Siduu u dhacay aaskii loo sameeyay Maxamuud Geelle Yuusuf.?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2024
  • Please subscribe, like, share and comment

ความคิดเห็น • 127

  • @issehassen4203
    @issehassen4203 4 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahey ha unaxariisto janadii fardowsa ilaahey ha geeyo aamiin

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 4 หลายเดือนก่อน +4

    Asc wuxuu wax kusoo bartay dawlad dadkeeda dadkeeda dìinteeda ka fikiraysay wadani ayuu ahaa allow u naxariiso isaga iyo umada soomaaliyeed intii dhimatay ee wadaniyiinta umada soomaaliyeed ahaa insha allah aamiin aamiin aamiin 🇸🇴

  • @axmedjihaad7747
    @axmedjihaad7747 4 หลายเดือนก่อน +2

    Allh u naxariisto oo janatul firdowsa Aclaa ha siiyo. waxuu ahaa nin qaran oo dadkiisa iyo dalkiisa jecel waa nii aad ugu weyneyd wadaniyada.

  • @muxammadx.sulayman6524
    @muxammadx.sulayman6524 4 หลายเดือนก่อน +1

    Innaa Lillaahi wa Innaa Ilayhi Raajicuun!
    Allaahuma Arxamhu Fii Jannaatika Almarxuum Muxammad Geele Yuusuf. Allaahuma Aqfir li Dunuubihii wa Nawir Qabrahu Biliimaan. Aamiin.

  • @maxamedxadhigle3975
    @maxamedxadhigle3975 4 หลายเดือนก่อน

    allah ayaa kula xisaabtamaya wuxuu dhiig daadiyey uu umad xasuuqay

  • @abdirahmanmk1641
    @abdirahmanmk1641 4 หลายเดือนก่อน +3

    Admiraal.geelle..taloski.ciidanki.badfa

  • @yousufabdi74
    @yousufabdi74 4 หลายเดือนก่อน +2

    dhamaan dadkii soomaaliyeed ee dilka xaqdarrada ah ku xukumay qabrigay ku sugayaan, oo ay ku jiraan culimadii la dilay 1975kii.

    • @fawsiamusa6354
      @fawsiamusa6354 4 หลายเดือนก่อน +1

      Adiga inuu kuxukumo ayaa fiicnayd becouse moriyaan cuqtadaysan baa tahay oo qashin ah mayd xantaa maayo mayrto allaha unaxariisto Amiin

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky 4 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay isaga iyo ibliiska meel haku wada cadaabo. Aamiin

  • @yasinmohamed8311
    @yasinmohamed8311 4 หลายเดือนก่อน

    Alla muxuu umad dulmiyey !!muxuu culimo laayey !! Muxuu dad siyaasiyiin ah xasuuqay !!muxuu dhinyaro wax baratay mustaqbalkoodii God madow Ku ridey !!! Muxuu umad islaam ah dulmi Ku xukumay !!! Muxuu ubad somaaliyeed oo nabad Ku seexday agoomeeyey !!! Alle haloo daayo isagaa wax walba oge

  • @meheriboy6471
    @meheriboy6471 4 หลายเดือนก่อน

    ALLAHA UNAXARIISTO GEELLE WAXUU AHAA MUWAADIN DALKIISA JECEL

  • @berwakosayid1528
    @berwakosayid1528 4 หลายเดือนก่อน

    Allah ha unaxariisto

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahay hawnaxariisto waxaa igu maqala inuu arinaha ciidsmada meel sare ka gaaray wuxuuna ku suntanaa wadanimo

  • @umuraxma7268
    @umuraxma7268 4 หลายเดือนก่อน +2

    Le hau naxariisto wax isdili jiray maba jirin kuwa hada jooga aya kaxun oo afka kuu cadayn kuna dili

  • @calidhakalaf4121
    @calidhakalaf4121 4 หลายเดือนก่อน +1

    AHUN admiral maxamuud galle yuusuf

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 4 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha unaxariisto wuxuu ninkii ciidanka bada soomaaliya dhisay

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 4 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha unaxariisto jeneraal geele taliyihii ugu joreeyey ciidanka bada soomaaliya waaguu joogey bada soomaaliya Hal maalin malagu soo xad gudbin maantana abey ayaa rabo bada inuu naga xoogo wuxuu arkey daciif inaan nahay

