Somali Nederland TV
Somali Nederland TV
  • 39
  • 152 710

วีดีโอ

FIQI "Intaad caafimaadka ku maqan tahay calanka Hargeysaa la geyneynaa"
มุมมอง 1.1K6 หลายเดือนก่อน
Please subscribe, like, share and comment
MUXAADARO: Fadliga bisha Ramadaan (ZWOLLE)
มุมมอง 697 หลายเดือนก่อน
Please subscribe, like, share and comment
MUUSE BIIXI: Dadka Muqdisho jooga waxaa laga rabaa sababta midi & xabbad loogu quuri waayay ee..."
มุมมอง 817 หลายเดือนก่อน
Please subscribe, like, share and comment
XUSEEN KHADHIIB "Waxaan rabnaa inaan GalMudug adduunka ka gadno"
มุมมอง 1897 หลายเดือนก่อน
Please subscribe, like, share and comment
Bannaanbax ka dhan ah Itoobiya oo ka dhacday Holland
มุมมอง 4407 หลายเดือนก่อน
Please subscribe, like, share and comment
HARGEYSA: Madaxda Xisbiyada UCID & KULMIYE oo ka hadlay qoddobo xasaasi ah
มุมมอง 1457 หลายเดือนก่อน
Please subscribe, like, share and comment
CALI BALACAD: Heshiiska Muuse & Abiy wuxuu la mid yahay Masar oo la heshiisay Gobolka Amxaarada
มุมมอง 1537 หลายเดือนก่อน
Please subscribe, like, share and comment
Xildhibaanada ka soo jeeda Gobolka Awdal oo qaadacay heshiiskii 1-da Janaayo Addisababa......
มุมมอง 737 หลายเดือนก่อน
Please subscribe, like, share and comment
Siduu u dhacay aaskii loo sameeyay Maxamuud Geelle Yuusuf.?
มุมมอง 42K7 หลายเดือนก่อน
Please subscribe, like, share and comment
MUQDISHO: Dadka maqalka la' oo ka carooday hadal ka soo yeeray Xildhibaanad ka tirsan BFD
มุมมอง 8347 หลายเดือนก่อน
Please subscribe, like, share and comment
Cali Geeddi " Abiya Ahmed & Muuse Biixi waa qaldameen ayaa dhihi karaa"
มุมมอง 2.1K7 หลายเดือนก่อน
Please subscribe, like, share and comment
ZERO TOLERANCE DAY 2024 TILBURG
มุมมอง 757 หลายเดือนก่อน
Please subscribe, like, share and comment
MD. XASSAN SHEEKH "FURSAD HA NALA SIIYO"
มุมมอง 8K7 หลายเดือนก่อน
Please subscribe, like, share and comment
AADAN MADOOBE "Labada aqal oo isku jira ayaa Dastuurka wax ka beddeli kara"
มุมมอง 9K7 หลายเดือนก่อน
Guddoomiyaha BF Soomaaliya oo ka hadlay kulankii maanta ee baarlamaanka
Kulanka Jaaliyada Awdal ee Netherland
มุมมอง 1.1K8 หลายเดือนก่อน
Kulanka Jaaliyada Awdal ee Netherland
Voorlichting over VGV
มุมมอง 778 หลายเดือนก่อน
Voorlichting over VGV
Admiral Faarax Qare “Ardayda dhigata fasalka 12aad ee dalka Itoobiya, iskuulka waxaa loogu dhigaa..”
มุมมอง 69K8 หลายเดือนก่อน
