REPUBLIC OF SOMALILAND LAND OF DEMOCRACY AND STABILITY IN THE HORN OF AFRICA. MOU MEANS TO US THE FIRST AFRICAN COUNTRY THAT CONNECTS WORLD TO AFRICA AND THE RECOGNITION MEANS BEYOND ETHIOPIAN BORDER AND IT'S WIN WIN SITUATION.
Somaliland aqoonsigeeda 1960ki ayaay ingiriiska ka qaadatay aqoonsigeeda xududeduna waa this afrika Mar lala jeexay wana xududaa calamiga ah ee calamku aqoon sanyahay kur sigayagina wata somali itaaliya haysato jimciyada quruma kadha xaysa hana kala saarto kursiga iyo aqoonsigaba anaga somaliland ah ayaa leh
Horta waxa laga hadlaayo ha la fahmo inta aan caadifadi ina qaadan. Hadalka bin sulayem u fiirsada. Wuxuu dhahey wakhti gaaban ayaan ku casumey MW ciro. Taaso micneheedu yahey kaaley oo noo markhaanti fur dhaqaalaha aanu geliney Berbera. Tan kale formku waa buisness discussions only. Wax political laguma hayo. Cagta inoo dhiga.
Intaanan ka jawaabin suaashada waxan doonayah inan dhagaystayaasha u sheego inan ka imi somaLiLand, SomaLiLand ay tahay waddan dhaca geeska africa Waad AsiiBtay Madaxwayne
Muxaafid iyo mucaaridba waa in qadiyada Somaliland loo midaysnaadaa..
Guul Somaliland. Guul Pres. Cirro
From CIISEMUUSE
Allow hana cadaabin from super to shekh isxaaq war dhaman ten rer sh.isxaq nahe 😂 hayna walin qabyalada inaga daya😊l
From reer somaliland
@@MohamedIsmail-h2xsoow idinku futoxajis nagumaydin bilaabin qaabyalad iyo quuruun 😂😅
@@kobciaqoontaadagg6608
Mansha Allah 🎉😊
Guul guul guul
Yeh
Madaxweyne Cabdi-Raxmaan Cirro xaqiiqdii hadalkiisu inaba caadi ma ahan waa Qabiir codkar ah. From Mogadishu.
Mahad sanid
😂😂😂 qaabirow xale qaado ciro nin jilicsaan waax haa noga dhiliin medkagi geelle iyo gurgurto 😂😂😂😂
Alahyow❤somaliland guuule❤❤
Maxay ulahaayeen ciro hadalka mayaqaano 😅 hambalyo madaxwayne ❤❤❤
Meedku wuu soo xafiideey wiik kaa hoore 😂😂😂😂
Mashalah horumar wacan madaxweyne cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi cigaal cirro iyo xukuumadiisa rajada shacabka waddani ❤❤❤❤
The president of Somalia Hassan Sheikh ❌ cabdirahman cirro✅
somalia Maxaa ladhahaa Ninkan waa Nin somalilander ahe😂
@@Sumuni001 kuli iskuqata
Guul soomaalilaad guul aniguu 🇪🇹& Somaliland ❤
VIVA our president Jamhuuriyadda Somaliland
Somaliland guul iyo gobonimo cadawgeeda cagta hoosteda
Mucaarad iyo muxaafadba waa inaynu gacmaha is qabsanaa
Waar abti maxaad samaysay😂😂wallahi qalbigaa iruxmaya mashaallah❤❤❤
Absolutely it was best President speech I ave seen guul Somaliland Ciro live long
Guul Somaliland iyo Cirro Mashallah
Maaaha allee
Maantuu dadkani somaliland
Muxubiyo kalgacal
Ku midoobayo
Madaxqayne jecel
Mayalka u hayaa
" I'm from SOMALILAND one of the future Government " welldone our president Abdirahman 👏🏾 ✔️
Guuuuuuul Somaalilnd inshallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Well Said Our beloved President Mr. Abdirahman, I hope good luck and prosperity for Somaliland 🎉🎉
Ninkaaah ciro waaa adke adke dhalay oooo qooodh ah oooo qori cas ah inaan ucodeeyey kama qoomameyn
madaxweyne waaan kuwadanaaaye kusoco
form Yufle
Somalilanders ❤❤❤❤❤❤
Masha Allah tabarakaraxman ha noolado Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland C/raxman legend go ahead we love you all ❤🎉🎉
Ilaahay waxan kaga baraya guul inshallah ❤
Mashalla Allah madaxaweynaha waa in loo gaco si wacan buu u hadlay waa guul somalilaan u soon hoyatay well Done 👏 👏👏👏👏👏👏❤❤❤❤❤❤💚💚💚💚💚
Masha Allah ❤❤
❤❤❤❤❤❤ mansha allaah somaliland guul guul
Mucaarid iyo muxaafidba waa in aynu isku meel uga soo wada jeedsanaa arimaha dibada oo aynu kudaba faylnaa madaxweynheena mr c/ ciro
Nice Going! mr president Abdirahman cirro
I hope we get recognized from nations around the world
Guul iyo gobanimo Somaliland ❤❤❤
❤❤❤❤❤
masha allah THANK ALLAH ALSO UAE AND THOSE WHO SUPPORT SOMALILAND
Mansha Allah. Guul iyo Gobanimo Somaliland. Weldone president of Somaliland.