  • @abdirahmanmk1641
    @abdirahmanmk1641 4 หลายเดือนก่อน +1

    Alla.ya.raxma.raximiin

  • @faisalhersi5681
    @faisalhersi5681 4 หลายเดือนก่อน +1

    Geesi bu aha dalkisa u so shaqeyey Allaha u Naxaristo

  • @aliismael585
    @aliismael585 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ma odhan karno ilaahay ha u naxariisto calanka buluuga waa dhiigya cab inla saaro maydkiisa xaq uma lahayn qacaqabada u dhex ayaa somaliland iyo Somalia waa tan ookale ragii denbiga galay waa hal yey qaran

    • @salebanmohamedmahmoud2483
      @salebanmohamedmahmoud2483 4 หลายเดือนก่อน

      soomali nimankii qarxiyay waa adiga juudaanka waa dhamatay cabaadkii aad lasotagneden ilmofircoon

  • @yahyaabdi7664
    @yahyaabdi7664 4 หลายเดือนก่อน +1

    Illaah ha unaxariisto wax kisto ahaaba dad badan hada jooga 1000 mar ka xun

  • @shamhadsaid692
    @shamhadsaid692 4 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay hau naxariisto

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy 4 หลายเดือนก่อน +2

    Geele alle ha u naxariisto wuxuu ku adkaa nadaamka dawladnimo wuxuuna xukunada dilka ku ridi jiray qaran dumis qofkii lagu helo iyo jaajuusiinta u adeega dawladaha shisheeye kaalintii uu ka soo qaatay dawladnimadana wataa manta banaanaatay ee Eithopia iyo Emarats loo wada jaajuusayo

    • @axmedmowlid8786
      @axmedmowlid8786 4 หลายเดือนก่อน +1

      Ragii Ay Ay inqilaabka Wada Dhigeen Sida Caynaanshe Iyo Gabayre, Yay Basaasayeen??? May Jirin Lkn Waxay ahayd Uun hebel Is Dhaafi, kuwii Sidaa Lagu Laayay Iyo Iasagiiba Caawa Xagay ku Danbeeyeen Adiga iyo Aniguna Halkeebaynu Ku Danbayn?
      Ku Darsooo Culimadii XAQA ku Dhawaaqday Iyaguna Yay basaasayeeen??
      Waa ragii Cadaalad Daradoodu Soomali U Burburtay Ee Sababtay SNM IYO USP ay Sababtooda Ku Aas aasmeen.
      Waxaan Qabaaa Isaga Iyo Ragii La Midka ahaaa Inay Kow Ka Yiihiin Cadaalad Iyo Burburka Qaran Jabka Keenay Ee wadanka Ka Dhacay.
      Lkn Muhiim Maaha Waxa aad ka aamin santahay Iyo Waxa anigu Aan Ka Aaminsanahay ee Waxa La Hortagi Cadaalada Rabi halkaasanaaa Lagu Kal Bixi Maalin Dhaw.

    • @user-jk7uz5cs5h
      @user-jk7uz5cs5h 4 หลายเดือนก่อน

      Dalim ayuu ahaa
      Ilaa jahanam

    • @AliHassan-cx5dy
      @AliHassan-cx5dy 4 หลายเดือนก่อน

      @@user-jk7uz5cs5h muuse bixii baa ka xun oo dircoona

  • @NuuraCumar-zo8vd
    @NuuraCumar-zo8vd 4 หลายเดือนก่อน +2

    Ale. Haunxriisto. Jantafadwsu. Ale hageeyo

  • @mohamedabdo1458
    @mohamedabdo1458 4 หลายเดือนก่อน

    Allah u naxariisto

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 4 หลายเดือนก่อน

    Allah unaxariisto

  • @cabdi-hosh
    @cabdi-hosh 4 หลายเดือนก่อน

    Run sheeg waa ceeb sheeg , admiral qarow

  • @nathra7351
    @nathra7351 4 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay cadaabta haku fogeeyo ishalah

  • @abdikadiribrahimali8868
    @abdikadiribrahimali8868 4 หลายเดือนก่อน +2

    Allaha uraxmado

  • @Vonaark28
    @Vonaark28 4 หลายเดือนก่อน

    War meydka iska daaya, wuxuu ahaaba Ilaahiis buu horjoogaa.

