Sida loo sameeyo Logo | Biloow ilaa Dhamaad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 65

  • @artismagraphics
    @artismagraphics  ปีที่แล้ว +9

    Wax badanaa sugeyseen muuqaalkan. Fadlan ku share gareeya group yada status-ka facebook dhamaan. Mahadsanid.

    • @zakariyezaxardiid
      @zakariyezaxardiid ปีที่แล้ว

      Mcln files ka PNG JPEG SVG SOO DHAMAAN LOOMA SAVE GARAYN KARO

    • @artismagraphics
      @artismagraphics  ปีที่แล้ว +2

      @@zakariyezaxardiid logada marka aad saaraneysid profile ama mobilka aad kusoo shubaneysid kaliya u save garee jpg ama png. Lkn vector hakuu ahaato waligeed sida ai, pdf ama svg kuwaan ayaa ah vector.

    • @zakariyezaxardiid
      @zakariyezaxardiid ปีที่แล้ว

      Allah SW Cilmigaaga Aad Nagu sadaqaysatay Allaha Kaa Abaal Mariyo❤️

    • @artismagraphics
      @artismagraphics  ปีที่แล้ว +1

      @@zakariyezaxardiid aamiin sidoo kale sxb mahadsanid

    • @wllzizu
      @wllzizu ปีที่แล้ว

      Waw ustad aad ayaa umahadsanthy cashirada sharaxaadaan cml leh baa la fahmi karaa thnkz in bdn

  • @Graphicdesign3240
    @Graphicdesign3240 ปีที่แล้ว +4

    Woooow masha allah wlhi 40 daqiiqo oo aan ku raaxeystay daawashadeeda mahadsanid in bdn waad nacaawisaye.

  • @ismailbarre3361
    @ismailbarre3361 ปีที่แล้ว +1

    Aad baa u mahadsantahay ustaadii, runtii anigoo u xiisa qabo oo xitaa wax yar o caajis ah dareemin ayuu dhamaady
    Allahaa ku xafido ustaad cilmi anan inta ku koobi karin ayaan kaa faaidaye.
    Allahaa ku xafido ustaaad.
    🙏🙏🙏🙏🙏

  • @engniman7192
    @engniman7192 9 หลายเดือนก่อน

    Waan hambalayaynayaa sida wanaagsan ee aad noogu hagar baxday wll.
    Jazakallah khayr.

  • @abdallashow
    @abdallashow ปีที่แล้ว

    Masha allah thanks ustaad waa cashir muhiim markii logo sameyo inaga cawinayo faham guud inan ka qadano

  • @khaliilxiiray3921
    @khaliilxiiray3921 ปีที่แล้ว

    Khayr badan alla ha ku siiyo important lesson wall

  • @ibrahimali4654
    @ibrahimali4654 ปีที่แล้ว

    casharadaadu waa cajiib wll wlhi alle haku sharfo wll

  • @asadabdullaahi8647
    @asadabdullaahi8647 ปีที่แล้ว

    Ustaad , mahadsanid . Rabbi Hakuu barkeeyo cilmigaada . Aamiin Yaarabbi . Waa saaxibka kowaad ee Artisma graphics .

    • @artismagraphics
      @artismagraphics  ปีที่แล้ว

      Allah yacizak. Shukran walaalkey.

    • @asadabdullaahi8647
      @asadabdullaahi8647 ปีที่แล้ว

      @@artismagraphics ustaad sida boorarka , invitation cards ka iyo shahaadooyinka loo Design kareeyo cashiro Nooga soo sameey adoo mahadsan , ustaad .

  • @zakariyezaxardiid
    @zakariyezaxardiid ปีที่แล้ว +2

    Mcln waa waajib naga saaran inaan share garreno

  • @ibrahimabdullahi
    @ibrahimabdullahi ปีที่แล้ว

    TH-camrska somalida adoo kale in laga hela ficnan laheed wlhi

    • @artismagraphics
      @artismagraphics  ปีที่แล้ว +1

      Qaar iga fcn ayaa jiro sida:
      @GARAADSO
      @SalmaanMaadow
      @ZitAcademy
      Lkn weli waxaan u baahanahy kuwo badan oo bulshada wax u faa'ideeyo.
      🙏🏾

    • @ibrahimabdullahi
      @ibrahimabdullahi ปีที่แล้ว

      @@artismagraphics ilaa 100 inaa helno weyan pranks iyo wax malayacni youtubeka ka buuxo😂

    • @artismagraphics
      @artismagraphics  ปีที่แล้ว +1

      @@ibrahimabdullahi aad iyo aad sxb xitaa channel farsamo iyo makaanik ama alxan laga barto maqabno waxaa nahay ummad huruda.

