ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Gabaygii "Daarood, Majeerteen ku jiro ma ahi baa dhaanta" Abwaan Dhagadheere! Leelkase iyo Majerten!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 พ.ย. 2022
  • Abwaan Cabdinaasir Calidaahir Shabbac oo Abwaan Dhagadheere loo yaqaan waa abwaan Soomaaliyeed oo ku nool waddanka Maraykanka (USA). Abwaan Dhagadheere waxa uu deegaan ahaan kasoo jeedaa magaalada Galdogob ee Jamhuuriyadda Soomaaliya. Abwaan Dhagadheere waxa uu u dhashay beesha Leelkase - Reer Muumin Aaden - Reer Maxamed Muumin - Reer Ebekar.
    Gabaygan waxa uu tiriyey sannadkii 1988. Mar uu magaalada Galdogob booqasho ku joogay. Sanadihii 2014-2015 ayaan gabaygan si halhaleel ah uga duubnay mobile Samsung ah anagoo ku kadinay abwaanka.
    Ereyga abwaan afka qalaad wuxuu ku noqonayaa phylosopher.

ความคิดเห็น • 191

  • @guul114
    @guul114 ปีที่แล้ว +17

    Waa Gabay Miisaaman Dhanka Suugaanta!
    Waxaa u fiicneyd Nabi Amaan in uu ku tiriyo afkaas!!!!
    اللهم صل علي محمد !!

    • @ahmedmire8838
      @ahmedmire8838 หลายเดือนก่อน

      0😊ogadeen 9ogadeen gumaysi 😅I 😊😊rouge

    • @ahmedmire8838
      @ahmedmire8838 หลายเดือนก่อน

      😅

    • @ahmedmire8838
      @ahmedmire8838 หลายเดือนก่อน

      00😊0siciid 😊😅and to 😊0to

  • @sHimaaLi_x1
    @sHimaaLi_x1 11 หลายเดือนก่อน +12

    Wlhi billahi waa run darood aan mj kujirin ma ihi baa dhantaa wllaheen sharaf iyo karamo from Dhulbahante ❤️👑🇸🇱

    • @MR-GUJIS
      @MR-GUJIS 11 หลายเดือนก่อน +2

      Kan hda amaan maha waa cay 😂 mcnha wuxu kuleyahy darood oo majerten kujiro maihi baa dhanta😂

    • @lulamedia
      @lulamedia  11 หลายเดือนก่อน +2

      Daarood Majeerteen ku jiro ma ahi baa dhaanta

    • @MR-GUJIS
      @MR-GUJIS 11 หลายเดือนก่อน +1

      @@lulamedia Abwanka cuqdad baa hysy mrkaas

    • @lulamedia
      @lulamedia  11 หลายเดือนก่อน +1

      Xaqiqoyinka ku sabsan sinjiga xun ee liita ee Majeerteen bu soo bandhigay abwaanku

    • @sHimaaLi_x1
      @sHimaaLi_x1 11 หลายเดือนก่อน

      @@MR-GUJIS subxnllah odayga Leelkase mrks cuqdaad baa haysa 😂😂😂

  • @dr.dekofarah
    @dr.dekofarah 7 หลายเดือนก่อน +2

    Abwaan Cabdinaasir Calidaahir Shabbac Dhagadheere waa cabqari Alle ku mannaystay aragti dheeri iyo xikmad mug weyn ❤ adeer cilmi dheer, caafimaad iyo camal suubban ayaan Alle kaaga baryayaa ❤

  • @amiraabdirizack5701
    @amiraabdirizack5701 ปีที่แล้ว +10

    Abdinasiir dhega dhere wa cabqari wayn
    Darood majeerteenku ma ahi ba dhanta❤️💯

    • @lulamedia
      @lulamedia  ปีที่แล้ว +3

      Daarood, Majeerteen ku jiro ma ahi baa dhaanta!

    • @FatimaMohamed233
      @FatimaMohamed233 4 หลายเดือนก่อน

      @@lulamediamj😂 maku dhusysa de laangabow😂

    • @lulamedia
      @lulamedia  4 หลายเดือนก่อน +1

      Adigan ku wasaya oo dhuuso kaa kenaya ee cabadin 😃 😀 😄

    • @FatimaMohamed233
      @FatimaMohamed233 4 หลายเดือนก่อน +1

      @@lulamedia maxd mesha ku hsaya biriqow 😂😂😂😂😂

    • @lulamedia
      @lulamedia  4 หลายเดือนก่อน +1

      Xageed joogtaa anaa kuu imaanayee si aan kuu tuso awoodayda ninimo?

  • @ashafarah6052
    @ashafarah6052 ปีที่แล้ว +7

    Aalatahay, Majeerteen Boqortooyo.

    • @lulamedia
      @lulamedia  ปีที่แล้ว +2

      😃 😀 😄 😁 🤣 😂

  • @dugsigacaynushamsi
    @dugsigacaynushamsi ปีที่แล้ว +10

    Cabdinaasir Calidaahir Shabbac "Dhagadheere" waa abwaan beesha Leelkase u dhashay. Inkastoo qabyaaladda aanan jeclahayn, haddana gabaygan waa mid dhaxalgal ah.

    • @lulamedia
      @lulamedia  ปีที่แล้ว +2

      Gabaygan waa in lagu daraa manhajka dugsiyada dalka oo dhan.

