Waxaan Tagey Mareykanka 🇺🇸 Xarunta Google | Maxaan Ku Soo Arkey?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 พ.ค. 2024
  • Halkan Iska Diiwaan Gali : courses.facakoraya.com/
    Numberkan La soo xidhiidh wa.link/t7ji7y
    Silicon Valley.
    🍿 WATCH NEXT:
    7 Qaab Ood Online Lacag Uga Sameyn Kartid: • 7 Qaab Ood Online Laca...
    Aduunku Waa Isbadaley 2022 ChatGPT: • Aduunku Waa Isbadaley ...
    Sameyso Maskax Labaad!!: • Sameyso Maskax Labaad!! 🛑
    Ganacsi Ha Bilaabin Hadii Aadan 9 Arin Aadan Sameyn: • Ganacsi Ha Bilaabin Ha...
    MY COURSES:
    👨🏽‍💻 Courses - courses.facakoraya.com
    MY OTHER SOCIALS:
    📱 TikTok - / warsame_bade
    📸 Instagram - / warsamebade
    🎥 Facebook - / warsamebade101
    GET FREE MONTHS:
    Shopify 3 months Free Link. shopify.pxf.io/facakoraya
    Canva 1-month FREE Link: partner.canva.com/facakoraya

ความคิดเห็น • 58

  • @apdirahmansalepan3107
    @apdirahmansalepan3107 หลายเดือนก่อน +4

    Warsame Dhado Hassan Ad bn ku xasusta zp wa mid ka mid ah Dhalinti Ad Bodhinki Borama wda Dhigan jirten 👏

  • @HODOBAYLEE
    @HODOBAYLEE หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah mahadsanid macalin❤

  • @mubashirabdilahi3160
    @mubashirabdilahi3160 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid wll

  • @user-yu6sq5es6y
    @user-yu6sq5es6y หลายเดือนก่อน +3

    Ustaad muqaalad soo badi muuqalada waa muuqaalo fiican please soo badi 🙏🤝

  • @fikradkaabe
    @fikradkaabe หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid ustaad

  • @cabdinaasir5493
    @cabdinaasir5493 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid ustaad ❤❤

  • @HassanAli-qg4tg
    @HassanAli-qg4tg หลายเดือนก่อน +1

    Thanks ustaad.

  • @direxey_official0
    @direxey_official0 หลายเดือนก่อน

    Ustaad waan ku salaamey

  • @user-hd3lb2dz7x
    @user-hd3lb2dz7x หลายเดือนก่อน +1

    Thanks ustaad aad baan ku dhagaysataa

  • @XaldoonTv
    @XaldoonTv 27 วันที่ผ่านมา

    Good information, keep it up bro.❤❤

  • @SOMTRUCK480
    @SOMTRUCK480 หลายเดือนก่อน

    Wasame bade I really support you, keep it up

  • @ENGAdnan15
    @ENGAdnan15 29 วันที่ผ่านมา

    Thanks

  • @AbdullahiDahir-es6sj
    @AbdullahiDahir-es6sj 28 วันที่ผ่านมา

    War zxp jawaabmalaheedin miyaa baa iisoojawaabti waan lahadlay wax kudhahayaan soodhawoow bas jawaab kale Kuma said nayaan

  • @rudwankhaan2373
    @rudwankhaan2373 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad waxn kaa codsanynaa inaad coursada noo jabiso waayo aad iyo aad waa qaali markaa noo jabi please🙏🥹

  • @asmaamohamedomar1227
    @asmaamohamedomar1227 หลายเดือนก่อน

    Masha allah ustaad

  • @maxamedcabdi9660
    @maxamedcabdi9660 หลายเดือนก่อน

    Guulayso

  • @Muraad_tech
    @Muraad_tech หลายเดือนก่อน

    Homar wacan ban ku rajaynayay walal

  • @user-uu3yo5cn4b
    @user-uu3yo5cn4b หลายเดือนก่อน

    Mr Warsame is good natured, ambitious, highly motivated about his goals and convivial man