  • @abdourahimhassanabsieh8007
    @abdourahimhassanabsieh8007 ปีที่แล้ว

    Jazak Allah khaire, may Allah bless u.
    Since i figure out your tiktok and youtube contents, i'm not disapointed.
    🙏🙏♥️♥️

  • @abshirxuseen4452
    @abshirxuseen4452 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @farsangraphics
    @farsangraphics ปีที่แล้ว

    Masha allah ustad mahadsnid

  • @mursalmustafe
    @mursalmustafe ปีที่แล้ว

    Ustaad muqal no so samee cododka premiere pro sida loo bad badalo mahadsanid we are waiting you ustaad

    • @artismagraphics
      @artismagraphics  ปีที่แล้ว

      Codka sida loo badbadalo ii faahfaahi maxaa ula jeedaa tusaale ahaan?

  • @farsangraphics
    @farsangraphics ปีที่แล้ว

    Cilmigaaga allaha kuu barakeeyo

  • @sabaaliyemahamed7069
    @sabaaliyemahamed7069 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid ustaad
    Muqaalada affer effects noo soo badi

  • @Asadaarka23
    @Asadaarka23 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah shugran ustaad

  • @mowliidbileabdi4230
    @mowliidbileabdi4230 ปีที่แล้ว

    Illahay ha ka abal mariyo wll mansha Allah

  • @cabeyy49
    @cabeyy49 ปีที่แล้ว

    great job ustaad waad mahadsantahay allaha kaa abaal mariyo

  • @xasannuur6662
    @xasannuur6662 ปีที่แล้ว

    Madha allh teacher aad iyo Aad ayaana kaga mahad celinayaa
    Waqtigag oo aad inoo hureeso
    Mida kale ee aan aad ugu helo waxa thy cashiradada WAQTIGOODA oo dheer
    Taas oo keneeso Cashir dhan waliba ka haqab tiran
    Mhadsanid in bdan teacher 🤚

  • @ayubpro
    @ayubpro ปีที่แล้ว

    Wcz bro horey usoco inoo soo badi muqalda

  • @youyourfan9752
    @youyourfan9752 ปีที่แล้ว

    Mhahdsanid ustaad

  • @RaiisAcademy
    @RaiisAcademy ปีที่แล้ว +1

    Mhadsanid wllka casharada Photoshop ka noo bilow hadey macquultahy 👍

  • @ibrahimadow3814
    @ibrahimadow3814 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid macalin photoshop casharo noga so samey

  • @sadaq_osman
    @sadaq_osman ปีที่แล้ว

    thanks ustaad

  • @hayehaye5248
    @hayehaye5248 ปีที่แล้ว

    Uma qalantid views kaan😭😭 wax badanaa nolashyda ani ahaan ka badashay❤️

  • @Abukar_Moalim_Mokhtar
    @Abukar_Moalim_Mokhtar ปีที่แล้ว

    Thanks ustaad❤️
    Hdi aan hamigeygo gaaro waa balan inaanan ku hilmaamin

  • @youyourfan9752
    @youyourfan9752 ปีที่แล้ว

    Casharada photoshop ee mockupka noo soo gali

  • @Podcast.FAQRUDIIN
    @Podcast.FAQRUDIIN ปีที่แล้ว

    Ustaad illustratka black & white ka dhig indhaha nagu xanunay

  • @saki092
    @saki092 ปีที่แล้ว

    Wll adobe illustrator maleedahay templete sida canva oo kale oo kaliya aad wax ka badbadli kartid, hday jirtana iisheeg meshan kaheli mahadansanid

    • @artismagraphics
      @artismagraphics  ปีที่แล้ว

      Waxaan jeclaan lahaa inaad ku dadaashid inaad baratid oo adiga sameysatid taas waa talo. Waxaad ka heli kartaa designs diyaarsan website ladhoho freepik

  • @apthiwaazachazzan4543
    @apthiwaazachazzan4543 11 หลายเดือนก่อน

    wll qli ma ii bari karta edetinka

  • @mohamedqadarabdi1273
    @mohamedqadarabdi1273 ปีที่แล้ว

    Asc ustaad wad mahadsanthy wx badana yan ka faaiday alle ajar haka siiyo cilmagada ad na bartay ustaaad waxaan ka codsanaa in aad na barto sida loo sameeyo video documentary ah sida Fariimaha soo bodaya iyo sawirada iyo maabka soomaliya .qaababka ay u sameeyayn xayiisinta oo marka icons iyo sawiro isla so dhex galayan badana waxa isticmala somalida sameysa documentary

  • @farsangraphics
    @farsangraphics ปีที่แล้ว

    Ustaad cashiro photoshop noo bilow mhdsanid

  • @juhaay1437
    @juhaay1437 ปีที่แล้ว

    Woow sida aan u xiiseynaayo xitaa 40m inay yar thy ayaan dareemayaa Allaha ku sharfo ugu dambeyn Codsigeenii Waaa helnay midkalaa soo radineynaa 🤣

    • @artismagraphics
      @artismagraphics  ปีที่แล้ว +1

      Nasiino malesku ogolo miyaa 😂

    • @juhaay1437
      @juhaay1437 ปีที่แล้ว +1

      Maya maya Nagu soo wadlee adi🤣