    • @trumpppl2024
      @trumpppl2024 ปีที่แล้ว +2

      Manhajka hadaa ka wado kan odayga boqol jirkaa ee cuqdada qabiil ku caytama ku darso dee

    • @abdirizakalimuhammedbarkha7166
      @abdirizakalimuhammedbarkha7166 3 หลายเดือนก่อน +1

      Dugsiga caynushamsi waxaan moodey meel dadka iyo diinta iyo dalka u siman sidee ku dhacdaa inaad qabyaalad tiraahdid waa dhaxal gal. Iska xira ama magaca ka beddel dugsi dad weyne haw bixin.

  • @blue19003
    @blue19003 ปีที่แล้ว +13

    Majeerteen niman kadhalan baahi baadilin

    • @lulamedia
      @lulamedia  ปีที่แล้ว +1

      Allow adigaan Majeerteen iga dhigin ALXAMDULILAAH

    • @blue19003
      @blue19003 ปีที่แล้ว +7

      @@lulamedia laangaab xuna oo leelkase ah buu ilaahay kaadhigay inaad is dishid baa kuudhaantay inaan uduunkaan timaado. saad .5 xuna oo kurtun ah baad tahaye, majeerteen baad kuhoos nooshahay oo madaxa kaaga kaadsha

    • @lulamedia
      @lulamedia  2 หลายเดือนก่อน

      Majeerteen waa waslad xaaraan ah oo ku dhex jirta Ummadda Muslimiinta ah ee Soomaaliyeed 😆 🤣 😂

    • @LakiliibaanMaxamuud
      @LakiliibaanMaxamuud หลายเดือนก่อน

      Firi adi qac Maa thy ayag 1 io 2 4 6 hady ku xumeeyen ayaga dhan miyaa xun alx alle iga dhigay somali mj 😒 abtiyaashay iska celi sacad siciid adoonkiisi baa thy😅😅😅​@@lulamedia

    • @lulamedia
      @lulamedia  หลายเดือนก่อน +1

      @LakiliibaanMaxamuud
      Sacad iyo Majeerteen waligey baan iska celin jirey haddana inaan iska celiyey adduunyadoo dhan baa markhaati iiga ah sidaan u galay

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad 10 หลายเดือนก่อน +7

    Daarood majeerteen kujirin ma ihi baa dhaanta

  • @dhillo-casar4581
    @dhillo-casar4581 ปีที่แล้ว +9

    Abwaan Cabdinaasir Calidaahir Dhagadheere gabaygan "Daarood Majeerteen ku jiro ma ahi baa dhaanta" waxa uu tiriyey 40 sano kahor isagoo nin yar ah. Maanta xaqiiqadu waa sideedii iyo si ka sii daran.

    • @lulamedia
      @lulamedia  ปีที่แล้ว +1

      Dhillooy waan ku salaamay!

  • @XiRiiRGB
    @XiRiiRGB ปีที่แล้ว +12

    Abwaan Dhagadheere waa cabqari aad u garaad ballaadhan.
    "Daarood Majeerteen ku jiro ma ahi baa dhaanta"
    Sayid Maxamed Cabdille Xasan iyo madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u daliil ah

    • @lulamedia
      @lulamedia  ปีที่แล้ว +2

      Aad iyo aad baad u mahadsan tahay!

  • @somalidaacadah9734
    @somalidaacadah9734 ปีที่แล้ว +5

    Wax waliba mugooda iyo miisaan kooda ayay leeyihiin. Majeerteen intaas iyo ka badan oo aflagaado ah ba waa dad qaadi kara . Nasiib wanaag waa dadka cid waliba ku dhex noolaan karto ALLAHAYOW SOOMAALI QABYAALADA KANSARKA KU NOQOTAY KA SAAR.

    • @lulamedia
      @lulamedia  ปีที่แล้ว +1

      Aamiin Aamiin Aamiin

  • @CaashoCali-tl3ko
    @CaashoCali-tl3ko 14 วันที่ผ่านมา +1

    Niinka hawiyow gabagagi laiimow haskukayadirine

  • @AxmedMaxamedShiikh
    @AxmedMaxamedShiikh 4 วันที่ผ่านมา +1

    Axmad

  • @Kaaliyalegend
    @Kaaliyalegend 4 หลายเดือนก่อน +1

    Abwaanka dhako dheere Waa nin wax badan og

    • @lulamedia
      @lulamedia  4 หลายเดือนก่อน +1

      Sixid: Dhakodheere maaha ee waa Dhegadheere

  • @nathra7351
    @nathra7351 หลายเดือนก่อน +1

    Kasheekee markii daarood oodhami dadqal wada noqday baahida gaajada haystmey maxay ahyd?
    Gabayadaba isaaq baa baray somalida. Isaaqu waa kuwii Somalia isu keeney oo kalia ayaa isu keenikara Daarood juudaan magac ma lalahan iyo

  • @sayidgacal
    @sayidgacal ปีที่แล้ว +6

    Daarod majerten kujiro ma ahi baa dhaanta

    • @lulamedia
      @lulamedia  ปีที่แล้ว +1

      Waa run oo Daarood uu Majeerteen ku qaraabanayo waxba kuma lihi ayaa ka wacan

    • @ahmedyare6798
      @ahmedyare6798 5 วันที่ผ่านมา

      Dhilo mj Kuma bahna silka Cadada leh Naga lexi​@@lulamedia

  • @ayocurry6340
    @ayocurry6340 ปีที่แล้ว +6

    Leelkase muxuu daarood iyo soomaali kusoo kordhiyey cuqdad iyo hudhudnimo waxba nimaan shar iyo khayr lahayn majeerteen ladagan iska guura hada

    • @lulamedia
      @lulamedia  5 หลายเดือนก่อน +2

      Majeerteen maxay Soomaali kuso kordhiyen oo aan xaasidnimo, xiqdi, xin, xumaan, danaysi aan ahayn?

