Tallaabadii uu Shiinuhu qaaday Markii ay Xidhiidhka Yeeshen Somaliland &Taiwan Danjire Maxamed Xaaji

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 76

  • @BOQradaMaQir
    @BOQradaMaQir 5 หลายเดือนก่อน +8

    ❤❤❤❤❤❤❤❤ kusali rasuulka scw scw scw scw scw inta jecel

    • @ridwandheere
      @ridwandheere 5 หลายเดือนก่อน

      Af Ingiriis ka nagadaa Danjire ilbaxnimo iyo aqoon maaha in afkaaga aad afkale ku kaabto ama aad soo dhex galiso

  • @khadarhassan6019
    @khadarhassan6019 5 หลายเดือนก่อน +7

    ❤️❤️❤️MASHA ALLAH guul iyo gobonimo my Somaliland❤️❤️❤️

  • @munahaybe6749
    @munahaybe6749 4 หลายเดือนก่อน +1

    Amazing walaahi dawlada ragga mamula sidaas oo kale ayaan ka rabna welldone aqoon yahan.

  • @Mo_Daud.2
    @Mo_Daud.2 5 หลายเดือนก่อน +4

    Waa nin waayo araga legendkasi waxbadana bartay wabadana fahamsan we waiting the Next ep_3

  • @SaluuglaSiciid-qm3sy
    @SaluuglaSiciid-qm3sy 5 หลายเดือนก่อน +7

    Wakiil dadka aad Taiwan udirteen markay waxsoobartaan caalamkay ushaqotegayaan ee yaakuqasbaya inay wadanka inoo dhisaan ILaa iyo qof iimaanleh mooyaane

    • @KoosHassan-w9s
      @KoosHassan-w9s 5 หลายเดือนก่อน +1

      ilaahay ha inooga dhigo kuwo wadankooda wax u qabta

    • @SaluuglaSiciid-qm3sy
      @SaluuglaSiciid-qm3sy 5 หลายเดือนก่อน +1

      @@KoosHassan-w9s Aamiin aamiin walaal

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 5 หลายเดือนก่อน +6

    waar bilaash danbe ma jirto ama shina ahow ama indho buluug ah lahow russia !!!!!!!!!! from saylac baladka xadarada somaliland

  • @aamiinxuseen8088
    @aamiinxuseen8088 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah guul baanu rajaynayna somaliland

  • @axmedsaki12axmedsaki12
    @axmedsaki12axmedsaki12 5 หลายเดือนก่อน +4

    It is recommended that you write the report or information of the ambassador in English subtitle thanks you

  • @ismailbadka3863
    @ismailbadka3863 5 หลายเดือนก่อน +5

    Somaliland marnaba no hoos❤

  • @Canabjaamac-s4f
    @Canabjaamac-s4f 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤guul somaalilnd cadawgu hajabo amiin❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @SuldaanMaxamedfoodcade
    @SuldaanMaxamedfoodcade 5 หลายเดือนก่อน +3

    Dee shidaalka ama wixii kalee dhaqaalee horumar nololeed iyo dawladnimo keenaya ku ugu wayn ay somaliland kalakaashanayso soo Taiwan iyo wixii lamidaa soomaaha xidhiidhkaasna wuxuu dhibayaa cadawga somaliland iyo Taiwan si aanay usooroobin soo nabada waxwalba kuhirgalayaan inaykhaliyeeyaan maaha umasuurtoobayso inshaa allah

    • @yow4367
      @yow4367 5 หลายเดือนก่อน

      Waxan wa aragti SNM ku macaashti,
      in marwalibo lagugu maaweliyo hurmarkeyna cid kale kasoo hur jeedo.
      1991 Rwanda dagaal sukuye bey ku jirtay, hada na waxa la yerahda Singapore of Africa.
      hurmarka iyo dowladnimada cadiifada ku saleysan meelna ma gaarto , dowlad na ma dhisto

  • @craxmanaadan1481
    @craxmanaadan1481 5 หลายเดือนก่อน +1

    Waa aqoonyahan aad u caqli badan oo dadaalaya wakiilka s/land ee taiwan

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 5 หลายเดือนก่อน

    Good gessi qaranka

  • @al-quduschannel9311
    @al-quduschannel9311 5 หลายเดือนก่อน +3

    GUUL QARAN SOMALILAND

  • @gouledxidig32
    @gouledxidig32 5 หลายเดือนก่อน +1

    Aqoonyahan bisil oo siyaasiya hadaad ubaahantahy waa ninka ookale waxaan ka heley sidii siyaasada arimaha dibada u ixtiraamayo ee uu uga gaabsanayo waxyaalaha xaasasiga ah

