbishar9401 ปีที่แล้ว

      Brother google ku qor website ahaan ayaad u isticmaali kartaa account sameeso ayow ku leeyahay kadib waxa rabto weydii

    • @mohamedabdullahi7640
      @mohamedabdullahi7640 ปีที่แล้ว

      Iso qabo ana ku barine

  • @bahdondaniel121
    @bahdondaniel121 ปีที่แล้ว

    It's like a google. For example if you want to know about something you asking google search then you got your answer back.

  • @isseelmooge8545
    @isseelmooge8545 ปีที่แล้ว +1

    Omar inshaar walal an wax badan ka Faido illah haku xifdiyo walal qaali

  • @IFTIIMKAMASKAXDA
    @IFTIIMKAMASKAXDA ปีที่แล้ว +2

    Aniga manta aya waxan ku qortey coding JavaScript apk. Wuxuna ifududeeye qoralki saacada badan iguqadan laha. Runtii waa arin fican in an helno technology hormarey

  • @cabdulahicabdiqadir1523
    @cabdulahicabdiqadir1523 ปีที่แล้ว

    mahdsind wllhi cumar hda smeste wuu iishaqeynoyaaa

  • @abdirahmanmohamud7902
    @abdirahmanmohamud7902 ปีที่แล้ว

    Wa arin wx tarleh macalim si xir fadesan wx kubarayo masha allah maclumad kamaqan si fudud ku hel waye runti wan isku dayay hada kahor bale wo isurobi wayeysay hadii vedio inoga sosamenkarto waan so dhaweyna wll cumar inshar

  • @naldonfilms
    @naldonfilms ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid mowduuca aad Nala wadaagty🙏

  • @Kaatun_Official
    @Kaatun_Official ปีที่แล้ว

    Somalia sidee ugu isticmaalnaa ustaad

  • @abdiselam_muse
    @abdiselam_muse ปีที่แล้ว

    Offcourse sida loo use-graynayo kaso hadal iyo halka loogu hagaagayo ee laga helayo, thnkz.

  • @hassandhidar8537
    @hassandhidar8537 ปีที่แล้ว

    Thanks, brother Omer Inshar.

  • @Qurbochannel
    @Qurbochannel ปีที่แล้ว

    Cumar wad ku mahdzantey intad wax noso gudbisey alle khayr hakugu badalo adna
    Ee lkin pro ado mahadsan noso sheg sida loo isticmalo wan u bahne

  • @xasanmaxamed3599
    @xasanmaxamed3599 ปีที่แล้ว

    Macli cumar waxaanaqlay in Somalia oo San kashaqeyneyn ee mxaa kajira war kaa

  • @salmancadeh3994
    @salmancadeh3994 ปีที่แล้ว

    mahadsanid walaal qaabka loo sameysto inaa video nooga soo sameyso baan rajeynaya

  • @cabdikhaaliqcabdirasaaq5734
    @cabdikhaaliqcabdirasaaq5734 ปีที่แล้ว

    Pls nosoo samee wall cumar
    Alle haku sharfee

  • @isbedellobahanyahy9113
    @isbedellobahanyahy9113 ปีที่แล้ว +2

    Samiyow wan kusalamay illahey haku barakeyo

  • @mushtaaqcalicabdulle4897
    @mushtaaqcalicabdulle4897 ปีที่แล้ว +1

    i like chatGPT

  • @leoabdi6805
    @leoabdi6805 ปีที่แล้ว +1

    Aniga isticmalo from 🇩🇯🇩🇯 wlhi waa been you can use any country you want

  • @hassanjacaylow2542
    @hassanjacaylow2542 ปีที่แล้ว

    chatgpt noo soo badi wll

  • @akbalomer1334
    @akbalomer1334 ปีที่แล้ว

    Allah bless you my dear teacher

  • @suheybcabdiidiris8778
    @suheybcabdiidiris8778 ปีที่แล้ว

    Waa ku slamy ustaad cumar inshaar

  • @liiabdalla4413
    @liiabdalla4413 ปีที่แล้ว +8

    Chatgpt waxay iga cawisay dhanka email dirista wana barnaamij aad u awood badan oo run ahanti xita wax xasusan karo!!

    • @caancaandhalay3349
      @caancaandhalay3349 ปีที่แล้ว

      Somalia qof jooga ma isticmaali karaa

    • @liiabdalla4413
      @liiabdalla4413 ปีที่แล้ว

      @@caancaandhalay3349 haa walal qof walbaa isticmaali kara, waxadna ku isticmali karta meel walba aad dunida ka jogto.

  • @sahalcumarmuuse3443
    @sahalcumarmuuse3443 ปีที่แล้ว

    shukran cumar

  • @hanadofficial2793
    @hanadofficial2793 ปีที่แล้ว +2

    ustaad course daa kaa sugaynaa insha'Allah

  • @Zahruush
    @Zahruush ปีที่แล้ว

    Ustaad sida loo isticmalo la soo dhaqso

  • @bintunor4941
    @bintunor4941 ปีที่แล้ว +3

    Golden voice-😊❤

  • @siyaadoshow1433
    @siyaadoshow1433 ปีที่แล้ว

    Wcs. 👍

  • @ayoushmohamoud1767
    @ayoushmohamoud1767 ปีที่แล้ว

    Mahasanid

  • @Ravitmarco1
    @Ravitmarco1 ปีที่แล้ว

    Hooyo Janada alaha geeyo cumar

  • @kasparabdi375
    @kasparabdi375 ปีที่แล้ว

    Fadlan soo sameey

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 ปีที่แล้ว +1

    Alle mahadii weye sodaa wll warka horeyna usoco nabad galyo wll

  • @ahmedmahad442
    @ahmedmahad442 ปีที่แล้ว

    Chat GPT lacagbadan baan kasameeyay Allhamdulillahi.

