Admiral Faarax Qare “Ardayda dhigata fasalka 12aad ee dalka Itoobiya, iskuulka waxaa loogu dhigaa..”

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ม.ค. 2024
  • Please subscribe, like, share and comment

ความคิดเห็น • 118

  • @yasinsalah6538
    @yasinsalah6538 4 หลายเดือนก่อน +14

    Admiral Faarax Qare ilahay cimrigaaga haku barakeeyo maanta istaratejiyad dagaal in aad u fidisaan Cidinka xooga Dalka si aay dhamaan xuduudaha Soomaliyeed Kacanta ugu dhigan cadowgana ka sifeeyaan insha allah

  • @MAOmar-oy2uh
    @MAOmar-oy2uh 3 หลายเดือนก่อน +1

    Admiral Farah Qare wadani dhab ah, Alla ifiyo aakhiraba nabad iyo Jano🦸🦸🦸

  • @majid2968
    @majid2968 4 หลายเดือนก่อน +3

    Waa in la diyaar garoobo waysoo socota xabashi anagoo intan kayrba wan iskacelinay hadan wan iska celinayna insha alaah

  • @mohamedmumin9266
    @mohamedmumin9266 4 หลายเดือนก่อน +5

    Libaax libaax Dhalay. Allah Ajar kaa siiyo Guubaabadaada

  • @majid2968
    @majid2968 4 หลายเดือนก่อน +1

    Alaahu akbar walahi run bad sheegtay laakiin kuma baraargsanin

  • @user-mx7ss7zl3e
    @user-mx7ss7zl3e 4 หลายเดือนก่อน +3

    Waa run laakiin kuwa somali ahbaa jira oo shiishye ushaqeeyaaal ah

    • @mohamedmumin9266
      @mohamedmumin9266 4 หลายเดือนก่อน

      Waa laga badanyahay Inna Cambaashe oo kale

    • @ahmedosman7185
      @ahmedosman7185 4 หลายเดือนก่อน

      Ina Cambaashe Ma cadow dibadeed buu u shaqaynayay Maamulkii derejada u xidhay ayuu daacad u noqdaye kuwaasina meel wax kaala tegimaayaane

    • @saharamohamed7908
      @saharamohamed7908 4 หลายเดือนก่อน

      Boowe Somala oo dhan wa kale ma yaqaaniin aan Caalamku hana soo kaalmeeyo oo haga soo gaadho waxaan ahan ma yaqaaniin

    • @fadumaahmed684
      @fadumaahmed684 3 หลายเดือนก่อน

      Kan shisheeye kalkalalka walagiis wuu jirey lkn meel ma gaaro meel cidlo ayuu ku dhinta imaan la,aan ayaa barta dhigtey allahna umaba gagaaro

  • @bashman345
    @bashman345 4 หลายเดือนก่อน

    Good point general

  • @Mohammed-kk1wr
    @Mohammed-kk1wr 3 หลายเดือนก่อน

    DOQON DOQON

  • @suweydaqurux869
    @suweydaqurux869 4 หลายเดือนก่อน +2

    Wlh waa runtii

  • @hawashireafrah5862
    @hawashireafrah5862 4 หลายเดือนก่อน

    Nin adag Prof Admiral Faarax Qare.

  • @fadminaabdi3163
    @fadminaabdi3163 5 หลายเดือนก่อน +3

    Asc walalkey runtaa taabatay waana ku mahadsantatay dhalinyaraduna way ubaahantahay in lawacdigaliyo markasto

  • @cabdilahinuur2517
    @cabdilahinuur2517 3 หลายเดือนก่อน

  • @saeedmuse8507
    @saeedmuse8507 27 วันที่ผ่านมา

    WAA SHIRKII JIIRKA U TASHADAY BISADDA'
    JIIR WUXUU GO"AAN KU GAADHAY IN BISADDA QOORTA LOO SUDHU DAWAN SI LOO MAQLO MARKAY OINNA SOO WERARAYSO.'
    ILLAA HADDA WAXA LAGU MAQANYAHAY NINKII BISADDA QOORTEEDA SUDHI LAAH.

