wadanka SPAIN - macaluumaad guud

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 295

  • @ogaansho
    @ogaansho  7 ปีที่แล้ว +177

    Fadlan si aan ugaarno meeshii aan joognay 14k subscribe kanaalka sii faafi ..

    • @profinneupane6883
      @profinneupane6883 7 ปีที่แล้ว +2

      OGAANSHO fadlan adoo mahadsan dagaalkii Ciraaq iyo Iiraan inooga waran waad mahadsantahay, kanaallo badan baan codsi u diray illaa haddana waxba la iigama sheegin, fadlan taas ayaa iga codsiya, mahadsanid

    • @bestboy1110
      @bestboy1110 7 ปีที่แล้ว +3

      OGAANSHO waayay

    • @jeestoali7706
      @jeestoali7706 7 ปีที่แล้ว +1

      OGAANSHO thkz

    • @abdow4104
      @abdow4104 7 ปีที่แล้ว +1

      OGAANSHO thanks

    • @khalidibrahm
      @khalidibrahm 7 ปีที่แล้ว

      OGAANSHO emailkaga iisoo qor wllo mahadsanid

  • @ahmedhusinbashir3115
    @ahmedhusinbashir3115 6 ปีที่แล้ว +63

    Nabiga kusali scw scw like iisaar wll

  • @ismaciilaxmednuur6900
    @ismaciilaxmednuur6900 10 หลายเดือนก่อน +8

    Muuqaalkan wuxu iso gaaray xili aan ku fikiraayay inaa spain aado insh allah illahey ha ii fududeeyo

    • @DeeqDarajo-qp5tr
      @DeeqDarajo-qp5tr 7 หลายเดือนก่อน

      Ma aadey sxb misw

    • @PrincessNajah
      @PrincessNajah 3 หลายเดือนก่อน

      Hada Matagtayy🥲

    • @ismaciilaxmednuur6900
      @ismaciilaxmednuur6900 3 หลายเดือนก่อน

      @@PrincessNajah maya wllo soth suudaan ayan joogaa hada

    • @Miraclegirl-vk3ky
      @Miraclegirl-vk3ky 2 หลายเดือนก่อน

      @@PrincessNajah abyO adi spain saaid ujeceshay meelo badn commentigaaga ka arkay abyO ilaahy hakuu rumeeyo riYadaada❤

    • @xidigtaqarson9259
      @xidigtaqarson9259 29 วันที่ผ่านมา

      @@ismaciilaxmednuur6900wll Ana u baahane ma is raacna 😢cid aan is weheshano raba

  • @mahirzeen3703
    @mahirzeen3703 7 ปีที่แล้ว +11

    OGAANSHO runtii wll aad wad fican tihiin raabi danbigiina dhaf iyo walidiintiinba sii wada dadalka insha allaH

  • @cabdizaki3482
    @cabdizaki3482 7 ปีที่แล้ว +12

    Zxb warbixin kusab zan Azerbaijan nosodiyaari mahad sanid OGAANSHO

  • @othomasmuller1581
    @othomasmuller1581 7 ปีที่แล้ว +10

    Omer wll waxan kaa codsanaya hadad awoodo M ku saabsan Dalka GERMANY (المانيا)

  • @IbnuJunaid-jr7mk
    @IbnuJunaid-jr7mk 2 หลายเดือนก่อน +3

    Qof welba oo daawanaya 2024

  • @MohamedMaow-mz4ew
    @MohamedMaow-mz4ew 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah mundane omar

  • @qulleboy7039
    @qulleboy7039 7 ปีที่แล้ว +67

    Bonjour igu sharfa like somalinimo darteed

    • @mohamedshooqi9572
      @mohamedshooqi9572 7 ปีที่แล้ว

      Salat Hussein 😂😂😂😂amazing French language me too bonjouq

    • @mohamedsiad6559
      @mohamedsiad6559 7 ปีที่แล้ว +1

      Salat Hussein comma cava

    • @qulleboy7039
      @qulleboy7039 7 ปีที่แล้ว

      Oui je vais bien et toi

    • @bariiijsh333
      @bariiijsh333 6 ปีที่แล้ว

      abdirisak haruse bonsioar

  • @viegoshow3919
    @viegoshow3919 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah waa runta