    • @heartlessG640
      @heartlessG640 5 หลายเดือนก่อน

      Langab lelkase ilaahey haduu ka dhigey maxaa ku sameeya ​@@lulamedia

    • @AmalAbdirisakMahamed
      @AmalAbdirisakMahamed หลายเดือนก่อน

      @@lulamediamajeeerteeen Waa dhalyo isku xishooood
      La tartan kablalax
      Sade
      Ciiise

  • @MahamudHagimuse
    @MahamudHagimuse ปีที่แล้ว +2

    Gabeygii Cigale khalafe Cumar maxamuudku Ku doobyayeen 1973 kii.yara Faankuna kujirey Ebow yaa kaas haya Horta Tik toga.ku arkey lakiin isagoo wada dhameystiran xitaa Doobidii markay doobyayeen Iga wlee waa qoslee Ragedii Cumarku niyow Burco kasoo salaamey Ragaa Mudug Degee.Great

    • @lulamedia
      @lulamedia  ปีที่แล้ว +1

      Majeerteenku ma gabyo mana yaqaan gabay iyo guud ahaan suugaan afkaa bay ereyo maran kaga faanaan

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 หลายเดือนก่อน +1

    Daarood aan majeerten ku jirin ma ahi baa dhaanta waa run because majeerten waa libaax daarood 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

    • @lulamedia
      @lulamedia  หลายเดือนก่อน

      Majeerteen waa waslad xaaraan ah oo Soomaali ku dhex jirta 🤮 waa Qowmu Luud 🤮 intay futada saliid isumariyaan ayey futada iska wasaan 🤮

    • @ladanesalwe8245
      @ladanesalwe8245 หลายเดือนก่อน

      @@lulamedia kaalaxad baatahy waa balan youtube channel kaa xiro

    • @abdalaabdisamad7737
      @abdalaabdisamad7737 วันที่ผ่านมา

      @@lulamediamiskiin aan madaxa uga taganahy oo calankayga wata sow ma tihid

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 ปีที่แล้ว +5

    Odaygan waa mid cuqdada iyo xanuun la seexda leekase ma matalo oo dad sharaf iyo qiimo leh

    • @Alextucker88
      @Alextucker88 5 หลายเดือนก่อน +1

      Abaha wase wuu na matala abwan dhaga dheere hoyada dhiig xumada ka was amus

  • @abdulqaadirshire7354
    @abdulqaadirshire7354 ปีที่แล้ว +7

    Ninkan majeertenka cuqdad uu , uqabay ayuu ugu gabyay

    • @lulamedia
      @lulamedia  ปีที่แล้ว +2

      Abwaan Cabdinaasir Dhagadheere ma aha nin cuqdadeed. Waa cabqari aan la heli karin. Soomaalidu ayuu doonayay in uu Majeerteen waxay yihiin uu baro markuu gabaygan tirinayey.

  • @guledshugri2287
    @guledshugri2287 หลายเดือนก่อน +1

    Daarod Majeerten ku Jiro Ma ihi Ba dhaanta😂

  • @SmilingBassetHound-vl6zi
    @SmilingBassetHound-vl6zi 3 หลายเดือนก่อน +1

    0.5 ceydooda wba ku raxeysana inta io in ka bdan soda adeer 😂😭🤭

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 ปีที่แล้ว +2

    DAAROOD DHAMAAN WAX MIISAAN AH KUMA LAHA UMADA SOMALIYEED WAAGII HORE WAA LEYSKA DHAAFI JIREY LAAKIIN LAGA BILAABO SANADKAN 2023 WAXAY ARKI DOONAN XAQIIQDA WAXA UU DAAROOD YAHAY WAAYO WAXAA GO,AAN LAGU GAARAY IN AAN DAAROOD LOO JOOJIN OO LALA HADLIN GAROOWE HAKA QEYLIYAAN XITAA YAAN LOO JAWAABIN

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 หลายเดือนก่อน +1

    War ku ma jiro na daaya doofaryohow walaahay waligaye ma sheegan daarood anigo yar ayaan ku qancaye mJnimada uf aduunka wax noogu neceb waa daarood waa cadoow

    • @lulamedia
      @lulamedia  หลายเดือนก่อน +1

      Walaal qaali waa kaftan waxba ha is xumeyn 😃 😀 😄

  • @SharmakLokman
    @SharmakLokman 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mic Toosa waa Tan ee gabaaY mahan_😂😂

  • @blue19003
    @blue19003 ปีที่แล้ว +4

    Kurtun xuna oo leelkase ah oo mj ku hoos nool miyaa qoomiyada wayn ee majeerteen wax kasheegaya, ilahay baa laangaab xuna kaadhigay ee cuqdad udhinta