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 4 หลายเดือนก่อน +1

    Soomaaliyeey Runtii oo Cad

  • @axmedxaaji8418
    @axmedxaaji8418 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @saharamohamed7908
    @saharamohamed7908 4 หลายเดือนก่อน +1

    Asc dhulka an Aad ku jahawareerteen ha ku Dalaalina adeer Dameeradiina Alle haydin tuso

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 4 หลายเดือนก่อน +1

    Anagoo ka yar intaan oo ka aqoon yar 1905tii ay awoowayaasheen ka difaaceen itoobiya iney na qabsato maanta oon ka tiro iyo tayo badan nahay maan iska difaaci karin waan iska celineynaa cadowga soo jireenka ah .

  • @ab.d2536
    @ab.d2536 4 หลายเดือนก่อน +3

    ماشالله بارك لله فيك تحيا الصومال❤❤❤❤❤❤صوماليا هنولاتو

  • @Mohammed-kk1wr
    @Mohammed-kk1wr 3 หลายเดือนก่อน

    DOQON DOQON DOQON DOQON DOQON DOQON

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 4 หลายเดือนก่อน

    LIVES

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b 4 หลายเดือนก่อน

    Mudane itopia ahan cadow waa Dal %80 Muslim ah

  • @saidahmed7268
    @saidahmed7268 4 หลายเดือนก่อน +2

    horta waxkasta hakaa qaldanaadeene.....waxaan kugu raacsanahay in itoopiya laga hortago waliba ciidamo lageeyo waqioyiga

    • @MOzzy-lz6yy
      @MOzzy-lz6yy 4 หลายเดือนก่อน

      Ma ku dhacdaan??? Xiniiyaheeda ma leedihiin???

  • @caaqilaxmadsaxne1723
    @caaqilaxmadsaxne1723 4 หลายเดือนก่อน +4

    Faarax qare waa nin adag

  • @zubeirwaran-bari8730
    @zubeirwaran-bari8730 4 หลายเดือนก่อน

    Malaayacni iyo maaweelo meesha lagu hayaa. Soomaali dhibta gudahooda ha xaliso.

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 4 หลายเดือนก่อน

    Asc guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul Somalia 🇸🇴 turkey 🇹🇷 ♥ turkey 🇹🇷 ♥ turkey 🇹🇷 ♥ turkey 🇹🇷 ♥ awdal state soomaaliya 🇸🇴 ♥ free free free Palestine 🇵🇸 free free Palestine 🇵🇸

  • @user-qq5mo4tt7n
    @user-qq5mo4tt7n 3 หลายเดือนก่อน

    Soomaaliland waa walaalahewnee hadii ay diidewn midnimo danbe maan siino aqoonsigeeda hadii soomaalita aa nhy
    Intii itoobiya dhul soomaaliya ay qaadan laheyd

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b 4 หลายเดือนก่อน

    Dadka ha isku dirin walàal somali.maanrta itaal ma heyso

  • @dAhmed-us6fy
    @dAhmed-us6fy 4 หลายเดือนก่อน +2

    Hadaanu qiiro idiinkunimi 1960, maanta qiiradii ma jito, e sheeko kale keen. Ethiopia adaa igu qasbay markaad cunaha iqabatay.

    • @hanadyare4735
      @hanadyare4735 4 หลายเดือนก่อน

      Macal Adiga oo isaaq ah waad raci kartaa adero dhulka somali ayaa leh ok sharmuuto😂

  • @CabdikarinElmi
    @CabdikarinElmi 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waad duqowda oday

  • @Abdullah-rs7tm
    @Abdullah-rs7tm 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ma idiinka asal ah

  • @user-vh1wu8rh5s
    @user-vh1wu8rh5s 4 หลายเดือนก่อน +5

    Asc waar snm beenbay isugu sheeekaysaa dhulka iyagu maleh samaroon ayaa leh wax Soomaaliland waxjira ma aha waa kelmad ingriis bixiyey dhulku waa soomaaliya

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 4 หลายเดือนก่อน +2

    Somaliland maaha Qayb ka mida Somalia. Fadlan indhaa fura. Somaliland heshiiskii siyaasadeed ee 1960 wuu dhamaaday.
    Somaliland iyo Somalia nabad iyagoo jaaraa ha ku wada noolaadaan. Somalia riyada ha ka baxdo. Reer Somalia tooda dhimatay ha ka shaqaytstaan. Somalialnd siyaasad lama wadaagayso Somalia hadii Aduunka la rogayo. Taa meel ku qorta. Nabad ha lagu wada noolaado. Riyada iyo Beenta ka BAXA.

