RW Cali Maxamed Geeddi - Heshiiska Turkiga iyo Khiyaanada uu galay Muuse Biixi ee

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ก.พ. 2024
  • Hanoolaato Media Network
    I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato.com/
    Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
    At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
    Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
    Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

ความคิดเห็น • 818

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 3 หลายเดือนก่อน +10

    Subxn ninkii ugu horeeye xabashi mgaaladisi ku xasuuqa kaasaba hdlaya

  • @kafiaahmed3724
    @kafiaahmed3724 4 หลายเดือนก่อน +30

    Kaasaaba qiyaano kasheekaynaayo miyaa?

  • @abdirashidabdirizak7165
    @abdirashidabdirizak7165 4 หลายเดือนก่อน +5

    Aad iyo Aad Cali M.Geedi Ayaan kaaga Mahadcelinayaa Sida Aad Shacabka Soomaaliyeed Wax oogu,iftiimisay,iyo Waliba Xog ogaalnimadaada iyo Wadaniyadaada,Mahadsanid R/wasaare

  • @mohammedjilao5992
    @mohammedjilao5992 4 หลายเดือนก่อน +14

    I respect Geedi, the only Man who is not involve tripe diseases which is effected badly the current government. I hope Geedi to come back and clean the capital.

    • @user-cz4mc8sh2m
      @user-cz4mc8sh2m 3 หลายเดือนก่อน

      He should come back and run for president in 2026 he looks very healthy as well

    • @SuldanAshour
      @SuldanAshour 3 หลายเดือนก่อน

      Hahaha he lead Ethiopian troops to Somalia so he is talking about qiyaano qaran😂

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 3 หลายเดือนก่อน

      He is corrupt man, not a politician but a broker, he lies 100%, you're naive to ask him to run for president, but where ?

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 4 หลายเดือนก่อน +35

    Maanta ninkaan haduu qaaradaha kale kasoo jeedilahaa xiligaan nagama hor hadleen ee waa loo dhameynlahaa ilaahey qabriga iyo qiyaamaha ha kaaga gooyo dhibaatadii aad ugeysatay ummada somaliyeed

    • @yusufabdirashid3405
      @yusufabdirashid3405 4 หลายเดือนก่อน +2

      H.E Dr.Ali Mohamed Gedi one of the Somali intelectual.

    • @Man-utd-somalia
      @Man-utd-somalia 4 หลายเดือนก่อน +6

      Malaha kuwa dowladminada Ka soo horjeeda ahayd ilaa 100 comment kala nooc ah ayaa qortay kaligaa 😂😂😂

    • @Waankudaalnay
      @Waankudaalnay 4 หลายเดือนก่อน

      Waa Run in Dad Badan laxasuuqay Soogelitaankii Ethiopian ka , Laakin Xalbaa kafiicnaa in lahelo , weysa Noqonweysay , Marka Wixii dhibloo arkaa Waxaa lagayaabaa in Xal aykuunoqoto. Tusaale
      Siyaadbare Waxuu Noogatagay Dal Camiran oo Cidwalbaahi Kunacfiyo, Waxaan Garanweynay in Maadaama Fursadii Dalka Gacanta Noogashay aan Kunoolaano oo Dalkana Aan Badbaadino Hase ahaatee Wado Khaldan baad khaadnay Habe keentee Dulmiga Dhacay Dartiis.
      Marka Uma Arko Arin Xun waayo Geedka laharsanayo Abuuristiisa ayuu Waxkulahaa.
      Aduunka Wadan Walbaahi Kacaan iyo is abaabul buusoomaray Ragbaana u istaagay, Dhiignadana Waaloodaadiyay Hadaba Teena Taas Waxna Kamaduwano, Muhiimada Waa in Horey aan Usoconaa!

    • @jamalportal73
      @jamalportal73 4 หลายเดือนก่อน +3

      Ninkan dowladnimo ayuu difaacayey kuwu ladagaalamayna Alshabab bay difaacayeen.
      Maxaad ku haysata?

    • @TruthNeverHurt462
      @TruthNeverHurt462 4 หลายเดือนก่อน +3

      Oromo afsomali bartay kufahanay

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 4 หลายเดือนก่อน +25

    Dameer cali geediyoow ogoow waxaad dad ehelkeyga kaliya aakhiraan kigusugeynaa insha allah bal umadii kaloo somaliyeed xisaab malahane

    • @MM-qm7iw
      @MM-qm7iw 4 หลายเดือนก่อน +3

      Dameer adigaa ah waryaa aamus adogaa laguvcosaabinayaa hadalkaaga

    • @mohamedhussien3757
      @mohamedhussien3757 4 หลายเดือนก่อน +1

      Dadka fikirkooda ka fuq nacaledyehey

    • @Xuseenaadan-nl7im
      @Xuseenaadan-nl7im 4 หลายเดือนก่อน +1

      aabahaana waad dhihi laheeyd😂😂😂 dameer ileen tarbiyadaa lagaa xumeeyey

    • @deqah
      @deqah 4 หลายเดือนก่อน +2

      Mr Cali Maxamed Geedi waa Madaxweynaha soo socda ama kanaxa ama Ooya 😂

    • @raashidiinabdullahi5583
      @raashidiinabdullahi5583 4 หลายเดือนก่อน

      ARAGAGXISO DOWLAD DID

  • @zakariamohamud6861
    @zakariamohamud6861 4 หลายเดือนก่อน +5

    Ninkaan cml Ayaanloow in aad soo fadhiisiso ma aheen. Ninkaan cml inuu kahadlo Amxaaro iyo Muse Biixi waxeey itusineysaa in uu yahay Jirjiroole.
    #Arkajirjiroole

