Aweys xaaji daahir sxb, si heer sare ah ayaad u soo diyaarisaa Barnaamijyadaada waana kugu xidhanahay, sababtuna waa iyada oo ay Logic ku dhisan yihiin ee aysan ahayn ka bad-badis iyo iska Hantaatac la iska yidhi uun waana waxa loo baahan yahay in Hawlahaagu ku dhisnaadaan xaqiiqo leh meel loo raaxo haddii loo baahdo.❤
@iloveallah8618 south africa ilaa somalia 2,500 waye dukaan aan usheqeeyo xitaa hdan heli laha oo iga bixiyo lacagtaas bil walbo free ban ugu shaqeyn laha ila lacagtiisa an u celinayo
Wll south Africa koranta la, aan aya ka jirta xiligaan aan qoraal ka so qoraayo mugdiga ayn wax ku qorayaa chager ku xitaa waa iga sii dhacayaa, qabow darana waa ka jira hadana waxii la isku kuleen lahaa lama haayo korantada la aanta darted waliba waxaa usii dheer sicirbarar Africa waa Africa wax isma dhaanto
South Africa kama mid ahan 10 ama 20 dowladood ee ugu dhaqaalaha badan lkn mid kamid ah 30 dowladood ee ugu dhaqaalaha badan dunida iyo dalka 2 ee afrika ugu dhaqaalaha badan
@@qacqacosman5716 shirka wee ka soo qeyb gashaa lkn ogoow lakuma siin dhaqaalaheeda ee waxee ku heshay in ee tahay wadanka geli ahaay ee africa ugu dhaqaaalo fiicnay xiligii 2000s ka hor hada waxee South Africa aheyd wadanka Afrika ugu dhaqaalo iyo hormar horeeyay waana swbta loogu daray G20
Saxiib dadba kugu xidhan ee been ha uso gudbin marnaba tani waa been cadaan aha South Africa waxay ku jirta 20 dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida balse kama mid aha 10 dal ee ugu dhaqaalaha badan Dadka ha usoo gudbin xog anad hubin
Beentii ugu weynad ee aan maqlo weeye wllhi kulahaa South Africa 🇿🇦 waa dalka 10 aad ee dhaqaalaha caalamka Nigeria Saudi Arabia U.A.E iyo Turkey oo dhamaan ka dhaqaale badan South Africa tolow kaalmahe bay ku jiraan 😂😂😂😂
Soo tabintaada cajiibka ah oo wakhtiga iyo dadaalka noogu bixiso aad ban kaga mahad celin bro Aweys Jazakallah kheyr👏👏
Keep going been kamadan sheegin inta aad sheegtay ayuu kulansaday aniga somaliada halkan kunool ayaan kamid ahay
Next Rwanda 🇷🇼 🙏
Aweys xaaji daahir sxb, si heer sare ah ayaad u soo diyaarisaa Barnaamijyadaada waana kugu xidhanahay, sababtuna waa iyada oo ay Logic ku dhisan yihiin ee aysan ahayn ka bad-badis iyo iska Hantaatac la iska yidhi uun waana waxa loo baahan yahay in Hawlahaagu ku dhisnaadaan xaqiiqo leh meel loo raaxo haddii loo baahdo.❤
aad baad u mahadsan tahay, way na dhiira gelineysaa farriintaadu, shukran saaxib Amiin
@@ITAALMEDIA Cafwan, waxaana xusin Teamkaaga ee ku mahadsanidiina dhammaantiin saaxiibayaal👍
@@ITAALMEDIAfadlan kasoo hadal jasiirada ku agtaal wadanka gabon🎉 São Tomé and Príncipe😮😮😮
@@daahiraxmed6183adiga miyaa joogo meeshaad
@@daahiraxmed6183ma Gabon bay kutaala mise ayadaba wadan ag
I love South Africa 🇿🇦
Aniga 9 gobalka kwazulu mataal kaliya ayaan wali tagin 8 da kale waan ka soo shaqeeyay lacag ayaa taal wadankaan qofkii ganacsi yaqaaan
Pro meelan kala so xiriro may reebi karta wax badan ayan arbaa inan ka wareyste
Ustaad waa warbixin cajiib ah Thanks
Falan jasoo hadal jasiirada ku agtaal wadanka gabon ee lagu mada caawo 🎉São Tomé and Príncipe😮😮
Masha allah guul wacan si wad
Saxiib aad baan kuu dhageysta laakiin horey uma maqlin in dowlad afkaan ah ku jirto tobonka dowladood ee dunida ugu dhaqaalaha badan ma inoo hubta
Wadku mahadsantihiin warbixinta aad noso hudbisaan
Wana idin ku xidhanahay barnmaij yadiina🙏🙏🙏
Ciidan ahaan waa kuwa ugu awooda badan Africa
Maya wllo milatari ahan uma dhisna tobanka ugu horeya afrika kuma jirto xata lkn haday istidhahdo dhiso hal sano kuma qadanayso sababto ah dhaqalihibay haysa
Miyaad ilowday Egypt ama masar
Algeria Morocco iyo Nigeria
Waxan idinka daawanayaa meelaha qaar camerada documentary qabtay hi I from South africa 🇿🇦 the home diversity whether and culture ❤❤❤❤❤❤❤
Aweys hajji nuur aweys aar shaballe radio ayaan kaa dhageysan jiray 😮❤
