Gabay Daarood iyo Hawiye! Abwaan Dhagadheere! dhaga dheere

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 42

  • @dr.dekofarah
    @dr.dekofarah ปีที่แล้ว +6

    Abwaan Cabdinaasir Calidaahir Cabdille Maxamuud Xasan Xuseen Ebekar Maxamed Muumin Aaden Cusmaan Muuse Cali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohussle415
    @mohussle415 ปีที่แล้ว +7

    Waa gabay awood sheegasho ah Abwaan ka Waa in taalo looga dhisa Goldogob

  • @cqaadirmaxamed2994
    @cqaadirmaxamed2994 หลายเดือนก่อน +1

    Nar nar adeer key cabdi naasir cali dahir dhaga dheer❤❤❤❤❤

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 หลายเดือนก่อน +1

    Tanade Daarood Talada iigu Dhiib 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @XiRiiRGB
    @XiRiiRGB 2 ปีที่แล้ว +10

    War bal ila eega waxa ninkas afka hugun iyo madaafiic ka baxaya! Dagaalka tooska ah ee gacmaha la isula tago waxa ka weyn dagaalka afka. Gabaygu waa kan ugu weyn ee lagu dagaalamo. Abwaan Dhagadheere reer tolkii Leelkase aad iyo aad buu u difaacay. Kolley af wuu ku difaacay.

    • @lulamedia
      @lulamedia  2 ปีที่แล้ว +2

      حفظك الله ورعاك يا حبيب الملايين

  • @dhillo-casar4581
    @dhillo-casar4581 2 ปีที่แล้ว +5

    Afku wuxuu la xoog yahay magliga xawda kaa jaro e.
    Abwaanku gabay halaag ah buu nimanka qalka ka geliyey. Allaha ku dhowro abwaan adduun iyo aakhiraba.

    • @lulamedia
      @lulamedia  2 ปีที่แล้ว +1

      Dhillooy waan ku salaamay!

  • @Batuulo90
    @Batuulo90 2 ปีที่แล้ว +5

    Gabayada abwaan Dhagadheere waa in lagu daraa manhajka dugsiyada waxbarashada oo dhan si taariikhda iyo afka looga barto abwaanka.

    • @lulamedia
      @lulamedia  2 ปีที่แล้ว +1

      Waa rayi wanaagsan waana soo dhawaynaynaa

  • @FardowsaCudoon
    @FardowsaCudoon 10 หลายเดือนก่อน +1

    Abwaan cod lagu ilhaameyy❤❤

  • @AxmedcabdiCali-o9d
    @AxmedcabdiCali-o9d ปีที่แล้ว +5

    ❤❤❤❤

  • @saarabintumustafaa3415
    @saarabintumustafaa3415 ปีที่แล้ว +2

    Waad muruqsatay gabaygu waaka madawyahay😮

  • @Bigman-dv1iz
    @Bigman-dv1iz 2 หลายเดือนก่อน +1

    Gaybaygan waa 1980 yadii
    Waa laga soo gudbay

  • @AbukarAbdi-wk6ey
    @AbukarAbdi-wk6ey 11 หลายเดือนก่อน +1

    Baaq nabadeed gallmudug state Somalia

  • @crixmaanmaxamed1294
    @crixmaanmaxamed1294 หลายเดือนก่อน +1

    • @lulamedia
      @lulamedia  หลายเดือนก่อน +1

      ❤️

  • @liibaanisaaq7270
    @liibaanisaaq7270 ปีที่แล้ว +3

    Macawiisleyda cali madax weyne miyaa daarod noqday🤌🏿
    Masakiin gaby gabay lama rawo nin ciilan baa gabyo😂🤞🤞

    • @lulamedia
      @lulamedia  ปีที่แล้ว +3

      Xawaadle dhalasho ahaan waa Daarood dhaqan ahaana waa Hawiye sidaas ula soco sxb Maxamed Xuseen Daarood buu galaa Xawaadle