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 4 หลายเดือนก่อน +6

    Kani miyaanu ahayn kii shacabka somaliyed oo itoobiya xusuuqayso usoo raacay ka waraysanayaa ka liita ragii shacabka somaliyed dulmiga ka galay waan ka xumahay in weli wax la waydiinayo Cali geedi gooray noqotoba cadaalada waa la horgaynayaa

    • @user-wk5kz6zo8g
      @user-wk5kz6zo8g 4 หลายเดือนก่อน

      Shacab Haku Mar marsiyonina itobiya haday jogtaye shacabna umanaxdane rero gar ah ad xasasiyo ku qabtan lesbaray wlal

  • @adoonkiialle3871
    @adoonkiialle3871 4 หลายเดือนก่อน +7

    R//hore Cali Geedi aniga fikradeyda waan aaminsanahay haduu M/weyne noqon lahaa meeluu saari lahaa soomaaliweyn jidka toosan ayuu Marin lahaa?

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 4 หลายเดือนก่อน +10

    Wlh kan iyo abiya axmed abiya axmed ayaan dhageysankaraa sababtoo kaas waaba cadow aan aqaano midkaan wax lugu tilmaamo aan lagareyn eeyga waan ka necbahay wlh

    • @TruthNeverHurt462
      @TruthNeverHurt462 4 หลายเดือนก่อน +2

      Oromo afsomali bartay kufahanay

    • @DavidEric1
      @DavidEric1 4 หลายเดือนก่อน +1

      Dadka ninkan caayayaa muuse biixi tuug na anaanayaa oromo af soomaali baratay

    • @raashidiinabdullahi5583
      @raashidiinabdullahi5583 4 หลายเดือนก่อน

      ARGAGAXISO DOWLAD DID QAAN DUMIS

    • @Zakaria_maxamed
      @Zakaria_maxamed 4 หลายเดือนก่อน

      Wuxuu kujira ragii salka udhigay dawlada somaliya ee manta aad maqlayso. Qof imaan lehna waxna macaayo😐😐😐😐

    • @mohamedelimiali9738
      @mohamedelimiali9738 4 หลายเดือนก่อน

      Amxara afsomalia baratay u egtahay ama qawariijta dhagaan

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen8509 4 หลายเดือนก่อน +29

    Odaygu ceeb malahan markii laga reebo inuu amxaaro caasimaddii dalka keenay,
    Taariikhdaas madow ayuu god la geli doonaa weliba lagu xasuusan doonaa qarniyada soo socda ,
    Waa taas xabashi u sahashay ineey somaliya soo hamiyaan mar hadfiiba ay soo taabteen caasimaddii qaranka

    • @Cadar49
      @Cadar49 4 หลายเดือนก่อน +1

      Nabad diidkaa ku qasbay amxaarada hadeey dowlada soo dhaweeyn la haayeen amxaar ma yimaadeen

    • @nimcaankhadar6935
      @nimcaankhadar6935 4 หลายเดือนก่อน +3

      Ceebta ceeb ka wyani miyaa jirtaa, ala duulkani caqli xumaa

    • @raashidiinabdullahi5583
      @raashidiinabdullahi5583 4 หลายเดือนก่อน +1

      Side kle dowlad lagu heli laha tan kle cadaw qarson o argagaxiso iyo dowlad did ayey ahayen dadka fahansana ayu kow ka aha e nin jecel amxaro majirin qof kle o no badalayo na majirin o abalki an u galnay mala zanawi ayey no gudayen

    • @maryan4436
      @maryan4436 4 หลายเดือนก่อน +1

      AMXAARO WAA DAD LAYAQAANEE INUU YAHUUD CIIDAN KASOO QAATO AHAYD HE DID GOOD JOB AND HENIS HERO

    • @nimcaankhadar6935
      @nimcaankhadar6935 4 หลายเดือนก่อน

      @@maryan4436 oo hadaa muxu muuse biixii ku haystaa odaygan, de muusena yahuud ha uyeedho

  • @MhmedDaljir-bd6uh
    @MhmedDaljir-bd6uh 4 หลายเดือนก่อน +9

    Kani sawkii shacabka somaliyed ciidankii Ethiopian ka ku laayay maaha ee 20,000 ka kun keenay xmr mha mxaa lga wrysnyaa asaga dulliyo tuuge

    • @farhiaali3873
      @farhiaali3873 4 หลายเดือนก่อน +1

      Shame on you adagaa ka tuugasan

    • @nimcaankhadar6935
      @nimcaankhadar6935 4 หลายเดือนก่อน

      @@farhiaali3873 shacabkii la laayay miyad taageersantahay, damiirka ayuu ku dhintay oo xishoodkii baa ka tagay.
      Kolba hadii ad ku tageersantahay itoobiyankik uu dalka keenay, sabab muuse biixi loola yaaba meesha ma jirto

  • @mohamoudmohamed9932
    @mohamoudmohamed9932 4 หลายเดือนก่อน +25

    Geedi fanaxow taariiikh xun baa kuu taal. Wajigaagaa ummadda ka qari inkaar aanad ka kicin kugu dhacdeye aaweyedadkii Ethiopian ku xasuuqey eed horkaceysey