  • @ahmedabdi5805
    @ahmedabdi5805 4 หลายเดือนก่อน +1

    Culimadii 1975 ninki xukumay

  • @MohamedHassan-nv1gm
    @MohamedHassan-nv1gm 4 หลายเดือนก่อน

    Wuu Bakhtiyey Allah Ayaa Cadaabkiisa Ku Abaal Marin Doona

  • @teacheryusufmohamud3926
    @teacheryusufmohamud3926 4 หลายเดือนก่อน

    Kkk.nagadhaaf

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 4 หลายเดือนก่อน

    Faqash Faqash dhashay gacan Ku dhiigle geelle

  • @munasagal2496
    @munasagal2496 4 หลายเดือนก่อน

    Allow samhariir iyo jahanaba gee aamin

  • @zahrasaidmohamed7927
    @zahrasaidmohamed7927 4 หลายเดือนก่อน

    Waa.lakala horaynayaa idikaa ku xiga

  • @cabdisalancabdullahi1975
    @cabdisalancabdullahi1975 4 หลายเดือนก่อน

    Dhamaan waa shayasdiin alle ka fourteen waaye

  • @hooyoxabiibo7058
    @hooyoxabiibo7058 4 หลายเดือนก่อน +1

    Asc.walaalayaal.inageele.yuusufwaadhintay.maantaxan.noogamabaahna.isaga.iyo.allihiis.kuwiina.maanta.noolowqabyaaladdaiska.ilaaliyainaragoow.guryaha.nagiiburburbaakusocdafuriinkibaabatay.masuuliyadiinaqaata.gabdha.iyocaruurahasiweyn.uxajiya

  • @warisyusuf4433
    @warisyusuf4433 4 หลายเดือนก่อน +1

    Dadka caayaya meydka Alahii idin abuuray kacabsada qofwalba xisaabtiisuu leeyahay

  • @Abdullah-rs7tm
    @Abdullah-rs7tm 4 หลายเดือนก่อน

    Hooyadaa u sheeg

  • @abdinur6152
    @abdinur6152 4 หลายเดือนก่อน

    Wallee waa yaab in la arko qof ina Geele amaanaya asagoon ku hayb ahayn

  • @Romeo1795
    @Romeo1795 4 หลายเดือนก่อน

    Dad basan ayaa ka naxaayo markay maqlaan geele

  • @muqtaromar8581
    @muqtaromar8581 4 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay Ayaan been u sheegtay faarax qaroow.

  • @user-pq8rw7mf1e
    @user-pq8rw7mf1e 4 หลายเดือนก่อน +1

    Dhiig yacab soomaali haldoorkoodii maxkamad kusheeg ku xasuuqay

    • @cabdi-hosh
      @cabdi-hosh 4 หลายเดือนก่อน

      Shuute sow ka ahaay

  • @abdirahmanmk1641
    @abdirahmanmk1641 4 หลายเดือนก่อน

    M.....geelle.yuusuf.ilaalliyihii.qaranka..sharci.wershed.bangi.caafimaad.beer.xaq.agoon.dhul.saffaarad.dulmi.kibbir.jabhad.tororist..xadguddub.saqajaan..iyo.ceebo.farabadan.ayuu.hortaagna

  • @abdikadiribrahimali8868
    @abdikadiribrahimali8868 4 หลายเดือนก่อน

    Xanta maydki waa danbi isaga allaah usudaa

  • @user-bm8uy7ut4v
    @user-bm8uy7ut4v 4 หลายเดือนก่อน +2

    ninkan iyo gaalkii af wayne fircoon bay isku cadaab gelayaan insha aaalllaaah nacdaal baa ku taal bakhtigaa aay sidaan

    • @user-ex9qq4bs9i
      @user-ex9qq4bs9i 4 หลายเดือนก่อน +1

      Laga roone Iidoor Cadaabta furaheeda haddii uu Laangaab Iidoor ahi hayo qof Daarood ahiba ka dhedhemiyeen! Ilaahow Laangaab ciillan Caddaalad ha inoogu dhiibin!

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 4 หลายเดือนก่อน +1

      ​user ciil qabe iidoor baad tahaye ina abaarsaw adeerkaa muuse juudaan dhiigyacab oo la ogyahay intuu dad islaama xansuuqay maato iyo caruur waxna laayey waxna oogeemeyey ahna ninka soomaaliya ugu dhiigyacabsan ugu xansuuqa badan ayaad mujaahid u taqaan dabacuyuunaw iska ooy qadhmuunyahaw xanuunsanayaa

  • @user-lz2hd6gm1x
    @user-lz2hd6gm1x 4 หลายเดือนก่อน

    Allaha u naxariisto, Janatul Firdousa Allaha ugu deeqo, aammiin...
    Admiral Maxamud Geele Yusuf, wuxuu ahaa Waddani, Geesi, Askari
    ku dhaata Ciidda, Calanka iyo Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
    Qoyskii, ehelkii, qaraabada oo dhan samir waasic ah Allaha ka siiyo,
    AAMMIIN...