  • @amirabukar2913
    @amirabukar2913 2 ปีที่แล้ว +2

    Spanish-ka waa luuqad aan jeclhy runtii

  • @garaadyare8980
    @garaadyare8980 7 ปีที่แล้ว +5

    Tirada diimaha lagu kala heysto oo diin walba inta qof ay heysato ino sheg sxb mahadsanid

  • @PrincessNajah
    @PrincessNajah 3 หลายเดือนก่อน +1

    Spain ina tagan Rajaynaya insha allah Waliba My favourite City Barcelona💗

  • @mohamedabdisalam476
    @mohamedabdisalam476 6 ปีที่แล้ว +4

    Salam clykum kanaalka Ogaansho aad baan idin salamay, Malaysa iyo Turkiga Labadaa dal ka hadal omer walaaloh insha Allah, Mahadsanid kanaalka Ogaansho.

  • @torkipoi6924
    @torkipoi6924 3 ปีที่แล้ว +2

    Pro maclumad kusabsan Morocco 🇲🇦 Nosodiyari

  • @ahmedizayoz5931
    @ahmedizayoz5931 7 ปีที่แล้ว +5

    Kanalka ogansho waxan ka codsanya in ay ku so xejiyaan wadama Chile Germany iyo Ireland sdexdaas wadan tarikhdoda ayan idin ka sugaya insha allah
    codsigayga in ad itixgelisan ayan rajaynaya.
    wana ku mahdsantihin waqtiga iyo dadalka aad geliseen tarikhahan cajiibka ah, wan jeclahay in an waxbdn ka ogaado tarikhaha dalal badan.
    Mahadsanidiin

  • @sumayocali2736
    @sumayocali2736 3 ปีที่แล้ว +2

    Wcs

  • @TripleM896
    @TripleM896 4 ปีที่แล้ว +2

    Inta spain ciyaraha ku kala baratay like

  • @zuhaybabdilahi2202
    @zuhaybabdilahi2202 7 ปีที่แล้ว +4

    Austria noosoo diyaari wll mahadsanid

  • @khadarqallodayur1309
    @khadarqallodayur1309 7 ปีที่แล้ว +4

    Thanks sxb qaali ogaansho sxb aad baan kuu tageera bro qaali anoo horta jooga hargaysa aad baan ku xidhanay barnaamijkaaga tan iyo ilaa intii aad bilowday sxb

  • @husseinabdi9187
    @husseinabdi9187 7 ปีที่แล้ว +6

    waan arkey madrid waa magaalo shidan

  • @roblemohamed5528
    @roblemohamed5528 7 ปีที่แล้ว +3

    saxafi filims sxb noo soodaya tariikhda Switzerland

  • @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY
    @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY 7 ปีที่แล้ว +1

    wanku salamay anoo ah cabdicasis technology
    so gudbi wadanka VIETNAM

  • @simansomali4567
    @simansomali4567 7 ปีที่แล้ว +9

    masha allah waan ku nolahy aniga spain wana ku hdla luqadooda

    • @aminaomar2981
      @aminaomar2981 6 ปีที่แล้ว +1

      Intii kal so xariiraa

    • @martinmo6382
      @martinmo6382 6 ปีที่แล้ว +1

      sido kale ana kunool Espain🇸🇴🇪🇸🇪🇺 my watisapp +34632834765

    • @maxamud469
      @maxamud469 5 ปีที่แล้ว

      Sida yurub ookale ceyr miyaa lagu siiyaa

    • @ahmednur1732
      @ahmednur1732 5 ปีที่แล้ว

      Siman Xgee kala so xeriraa walal wan kubahanahaye

    • @amiinabdirashiid3724
      @amiinabdirashiid3724 4 ปีที่แล้ว

      Anaa joogay spain waxana Ku jirey da.yar malinta jimcaha ayaan nala siin jirey 3 Euro waxan joogi jirey magalada Al.garceres ladhho ama somali ahaan hadaan kugu qorane waxa ay ahayd sidan *Alqasiiras* mrkaa Madrid io Barcelone waan soo maray imika waxan joogaa dalka Belgique Luqadeeduna waa ay fudud tahay Hola comos tas Bein 🤣😂👊