Insha allaah guuuuuuuul Somaliland❤❤❤❤🎉🎉🎉🫶🫶🫶🫶
Maashallaah
Somaaliland socotaye
Hanbalyo hanbalyo hanbalyo
Faqash iyo wallaweyneey ku quusta ..samir iyo iimaan laahay ha idinka siiyo Somaliland
Waxa lagaadhy xiligi muxaafid iyo mucaarad dalkeena somaliland aqoonsigiisa u midoomi lahayn ❤
Maasha allah kuma khasaarin doorashadaa aan ciro doortay hambalyo somaliland hambalyo madaxweyne.. madaxweyne aqoon leh ayaan dooranay❤🎉
Haa deeg deegin waaliye waax caade oo horumar ah laa ham haayo xukumada isku furaan meesha fadhiyan madooba maa meshey fadhiyan baa laa qarinaya 😂😂😂😅😅
Maahallah maahallah
Guul Somalilan❤😂🎉
Maasha Allah Thanks President Republic Of Somaliland
ABTI TANI TAGTAYO TALAABSATY KII CIIL ISLA DILAYOW KU DHIMO DADKAYGI ALL SOMALILANDERS ONE LOVE❤️🔥❤️🔥❤️🔥
Somaliland ❤❤❤❤❤
We shall be successful country inshallah
Guul reer Somaliland
Somalia iyo somaliand calankeedu ayuu wataa
Madaxweyne noolow p❤❤ kugu maalnay
Guul somaliland💚🤍❤💪
Maxay ulahaayeen ciro hadalka mayaqaano 😅
Maanshaallaah my President ciro
Alhamdulila S 💚N 🤍M ❤☝️💪🏼🫶🔥.Somaliland moving forward future of Africa
REPUBLIC OF SOMALILAND LAND OF DEMOCRACY AND STABILITY IN THE HORN OF AFRICA.
MOU MEANS TO US THE FIRST AFRICAN COUNTRY THAT CONNECTS WORLD TO AFRICA AND THE RECOGNITION MEANS BEYOND ETHIOPIAN BORDER AND IT'S WIN WIN SITUATION.
gul somalilaan
Well done, Mr President Cirro ❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Juuuuuuuuuul❤🎉😂😂
His presnting both Somalia and somaliland😂
Good
Somaliland aqoonsigeeda 1960ki ayaay ingiriiska ka qaadatay aqoonsigeeda xududeduna waa this afrika Mar lala jeexay wana xududaa calamiga ah ee calamku aqoon sanyahay kur sigayagina wata somali itaaliya haysato jimciyada quruma kadha xaysa hana kala saarto kursiga iyo aqoonsigaba anaga somaliland ah ayaa leh
M.a somaliland guul
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ I love it so much somaliland guuul iyo gomanimo
Hanbalyo guul somlind
Good job
HA ISTICMAALAAN BERBERA WAIBA XADKA HALAGU KALA BEDESHO ALAABTA SI GAADIIDKA SOMALILAND U HELAAN DHAQAALE
Somaliand is a region of somalia just like Puntland or galmudug
Huwaney dekada berbera ayaanu xidhayna xagey ku danbeysay kkkkkkkkk
SOMALIA LAND OR SOMALI LAND CIRRO SHOULD OF CORRECTED HIM
Madaxwayne cabdiraxman daacad 🦁
Guul somaliland ❤❤❤
Horta waxa laga hadlaayo ha la fahmo inta aan caadifadi ina qaadan.