    • @TruthNeverHurt462
      @TruthNeverHurt462 4 หลายเดือนก่อน +1

      Oromo afsomali bartay kufahanay

    • @farhiaali3873
      @farhiaali3873 4 หลายเดือนก่อน

      Shame on you waada edaba daratahay

    • @ahmedkulowabdi821
      @ahmedkulowabdi821 4 หลายเดือนก่อน +1

      Gedi is a hero

    • @bulshokaab6827
      @bulshokaab6827 4 หลายเดือนก่อน +1

      Raisul wasaaraha haloo garaabo

    • @nimcaankhadar6935
      @nimcaankhadar6935 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@TruthNeverHurt462adigu car qoloma ayad tahay, wlhi bilahi waxan aaminsanahay inan somaliga ku baray oo awoowgaa 15aad uu baantuu ahaa

  • @faatihfaatih3398
    @faatihfaatih3398 4 หลายเดือนก่อน +5

    Adiga itobyaankii. Aad. 2006 dii somaliya u soo hor gashay. Iyo muqdjsho footiyihii itobiyaanka xaafada xamar ku xasuuqeen. Goormaa maxkamad lagu soo saari doonaa mise tii qabruga ayaa kugu horey neyso habaarvqabe

  • @mohamedabdulkadirosman7860
    @mohamedabdulkadirosman7860 4 หลายเดือนก่อน +2

    🤝 Cali Maxamed Geedi waa Aabaha Doowladnimada Soomaaliyeed 🤝 Hanoolaato 👍.

  • @mohammedjilao5992
    @mohammedjilao5992 4 หลายเดือนก่อน +1

    MAyaanle maantuu ugu fiicanyahay intii hore Xumaan Somaliyeed qoqodideeda ayuu ku mashquulsanaa. Waxaa tanaazulo wanaaga ha ka sheeqeeyo Ciilqabe ha waraysan ee Cali Maxammed Geedi the legend warayso iyo kuwa la mid ah.

  • @waayeelcumar5546
    @waayeelcumar5546 4 หลายเดือนก่อน +3

    Nacasow miyaanad ahayn ninkii ciidankii cadawga ethiopia wadanka soo galiyey oo cigaalka ku gumaaday.
    Waxa layidhahda afnooli wuu hadla eyna wuu ciyaa.

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 4 หลายเดือนก่อน +6

    DADKA WAQOOYI SGACABKA KU NOOL XAQ IMA LAHAA WAXEY DOONAAMM 1997 WAXEY U CODEYEEN INEY SOO CESHAAN LA MUDAWGII 1960

  • @fnw8688
    @fnw8688 4 หลายเดือนก่อน +6

    Hanoolaato ❤

  • @sidramrk
    @sidramrk 4 หลายเดือนก่อน +7

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤️

  • @AhmedNuur-eg1qg
    @AhmedNuur-eg1qg 4 หลายเดือนก่อน +6

    Allah alxamdu Lilah Al Allah Akbar

  • @abdiismaciil3910
    @abdiismaciil3910 4 หลายเดือนก่อน +3

    Siyaasi xaqiiq ah oo hogaamin kara waaye Cali maxamed geedi

  • @mukhtarfarah969
    @mukhtarfarah969 4 หลายเดือนก่อน +2

    subxaana laah
    kani miyaanu geedi ahayn
    ninkii 100 kun oo somali ah ku laayay xamar
    ninkii dadka abaar iyo baahi heesato wiilkiisa malayin doolar ugu aroosayay Nairobi 😢😢

  • @kulucowpeter4839
    @kulucowpeter4839 4 หลายเดือนก่อน +4

    Thank you Ayaanle

  • @sakiahmed6930
    @sakiahmed6930 4 หลายเดือนก่อน +3

    Waa guul

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 4 หลายเดือนก่อน +3

    _Somalidu waxay tidhada wax la qariyay qudhun iya ku jira marka xasan waxu qariyay inu qaayr ku jirin way iska caday ta labad marku muse leeyay maxakamad iya la so taagaya oo qiyano qaran iyu sameeyay marka xasan ta isna maxakamda so taagaya ta sadeexad bal intu leegyay oo waliba masuul isku sheegayo uu beenta uu sheegayo Daya ku laha argagaxisada waxa madxda ka aha oo dhani wa isaq walhi been iyan moodi jiray markay dadkayaga waweyni xamar noga digi jireen iyo isku biiris dabe lakin way ii cadatay waxay noga digi jiran inay ruun tahay mida ugu dabeeysa aan ilaway waxa weeye wa beenala wayo ku laha wa lo tagayo snm way diden marki la yidhi wadnka ha kala gooynina bal snm iya uu tagtay oo tidhi maxayny sameyna markasan waxaba laga hoos qaadin markasay fikiran aay yidhaden waynu inteena goosano marka markad qof weeyn tahay oo masuula inad been sheegto wa laga ficanyay TH-cam leeyda isaaqey ka so hadla beenta ninkan manta xamar reec talabiib raac iyan ka jecelay anigo isku so noqodka konfur iyo waqooyi tageeri jiray marka dhulkeynu dagno oo dhan wa inaaynu itobiya ka kiraayna anigo kuwi ka so horjeeday malmi dhaweeyd itobiya ku jiray_

  • @aliyoo4158
    @aliyoo4158 4 หลายเดือนก่อน +3

    Cali Maxamed Gedi hadiiba Ethiopia noga sheekenayo iyo Somalinimo wlhi Somaliyay ma dhawin. Nin kan asaga u bahan in la maxkamadeyo siduu Ethiopia ku kenay Mogadishu 2006-2007.