Masar kaso diyari next wll adgo mhdsan ❤❤
Legend keep forward ❤
❤our channel
I'm leaving Westbank south Africa
Waan sugaa markasto video yadaada
sout Africa waa wadanka aan ugu necebahay aduunka waa wadanka hadaan degenaansho rasmi ah ka helo anan tageen waa cunsuriyad dil boob dhac kufsi iyo wasaq oo dhan maaha meel lagu noolaado
Shacabku waa faqiir.aad ubaan
Johanisbek away madhimatay sxb
Markan arko dal sidan u horumaray e anjaleco dalkeni somaliyed sidu u sidhibanayo wan masayra
Koowaad yaa weeye botswana mise rwanda mise
Golden voice 🤎
wlhi nio caadi ma,ahan south Africa sakariye claahi beeraha kaliga
Oky
Barnaamijkaan ima dhaafo aniga
I'm firt
inan tago ayaa raba oo an ka shaqesto sidaas oo ay tahay qarash aan ku tago maheesto
3500 uma leenaa ilaa muzanbik mar hore igu dan beysi
@iloveallah8618 south africa ilaa somalia 2,500 waye dukaan aan usheqeeyo xitaa hdan heli laha oo iga bixiyo lacagtaas bil walbo free ban ugu shaqeyn laha ila lacagtiisa an u celinayo
@@iloveallah8618adi xage jogta sxb
Wll south Africa koranta la, aan aya ka jirta xiligaan aan qoraal ka so qoraayo mugdiga ayn wax ku qorayaa chager ku xitaa waa iga sii dhacayaa, qabow darana waa ka jira hadana waxii la isku kuleen lahaa lama haayo korantada la aanta darted waliba waxaa usii dheer sicirbarar Africa waa Africa wax isma dhaanto
saxib mcn isooqabo dana ka leyahay
isooqabo mazul
South Sudan kaso HadaL zhp
South Africa kama mid ahan 10 ama 20 dowladood ee ugu dhaqaalaha badan lkn mid kamid ah 30 dowladood ee ugu dhaqaalaha badan dunida iyo dalka 2 ee afrika ugu dhaqaalaha badan
G20 weeye shirka dhaqaalaha G20 way kaso qayb gashaa iyada Nigeria turkey saudi arabia U.A.E
Lakiin waa been cadaan ah 10 dhaqaalaha leh Bay ka mid tahay
@@qacqacosman5716 shirka wee ka soo qeyb gashaa lkn ogoow lakuma siin dhaqaalaheeda ee waxee ku heshay in ee tahay wadanka geli ahaay ee africa ugu dhaqaaalo fiicnay xiligii 2000s ka hor hada waxee South Africa aheyd wadanka Afrika ugu dhaqaalo iyo hormar horeeyay waana swbta loogu daray G20
@@qacqacosman5716 lkn waligeed South Africa 20 wadan ee ugu horeeyo xaga dhaqaalaha dunida ma noqonin
@@bbbccbbc365xagee joogtaa adi sxb
Dadka hadu faqri yahy xe dare dal hormaray😂😂
Dalkan wuu horumarsan yahay haddii la dhaho micnaheeda ma ahan in dadka oo dhan ay lacag barkadaan, dad sabool ahna way jiraan oo dalka ku nool
@@aweyshajidalka qalijka majro qaf faqri ah mida ogow yurub& Wadmadkle wa ka haleysa dad faqri ah
Saxiib dadba kugu xidhan ee been ha uso gudbin marnaba tani waa been cadaan aha
South Africa waxay ku jirta 20 dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida balse kama mid aha 10 dal ee ugu dhaqaalaha badan
Dadka ha usoo gudbin xog anad hubin
Dalalka simbawi iyo walawi kasoo hadal wllo waliba waxad raacisaa diimha ay haystaan dadkaasi
kuwaa badi wa gaalo maxa faaido kugu jra waa yaabe idnkii Jareer nacbanaa😂😂
Aniga jooga reer somaliland ah ila soo xidhiidhboo soo maray wadamaada waxba ma yaalaan ee iska.dhaaf raadinta taariikhddooda 😮😮😮
@@siciidali4034 Tariiqada walaweyn wx raadinaya arki meysid😂😂😂
waxaa fiican inaad dadka wax caqloyad kusaabsan usoo gud isaa 10dal ee ugudhaqalaha badan kumajiraan kuwa xataa 18 tobnaad ku.ajiraan marka dalkaas korato laanta ladaala dhacaayo baad nooshegeysaa 10dal ee dunida ugu dhaqalaha badan iska daa beenta sxb dadka waxbey aqriyaan 😊
Beentii ugu weynad ee aan maqlo weeye wllhi kulahaa South Africa 🇿🇦 waa dalka 10 aad ee dhaqaalaha caalamka
Nigeria Saudi Arabia U.A.E iyo Turkey oo dhamaan ka dhaqaale badan South Africa tolow kaalmahe bay ku jiraan 😂😂😂😂
@@qacqacosman5716nigeria dhaqlo ma lhan wx kle sheeg Wxa dhaqalo ah dowlda Afka marsata
qalijka wa dhaqlo leyhay
Hargeisa kaaso salamaya sxb aweys warbixintaadu ima dhaafto cod kar ayaad tahay