  • @user-qi8hz4nc5t
    @user-qi8hz4nc5t 4 หลายเดือนก่อน

    ❤ Hada mahan shirkey nago wadato dana hiida

  • @dunyodagmo5320
    @dunyodagmo5320 4 หลายเดือนก่อน +1

    Anagoo shacaba ayaa ogol ethiopia

  • @user-yi1nu9ne8t
    @user-yi1nu9ne8t 4 หลายเดือนก่อน

    Waxa layaable sida ay waxksta uyaqanaan sidày yihiin.Ɓeenbadana walawayn!

  • @maxamedceelcade3388
    @maxamedceelcade3388 4 หลายเดือนก่อน +1

    Atmiraal haloodalbo maraakiibtii bada warka iskadaaya e hacabo xuduudaha bada

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b 4 หลายเดือนก่อน

    Mudane itopia Maa ha cadow boqolkiiba 80 waa dad muslimiin ah. Tan.kale dad isku nasab ah weeye

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 4 หลายเดือนก่อน

    Dadka dalku u baahan yahay waaye admiralka.

  • @firstofall2952
    @firstofall2952 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waa LEGEND

  • @dunyodagmo5320
    @dunyodagmo5320 4 หลายเดือนก่อน

    Waa ogolanahay in aanu ethiopia ka midnoqono

  • @user-pr3sj9bn1j
    @user-pr3sj9bn1j 4 หลายเดือนก่อน

    Aqoonta iyo caqliga loo baahan yahay watan ee waa in laga faaideystaa. hadafka Itoobiya waa kan uu sheegay admiral Faaeax. Soomaaliya iyadoo Ilaah kaashanaysa ha difaado dalkeeda khilaafaadka dhexdeena ahna waa Inaan ka gudubnaa xilligan waayo cadawga wuxuu u soo sicdaa inuu liqo Soomaaliya oo idil.

  • @KamadareMaxamed-mf9er
    @KamadareMaxamed-mf9er 3 หลายเดือนก่อน

    Asc walle waa la inoo goo gooyey si dhab ah madaxdeena soomaaliyeed waa damiir laawiyaal sababta oo ah Ethiopia waxaa dalkeena barey madaxdeena ayaa kadambeeya

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 4 หลายเดือนก่อน

    LEGEGTA

  • @abdirisakhoosh2483
    @abdirisakhoosh2483 4 หลายเดือนก่อน +1

    War naga xishooda dadnimo aya idinku yare xaasidiin ayaad tihiin,somaliland somalilander baa leh waana la ictiraafayaa yaa xaasidiin

  • @mohameddahir7293
    @mohameddahir7293 3 หลายเดือนก่อน

    Ethiopia dad iyo dhul bay raadinaysaa, xsm somalida waa kala qaybiyay, waana waxa baarlamaanku maanta ka doodayo jinsiyadda somalida oo lagaga saarayo NFD iyo kilinka shanaad somalida ku nool. Waxan ogayn oo lama taabtaan ah shanta somaliyeed in la yidhaa kanaa wadaniya iyo Kanaän ahayn

  • @ibrahimyare1162
    @ibrahimyare1162 4 หลายเดือนก่อน

    Somali ha israacdo

  • @abdirashirdigninow1084
    @abdirashirdigninow1084 4 หลายเดือนก่อน +1

    Geesi weeye noolow

  • @cabdirahmanmoumin6234
    @cabdirahmanmoumin6234 4 หลายเดือนก่อน

    Wax la aqoonsanaya ma jirto , ee waxa ay rabta ethiopia dhul ay qaadato oo soomali ay kala jarto somaali waxana u fududaynaya somaali