Admiral Faarax Qare “Ardayda dhigata fasalka 12aad ee dalka Itoobiya, iskuulka waxaa loogu dhigaa..”
Voorlichting: Gevolgen over Vrouwelijke genitale verminking (VGV)
มุมมอง 1308 หลายเดือนก่อน
Voorlichting: Gevolgen over Vrouwelijke genitale verminking (VGV)
Empoweren en informeren; Een bijeenkomst over Meisjesbesnijdenis
มุมมอง 1758 หลายเดือนก่อน
Empoweren en informeren; Een bijeenkomst over Meisjesbesnijdenis
Maareeyihii hore ee Dekada "Awoodii & saameyntii Shabaab waxba iskama beddelin" (DOOD-WADAAG)
มุมมอง 1.1K8 หลายเดือนก่อน
Maareeyihii hore ee Dekada "Awoodii & saameyntii Shabaab waxba iskama beddelin" (DOOD-WADAAG)
XUSEEN KHADHIIB OO XAFLAD SOO DHOWEYN AH LOOGU SAMEEYAY LONDON
มุมมอง 2.2K9 หลายเดือนก่อน
XUSEEN KHADHIIB OO XAFLAD SOO DHOWEYN AH LOOGU SAMEEYAY LONDON
Waare "Dagaalka Alshabaab Soomaaliya keliya halis kuma aha"
มุมมอง 2.3K9 หลายเดือนก่อน
Waare "Dagaalka Alshabaab Soomaaliya keliya halis kuma aha"
Madaxweyne Xassan "Inaan siyaasada soo galo waxaa igu dhiirageliyay AUN C/qaadir yaxye" (VIDEO NEWS)
มุมมอง 1.7K9 หลายเดือนก่อน
Madaxweyne Xassan "Inaan siyaasada soo galo waxaa igu dhiirageliyay AUN C/qaadir yaxye" (VIDEO NEWS)
Ex. Gabdhihii ciyaartoyda Qaranka oo dalbaday in dayactir lagu sameeyo garoomadii hore
มุมมอง 1K10 หลายเดือนก่อน
Ex. Gabdhihii ciyaartoyda Qaranka oo dalbaday in dayactir lagu sameeyo garoomadii hore
Soomaalida Holland oo taageero u muujiyay Guddoomiye cusub oo la doortay (VIDEO NEWS)
มุมมอง 47710 หลายเดือนก่อน
Soomaalida Holland oo taageero u muujiyay Guddoomiye cusub oo la doortay (VIDEO NEWS)
Caasha Geesdiir "Waxaan ku soo laabtay dalkii, waxaanna ka ganacsadaa.."
มุมมอง 1.1K10 หลายเดือนก่อน
Caasha Geesdiir "Waxaan ku soo laabtay dalkii, waxaanna ka ganacsadaa.."
Jawaahir Baarqab " 12 jir ayaa la kufsaday, ninkii kufsaday wuxuu ka mid yahay"
มุมมอง 1.5K10 หลายเดือนก่อน
Jawaahir Baarqab " 12 jir ayaa la kufsaday, ninkii kufsaday wuxuu ka mid yahay"
C/casiis Xildhibaan "Xassan Cali Kheyre wuxuu igu yiri kuwo qabiilkaaga ka tirsan la imoow"
มุมมอง 3.6K10 หลายเดือนก่อน
C/casiis Xildhibaan "Xassan Cali Kheyre wuxuu igu yiri kuwo qabiilkaaga ka tirsan la imoow"
Ururrada GalMudug ee Yurub (GEDAN) oo dooratay Guddoomiye & ku-xigeen
มุมมอง 36010 หลายเดือนก่อน
Ururrada GalMudug ee Yurub (GEDAN) oo dooratay Guddoomiye & ku-xigeen