  • @deeqcade6936
    @deeqcade6936 2 ปีที่แล้ว +2

    Omar gracias 🙂

  • @mohanafarhaanali3043
    @mohanafarhaanali3043 7 ปีที่แล้ว +4

    dibna anaga ufuran doono insha Allah

  • @MoHameDAshraF-cs1ow
    @MoHameDAshraF-cs1ow 7 ปีที่แล้ว +15

    Sxp Boorma noogaso diYaari warpixin #OGaansho

  • @yoonismaxamed7296
    @yoonismaxamed7296 5 ปีที่แล้ว +3

    عمر جزاك الله يا اخي

  • @abdullahitahlil285
    @abdullahitahlil285 7 ปีที่แล้ว +2

    waxaan jeclaan lahaa in aan ogaasho ka daawado Qaab dhismeed ka ama sida ay iskula dagaan falastiiniyiinta iyo israa'iil geography ahaan ama siyaasada ahaan shukran

  • @yamaaniabshir9222
    @yamaaniabshir9222 5 ปีที่แล้ว +2

    ma ogaateen horumarka yurub in islaamku qayb wayn ku leeyahay. jazaakallaah wll cumar.

  • @kaapefx6285
    @kaapefx6285 7 ปีที่แล้ว +2

    Sxb inta ugu gajaysan le kadasha??...away London

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 4 ปีที่แล้ว +7

    Spain ❤luqada ugu fudud ee an barty

    • @hondev1677
      @hondev1677 3 ปีที่แล้ว

      Side ubaratay

    • @Inna_mohamet
      @Inna_mohamet 3 ปีที่แล้ว

      Way fududahy school 3 months ku barty😍

    • @awalemohamedelmi54
      @awalemohamedelmi54 3 ปีที่แล้ว

      @@Inna_mohamet shaqo fcn may ledhy sharcina mabixisaa

    • @abdimahamud4548
      @abdimahamud4548 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Inna_mohamet Wll Spain iiga waran waxaan Rabaa inaan waxbarasho u imaado iiga Faaloo wll Qali Adoo mahadsan

    • @Inna_mohamet
      @Inna_mohamet 3 ปีที่แล้ว +1

      @@abdimahamud4548 wllo waligay laba mar baan holidays u aaday ma ahane wali ma dagin luqadedana waxaan ku barty wadankan aan joogo high school ka markaan dhiganayan barty lkn wa wadan wanagsan ilahay haku fududeyo wll

  • @ruquyoshabdi1604
    @ruquyoshabdi1604 3 ปีที่แล้ว +1

    This will help

  • @zackaria1945
    @zackaria1945 7 ปีที่แล้ว +2

    wll aad u mahad sanaty lkn wll barnaajmiyada so badi

  • @NimcoCali-vw9fd
    @NimcoCali-vw9fd 20 วันที่ผ่านมา

    Muuqal kan waxan dawanyaa 12 /9 2024 aniggoo radinay macluumad kusabsan dalka spin

  • @M.khaliij.
    @M.khaliij. 6 หลายเดือนก่อน

    Omar wllL juqrafiga noso celi aa noso gudbinjirtey

  • @zackaria1945
    @zackaria1945 7 ปีที่แล้ว +2

    war bixin ku saabsab giriik ama يونان noo soo diyaari

  • @maxamedgarbogoye5037
    @maxamedgarbogoye5037 2 ปีที่แล้ว +1

    Eng garba gooye/

  • @mahadhasan1369
    @mahadhasan1369 7 ปีที่แล้ว +3

    waxaa kunool ama daganaasho kaqaatey somali gaareeysso 100 illaa 150 qof oo aan aniga kamid ah waxaana dhalashada dhabta ah kaqaatey kudhawaad 30 qof somalida waxeey kuwada noolyihiin dhamaan gobolada dalka waxeeysa inta badan kunoolyihiin madrid jasiiradaha ama ddhulka uu sheegay sabta iyo mililia ama ceuta iyo mililia ee kamid ah dhulka marocco oo ay maamusho spain waa run oo somali badan baa kasoo gashay kuna soo noolaatey waana dhul ay spain maamusho loogana dhaqmo xeerarka yurub shacabka reer spainwaa shacab aad uwanaagsan misane aad ufurfuran marka loo eego yurubta kalle waxeey leedahay wanaagyo farabadan aanan lasoo koobi karin