  • @omarnuh
    @omarnuh 4 หลายเดือนก่อน +2

    Allah Yarhamahu Marxum Mohamoud Gele Yusuf kuna Suntanaa Wadani aan Aqoon kanaa kuxiga
    Xigmadaha laga hayo waxaa kamida inuu yiri sharci Ninkii jideeyuu qabtaa
    Maalinbuu guriga kusoo iloobay Koofiyadiisii markuu Xafiiska yimid ayuu is arkay inuu bilaa Koofiyad yahay
    isagaa is Xumay iskuna qaaday Qodobkii ahaa Koofiyad halmaan Madaxda hada joogta malaga helayaa Geelo oo kale waa maya

  • @Abdullah-rs7tm
    @Abdullah-rs7tm 4 หลายเดือนก่อน

    Cadaab maanta ayaa u kow ah

  • @bashman345
    @bashman345 4 หลายเดือนก่อน

    Ma isagaynu u oynaa mise kuwuu dilay ayagoon wax qudhooda lagu gooyo galabsan?
    Ubadkii iyo xaasaskii ay ka tageen ee Soomaaliyeed miyey qabataa in ninkii aabahood dilay lagu hor amaano? Kuwuu dilayna loo ducayn waayo?
    Bal aduunyada uugu doode ee ILaahayn (SWT) hortiisana aynu eegno cida looyar uuga noqota

  • @user-vw4fv3yh1r
    @user-vw4fv3yh1r 4 หลายเดือนก่อน

    Asc qof islaam ah oo ku salaan dab lagu salaamayaa bal soomaaliyey ka waran taas waxaan u arkaa camal gaalnimo ah oo cad oo aan la aqbali karin golaha baarlamaanka waxaan ka codsanayaa in mooshin laga keeno lagu joojinaayo arintaas foosha xun

  • @rashiidhassan7963
    @rashiidhassan7963 4 หลายเดือนก่อน

    Waxa kahoreya uxu gaystay

  • @cabdiqaadirxaaji9236
    @cabdiqaadirxaaji9236 4 หลายเดือนก่อน

    Minkastaba.way sharfayaan.miyasnay.ilahay.ka xishoonayn

    • @salebanmohamedmahmoud2483
      @salebanmohamedmahmoud2483 4 หลายเดือนก่อน

      ooy dameeray ahaw dalka cunay aday kuhaysataa bal is daahiri aanku aragnee meeqaad cuntay adoo dawlo ku amrin soomali

  • @Abdullah-rs7tm
    @Abdullah-rs7tm 4 หลายเดือนก่อน +3

    Wuxuu ahaa dadkii ugu xumaaa ee soomaali soomara

  • @aliismael585
    @aliismael585 4 หลายเดือนก่อน

    Laakiin dad badan buu laayey

  • @xkadedkardhow3534
    @xkadedkardhow3534 4 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay kuumaa naxdiirsto maxuu dad laayay. Xukun dil ah imisuu ku xakumay maantaad ka jaabi.dhagar qabe.dhiigya cab. Maanta ka jaab..

    • @salebanmohamedmahmoud2483
      @salebanmohamedmahmoud2483 4 หลายเดือนก่อน

      lakafa mislihiii adiga xitaa malaa,gtaa kuujawabaysa xaranyahaw

  • @user-bm8uy7ut4v
    @user-bm8uy7ut4v 4 หลายเดือนก่อน +1

    ilaahay naarta ha ku fogeeyo aamiin aamiin

    • @xkadedkardhow3534
      @xkadedkardhow3534 4 หลายเดือนก่อน

      Ilaahay cadaabta kugu fogee dhagar qabe imisuu dad laayay .