    • @Zakaria_maxamed
      @Zakaria_maxamed 4 หลายเดือนก่อน

      Wllka ethopia waxa uu ukeenay dadkii fadhiyay ee xamar joogay ama meelkalaba ha joogan ee diiday dawlad nimada uu kowkayahay wiilkii udhalay caydiid ayaa kaliftay in cidan ethopian ah ay imadaan somaliya waana ragii salka udhigay dawlada somaliyeed😐maanta inaad midaysan tahay ragii tusay wye calamka😐😐😐

  • @kararchanneljama5517
    @kararchanneljama5517 4 หลายเดือนก่อน +10

    Geedi afkala jeex ayaa dad qayaano qaran ku eedaynaya kaainu wadan ka weyn ma jiro. soo mahayn ninkii ugu horeeyey ee Itoobiyaan keena magala madaxdii soomaaliya ee dadka shacabka 50 kun ku xasuuqay insha Allah waxaa imaanaysa maalin lugula xisaabtamo

    • @Nur77224
      @Nur77224 4 หลายเดือนก่อน +2

      Xaaraaye itoobiyan hadii wadanka imaan😂laheen sacadan Cali dheere dabada kaa wasi lahaa gaalow

  • @abdirashirdigninow1084
    @abdirashirdigninow1084 4 หลายเดือนก่อน +3

    RaIisulqasaruhu waa sax dhibka Soomaliya u weyn waxa qeyb ka ah kuwan sheegta Soomalinand

    • @ismailjama178
      @ismailjama178 4 หลายเดือนก่อน

      Kuwaasi kulamaba joogaane maxaad u eersan?

  • @maxamuudhorri9351
    @maxamuudhorri9351 4 หลายเดือนก่อน +3

    ninkan madaxwene halagadhigovwaa nin waxfahansan soomalia aha dadka ishasta 1 itobika ah dadka raba in soomali ay qabsadan oo jajusiin soomali usheqeyaan kuwana madaxa lagajarayaa

  • @barlinmahamudsabriye6471
    @barlinmahamudsabriye6471 4 หลายเดือนก่อน +3

    Geedi war yaqaan degen aan mucaarid noqon jecel dawladnimada

  • @najahco5528
    @najahco5528 4 หลายเดือนก่อน +2

    Mashaa Allaah Vali geedi ninrageed caqlibadan weeyi walsahi

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 4 หลายเดือนก่อน +4

    Reysalwasaare Cali geedi waxbadan buu Ogyahey madaxsalaax shaqo kumalaha

  • @jeytejibaati658
    @jeytejibaati658 4 หลายเดือนก่อน +8

    Adigaba Ethiopia waa Soo galisay wadanka qiyaano qaran soomaheen. 😮😮

    • @Tajirnews
      @Tajirnews 4 หลายเดือนก่อน +1

      Waa lo bahna malintas

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 3 หลายเดือนก่อน +1

    Faqash walle ma xishoodto SubhanaAllah!

  • @munasagal2496
    @munasagal2496 4 หลายเดือนก่อน +2

    M saiyaad bare iyo sarazkiishii kacaanka ee wadanka baabiiyey ninkan ba ka denbi xun oo Ethiopian Ethiopian keenay, wa nacas welina wu isla saxanyahay

  • @user-zo2by7jd4r
    @user-zo2by7jd4r 4 หลายเดือนก่อน +2

    War kan maxaa ka wareesatay soo mahan kii xasuuqay rer muqdisho asigoo wato xabashi ethiopian 😡

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 4 หลายเดือนก่อน +6

    Ninkaan waa jaasuus itoobiya asiga iyo cabdulahi yusuf

    • @mawjama831
      @mawjama831 4 หลายเดือนก่อน

      Run baad sheegtay, waa jaajuus munaafaq ah, waligiis itoobiya buu u jaajuusayey, Laakiin waxaa kasii munaafaqsan, oo ka jaajuusan, oo wali ku sii madax adag "MUUSE BIIXI".

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq 4 หลายเดือนก่อน

      muuse biixi heshiiska is afgaradkaa mooyaane ilaa hada dhul uu leeyahay wadanku muu keenin ciidan itoobiyana dadna kuma laynin @@mawjama831

  • @bonfire7803
    @bonfire7803 4 หลายเดือนก่อน +2

    muuse biixi waa jaajus Ethiopia u shaqeeyo qiyaano qaran buu galay waa in lasoo xiraa

  • @MrSomalilandfirst
    @MrSomalilandfirst 4 หลายเดือนก่อน +13

    Shan Boqolkun qof ayuu dilay bani aadanka iyo dhulka Yaa muhiimsan cajiib Cali geedi ayaa qayaano qaran ku sheekeynayaaa war innagaa yaab aragnay

    • @barlinmahamudsabriye6471
      @barlinmahamudsabriye6471 4 หลายเดือนก่อน +2

      Dadka edebta daran oo mooriyaan ah waa la edbinaa qofkii diidan dawladnimada waa la edbinaa

    • @MrSomalilandfirst
      @MrSomalilandfirst 4 หลายเดือนก่อน

      @@barlinmahamudsabriye6471 waxii na edbin lahaa waan weynay jamhuiriyada Bada cas come baby

    • @jamalportal73
      @jamalportal73 4 หลายเดือนก่อน +1

      Waa beenta Alshaab iyo maxaakiim Alshayadiin iyo Sharif Ahmec ,Indhacade iyo Godane iyo Akqaacida ayaa dilay.
      Iyagana Baydhabo weeraray waana la jabiyey.

    • @jamalportal73
      @jamalportal73 4 หลายเดือนก่อน +1

      Dadka dhintey 10 kun ilaa 15 kuwii dagaalamayey u badan ayaa lagu qiyaasaa.