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b 4 หลายเดือนก่อน

    Hargeyso in aad joogto ayey eheyd ka dibna rayiga Haldane ka cabirto

  • @user-vs3gz6dd2k
    @user-vs3gz6dd2k 4 หลายเดือนก่อน +1

    Giniraal faarax afkaaga caana lagu qabay wallee waa geesi ilaahaa nala jiree dalkeena aan difaacanno dowlada soomaaliyeedey fadhiga kakac mise markii gobolada waqooyi xabasho soo qabsato shacab keenna waqooyina gumeysi galaan waaga ha kuugu baryo xasan gurguurte diyaarado dagaal noo dalab maraakiib dagaal noo dalab ciidankeenii hore ee 1977 kaqeyb galay dagaalki itobiya iyo soomaaliya raadi waa buuxaane xerooyin tababar ha ufuraan dhalinta soomaaliyeed soomaaliyoo dhan ayaa diyaar u eh iney badooda iyo dhukooda difaacdaan xattaa soomaali galbeed ayaa diyaar eh somali keenya ayaa diyaar eh soomaali jabuuti ayaa diyaar eh soomaaliyoo dhan waxay isku yihiin ayaa kaween waxa ay isku haayaan cadaw shisheeye wey umidoobaan war hubka dalab xasan shiiqow lidka taangiyada noo dalab lidka diyaaradaha dalab lidka maraakiibta dalab ciidamada shisheeye nagasaar waaba caqabada 1waad war fadhiga kakaca soomaaliyey war maamul gobaleedyadow qilaafka joojiya oo dalka aan difaacanno laa ilaaha illallaahu muxamada rasuulalaahi scw ilaahow madaxdeenna midey ee kadhig kuwii ku midooba kitaabkaaga iyo sunnaha nabigeena scw yaa allaah

  • @Mohammed-kk1wr
    @Mohammed-kk1wr 3 หลายเดือนก่อน

    See you in somaliland

  • @queenafrica8219
    @queenafrica8219 3 หลายเดือนก่อน

    SAYLAC AND LUGHAYA BELONGS TO SOMALIS ESPECIALLY BEESHA ISSA WEYNE ❤❤❤THAT'S ISSA LAND

  • @aadenabdule-fw1dl
    @aadenabdule-fw1dl 4 หลายเดือนก่อน

    Asc marka itoobiya maxay aqoonsakarta ayadaaba baaba ku jirta isaaqna aqoon sigeedu wuxuu kujira ummadda soomaaliyeed

  • @saidahmed7268
    @saidahmed7268 4 หลายเดือนก่อน

    2 oday kabadan arintaan

  • @mahamedmuhumed7362
    @mahamedmuhumed7362 4 หลายเดือนก่อน

    Hadaanu nahay somaliland inaan soomaaliya la heshiino waxa noo dhaanta anaga oo noqona kilalka lixaad 6aad ee ethiopia

  • @copypaste9067
    @copypaste9067 3 หลายเดือนก่อน

    Muqawama hala bilaabo dhulka haloo galo saaxiib DAGAALKA ADUUNKA WAA KAA OO SOCDA

  • @user-cw7nz7us4s
    @user-cw7nz7us4s 4 หลายเดือนก่อน

    💪🇸🇴⚓🌊🛳️💪 Geesinimadu wataa💪🛳️🌊⚓🇸🇴🧑‍✈️🐬💪🛳️🇸🇴⚓🌊💪🧑‍✈️🧑‍✈️👮💪🇸🇴⚓🌊🛳️💪♨️💪🇸🇴⚓🌊💪💪🛳️🌊⚓🇸🇴💪💪🧑‍✈️♨️💪🛳️🌊⚓🇸🇴💪🌊⚓💪💪🇸🇴⚓🌊💪♨️🧑‍✈️🧑‍✈️💪⚓🌊💪👮💪🌊⚓🛳️💪🧑‍✈️🧑‍✈️💪♨️💪🇸🇴💪🛳️🌊⚓🇸🇴💪♨️💪🇸🇴⚓🌊🛳️💪🧑‍✈️⚓🌊🛳️💪♨️💪🇸🇴⚓🌊🛳️💪

  • @saidahmed7268
    @saidahmed7268 4 หลายเดือนก่อน +1

    Dowladi waa soomaali waa tee??? Hadda midda ku beecinaysa hadda waa jabuutida ismaaciil cumar geele waa cadow no.1 waana ninka haysta oo basaaska ah ...soomaaliyana hadda ninka haysta waa basaas kale oo shisheeye u adeege daliil ah oo gaalo iyo munaafaqiinteeda si dulli ah ugu jajaban oon waxba kadiidin