    • @sagalmuse963
      @sagalmuse963 6 ปีที่แล้ว

      mahad muhudiin aniga uso socdee igu so dhaamee

    • @hamsejama2375
      @hamsejama2375 4 ปีที่แล้ว

      @@sagalmuse963 xagad joogta adiga wllo

    • @hamsejama2375
      @hamsejama2375 4 ปีที่แล้ว

      Sxb xage Ka joogta ani mellila Ayan joooga

  • @ayuubmaxamedmaxamuud5251
    @ayuubmaxamedmaxamuud5251 7 ปีที่แล้ว +2

    kazekistan warbixin nosoodiyaari mahadsanid

  • @Fatuushqurux-rx2hs
    @Fatuushqurux-rx2hs หลายเดือนก่อน

    Qof wadankan laga shekynoyo jogo halkan maku jiraa plz iso jawaba😢

  • @somalianboy1066
    @somalianboy1066 7 ปีที่แล้ว +2

    Waad ku mahadsan tahay walal Guul iyo hormar kuu rajeeya sxb yoolkaada wanaag ha ahaado

  • @mohamedshooqi9572
    @mohamedshooqi9572 7 ปีที่แล้ว +1

    #Granada magaaladii ugu dambeeysay andalus laga qabsado qarnigii 14aad milaadiyada

  • @djkal3tkal3t41
    @djkal3tkal3t41 6 ปีที่แล้ว +1

    Sxp Mexico kaso hdl fdln

  • @fahiimamaxamed451
    @fahiimamaxamed451 6 ปีที่แล้ว +2

    mansha Allah

  • @muusealves5609
    @muusealves5609 6 ปีที่แล้ว +2

    waad mahad santahy

  • @cdigta
    @cdigta 5 ปีที่แล้ว +1

    war madrid magalo ma ah wn nacay mrkan tagay barcelona ka shidan wlhi

    • @alibinali2141
      @alibinali2141 5 ปีที่แล้ว

      Sxp whats app number makaa helaa

    • @cdigta
      @cdigta 3 ปีที่แล้ว

      Libax maxa jira

  • @othomasmuller1581
    @othomasmuller1581 7 ปีที่แล้ว +2

    omer Mohamed jazaka llaaah walall

  • @134mariajoseph4
    @134mariajoseph4 5 ปีที่แล้ว +1

    Estadio Santiago Bernabeu igeeya

  • @MohamedOsman-mj1lp
    @MohamedOsman-mj1lp 7 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid ogaansho

  • @cabdinajiibayitt
    @cabdinajiibayitt 5 หลายเดือนก่อน +1

    Inta 2024 daawanaysa🖐

    • @PrincessNajah
      @PrincessNajah 3 หลายเดือนก่อน

      Ani ina tagan rajaynaya insha allah💙

  • @hamsedheere4212
    @hamsedheere4212 7 ปีที่แล้ว +3

    shukran zxp ogaansho

  • @simanjama9432
    @simanjama9432 6 ปีที่แล้ว +1

    barnamijyada hore aad deysay xage ka helaa wll waan u bahnahay

  • @nashadmahamud923
    @nashadmahamud923 7 ปีที่แล้ว +2

    somali kasoo hadal wll

  • @thelionking2300
    @thelionking2300 7 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah #OGAAANSHO
    WAX BADAN AYAN KA FAIDAY Aniga Naf Ahaan teyda

  • @Cristianoronaldo-gp8yv
    @Cristianoronaldo-gp8yv 6 ปีที่แล้ว +1

    So sar maclumad ku sabsan holland (Netherland)

  • @khadarqallodayur1309
    @khadarqallodayur1309 7 ปีที่แล้ว +2

    Sxb qaali soo daa warbixin ku saabsan greec

  • @ramsaramsa5009
    @ramsaramsa5009 5 ปีที่แล้ว +2

    Mnsh allh wllhi wan jeclay wiilkan codkisa

  • @asadabdi14
    @asadabdi14 5 ปีที่แล้ว +3

    Illahay Maskaxds alle Haku dayo

  • @SnAynle
    @SnAynle 7 ปีที่แล้ว +3

    Mudo Badan Ayan ka sugeyey

  • @othomasmuller1581
    @othomasmuller1581 7 ปีที่แล้ว +3

    macluumaad taam ah ayaad noo faaidaysay

  • @ahmedabdi4842
    @ahmedabdi4842 7 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid Jaalle Mawduucyadadu ma kala dhacan
    Barnaamijkaagu waa mid Habaysan.