    • @user-nn2tj6gd7q
      @user-nn2tj6gd7q 4 หลายเดือนก่อน

      @@barlinmahamudsabriye6471 hadii dadkaaga la dili lahaa maanta saan umaadan hadasheen. Doqon.

  • @abdiganiabdi6385
    @abdiganiabdi6385 4 หลายเดือนก่อน +7

    Hanoolaato maanteey iga dhimatay. Waxaan aad iyo aad uga xumahay in barnaaamij kaan xiisaha badan waxaan oo kale ka sii deeyso. Ninkan waa shaqsigii Ethiopia ciidamadeeda ku soo hogaamiyay MOGADISHU, xasuusqii ugu xumaana ka geeystay. Maanta maxuu ku dhaliilikaraa Muuse Bixi ( ma taageersani MOU Muuse saxiixay) ina Mohamed Geedi waa Danbiilaha ugu weyn ee Somalia.

    • @SaadiyaAliAbdulla-th8jx
      @SaadiyaAliAbdulla-th8jx 4 หลายเดือนก่อน

      Kkkkkkkkk qabiil baa kugubaaya ee waa nin raiisalwase somaali oo dhan matalay marka jahliga alaha kaa bixiyo walaal

    • @abdiganiabdi6385
      @abdiganiabdi6385 4 หลายเดือนก่อน

      @@SaadiyaAliAbdulla-th8jx Maya isku qabiil aan nahay aniga iyo ina Mohamed Geedi laakin quf Somali waxbartay ama jaahil ah arrintana waa iskaga aragti: waaa danbiile.

  • @Ishwaaq123
    @Ishwaaq123 4 หลายเดือนก่อน +4

    Dalka Ethiopia iyo Kenya qaadatay Somali wax dhiba kuma hayso se Somali kale inu dadkiisa nabad ku haysto waa danbi?

  • @MohamedAhmed-il2bx
    @MohamedAhmed-il2bx 4 หลายเดือนก่อน +3

    Wacaleykum salaam warahmatullaah wabarakatuhu, bahda HANOOLAATO iyo martı sharaafka prime minister professor Ali Mohammad Gedir.

  • @abshiralfa4611
    @abshiralfa4611 4 หลายเดือนก่อน +2

    Ninkii ciidanka ethiopia ituu soo horkacay shacabka soomaaliyeed ee reer muqdisho ku xasuuqay suu ninkaan ma ahayn, khiyaano qaran hadii laga hadlayo isaga ayaa tii ugu xumayd galay cali mohamed geedi

  • @nasserabdi2630
    @nasserabdi2630 4 หลายเดือนก่อน +28

    Ma kan baa hadlaya maanta. During December 2006, the ICU and affiliated Islamist militias suffered crucial defeats by the TFG and Ethiopian armies, who on December 29 entered Mogadishu relatively unopposed. Although Ghedi was jubilantly welcomed to the city, his Ethiopian allies faced angry crowds who pelted Ethiopian troops with rocks.

    • @farhiaali3873
      @farhiaali3873 4 หลายเดือนก่อน +1

      Shame on you adiga mal hayasaa mid ka fiican

    • @KaysehashiimaalSaleban
      @KaysehashiimaalSaleban 4 หลายเดือนก่อน

      😅😅😅😅😅

    • @MohamedAhmed-il2bx
      @MohamedAhmed-il2bx 4 หลายเดือนก่อน +1

      That time it was matual interest of both sides.

    • @ahmedkulowabdi821
      @ahmedkulowabdi821 4 หลายเดือนก่อน +4

      Gedi did a good job

    • @raashidiinabdullahi5583
      @raashidiinabdullahi5583 4 หลายเดือนก่อน

      IF HE WAS TO BE ALLOWED TO BE IN SOMALIA AND THE NATION THERE WOULD BE NO ALSHABAB AND HE IS A GREAT LEADER WHO TRANITIONED SOMALIA INTO A BETTER PLACE AND ONLY GREAT LEADER CAN TAKE SUCH HUGE DECISIONS AND ENCOUNTER GREAT CHALLENGES SO THE TIME WAS DIFFERENT AND THE SITUATION ALTHOUGH I DONT LIKE HIS VIEWS ON BEING TOUGH IF YOU DONT SUPPORT THE GOVERNMENT LIKE HE BELIEVES DICTATORSHIP STEPS CAN SOLVE SOMALIA PROBLEMS SUCH LIKE FARMAJO OR ABDULLAHI YUSUF AND MANY OTHERS

  • @user-hy5jg6mu8d
    @user-hy5jg6mu8d 4 หลายเดือนก่อน +2

    Asc walaal sare guul wacan soomaaliyaa

  • @abdinasir2513
    @abdinasir2513 4 หลายเดือนก่อน +1

    Walaahay Ilaahay baan ku dhaartee iska daamaxkamad agtiisa ma soo mari kartid

  • @maryanxuseen5620
    @maryanxuseen5620 4 หลายเดือนก่อน +2

    Mashaa Allah pm Ali geedi

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 4 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahay ka cabdada isaga iyo rag kale waxay ahaayeen nimankii soo haliyey 50 kun oo amxaaro ah soomaaliya
    Kuwaasoo xamar ku xasuuqay dad aan waxba galabsan

  • @fabu2526
    @fabu2526 4 หลายเดือนก่อน +2

    Cali maxamed geedi oo kale baa loo baahantahay in loo dhiibo xilalka ugu sareeya ee wadanka wa wadani run yaqaan ah.