    • @QAWDHANKA1
      @QAWDHANKA1 ปีที่แล้ว +2

      MADHEEDHEEN 😂

    • @lulamedia
      @lulamedia  5 หลายเดือนก่อน +2

      Majeerteen waa midgaha iyo wacalada Soomaali naafeeyey awalba garac garac dhalay oo laangaab ah buu ahaa Jareerteen, Madheerteen, Majeerteen

  • @Nasiragge
    @Nasiragge 7 หลายเดือนก่อน +2

    Majeerteen dhaqanka nageed weligisuu lahaa ilay

  • @abdimuhumad7155
    @abdimuhumad7155 6 หลายเดือนก่อน +1

    Abwaaku waa runtii nimankaa halagu noqdo oo hala baadho taarikhdooda tigree baa lagu sheega sinjigoogu maaha somali . darood iyo somaliba way gumeyeen dawladi somaliyed iyaga jabiyay maantana lugta haya xilalka xaasaasiga dalka halaga ilaaliyo sirdonka military ga arimaha dibada gudaha madaxwaynaha... I'm insha Allah waayo waa dadka la inagu dhexdarsaday

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 ปีที่แล้ว +2

    TALADA UMADA SOMALIYEED WAXAY GACANTA UGU JIRTAA DADKA DEGA MAGAALOYINKA WAAWEYN EE CAASIMADAHA EE MAJORITY GA AH SIDA JABUTI HARGEISA IYO MUQDISHO UMAD DEGTA TUULOOYIN MAXAA LAGALA HADLAA WAXAY ORAN JIREEN BOSASO BOSASO WAXAA KA CODEEYEY 30000 SODON KUN OO QOFOOD WELIBA BEEN AYEY KA SHEEGEEN EE WEY KA YAR TAHAY

    • @lulamedia
      @lulamedia  ปีที่แล้ว +1

      Waa runtaa halkaa kasii wad mudane

    • @rodaosmandaoud
      @rodaosmandaoud 6 หลายเดือนก่อน

      😅😅😅😅

  • @sadaamcali5556
    @sadaamcali5556 25 วันที่ผ่านมา +1

    Dee mesha gabr xawaadle baa ugabjeedy mxa keny

    • @lulamedia
      @lulamedia  25 วันที่ผ่านมา +1

      Xawaadle dhalasho ahaan waa Daarood dhaqan ahaana waa Hawiye. Xawaadle Maxamed Xuseen Daarood iyo Leelkase Maxamed Xuseen Daarood.

  • @AqoonJire
    @AqoonJire 3 หลายเดือนก่อน +1

    Markaad uur kahooyaday allaw igu abuuraysay
    Balmaxaaad isaaq iyo hawiye mid uun.iigadhigiwayday

  • @AmalAbdirisakMahamed
    @AmalAbdirisakMahamed หลายเดือนก่อน +1

    Leeelkasaw waxaaaa u dhigmataaaan Kablalx Iyo sade
    24/7 mj oooo ah dhalyo baaaa haystaaaan
    Yaaaaahu
    😂😂😂

    • @lulamedia
      @lulamedia  หลายเดือนก่อน +1

      Tanade, Sade iyo Kablalax baa siman. Leelkase waa ina Maxamed Tanade. Wuxuu la siman yahay Harti Koombe. Intaas waa iga sixid.
      Tan kale Majeerteen waa reerka keliya ee Daarood ah ee ay inaga dhaxayso colaad guun ah oo ka ab ka ab baynu isdili jirnay markay na qabato. Markaan doono waan heshiinaa. Ma jiro Daarood kale oo ay diriri naga dhaxayso oo aan Majeerteen ahayn. Taasina waa sababta aynu mar kasta ugu dhegenahay Majeerteen.

    • @AmalAbdirisakMahamed
      @AmalAbdirisakMahamed หลายเดือนก่อน +1

      @@lulamedia mj ma waxaaa u taqaaana 3 reeer ooo mudug kula daga 😂
      Waligay ma arag qof leeelkase ah oooo noool soconaya hadana mj baaan ahay
      Wa maxay colada naga dhaxaysa marka
      Ninyhaw
      Mj bari Iyo nugaaaal kuma yaqaaaan amaaanka nasiiiii
      Mj mudug is baaacsada
      Af tande baaa ku hadashaaaan

    • @lulamedia
      @lulamedia  หลายเดือนก่อน +1

      @AmalAbdirisakMahamed
      Majeerteen waa Majeerteen waxba ha ii kala gurin.
      Meel kasta oo Majeerteen joogo Leelkase waa joogaa waa haddii aad Majeerteen tahay.