ความคิดเห็น

  • @cusmaanshangaani1058
    @cusmaanshangaani1058 หลายเดือนก่อน

    Admaral faarax qare aad ayuu u mahadsan yahay alle ha xafido dhaman inta uu sheegay waa waa run ee allow sahal amuuraha

  • @MohamedAli-zd1qr
    @MohamedAli-zd1qr หลายเดือนก่อน

    Taliye sida aad wax u fahnsantahy alle kuwa ina maamula ee xoolaha ah ha fansiiyo?........... waxaan la yaaby madax wynuhu illaa hdda muxuu cuna qabaty usaari waayey gaaldaaas itoobiya ? ciidankeeda masaarin , hawada kama xiran, qaadkeeda ma joojin?....... xgge madax wynuhu inoo wada wa yaabe?

  • @omarmohamedghelle6274
    @omarmohamedghelle6274 2 หลายเดือนก่อน

    Admiral Farax dameer Dhab ah waaye, So silly so idiotic man

  • @saeedmuse8507
    @saeedmuse8507 4 หลายเดือนก่อน

    WAA SHIRKII JIIRKA U TASHADAY BISADDA' JIIR WUXUU GO"AAN KU GAADHAY IN BISADDA QOORTA LOO SUDHU DAWAN SI LOO MAQLO MARKAY OINNA SOO WERARAYSO.' ILLAA HADDA WAXA LAGU MAQANYAHAY NINKII BISADDA QOORTEEDA SUDHI LAAH.

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 6 หลายเดือนก่อน

    Farmaajo loo diiday laascaanood

  • @MAOmar-oy2uh
    @MAOmar-oy2uh 6 หลายเดือนก่อน

    Ahmed Mallim Fiqi , Gudoomiye Madaale aad iyo aad baad u mahadsan tihiin

  • @MAOmar-oy2uh
    @MAOmar-oy2uh 6 หลายเดือนก่อน

    Admiral Farah Qare wadani dhab ah, Alla ifiyo aakhiraba nabad iyo Jano🦸🦸🦸

  • @FarxaanaxmeddhuuxDhuux
    @FarxaanaxmeddhuuxDhuux 6 หลายเดือนก่อน

    Soomaaliland waa walaalahewnee hadii ay diidewn midnimo danbe maan siino aqoonsigeeda hadii soomaalita aa nhy Intii itoobiya dhul soomaaliya ay qaadan laheyd

  • @cabdilahinuur2517
    @cabdilahinuur2517 6 หลายเดือนก่อน

  • @hiaduqaadsamesomalilander3640
    @hiaduqaadsamesomalilander3640 6 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂riyo kaama dhqamaato waar somaliland iyadaa leh badda Itoobiya ayaan siinaynaa maxaa kalaa socda soomaali futada iska gali nacas nacas dhalay 😂😂😂😂😂😂

  • @hiaduqaadsamesomalilander3640
    @hiaduqaadsamesomalilander3640 6 หลายเดือนก่อน

    Somaliland waa la ictiraafay ee miyaad dhiman

  • @queenafrica8219
    @queenafrica8219 6 หลายเดือนก่อน

    ONE SOMALIA 🇸🇴 ♥️ ❤️ 💙 ONE NATION 🇸🇴 ♥️ ❤️

  • @queenafrica8219
    @queenafrica8219 6 หลายเดือนก่อน

    May Almighty Allah Swt protect you 🙏 ❤️

  • @queenafrica8219
    @queenafrica8219 6 หลายเดือนก่อน

    SAYLAC AND LUGHAYA BELONGS TO SOMALIS ESPECIALLY BEESHA ISSA WEYNE ❤❤❤THAT'S ISSA LAND

  • @omaxxamato9396
    @omaxxamato9396 6 หลายเดือนก่อน

    Maxaa adiga ka galey orodoo afsoomaaliga baro bataabataayoow

  • @Yusufliban-ty2tl
    @Yusufliban-ty2tl 6 หลายเดือนก่อน

    Oday waxba ha is xiijin dantaada qabso anagoo shacabka somaliland ah iyo xukuumadayadaba waxaanu ku qanacsanahay inaanu itoopiya wax wada yeelano Soomaalina ma rabno waayo waxaanu idinka faaidnay ma jirto aan ahayn xasuuq iyo gumaad iyo xaasidnimo markaa dhulkiinu ha idin deeqo anagu itoopiya ayaanu wax wada yeelanaynaa badana bilaash baanu u siinaynaa