  • @abuhanaan9009
    @abuhanaan9009 5 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah Waar niyow show ninkan MBC waxa loo eryanayaa waa siyaasadii aduunka fahmay taasaa lagu haystaa waaar dadkaygoow wax fahma oo cadowga nasteex ha moodina
    Anohrer term for president MBC si uu hadhuudhlaha ugu daro canbuulo land and cunbush gaabo 😅😅😅land

    • @getwhatyouwant3879
      @getwhatyouwant3879 5 หลายเดือนก่อน

      Somaliland 2017 imka is Barbardhig. Muse ma doonayo inay bariga nabad kusoo idlaato because kursigiisa ayaa ku jira inu dooroshooyinka carqaladeeyo. Horta inaynu isku taagno China waba danbiga siyaasadeed ee qarniga. Markaasad MBC nola imanaysa iyo dalki halkuu ka tuuray🤦🏽‍♂️. Allow Somaliland muse ka dhawr 🤲

    • @kaltunhrg-zm6wt
      @kaltunhrg-zm6wt 3 หลายเดือนก่อน

      @@getwhatyouwant3879
      What a narrow minded you are.

  • @FaaliFiili
    @FaaliFiili 4 หลายเดือนก่อน

    Aryeee awdalan waan gooznyayey hooyda qaran hnoqdo deee

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 5 หลายเดือนก่อน +2

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0.. Waxan dhahayaa dadka la dhisayo halkey joogaan.
    2.0. 4 sanno waxa laga gaadhi karaa hirumar aad u weyn.
    3.0. Difaaca mareykanka maxaa inaga khuseeya yaa ina soo weeraraya.
    4.0. Sheeg faaiidada ugu jirta sitaasadda difaaca ee mareykanka.
    5.0. Kolba gidaar baynu isku qaadnaa aanay waxbaba faaiido inoogu jirrin.

  • @yasiinkahinmukhtaar9065
    @yasiinkahinmukhtaar9065 5 หลายเดือนก่อน +2

    Somaliland Guul ❤❤❤

  • @CrisaaqXasan-c7o
    @CrisaaqXasan-c7o 5 หลายเดือนก่อน

    Ambassador maxed cumar xaaji nin wax badan fahansan

  • @AhmedBudul-v1w
    @AhmedBudul-v1w 3 หลายเดือนก่อน

    Ninkan waa nin ethics leh weyna ka muuqataa aqoontu
    Badanka shaqaalaheena dawlada iyagoon fasax haysan Bay u waramaan tv yada

  • @SuldaanMaxamedfoodcade
    @SuldaanMaxamedfoodcade 5 หลายเดือนก่อน +2

    Maba oga maskiinkaan in sirdoonka China kadanbeeyay dagaalada sool hurintooda iyo iskudayada awdal in ayadana kacdoon lagasameeyo iyo somaliland in laburburiyo system keeda dawladnimo siduu midawga soviat iburburiyay sirdoonkii maraykanka somaliland allah baa lajira waligiid burburimayso inshaa allah waanay kufashilmeen waxyar oo ay qaladaadka siyaasadeed noogafaa idaysteen mooyee intaana waalasaxay waana lasiisaxidoonaa sinabada inshaa allah

    • @abdishakurd8090
      @abdishakurd8090 5 หลายเดือนก่อน

      Xooog wayna lantu 😂😂😂😂

    • @munasagal2496
      @munasagal2496 5 หลายเดือนก่อน

      CID waliba way ogtahay arintaa, wadamada waawayn ba ku dhici waayey inay toos u tilmaamaan, mise waaba somaliland.kkk si farsamaysan by uga baxay haddi uu toos u odhan lahaa marku ka baxo waraysiga 10min ka dib way khaarajin lahaayeen.

  • @CraxamaandhereeyeYusuuf
    @CraxamaandhereeyeYusuuf 5 หลายเดือนก่อน +1

    Asc

  • @CaliGuray-ot7pp
    @CaliGuray-ot7pp 5 หลายเดือนก่อน +1

    Waa aqoonyahan dhaba oo loo baahan yahay in laga faa'idaysto

  • @ahaiban1
    @ahaiban1 4 หลายเดือนก่อน

    Marka dadka la dhiso dalkooday iyaguna dhisayaan. Qofka jaamicad ka soo baxaa waa inuu shaqo
    sameystaa, waxa laga yaabaa inuu dhaqaale uun u baahdo...