    • @AmalAbdirisakMahamed
      @AmalAbdirisakMahamed หลายเดือนก่อน +1

      @@lulamedia 😂😂😂😂3 walihiyooood kuma aqaaaani
      Dhagtaaaan kaaa maqlay bes
      Mj wa mj wa sax
      Balse mj Iyo tanade isma yaqaaaaniin
      3 Nin ooo mudug daga bes baaa istaqaniiiin
      Ha isku dirin mj bari Iyo nugaaaal daga kuuuna yaqana
      Inaaad tahay darbigoooda
      Ha colaaadaysan 103 jifo ooo mj ah ooo walaal kaaa dhigta
      Ragaaaa is haysaaaaan ku ekada

    • @AmalAbdirisakMahamed
      @AmalAbdirisakMahamed หลายเดือนก่อน +1

      @@lulamedia tanade
      Sade
      Dhulbahante
      Ciiise
      Absame
      Intaaaas midna ma naqaaaaan
      Hadana Waa na hadal hayaaaan 24/7
      Cajiiib

  • @hanijaamac8163
    @hanijaamac8163 ปีที่แล้ว +4

    Niman ciila icaayo alx ano jifo hoose ah in saas layga cabanayo 😂😂😂😂😂

    • @SabiriinCawil-vn9uv
      @SabiriinCawil-vn9uv 9 หลายเดือนก่อน +1

      Yaa kaa cabaaaday😂😂 adeer darpi darood ha isku dhererin wa nimanka h.g ka ilaaliyeh😂😂

    • @lulamedia
      @lulamedia  5 หลายเดือนก่อน +2

      Majeerteen waa midgaha Soomaali ku jira. Waa reerka Soomaali ugu dhaqanka xun

  • @saidmohamed745
    @saidmohamed745 6 หลายเดือนก่อน +2

    Lelkase boqtooy mudug

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad 10 หลายเดือนก่อน +1

    Leelkase iyo who hhhhhhh

  • @bilyhaji6208
    @bilyhaji6208 ปีที่แล้ว +5

    Walaal gabayga ninka majeerteen tiriyay ma haysaa , xageese ka helaa ?

    • @lulamedia
      @lulamedia  ปีที่แล้ว +2

      Ninka Majeerteen ee gabayga tiriyey magaciisa iyo gabaygiiba waxa aan waydiin doonnaa abwaan Dhagadheere
      انشاء الله بإذن الله تعالى
      Innaga War dhowr

    • @bilyhaji6208
      @bilyhaji6208 ปีที่แล้ว +1

      @@lulamedia haye ina adeer ❤️🦁 thank you

    • @deeqoalimasul8160
      @deeqoalimasul8160 ปีที่แล้ว +1

      Gabaygaas nio soo ogow Magaciisa iyo Abwaanka Tiriyey waanu kaa sugeynaaye

    • @lulamedia
      @lulamedia  ปีที่แล้ว +1

      Ninka gabayga hore ee uu abwaanku ka jawaabay tiroyey waa nin caan ah oo ay Majeerteenku aad u wada jecel yihiin oo la oran jiray abwaan khafiif Sheekh Maxamuud. Dib ugu noqo gabayadii khaliif waa ka shex helaysaa.

  • @Burcad7
    @Burcad7 หลายเดือนก่อน

    😂😂

  • @djkaraama624
    @djkaraama624 5 หลายเดือนก่อน +1

    Abdinassir Alidaahir shabac

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 3 หลายเดือนก่อน +1

    reer yarcoo cuqdad iyo xasid nimo ka buuxdo oo majeerteen kamida

    • @lulamedia
      @lulamedia  3 หลายเดือนก่อน +1

      Majeerteen cuqdad, xaasidnimo iyo xumaan oo dhan reerka looga haray 😃 😀 😄 😁 🤣

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 3 หลายเดือนก่อน +1

    muxuu reer koodu daarood iyo soomaali ku soo kordhiyey waxba

    • @lulamedia
      @lulamedia  3 หลายเดือนก่อน +1

      Majeerteen muxuu Soomaali kusoo kordhiyey aan xaasidnimo, xiqdi, xin, xumaan, cuqdad, colaad iyo dhaqan xumoo dhan ahayn? Cakuye Majeerteen

  • @amazingworld1121
    @amazingworld1121 ปีที่แล้ว +4

    Hadda midgaankani ma gabyey mise waa caytamay

    • @zek8452
      @zek8452 10 หลายเดือนก่อน

      Wa cayey

    • @lulamedia
      @lulamedia  10 หลายเดือนก่อน +1

      Daarood Majeerteen ku jiro ma ahi baa dhaanta 😃 😀 😄 😁 🤣 😂 😃

  • @caishobintu5134
    @caishobintu5134 ปีที่แล้ว +5

    Kkkkk lelkase so kuwi mudug loga yaqanay kadi rer mahad mahan adunka darood rerka ugu cuqdada badan wa idinka o ugu litaa shisheya kalkal wlhi inayd nan mj dharin sa tarikhdina walayaqane

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 3 หลายเดือนก่อน +1

    darood waxna kama badali kartid waxna kuma soo kordhin kartid

    • @lulamedia
      @lulamedia  3 หลายเดือนก่อน +1

      Daarood, Majeerteen ku jiro ma ahi baa dhaanta macnaheedu waa Majeerteen waa midgihii Daarood iyo Soomaali ilaa laga saarana Daarood sax ah oo xalaal oo nadiif ah lama noqon karo