  • @hiaduqaadsamesomalilander3640
    @hiaduqaadsamesomalilander3640 3 หลายเดือนก่อน

    Somaliland waa la ictiraafay ee miyaad dhiman

  • @saidahmed7268
    @saidahmed7268 4 หลายเดือนก่อน +2

    odagaan wax ka hadal fiican ma arag....lkn mahad salaad iyo xassan shiikh amay dilaan

  • @abdirashirdigninow1084
    @abdirashirdigninow1084 4 หลายเดือนก่อน

    Ninkan ayaa ku haboona madaxweyne

  • @Yusufliban-ty2tl
    @Yusufliban-ty2tl 3 หลายเดือนก่อน

    Oday waxba ha is xiijin dantaada qabso anagoo shacabka somaliland ah iyo xukuumadayadaba waxaanu ku qanacsanahay inaanu itoopiya wax wada yeelano
    Soomaalina ma rabno waayo waxaanu idinka faaidnay ma jirto aan ahayn xasuuq iyo gumaad iyo xaasidnimo markaa dhulkiinu ha idin deeqo anagu itoopiya ayaanu wax wada yeelanaynaa badana bilaash baanu u siinaynaa

  • @abdullahduale8922
    @abdullahduale8922 4 หลายเดือนก่อน

    Adigu marka hore is xoree neef neef dhalay

  • @axmedali783
    @axmedali783 4 หลายเดือนก่อน

    Dameer ciyay iga dheh hada farmaajo Afar buu bixiyee xaguu ku maqnaa mase ka hadlay

  • @Mohammed-kk1wr
    @Mohammed-kk1wr 3 หลายเดือนก่อน

    FAQASH

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b 4 หลายเดือนก่อน

    Oromo anaga markaan isaaq nahay cadow no ma aha.waxan nahay qoomiyada direed.

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 4 หลายเดือนก่อน

    Kkkk 5milyan oo hub haysata sheeko akhyaali somaliya iyadaa itoobiya u baahan

  • @MuadinSheekh
    @MuadinSheekh 4 หลายเดือนก่อน

    Waxaan ka yaabey lughaya ayaa u dhex ah lowyo cado iyo berbera cajiib horta aqoonyahan iska dhaafe balhort soo baro juwraafiga somalilnd mida kale haday cadow tahey itoobiya 8 gobol maxay ujoogtaa oo soomalidu degantahey

  • @Mohammed-kk1wr
    @Mohammed-kk1wr 3 หลายเดือนก่อน

    FAQASH FAQASH

  • @xirsiadamagan6229
    @xirsiadamagan6229 4 หลายเดือนก่อน

    ADMIRALE SHEEKADAADU WAA AL FIIRAANU WAL QIDA ,DOOLIGII KA SHIRAY MUKULAAL DHIBTAY DEETANA ISKU RAACAY IN QOORTA LOO GALIYO KOOR SANQADHA SHEEGTA DHANKA AY JIRTU. DEETANA SACAB LOO TUMAY MARKUU SACABKII DHAMAADAY AYAA DOOLIYAA KA CAY WUXUU SU AALAY KEENEE QOORTA O GALINAYA MARKAAS AYAA LA IS FIIR FIIRIYAY,LAMA SAMAYN KARO WAA HAL BACAAD LAGU LISAY ADIGA SHEEKADDAADU WA TII OO KALE.