    • @suumaya-ds3bk
      @suumaya-ds3bk 4 หลายเดือนก่อน

      War bal illah kabaqa meyd lama habaree mida kale waxow qabtay akabadan waxa lahaleyo mida kale

    • @salebanmohamedmahmoud2483
      @salebanmohamedmahmoud2483 4 หลายเดือนก่อน

      lakaba mislihii meeqaad gadaashiisa disheen xaaranyahay

  • @Abdullah-rs7tm
    @Abdullah-rs7tm 4 หลายเดือนก่อน +1

    Isaga iyo inta sidaba alla ha dhibo

    • @user-by2ll9bz6f
      @user-by2ll9bz6f 4 หลายเดือนก่อน

      Bismillahi cabdullahi wlle u duce wuxu ahaba xisabtisa wu hellay wan ognahay inu yahay ninki diltogasho ku xukumay wadadadi la toogtay 1975

  • @user-bm8uy7ut4v
    @user-bm8uy7ut4v 4 หลายเดือนก่อน +2

    ilaaahaay cadaabta ugu xun ha ku fogeeeyo ilaahay jarka forcoon ha ka dhigo aamiin aaamiin

  • @user-fo3sj7ud3d
    @user-fo3sj7ud3d 4 หลายเดือนก่อน +2

    alla kuu ma baxariisto

    • @salebanmohamedmahmoud2483
      @salebanmohamedmahmoud2483 4 หลายเดือนก่อน

      lakaba mislihii adigana sidaad illaahay ugubariday adna hakaajizeyo xaaramiyahaw

  • @Abdullah-rs7tm
    @Abdullah-rs7tm 4 หลายเดือนก่อน

    Jaahilbuu ahaa

  • @zahrasaidmohamed7927
    @zahrasaidmohamed7927 4 หลายเดือนก่อน

    Soomaali baa.lasheeganayaa maydkii baa lacunayaa waxba laysuma ahan been yaan laysu sheegin

  • @user-pc6kt3ky8t
    @user-pc6kt3ky8t 4 หลายเดือนก่อน

    Miuqdila dumdumo gugumuhu galo hadba jalbis baa dhimaanayo

  • @yarka4574
    @yarka4574 4 หลายเดือนก่อน

    Sheeydaankii Afweeyne Dictator ahaa ayuu Dulmiga uqaabilsana. Kan faa'iido malaheeyn Shaqaale Afweeyne ayuu ahaa, iska'aasa Alahana Unaxariisto. 🙆

  • @cabdiqaadirxaaji9236
    @cabdiqaadirxaaji9236 4 หลายเดือนก่อน +2

    Alla kuuma naxariisto.muxuu.dulmi.xukumay.muxuu.dad xaqdari.ku.dilay.maantuu.ayuu.hor tagay.maxkamadii.ilahay.afweyne.ha ku difaaco.maanta.jahama jahanama.jahanama.aamiin.aamiin.aamiin

    • @salebanmohamedmahmoud2483
      @salebanmohamedmahmoud2483 4 หลายเดือนก่อน

      lakaba mislihii sidaad illaahay ugubariday allaha kugu celiyo xaraanyahaw

  • @cabdiaskari1640
    @cabdiaskari1640 4 หลายเดือนก่อน

    Doofaar bakhtiyey weyaan jaxiima ayaa lagu ridayaa isaga kuwii horti bakhtiyey

  • @user-lb4ub5nd3b
    @user-lb4ub5nd3b 4 หลายเดือนก่อน

    Eyga ka waramaaya taariikhdiisa isaguu la mid yahay maanta ayuu abaalkiisii ilaahay marinayaa haduu xumaa iyo wanaagsanaa rabigii daalacanaayey ayaa xisaabtiis og

    • @user-jk7uz5cs5h
      @user-jk7uz5cs5h 4 หลายเดือนก่อน

      Geele umada wuu laayay

  • @calidhuuxsheikhabdi9629
    @calidhuuxsheikhabdi9629 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahay wuxu muteystey hamarsiiyo

  • @user-fo3sj7ud3d
    @user-fo3sj7ud3d 4 หลายเดือนก่อน

    waa ku haysataa

  • @awilgiire5355
    @awilgiire5355 4 หลายเดือนก่อน

    😂😂 ninkii culumada laayey.