  • @idilaffi5234
    @idilaffi5234 5 ปีที่แล้ว +1

    Ogaansho waxan idinka codsanaya tariiqda cyprus ama qubrus sidaad utaqaan mahadsanid

  • @luladasilva9693
    @luladasilva9693 6 ปีที่แล้ว +1

    Europe💖💕💔💓❤💘

  • @cumarcabdi3669
    @cumarcabdi3669 5 ปีที่แล้ว +1

    Omar macalnkayga wad mahadsanthy madama tahay qof Ku dayasho mudan

  • @mohamedqadar9785
    @mohamedqadar9785 7 ปีที่แล้ว +1

    thanks wll no soo gudbi maclumad ku sabsan dalka thailand gaar ahan dhanka technology

  • @eng.hamseabdi5768
    @eng.hamseabdi5768 6 ปีที่แล้ว +1

    Fadlan waxnu rabna inad warbixin naga sisid dalka indonesia

  • @cabdifataax2587
    @cabdifataax2587 7 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid ogaansho

  • @ahmedzaky8013
    @ahmedzaky8013 7 ปีที่แล้ว +11

    beentaa maahin sxb anaa jooga Madrid aadbaanan kugu mahad celinyaa waa dal aad u fiican sharcigiina wey isiiyaan allaha barakeeyo aadbaanan ugu mahad celinayaa dowlada iyo dalkaba

    • @hufana11
      @hufana11 6 ปีที่แล้ว

      Ahmed Zaky ilaa imasa sano aya sharciga la isku siya

    • @aminaomar2981
      @aminaomar2981 6 ปีที่แล้ว +1

      Ahmed Zaky intii kal so xariira spin ubahanhey +254717002046 marooko ayaa rawa inaa aado

    • @asaldhalad100
      @asaldhalad100 6 ปีที่แล้ว

      Ahmed Zaky halkad ka jigta madrid huuno

    • @ahmednur1732
      @ahmednur1732 5 ปีที่แล้ว

      Bro Halke kala soxeriraa Spain ayaan u sosocdaa ahmed

    • @maxamedadancawad2220
      @maxamedadancawad2220 5 ปีที่แล้ว

      Wlla

  • @zecki.hazzan5966
    @zecki.hazzan5966 5 ปีที่แล้ว +1

    Wall dalka portugez so jedi ado raliya mahdzanid oganzHo

  • @cabdiwaduudqb634
    @cabdiwaduudqb634 7 ปีที่แล้ว +2

    thnks ogaansho

  • @mowlidsamadon9618
    @mowlidsamadon9618 7 ปีที่แล้ว +1

    Andalus waan sugeyna soo labashada islamka insha allah

  • @saacidabdikadirhassan768
    @saacidabdikadirhassan768 6 ปีที่แล้ว +1

    wll ado maHad sn warbixin ku sabsan dalka portugal tnx

  • @bromy5469
    @bromy5469 5 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad talyaniga
    Macluumaad
    Kasodiyaari

  • @youngnuurkeey5229
    @youngnuurkeey5229 5 ปีที่แล้ว +1

    Spain waa dowladi hore ee qarniga waxana ku yaalo magaloyin qarni ah iyo gobo taariqi ah lkn dowlada hada jiro ma ahn mid wngsn maxa yelay qofki meshas mudo jogo marki u baxayo waxa ladhaha canshur aya dhunsaty wana la xira

  • @Shimba-uh2lx
    @Shimba-uh2lx 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha-Allah. Allaha ku dhowro. Soo kordhi. Daahir Calasow iyo kuwa la mid ah hakugu daydaan!