    • @Daljirka-Dahsoon
      @Daljirka-Dahsoon 4 หลายเดือนก่อน

      Dooli wuxuu kuguuleystey in uu isagu dhaxalo guri kasta oo mukulaashu dhaxal kuheysatey. Dooligu markuu shirey mululaashu waxey kunoqotey arin aad u cajiib ah maxaa yeeley waligeed isma oran duulkii dooli baa qado sharaf inta sameesto wixii dooli ku abtirsado cuqaashoodii isugu yimaadaan kana tashada danta guud ee qowmiyada Dooli iyo kahortaga cadawgooda koowaad. Mukulaal ma mooga in hadii dooli midoobo ey talo faraha kabaxdey - oo taariikhda ayeey kuxusantahay jab iyo halaagyadii mukulaal lagaarsiiyey. Dooli dhankiisa ma mooga in dhowr dooli oo faro kutiris ah una badan kuwo aan asalkoodu dooli aheyn. Soomaali iyo cadawgeeda waa kuwo is yaqaan; wixii hore udhacay unbaa dhici doona hadana. Itoobiyaa sootilaabsan kadibna Soomaalaa soo dhaqaaqi - meyd iyo qaniimo kadib adis baa nalkeedu Soomaali umuuqan markaabaa portuqiis gurmad iroobiya ugu imaan; halkaa baa labaduba kujabi doonaan. Soomaaliya Ilaah SW ayaa halkey degto ku ilaasha guushana siiya. Itoobiya iyagaa yemen ka yimi halkoodii baana aakhir loocelin insha Allah.

  • @elmimusa3630
    @elmimusa3630 4 หลายเดือนก่อน +1

    Beenbaa la iskugu sacaba tumayaa adeer badaha farmajo ayaa bixiyey kamaydaan hadal 5m yana horta somalia ku xoree somaliland na soo laaban mayso ee tashada

  • @AbdiAli-xw3my
    @AbdiAli-xw3my 4 หลายเดือนก่อน +1

    Benalee weyn lakin wey DHAMATAY SOMALIA wala ogaday somalia Italia inay billa aqonsi tahay beentini aye ogaden calamku

  • @saidahmed7268
    @saidahmed7268 4 หลายเดือนก่อน

    Bdowl

  • @Cabdi_Maxamuud_Cabdi
    @Cabdi_Maxamuud_Cabdi 5 หลายเดือนก่อน +3

    Moxoga iyo cambuuladdaada cun taas ayey dani kuugu jirtaaye 😂😂😂😂

    • @malaayiinmedia3124
      @malaayiinmedia3124 4 หลายเดือนก่อน +2

      Qadaadweynta😂

    • @Cabdi_Maxamuud_Cabdi
      @Cabdi_Maxamuud_Cabdi 4 หลายเดือนก่อน

      @@malaayiinmedia3124 #Somalian-ku waxa aanay dani ugu jirin ayey ku wareereen 🤣

  • @mahmoudmustaf8707
    @mahmoudmustaf8707 4 หลายเดือนก่อน

    Dayeerkani ma qadaadweynihi konfureedba😂😂😂😂. Markaay dadka somalida ay xasuuqayeen may iloobeen. Dalkaaga ku eekow doofaryohow af somaliga garaneeyn😂😂😂

  • @abdiyusuf9419
    @abdiyusuf9419 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waar dadkani miyaanay is dhaamin mid caqli ku jiraa ma jiro . Subxaan.

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333 4 หลายเดือนก่อน +1

    Bacaaca kkkkkkkkkk 😂

  • @mohammedhassanademadem
    @mohammedhassanademadem 4 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂 TALK IS CHEAP 😅

  • @Abdullah-rs7tm
    @Abdullah-rs7tm 4 หลายเดือนก่อน +1

    BEENAALE BEENAALE BEENAALE

  • @Abdullah-rs7tm
    @Abdullah-rs7tm 4 หลายเดือนก่อน +1

    Soo dhakhso aadku dhimatide awalba waxba ha iska havran

  • @AxmedMaxmud-qs6ty
    @AxmedMaxmud-qs6ty 4 หลายเดือนก่อน +1

    Kani waa doqonta aabaheed talow yuu uwaramayaa.

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 4 หลายเดือนก่อน

    Kuwa u yaqaan kuwan wax garad ayaa jabay kakakakkaka lazy nimada waxay kaga dareen walo weyn iyo daarood beenta habeen iyo maalin meelahaa lala fadhiyo !!!! Bal hantaatacan bal fiiriya 😅😅😅😅😅

  • @omaxxamato9396
    @omaxxamato9396 3 หลายเดือนก่อน

    Maxaa adiga ka galey orodoo afsoomaaliga baro bataabataayoow

  • @apdirahmanapdiqadir238
    @apdirahmanapdiqadir238 3 หลายเดือนก่อน

    Waxaasi waa been cad halkii ay syllabus 12 laga helo waxaad uu sheegayo had Hala soo qarxiyo, qof wayn markaad tahay we aad been dhagayso xumaa.
    Walahi aanan waxaad ku arag sylubus 12 itoobiya,
    Si kasta oo ay itoobiya damaca ugu jiro hadana intani waa been cad lol😂😂😅.
    Ilahay meel kan lagu xisaabinayo hana Soo istaajin .

