HABEEN: Xaalada caadi maaha Macalinka weyn oo lashegayo inuu shirqol lamaagan yahay madaxda khalijka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ก.ย. 2024
  • HABEEN: Xaalada caadi maaha!!Macalinka weyn oo lasheegayo inuu shirqool lamaagan yahay dawladaha khaliijka, Xasbulaahi ayaa qoorta loo gelin rabaa

ความคิดเห็น • 141

  • @hawasharaf987
    @hawasharaf987 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +13

    Dowladaha Khalijka weey kufcntahy hala qarijiya

  • @maxamedcalicusmaan8141
    @maxamedcalicusmaan8141 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +12

    Jab, jaha-warer iyo halaag allah kurido yuhuud iyo wixii lajira addun iyo aakhiro.
    ربنا إطمس على أموالهم واشدد علي قلوبهم فلا يؤمنوا حتى يرواالعذاب الأليم.

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    IFAHMA OO IDAREEMA 3K❤❤❤
    Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @OsmanIbraahim
    @OsmanIbraahim 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Xisbullah guul xamaas guul xuuti guul saraayal qudus guul

  • @abdiqanioomaar7285
    @abdiqanioomaar7285 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Carabtani.beenta..maraykanka
    Iyo.reer.galbeedka.miyeyna
    Ka.ilbaxayn.ma.ciyaalkii.nacnaca.lagu.sasabayaa

  • @ZamzamAxmed-l5d
    @ZamzamAxmed-l5d 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Israa,iil Waa Gardaro Garab Og Lkn Way Diidday Inay Joogsate Waa Lajoojin Lkn Ilama Aha In Israa,iil Inay Lubnaan Dhulka Weerari karto Waa Booto Al Yaasiin Ayey Iska Celin Kari Wayday

  • @Xussenaxmedmaxamed
    @Xussenaxmedmaxamed 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Allha babiyo sahnuuniyada israil iyo xulfadeeda uu horkacyo marykanka dhulka allha lajaro

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    ❤wcs ❤alahu akbar ❤xutiyinta. .masoo hadlen ❤ alahu akbar ❤❤❤❤❤

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Ilaaheyow guul sii reer falastiin iyo hutiyinta. Xisbulaah yaarabi Aamin,Israel masiibo ku rid yaarabi

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi

    • @Bintuxaji629
      @Bintuxaji629 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Amiin

  • @abdirahmanosmandirir1543
    @abdirahmanosmandirir1543 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Saudi iyo sunniga lebnaan goor hore ayay kala tegeen. Shacabka lebnaan ama kiristan ja noqdo ama suuni waxay taageersan yihiin Xisbulah, gaalada ayaa yidhaahda waa sheeco iyo waa sunni iyo waa kiristan. Lebnaan waa lebnaan, Xisbulahna waa geediyadii fhulka lubnaan ka difaacay Israel.

  • @mustafNune
    @mustafNune 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    Inta rabto in macalinka ween nagta laga galiyo iso raca

  • @Sakisa3dSakisociid
    @Sakisa3dSakisociid 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +12

    Israel mar hadii dhulka dagaal ku qaado oo tiri lugland baa galayna wey udhamaatey jabkii yahuuda xilligeediibaa lataagan yahay yaa igu raacsan like

  • @maxamedmaxamud223
    @maxamedmaxamud223 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Allah haw gar gaaro muslimiintu meel kastooy joogaan

  • @Cabdulahinur227
    @Cabdulahinur227 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    israa.iil dagaal lug ah haday gasho way udhamaatay macalinka wayn intoo laab toobkiisa daarto ayoo filin camal u daabanaa sida cidanka israa.iil loogu dhex bur bur sanaayo bayruud

    • @Ortho-Surgeon
      @Ortho-Surgeon 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      BI IDNILLAAH

  • @FaisaMahamed-zl4lg
    @FaisaMahamed-zl4lg 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah falastiin ha guleeyo ilaahow yahuud mareykan cirib tir aamiin yaarabi

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Goorma ayuu mareykan maleegeynin shirqool weligiisba, saxiib mayaqaan keliya markaas danta uu kaa leeyahey, waxaa la yiraahdaa “mareykan wuu isticmaalaa cidwalba sidii koobka xaashida markuu ku isticmaalana ma tuuree wuu burburiyaa” marka cidba mar ayuu sidaa u cunayaa, Illaahow noo gargaar aamiin

  • @MaxamuudCali-k4y
    @MaxamuudCali-k4y 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Innaa lillaahi wa.innaa.ilayhi raajicuun
    Yaa Allah Yaa duntiqaam Yaa Allah Yaa yacasiis Yaa Allah Yaa shadiidul ciqaab allaahumma calayka bil yahuud allaahumma aamiin