  • @user-kd6kd8yr9i
    @user-kd6kd8yr9i 4 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah
    Good point

  • @ahmedismail201
    @ahmedismail201 4 หลายเดือนก่อน +16

    Tuugi jaahilka ahaa dadkiisa Eithopian ku laayey, miyaa hadlaya? Af noolina wuu hadla Eyna wuu ciyaa,!

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s 4 หลายเดือนก่อน

      Tuugi jaahilka na cala ku dalay oromo tahay ama isaq xaran tahay dilo wan logo tama xaran

  • @mohamedcabdiwade5036
    @mohamedcabdiwade5036 4 หลายเดือนก่อน +2

    Midba midkuu ka liito soo wareyso mar cali wajiis o wuxu yahay aan wada naqano marka dacaskii amxaarada e camiilka u ahaa waxey na tuseysaa sidaad uuga aradan tahay qiyamka sharafta iyo diinta suuban

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 4 หลายเดือนก่อน +2

    Hooyadaa usheeg shacabka reer sland iyagaa go.aansaday.inay.kamgoaan.soomaaliya

  • @ahmedibrahim3070
    @ahmedibrahim3070 4 หลายเดือนก่อน +2

    Guuuuuuuuuuul somalia

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 4 หลายเดือนก่อน +5

    Fadlan ayaanloow damiirkaada dib ugu laabo oo qadari ummada somaliyeed qalbiyadooda hadaadan isyeelyeeleenin waad ogatahay wuxuu geystay dambiilahaan

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 4 หลายเดือนก่อน +2

    GHEDI sababta uu Eithopian u soo watay waxee aheed in Hg diiday inee Villa somalia ka baxdo. Waa la ogaay HG meeshee ku danbeeysay 😂

  • @AmonaSalih-hm6pe
    @AmonaSalih-hm6pe 4 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allaah ❤❤ RS ALI GEEDI❤❤ WAA SAX

  • @shijo2055
    @shijo2055 4 หลายเดือนก่อน +13

    اللهم أصلح بلادنا 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🫂🫂

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 4 หลายเดือนก่อน +2

    intaana Muse bixii la geyn ma adiga lagu geeyo 🤔 Ala mukuur badanaa kuwani

  • @abdiqanimohamoud2158
    @abdiqanimohamoud2158 4 หลายเดือนก่อน +4

    Kani miyaanu ahayn kii 20 000 oo xabashiya xamar ku xasuuqay nacas bilaa damiira

    • @user-rv4wv5ko4o
      @user-rv4wv5ko4o 4 หลายเดือนก่อน

      Waa isagii

    • @Horn-sc2hzgtdooonbbfd
      @Horn-sc2hzgtdooonbbfd 4 หลายเดือนก่อน

      😅😅😅😅😅 ninkiisii meles ayaa ku dhintay itoobiya na waa nacday geedi waa qaniis duq ah

  • @sallabdull3048
    @sallabdull3048 4 หลายเดือนก่อน +2

    RAISUL WAZAARE MR CALI MXMWD GEEDI,,AASASIHI DOWLADNIMADA SOOMAALIYA,,,MEELNA SAARAY TUGADII HG,,

  • @AhmedNuur-eg1qg
    @AhmedNuur-eg1qg 4 หลายเดือนก่อน +2

    Yarbi

  • @MM-qm7iw
    @MM-qm7iw 4 หลายเดือนก่อน +1

    Prof Geedi guul non adag oo uaqaan sifa loola.djaqmp qaaimiinta dalka qaribay..

  • @mustafakosovo5936
    @mustafakosovo5936 4 หลายเดือนก่อน +1

    Halgamaa Cali Maxamed Geedi ❤❤❤🙏🙏🙏🙏

  • @user-ml9uw2ji3n
    @user-ml9uw2ji3n 4 หลายเดือนก่อน +1

    Halka qof aa aaminsanahy hada dilo ina jano ku galaayo balayadan caloshis u shaqestaha waayey maalin uun waa xisabtami doonaa hadu alle waqti ina siiyo

  • @mohamudhassan8802
    @mohamudhassan8802 4 หลายเดือนก่อน +3

    Maashalaah professor mudane cali maxamed geedi noolaawe waa doowlad yaqaan aan cabsanin run sheeg ah waxaan dhihi la haa mustaqbalka madaxweynaha soomaalia inshaalaah
    ..

  • @grdaudabdi2506
    @grdaudabdi2506 4 หลายเดือนก่อน +2

    Adigu inaad hadashid xabashi ka hadashid kuuma haboono maanad xishoonayn shalay miyaad ilowday caasimada muqdisho aad gaysay 70 kun ethopia ah ku dileen 50 kun somali ah oo tolkaa ah oo ilmaderadaa ah hadii dowlad jirto maxkamad ina lagu saaro mudnayd

    • @Zakaria_maxamed
      @Zakaria_maxamed 4 หลายเดือนก่อน

      Wuxuu kujiraa ragiii aaasaasay dawlada maanta aad arkayso dawladaasna sidii loo aas aasi lahaa ayay kahoryimadeen teedakale xamar dad xooga ah kasoo horjeeday dawlada 50k kaan halkee ka keentay😐😐🙄

  • @sheikhadamali5693
    @sheikhadamali5693 4 หลายเดือนก่อน +1

    Taariikhda waa xabashi ku soo hogaamiyay inay Muqdisho qabsato.
    Weliba wuu hadlayaa waar wuxu indho adagaa

  • @shiineabdullahguure8640
    @shiineabdullahguure8640 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha Allah prf. waxuu u sharaxay sida saxda ah. Xasan Sh. wuu baxaa ee halala shaqeeyo hada, hana lakala saaro Xasan iyo Wadanka. YAAN LA FICILTAMIN EE HALA BADBAADIYO WADANKA .