  • @Mohamedmahdiismail-wv6kx
    @Mohamedmahdiismail-wv6kx 4 หลายเดือนก่อน

    LLAXDANSHANU FAQASHTU BAY JAXIMA IYO SAMAHARIRA ALLAH HAKU HOOYE

  • @haweeyamaxamed3493
    @haweeyamaxamed3493 4 หลายเดือนก่อน +1

    HAL WADAAD IYO GEN CAYNAANSHE LAISKA DILEY CAAWA WAY GARAN INA SIYAAD IYO GEELE KA DHEER NAXARIISI

    • @salebanmohamedmahmoud2483
      @salebanmohamedmahmoud2483 4 หลายเดือนก่อน

      meeqaad disheen hooyo umulah ,meeqaad qaxiseen oobadaha katalabiseen amardawlo aya lagudilay meeqaad maskiin dhacday adoocaynanshe uaaraya maxaa wabiyada uduugtay maxaa saqiirada ukufsaten

  • @user-lb4ub5nd3b
    @user-lb4ub5nd3b 4 หลายเดือนก่อน

    Calankii shaydaanku caabdaayey bay huwiyeen baga ayey leeyihiin shacabka togdheer

  • @nathiir1
    @nathiir1 4 หลายเดือนก่อน

    Shuuci, dilaa ah, alle iyo diintiisa la dagaalamey ayuu ahaa, ilaah haka jaro isaga iyo afweynihii xilka u dirsadeyba dhiigii 10 kii culimada ahaa.
    Xasan in uu culimo horteed ka qiro in culimadaa la dulmiyey kii dileyna qiiymeeyso ma cadaalad baa
    ومن يظلم منكم نذقه من عذاب االسعير

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 4 หลายเดือนก่อน

    Mudane kuna qabanac sanid miyaa onuu kaa weynaa marxuunku labo sano

  • @The_Observer0000
    @The_Observer0000 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahay cadaabta haku fogeeyo.

    • @salebanmohamedmahmoud2483
      @salebanmohamedmahmoud2483 4 หลายเดือนก่อน

      adigana sidookale cajuus iyo cajuusad waxaad tahay

    • @The_Observer0000
      @The_Observer0000 4 หลายเดือนก่อน

      @@salebanmohamedmahmoud2483 Adigana Sidoo kale.

  • @Abdullah-rs7tm
    @Abdullah-rs7tm 4 หลายเดือนก่อน +1

    Alla ha hakugubo qabriga shexdiisa

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 4 หลายเดือนก่อน

    Koleey maxkamadaas waxay ahayd dulmi oo lagu daadiyey
    Dhiig dad masaakiin ah
    Anigoon magac sheegaynin
    Iyaga iyo alahood

  • @ahmedgaileh
    @ahmedgaileh 4 หลายเดือนก่อน

    WAAR MIYAANU NINKA LA SHEEGAYAA AHAYN GACANTII UU GACAN-KU-DHIIGLE AFWEYNE WAX DILI JIREY EE U FADHIYEY MXKAMADDII GAWRACA SOMALINIMADA.
    AAKHIRO XISAAB IYO CADDAALAD SAXA AYAA U SII TAAL ISAGA IYO INTII LA MIDA.

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 4 หลายเดือนก่อน

    Kolley dadkii uu dilay ayaa ka horreya.

  • @YuusufJeeri-tv2tm
    @YuusufJeeri-tv2tm 4 หลายเดือนก่อน

    Maxamuud geele haduu fiicnaa ninxunba majiro faaraxoow maxkamada badbadada lagumaso taagin ee dil laguguma xukumin adigoo waxdanbiya oo aadangalin taas alaha kaacafiyo gadaashaa ayuu waxkudheeĺay ilaahiisa ayuulahortagàyaa meel anwaxlainkirikarin adiga kuumataal ogoow taas

  • @haweeyamaxamed3493
    @haweeyamaxamed3493 4 หลายเดือนก่อน

    DHIIGGII CULUMADA SABAB MAXAA U MALAYN QABBRIGAAS QARAN IYO KACAAN TOWBO MA NOQDAANO AAKHARO WAR JIRAA ĢEELE AFWEYNE HAL WADAAD CCCCCXISAABTIIS MA KA BIXI KARAAN

  • @haweeyamaxamed3493
    @haweeyamaxamed3493 4 หลายเดือนก่อน

    KACAANKII HA U NAXARIISTO MEEQA QOYS BAA AABO KA DISHAY NAAR KU BUSHAAREYSO KAN MA SOMALIA LA SHEEGTAA

    • @salebanmohamedmahmoud2483
      @salebanmohamedmahmoud2483 4 หลายเดือนก่อน

      meeqaa agoonjoogto ooaad qaraxkudishay ookadanbaysay meeqaa abaarso qomolud kadhigtay ooya ilmo abagadhe