  • @amiinbileamiin9682
    @amiinbileamiin9682 หลายเดือนก่อน

    My teacher 🙏

  • @maxamedcaddaanka1685
    @maxamedcaddaanka1685 หลายเดือนก่อน +5

    اللهم صل على محمد وال محمد 🤲❤

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey หลายเดือนก่อน +1

    Cj's is the best restaurant

  • @Abanduule
    @Abanduule 29 วันที่ผ่านมา

    Austaad sare mahadsanid .
    WAXAAN kaa codsanaya inaad Kobciye collaporative bulshada usoo bandhigto runtii waa aayaha bulshada balse wali diwaan galin hal milyan ah in la gaadho waxba kama dhina.
    Kobciye collaporatives waa koox soomaaliyeed oo aad isla adigu shaqo abuur balaadhan ka heli doontid.
    Sidoo kale waxaan kaa codsanaya inaa marka hore ka boggato sababta uu rajadii ceelka ku dhacdey kobciye kollaporative usoo celin doono waana mashruuc soomaaliweyn loogu talo galay.
    Hanka bulshada in uu dhsimo sidaad uu jeceshahay adna Ilahay hakuu jeclaado .
    Horey usoco horyaalka bulshada tahay runtii waxbadan ayaan kaa bartay walaal ee cimriga ha jiro

  • @SuheybmaxamuudMaxamed
    @SuheybmaxamuudMaxamed หลายเดือนก่อน

    First ustaad ❤

  • @user-wj4ex9wy7t
    @user-wj4ex9wy7t หลายเดือนก่อน

    Aad ayaa umahadsantahay ustad

  • @cumarcabaaye856
    @cumarcabaaye856 หลายเดือนก่อน

    We know already all about those topics!!

  • @Abdallagaani.
    @Abdallagaani. หลายเดือนก่อน

    Warsame bade nin culus mahadaanid nio, waxa tahay ninka igu dhiira galiyay in an TH-camr noqdo wana ku faa’iday taladadii Abdalla Gaani TH-cam wa gulaystay❤

  • @user-do6tq4hy9e
    @user-do6tq4hy9e หลายเดือนก่อน

    Hadalkaga speed baa ku furan mana fiicna waayo waxba lagama fahmaayo

  • @user-ed5zl4yq2t
    @user-ed5zl4yq2t หลายเดือนก่อน

    ereyada aan qorayo waxaan filaya in qof wlba o Africa weliba somalia jooga oo maanka ku hayo warsame walalahaaga somalida fursadaha ad so gudbiso kama shqeeyan mana caawiyaan qof somaliya joga hadana course yada adigu lacag kaga iibsanaysaa marna ma isweydiisay qof somalia joga wax cawinaya so gudbi .

  • @user-py5ej6yl1d
    @user-py5ej6yl1d หลายเดือนก่อน

    Ustaad suuqa aad sheegtay maan fahmin ee ma ifahansiin kartaaa😊❤

  • @MuztafeXulle
    @MuztafeXulle หลายเดือนก่อน

    Saxiibayal si aan ganacsiga iskaga kaashano seed u aragtaan replay

  • @user-im1xn4lt7p
    @user-im1xn4lt7p หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @ASADHHAJIYOW
    @ASADHHAJIYOW หลายเดือนก่อน

    Kusali Nabi Mohamed Scw ❤🎉

  • @user-cu3ke8qm8t
    @user-cu3ke8qm8t หลายเดือนก่อน

    Skills wllhi muhiim wye online isnot easy
    Adoo waxbarasho isaga jiro lacag gurigaaga kusameenee

  • @al-shaafici
    @al-shaafici หลายเดือนก่อน

    Aad baad ugu mahad san tahay xogtaan qiimiga-badan.