  • @Sanka2024
    @Sanka2024 4 หลายเดือนก่อน

    Raysalwasaare hore Ali.M.Gedi xafidulaah nin dowladnimada maanta jirta wax badan ka soo qabtay. Nin ay ku wayntahay magaca somalinimada iyo dowladnimada. Waxaan dhihi karaa nin adag oo xilli adag soo shaqeeyey. Thanks to Madaxwayne Abdilahi yusuf AUN oo ay soo wada shaqeeyeen.

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 4 หลายเดือนก่อน +6

    R/w Ali Mohamed Geedi Guuleyso Weligaa Cadowgaada Cagta Ka Hoos

  • @AlexBufafa
    @AlexBufafa 4 หลายเดือนก่อน +2

    Prof ali Mohamed gedi

  • @idrisharun66
    @idrisharun66 4 หลายเดือนก่อน +2

    Dameerkaagii iskaga noqo
    Oo u khudbadee

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 3 หลายเดือนก่อน

    Waqti dhow ma arkin
    Waqti dhow
    Nin u hadlaaya hornima
    Iyo si cilmiyeeysan
    Mahadsanid🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴❤️🇸🇴🌿🇸🇴🌿

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 4 หลายเดือนก่อน +2

    Macalimuu Iyo A/rahman Abdishakur Oo Jaahiliin Ah 1992 Xamar Yimaadeen Inee Dhahaan Hanoola Sheego Golaha Shacabkana Ee Joogaan Rag Al-shabaab U Shaqeeya Sidee Loo Sheegaa Sirta Dowlada Aqliga Allah Ka Qaad Dadkaas

  • @seed3966
    @seed3966 4 หลายเดือนก่อน +1

    Asc 🇸🇴 pro cali muxammad geedi waa nin qaaliya oo wadaniya runta sheega maaha caade qaate waa nin jecel wax walba laga hor mariyo dowladnimada 👮🏽🇸🇴

  • @mohameddeeq5827
    @mohameddeeq5827 4 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah AYAANLE bro wadani ayaad tahay keep going forward teedakale aniga naftirkayga waan jeclaan lahaa Inan kusohorfariisto anigoo wax badana usoo taagnaa oo dalkeena kaso dhacay jeclaan lahaana inan dawladayda iyo dadkaygaba aan talooyin igu jira aan lawadaago ADIGANA bro ALLAHA KUXIFDIYO

  • @doondiin1774
    @doondiin1774 4 หลายเดือนก่อน

    عن أبي هريرة رضي الله عنه قال: قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: «إذا ضيعت الأمانة فانتظر الساعة. قال: كيف إضاعتها يا رسول الله؟ قال: إذا أسند الأمر إلى غير أهله فانتظر الساعة».

  • @Zakaria_maxamed
    @Zakaria_maxamed 4 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah ❤❤adeer cali maxamed geedi alle ha idin barakeeyo adi iyo madaxwayne cabdullahi yusuf iyo intii caqliga laheed ee manta somaliya dowlada u dhistay❤❤

  • @AnasYoung
    @AnasYoung 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wiilkii Males Zanawi Adigu Shalay Maxaad Sameysay.

  • @user-qd1dn2dt7n
    @user-qd1dn2dt7n 4 หลายเดือนก่อน

    Maa shaa allah
    Guul & gobonimo kuwaar abid
    Raisal wasare hore professar cali
    Maxamed oo soomaalidu u Garanayso geesi soo barbaariyay
    Dowladnimada soomaaliyeed
    Dowladii uu raisal wasaraha ka ahaa
    Isagoo sicajiib ah ula dagaalamay
    Kooxihii wajiyada badnaa ee Qawleysatada ahaa ee isugu jiray
    Mooryaan isbaarooleey ah &
    Burcad diineed dowlad diid ah ee
    Ku gabanayay diintena sharafta
    Badan ee islamka ugu danbeyn
    Professar geedi baal dahab ah
    Ayuu ugu jiraa umadda soomaaliyeed rabi swt ha inoo daayo ha inoo barakeeyo cimrigiisa
    & caafimaadkiisa❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴

  • @mohamedelmi288
    @mohamedelmi288 4 หลายเดือนก่อน +17

    War ninkan maxaad ka wareysan waa doqon weynaatee?

  • @Altodaily
    @Altodaily 4 หลายเดือนก่อน

    Sc very professional waye cali m gedi in la qariyo heshis yada dowlada calimaga ah.