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    INCHAALLAH.ALLAHA IDIIN GUULEYO XAQ UDIRIRKA DHAMAAN TOOD.MUJAAHIDIINTA ISLAAMKA EE WALAALAHEEN REER FALASTIIN U HIILINAYA ALLAHA U GARGAARO ALLAHOUMA AMIIN ALLAHOUMA AMIIN ALLAHOUMA AMIIN YA RA'BBY CAALAMIIN YA ALLAH YA WADDOUD

  • @aptirahmaanvarah5085
    @aptirahmaanvarah5085 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Isa iil nabiyadii bay 23 nabi ayay dhagreen waligood wanaag haka sugin jabkeedii ayaa dhow

  • @najka4848
    @najka4848 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Nadaara show maalmahan wararku waa iska soo daba dhacayaan idinkuna saacado dheer kadib aya kaso hadashan wararka deg deg ah qoraal ahan uso qora kdib faahfaahinta waa la sugi kara

  • @MaxamuudCali-k4y
    @MaxamuudCali-k4y 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sayuhsamul jamcu wayuwaluunaddubur beli saacatu mowciduhum wassaacatu ad.haa.wa.amar

  • @ayanmohammed8374
    @ayanmohammed8374 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Best news man well.done

  • @axmedAbdulkadirmohamed
    @axmedAbdulkadirmohamed 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wcs wrxm nadaara

  • @AishaBarre-m9f
    @AishaBarre-m9f 30 นาทีที่ผ่านมา

    Macalinka weyn Qorshe kasta uukeeno waa kufashilmaa ilaahey meelkasta kuugu fashil 😂😂😂😂😂😂 😂😂😂

  • @mounahoussein-wo7qu
    @mounahoussein-wo7qu 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️

  • @fatimayusuf471
    @fatimayusuf471 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilaahay swt ha xoojiyo walahay xamaas xuuti iyo xusbullah amiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Cumarfure
    @Cumarfure 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    MARBALABADAWLADOOD OSUNIYA OOUADEEGA ISRAAIIL IYOREERGALBEEDKA MARAYKANMAWAAYO

  • @FatimamohamedHassan-l5j
    @FatimamohamedHassan-l5j 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wan jecelahaay sad u sojediso warka Allaha uu gargaro musliminta

  • @Fadxi-p5h
    @Fadxi-p5h 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cawe kusaliya nabigena maxamed scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Caqliga Allah idinka Qaad !
    Madaxdoodii iyo Shacabkoodii ba
    La xasuuqayaa!! Ayaguna kaymo-
    iyo Xeryo laga guuray bay hubkodii kudhameeyaan!!

  • @AnzalNadiir
    @AnzalNadiir 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mahad saniid zxb guleeyso Insh Allah ❤❤

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Naaclatolacaleik yuhud iyo mareykan iyo araab

  • @AasiyaAbdi
    @AasiyaAbdi 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waankuwata ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ya Allah guulee reer Falastiin oo dhibaatada ka dul qaad🤲🏼🤲🏼🕌☝️🇵🇸🇵🇸🇱🇧

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara wacan oowanaagsan

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mahadsant walaalkey nadaara show qeer sheeg isriil dhulka allaha lagooyo amiiiin 🎉🎉🎉

  • @MouminHersi
    @MouminHersi 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Lakine siyasadii réer galbeedka ee munafaqada qu Disney Wax haqa yeliyane netanyahu

  • @MouminHersi
    @MouminHersi 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dowladaha rxhalijka War malee macalinka weyne ba isqaleh

  • @AbdurahmanAden-rv9ox
    @AbdurahmanAden-rv9ox 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😢😢😅😅 kemah yaa jogo kula dagalamesa🤡👺👹👿😈my duqenesa

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    اللهم انصر الإسلام والمسلمين، اللهم انصر إخواننا في فلسطين و في يمن و في لبنان 🇾🇪 🇱🇧 🇵🇸❤️🇸🇴❤️🇵🇸

  • @sadaqabdilahi1938
    @sadaqabdilahi1938 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    HABEEN: Xaalada caadi maaha!!Macalinka weyn oo lasheegayo inuu shirqool lamaagan yahay dawladaha khaliijka, Xasbulaahi ayaa qoorta loo gelin rabaa😢😢😢😢❤❤

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadhamato yahuuda iyo America inshallah

  • @ayansamatar
    @ayansamatar 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sudantii uu tahribey baye taba barayan kuwodi dhamade ilahow naga qabo kuwas

  • @samiyaahmed5736
    @samiyaahmed5736 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    caruur miyey u sheekeynaayaan war waa fulayo weeye yuhuudu waa caruur

  • @AliBihi-z4i
    @AliBihi-z4i 31 นาทีที่ผ่านมา

    Ha shirqpplo hadau garanwaayaan

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nimankii lugta xamaas iska celin waayey miyaa adi karo xisbulaha

  • @OwrallaHiba
    @OwrallaHiba 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allaha guuleyo Muqawamada gumeysidiidka ah xaq udirirka una shahiidaya difaacida dadka iyo diinta Islamka Amiin

  • @zuldanyare3335
    @zuldanyare3335 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sidii universal tv ayaad wax uxayysiinaysa😊😊😅

  • @farxaancabdi6170
    @farxaancabdi6170 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shaydaanka wayn dheh sxb saaqidka wayn....