Hadalka bin sulayem u fiirsada. Wuxuu dhahey wakhti gaaban ayaan ku casumey MW ciro. Taaso micneheedu yahey kaaley oo noo markhaanti fur dhaqaalaha aanu geliney Berbera.
Tan kale formku waa buisness discussions only. Wax political laguma hayo. Cagta inoo dhiga.
EITHOPIA HALAGA FIIRSADO WAXAY DOONAYSO WALAAHI INAANAAN YEELAYN DEKED AY U MADABANAANTAHU
Somalia hanoolato 🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤❤
Meelkasta ee joogaan
Intaanan ka jawaabin suaashada waxan doonayah inan dhagaystayaasha u sheego inan ka imi somaLiLand,
SomaLiLand ay tahay waddan dhaca geeska africa
Waad AsiiBtay Madaxwayne
Kolayba qoladii wax walaysay qadiyadana qarsanaysay Mar haday wadaan dadaal dadka kale waligodba qadiyada bilaa biyo ayay ku liqeen 33 years ago waxaase sharable somaliland oo dhan dadkeedana halkaa gadhsiiyay
Guul somaliland
Guuuuuuullllllll soomaliweyn 😂
Anaga wasna somaliwey naa dhuumo gurgurte laa naac yee 😂😂❤❤❤somalia maamule goboled kaa tirsan somaliland 😂😂😂😂😂😂😂😂😂 bacaaaac qaac baa idinka yeedhaaye ❤
Sland guul qadaad weyn oohin
WAXA EITHOPIA LASIINAYA MUXUU YAHAY MA BASE MILATERY BAA?
Guul s.land
Khudbad maha wase waraysi wcn
We have watched this movie before 🤣😂😂
Qosol gariir yaa 😁
@halilmamohamed4493
Iidoor wagash bal waynu arki meeshad gaadhaan. 😂
Cabdiraxmaan mahamed Abdilahi madaxweynaha jumhuuriyada barakaysan ,Maanta waa is galaalay oo Waxii uu Jiilaalada la hagoognaa oo Nin waliba si u Haystay maanta Dhayda ayuu ka cadeeyay waxaanu Jajabiyay Asnaam badan ,Somaliland Waa cadceed ka Ifaysa Geeska Africa ,Dadka Afsomaliga ku hadla waxaan leenahay walaalayaal qarannimada somaliland liqa wax dhiba idin kuma aha idin kumana noqon doonto waa Dawlad idiin soo koradhay ,waxaana ku yeelanaysaan dunida sadex dawladood oo ah Somaliland,somalia,Djabouti,
yes my president go head
Muuqal gaaban maad dadka ugu soo celcelinaysaa dadka ma jaahiliin ayad Moodaysaan adeer
Waxa wax kalasoo daga barbara somaliland, Ethiopia & Adare somalida kale.
Muse bixi baa soo sharaxaaye kadibna wuu taagaaye 😂😂😂
Muse biixi wakhtigise waa dhamadaya tarkhdu wxay xuse donta madaxa waynah cabadrxaman ciro guul somlind
Guil somaliland
wuxu xasuusiyey inay berbera tahay meel Russia iyo America isku haysteen taas oo micnaheedu tahay weli chance kaas waanu haysanaa, waa fariin diplamancy hadalka ciro iyo digniin ku socota dawlada maraykanka haday ictiraafka shaki geliso.
russia iyo china diyaar hhhh
Is he representing both Somaliland and somalia? He has both flags what does that mean?
Yes he is 🇸🇴😂
Waxa loogucelcelinayo boqolmiljan waa in adiga lagaa dhaadhiciyo sadexmalyan baadtahey ee isagadarmo itobiya lasoco adigu mabadatid ayagana habeenkii halmalyan baa udhalata!!!!
❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤
❤❤❤❤