  • @sumrom4818
    @sumrom4818 4 หลายเดือนก่อน +3

    Kkkkkkk Kan mid ka liita lama maqal. Huuro

    • @gigachad9879
      @gigachad9879 4 หลายเดือนก่อน

      Huuraale Aalkuliiste

  • @maryambishar1913
    @maryambishar1913 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mashalah nin xigmad usaaxib ah batahay walahi lakiin suaal ban qaba aniga madax weyna xasan waxu sonoqday madax wixi u kudhaqmayey walo jeeday marka maxaba qofkale lagu eeda hadiba xalada usan waxa kabarnenin

  • @abdirahman77
    @abdirahman77 4 หลายเดือนก่อน +1

    Blockbuster interview

  • @yousufadam6771
    @yousufadam6771 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allah
    Resawasare aqoon yahan ah
    Run buu sheegay
    Alle ha xafido

  • @abdullahinur5327
    @abdullahinur5327 4 หลายเดือนก่อน +1

    You didn't put to criminal court those who buried 47 civilian at jasiira

  • @user-oh2yq6ub3j
    @user-oh2yq6ub3j 4 หลายเดือนก่อน

    Maashaa allah waa ninwax badan og Waa geesi had uusan itoobiya keeli laheeyn muqdisho qurun bay ahaan laheey oo lama imaan laheeyn

  • @ahmedyusuf5790
    @ahmedyusuf5790 4 หลายเดือนก่อน

    Waa runtiis Ali mahamed geedi waan ku racsanahay. Somaliya waay soo noqon awodeeda

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 4 หลายเดือนก่อน +4

    Qofkii Heshiiska Dowladii Turkey Lala Galay Kasoo Horjeeda Waa Qof Al-shabaab La Jira

    • @user-zb1vr9tq5k
      @user-zb1vr9tq5k 4 หลายเดือนก่อน

      Iyo raisalwasare cali geediba

  • @daawayntadabiiciga1458
    @daawayntadabiiciga1458 4 หลายเดือนก่อน +1

    Miyaadan ahayn kii itoobiya keenay ee boqolka kun ee qof ku dilay hala kala xishoodo

  • @mohammedwarsame9530
    @mohammedwarsame9530 4 หลายเดือนก่อน +12

    Cali maxamed geedi hadalkiisa waa naag shuubo ah oo sharaf kahadleyso😅 ninkii caasimada Ethiopia keenay soomaaha

    • @FootballHighlightsForYou
      @FootballHighlightsForYou 4 หลายเดือนก่อน

      😂

    • @Horn-sc2hzgtdooonbbfd
      @Horn-sc2hzgtdooonbbfd 4 หลายเดือนก่อน +1

      😅😅😅😅😅😅

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 4 หลายเดือนก่อน

      Nin rageed

    • @user-de6lm4wn9c
      @user-de6lm4wn9c 4 หลายเดือนก่อน +1

      Lagaroone Adaa shuubo Ah bastar cuqdadeysan dabada xiro

    • @ahmedhersi9169
      @ahmedhersi9169 4 หลายเดือนก่อน +1

      @@user-de6lm4wn9c Kuwii uu amxaaradu hablahooda Muqdisho ku fuushay,ka dibna dhashay miyaad tahay? Hadaad xalaal ku dhalatay oo aad ogtahay nin kani wuxuu sameeyay maad hadasheen.

  • @sumrom4818
    @sumrom4818 4 หลายเดือนก่อน +1

    Shacabku waa cashuur bixiye adiguna cashuur cune. Inkaartii way kaa muuqataa

  • @diriyemohamed7061
    @diriyemohamed7061 4 หลายเดือนก่อน +1

    Digii ow daadiyay aa wili qoyan qain wadanka waaba im asaga laga bilowaaa

  • @nimamahamoud6142
    @nimamahamoud6142 4 หลายเดือนก่อน

    Waa roun adalkakou Allah akou hafido Moudaney Cali Geediyow Amin Yaa Rabi .

  • @SakiQalbi
    @SakiQalbi 4 หลายเดือนก่อน

    Cali Maxammad Geeddi waa Raysal Wasaarihii hore ee Soomaaliya 2004-2007.
    Waxa uu ka tirsanaa NSS tii dawladdii Siyaad Barre AUN.
    Waxa uu bartay Xannaanada Xoolaha isaga oo illaa Masters ka gaadhay.
    Waa nin Soomaali aad u yaqaan.
    Well done Mr Geeddi.

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 4 หลายเดือนก่อน +16

    Ayaanloow maanta waxaad go'aansatay inaad chennelkaan na nacsiiso sxb ninka xun oo hadli lahaa dunina kuma noolo xayawaankaan

    • @2pacyt980
      @2pacyt980 4 หลายเดือนก่อน +2

      Adiga comment iskga nafis h.wase khawarij aya tahy

    • @TruthNeverHurt462
      @TruthNeverHurt462 4 หลายเดือนก่อน +1

      Oromo afsomali bartay kufahanay

    • @Degaliah
      @Degaliah 4 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂 halonacoo arsenal oo dhan bu meshaa kenaa

    • @raashidiinabdullahi5583
      @raashidiinabdullahi5583 4 หลายเดือนก่อน

      ARGAGAXISO DOWLAD DID YA DHAGESANA

    • @user-eb5ow4sw9t
      @user-eb5ow4sw9t 4 หลายเดือนก่อน

      Tag cid kutabee ma jirto nacasyahay

  • @lujisomalistar1522
    @lujisomalistar1522 4 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah wareysi aad u'xiiso badan oo wax badan kafaa'iideystey.
    Waa ku mahadsan yahay Ra'isu-Wasaahani hore mudane Cali Maxad Geedi oo ah ah aqoon yahay wax badan ka'og siyasada Somaliya iyo halka ee kajirto habacsananta.
    Somaliya waa u'bahan tahay saaxib dhow oo awood leh oo kacawin karo sidey ugasoo bixi lahayeen muqdiga,
    Marka hadii walalheen Turkiga oo ah suni Muslim in aan wadashaqeen yelano sidey nooga difacan waxa aan maanta qaban karin hadana siiya tabar, kobcin dhaqale iyo horumar dhankasta iney Somali siiyan aniga shaqsiyan waa soodhaweynaya. Turkey waa walaal weyn oo maanta u'bahanahey.