  • @abdirisaqaadan8151
    @abdirisaqaadan8151 33 นาทีที่ผ่านมา

    Nadarow xayeysintan badan Naga daa

  • @luulsheikh7156
    @luulsheikh7156 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allaha u gargaaro muslimiinta meel kasta oo ey joogaan.Allaha jabsho dalimiinta iyo inta u adeegta .

  • @caishamaxamuud4875
    @caishamaxamuud4875 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xisbulah ilaahey ha guuleyo🙏🙏🙏🥺israail ilahey waxaan kaga tuugay inay noqo markii u danbeysay alle ha burburiyo aameen soo dhaha

  • @Iimaancalibarre
    @Iimaancalibarre 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Munaafaq ayaad macali kuseegtaa sheeko xun ayaatay

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Illaahow awoodaada noogu hiili anaga iyo intii muslim ah amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Falastin dagalba ka socda dawalad madxbanaan? gaaladu caqliba ma leh, wa sheeko caruureed, Natyahu dagaal joojimayo si diimoqradigu u dumo

  • @cabdusalaamahmed7156
    @cabdusalaamahmed7156 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Inkaar baa ku dhacday dawladaha khaliijka carabta

  • @warsameabdi6914
    @warsameabdi6914 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wuxu.waaba.wax.cawaan ah.been.xumada.meel.duqayn ku.socota miyay.noo sheegayaan.oo.kuwa karumaysanaaya oo baabuninaaya waa kuwo.ka aqli xun.oo.cawaan ah wayna jabeen.insha allah way ku daayeen.yuhuud iyo.maraykankaba

  • @AntonioMartial-t4p
    @AntonioMartial-t4p 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maraykan ma wuxuu rabaa inuu sunada lebnon xisbulaah isku diro😅

  • @SaqiirDile
    @SaqiirDile 57 นาทีที่ผ่านมา

    Allaha kudhoro

  • @dawoodmahamedabdi4670
    @dawoodmahamedabdi4670 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    allow jabi galada oo dhulka la gooy aamiin aamiin aamiin

  • @MuxiyadiinMuxiyadiinnuur
    @MuxiyadiinMuxiyadiinnuur 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nigta hakagaliyaan yuhuuda buuri la afuufay weeyi yuhuudu

  • @farxaancabdi6170
    @farxaancabdi6170 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa seexin jeeedin bay rabaan .. gaadmo ayey rabaan

  • @MaxamedDeeq-uj8eo
    @MaxamedDeeq-uj8eo 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    xu xuda shada mw muslimiinta ayaa laga boojeen rabaa falastiin & lunaan

  • @azizaabdulle792
    @azizaabdulle792 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    80 gantaal inteey u qasaarinayaan,yuhuudu 1 gantaal ayeey boqolaal ku dileysaa laakiin xisbulaah meela duura ayeey gubaan😢

  • @IqroXasan-wm3ld
    @IqroXasan-wm3ld 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nadaraa xayesintaa sogabi adme ubadan tahy

  • @jamamohamoud2665
    @jamamohamoud2665 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yahuuda hadii furimo badan lagu furo waan hubaa si toosa ayey bariga dhexe uga guurayaàn.

  • @AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr
    @AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sucuudig & qadar waa in ay isku xidhaan qaza & xizbulaah ay ku kala badashaan kaliya

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran inshallah

  • @Iimaancalibarre
    @Iimaancalibarre 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sheeko xun ayaatay macalinkaween ka qajil waa munaafaqa weeyn dheh macali ayay kaaga dhegtaye

  • @Xussenaxmedmaxamed
    @Xussenaxmedmaxamed 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allah guuleeyo xamaas iyo xisbulah guul insha allhu

  • @husseinmohamed5817
    @husseinmohamed5817 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Anigu halkaa waxa iiga muuqda in laga guulaystay israil

  • @mohamedsandheere6339
    @mohamedsandheere6339 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Keep Going Nadara show waxad ino haysa howl adag halka ka sii wad warar kada muhiim ka ah Ee caalamka iyo bariga dhexe Aad naga siiso 1000 Times thanks 🙏 MR Nadara show

