Dani nin wax ka qaadi Karo ilaa hasa ma dhalanin xasan culusoow tabar mahaya taliye boliis w oo muqdisho kaliya xumo ma imaan Karo puntland asadna wuxuu ku jiraa kuwa laga soo ceyriyey puntland
Majeerteenoow ama Daaroodoow Hawiye wuxuu isku raacay Puntland haddii la burburiyo waa Daarood oo la waayay Ina diyaanana Puntland iyo dadkeed waxaa kala weyn Shaatiga Hawiye Qoriga Xabadu ka dhacayso ee Daarood 3 Nin oo Irirsamale ku heshiiyeen.
Umada somaliyeed guul cadowgeena cagta kahoos
Saxiix.Maama Mahadsanina
Maamacaddeey garawe guuleyso
hambalyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ hambalyo taliyahu waa taaliye aomaliyeed balse hablyo uu dhaha
Oda xun oo afka duuban qaa in sharcigu qabto oo loo cinqaabo waa kuwa dalka dumiyay dad iyo dal u hadli maayo ❤❤❤❤❤❤
Guuleyso Aduguna
Kulligood reer garoowe ninka kuumade ayaa ka fikir fiican,
PUNTLAND WAA NABAD. ASAD DIYAANO HADUU WAX TARAYO SHACABKA XAMAR EE DHIBAN AMNIGOODA HA SUGO OO WAX HA U QABTO
Kolay xasan sheekh iyo jeedadiisa qaraxa iska jir ina diyaano
PUNTLAND waxa loso magacaabeey HORGAL iyo lataliye yaal. Dadki waxay noqdeen wax magarato iyo dhashod.
Odayga afkaduuban waa dadka larabo in ummaada lagaqabto.
Dani nin wax ka qaadi Karo ilaa hasa ma dhalanin xasan culusoow tabar mahaya taliye boliis w oo muqdisho kaliya xumo ma imaan Karo puntland asadna wuxuu ku jiraa kuwa laga soo ceyriyey puntland
Qabyaalad reerkeedii xishood ma leh casabadiyada iska yareeya
Kuumade waa dad qaali ah
Xukun jecelaaa
Kywan cuqdad baa dishay Allow soo hadee
Majeerteenoow ama Daaroodoow Hawiye wuxuu isku raacay Puntland haddii la burburiyo waa Daarood oo la waayay Ina diyaanana Puntland iyo dadkeed waxaa kala weyn Shaatiga Hawiye Qoriga Xabadu ka dhacayso ee Daarood 3 Nin oo Irirsamale ku heshiiyeen.
Yaa kayelay in ay burburiyaan guryahanaga putlan guul
Mj laguma aaminikaro Nisa iyo Wasiirka arrima dobadda waa kamadmuuc.
Oromo itobiya waa bur burtay ee halkeed ka tuugsan
Hawiye Mahad Kawanle hade qaraxyadi so celinayan ku xumen ASAD DIYANO
Haa waaubaahanay?baahane?marabnodani
Dadka qaarkii cabsi ayay ka qabaan soomaalinimada laakiin shacabka iyaga ayaa iska qancidoonaan marka ay arkaan cadaal iyo horumar ,
❤somaliya cadalad sinaan soamaliya waa in lo ego
Dadkan cuqdad kama dhamaato
Reerkaan,afkooda wax wanaagsan ma qabto miyaa?
Waryaa Aamus doqon yahow
Kkkkkk
Fake news
Waryaa hawiye mugdisho buu jogaa ma joogo jigjiga iyo garoowe don’t try in aad lagulaxisaatantaan 🤮🤮🤮
Oromo itobiya waa bur burtay ee halkeed ka tuugsan