  • @KHALIDREACTS.17
    @KHALIDREACTS.17 หลายเดือนก่อน

    Sxp channelkeyga Soo booqo 😮

  • @abdiboyka
    @abdiboyka หลายเดือนก่อน

    Nin waxbadan gulaysatay warsame 🙏

    • @warsamebade
      @warsamebade  หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid Walaal

  • @SomaliAi234
    @SomaliAi234 หลายเดือนก่อน

    First ustd

  • @Ahmedvidic
    @Ahmedvidic หลายเดือนก่อน

    Kkkk

  • @sheekeyemaxamud8457
    @sheekeyemaxamud8457 หลายเดือนก่อน

    Firt ❤

  • @MaxamedAnzaari
    @MaxamedAnzaari หลายเดือนก่อน

    Plz wll warsame inaa kulahadlo ubahanahay halkii kala soohadli karaa plz

    • @warsamebade
      @warsamebade  หลายเดือนก่อน

      Walaal whatsAppkan wa.link/t7ji7y

  • @calicabdulqaadir423
    @calicabdulqaadir423 หลายเดือนก่อน

    Ilaahey ma jeclo qofka liida Kan ka hooseeya wll qofka aad la shaqeynaysid ma ahan Inaa u eegtid lacagta uu heysto iyo intuu sameeyo.

    • @warsamebade
      @warsamebade  หลายเดือนก่อน +1

      Walaal Business ayaa laga hadlayaa, dadkeena waxa qaldan waan saxaynaa

    • @abdirahmanshucayb3871
      @abdirahmanshucayb3871 หลายเดือนก่อน

      wllky waxa laga hadlaayo waa ganacsi zxp

  • @Mustafeabdi8973
    @Mustafeabdi8973 หลายเดือนก่อน

    Ustaad aad ayad umahadsantahy waxn jeclan lahaa inad qiimaha faca cusub no jabisan si aan wax ubarano waayo dadku mawada haystan lacag waxn jecelahy inan kashaqaysto oon barto editing business online replay insha allah ❤❤

    • @warsamebade
      @warsamebade  หลายเดือนก่อน

      Waa si wanaagsan Mustafe waxaad la xidhiidha teamka deeto waa lagaa yareynaya

    • @Mustafeabdi8973
      @Mustafeabdi8973 หลายเดือนก่อน

      ​@@warsamebadeokay thank you zxb ❤🎉

  • @sheekeyemaxamud8457
    @sheekeyemaxamud8457 หลายเดือนก่อน

    First 😂

  • @ahmedugas8495
    @ahmedugas8495 หลายเดือนก่อน +1

    I am in USA! Ninkani muxuu ka hadlayaa oo uu isagu soo kordhiyey

    • @warsamebade
      @warsamebade  หลายเดือนก่อน +2

      Hadaad joogtana, Maxaad soo kordhisay adigu

    • @ahmedugas8495
      @ahmedugas8495 หลายเดือนก่อน

      @@warsamebade Saaxiib dadka ikhtiraacooda iyo howl karnimadooda laguma faano! Waxaad noo sheegtey inaad California tegtay! Anigu ma faanayo laakiin meeshaa aad ka sheekaynayso meel aan ka dheerayn ayaan ka shaqeeyaa! Waa iga talo: Markaad hadleysa aayar hadal oo kolba meel ha u boodin! Xumaana igama aha

    • @Spreadingthelight267
      @Spreadingthelight267 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@warsamebade What a comeback 1:1😊

  • @abdoulkader143
    @abdoulkader143 29 วันที่ผ่านมา

    Adigoo mahadsan ma isku dayi kartaa inaad waxaad soo gaudbinayso aad hal luuqad oo nadiif ah ku soo gubiso. Wax wngsn ayaad soo gudbinaysa lkn luuqadii baad ka dhigtay isdhaxyaac. English ama soomaali midka kuu fudud nagula wadaag waxaad soo bandhigaysid. Mahadsanid

  • @abdirazakhaji
    @abdirazakhaji หลายเดือนก่อน

    Haye hadaad tagtana? Ma meel aan la tegi Karin baa? Ma wax news laga dhigo baa? Ciwaanka si kale oo aad u dhigto ma weysay micnaha?.
    "MAXAAN KU SOO ARKAY SILICON VALLEY" ayaaba loo qaatay in aad na dhahdo lol.
    FG: Toosin lee iga tahay.

    • @warsamebade
      @warsamebade  หลายเดือนก่อน +1

      Wax baro dhaliil ha la soo roorin