  • @amineibrahim4391
    @amineibrahim4391 3 ปีที่แล้ว +1

    Cuba🇨🇺🇨🇺

  • @ayuubmaxamedmaxamuud5251
    @ayuubmaxamedmaxamuud5251 7 ปีที่แล้ว +1

    sxb Kazakhstan noosoo diyaari Insha Allaah

  • @ahmedmaxamed3973
    @ahmedmaxamed3973 ปีที่แล้ว

    M.a madrid halamadrid

  • @viralshorts4296
    @viralshorts4296 7 ปีที่แล้ว +2

    Mahad sanid wll

  • @Mss_gavi254
    @Mss_gavi254 3 หลายเดือนก่อน

    Walal in aan kula xiriiro rabaaa😢

  • @khadarsomalian5748
    @khadarsomalian5748 5 ปีที่แล้ว

    Kataloniya is Country.
    maha spain ❎

  • @SnAynle
    @SnAynle 7 ปีที่แล้ว +7

    Sfcn ayad uu taqan ee Lkn valencia laba luqadoood ayaa lgaga hadla mahad sanid

    • @ahmednur1732
      @ahmednur1732 5 ปีที่แล้ว

      Bro halkas ayaan u sosocdaa dhankee kajogtaa

  • @thefearlesskibaarka9642
    @thefearlesskibaarka9642 7 ปีที่แล้ว

    +OGAANSHO bro kan 6 aad ma aha dhaqaalaha
    Waa kan 5aad
    Germany
    France
    UK
    Italy
    Spain
    Halkaa ku noqo bro

  • @maxamed9735
    @maxamed9735 6 ปีที่แล้ว

    Hore usoco .ilaahy hakuugu wadee

  • @yoonisahmad5546
    @yoonisahmad5546 5 ปีที่แล้ว

    Sxp waxan rabnaa inaad nasoogarsiso 44 badood ee aduunka adoo codsigeena tixgalinayo

  • @DULLA252
    @DULLA252 7 ปีที่แล้ว +1

    fadlan walaal soo gali taariiqda somaliya.

  • @notm4868
    @notm4868 7 ปีที่แล้ว +1

    dalka faransiiska kaa sugnaa

  • @maxamedayuub3084
    @maxamedayuub3084 6 ปีที่แล้ว +1

    masha allah

  • @aaminbidixo9187
    @aaminbidixo9187 5 ปีที่แล้ว

    supscribed waan ku saarey wll wanan la socda
    chenalkaga hore usoco wll

  • @salahdelegacybwoy7083
    @salahdelegacybwoy7083 7 ปีที่แล้ว +2

    madrid wxey dhacdaa gobolka castilla ee madriid gobol mahan😂😂😂😂

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 3 ปีที่แล้ว +1

      mxey gabol ahaan weydy caasimad le laga dhgey
      sida gobalka banadir casimda loga dhgey

  • @siraadalimohamed2808
    @siraadalimohamed2808 10 หลายเดือนก่อน

    Baraf maka da aaa wll

  • @abdallaziyech5891
    @abdallaziyech5891 4 ปีที่แล้ว +1

    Xitaa dadka reer spain waxee u egyihiin carabta

  • @faaizocabdiibraahim9186
    @faaizocabdiibraahim9186 6 ปีที่แล้ว +1

    masha allah

  • @Abdizizu
    @Abdizizu 7 ปีที่แล้ว +1

    Asia nageey markaan soo socota

  • @ahmedhusinbashir3115
    @ahmedhusinbashir3115 6 ปีที่แล้ว +1

    Ogaansho idiin jclhy

  • @nua.h2757
    @nua.h2757 5 ปีที่แล้ว

    Video waxaan click ugu siiyay inaan ogaado percent ga muslimiinta waqtigaan spain, lakiin kamaadan hadlin

  • @mohhametmuuze560
    @mohhametmuuze560 6 ปีที่แล้ว

    waan ka Helay vidio _gan wllo
    waxan kaa codsanayaa in aad booqato channalkayga

  • @sooyaalmedia7731
    @sooyaalmedia7731 5 ปีที่แล้ว

    omarow malin hore waxan arkayay adigoo ku dhagan dad ad sheegtay in ay si shisheeye ugu dhawaaqeen sida baqdaad adiga sivilla ayay somalidu ugu dhawaaqaan

  • @amiinshariif5118
    @amiinshariif5118 7 ปีที่แล้ว

    intaan waligay janaal subscrib garaynayey ma aanan arag janaal ka faaiido badan janaalkan ogaansho. jazaakumulaah khayr wallaalo jira noqda halkaana kasii wada Dadaalka Illaahay HAIDINLA Garab Qabtee