  • @Mohammed-kk1wr
    @Mohammed-kk1wr 6 หลายเดือนก่อน

    DOQON DOQON

  • @Mohammed-kk1wr
    @Mohammed-kk1wr 6 หลายเดือนก่อน

    FAQASH FAQASH

  • @Mohammed-kk1wr
    @Mohammed-kk1wr 6 หลายเดือนก่อน

    FAQASH

  • @Mohammed-kk1wr
    @Mohammed-kk1wr 6 หลายเดือนก่อน

    FAQASH

  • @Mohammed-kk1wr
    @Mohammed-kk1wr 6 หลายเดือนก่อน

    DOQON DOQON DOQON DOQON DOQON DOQON

  • @Mohammed-kk1wr
    @Mohammed-kk1wr 6 หลายเดือนก่อน

    See you in somaliland

  • @Mohammed-kk1wr
    @Mohammed-kk1wr 6 หลายเดือนก่อน

    FAQASH

  • @Mohammed-kk1wr
    @Mohammed-kk1wr 6 หลายเดือนก่อน

    FAQASH FAQASH

  • @KamadareMaxamed-mf9er
    @KamadareMaxamed-mf9er 6 หลายเดือนก่อน

    Asc walle waa la inoo goo gooyey si dhab ah madaxdeena soomaaliyeed waa damiir laawiyaal sababta oo ah Ethiopia waxaa dalkeena barey madaxdeena ayaa kadambeeya

  • @apdirahmanapdiqadir238
    @apdirahmanapdiqadir238 6 หลายเดือนก่อน

    Waxaasi waa been cad halkii ay syllabus 12 laga helo waxaad uu sheegayo had Hala soo qarxiyo, qof wayn markaad tahay we aad been dhagayso xumaa. Walahi aanan waxaad ku arag sylubus 12 itoobiya, Si kasta oo ay itoobiya damaca ugu jiro hadana intani waa been cad lol😂😂😅. Ilahay meel kan lagu xisaabinayo hana Soo istaajin .

  • @mohameddahir7293
    @mohameddahir7293 6 หลายเดือนก่อน

    Ethiopia dad iyo dhul bay raadinaysaa, xsm somalida waa kala qaybiyay, waana waxa baarlamaanku maanta ka doodayo jinsiyadda somalida oo lagaga saarayo NFD iyo kilinka shanaad somalida ku nool. Waxan ogayn oo lama taabtaan ah shanta somaliyeed in la yidhaa kanaa wadaniya iyo Kanaän ahayn

  • @copypaste9067
    @copypaste9067 6 หลายเดือนก่อน

    Muqawama hala bilaabo dhulka haloo galo saaxiib DAGAALKA ADUUNKA WAA KAA OO SOCDA

  • @AbdinasirYusufcise
    @AbdinasirYusufcise 7 หลายเดือนก่อน

    Admiraal cimriga iyo caafimaadka alaha kuu siyaadiya. Aniga waxaan ku dari lahaa. Waa daawada dadkeyga. Ee Mar amxaar noo imow. Waa meeshey isku raaci laheyd somaali ilaa galbeed. Amxaar ma hurdeen. Ilaahow noo keen. Gudaha noo soo gali si uu iiga fakan. Soomaaliyoo israacda. Faaraxow adi dhaqaale waxaan loo joogin yaad ka hadleysaa. Sharoobaddii caafimaadka soomaali. 70jir ayaan ahay. Hada kow qariyaanqaadaa. Dhalinyaradana waa isku toosinaayaa. Meeshii igu soo aada. Geeskagees ilaagalbeed nfd. Waama. Arwaxaan heli kara maha ilaahey nooga tuuga

  • @axmedali783
    @axmedali783 7 หลายเดือนก่อน

    Dameer ciyay iga dheh hada farmaajo Afar buu bixiyee xaguu ku maqnaa mase ka hadlay

  • @aadenabdule-fw1dl
    @aadenabdule-fw1dl 7 หลายเดือนก่อน

    Asc marka itoobiya maxay aqoonsakarta ayadaaba baaba ku jirta isaaqna aqoon sigeedu wuxuu kujira ummadda soomaaliyeed

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b 7 หลายเดือนก่อน

    Oromo anaga markaan isaaq nahay cadow no ma aha.waxan nahay qoomiyada direed.