    • @umimohamed2323
      @umimohamed2323 7 หลายเดือนก่อน

      @@lulamediawhy darodoo aad u shegay aan qabilada hawiya katirsan sida Sacad, Xawaadle, laf katirsan Abgaal inay Darood yihiin ; we aren’t darood we are proudly HAWIYA

    • @nadiaqurax1362
      @nadiaqurax1362 6 หลายเดือนก่อน +1

      Wa oghaye walaal husein Mohamed ilaahey u naxriso awoowe from xawadle ❤

  • @CiroAhmed-v3n
    @CiroAhmed-v3n 4 หลายเดือนก่อน +1

    .😊😊

  • @SaaboCabdi-q9v
    @SaaboCabdi-q9v หลายเดือนก่อน

    Odaygan baa layaabaa caqligiisu waa intaas

  • @farahinho-ex7zv
    @farahinho-ex7zv หลายเดือนก่อน

    lelkase jawab ma mudno😂😂

  • @liibaanisaaq7270
    @liibaanisaaq7270 ปีที่แล้ว +2

    Dawo gayd wiila shii cali madax weyne is not ezay😂🤌🏿🤞

  • @MaxamedSakariye-s7e
    @MaxamedSakariye-s7e 3 หลายเดือนก่อน +1

    Maxamed sakariye

  • @cabdifitaax5540
    @cabdifitaax5540 8 หลายเดือนก่อน +1

    Calankii nagaha lelkase siilka marsan jireen baa imuqda oo bilanta u ahaa

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 2 ปีที่แล้ว +4

    Abwaan naasir dhega dheere dhulka ayuu la gooyay dameerkii hawiye
    Baqalkii fardaha la miree miridh la soo joogay
    Ee mooday in gaadhi kari saw matali maysid
    Af libaax ayuu galay baqalko ,
    Leel kase libaaxyada daarood ismaaciil gobanimo

    • @lulamedia
      @lulamedia  2 ปีที่แล้ว +1

      Ninyahow waxa jira habay aan wali raadinayo oo uu Allaha u naxariistee qaryaan Dhoodaan kasoo jawaabay. Haddii ay meel uun ku ogtahay ila soo socodsii.

    • @sacdiyaali3641
      @sacdiyaali3641 ปีที่แล้ว +1

      Ninkan hadu daarood yahay ayaga is bahdilay 😂😂😂😂😂😂

    • @lulamedia
      @lulamedia  ปีที่แล้ว +2

      Gabaygaas waxad waydiisaa Iimaan Maxamed Gaanni iyo Jamaal Cabdinaasir Lagujiro

    • @lulamedia
      @lulamedia  ปีที่แล้ว +1

      Waa Daarood abwaan Dhegadheere waana Leelkase

    • @sacdiyaali3641
      @sacdiyaali3641 ปีที่แล้ว +1

      Marka gabayga qeybta hore wa gabay sacad lagu amaanayo sabab

  • @AllooremediaTv
    @AllooremediaTv ปีที่แล้ว +3

    Been ma ahan

    • @lulamedia
      @lulamedia  ปีที่แล้ว +1

      ❤️ ❤️ ❤️ ❤️

  • @ayocurry6340
    @ayocurry6340 2 ปีที่แล้ว +1

    Dhaga dheere waa leel kase waligii looma gabyin reer kooda iyo mareexaan ba hawiyana iyo daarood isuma gabyin kablalax iyo isaaq baa isku gabyi jiray

    • @lulamedia
      @lulamedia  2 ปีที่แล้ว +4

      Adna jaahil maran baad tahaye milicso taariikhda!

    • @macalincraxmaan
      @macalincraxmaan ปีที่แล้ว +1

      Kaddaa😂😂😂😂

  • @mohamedabdi2850
    @mohamedabdi2850 ปีที่แล้ว

    Kany waa jaahiliyadii adduunka naga reebtay gabay haduusan xikmad soo kordhinayn waa in lagu dambaabo

    • @lulamedia
      @lulamedia  10 หลายเดือนก่อน +1

      Gabaygan maadan dahmin