  • @yasinmohamed8311
    @yasinmohamed8311 4 หลายเดือนก่อน

    Maxaa qabriga kaga horeeya dhiig iyo xarig iyo xasuuq umadeed oo uu si aqoon dari ah uu u xasuuqay oo wax aanay u aanoobin u Ku laayey maanta dhimey ee maxaa arwaax uu si kibir iyo ciyaar ah u laayey walee awood ilaah baa iska leh laakiin sida laaynoo sheegay kani Waa hoogi

  • @Calicumar
    @Calicumar 4 หลายเดือนก่อน

    Ninkani wuxuu dil ku xukumay dad ban aan wax danbi ah galin, sababa ugu waawayn ee dagaalku uga qarxay Somalilnd, Waa nasiib daro inadaan ka waramin dadkii uu xaqdarada ku xasuuqa, been baad sheegteen, sedee baad u odhan kartaan midnimaan donaynaa idikoo danbiilayashii dadka madhiyay amaanaya

    • @HusseinNAbdi
      @HusseinNAbdi 4 หลายเดือนก่อน +2

      Mujaahid Dhego weyne ka waran 1978kii gobolada dhexe dadka ku xasuuqay bargadihii ku burburiye ceelashiina sunta ku shubay dumarkii uurka lahaana ku dooxay? Sxb haddaad kadaa gadaal marsato oi aad weliba mujaahid ugu yeerto sideed midkale ku eedo. Wixii dulmi galay Alleh baa qiyaamaha kula xisaabtami doona.

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 4 หลายเดือนก่อน +1

      Calicumar adeerkaa muuse juudaan dhiigyacab waa ninka la hubo ilaa afarkun oo qof inuu xansuuqay marka ilaa boorame qaxoontigii hargays ilaa laascaanood ku laayey ka waran mujaahid baad u taqaan dadkii iidoor xansuuqay ma gaajay ahaayeen ciilqabaw ina abaarsaw

    • @Calicumar
      @Calicumar 4 หลายเดือนก่อน

      Waan kugu raacsanahay in wixii dulmi galay aan la qarin waa qabiilkayga dartii , wax ala wixii cadayn lagu hayo raali baan ka ahay in maxkamad la taago, laakiin waxiina aad sheegasaan beeno aydaan hubin maa ku jira, markaa anigu waaan hayaa cadamo badan oo aan muran gali karin @@HusseinNAbdi

  • @maxamedaxmed3683
    @maxamedaxmed3683 4 หลายเดือนก่อน

    Runtu waa in mid ka mid ah shayaadiintii Soomaaliyeed maanta ku hoyday tuu shaqaystay.
    Waar dadka ha laga waaniyo bahalnimadii Geele

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 4 หลายเดือนก่อน

    Mujrimiintii Somaliyadii berigaa ayuu kuwa ugu ka mid ahaa mujrim arcane daran oo dambi la’aan dadka ku laaya isagoo mujrim kii Afweyne raaci gelinaya . Ilaahay kuu ma naxariisto ku waar naaraha ta ugu Zamhariira .Ilaa jahanam yaa kalb.

    • @salebanmohamedmahmoud2483
      @salebanmohamedmahmoud2483 4 หลายเดือนก่อน

      adigana sidookale gadaashiisa illahay kadaba geeyo intaad kuhabartay maceda noqo aamiin

  • @abdullahinur5327
    @abdullahinur5327 4 หลายเดือนก่อน

    Daaroodo waalaahi gaallow ayaa tihiin ma geele ayaa faaninaysa .kun nin ayuu toban kun oo shilling ku dilay

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 4 หลายเดือนก่อน +1

      Adeerkaa muuse juudaan intee xansuuqay maato iyo ciyaal ilaa masaajido iyo isbitaalo burburiyey

  • @siciidcartan7571
    @siciidcartan7571 4 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay naarta jahanamo ha ku fogeeyo.
    imisa qof oo muslimiin ayuu dulmi ku dilay

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 4 หลายเดือนก่อน +1

      Adeerkaa muuse dhigyacab juudaan ka waran intuu dad islaama xansuuqay

  • @khadaradamoffcial5340
    @khadaradamoffcial5340 4 หลายเดือนก่อน

    Daalin daalin dhly Ale uma naxrste😡

  • @somalilandwaamuqadas4405
    @somalilandwaamuqadas4405 4 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay cadaabka haki fogeeyo wuxuu umad dilku xukmay ilaa culimadii lalaayay kaas alah uma naxariisto