  • @Darwish724
    @Darwish724 9 หลายเดือนก่อน +3

    Walee inay xaqiiq tahay madheedheen 😂

  • @Dhagawayne-fe9zl
    @Dhagawayne-fe9zl 7 หลายเดือนก่อน +2

    Boot buu kulatuntay reekii😂

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 3 หลายเดือนก่อน +1

    kkkk dadku markii ay ogaadaan reer kiisa bey ku qoslayaan

    • @lulamedia
      @lulamedia  3 หลายเดือนก่อน +1

      Majeerteen 😃 😀 😄 😁 🤣

  • @abdulqaadirshire7354
    @abdulqaadirshire7354 ปีที่แล้ว +2

    Gaf ayuu kuhadlay lakin way istaahilan nimanku

    • @lulamedia
      @lulamedia  ปีที่แล้ว +1

      😃 😀 😄 😁 🤣 😂

  • @ayocurry6340
    @ayocurry6340 ปีที่แล้ว +2

    Buraanburkii cali rinji darood aan majeerteen ku jirin siduu noqon lahaa waa siday hada yihiin mareexaan iyo dhulbahante

    • @lulamedia
      @lulamedia  ปีที่แล้ว +3

      Cali rinji waxa oraahda uga horreeyay abwaan Dhagadheere oo gabaygan 40 sano kahor tiriyey.

  • @abdirizakalimuhammedbarkha7166
    @abdirizakalimuhammedbarkha7166 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waa gabay cuqdadeed awoowe waxaad tirisay

    • @lulamedia
      @lulamedia  3 หลายเดือนก่อน +1

      Abwaan Dhegadheere wuxu Somali baray Majeerteen waxay yihiin, waxay galaan iyo waxay gudaanba 😃 😀 😄 adigay cuqdadi kaa buuxdaaye Allaha ku caafiyo

    • @abdirizakalimuhammedbarkha7166
      @abdirizakalimuhammedbarkha7166 3 หลายเดือนก่อน +1

      Asaga iyo mid kale oo gabayo qabyaalad ku saabsan isu tirinaya waa arkay. Waxaas waa ceeb @lulamedia

    • @abdirizakalimuhammedbarkha7166
      @abdirizakalimuhammedbarkha7166 3 หลายเดือนก่อน

      @@lulamedia aniga leelkase waa ahay majeerteena waa ahay marka qabiil intaas tira le'eg lama soo qaato aniga abwaanka uma arko inuu ku hadlay erayo sax ah.

  • @MaahirUk
    @MaahirUk 2 หลายเดือนก่อน +1

    😅😅

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 3 หลายเดือนก่อน +1

    darood waa kablalax iyo mareexaan

    • @lulamedia
      @lulamedia  3 หลายเดือนก่อน +1

      Majeerteen, Daarood maaha waa wacalo Axmaaro naga soo raacay

  • @user-ym4ed6fm2i
    @user-ym4ed6fm2i 6 หลายเดือนก่อน +1

    War nagama shishoon😂

  • @user-lh2pg4xn9t
    @user-lh2pg4xn9t 2 หลายเดือนก่อน

    Habaar qabe

  • @user-lh2pg4xn9t
    @user-lh2pg4xn9t 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @MuxumedAxmed-zc6dm
    @MuxumedAxmed-zc6dm 6 หลายเดือนก่อน

    Markaan aabahaa iyo awoowgaa midna gabyi jirin waa noocaas wxn gabay lama dhaho cay iyo cuqdi weeye

    • @lulamedia
      @lulamedia  6 หลายเดือนก่อน +1

      Intii ay dunidu jirtay wakigay ma maqal Majeerteen gabyey 😃 😀 😄 bal car wakaase ii keen hal nin oo abwaan ah oo Majeerteen ah laan gaabyahow laan gaabku dhalay

    • @MuxumedAxmed-zc6dm
      @MuxumedAxmed-zc6dm 6 หลายเดือนก่อน +1

      @@lulamedia wax walbe hadaan isku qabsano waa dhibaato
      Aw muuse
      Cismaan yuusuf
      Cali cilmi afyare
      Khaliif sheekh maxamuud
      Gooni abdi xaaji
      Cali sharmaake
      Jaamac dayuurad
      Sheekh cali majeerteen
      Intaasba waa majeerteen oo soomaalida caan ka dhex ah
      Goormaad gabyi jirtay adigu ❓

  • @QAWDHANKA1
    @QAWDHANKA1 ปีที่แล้ว +3

    MADHEEDHEEN 😂

    • @SmilingBassetHound-vl6zi
      @SmilingBassetHound-vl6zi 3 หลายเดือนก่อน +1

      0.5 ilahy amarkiis ceydooda wku raxeysana 😂😭🤭

    • @lulamedia
      @lulamedia  3 หลายเดือนก่อน +1

      Marki hore adigo garac garac dhalay aha ayad hadana midganimo ku darsatay 😃 😀 😄

  • @user-lh2pg4xn9t
    @user-lh2pg4xn9t 2 หลายเดือนก่อน

    Naasku ku qabay waa abtiyadaa

    • @lulamedia
      @lulamedia  2 หลายเดือนก่อน

      Abwaan Dhegadheere hooyadii iyo aabbihiiba waa Reer Ebekar. Aabbihii waa Calidaahir Shabbac Maxamuud Xasan Xuseen Ebekar. Hooyadiina waa Ina Caligurey Ciise Xasan Xuseen Ebekar.