  • @noohaliahmed3978
    @noohaliahmed3978 4 หลายเดือนก่อน

    Dawlada dhawr qof oo Tayo Leh baa Ku hadhay. Ninkanaa kamida.

  • @Hussein_vaizal.
    @Hussein_vaizal. 5 หลายเดือนก่อน

    The only interview I watched entirely was this one..

  • @mohammethsuleiman9620
    @mohammethsuleiman9620 5 หลายเดือนก่อน +1

    Abdishakur Dayib waa wariye aan taaageero lkln css wax la dhahaaa majirto waxa layidhi been kucelcceli run noqoneysaaaye ee hadalka iska sax wariyeh jabhada degmada lascanod waa inaad isticmashOh

    • @abdishakurd8090
      @abdishakurd8090 5 หลายเดือนก่อน +1

      Muusaa sababay in dalkiii dawlad kale ka dilaacdo (waxqabadwayn)

    • @mohammethsuleiman9620
      @mohammethsuleiman9620 5 หลายเดือนก่อน

      @@abdishakurd8090 🤣 muuse inti madaxweyne looga baahnaa waa sameeyey oo ah difaaac dalka ee caadowga Somaliland ayaa kashaqeeyey arrintaa dawlad iska daaya xitaa hal gobol maaha ee waaa JABHAD kadhex dagalameysa degmada lascanood ee ka tirsan Gobolka Sool .
      iminka Caynaba Casiimada gobolka laga dhigi markasey noqon Caasimada Gobolka sool degmadaa dadkeedii lasoo dhex marayna degmo B ah noqon
      dhaqaalihi iyo Horumarkiina magalada kafaaideysan dadka degankaa kunool 20years dib unoqdeen qof aan qalin sidan magalada majogin maantana qofkastaa qori sitaaaaa inta dadkii la khalday oo dad garowe ,gedo , gaalkacayo iyo jubaland kayimi manta guryohoodii iyo biilki yara ee ay magaladooda kabaayasha dhaqaale kukobcin lahaayeen ayey biishaan intey dheheen gumeysi kujirteen waan idin xoreyneynaah .

    • @mohammethsuleiman9620
      @mohammethsuleiman9620 5 หลายเดือนก่อน

      @@abdishakurd8090 idinku qadaad weyn ahaa sowdinkan mdx muuse magicisu madaxa idinka galay

  • @abdullahihussein3034
    @abdullahihussein3034 4 หลายเดือนก่อน

    Waxaad ogaataa in China ay marnaba ogolaaneyn in ay somaliland noqoto wadañ gooni I sutaag ah waa caqabi xumuda na haysata ee aqoon yahanka iyo siyaasiga somaliland waa caqliga yar ee na haysta saxiib garmageysada u sheeg

  • @abdullahihussein3034
    @abdullahihussein3034 4 หลายเดือนก่อน

    Asc somalia waad ka mid tahay cawaanta aan wax garaney u sheeg Taiwan xataa USA ayaan aqoosaney adiga maxaad tahay waa suaal

  • @maryanapas9124
    @maryanapas9124 5 หลายเดือนก่อน

    War wa jaajus wariyuhu ka aus

  • @ادمادم-ط1ظ6ض
    @ادمادم-ط1ظ6ض 5 หลายเดือนก่อน

    Somalia noqon mayso afgan ee Somaliland ayaa noqonaysa phalastine

  • @NuurAbdi-bt6nx
    @NuurAbdi-bt6nx 5 หลายเดือนก่อน

    shidaalka waydii halkuu marayaa

  • @saidsamatar5704
    @saidsamatar5704 5 หลายเดือนก่อน

    Iska Khuuriya goorta Aad soo too staan isu keen keena
    32 Sano oo Riyo ah Meeqaa idiin sii Haray

    • @munahaybe6749
      @munahaybe6749 4 หลายเดือนก่อน

      Ada run ah ee maxad qabsatay een ka ahayn amni daro.