  • @hiaduqaadsamesomalilander3640
    @hiaduqaadsamesomalilander3640 3 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂riyo kaama dhqamaato waar somaliland iyadaa leh badda Itoobiya ayaan siinaynaa maxaa kalaa socda soomaali futada iska gali nacas nacas dhalay 😂😂😂😂😂😂

  • @engab001
    @engab001 4 หลายเดือนก่อน

    Sleep talking guy

  • @uk16944
    @uk16944 4 หลายเดือนก่อน

    👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 3 หลายเดือนก่อน

    Farmaajo loo diiday laascaanood

  • @cige3636
    @cige3636 4 หลายเดือนก่อน +1

    MARKA LA RIYOONAYO WAA SIDAN OOKALe

  • @AbdirahmanMohamed-hm8nd
    @AbdirahmanMohamed-hm8nd 4 หลายเดือนก่อน +1

    Beemalety

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 4 หลายเดือนก่อน

    Admiraal Ethiopiya kenya kuwa Reer Galbeydka ee badda kheiratkisa Gurtaan maradko malgalinta xasiloni darada Somaliya iyo Calumul Islamka loo igmaday in uu fuliyan,Djibouti waa Cadowga qarson ee intuba kadambeyaan,khawarijta Hargeisa laga soo Aas aasay Ina Cumar Gelle waa naskaxda Dajisay,Dirdhawo Haraar Hawass waa nin kii dhiibay.

  • @abdullahduale8922
    @abdullahduale8922 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waarya afqadhmuun dhulka sow anigu ma lihi. La adiga waa hooyada walaa xasan neef ayaan joijin karin. Orad iska cibaadayso

    • @Professor4555
      @Professor4555 4 หลายเดือนก่อน

      Dhulka ya adiga ku siiye maangaab yahey, isaaq caadifad qabiil dishey miya waqooyiga Somalia kaligi leh, walaahi sidi laascaano ba dalka dhan idinkaga eryeynaa nacala caqligina liita ku taal

    • @abdullahduale8922
      @abdullahduale8922 4 หลายเดือนก่อน

      @@Professor4555 waxa laga hadlayaa waa bad badna dhulbante shaqo kumala somalina shaqo kuma lqadaad weyn. Iska seexo inta aan jawaab kulul ku siin

    • @Professor4555
      @Professor4555 4 หลายเดือนก่อน

      @@abdullahduale8922 badda dhulka ey ku taalo ciise iyo samarooon ba leh , berbera Oromo hada siisan Somalida kale ba idinkala simanahey o walaaka o doqon ah dab laguma sii daayo

    • @abdullahduale8922
      @abdullahduale8922 4 หลายเดือนก่อน

      @@Professor4555 wax la siinayaa ma jirto waa kiro sowka xasan sheikh afar badood ayaan ku siinayaa iska la hadal badan waxba kaama khuseeyaan

    • @abdullahduale8922
      @abdullahduale8922 4 หลายเดือนก่อน

      @@Professor4555 Samaroon iyo ciise iyo isaaq waxa la yadaa somaliland waxba hakla gurin waxad ka talisa badda Cabdi Shakuur,iyo ena cabdirashiid iyo xasan neef iibiyen
      Uf uf ayaanu idin nidhi ninkan kula hadlayaan waa samroon afqadhmuun afwadhmuun dhaly

  • @Abdullah-rs7tm
    @Abdullah-rs7tm 4 หลายเดือนก่อน +1

    Beenaale beenaale futada ayaad ka tidhi ee afka kamaad odhan

  • @Mohammed-kk1wr
    @Mohammed-kk1wr 3 หลายเดือนก่อน

    FAQASH

  • @Mohammed-kk1wr
    @Mohammed-kk1wr 3 หลายเดือนก่อน

    FAQASH FAQASH

  • @Mohammed-kk1wr
    @Mohammed-kk1wr 3 หลายเดือนก่อน

    FAQASH