    • @lulamedia
      @lulamedia  2 หลายเดือนก่อน

      Habaar lagu kari waa abwaan Dhegadheere

  • @MuxumedAxmed-zc6dm
    @MuxumedAxmed-zc6dm 6 หลายเดือนก่อน

    Buraanburka meesha kala tag majeerteen waa kuwii aabahaa bireeyay waa ooyaysaa

    • @lulamedia
      @lulamedia  6 หลายเดือนก่อน +1

      Wa kuma Majeerteenka aabahay birayn kara oo xiniinyahas leh? 😃 😀 😄

    • @MuxumedAxmed-zc6dm
      @MuxumedAxmed-zc6dm 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@lulamediakan buraanburka tirinaya soomaaha ina cali daahir shabac oo aabihiis reer khalaf ku dileen dhudub

    • @lulamedia
      @lulamedia  6 หลายเดือนก่อน +1

      Lama bireyn Calidaahir Shabbac ee niman ayaa xabad la dhacay balse maxaa ka dambeeyey dilkii Calidaahir Shabbac waad ogtihiin inaan tobanaan nin u dilay hal nin Majeerteen ka kibrow

  • @ayocurry6340
    @ayocurry6340 ปีที่แล้ว +4

    Leelkase jaajuus nimadii kacaanka bay ku bad baadeen walee gacanta hadii mardanbe la iidiin qaado inaadan mudug ku soo noqonayn ogaada cuqdad xasad nimo bay la bulaali waayeen

    • @easternorigins5746
      @easternorigins5746 ปีที่แล้ว +1

      Qofkasta ma cuqdad buu qabaa kkkkk war is adkeya hadalkaba ka ooyaysan maxa moda xabad. Mudug ugaar ba ka thy ilahow ya no bilaba xabad dhabayac dhabar jilicsan ba thy

    • @lulamedia
      @lulamedia  ปีที่แล้ว +1

      U sheeg oo fahamsii dadkan uufanaaga ah waxay gudaan iyo waxay galaan.

    • @easternorigins5746
      @easternorigins5746 ปีที่แล้ว +1

      @@lulamedia qofki la hadlaba waxay ku leyihin wa na meceb yhn cuqdad bey qaban kkkk waa gun aan nasab ahayn midgona ka buuxaan.

    • @lulamedia
      @lulamedia  ปีที่แล้ว +1

      😂 😂 😂 😂 😂 😂 😂 😂 😂 😂 😂 😂 😂

    • @lulamedia
      @lulamedia  ปีที่แล้ว +3

      Runtu waa ay ka nuxisaa dadkan Soomaaliyeed

  • @NOREDIN666
    @NOREDIN666 2 หลายเดือนก่อน

    MIISAANKA DIR & Luqada Dir waa wixii Daarood uu gabay ku sheegi jirey.. Nin ka M J wuu Saxsana inu Gocdo Nasabdisa. Waayo wuu ku hungoobey. . Ina Cabdule xasan & Afweyne isaga ugu horeeyeen Laayeen. marki Daarood kala baxay M J ba dhul yeeshay. Siyasad leh. Marka M J Inu Dir Noqdo aya u dhaantay inu DAAROOD yahay.

    • @lulamedia
      @lulamedia  2 หลายเดือนก่อน +1

      Majeerteen Dir iyo Daarood midna kuma wacna

  • @bosteya-gf9zj
    @bosteya-gf9zj ปีที่แล้ว +2

    😎✍️✍️✍️✍️✅️🏚

  • @user-eg6fj2lg3s
    @user-eg6fj2lg3s 5 หลายเดือนก่อน +1

    Nin abihi la diley o ciil gabayey uma xuma wa hore bn maqli jirey taladada tafo naged alle gali rerka naguhu u tilyan wa la yaqan lelkase samlow

    • @HALAMADRID-ym3xc
      @HALAMADRID-ym3xc 5 หลายเดือนก่อน +1

      Hhhh😂 abihi aun 10 maxamud saleban lagu aarey hadu cuqdad qabo kama difacen sacad .
      Marki la yiri lafaha majerten raga mahada ugeyste maxamud saleban ragu meel cad kaga quustey 😂😂 adiga ma gabyi kartid
      Abwan dhaga dhere. :
      Majerten dagaal kulama galin shaley maxamud saleban ma iman doxadii mudug waxay madaxya weynta dagtaa moshinka bari nugaal durkumaashe daacad in la madasa bicidyahan meshu dago wa aad mqashee hareeriga muguliyo wardheer ka maqnaada inta madax madow iyo majerten baa la simaa mahigan se ula tartamee maanyara tahay markaad qolo is magtan wa marin hawowda war wa adan mahad waxa qoryaha ka marorsade
      Marka ya cuqdad qaba qof weyn tagi ninka runtu ku gabyey wa adinka R.wasare xamze xukunka ku heysto bal ma hawiye aadan tolkin ka adagtihin ninkan abtiyashi wa majerten aabihi hoyaded wa majerten asaga xaaskis wa majerten marka cuqdad adinka qabo putland isku kobay hadana nala dagaala

    • @lulamedia
      @lulamedia  5 หลายเดือนก่อน +1

      😃 😀 😄 😁 🤣

  • @AwrkiiCirka
    @AwrkiiCirka 7 หลายเดือนก่อน +1

    Laylo kade Waa maxay ?

    • @lulamedia
      @lulamedia  7 หลายเดือนก่อน +1

      Wa kuwii adiga iyo hooyadaba wasi jirey 😃 😀 😄 😁 🤣

    • @AwrkiiCirka
      @AwrkiiCirka 7 หลายเดือนก่อน

      @@lulamedia ma dad nool baa walaal maxaad la carootey?