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b 7 หลายเดือนก่อน

    Hargeyso in aad joogto ayey eheyd ka dibna rayiga Haldane ka cabirto

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b 7 หลายเดือนก่อน

    Dadka ha isku dirin walàal somali.maanrta itaal ma heyso

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b 7 หลายเดือนก่อน

    Mudane itopia Maa ha cadow boqolkiiba 80 waa dad muslimiin ah. Tan.kale dad isku nasab ah weeye

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b 7 หลายเดือนก่อน

    Mudane itopia ahan cadow waa Dal %80 Muslim ah

  • @CabdikarinElmi
    @CabdikarinElmi 7 หลายเดือนก่อน

    Waad duqowda oday

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 7 หลายเดือนก่อน

    Caaaaaaaacbaaaaaaaacnaaaaaaac🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🗣️🗣️🦍🦍🗣️🦍🗣️

  • @AwillYeey
    @AwillYeey 7 หลายเดือนก่อน

    Waxa layaable sida ay waxksta uyaqanaan sidày yihiin.Ɓeenbadana walawayn!

  • @mahmoudmustaf8707
    @mahmoudmustaf8707 7 หลายเดือนก่อน

    Dayeerkani ma qadaadweynihi konfureedba😂😂😂😂. Markaay dadka somalida ay xasuuqayeen may iloobeen. Dalkaaga ku eekow doofaryohow af somaliga garaneeyn😂😂😂

  • @teacheryusufmohamud3926
    @teacheryusufmohamud3926 7 หลายเดือนก่อน

    Kkk.nagadhaaf

  • @DaahirDayah-o4d
    @DaahirDayah-o4d 7 หลายเดือนก่อน

    ❤ Hada mahan shirkey nago wadato dana hiida

  • @mahamedmuhumed7362
    @mahamedmuhumed7362 7 หลายเดือนก่อน

    Hadaanu nahay somaliland inaan soomaaliya la heshiino waxa noo dhaanta anaga oo noqona kilalka lixaad 6aad ee ethiopia

  • @cabdirahmanmoumin6234
    @cabdirahmanmoumin6234 7 หลายเดือนก่อน

    Wax la aqoonsanaya ma jirto , ee waxa ay rabta ethiopia dhul ay qaadato oo soomali ay kala jarto somaali waxana u fududaynaya somaali

  • @uk16944
    @uk16944 7 หลายเดือนก่อน

    👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 7 หลายเดือนก่อน

    Soomaaliyeey Runtii oo Cad

  • @dunyodagmo5320
    @dunyodagmo5320 7 หลายเดือนก่อน

    Anagoo shacaba ayaa ogol ethiopia

  • @dunyodagmo5320
    @dunyodagmo5320 7 หลายเดือนก่อน

    Waa ogolanahay in aanu ethiopia ka midnoqono

  • @Asabdi0marAsabdi0mar
    @Asabdi0marAsabdi0mar 7 หลายเดือนก่อน

    Aqoonta iyo caqliga loo baahan yahay watan ee waa in laga faaideystaa. hadafka Itoobiya waa kan uu sheegay admiral Faaeax. Soomaaliya iyadoo Ilaah kaashanaysa ha difaado dalkeeda khilaafaadka dhexdeena ahna waa Inaan ka gudubnaa xilligan waayo cadawga wuxuu u soo sicdaa inuu liqo Soomaaliya oo idil.

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 7 หลายเดือนก่อน

    LEGEGTA