  • @DunXarirachannel
    @DunXarirachannel 4 หลายเดือนก่อน

    Mac tosa ila djabuti mesha intey dakedo badaan lo dhiisey hadana dadki gaajoo iyo duuruf aad la yabeysiid ku jira😂😂😂

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 5 หลายเดือนก่อน

    Waxa laysku haystaaba waa faragelin reer galbeed waliba marayakan meel kasta wuu farageliyaa

  • @Somaliland-l1o
    @Somaliland-l1o 5 หลายเดือนก่อน

    Maxaa horta wadamada bayaska ah sxb kala dhigay somaliland ta

  • @eminjuxo3492
    @eminjuxo3492 5 หลายเดือนก่อน +1

    somali maxda ino daba wadaa siysiintanu waxqabdkood ma inye somalia ka fiican kaliytaa
    somaliland ma dhiiisna karto ciidan badeed ethopia ilaalinyse mia ildee fashiil ba tiiina walhi bila haana ahaa u nothing piss shit argtii ibiinye kaliiyta

  • @ogaalkadadweynaha9992
    @ogaalkadadweynaha9992 5 หลายเดือนก่อน +2

    What a nonsense!?

    • @abuhanaan9009
      @abuhanaan9009 5 หลายเดือนก่อน +1

      Liq waa qadhaadhe una dhimo xaasidnimada

  • @Abtigaa
    @Abtigaa 5 หลายเดือนก่อน

    Ileen dadka ayaa qiyaali loo akhriyaa bismilaahi, aduunka wax kaa qosliya ayaa arkee, china iyo Isaaqland maxaa iska galay😂😂😂, walaalayaalow china kadaaya been aabuurka aa ku heeysiin, sax ma ahan in lagu been abuurta

  • @CabdikariinQaalibCabdi
    @CabdikariinQaalibCabdi 5 หลายเดือนก่อน

    Dad dhisan oo daacada sida loo helaa way adag tahay

  • @Akhalaq-i2k
    @Akhalaq-i2k 5 หลายเดือนก่อน

    Dowlada soomaaliyeed 🇸🇴 insha Allah mardhaw wey awodeysaa maamuulka dalka oodhan.

  • @Akhalaq-i2k
    @Akhalaq-i2k 5 หลายเดือนก่อน

    Military science 😂😂😂 ma goojacade kadibaa

  • @khadaraidid2870
    @khadaraidid2870 5 หลายเดือนก่อน

    Haaa wey jirtaa ha odhan waligaa maya adoo fiyoow 😂😂

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 5 หลายเดือนก่อน

    Adeer musow nin ina leeg iya dhagax lagu tuura somalida iyo waxa gurfgarifka moye yug iyo yamayug maxad inogu donatay haday siday barnbarada uu cunan ino cunayan bal godad ino si qoda😂😂

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 5 หลายเดือนก่อน

      Alloow labada quwadood kala qabooji shiina iyo Somaliland badnaata Maaxee waa wadna ha dagaalku iyo geesi nimada iyo ku dhaca Aduunkii baa yaabay Somaliland iyo Shiinoo isku hanjabaaya geesi nimada Somaliland

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 5 หลายเดือนก่อน

      Alloow labada quwadood kala qabooji shiina iyo Somaliland badnaata Maaxee waa wadna ha dagaalku iyo geesi nimada iyo ku dhaca Aduunkii baa yaabay Somaliland iyo Shiinoo isku hanjabaaya geesi nimada Somaliland

  • @Gmaaad
    @Gmaaad 5 หลายเดือนก่อน

    Qiyaali baa wali dadka lagu madadaalinaya reer hargeysaa beenta lagu seexiya😅😅😅😅

  • @gacanlibaax-q3w
    @gacanlibaax-q3w 5 หลายเดือนก่อน

    MAXAY SOMALILAND XIDHIIDH LAYEELATAY WAA MAYD BAKHTI XAMBAARTAY WAA SIYAASADDA NINKAN FADHIIDKA AH EE MEESHA KA MUUQDA

    • @CrisaaqXasan-c7o
      @CrisaaqXasan-c7o 5 หลายเดือนก่อน

      Run baad ku nooshay.hadaad wax ku qaadanayso faqiir faanay

  • @aamiinxuseen8088
    @aamiinxuseen8088 5 หลายเดือนก่อน

    Mashallah guul baanu rajaynayna somaliland

  • @aamiinxuseen8088
    @aamiinxuseen8088 5 หลายเดือนก่อน

    Mashallah guul baanu rajaynayna somaliland

  • @aamiinxuseen8088
    @aamiinxuseen8088 5 หลายเดือนก่อน

    Mashallah guul baanu rajaynayna somaliland