  • @cabdiraxmaanmaxamed9235
    @cabdiraxmaanmaxamed9235 หลายเดือนก่อน

    talada naagaha waa owoowe idiinku duceeyey waana hesheenoo sidii ayaa tihiin tadaada tafanaageed ala kuxir abwaan taa ma ilowdey mise waad murqaantay reero kale cidlagu tilmaamo oo cidkale sheegatana adaa jiree ma ilowdeytaasna kkkkk

    • @lulamedia
      @lulamedia  หลายเดือนก่อน

      Qowmu Luud futada saliid isumariya

  • @user-lh2pg4xn9t
    @user-lh2pg4xn9t 2 หลายเดือนก่อน

    Adigu daarood baa ku dhuumataa laangaaboow tan kle eeg laangaaboow car banaanka ubax oo dheh leelkase baan ahay

    • @lulamedia
      @lulamedia  2 หลายเดือนก่อน

      Hooyadaa iyo dhilladii ku dhashay iyo Daaroodba was

  • @abdishakur5064
    @abdishakur5064 หลายเดือนก่อน

    Dhaarood an majeerten kujirin wax ma iska celin laha, markhantigeeduna wa isaq iyo hawiye orodo weydi majeerten mooye Dhaarood ka kale walalahooday modan, ood ba iskamasaran dhankooda, adunkana waxay ugu necebyihin majeerten

    • @lulamedia
      @lulamedia  หลายเดือนก่อน +1

      استغفر الله من كل دنب واتوب اليه

  • @user-lh2pg4xn9t
    @user-lh2pg4xn9t 2 หลายเดือนก่อน

    Inan gubeed laangaab oo leelkase ah ilaahy baa ku yareryay cid walba oo yar sababay la yaraataa

    • @lulamedia
      @lulamedia  2 หลายเดือนก่อน

      Leelkase waa isir xalaal ah oo hal meel oo la yaqaano kasoo farcamay oo laandheere ah. Garacyada Majeerteen ee midgaha, Jareerta, Ajuuraanta, Raxanweynta iyo Oromada isugu jirta oo aan meher xalaal ah ku dhalan ab iyo isir toona lahayn oo laangaabyada ah 😑 😆 🤣

    • @user-lh2pg4xn9t
      @user-lh2pg4xn9t 2 หลายเดือนก่อน

      @@lulamedia ooy dee laangaaboow gobta waligaa ku dhag anigu from dhulbahnte baan ahay lakiin adi waa kaa horerya laangaab awowgii habaaray taladaada tafo naageed ka raadi

    • @lulamedia
      @lulamedia  2 หลายเดือนก่อน

      Garacyada iyo khaniisyada Dhulbahante waa ka xaaraam fagaarayaasha lagu kaftamo. Futada intaad saliid isu marisaan iswasa

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 5 หลายเดือนก่อน

    Illaahay dadka cuqdada qaba afkooda iyo ishooda kaqabo majeerteen

    • @lulamedia
      @lulamedia  5 หลายเดือนก่อน +1

      Aamiin Allahayow dadka cuqdada qaba sida Majeerteen caafi
      Aamiin Aamiin Aamiin

  • @MuxumedAxmed-zc6dm
    @MuxumedAxmed-zc6dm 6 หลายเดือนก่อน

    Naaguhu soo kuwa leelkase u taliya maahan oo awoowe daarood ku habaaray taladaada tafo naagood alle gali

    • @lulamedia
      @lulamedia  6 หลายเดือนก่อน +1

      Waxaas waxba kama jiraan waxay ka mid tahay beenaha aadka ugu dhex faafay dadweynaha Soomaaliyeed

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 5 หลายเดือนก่อน

    Leelkase hal tuulo ayay dagaan xaasid horumar ma gaaro aan cay iyo ganuunac ahayn

    • @lulamedia
      @lulamedia  5 หลายเดือนก่อน +1

      Leelkase waxa uu degaa inta Soomaali ay degto oo dhan. Waxay si gaar ah ugu badan yihiin gobollada Mudug, Nugaal, Bari, Doollo, Jubbada Hoose, Jubbada Dhexe, Gedo iyo qaar badan oo kale.
      Majeerteen waa reerka Soomaali ugu xaasidsan. Xaasidnimo, xiqdi, xin, xan iyo xumaan oo dhan Majeerteen baa loogu yimaadaa midgaha midguhu dhaleen ee gafuurka xun.

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 หลายเดือนก่อน

    Leelkase😂 waa futada daarood

    • @lulamedia
      @lulamedia  หลายเดือนก่อน

      Majeerteen waa Qowmu Luud 🤮 Majeerteen intay futada saliid isu mariyaan ayey futada iska wasaan sidii qowmkii Nabi Luud 🤮

  • @slimanimohan8712
    @slimanimohan8712 5 หลายเดือนก่อน

    leelkase muxuu gudaa amase galaa

    • @lulamedia
      @lulamedia  5 หลายเดือนก่อน +1

      Oo Majeerteen maxay gudaan ama galaan oo aan xaasidnimo, xiqdi, xin, xumaan, danaysi iyo kibir ahayn?
      Hiddo xumihii la idinku sheegi jirey hubanti weeyaan!