  • @yusufhassancumar3603
    @yusufhassancumar3603 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waabis inay tahay maa la sheegsheegaa haday run tahay amusnaan may soo galaan

  • @Shukri-o1s
    @Shukri-o1s 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc wll waxaay rabaan ciidanka xms bay rabaa in ay banaanka u imadaan ay soo banaanka u soo baxa aan nid7qeene bay rabaan wcs wll mashaallah

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aaaaaaah alla waafuuray kilyahaa ixanunay Qatar dhagoolka xataa waa af taqaan yaah alla nadara nagtow adigaaba eheyn

  • @AliTaajir-zn8lq
    @AliTaajir-zn8lq 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aaway lidkii diyaaradaha ragu ma haystaan miyaa nadaara

  • @axmedfaarax6259
    @axmedfaarax6259 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Warkaaga macaanka ayaad ka dilaysaa ee akhri waxa qoran

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    QATAR WAA YAR OO WEYN.LAKIIN XAQA HA USHEEGTO.ISRAIL SOWTA AYADU DAGAALKA BILOWDEY MA'HA HADANA WAXAY DOONEYSA WAAN WAAN.WAR MEESHA MAXAA KU JIIRA TALOOW.

  • @WarsameJimcaale
    @WarsameJimcaale 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilaahow ugargaar muslimiinta

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadaay ka yelaan sumcadii ay la haayen baa ku lumeso wcs wll mashaallah

  • @YuusufJeeri-tv2tm
    @YuusufJeeri-tv2tm 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Lubnan mise lunan iyo falastiin

  • @ShamisAli-r3u
    @ShamisAli-r3u 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Madaxda qaliijka waa wakiilada cadawga ha is qayaman ayaga Amerika is ku dhaqan waye wacalada yuhuda ah

  • @SalebanAhmed-e8h
    @SalebanAhmed-e8h 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qadar waa kiyaawe bastaarde oo meel walba fura

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Buula xuufto ey wadaan yahuud tabar ma hayaan

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc nadaara show habeen wanaagsan

  • @Shamuuri_official393
    @Shamuuri_official393 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wararkii waxaa ka dhigtay aa la dhahay xaqiiqda noo soo tabi mareynkan aa dhahay ma rabnee dagaalka ka soo hadal fadlan bro nadaara

  • @fatimayusuf471
    @fatimayusuf471 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hayaay ma carab suni ah baan maqli karaa tolbeelay ma nimankii caruurta reer Gaza hortooda gaajo ugu dhinteen anigu suni baan ahay lkn walee shiicadaan garab siinaya oo walalahay ah haba i tusin carab suni ah tola,ay maya shiico ilaahay haw danbi dhaafo oo ha guuleeyo amiin

  • @asha3777
    @asha3777 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xaqa dilaaci Inasha'aalaha Allaha

  • @Shacni724
    @Shacni724 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sanadkaan carabta caadi looga adeeganooyaa subxanallaah xataa madax dooda ayaa la gumaadayaa ayagana waa iska aamusan yihiin cakuye carab

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nasaara show macalinka weyn daa illaah ayaa weyn wax kale oo weyni lagu sheego amaa lagu tilmaamo sidoo kale israil ayaa tidhi iyadana daa hanoqon maracadde show oo ah Nin bunbuuniya israil waxaad moodaa Siduu wax u sheegaayo inuu lataliyo neteyahu

  • @mohamedcarab-k8q
    @mohamedcarab-k8q 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Away chines aad lahed wey so galayan

  • @MaxamedDeeq-uj8eo
    @MaxamedDeeq-uj8eo 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ciidamo latabaray majirto waxaa lasoowadaa ciidama mw iyo ingiriiska oo jooga jasiirada qubris ayaa gali rabaa lug naan w?

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guul xisbulaah guuleysta

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa arin lala yaabay waa soo socda iyo booto ayey hayaan

  • @MasudMuhumed001
    @MasudMuhumed001 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂 fura saqajaan kulaha ar nadaara dhib badanaa

  • @hawosalah3919
    @hawosalah3919 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Soo soco siraadee yuhuud

  • @kaltuunxasan2853
    @kaltuunxasan2853 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allah ha guuleyo muqaawamada meel ey joogaan carab xaalkeeda wuxuu u egyahay sedaxdii dibi midba Mar libaaxa cuney xaaladan waxay ku socotaa sidii bariga dhexe lagu qabsan lahaa ama lagu burburin lahaa malinba saaxiibkaa ayaa hoostaada lagu cunaa hadeysan carab indha kale qaadin xaalkooda waa loo yaabaa

  • @FarxaanFanax7
    @FarxaanFanax7 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wcs wr wbr yaa Abii ❤