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll cumar

  • @mujfaccabdirayyan832
    @mujfaccabdirayyan832 ปีที่แล้ว

    WALAL SOODHAKHSO

  • @xasandhamme1865
    @xasandhamme1865 ปีที่แล้ว +3

    Cumar wll inoo so diyaari qaabka loo isticimalayo mahadsanid

  • @maxamedkinaani5220
    @maxamedkinaani5220 ปีที่แล้ว +1

    Waliba sida wadanka dhexdiida looga adeegsan karo kasoo samee waayo wadanka somaliya ma ogola

  • @muscababdalla8532
    @muscababdalla8532 ปีที่แล้ว +5

    Sxp download ka noofur waa codsi 💯

  • @zaalimozla8008
    @zaalimozla8008 ปีที่แล้ว

    Walal cumar soomaliya kama shaqeynayo ma og tehay ama nanosheegi kartaa hab lagu xalinkaro
    Thanks

  • @badrihassen7527
    @badrihassen7527 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid zhp omer inshar waxaan kaa codsanaynaa inaad video sida loo isticmaalo nooga soosamayso waliba xili hore zhp I need a lot

  • @hudayfiosman2721
    @hudayfiosman2721 ปีที่แล้ว +1

    Somalia kama shaqeeyo mar dhowna lacag bu noqonaya sida jasper

  • @munamaxamud8032
    @munamaxamud8032 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Cumar inshaar,course ka noogu soo dedaaaal.

  • @SOMBE_0
    @SOMBE_0 ปีที่แล้ว +2

    Wllkey dhanka carabiga adaa nagu dhaama waxan kaa codsanaynaa inad noo soo samayso vidoes turjumaya vidoes uu sameeyo حسن هشام ee
    الغموض

  • @user-ox3ht4lw9l
    @user-ox3ht4lw9l ปีที่แล้ว

    mnsha allah wll qof wanaagsan ayaa tahay

  • @husseinali9326
    @husseinali9326 ปีที่แล้ว

    Hore ayaa loo yidhi
    Laysma sheego ee
    Waa laysa sheela
    Adna cumarow anaga ku
    Sheegney zxb nolow

  • @Saiss066
    @Saiss066 ปีที่แล้ว

    Waxaa ayaan daro ah intaa ummadaha kale ayay horumar iyo hantiigisa calamka ayay ku fikirayaan inaga sidaynu isku dilnaa iyo reerkee ugu awood badan baynu ku hynaa
    Caqligaa la inaga guumaysty ayaan daro

  • @khalidirshaad9678
    @khalidirshaad9678 ปีที่แล้ว

    Wll cumar aad iyo aad ayaad uu mahad san thy ee hore uu soco waxaa thy niin ann wax badan ka fa'iidney jazakalah

  • @abdinaazirmaxamednuure4416
    @abdinaazirmaxamednuure4416 ปีที่แล้ว +1

    Wll plz 🙏🙏🙏🙏🙏👈👈mustaq balka shaqoyinka ii wey diii plz wll

  • @baanajk9011
    @baanajk9011 ปีที่แล้ว +1

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد صلى الله عليه وسلم

  • @aishahibo8796
    @aishahibo8796 ปีที่แล้ว

    Soo samee wlll sida loo isticmaalo

  • @ahmedjama275
    @ahmedjama275 ปีที่แล้ว

    somalia wuu ka xidhanyahay sxb..............

  • @bilkhyarmustafe3958
    @bilkhyarmustafe3958 ปีที่แล้ว +2

    isku mawduuc ayaan ku maqnayn anna manta dhan chatAI

  • @AqiLiNOmedia5250
    @AqiLiNOmedia5250 ปีที่แล้ว

    Mudanayaal iyo marwooyin
    Kuso dhawaada caqliga casriga ah

  • @nuursalaad6475
    @nuursalaad6475 ปีที่แล้ว

    Mowduuc aarabaa muhiimada yoolka nolosha qofka Mishima ah.

  • @maxmuudadan723
    @maxmuudadan723 ปีที่แล้ว

    Wll cumar waan isticmaalaa laakin mawduuca si balaadhan u gali maayo

  • @cumarcali7492
    @cumarcali7492 ปีที่แล้ว

    aamiin alle ha u naxariisto🤗🤗

  • @filsanmohamed1763
    @filsanmohamed1763 ปีที่แล้ว +6

    Maalin hore isdhahay amaa jaamacada baxsiga layga soo diray udhiibtaaba ha ii qoree 😂

    • @umalkahirahmed1202
      @umalkahirahmed1202 ปีที่แล้ว +1

      😅😅 ana kula mida imika markaan arkey

    • @filsanmohamed1763
      @filsanmohamed1763 ปีที่แล้ว

      @@umalkahirahmed1202 😂😂labo kala daran nahay yaah